Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy

0
Sunday September 28, 2025 - 19:47:39 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulsh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaaruhu oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyay in Af-Carabigu yahay luqadda labaad ee rasmiga ah ee Soomaaliya, isla markaana uu leeyahay door muhiim ah oo ku saabsan dowal dhiska iyo sharci dejinta midnimada bulshada iyo horumarinta waxbarashada iyo dhaqanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip