Israa'iil iyo Lubnaan oo gaaray heshiis hirgelinta xabbad

0
Thursday June 04, 2026 - 15:12:14 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Israa'iil iyo Lubnaan oo gaaray heshiis hirgelinta xabbad

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in Israa’iil iyo Lubnaan ay gaareen heshiis lagu hirgelinayo xabbad-joojintii ay hore u wada galeen, taas oo dhaqan geli wayday

Tani waxay imaaneysaa kadib markii ugu yaraan sagaal qof ay ku dhinteen weerarro ay Israa’iil ka fulisay koonfurta Lubnaan maalintii Arbacada oo keliya.

Sida lagu sheegay heshiiska, shuruudda ugu weyn waa in si buuxda loo joojiyo waa weerarrada ay Xisbullah ku hayso Israai’iil.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip