
Ra'iisulwasaare Xamza "Ugaaskii iyo Nabadoobkii Alshabaab heshiis la qala isaga ilaaliya sida cudurka Epola-ha
.
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa markii uu horeysay soo hadal q aday inay soo kordhayaan oday dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka mid ah beelaha Soomaaliya oo si cad heshiis ula galaya Kooxda Alshabaab isagoona ka digay arintaasi.
"waxaad arkeysaa oo soo baxday qabaa’il ugaasyadooda iyo nabadoondooda inta is raacaan la leeyahay waxaa shiraya khawaarijta iyo reer hebell, deedna mar kale laga yaabo inay bulshada inta dib ugu soo laabtaan ay caadi iska noqoto,labadaba waxaa soo dhexmaray nimankii oo raba inay dib ugu soo dhex noqdaan bulshadii laa saaray” ayuu yiri Ra’iisulwasaare Xamza.
Video Player


0 



Ra'iisulwasaare Xamza "Ugaaskii iyo Nabadoobkii Alshabaab heshiis la qala isaga ilaaliya sida cudurka Epola-ha
.