
HAMABALYO SANNADKA CUSUB EE HIJRIYADDA ISLAAMKA OO AY SORAYAAN MAAMUKA IYO HWOLAWADEENNADA WARGEYSKA M. TIMES IYO WEBSETKAN
.
HAMABALYO SANNADKA CUSUB EE HIJRIYADDA ISLAAMKA OO AY DIRAYAAN MAAMUKA IYO HWOLAWADEENNADA WARGEYSKA M. TIMES IYO WEBSETKAN
Waxaa
maanta oo Talaado ah, 16-ka Juun 2026, ku beegan Kowda Bisha Muxarram ee Sannadka Cusub ee Islaamka 1448 Hijriyada
.
Waxaan dhammaan bulshada Muslimiinta ah, gaar
ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, uga diraynaa Hambalyo Diiran Munaasabadda Sannadka Cusub,
Annagoo ah Maamulaka iyo Howladeenna Wargeyska Mogadishu Times Mogadishu Times Daily NewsPepar WWW. Wabseitkaani idiin Rajeynaynaa Caafimaad, Barwaaqo, Nabad waarto iyo Baraare Guud Insha Allaah.
Sannadkaan Kiisa kale alle inagu wada gaarsiiya Nabad


0 


HAMABALYO SANNADKA CUSUB EE HIJRIYADDA ISLAAMKA OO AY SORAYAAN MAAMUKA IYO HWOLAWADEENNADA WARGEYSKA M. TIMES IYO WEBSETKAN
.