Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho.

0
Wednesday October 07, 2026 - 15:28:30 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda

 

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Xamsa Adaan Xaadow, ayaa shalay guddoomiyay kulan hordhac ah oo lala yeeshay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo loogu diyaar garoobayo Kalfadhiga 2-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka Soomaaliya iyo Uganda iyo Madasha Wadajirka ah ee Ganacsiga, kaas oo Muqdisho lagu qaban doono 20ka ilaa 23ka Oktoobar 2026.

 

Mas’uuliyiin sare oo ka kala socday hay’adaha dowladda ayaa ka qeyb galay kulanka isla maraanka isla qaatay ku doorka hay’adaha, habraacyada isku xirka iyo qodobada heshiisyada la kala saxiixi doono.

Guddiga ayaa diiradda saari doona ballaarinta ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga dhaqaale ee u dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Ugand




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip