Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga daahfuray Mahadaay

0
Monday April 13, 2026 - 14:32:34 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga daahfuray Mahadaay

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

 Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ka daah-furay diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah.

Shacab badan ayaa safaf dhaadheer u galay si u qaataan kaarka codbixinta, islamarkaana u doortaan mas’uuliyiinta hoggaamin lahayd.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ayaa dadaal xooggan gelinaya sidii doorashada qof iyo codka looga qaban lahaa dalka, waxaana agabka doorashada la geeyay meelo badan oo ka mid ah dalka si ay shacabka codkooda uga ciilbaxaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip