
HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 25 JAN-2026
Mw xasan sheekh iyo maamula da taageersan oo soo saa rah war xasaasi ah.
adaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa shalayguddo omiyay shirka golaha wadatas higa qar an (gwq), kaas oo ku qabsoo may qaab fogaan-arag, islamark aana diiradda lagu saaray xaaladaha siyaas adeed, amni, doorashooyin iyo arrima ha bani’a adannimo ee dalka.
Shirka waxaa ka soo qaybgalay ra’iisul wasaaraha xjfs mudane xamza cab di barre, ra’iisul wasaare ku-xige enka xjfs mudane saalax axmed jaamac, madaxweynaha koonfur galb eed md. Cabdicasiis xasan maxamed (lafta-gar een), madaxweynaha galmudug md.ax med cabdi kaariye (qoor qoor), madax weynaha hirshabeelle md. Cali c/hi xuseen (cali guudla awe), madaxwey naha waqooyi bari soomaaliya md. C/dir axmed aw-cali, iyo guddoomiya ha gobolka banaadir ahna duqa muqdi sho md.xasan maxamed xuseen (muun gaab).
Golaha wadatashiga qaran ayaa kulanka uga hadlay xaaladaha ugu dam beeyay ee dalka, gaar ahaan:
Dadaallada dowladda federaalka ee ad keynta midnimada iyo wadajirka dhul eed ee soomaaliya,
Xaaladda abaaraha ee ka jirta qeybo badan oo dalka ah, la dagaallanka argag ixisada,
Iyo dardargelinta doorashooyin ka qof iyo cod ee golayaasha deegaannada iyo do wlad-goboleedyada.
Ka dib dood iyo falanqeyn dheer, gola ha wadatashiga qaran wuxuu soo saa ray qodobadan go’aannada ah:
Golaha wuxuu si buuxda u taageeray xfs gudashada waajibaadkeeda dastu uriga ah ee ku aaddan ilaalinta gobanni mada, sharafka, midnimada dhuleed iyo wadaj irka bulsho ee dalka.
Golaha wuxuu bogaadiyey qabsoo midda doorashadii golaha deegaanka gobolka banaadir, waaya-aragnimadii laga helayna wuxuu ku tilmaamay mid muhiim u ah hannaanka doorashooyin ka dalka, isagoo isla gartay in la dardar-geliyo doorasho oyin ka golayaasha de egaannada ee dow lad-goboleedyada. Golaha wuxuu soo dhaweynayaa taage erada golaha mustaqbalka ee casuum adda gogosha wadatashiga qaran ee ay ku baaqday xukuumadda federaalka soomaaliya 1-da febraayo 2026.
Golaha wuxuu si weyn u bogaadiyey gu ulaha ay ciidamada qalabka sida, iyagoo kaashanaya shacabka soomaali yeed, ka gaareen dagaalladii u dambe eyay ee khawaarijta.
Golaha wuxuu si cad ugu baaqay gurm ad degdeg ah oo loo fidiyo dadka ay saa meeyeen abaaraha ka jira dalka.
Golaha wuxuu u mahadceliyay golaha ammaanka ee qaramada midoobay, ururka midowga afrika, ururka iskaa shiga islaamka, ururka jaamacad da carabta, ururka igad iyo saaxiibb ada caalamka ee garab istaagga xaqa soom aaliya ee ilaalinta gobannimada iyo midnimadeeda dhuleed, si waafaq san shuruucda caalamiga ah.
Shirkan golaha wadatashiga qaran ayaa loo arkaa mid xoojinaya wada-sha qeynta dowladda federaalka iyo dow lad-goboleedyada, isla markaana muuji naya jihada siyaasadeed ee dalka ee ku wajahan midnimo qaran, amni waara, doorashooyin dimuqraadi ah iyo xasill oonisiyaasadeed.
Ra’iisul wasaare xamse:” Aqo onyahannada shalayqalin jabiyey waa kuwii dalka u hog gaamin lahaa isbeddelka iyo hal-abuurka”
Ra’iisul wasaaraha xfs, md xam sa cabdi barre, ayaa shalayka qayb-galay munaasabadda qalin-jabinta aqo onyahanno dhammaystay waxbarasha da heerarka sare ee master iyo phd, ee jaamacadda university for peace (upeace).
Ra’iisul wasaaraha oo ugu hambalye eyey aqoonyahanka qalin-jabiyay dada alkii dheeraa ee ay u soo galeen, si ay u gaaraan heerkan sare ee aqooneed, ayaa xusay in culuumta ay barteen ay tahay mid muhiim u ah dhismaha dowlad nimada, nabadda, iyo horumar waara oo dalkeenna uu gaaro.
"shalaywaa maalin weyn oo muujina ysa horumarka tacliinta sare ee dalka, in aan aragno arday soomaaliyeed ah oo dalkooda gudihiisa ku qaadanaya shah aadooyinka sare ee phd iyo master, wa a guul u soo hoyatay qaranka. Aqoon ya hannada shalayqalin-jabiyey waa kuwii hoggaamin lahaa isbeddelka iyo hal-abuurka aan uga baahannahay dalkeen na in uu gaaro.” Ayuu yiri ra’iisul wasa are xamsa.
Md.xamsa cabdi barre, ayaa ku bog aadiyey hoggaanka jaamacadda unive rsity for peace (upeace) doorka ay ka qaadanayaan kor u qaadista tayada wax barashada sare ee soomaaliya, isa ga oo xusay in xukuumadda danqaran ay mudnaan gaar ah siinayso horumar inta aqoonta, si looga gudbo caqabada ha hortaagan xasilloonida iyo horumar ka bulshada.
"xukuumad ahaan waxbarashada wa xaan u aragna horumarka nolosha, sida as darteed qorshaha isbeddelka qaran ka (ntp2025 – 2029) waxaa tiir dhexa ad u ah horumarinta karaanka aadana ha, waxaan aaminsanahay in bulshada wax la baro, jaamacadaha dalka waxa ay qeyb weyn ka yihiin horumarka dal ka”.
Ra’iisul wasaaraha, ayaa kula dard aarmay aqoonyahannada qalinjabiyey in ay cilmigooda ugu adeegaan dadka iyo dalka, isaga oo carrabka ku adkeeyey in looga fadhiyo in ay qayb ka noqdaan qor shayaasha lagu xasilinayo dalka iyo dib-u-dhiska nidaamka dowladnimo.
Xildhibaanada golaha shacab ka ee bfs oo ansixiyay labo hin dise sharciyeed oo muhiim ah
Mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka soomaal iya ayaa xarunta golaha shacabka ku yee shay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 31-aad, waxaana shir guddoominayey gud doomiyaha golaha shacabka ee baarl amaanka jamhuuriyadda federa alka soomaaliya mudane sheekh aad an maxamed nuur (madoobe).
Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 144-xildhibaan, waxa ay xildhib aanadda golaha shacabka ugu horreyn akhrinta 3xaad marsiiyeen hindise sha rciyeedka macdanta jfs, waxa ana warbixinta akhri nta seda xaad ee hind ise sharciyeed ka macdan ta gol aha la wadaagay xildhibaan guul eed biixi cabdi oo ah xoghayaha gud diga khey raadka dabiiciga ah iyo bii’ada ee gola ha shacabka.
Intaasi ka dib xildhibaanadda golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriy adda federaalka soomaaliya oo cod u qaaday hindise sharciyeedka macdanta jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa waxaa ogolaatay 141-xildhibaan, laba xildhibaan ayaa diiday, hal xildhiba anna waa uu ka aamusay.
Sidoo kale mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriy adda federaalka soomaaliya ayaa u codeeyay hindise sharciyeedka dhisid da hay’ada adeegga saadaasha hawa da iyo cimilada, waxaana ogolaa tay 141-xildhibaan, sedax xildhib aan ayaa diiday, wax ka aamusayna ma jirin, sida uu sheegay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka dalka md. Sheekh aadan maxamed nuur (madoo
be) oo kulanka soo xiray.
Golaha musta qbalka oo go’aan ka gaaray casuumaad da xasan sheekh
Golaha mustaqbalka soomaaliyeed oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay ma gaalada nairobi ee dalka kenya ayaa isku raacay ka qeyb-galka gogosha wa da tashiga qaran ee uu ku dhawa aqay madaxweynaha soomaa liya.
Sida ay sheegtay in ay ogaatay caasi mada online, dhi nacyada ayaa isku ra acay in la aqbalo casuumadda xfs, wax aana la filayaa in shalayay soo saar aan go’aanno rasmi ah. Tan iyo markii ay xfs ku dhawaaqd ay gogosha wad atashi ee madaxweyne xasan sheekh uu fidiyay, isbahaysiga muc aaradka ah ee golaha mustaqbalka soomaaliyeed ayaa culeys siyaadadeed kala kulmayay wakiillada beesha caalamka.
Wakiilada beesha caalamka oo kulamo gooni-gooni ah la qaatay xubnaha gola ha mustaqbalka ayaa waxay si cad uga dalbadeen inay aqbalaan casuumaad da dowladda federaalka ee gogosha wadatashiga qaran, taas oo ugu damb eyntiina ay isla qaateen.
Wakiillada beesha caalamka ayaa adke eyay in xilligan xasaasiga ah loo baahan yahay wada-hadal loo dhan yahay si loo gaaro is-afgarad ballaaran oo ku saab san hannaanka doorashooyinka, ka hor inta aysan dhammaan muddada dastuur iga ah ee hay’adaha dowladda.
Madaxweynaha soomaaliya ayaa isniintii ku dhawaaqay gogol wadatashi qaran, iyadoo casuumaad loo diray mad axda ku bahoobay golaha mustaqb alka soomaaliyeed.
Xukuumadda uu hoggaamiyo ra’ii sul wasaaraha soomaaliya ayaa casuu mad rasmi ah u fidisay madaxwe ynaya asha jubaland iyo puntland, iyo siyaasi yiinta mucaaradka ee ku midoobay gol aha mustaqbalka soomaaliyeed.
Shirweynahan ayaa magaalada muqdisho ka furmi doona 1-da bisha soo aadan ee febraayo 2026, sida uu iclaam iyay xafiiska ra’iisul wasaaraha sooma aliya, xamza cabdi barre.
Si kastaba, soomaaliya ayaa waja heysa loollan waqtiyeed, iyadoo muddo-xileedka hay’adaha dowladda lagu wado inuu dhammaado bartamaha bisha may ee sanadkan. Ismari-waaga ugu weyn ayaa salka ku haya nuuca doorasho ee dalka ka dhacays
Cali balcad "isbahaysi sacuudi iyo masar waa lama huraan xilligan”
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrim aha dibadda ee soomaaliya, cali cum ar, ayaa sheegay in soomaaliya ay waj ahayso caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale oo aad u adag, kuwaas oo u baahan iskaashi goboleed oo midey san, gaar ahaan mid lala yeesho boqo rtooyada sacuudiga iyo jamhuuriyadda masar.
Wasiirka oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta al-majalla, ayaa tilmaamay in mudnaanta koowaad ee dowladda federaalka soomaaliya ay tahay ilaal inta midnimada dhuleed ee dalka, la-dag aallanka kooxaha argagixisada ah sida al-shabaab iyo daacish, iyo sugidda amniga marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee badda cas iyo gacanka cadmeed.
Cali cumar ayaa sheegay in khataraha amni ee gudaha dalka iyo faragelinta dib adeed ay qasab ka dhigayaan in la helo iskaashi goboleed oo xooggan, si looga hortago argagixisada loona xooji yo xasil loonida gobolka geeska afrika.
Dhanka kale, wasiirka ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada israa’iil ay ku sheegtay aqoonsiga waxa ay ugu yeert ay"madax-bannaanida somaliland ”, isagoo ku tilmaamay mid jebinaya shar ciga caalamiga ah isla markaana halis ku ah midnimada iyo madaxban naanida soomaaliya. Wuxuu sheegay in arrinta asi ay saameyn taban ku yeelan karto amniga badda cas iyo gacanka cadme ed, isla markaana aysan u adee gayn danaha guud ee dunida carabta.
Sidoo kale, cali cumar ayaa adkee yay in nidaamka federaalka ee soomaa liya uusan siinayn maamul-goboleedya da wax xuquuq ah oo ku saabsan matal aadda dibadda, taasoo si cad ugu xusan dastuurka dalka. Wuxuu xusay in xiriirka caalamiga ah uu yahay mas’uuliyad ga ar u ah dowladda federaalka sooma aliya.
Marka laga hadlayo xiriirka mareyk anka, wasiirku wuxuu sheegay in isbed dellada siyaasadeed ee ka jira washing ton, gaar ahaan xilligii madaxweyne don ald trump, aysan si gaar ah u bee gsan soomaaliya, balse ay qayb ka yih iin siya asad guud oo mareykanku ku dh imayo kaalinta gargaarka caalamiga ah.
Ugu dambeyn, wasiiru dowlaha arrim
Aha dibadda ayaa sheegay in inkasta oo ay jiraan caqabado dhanka amniga ah, haddana dowladda soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo, isagoo tilmaamay in ku dhawaad 80% dalka laga xoreeyay kooxaha hubeysan, islam arkaana ay sii socdaan howl-gallada la gu ciribtirayo argagixisada, kuwaas oo barbar socda dib-u-dhiska dowladnim adasoomaaliya.xigasho:-radorisaa la.net
Bannaabax looga soo horje edo xagudubka israa’iil oo ka dhacay muqdisho
Bannaanbax looga soo horjeedo farag elinta israa’iil ku sameysay dalkee na ayaa ka dhacay degmada heliwaa ee gobolka banaadir. Bannaabaxan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degm ada oo kaasha naya dadka deegaanka ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyn aad u fara badan, kuwaas oo ku dhawaa qayay eray ka dhan ah maamulka dalke enna ku soo gardarooday ee israa’iil.
Shacabkii bannaanbaxa ka soo qeyb galay ayaa dhammaan qiray in aysan marna ogolaaneyn in lagu soo xadgu dbo taako ka mid ah dhulkeenna, islama rkaana geeri ka xigaan, waxayna digniin adag u direen maamilka israa’iil ee aqo onsi beenaadka ku siray maam ulka somaliland.
Maalmihii u dambeeyay waxaa magaal ada muqdisho waxaa si isdaba joog ah uga dhacayay bannaanbaxyo looga soo horje edo aqoonsi beenaadka israa’iil ay siisay soomaaliland, kaas oo dal iyo dibad kaga cambaareeyay.
Jubaland oo sheegtay in xaa lad bini'adamnimo oo adag ay ka dhalatay weerarkii al-shabaab ku qaadeen kudha
Wasaaradda gargaarka iyo maare ynta masiibooyinka ee dowlad-gobole edka jubbaland ayaa soo saartay baaq degdeg ah oo ay u dirtay hay’ada ha samafalka iyo bahda gargaarka caala miga ah, kaddib xaalad bani’aadannimo oo aad u daran oo ka dhalatay weerarro ay al-shabaab ka geysteen tuulada ku dha, oo hoostagta degmada badhaa dhe, una jirta qiyaastii 130km magaal ada kismaayo.
Wasaaraddu waxay sheegtay in weerar radaasi ay si ba’an u saameeyeen ku dhowaad 5,200 qoys, halka ilaa 3,500 qof ay barakac ku noqdeen, kuwaas oo wajahaya xaalad nololeed oo aad u adag, isla markaana ay ka jirto baahi degdeg ah oo dhinacyada biyo nadiif ah, cunto, daryeel caafimaad iyo hoy ah.
Warbixinta wasaaradda ayaa lagu xusay in xaaladda ay kasii dartay kaddib markii mid ka mid ah ceelasha gacanta ee tuulada la burburiyay, taasoo keentay in bulshada deegaanka ay waayaan ilo biyo oo ammaan ah. Sidoo kale, weerarr adu waxay sababeen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka jubbaland ayaa sheeg tay inay si dhow ula socoto xaalad da, isla markaana ay diyaar u tahay isku-duwidda iyo fududeynta howlaha garga arka ee ay fulinayaan hay’adaha caawin aya dadka ay dhibaatadu saameysay.
Baaqan degdegga ah ayaa diiradda lagu saaray afar arrimood oo mudnaan gaar ah leh, biyo nadiif ah, gaadiid biyo dhaa min degdeg ah iyo helidda biyo la cabbi karo, cunto gargaar si looga hortago gaajo iyo nafaqo-darro ku dhacda qoysa ska nugul, hoy iyo ilaalin, taageero dhanka hoyga ah si loo sugo badqabka iyo karaamada barakacayaasha, caafim aad si qalab caafimaad iyo sahay joogto ah oo la gaarsiiyo goobta. Wasaarad du waxay ugu dambeyn ugu baaqday dhammaan hay’adaha gar gaarka inay si degdeg ah uga jawaab aan baaqan, si loo yareeyo dhibaatada haysata dadka reer kudha loona soo celiyo rajada iyo nolol ka wana agsan mustaqbalka.
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo si adag uga hadlay xariirka Somaliland iyo Israa’ill
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan ayaa si adag uga hadlay talaabooyinka ay Somaliland u qaaday dhinaca Israa’iil ee la xariira aqoonsiga.
Sheekh Mustafe ayaa si qotodheer uga hadlay dhibaatooyinka ay leeyihiin Yuhuuda, isagoo xusay in Yahuudu dhibaatooyinka ay u geysateen Muslimiinta ah ay yaabeen xataa dalalka Kirishatanka ah.
"Isra'iil keliya laguma haysto Yuhuudnimo balse waa dad mustacmar ah oo dalal kale kasoo duulay oo doonaya in ay dad kale gumaystaan, balan ay galeen oo aysan burina ma jirto” ayuu yiri Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.
Waxuu ugu baaqay bulshada iyo Siyaasiyiinta reer Somaliland iney isaga fogaadaan la tacaamulka Yahuuda, isagoona tusaale ahaan ugu soo qaatay sida ay noqon lahaayeen haddii dhulkooda laga siin lahaa Israa’iil sida Falastiin oo kale.
"Waxaa Leeyahay haddii Hargaysa, Berbera ama Burco dad lasoo dejin lahaa oo la dhihi lahaa waan ictiraafnay, waxii aad ka rumaysan lahaydeen ayaa lagaa rumaysan yahay yahuuda” ayuu yiri Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.
Wuxuu sidoo kale tilmaamay Sheekhu in siyaasiyiinta qiilka u raadinaya ku xirnaanta Israa’iil ee ah in heshiis horay u wada galeen Nabi Muxamed NNKH iyo Yuhuudda ayuu ku tilmaamay in Yuhuudda uu la heshiiyay Nabiga ay ahaayeen kuwo ku hoos nool, hayeeshee aanay ahayn kuwa duulaanka ah sida kuwa hada jooga oo kale.
"Nabi Muxamed Yuhuudda uu heshiiska la galay iyagaa ku hoos noolaa, waxa ay buriyeen heshiiskii iyaga oo qaawiyay Gabadh Muslim ah, sidaas ayaana loo buriyay, ballan ay galleon oo aysan burin ma jirin, marka yaan qiil laga dhigan Nabiga ayaa la heshiiyay” ayuu yiri Sheekh Mustafa Xaaji.
Ugu dambeyntii Sheekh Mustafe ayaa sheegay in maamulka Israa’iil uu yahay mid ku sifoobay xasilooni daro iyo dhiig daadin oo u dambeeysay ay gaysatay Magaalada Gaza, halkaas oo ay ku dishay kumaanaan reer Falastiin ah oo isugu jira caruur, haween iyo dad waayeelo ah oo aan waxba galabsan, slamarkaana ay go’doomiyeen in ka badan 2 Milyan oo ruux oo Falastiiniyiin ah.
Somaliland oo hab cusub ugu yaboohday itoobiya marin bad
Madaxweynaha maamulka somal iland cabdiraxmaan maxamed cabdulla ahi (cirro), ayaa markale ku celiyay taag eerada ay xukuumaddiisu u hayso rab itaa nka itoobiya ee ku aaddan helita anka marin badeed, isagoo carrabka ku adk eeyay baahida loo qabo dekedo gan acsi iyo waddooyin isku xira gobo lka, xilli uu sii xoogeysanayo iskaashiga dha qaale iyo midka amni ee labada dhinac.
Isagoo ka hadlayay dhinaca madasha dhaqaalaha adduunka ee davos 2026, madaxweyne cirro ayaa sheegay in maamulkiisu uu xiriir "adag oo saax iibt inimo” La leeyahay itoobiya, isla mark aana ay doonayaan inay ballaariy aan iskaashigaas oo gaarsiisan dhinac yada ganacsiga iyo amniga. Itoobiya, oo ah dal aan bad lahayn (landlocked) isla markaana ay ku nool yihiin in ka badan 110 milyan oo qof, ayaa muddo dheer ku tiirsaneyd dekeda ha dalalka deriska ah si ay u daboosho baahideeda dhaqaale ee sii kordheysa.
Cirro ayaa xusay in inkasta oo addis ababa ay dhaqan ahaan ku tiirsaneyd jabuuti, haddana dekedda berbera ee somaliland ay tahay marin istiraatiiji ah oo muhiim ah.
"waan aqoonsannahay baahida ay itoobiya u qabto inay hesho marin bad eed, dekedo ganacsi iyo wadd ooyin,” Ayuu yiri cirro, isagoo intaas ku daray in somaliland ay diyaar u tahay in ay itoobiya kala shaqeyso horumarinta kaa bayaasha dhaqaale ee labada dhinacba waxtarka u leh.
Madaxweynaha ayaa sheegay in helitaanka marin badeed oo la isku hall eyn karo iyo isku xirka gaadiidka dhulku ay muhiim u yihiin koboca dhaqa alaha itoobiya, halka somaliland ay dhanke eda ka faa’iideyso kororka mugga ganacsiga, maalgashiyo cusub, iyo is-dhexgalka dhaqaale ee gobolka geeska afrika.
Sannadkii 2024-kii, somaliland iyo itoobiya ayaa kala saxiixday is-afgarad (mou) ujeedkiisu ahaa in addis ababa loo ogolaado marin ay ku yeelato badda cas iyadoo sii mareysa dekedda berbera, taas oo isugu jirta mid ganacsi iyo mid ciidan. Heshiiskaas ayaa dhigay ay in beddelka arrintaas, itoobiya ay si rasmi ah u aqoonsato madax-bannaan ida somaliland.
Tallaabadaas ayaa noqon lahayd gu ul diblomaasiyadeed oo weyn oo u soo hoyata somaliland, taas oo caalamka ka raadineysay aqoonsi tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day soomaaliya sannadkii 1991-kii.
Hase yeeshee, heshiiskaas ayaa hakad galay kadib markii dfs ay si adag uga hortimid, iyadoo ku tilmaamtay tall aabadaas xad-gudub qaawan oo lagu sameeyay madax-bannaanideeda iyo midnimada dhuleed ee soomaaliya.
Muqdisho ayaa ku adkeysatay in som aliland ay tahay qeyb ka mid ah dhulka jamhuuriyaddasoomaaliya, mowqifka as oo ay taageereen beesha caalamka, waxaana ay ka digtay tallaabo kasta oo shisheeye oo u muuqan karta mid shar ciyad siineysa gooni-u-goosadka.
Khilaafkan ayaa dhaliyay xiisad diblom aasiyad eed oo cusub oo ka aloosantay geeska afrika, halkaas oo gacan ku haynta marinnada badda iyo waddooyin ka ganacsiga ay noqdeen udub-dhexa adka loolanka gobolka, qorsheynta amn iga, iyo istiraatiijiyadda dhaqaalaha
Ciidanka danab oo ku raad-jooga fu’aad shangole
Wararka naga soo gaaraya gobolka jubbada hoose ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay aagga deegaanka kudhaa, halka as oo maalin kahor jab xooggan lagu gaarsiiyay al-shabaab.
Dowladda soomaaliya oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in howlgallada ay sii socdaan, isla markaana ciidamada kumaandooska danab iyo kuwa jubb aland ay haatan ku raad-joogaan horjo oge fu’aad shangole oo ay shee gtay inuu qabo dhaawac culus oo ka soo gaaray duqeymaha iyo dagaalla da ka socda halkaasi.
Howlgalladii ugu dambeeyay oo xalay iyo saaka dhacaya ayay sidoo kale dowl addu sheegtay in lagu dilay ku dhawaad 30 xubnood oo ka mid ahaa xubnihii khawaarijta ee ka firxaday deegaanka kudhaa ee jubbada hoose.
"ciidamada kumaandooska danab iyo kuwa jubbaland ayaa sii wada how lgallo ballaaran oo ka dhan ah malee shiya adka khawaarijta, kuwaas oo ka socda deegaanno ka tirsan duleedka fog ee kudhaa. Howlgalladii ugu dambee yay ee la sameeyay ilaa xalay ayaa lagu dilay 24 xubnood oo ka tirsan khawaar ijta, ayadoo sidoo kale lagu soo qabtay labo xubnood oo dhaawac ah, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayay dhulka how dka ah ee kudhaa” Ayaa lagu yiri qora alka.
Waxaa kale oo lasoo raaciyay "sid oo kale, aroornimadii saakay ciidamo howlgal qorsheysan ka fuliyay isla deegaankaas ayaa dilay afar xubnood oo ka mid ahaa firxadkii khawaarijta ee ka baxsaday dagaalladii hore”.
Dowladda federaalka ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inhowlgalladan ay qeyb ka yihiin dadaallada lagu xaqiijin ayo amniga, laguna ciribtirayo haraadi ga khawaarijta, si looga hortago in mar kale ay weerar ka fuliyaan halkaasi.
Dagaalka kudhaa ayaa noqday mid kamid ah kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ay la kulmaan xubnaha al-shabaab, maadaama laga laayay maleeshiyaad badan, lagana dhaawacay kuwa kale, iyada oo xubno kale iyo hab la qabtay.
Deegaanka weli waxaa ka muuqda raadadkii dagaalka, iyada oo banaanka magaalada lagu arkayo gaadiid badan oo laga gubay al-shabaab, waxaana ka horreeyay dhaawacyo iyo mayad ay ciidanka kasoo aruuriyeen duleedyada.
Israa'iil oo baaraysa "Saadaalin khamaar" Lagu galay dagaalkii 12-maalmood ah ee ay la galeen iiraa
Xisida ay sheegayaan idaacadda iyo telefishanka dowladda israa'iil, ciidamada ayaa baaraya sheegasho ah in qof hayay xog qarsoodi ah uu khamaar ku galay waqtiga uu dhacayay weerarka israa'iil ee iiran oo aha yd bishii juun.
Khamaaradaasi ma ahayn oo keliya wak
Htiga weerarka, laakiin waxaa la dhigay saadaal ku saab san dhacdooyin kale oo la xiriira dagaalka 12-maalm ood ee israa'iil iyo iiran, kuwaas oo qofkii ama dadka saadaasha sameeyey dib ugu helaan faa'iido dhan $128 ,000.
Labada saadaal ee kale ee rumeeyey waxaa ka mid ahaa saadaasha ku saabsan faragelinta mareykanka ee dagaal ka, iyo weerarkii ay israa'iil qaaday isla markiiba ka dib markii donald trump ku dhawaaqay xabbad joo jin.
Wariyaha bbc ee qudus ayaa sheegay in kiiskan uu kiciyay walaac cusub oo ku saabsan khatarta khamaarra dani ay ku yeelan karaan siyaasadda dowladda ama shaacinta sirta milatariga oo la faafiyo.
Bishii juun ee sanadkii hore, isticmaale aan la garan ayn ayaa khamaar ku galay goobta playmarket dagaal u dhexeeya israa'iil iyo iiran. Khamaaradaas wakhtigaas si weyn ayaa shaki looga qabay. Laakiin isticmaalahani wuxuu si sax ah u saadaaliyay bilowga dagaalka iyo maalinta weerarkii ugu horreeyay, isagoo ku guuleystay $128,000 oo doolar.
Markii dambe, khamaaro kale oo la mid ah ayaa la dhigay kuwaas oo rumeeyey, sida maalinta uu mar eykanku farageliyey dagaalka israel iyo iran. Hadda, warbaahinta dowliga ah ee kan waxay sheeg aysaa in ciidamada ay baarayaan haddii qofka kham aarka dhig ay uu helay xog qarsoodi ah ama uu yaqaan qof haysta xogtaas.
Walaacyo la mid ah ayaa ka jira mareykanka, markii la arkay khamaarro waaweyn oo ka horeeyey tallaabo oyin siyaasadeed oo muhiim ah, waxaana siyaas iyiinta qaar ka digayaan in khamaarrada noocaas ah ay khatar ku yihiin go'aan qaadashada dowladda isla marka ana ay uga digayaan cadowga weerar soo socda.
Dhowaan ayay ahayd markii uu qof khamaare ah uu sameeyay ku dhowaad nus milyan doolar, ka dib markii uu sharad ku galay xil ka qaadista madaxweynaha vene zuela, wax yar kahor inta aan si rasmi ah loo shaa cin qab ashadiisa, taas oo dhalisay su'aalo ah in qof uu ka faa'iiday xog sir ah oo la xiriirta howlgalka marayk an ka.
Warbixinada qotada dheer iyo wararka bbc somali oo toos kuugu imanaaya whatsapp.
Halkaan kaga soo biir dhamaadka xayeysiinta
Khamaarka lagu galay polymarket, oo ah madal ku shaqeysa lacagaha dijitaalka ah (crypto), ee saadaali nayay in nicolás maduro uu ka bixi doono talada dham maadka bisha janaayo, ayaa si weyn u kordhay saacado ka hor inta uusan madaxweyne donald trump sabtidii ku dhawaaqin in hoggaamiyaha venezuela la qabtay.
Halakoon oo ku biiray madasha bishii hore, kana galay afar boos—dhammaantoodna la xiriira venez uela—ayaa ka sameeyay in ka badan $436,000 (£322, 000) sharad dhan $32,537 oo uu dhigtay.
Baaritaanadan ayaa ku soo beegmaya xilli ay jirto cabsi kale oo dagaal, iyada oo madaxweynaha maraykanka donald trump uu sheegay in maraakiib dagaal ay kusii jeedaan dhanka iiraan.
"Waxaa jira maraakiib badan oo halkaasi ku sii socda," Ayuu yiri madaxweynaha mareykanka donald trump oo la hadlay saxaafadda isagoo ka soo laabtay shirkii davos ee switzerland.
"Diyaarad weyn ayaa halkaa u socota, waan arki doon naa waxa dhaca, ciidan weyn ayaa u socda iiran, waxa an jeclaan lahaa inaan waxba dhicin .
Trump ayaa sidoo kale sheegay "Waxaan si dhow ula soconaa iyaga, ciidan ayaan ku sii jeeda halkaasi, waan arki doonnaa."
Xiisadda u dhaxaysa iiraan iyo trump ayaa maalmo ka hor qabowday markii uu sheegay inay iiraan joojisay dilka dibad-baxayaasha oo uu horay u sheegay in haddii la dilo mudaharaadayaal kale uu maraykanku talaabo qaadayo.
Xigasho:-bbc/somal
Soomaaliya oo caddeysay in iskaashiga ay la yeelanayso Sacuudiga iyo Masar uusan ku saleysneyn Isbahaysi Colaadeed
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay inay si weyn u soo dhoweynayso iskaashi dhow oo ay la yeelato Sacuudi Carabiya, Masar iyo dalal kale oo Carbeed, si loo xoojiyo xasilloonida iyo amniga Badda Cas, Gacanka Cadmeed iyo Geeska Afrika.
Wasiir u dowlaha Arrimaha Dibbada xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa sheegay in wada-hadallo rasmi ah ay haatan socdaan, kuwaas oo diiradda lagu saarayo mas’uuliyadda wadajirka ah ee ilaalinta amniga gobolka iyo ka hortagga khataraha isa soo taraya.
Wasiir u dowluhu wuxuu sheegay in iskaashigan aanu ahayn mid ku saleysan samaynta isbahaysi colaadeed ama kicinta xiisado cusub, balse uu yahay wada-shaqeyn ku dhisan ixtiraamka madax-bannaanida dalalka iyo difaaca wadajirka ah ee ka dhanka ah khataraha guud, sida argagixisada, amniga badda iyo faragelinta shisheeye.
Dhanka kale, Wasiir U dowlaha Arrimaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay aqoonsiga halka dhinac ah ee ay Israa’iil siisay Somaliland, taas oo uu ku tilmaamay tallaabo jebinaysa sharciga caalamiga ah, isla markaana si toos ah u wiiqaysa madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in aqoonsigan uu leeyahay cawaaqib istaraatiiji ah oo saameyn ku yeelan kara isu-dheellitirka awoodda ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, islamarkaasna uu ka hor imaanayo danaha guud ee dalalka Carabta, isla markaana abuuri kara fursado ay ka faa’iidaystaan kooxaha fallaagada ah iyo kuwa aan dawliga ahayn.
Cali Balcad ayaa si gaar ah u bogaadisay mowqifka mabda’a ku dhisan ee ay qaateen dalalka Carabta, gaar ahaan Sacuudi Carabiya, kuwaas oo si cad u diiday tallaabo kasta oo dhaawaceysa midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.
Ugu dambayn, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay ka go’an tahay difaaca dhulkeeda iyo qaranimadeeda, isla markaana ay sii wadi doonto dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu ilaalinayo amniga gobolka iyo midnimada dalka


0 



HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 25 JAN-2026
.