Golaha Mustaqbalka oo ka soo horjeestey doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka

0
Monday August 10, 2026 - 16:55:57 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Mustaqbalka oo ka soo horjeestey doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

6Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaareeyay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Muqdisho laguna doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka.

War Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Mushtaqbalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ku tilmaameen doorashada mid aan sharciyad dastuuri ah lahayn maadaama baarlamaanka uu waqtigiisu dhamaaday.

"Muddo xileedka dastuuriga ah ee baarlamaanka federalka Soomaaliya wuxuu ku ekaa 14ka April 2026,sidaa darteed malahan sharciyad dastuur iyo mid siyaasadeed oo uu ku dooran karo guddoomiye cusub,mana yeelan karo awood muddo kordhin ah.”ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ay soo saareen Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Golaha Mustaqbalka ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu doonayo doorasho hal dhinac ah taasoo ah mid baalmarsan sharciga.

Halkan ka aqriso war saxaafadeedka ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip