Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay.

0
Thursday October 15, 2026 - 21:18:20 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Jadwalka doorashada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Tan Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Doorashada Madaxweynaya ayaa waxaa ay dhaceysaa 15-ka May 2027, Halka Doorashada Labada aqal ay dhac15- April 2027, sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga Lagu muran yahay ee doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan.

Tallaabadan ayaa ku soo aadaysa xilli siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Maamulada Jubbaland iyo Puntland ay si cad ah u diideen hanaanka doorasho oo ay wado DF.

Lama oga tallaabo ay qaadan doonaan Golaha Mustaqbalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip