Trump oo sheegay inuu u jawaabi doono Netanyahu

0
Tuesday August 11, 2026 - 12:30:32 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump oo sheegay inuu u jawaabi doono Netanyahu

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
     Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhawaan jawaab ka bixin doono hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ee uu ku diiday qorshaha 15-ka qodob ka kooban ee Golaha Nabadda.


    Trump oo su’aalo uga jawaabayay wariyeyaasha gudaha Xafiiska Madaxweynaha ee Aqalka Cad ayaa sheegay inuu jawaabtiisa ku daabici doono barta bulshada ee Truth Social.

 

Wuxuu yiri: "Jawaabtayda halkaas ayaan ku daabici doonaa. Waxaan hayaa jawaab; waa jawaab wanaagsan, halkaas ayaanan ku daabici doonaa.”

Wuxuu sidoo kale sheegay in xiriirka labadooda uu weli yahay "mid aad u wanaagsan.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip