Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukunno kala duwan ku ridday shan askari

0
Thursday October 15, 2026 - 10:09:11 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 62
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukunno kala duwan ku ridday shan askari

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Maxkamadda Darajada 1aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa xukunno kala duwan ku ridday shan askari oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska Dekedda Boosaaso, kuwaas oo lagu eedeeyay cabista maandooriyaha khamriga.

Sadexda Eedaysane ee kala ah Cabdi Cali Maxamed {Hawaar}, Cabdixakiim Axmed Muuse iyo Cabdixakiim Maxamed Jaamac, Waxay maxkamaddu ku xukuntay midkiiba 6 Bilood oo xabsi ciidan ah

Sidoo kale waxay maxkamaddu ku xukuntay labada eedaysane ee maqanayaaasha oo kala ah.

Maxamed Agandi Cisman iyo Yaxye Warsame Axmed

Midkiiba 1 Sano oo xabsi ciidan ah oo ka bilaamaysa malinka laso qabto.

sidoo kale waxay maxkamaddu ka ruqsaysay ciidanka Booliska Dowwlada Puntland labada eedaysane maqanayaasha ah ee kala ah.

Maxamed Agandi Cisman iyo Yaxye Warsame Axmed maadama aysan u qalmin inay ka sii mid ahaadaan ciidanka.

DHAMAAD,

May be an image of one or more people and beard

May be an image of one or more people, beard and lightingMay be an image of one or more people and people smilingMay be an image of one or more people, people smiling and newsroomMay be an image of one or more people, beard and people smiling




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip