HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 24 JAN-2026

0
Saturday January 24, 2026 - 08:12:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 24 JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Kadib go’aankii turkiga, ankara oo dowladda soomaaliya…

Dowladda turkiga ayaa soomaaliya u tababaraysa cutubyo ciidan oo cusub, ku waas oo si dhameystiran loogu qalab eyna yo agabka ay ku hawl-galayaan, sida ay sheegeen ilo kala duwan.

Ciidamadan ayaa ka kooban kuwa dhulka, badda iyo cirka, si loo adkeeyo amniga guud ee dalka soomaaliya. Xukuumadda ankara ayaa sidoo kale kordhisay muddada ay joo gayaan ciidam ada turkiga ee ku sugan so omaaliya, kuwaas oo ka qayb qaata sugidda amniga, waxaana garab socda macallim iin door muhiim ah ka ciyaara tababarka ciida mada qaranka soomaaliyeed.

Joogitaanka milateri ee turkiga ee badaha ayaa sidoo kale si weyn ula jaan qaadaya hammiga tamarta ee ankara ay ka leedahay xeebaha sooma aliya.

Soomaaliya iyo turkiga waxaa ka dhex eeya iskaashi milatari oo ballaaran, kaas oo diiradda saaraya sugidda amni ga, tayeynta ciidamada amma anka, tababarka cutubyo cusub iyo arrimo kale oo la xiriira dhinaca milatariga, sida ku cad heshiisyada labada dhinac.

Turkiga ayaa horay u tababaray ciidamo gaar ah oo isugu jira kumaandoos iyo booliis si heer sare ah loo diyaariyay, sidoo kale wuxuu diyaariyay askar koob an oo ku tak hasusay duulinta diyaa rada ha casriga ah, kuwaas oo la qorshey nayo in la kordhiyo.

Si kastaba, xukuumadda muqdisho iyo ankara ayaa ka wada-hadlaya jadwalka rasmiga ah ee tababarkan lagu bilaaba yo, tirada guud ee ciidamada la diyaari nayo iyo arrimaha farsamo ee kale ee la xiriira how lahaas.

Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay kudhaa.

Madaxweynihii hore ee soomaaliya max amed cabdullaahi farmaajo ayaa ka hadlay dagaalkii labaadii maalin ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaanka ku haa ee hoos taga degmada badhaadhe ee gobolka jubada hoose.

Dagaalka oo ku bilowday weerar al-shab aab ku qaadeen goobo ay ku sugnaa yen ciidamada jubaland, ayaa mar kii dambe oo shalay ahayd mama ulka jubaland waxey sheegeen in daga alka ay ku jabiyeen shab aab isla mark aana ay ka sifeeyeen deega ankaasi.

Haddaba maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa yiri: Waxaan bogaadin iyo dhiirrigelin u dira yaa geesiyaasha ciidamada xoogga dalka soomaaliy eed iyo ciidamada dara awi ishta jubba land, kuwaas oo guul muh iim ah ka keenay dagaalka sifeynta ah ee ay kula galeen argagixisada alshabaab deegaa nka kudhaa iyo nawaaxigiisa,”.

Madaxweyne hore farmaajo oo barti isa facebook qoraal ku baahiyay ayaa intaasi ku daray dfs waxaan ku adkaynaynaa inay xoojiso mudnaan-siinta iyo tayeynta ciidam ada qalabka sida, gaar ahaan ciidamada ku sugan furimaha hore ee dagaalka

Beesha caalamka oo war ka soo saartay gog osha xasan ee golaha mustaqbalka

Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay gogosha wadatashi ee madaxweyne xasan sheekh u dhigay golaha mustaqbalka, oo ay ku mideysan yihiin hoggaamiyeyaasha jubaland iyo puntl and iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

Bayaan kasoo baxay hawlgalka kmg ah ee q/midoobay ee soomaaliya (untmis) ay aa lagu xaqiijiyay taageeradeeda ku aaddan wada-hadal loo dhan yahay oo lagu gaarayo is-afgarad ballaaran oo ku saab san doorash ooyin laga wada qayb-galo.

Untmis ayaa muujisay mudnaanta he shiis laga gaaro arrimaha doorash ooyinka ka hor inta uusan dhammaan mu ddo xile edka dastuuriga ah ee mad axweyne xasan sheekh oo billo kooban ka harsan yihiin

"waxaan ku dhiirrigelinaynaa golaha mustaqbalka inay si wanaagsan uga jawa abaan martiqaadka, waxaana ku boorrina ynaa dhammaan dhinacyada inay si wax ku ool ah uga qaybgalaan wadahadall ada soo socda,” Ayaa lagu yiri bayaanka untmis. Madaxweynaha soomaaliya ayaa isniintii ku dhawaaqay gogol wadatashi qar an, iyadoo casuumaad loo diray mada xda ku baho obay golaha musta qbalka soom aali yeed.

Xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaaraha soomaaliya ayaa casuum ad rasmi ah u fidisay madaxwe ynay aasha jub aland iyo puntland, iyo siyaas iyiinta muca aradka ee ku midoob ay gol aha mustaq balka soomaaliyeed.

Shirweynahan ayaa magaalada mu qdi sho ka furmi doona 1-da bisha soo aadan ee febraayo 2026, sida uu shaac iyay xafiiska ra’iisul wasaaraha soomaaliya, xamza cabdi barre. Hoos ka aqriso qoraalka untmis

Untmis waxay soo dhoweynaysaa ku dh awaaqista dfs ee madasha wadata shiga qaran iyo martiqaadka ay u fidisay golaha mustaq balka soomaaliyeed.

Waxaan dib u xaqiijineynaa taageerade enna ku aaddan wada-hadal loo dhan yahay oo lagu gaarayo is-afgarad ball aaran oo ku saabsan doorashooyin laga wada qayb-galo oo daahfuran, ka hor inta uusan dhammaan waajibaadka dast uuriga ah bilaha soo soc da.waxaan ku dhiirrigelinaynaa golaha mus taqbalka inay si wanaagsan uga jawaa baan martiq aadka, waxaana ku boorrinay naa dhammaan dhinacyada inay si wax ku ool ah uga qaybgalaan wadahadallada soo socda

Df oo ka hadashay dhisma ha maa mulka cusub ee guban state

Dfs ayaa soo dhaweysay ku dhawaaq ista maam ulka cusub ee guban state, kaasi oo shalay xil dhibaanno ka tirsan baarl am aanka fs aysheegeenin laga dhisayo ma gaalada saylac ee gobolka awdal

.Wasiirka gaashaandhigga soomaaliya, ax med macallin fiqi ayaa xaqiijiyay in dfs ay taageerayso dhism aha maamulkan cusub, isagoo sheegay in doonistii somaliland ee gooni-goosadka ay sii itaal-darreysay

."mashruucii gooni-goosadku wuu sii itaal-darreynayaa, waana laga kala baxay, wux uuna qarka u saaran yahay burbur aan la gu badbaadin karin dhabarka netanyahu iyo tel efoonkiisa!” Ayuu yiri wasiir fiqi.waxa uu int aas ku sii daray: "anigoo sidoo kale dha mm aan reer awdal ku bogaadinaya halga nka ay uga soo horje edaan kala-goynta dal ka. Guulays ta xildhibaannada sharafta leh.”

Taageeradan ayaa imaneysa saacado kadib markii qaar kamid ah xildhibaa nnada som aliland ku metela baarlama anka federaalka soomaaliya ay ku dhawaaqeen dhismaha maamulka gub an state of somalia.

Xildhibaannada beesha ciise ayaa sheeg ay in caasimadda maamulka ay noqon doo nto magaalada saylac, iyagoo dfs ka dal baday inay taageerto oo kaalin weyn ka qaa dato taaba-gelinta guban state.dhawa aqi sta maamulkan cusub ay aa ku soo aa deysa xilli ay dfs hore u shacisay inay ka shaq eynayso sidii g/ awdal lo oga dhisi lahaa maamulka awdal state, oo caasimad diisu tahay m/ boorama.

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirada soomaaliya?.

Golaha wasiirrada xukuumadda jamh uuriyadda federaalka soomaaliya, oo shalayyeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay amniga dalka, howlga llada socda ee ay wadaan ciidamada qara nka, iyo gogosha wadahadal ee ay u fidisay xukuumadda danqaran dhinacyada siyaa sadda.Kulanka oo uu shir-guddoomiyey ra’iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee xukuum adda jfs, mudane jibriil cabdirashiid xaaji cabdi, ayaa lagu bogaadiyey ciidamada qalabka sida ee naftooda u huraya difaaca iyo ilaalinta shacabka soomaaliyeed, kuw aas oo shalay khawaarijta ku jabiyey deega anka kudhaa, oo ay argagixisadu isku day een in ay ku dhibaateeyaan shacabka deega annadaasi, balse ciidamada qaranka ay ka difaaceen weerarkii naf la caariga ahaa ee ay soo qaadeen.

Kulanka golaha ayaa intii uu socday, waxaa lagu ansixiyey heshiis is-afgarad oo u dhexeeya maamullada dekadaha (psc) ee gobolka badweynta hindiya, oo ay soo gudbisay wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee jfs, iyo siyaasadda boostada soomaaliyeed ee 2025–2030, oo ay soo diyaarisay wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda.

Sidoo kale, golaha waxaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan siyaasadda maareynta wax-qabadka isku-dhafan ee hey’adaha dowladda iyo shirka wadatashiga siyaasadda ee ay xukuum adda danqaran ku dhawaaqday.

Wasiirka arrimaha gudaha, feder aalka iyo dib-u-heshiis iinta xuku umadda federaalka soomaaliya,

Md. Hon cali yuusuf cali- xoosh ayaa kulan kula yeeshay magaalada islamabad gud doomiyaha hay’adda diiwaangelinta iyo kaydinta xogta qaranka ee pakistan (nad ra). Kulanka waxaa wasiirka ku wehli yey mareeyaha guud ee hay’adda aqoons iga qaranka (nira), md.cabdiwali cali cabd ulle 

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xooji nta iskaashiga labada dhinac ee dhanka ma areynta aqoonsiga qaran, iyadoo si gaar ah loo adkeeyey doorkii ay nadra ka qaad at ay taageeridda dhismaha iyo hirgelinta ni ra, taas oo loo aqoonsaday guul muhiim ah oo horumarineed oo lagu xaqiijiyey nidaa mka aqoonsiga qaran ee soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay sii wa didda iskaashiga farsamo, dhismaha aw oo dda hay’adaha, iyo is-dhaafsiga khibrada ha si loo xoojiyo nidaamyada aqoonsi qaran am maan ah, oo lagu hormariyo tayada iyo helita anka adee gyada dadweynaha.

 

Maxay yihiin seddax da qodob uu mw xasan sheekh ka dalba day guddiga dastuurka ee bfs?.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha soomaaliya xasan she ekh maxamuud, uu shalaykulan gaar ah la yeeshay guddiga dastuurka ee baarlama anka soomaaliya, waxaa uuna kulankan uu socday ku dhowaad labo saacadood, isagoo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada soomaaliya.

Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah, ayaa waxa a hoggaaminayay guddoomiyaha gu ddiga dastuurka, xildhibaan xuseen iido ow, waxaana diiradda lagu saaray dardar gelinta wax-ka-beddelka dastuu rka kmg ah ee dalka. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in madaxweyna ha soomaali ya uu guddiga ka dalbaday saddex arri mood oo waaweyn:

1-in guddiga dastuurka ay ka codsa daan guddoonka baarlamaanka in dib loo dhigo fasaxa baarlamaanka, lana ko rdhiyo muddo hal bil ah oo shaqo adag ah si loo dhamm eystiro howlaha dastu urka.

2-in la diyaariyo wax-ka-beddelka dastuur ka, iyadoo madaxtooyadu si ras mi ah u soo gudbin doonto qodobada la beddelayo, kuwaas oo la sheegay inay ka kooban yihiin labo cutub oo muhiim ah oo ka mid ah dastuurka.

3-in muddo kooban gudaheed wax-ka-beddelkaas loo horgeeyo golaha la bada aqal ee baarlamaanka federaalka soomaalya, si dood rasmi ah loogu furo, kadibna cod loogu qaado.

Kul ankan ayaa kusoo aadaya xilli mad axwe ynaha soomaaliya uu horey gogol wadat ashi siyaasadeed ugu fidiyay go laha musta qbalka soomaaliyeed, oo ay ku jiraan hogg aamiyeyaasha maamul-goboleedyada puntl and iyo jubbaland, kuwaas oo si cad u muujiyay shaki iyo walaac la xiriira habka iyo waqtiga wax-ka-beddelka dastuurka. Arrin tan ayaa abuureysa jahwareer siy aasade ed, maadaama dhinacyadaasi ay dalbanay aan wadatashi ballaaran, he shiis qaran iyo in aan lagu deg-degin go’ aamo masiiri ah.sidoo kale talaabadan ayaa cule ys hor leh ku yeelan karto wada-hadallada mucaa radka, kuwaas oo haatan shir ugu socda ma gaalada nairobi ee dalka ke nya, islama rkaana ka arrinsanaya jawa abta ay siinaya an dowladda soomaaliya ee ku aad an ay fidisah xukuumadda.

Mucaaradka iyo siyaasiyiinta ka aragtida du wan madaxweynaha ayaa laga filan kara a,

Inay qaadacaan ansixinta dastuurka haddii aan wadatashi buuxa la helin, waxaa ayna cadaadis siyaasadeed ay ku kordhin karaan dowladda. Sidoo kale waxaa qaadi karaan talaab ado seddexaad oo ah inay raadiyaan dhex-dhexaadin caalami ah si loo hakiyo geeddi-socodka wax-ka-bedd elka dast uu rka.haddii madaxwe yne xasan she ekh maxamuud uu ku sii adkeysto dham meys tirka dastuurka isagoo aan helin is-afgarad siyaasadeed oo ballaaran, waxa na ka dhal an kara qodobad an soo soc da:-1-in dalka uu gali karo jahwareer siyaasa deed oo saa meeya xasiloonida guud.

2-inay hoos u dhaci karto kalsoonida dowla dnimada iyo hay’adaha dastuuri ga ah.

3-iyo in doorashooyinka iyo hanna anka dow ladnimo ay wajahaan dib u dhac iyo muran sharciyeed.

Kulanka shalaydhexmaray madaxwey na ha soomaaliya iyo guddiga dastuur ka ee baarlamaanka wuxuu cadd eyn u yahay in dowladdu ku deg-degeyso dha mmeynta das tuurka, sida ay qaba an siya asiyiinta mu caa radka ee ka soo ho rjeeda hanaanka uu wax u wado dow ladda uu hoggaamiyo mad axwe yne xas an sheekh maxam uud

Wasiirka isgaarsiinta xfs oo qaahira kaga qayb galay shir ka 29-aad ee golaha wasii rra da carabta ee isgaarsiinta iyo macluumaadka

Magaalada qaahira ee caasimadda dal ka masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa kulanka 29-aad ee golaha wasi irrada carabta ee isgaarsiinta iyo macluu maadka. Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda xukuumadda federaa lka soomaaliya mudane xildhibaan maxa med adam macallin (soomaali), oo shirkaa ku matalayay dowladda federaalka soo maaliya ayaa door muuqda ka qaatay kulamada iyo wada-tashiyada istiraatiijiga ah ee ajendaha shirka.

Wasiirka ayaa madasha ka caddeeyey aragtida soomaaliya ee ku aaddan horuma rinta isgaarsiinta iyo tiknoolojiyadda, isaga oo si gaar ah u muujiyey muhiimadda ay lee dahay iskaashi carbeed oo mideysan si loo dhiso mustaqbal dijitaal loona dardar-geliyo horumarka dalalka xubnaha ka ah golaha.

Ka-qaybgalka soomaaliya ee kulankan heer gobol ah ayaa muujinaya sida ay dowladda federaalka soomaaliya uga go’an tahay ka mid noqoshada dadaallada wadajirka ah ee carabta, ka-qayb qaadashada go’aamada saameeya jihada horumarka dijitaalka ee gobolka iyo xoojinta iskaashiga ku saleysan hal-abuur aqoon wadaag iyo tiknoolojiyad casri..

 

Sacuudiga oo dagaal hor leh u gelaya in emirate-ka carabta laga suuliyo somaliya

Sacuudiga ayaa doonaya in si dhameystiran emirate-ka carabta looga saaro somaliya, ka dib markii dhawaan ay dowladda somaliya ku qanciyeen in ay soo afjarto iskaashigii difaaca iyo amniga ee ay la lahayd dowladda emirate-ka carabta iyo in meesha laga saaro heshiisyadii iyo wada shaqayntii ay saraakiisheeda ku joogeen dekedaha kismaayo, boosaaso iyo berbera.

Diblomaasiyiinta iyo saraakiisha militariga ee emirate-ka carabta ayaa khamiistii iyo jimcihii isaga huleelay magaalada muqdisho, iyadoo la fulinayo go’aankii golaha wasiirada somaliya ee lagu laalay dhammaan howlihii ay emirate-ka carabta ka wadeen dalka. Dowladda somaliya ayaa abu dhabi ku eedeysay in ay wadday tallaabooyin guracan oo ka dhan ah gobanimada, midnimada qaranimo iyo madaxbannaanida siyaasaded ee jamhuuriyadda federaalka somaliya.

Hase yeeshee somaliland, puntland iyo jubbaland ayaa si weyn uga horyimid tallaabada ay dowladda federaalka ku soo afjartay heshiisyadii dhinacyada kala duwan lahaa ee lagu la jiray abu dhabi.

Inkasta oo emirate-ka carabta ay jug weyn kala kulmeen go’aanka ay villa somalia ku muujisay inaanan dalkan laga rabin, haddana sacuudiga ayaa garowsan in taasi aysan weli ku filneyn in si buuxda loo xaqiijiyo in joogitaankii emirate-ka carabta ee somaliya la soo afjaro, walow uusan emirate-ka carabta isticmaali karin hawada somaliya, ogolaansho la’aanta dowladda federaalka, si aysan dunida ugu muujin in uu yahay dal aan ixtiraamin shuruucda dalalka iyo xeerarka caalamiga ah.

Wararka ayaa sheegaya in sacuudiga uu xiriiro toos ah la bilaabay puntland iyo jubbaland, isla-markaana uu weli kula jiro wada hadal uu kaga dalbanayo in ay ku daba feelaan dowladda federaalka iyo in taageeradii abu dhabi iyo mid ka badanba ay riyadh ka heli doonaan.

Saraakiil ka socota sacuudiga oo ku sugan muqdisho ayaa sugaya madaxweyne siciid cabdullaahi deni oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku joogay dalkaasi emirate-ka carabta. Saraakiishan ayaa qorsheynaya in ay u safraan garoowe, marka uu dhawaan dib ugu soo laabto madaxweyne deni.

Dowlad goboleedyada jubbaland iyo puntland ayaa waxaa suurtagal ah in ay dib ka ogolaadaan inay u hoggaansamaan go’aanka dowladda federaalka, waa haddii ay dareemaan saamaynta togan ee sacuudiga iyo faa’iido ka badan middii ay abu dhabi ku qabeen, taasi cagsigeedana waxaa laga yaabaa in riyadh ay diidmo adag kala kulanto puntland.

Dowladda madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa la fahamsan yahay in tallaabada ay xiriirka wada-shaqeynta ugu jartay emirate-ka carabta ay ku bedelaneyso ballanqaad maaliyadeed iyo mid militari oo boqortooyada sacuudiga ay ka heshay.

Dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda ee dalka ayaa qaba in villa somalia ay markii horeba ka dheregsaneyd in abu dhabi ay fara-gelin ku haysay arrimaha gudaha, balse ay ugu dulqaadaneysay taageeradii joogtada ee ay ka heli jirtay.

Ilaha ku dhow dhow madaxtooyada somaliya ayaa laga soo xigtay in dowladda soomaaliyeed ay ballanqaad buuxa ka heshay boqortooyada sacuudiga, kaas oo ku saabsan in riyadh ay buuxin doonto kaalintii abu dhabi ee dalka iyo in ay maalgelin ballaaran ku samayn doonaan somaliya.

Emirate-ka carabta ayaa villa somalia ka taageerayay mushaarka ciidamada qaybtood iyo tababarka ciidamo gaar ah oo abu dhabi ay qalabeynaysay. Militariga emirate-ka carabta ayaa saddexdii sano ee u dambeysay gacanta ku hayay xerada general gordon ee degmada hodan, oo ay ku tababarayeen ciidamada. Madaxweyne xasan sheekh ayaa 2-dii bishii december ee sanadkii 2024 xerada general gordon ugu magac-daray korneyl mohamed mubarak al mansouri oo ahaa sarkaal emirati, si loogu maamuuso doorkii uu ku qaatay tababarka ciidamada. Sarkaalkan ayaa 10-kii bishii february ee sanadkaasi lagu dilay toogasho uu nin askari ahaa ka gaystay gudaha xeradaasi. Askarigan ayaa ka mid ahaa askar loo qaatay in si gaar ah loo tababaro, wuxuuna xilligaasi uu beegsaday tababareyaal u dhashay dalalka emirate-ka carabta iyo bahrain, xilli la tukanayay salaadda maqrib. Korneylka ayaa lala dilay saraakiil kale oo lagu kala magacaabi jiray mohamed al shamsi, khalifa al balushi iyo suleiman al shehhi, waxaana masuulyadda weerark an sheegatay al shabaab. Xerada gen eral gordon ayaa dib loo furay sanadkii 2022 oo emirate-ka carabta ay ku soo laabteen, ka dib markii ay ka taggeen sanadkii 2018, sababo ku aaddan xilligaasi ka dhex jiray iyaga iyo dowladdii madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo, waxayna dib u soo laabashadooda ay ka dambeysay heshiis amni oo dowladda emirate-ka carabta ay la gashay dowladda madax weyne xasan sheekh.

Wasiirka gaashaandhiga somaliya, axmed macalin fiqi ayaa arbacadii in boqortooyada sacuudiga ay taageero iyo is garabtaagba u muujisay dowladda soomaaliyeed.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa 13-kii bishan sheegay in mowqifka adag ee ay ka qaateen emirate-ka carabta aan loola jeedin in dadka soomaaliyeed lagu dhibaateeyo, wuxuuna taasi bedelkeeda sheegay in dowladdu ay horumarin doonto nolosha dadka soom aaliyeed.

Waxaan rabaa muwaadiniinta soo maaliyeed inaan u caddeeyo go’aanka dowladda inaan marnaba loola jeedin in dadkeenna dhibaato ka soo gaarto. Sidaa daraadeed dowladdu waxay ma suuliyad weyn iska saareysaa in wax kasta oo taabanaya nolosha dadka soo maaliyeed ay ilaalineyso oo weliba ay horumarineyso. Waxaan masuuliyad bu uxda iska saari doonnaa, sidii dadku u dareemi lahaayeen xorriyad, madaxba nnaani dhaqaale iyo mid siyaasadeed, iyagoo kalsooni buuxda ku qaba dalkooda qaniga ah iyo dowladdooda daacadda ah.” Ayuu yiri madaxweyne xasan sheekh oo hadalkan ku sheegay khudbad uu kala hadlayay shacabka soomaaliyeed.

Sacuudiga ayaa waxaa cad in caqabadda ugu weyn ay kala kulmi doonaan somaliland, oo iyadu xiriir adag la leh saraakiisha emirate-ka carabta, lamana garanayo, sida ay ugu qancin karaan in ay ka eryaan dekedda berbera.

Sacuudiga ayaa waxaa ka go’an in ay si buuxda emirate-ka carabta uga riixaan dhulka soomaalida iyo geeska afrikaba, iyagoona samayn doona wax kasta oo taasi ay ku xaqiijinayaan.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa lagu wadaa in dhawaan uu u safro sacuudiga, iyadoo labada dal ay qalinka ku duugi doonaan heshiis iskaashi difaac ah

Mareykanka oo shaaciyay qor shaha lagu dhisayo gaza.

Maraykanka ayaa daaha ka qaaday qorshayaal uu ku abuurayo "qaza cusub” Taas oo dhulka falastiin ee burburay dib looga soo dhisi doono meel eber ah.

Qorshahaas la soo bandhigay ayaa muujinaya tiro dhismayaal dhaadheer oo ku fidsan xeebta mediterranean-ka iyo kuwo la dego oo ku yaala aagga rafax, iyo sidoo kale khariidad muujinaysa horumarinta wejiyada leh ee deegaamaynta, beeraha iyo warshadaha cusub ee dhulka ay ku nool yihiin 2.1 milyan ee qof.

Arrintan waxay timid intii lagu jiray xaflad lagu saxiixayay madasha dhaqaalaha addu unka ee davos ee golaha nabadda ee cu sub ee madaxweyne donald trump, kaas oo loo xilsaaray soo afjarida dagaalka labada sano socday ee u dhexeeya israa’iil iyo xam aas iyo kormeerida dib u dhiska.

Trump ayaa ku yiri "guul weyn ayaan ka gaari doonnaa qaza, waxay noqon doontaa wax cajiib ah in la daawado”.

Trump waxa uu intaa ku daray, "anigu waxaan ahay nin hanti ma guurto ka shaqeeya, waxayna arrintan ku saabsan tahay goobta, waxaan iri, ‘bal u fiirso mee shan badda u dhow, bal u fiirso goobtan qur uxda badan, maxay uga dhigan tahay dad badan”.

Khabiir: Masar, sacuudiga iyo turkey waxaa ka go’an in israel aysan soomaaliya ka

Khabiir ku xeel-dheer arrimaha gobolka ay aa sheegay in dalalka carabta iyo awood aha kale ee gobolka aysan u badnayn inay israa’iil u ogolaadaan inay saameyn ku yeel ato soomaaliya, inkastoo ay jiraan wax uu ku tilmaamay isku dayo ay israa’iil ku doon eyso inay ku ballaariso joogitaankeeda geeska afrika

Cali bakr, oo ah bare sare oo dhiga culuu mtaxiriirka caalamiga ah, amniga, iyo difa aca ee jaamacadda qatar, ayaa wakaala dda wa rarka eenovostiu sheegay in isra a’iil ay tan iyo sanadkii 2023-kii raadineysay waddo ay kusoo dhex-gasho geeska afrika. Wuxuu intaas ku daray in aqoonsiga ay isra a’iil siisay somaliland uu qeyb ka yahay istira atiijiyad ballaaran oo arri ntaas la xiriirta, bal se wuxuu ku dooday in dadaal ladaasi ay wajahayaan caqabado waaweyn.

Bakr ayaa xusay in tallaabada israa’iil ay so maliland ugu aqoonsatay maamul mad ax-ban naan ay kala kulantay diidmo adag oo kaga timid dalalka carabta iyo dhowr wadd an oo afrikaan ah, taas oo ku adkey neysa tel aviv inay si rasmi ah cagaha u dhigato gobolka. Wuxuu tilmaamay in awoodaha wa aw eyn ee gobolka ay horey u lahaayeen da no siyaasadeed, ciidan, iyo dhaqaale oo qoto dheer oo ay ka leeyihiin soom aaliya. "sacuudiga, turkig a, iyo masar dhamma ant ood waxay saldhigyo ciidan ku leeyihiin soom aaliya, marka laga soo tago danaho oda istiraati ijiyadeed ee fog,” Ayuu yiri bakr, isagoo raaciyay in turkiga gaar ahaan uu maalgashi ball aaran ku sameeyay dalka.

Bakr ayaa ku nuux-nuuxsaday in geeska afr ika uu muhiimad istiraatiiji ah oo gaar ah u le eya hay dalka masar, gaar ahaan xilligan ay jiraan xiis adaha kala dhaxeeya itoobiya. Wu xuu sharraxay in iskaashi kasta oo dhex ma ra israa’iil iyo itoobiya oo laga sameeyo somaliland uu xoojin karo awoodda itoobiya ee gobolka, taas oo ka hor imaanaysa dan aha masar. "sababtaas awgeed,” Ayuu yiri, "waa mid aad u adag in qorshaha isra a’iil ee ay ku dooneyso inay saameyn ku yeelato aaggan uu guuleysto.”

Hadalladan ayaa kusoo beegmaya xilli israa’iil ay dhamaadka bishii diseembar ku dhaw aaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay som alila nd—oo ah maamul gooni-u-goosad ah oo ku yaa lla waqooyiga soomaaliya—iyadoo maamul kaas la saxiixatay bayaan is-afgarad iyo aqoonsi laba da dhinac ah.

Tallaabadan waxaa si adag u qaada cday do wladda federaalka soom aaliya, taas oo ku tilm aantay xad-gudub ka dhan ah gobonimada soomaa liya. Sidoo kale, jaamacadda carabta iyo midowga afrika ayaa taagee ray mo wqifka soomaaliya, iyagoo xoojiyay tag eeradooda ku aaddan midnimada & wadajirka dhuleed eedalka

Xog: Golaha mustaqbalka oo go’aan ka gaaray casuumaad da xasan sheekh

Golaha mustaqbalka soomaaliyeed oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada nairobi ee dalka kenya ayaa isku raacay ka qeyb-galka gogosha wadatashiga qaran ee uu ku dhawaaqay madaxweyn ha soomaaliya.

Sida ay ogaatay caasimada online, dhi nac yada ayaa isku raacay in la aqbalo casuu madda xukuumadda federaalka soomaal iya, waxaana la filayaa in maal intaberri ah ay soo saaraan go’aanno rasmi ah.

Tan iyo markii ay xfs ku dhawaaq day gogosha wadatashi ee madaxwey ne xasan sheekh uu fidiyay, isbahaysi ga mucaaradka ah ee golaha mustaqb alka soomaaliyeed ayaa culeys siyaad adeed kala kulmayay wakiill ada beesha caalamka.

Wakiilada beesha caalamka oo kula mo goo ni-gooni ah la qaatay xubnaha golaha must aqbalka ayaa waxay si cad uga dalbadeen inay aqbalaan casuum aadda dowladda federaalka ee gogo sha wadatashiga qaran, taas oo ugu dambeyntiina ay isla qaateen.

Wakiillada beesha caalamka ayaa adk eey ay in xilligan xasaasiga ah loo baah an yahay wada-hadal loo dhan yahay si loo gaaro is-afgarad ballaaran oo ku saa bsan hannaanka doorashooyinka, ka ho rinta aysan dham maanmuddada dastu uriga ah ee hay’adaha dowladda.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa isniintii ku dhawaaqay gogol wadatashi qaran, iyadoo casuumaad loo diray madaxda ku bahoobay golaha must aq balka soomaaliy eed.

Xukuumadda uu hoggaamiyo ra’ii sul wasaaraha soomaaliya ayaa casuu mad rasmi ah u fidisay madaxweynaya asha juba land iyo puntland, iyo siyaa siyiinta mucaara dka ee ku midoobay golaha mustaqbalka soomaaliyeed.

Shirweynahan ayaa magaalada mu qdisho ka furmi doona 1-da bisha soo aadan ee febraayo 2026, sida uu iclaa miyay xafiiska ra’iisul wasaaraha soo maaliya, xamza cabdi barre.

Si kastaba, soomaaliya ayaa waja hey sa loollan waqtiyeed, iyadoo mud do-xilee dka hay’adaha dowladda lagu wado inuu dhammaado bartamaha bisha may ee sanadkan. Ismari-waaga u gu weyn ayaa salka ku haya nuuca doo rasho ee dalka ka dhacaysa.

Madaxda sare ee imaaraadka oo is-khilaafay kadib jabka diblom aasiyadeed

Imraadka carabta ayaa khilaaf xoog gan ka dhex qarxay xilli uu dalkaasi waj ahayo jab diblumaasiyadeed oo uu kala kulmay dal al badan, sida ay sheeg ay aan warar soo ba xa ya. Khilaafkan ayaa ban aanka usoo bax ay kadib shir ay iskugu yimaadeen madaxda sare ee dalkaasi, kaasi oo hadlayay sidii ima ara adka uga kaban lahaa guuldarrooyin ka soo gaaray

.Kulankaasi waxaa si gaar ah uga qayb-galay maxamed bin rashiid al-maktu um, oo ah madaxweyne ku xigeenka isut agga imaar aatka carabta kana ah ra’iisul wasaaraha dalka, iyo madax weyne maxamed bin zay id, kuwaas oo lafa-guray sidii looga bixi lah aa xaaladda adag ee ka dhalatay fashilkaas siyaasa deed.

Maamulka sare ee dubai oo kamid ah im aaradaha isu-tagay ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sida boqortooya da sac uudiga oo muddo dheer kasii jeeday danaha imaaraadka ay marqudha u kala furfurtay xargihii adkaa ee dalalka laga eryay imaara adka.

Isu-tagga imaaraatka carabta ayaa wa jah ay go’doon ballaaran oo kaga yimid dalalka car abta, iyadoo eedeymo hore loo gu jeedin jiray ay markii dambe isu bedeleen tallaabooyin cad oo rasmi ah, kuwaas oo sababay in dalal ay soo maaliya ka mid tahay laga saaro saameyntii imaaraadka.

Dalalka imaaraadku fara-gelinta ku hay ay ayaa waxaa kamid ah soom aaliya, liib iya, yem en iyo suudaan, waxaana ka dha shay isbahaysi ka dhan ah oo ay ku mido obeen sacuudi car ab iya, turkiga iyo ma sar, kaas oo ugu dambayn gu ul ka gaa ray s iyaa saddii imaaraadka dfs ayaa dhan keeda joojij say heshiisyada milatari ee ay la gash ay imaaraadka, dalkaas oo dano deke do iyo saldhigyo milatari ku leh so maliland, puntla nd, iyo jubaland — deegaanno ay aw oodda muq disho ku xaddidan ta hay.

Si kastaba, sacuudigu ayaa doon aya in uu saameyntiisa gaarsiiyo gees ka afrika, halkaas oo imaaraadku uu ma algashi culus ku sameeyay dekedo iyo kaabayaal milatari. Sacuudigu ayaa si doo kale miisaamaya tall aabooyin bal laaran oo uu kaga hort agayo awoodda imaaraadka – ma aha oo kaliya yemen, laa kiin waa guud aha an wadamada nugul ee gobolka, hal kaas oo labada quw adood ee khaliijku ay ku tartama yaan saa meynta amniga, dekedaha, iyo siyaasadda

 

 

Nid aam ka ka hortagga jabuuti oo xoojinaysa

Dowladda jabuuti ayaa xoojinaysa nidaamka qaran ee ka hortagga lacag-dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, iyad oo khamiistii ra’iisul wasaaraha jabuuti, cabdulqaa

Dir kaamil maxamed uu shir guddoo miy ay kul an lagu lafaguray dib-u-habaynta istiraatii jiga ah ee nidaamkan.

Kulanka oo ka qeyb-galeen xubna ha guddiga isku-xirka qaranka ee qaabil san dejinta iyo hagidda siyaasadaha ka hortagga lacag-dhaqidda iyo maalgelin ta argagixisa da, ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ahaa wasiirro, xoghayaha gu ud iyo madaxa xafii ska ra’iisul wasaara ha, agaasimaha guud ee hay’adda qar anka ee macluumaadka maaliyadeed iyo saraakiil kale oo ka tirsan hay’a dd aas.

Intii shirka socday, guddiga ayaa la hordhigay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan horumarka ay hay’addu ku tall aabsatay tan iyo aasaaskeeda. Warbixin ta ayaa iftiimisay hirgelinta hannaan ca sri ah oo lagu maareeyo xogta maali yad eed, kobcinta wada-shaqeynta hay’ada ha dowladda, iyo doorka ay hay’addu ku leedahay qiimeynta wadajirka ah ee uu hoggaaminayo gafimoan, oo ah urur goboleed la shaqeeya hay’adda caalami ga ah ee fatf.

Gunaanadka wada-hadallada kadib, ra’iisul wasaaruhu wuxuu meel-mariya y miisaaniyadda hay’adda qaranka ee macluumaadka maaliyadeed ee sanad ka 2026, taas oo u oggolaanaysa hay’ad da inay yeelato madax-bannaani dhaqa ale si loo kordhiyo hufnaanta iyo wax-ku-oolnimada shaqadeeda.

Lama shaacin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan qaddarka miisaaniy adda la ansixiyay. Bayaan rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in tall aabadan looga` dan leeyahay xoojinta u hoggaansana anta jabuuti ee heerarka caalamiga ah ee la-dagaallanka lacag-dhaq idda iyo maalgelinta argagixisada, isla mar kaa na lagu dhisayo kalsooni dheeraad ah oo ku saabsan nidaamka maaliyade ed ee dal ka.xukuumadda jabuuti ay aa mar kale adke ysay sida ay uga go’an tahay taagee ridda casriyeynta hay’ada ha ka shaqeeya arrim ahan muhiimka ah, si jabuuti ay u noqoto xarun maaliya deed oo ammaan ah, sharciye ysan, isla markaana la jaanqaadda hab-raacyada ugu sarreeya ee caalamiga ah.

Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada soomaaliya oo dhaliilay sa farrada dhuumashada ah ee madaxweynaha somaliland

Agaasimaha warfaafinta madaxtooy ada somaliya abdiasis golfyare ayaa si wa yn u weeraray madaxda somaliland.

Wuxuu sheegay in ay yihiin niman safarada ay dalka cambaaraysan ku aadayaan cabsi ay ka qabaan shacabkooda kaga dhuuma naaya warbaahinta una qarinaaya safar kooda. Wariyaasha ayuu ku weeraray in ay dhiiri galinayaan xilligaan qarinta xogta siya asi dad, deegaan, iyo dowlad metela in uu ka dhuunto shacabkiisa islamarkaana galo saf ar aan xog laga haynin

Sidoo kale wuxuu gaashaanka u daruuray isbarbardhiga lagu samaynaayay maalm ahaan safarada madaxda gooni u goosadka iyo madaxda sare ee qaranka.

Qoraal uu soo saaray ayaa u qornaa” Safa rrada madaxda qaranka waa kuwo qorshe ysan oo lagu xaqiijinayo ahdaaf uu qaranku leeyahay, waxayna ka mid yihiin howl maal meedkooda.

Sir maaha, muwaadiniintana waxay xaq u leeyihiin inay xogta ugu badan ka ogaa daan, laga billaabo marka safarka la qorsh eynayo, xilliga, muddada, mas’uuliyiinta safr ayo, ajendaha loo safrayo, cidda lala kulmi d oono iyo ugu dambeyn natiijada laga gaa ray.

Is barbar dhigga safarrada madaxda qaran jira iyo maamul gooni u goosad ah oo tahriib ku taga dal dunida ka cambaareysan oo ka baqayo inay shacabkooda ogaadaan maadaama ay ka shaqeynayaan wax ka soo horjeeda dhaqanka, diinta iyo mabaadi’da dadkooda, lagama fileynin suxufiyiin waa weyn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip