Ra'iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

0
Saturday August 15, 2026 - 13:37:39 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo loo magacaabay Mudane Cismaan Maxamed Cabdi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Wasiir Ku-xigeenka kula dardaarmay in uu si hufan u guto waajibaadka shaqo ee horyaalla, isaga oo Alle uga baryay in uu ku asturo mas’uuliyadda uu u qaadday ummadda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip