
HALKAAN KA AQRISO W.WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 26 AUG, 2025
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ee Bjfs Oo Shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fe -deraalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ay aa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddi -yada ee Villa Hargeysa.
Ugu horeyn Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdu llaahi Xasan (Nuux) ayaa kulanka ku dhaariyay Xildhibaan Cali Maxamuud Maxamed oo bedelay xildhibaan hore Dr. Cali Siciid Fiqi oo noqday Guddoo miyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Intaasi ka ka dib xubnaha Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa ka dooday jadwalka furitaanka kalfadhi ga todobaad ee Golaha Shacabka iyo sidoo kale u diyaar garowgiisa.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fede -raalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulanka soo xiray ayaa kula dardaar may Xildhibaanadda Golaha Shacabka in loo diyaar garoobo kalfadhiga todo baad oo ay golaha horyaalaan shuruuc muhiim ah.
Dowladda iyo mucaaradka oo ku heshiiyey qodobo muhiim ah
Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasa deed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la sii nayo geedisocodka dowlad-dhiska Soo maaliyeed, ayaa Dowladda Federaalka iyo qayb kamid ah Madasha Samatabi xinta Soomaaliyeed (Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaan ka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya (JFS) ahna xubin kamid ah Go laha Shacabka, haddana ah Guddoo miye ku xigeenka Madasha Samatabixi -nta; Shariif Xasan Sheekh Aadan, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka, Madaxweynihii hore ee Dowlad Gobo -leedka Koonfur Galbeed; Ra’iisul Wa saarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid Sharmaarke; Wasiir hore Daahir Maxamuud Geele, ahna Afha yeenka Madasha Samatabixinta) wa xay si wadajir ah u soo saareen qodo -badan soo socda:
1. Waxaa la isla gartay adkeynta ma dax-bannaanida iyo midnimada JFS.
2. Waxaa la isku raacay in laga wada qeyb qaato xoojinta amniga dalka iyo dadaallada dib u xoreynta deegaan nada ay wali ku sugan yihiin Alsha -baab.
3. Baarlamaanka Federaalka ayaa dooranaya Madaxweynaha JFS, sidoo kale Golayaasha Wakiilada Dawlad Goboleedyada ayaa dooranaya Hogaa miyaasha iyo hogaamiye ku xigeenada dowlad-goboleedyada.
4. Madaxweynaha ayaa leh awoodda uu ku magacaabo Ra’iisul Wasaaraha JFS, iyadoo uu ansixinayo Golaha Sha cabka, kalsoonidana kala noqon karo.
5. Waxaa la isla gartay in ururkii ka he la ugu yaraan 10% ee xubnaha baar lamaanka fadaraalka noqonayo xisbi qaran.
6. Hannaanka doorashada dalka wa xaa lagu salaynayaa Xeerka doora shooyinka 2024 iyadoo la tixgalinayo qodobada war-murtiyeedkan ku xusan.
7. Waxaa lagu heshiiyey in si dhakhso ah loo gudagalo qabashada doorashoo yinka golayaasha deegaanka, dowlad-goboleedyada iyo tan Dowladda Fede -raalka.
8. Waxaa lagu heshiiyey in sida ugu degdega badan loo dhameystiro cutub yada wali harsan ee Dastuurka Fede raalka si loo sugo sharciyadda iyo gee ddi-socodka dowlad-dhiska dalka.
9. Waxaa la isku raacay in si wada-jir ah (muxaafad iyo mucaarad) looga wa da qayb qaato geedi-socodka doora shada tooska ah (qof iyo cod), oo lagu soo dooranayo golayaasha deegaanka, Golayaasha Wakiilada ee dowlad-gobo leedyada iyo labada Aqal ee Baarla maan Federaalka JFS.
BAAQ:
10. Iyadoo laga ambaqaadayo, isfahan kan laga gaaray arrimihii lagu kala ara -gti duwanaa, waxaan ugu baaqeynaa daneyayaasha siyaasadda in loo mi doobo lagana wada qeybqaato dhame ystirka geedi-socodka dimuqraadiyeyn ta dalka.
Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah wax looga qabto arrinta Gaza
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka degdegga ah ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee ka dhacay Jeddah, isagoo si adag u cambaareeyay xasuu qa iyo go’doominta Israa’iil ku hayso shacabka Falastiin, gaar ahaan Gaza.
Wasiirka ayaa ku baaqay In si deg deg ah loo joojiyo xabbada, In la ilaali yo dadka rayidka ah, In gargaar bini’ aadannimo la gaarsiiyo Gaza, In la taa geero xalka laba dowladood oo saldhig u ah dhismaha dowlad madax-ban naan oo Falastiiniyiintu leeyihiin, caasi madduna tahay Bariga Qudus.
Wasiirka ayaa sidoo kale bogaadiyay dadaallada caalamiga ah ee nabadda, wuxuuna carabka ku adkeeyay muhiim adda ilaalinta madax-bannaanida dhu leed ee dhammaan dalalka xubnaha ka ah OIC, oo ay Soomaaliya ku jirto.
Duqa Muqdisho oo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Mire Salaad Dhuxulow u magacaabay Guddoomiyaha Degma da Daarusalaam ee Gobolka Banaadir, waxaana Xilkii Guddoomiyaha Degma da Daarusalaam laga qaaday Md.
Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud.
Guddoomiyaha Gobolka ayaa kula dar daarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Daarusalaam Mire Salaad Dhaxalow in uu mudnaan siiyo Haru marinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga.
Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka
Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kur siga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Go -laha Shacabka Baarlamaanka Federaa lka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug.
Doorashada ayaa ku dhacday si hab sami leh, iyadoo ay goob-joog ka ahaa yeen guddiga doorashooyinka, masuu liyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo wakiillo kale oo ka socday hay’adaha amniga iyo bulshada rayidka ah.
Kursigan ayaa kamid ah kuraasta Gola ha Shacabka ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug,kana bannanaa Gola ha Shacabka Baarlamaanka Federaal ka Soomaaliya
Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar
Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wada tashiga Arrimaha Waxbarashada Soo maaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fe -deraalka Soomaaliya.
Shirkan oo looga hadlayo horumarin ta iyo tayeynta waxbarashada dalka, waxaa ka qaybgalaya Wasiirrada Wax barashada dowlad-goboleedyada xub naha ka ah Dowladda Federaalka iyo sidoo kale Maamulka Gobolka Banaa -dir.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XJFS, Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir, ayaa sheegay in shirka lagu gaari doo no go’aanno muhiim u ah mustaqbalka waxbarashada Soomaaliya.
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan muhiim ah la yeeshay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mu dane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay ku xi geenka Ergeyga Gaarka ah ee Qara mada Midoobay ahna Madaxa Isku-du widda Arrimaha Bini’aadamnimada Soomaaliya, Mudane George Conway, iyadoo kulanka ay goob joog ka ahaa yeen khubaro iyo mas’uuliyiin ka kala socday labada dhinac.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loo gu saaray xaaladda abaarta ka jirta go bolka Awdal, taas oo saameyn ballaa ran ku yeelatay bulshada, isla markaa na ku sii fideysa deegaano hoos taga maamulka Puntland. Waxaa si qoto dheer looga hadlay caqabadaha jira iyo hababka ugu habboon ee lagu sa meyn karo qorshe mideysan oo wax looga qaban karo xaaladda bani’aadan tinimo.
Intii kulanka uu socday, dhinacyadu waxay isla garteen in la qabto shirwey ne ballaaran oo ay ka soo qeyb geli doonaan ganacsatada Soomaaliyeed, culimada, hay’adaha maxalliga iyo kuwa caalamiga ah, deeq-bixiyeyaa sha iyo Qaramada Midoobay (UN). Shirkan ayaa lagu xoojin doonaa wada shaqeynta bulshada Soomaaliyeed iyo iskaashiga beesha caalamka, si si hufan iyo waxtar leh wax looga qabto xaaladaha abaaraha iyo masiibooyinka kale ee dalka.
Guddoomiyaha SoDMA, Mudane Max amuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan ka ku adkeeyay in hay’addu ka go’an tahay isku keenida dhammaan qayba ha bulshada. Waxa uu carabka ku dhuf tay in masiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah aan cid keli ah lagula ta caali karin, balse loo baahan yahay qor she mideysan oo ay wadajir uga sha qeeyaan dowladda, bulshada rayidka ah iyo beesha caalamka.
Sidoo kale, waxaa lagu dhawaaqay in Madasha Arrimaha Bini’aadantinimo, oo sanadkiiba saddex jeer la qabto, ku lankeeda soo socda lagu qaban doono magaalada Jowhar, caasimadda maa mulka Hirshabelle. Madashan ayaa noqon doonta fursad lagu mideeyo aragtiyaha iyo qorshayaasha wax ku oolka ah ee wax looga qaban karo xaaladaha bani’aadantinimo ee dalka.
Ugu dambeyn, kulanka ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo is-afgarad buuxa, iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay, oo ay ku jireen khubarada iyo mas’uuliyiinta lasocotay, ay isku raaceen in laga dhabeeyo dhammaan qodobadii lagu heshiiyay, si wax looga qabto xaaladaha abaarta iyo masiibooyinka kale ee ka jira gudaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo bey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Ambasador James Swan, oo uu wehli -yey wafdi diblomaasiyiin ah oo safar shaqo ku tegay Baydhabo.
Kulanka oo socday saacado ayaa dii radda lagu saaray xoojinta xiriirka Dow ladda Koonfur Galbeed iyo Qaramada Midoobey, diiwaangelinta codbixiyaya asha, taageerada hay’adaha UN-ka ee dhanka horumarinta iyo gargaarka bani’aadannimo, dadaallada nabadda iyo amniga – gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab – iyo horumarin ta adeegyada bulshada iyo barnaamij yada dowlad-dhiska.
Madaxweyne Laftagareen ayaa uga mahadceliyey Qaramada Midoobey kaalinta ay ka qaataan taageerada Soomaaliya, halka Ambasador James Swan uu ku ammaanay Koonfur Gal beed sida ay uga shaqeeyaan arrima ha nabadda iyo xasilloonida.
Kulanka Madaxweynaha waxaa ku wehliyey Wasiirrada Qorshaynta, Arrim aha Gudaha, Haweenka iyo Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Koonfur Galbeed.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi-Bari oo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweyna -ha iyo ku-xigeenkiisa
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaa nka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, iyo ku-xigeennadii sa ayaa magacaabay Guddiga Doora shada Madaxweynaha iyo Madaxwey ne Ku-xigeenka maamulkaas.
Guddiga cusub ee doorashada ayaa ka kooban toddobo xildhibaan oo loo xilsaaray qabanqaabada iyo maareyn ta doorashada hogaanka sare. Xubna ha guddiga ayaa kala ah:
1. Xildhibaan Axmed Keyse Cabdi Shire
2. Xildhibaan Cabdi Ismaaciil Axmed
3. Xildhibaan C/kariin Cali Yuusuf
4. Xildhibaan Siciid Dalmar Faarax
5. Xildhibaan Maxammed Maxamuud Cali
6. Xildhibaan Guuleed Maxammed Nuux
7. Xildhibaan Axmed Cali Xuseen
Magacaabista guddigan ayaa ah tall aabo muhiim ah oo dardar-gelinaysa geeddi-socodka doorashada Madaxwe ynaha iyo ku-xigeenkiisa, taas oo loo ballansan yahay inay dhawaan qabsoonto.
Masar oo ciidamo u soo diraysa Soomaaliya
Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay soo dhoweyneysaa guusha lagu soo gabagabeeyay tababarkii ugu horree yay ee loo qabtay cutubyo ka tirsan Cii danka Qalabka Sida ee Masar, kuwa -as oo dhawaan kusoo biiri doona Hawl galka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) ayaa horey u ansixiyay ka qaybgalka ciidamada Ma -sar ee AUSSOM. Tallaabadani waxay muujinaysaa sida ay Dowladda Masar uga go’antahay taageeridda amniga Soomaaliya iyo dhismaha awoodda Ciidanka Xoogga Dalka, iyadoo loo ma rayo qaab-dhismeedka hawlgalka cu sub ee AUSSOM.
Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay bogaadineysa kaalinta Midowga Afrika iyo Saaxibada Caalamka ee lagu xooj inayo hay’adaha amniga, isla markaa na door muhiim ah ka qaadanaya dar dargelinta dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Alshabaab ah ee Al-Shabaab iyo Daacish.
muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka ku bixiyey mashruuca Baxnaano
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay hufnaanta barn -aamijka gargaarka bulshada ee Bax -naano, oo ay maalgelisay Bangiga Adduunka isla markaana uu maamulo Barnaamijka Cunnada Adduunka (WF P), laguna bixiyey lacag dhan $153 mil -yan sanadkii 2024.
Warbixin uu maalmo ka hor soo saa ray Xafiiska Hanti-dhowraha Guud (OA G) ayaa lagu sheegay in WFP aysan dowladda la wadaagin xogta ku saab san qoysaska ka faa’iideystay gargaar ka, taas oo dhalisay shaki ku saabsan in lacagtu gaarto dadka loogu talagal -ay iyo in kale.
"WFP weli xogtii lagama maarmaanka ahayd ma gudbin, taas oo muhiim u ah hubinta in gargaarku gaaro dadka xa qa u leh,” ayuu yiri mas’uul dowladeed.
Sidoo kale, heshiis wax-ka-beddel ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay'adda WFP, oo ah in xogta la wadaago, lama diiwaan ge lin xafiiska hanti-dhowraha, taas oo sa re u qaaday walaaca sharci iyo maa mul ee barnaamijka.
Dowladda Federaalka ayaa ku baaqday iskaashi ka wanaagsan oo ay la yeelato WFP iyo hay’adaha kale si loo xaqiijiyo kormeer iyo isla-xisaabtan hufan, loona hubiyo in lacagaha shaca -bka loogu talagalay si sax ah loo maareeyo.
WFP oo mas’uul ka ah maaraynta iyo bixinta lacagahan, weli ma aysan wad -aagin wax xog ah oo ku saabsan dad ka ka faa’iideysanaya, taas oo dowla dda Soomaaliya ka hor istaagtay in si madaxbannaan u xaqiijiso in lacagta loo isticmaalayo si sax ah.
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab
Maxkamadda ciidamada Qalabka Si da ayaa saakay dil toogasho ah ku fuli say laba nin oo ka tirsana Maleeshiy -aadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Wa qooyiga Magaalada Gaalkacyo.
Labada nin ee saakay toogashada la gu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi ji ray Anas Cabdulqaadir Cali Maxa -muud oo loo yaqiinay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow.
Maxkamadda ciidamada Qalabka Si da ayaa ragaan horay dil toogasho ah ugu riday kadib markii fadhi ka yee latay dhagaysiga eedaha loo soo jeedi yay iyo difaaca Qareenadooda, haye -shee ugu dambeyn xukunkii horay loo gu riday ayay saakay Maxkamaddu ku fulisay.
Dadka la tilmaamay iney dileen laba daan nin ee toogashada lagu fuliyay waxaa kamid aha Nabadoono ku sug naa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo qaybta ay maamusho Puntland sida lagu sheegay warka kasoo baxay Max kamadda ciidamada Qalabka.
Waa markii afaraad bishaan gudahee da oo ay Maxkamadda ciidamada Qala bka sida ay xukuno dil toogasho ah ku fuliso rag ka tirsanaa Al-shabaab oo horay xukuno toogasho ah ugu riday Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana xusid mudan in wali xabsiyada dowladda Fedaraal ka ku xiran yihiin rag ku xukuman dil toogasho ah.
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda oo uu dib-u-dhis ballaaran ka socdo
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arri -maha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdikhaakim Ashkir, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cayda ruus Macallin Xasan, ayaa kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda ee degmada Boondheere, halkaas oo dib-u-dhis ballaaran uu ka socdo.
Mas’uuliyiintan ayaa indha-indheeyey heerka uu marayo dhismaha oo haa tan gabagabo ku dhow, iyaga oo ka dhageystay Injineerrada iyo howlwa deenada kale ee shaqada ka socda warbixin ku saabsan waxa qabsoomay iyo inta harsan.
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda, Mud -ane Ashkir, ayaa ku booriyey in la dar dar-geliyo dhismaha si xaruntu ugu ho wl-gasho waqtiga ugu dhow, looguna adeego qaranka.
Netanyahu oo sheegay in ay burburiyeen qasriga madaxtooyada magaalada Sanca ee Yemen
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in weerarra da cirka ee Israa’iil ku qaaday Sanca ay burburiyeen qasriga madaxtooyada ee magaalada Sanca, iyo sidoo kale xarunta korontada.
Wuxuu ku adkaystay in kooxda oo ay taageerto Iiraan "ay hadda bixinayso dadaal culus oo ku saabsan weerar radii ay ku qaadi laheed Israa’iil.”
Milatariga Israa’iil ayaa xaqiijiyay in la beegsaday goobo ku yaalla caasimad da Yemen, waxaana bayaan ay war baahinta Reuters baahisay lagu shee gay in la bartilmaameedsaday xarumo ay ka mid yihiin qasriga madaxtooyada oo ku dhex yaalla xarun ciidan, laba xarumood oo koronto, iyo goob kaydka shidaalka ah.
Wakaaladda wararka Yemen ee Saba ayaa horey u sheegtay in laba qof ay dhinteen, shan kalena ay dhaawac meen, taasoo ahayd tirada khasaare hordhac ah oo ka dhashay weerarkii Israa’iil ku qaaday xarunta Shirkadda Shidaalka Yemen ee ku taalla wadda da 60-aad ee koonfur-galbeed Sanca.
Dowladda Soomaaliya oo walaac ka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay aad ugu dhowdahay in la aqoonsado
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somali land, Cabdiraxmaan Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ay u badan tahay in Maraykanku dhawaan Somaliland aqo -onsado, isaga oo sheegay in ay mi deeyeen danaha Hargeysa iyo Washin -gton.
Wasiir Bakaal oo waraysi siiyay muuq baahiyaha xukuumadda, ayaa shee gay in kadib muddo ka badan 30 sano oo Somaliland ay ictiraaf raadinaysay, uu ugu dambayntii arko iftiinka ictiraaf ka.
"Socod dheer ayaynu soo galnay, laa kiin hadda iftiinkii ictiraafka ayaa inoo muuqda, inyar ayaynu u jirnaa. Waqti yar ayuu qaadanayaa, waan ogahay. Dareenkayguna wuxuu ii sheegayaa oo aan aaminsanahay in uu muddo dhow imanayo," ayuu yidhi Bakaal.
Waxa uu sheegay in dadaallo aad u badan oo lagu doonayo in Somaliland lagu aqoonsado ay hadda ka socdaan gudaha Maraykanka, isla markaana ay awoodda saareen in ay qanciyaan xil dhibaannada golayaasha, maadaama xildhibaanadu ay iyagu siyaasadda hagaan oo ay sameeyaan xidhiidhada.
Waxa uu hoosta ka xariiqay in Somali -land ay joojisay siyaasadii hore ee qaa wanayd, oo ay hadda isticmaalayso diblumaasiyad aamusan, isla markaa na dhawaan ay hawlo ka wadaan guda ha qaaradda Afrika, kuwaas oo dha waan la arki doono natiijada waxqa badkooda gudaha qaaradda.
Wuxuu inta ku daray in danaha ugu waaweyn ee Maraykanku Somaliland ka leeyahay ay yihiin iskaashiga amni ga iyo khayraadka dabiiciga ah ee So maliland ku jira, kuwaas oo labada dhi nac ay doonayaan in ay iska kaa shadaan, isla markaana madaxdii ka socotay AFRICOM ee dhawaan madax weynaha la kulmay ay kala hadleen is kaashiga amniga.
Mar wax laga waydiiyay sababta uu Maraykanku wakhtigan u aamini karo Somaliland, ayuu ku jawaabay: "In So maliland aanay heshiisyada ka bixin ama aanay maskaxdeeda beddelin marka xukuumaduhu is beddelaan, oo xukuumad kasta ay fuliso heshiisyadii xukuumaddii ka horreysay gashay."
"Danta uu Maraykanku Somaliland ka leeyahay waa mid aan indhaha laga qarsan karin, sidoo kale danta Somali land Maraykanka ka leedahay waa mid aan indhaha laga qarsan karin. Marka waxaannu fahannay in aanu danaha yaga mideyno," ayuu hadalkiisa sii raa ciyay Wasiir Bakaal.
Somaliland ayaa awoodda saartay si dii ay maamulka Trump ugu qancin la hayd madaxbannaanideeda, halka dowladda Soomaaliyana ay waddo olo le lagu hor istaagayo dhaqdhaqaaq yada Somaliland.
Janaraalada ugu sareeya Israa'iil oo ku booriyay Netanyahu inuu aqbalo heshiiska siideynta lahaystayaasha
Wararka ka imaanaya Israa’iil ayaa sheegaya in Jeneraalka ugu sarreeya dalkaas uu ku booriyay ra’iisul wasaa raha Benjamin Netanyahu, inuu aqbalo heshiiska lagu sii dayn doono la haysta yaasha lagu haysto Gaza.
Xamaas ayaa horey u aqbashay soo jeedinta oo ay soo jeediyeen dhexdhe -xaadiyeyaasha gobolka.
Labaatan ka mid ah la haystayaasha ayaa la rumaysan yahay in ay weli nool yihiin.
Lt. Gen. Eyal Zamir, ayaa lagu soo waramayaa in uu sheegay in militariga Israa’iil ay soo bandhigeen shuruuda ha heshiiska, haatanna ay ku xiranthay gacanta Mr Netanyahu.
Golaha wasiirada ammaanka ee Israa 'iil ayaa lagu wadaa in ay arrintan ka hadlaan Talaadada shalay ah.
Guddiga difaaca wariyaasha ee CPJ oo war ka soo saaray wariyaashii shalay lagu dilay Qasa
Guddiga Difaaca Suxufiyiinta ee CPJ, ayaa cambeereeyey weeraradii Israa’iil ka fulisay isbitaalka Qasa oo tiro wari -yaala ay ku dhinteen.
Qoraal lagu daabacay bogga rasmiga ah ee CPJ ayaa lagu sheegay waxay "canbaaraynaysaa weerarrada Israa'iil, wa xayn ugu baaqaysaa beesha caalamka inay Israa'iil kula xisaabtanto werarada sharci darrada ah ee ay ku hayso saxaafadda.
"Dilka ay Israa'iil ku hayso saxafiyiinta Qasa waa uu sii socdaa iyadoo dunidu ay daawanayso oo ay ku fashilantay in ay si adag wax uga qabato".ayey tiri Sara Qudah, agaasi maha gobolka ee CPJ - oo ah hay'ad fadhigeedu yahay New York oo u dooda xorriyadda saxaafadda adduunka oo dhan. Waxayna ku tilshalayy weerarradii ugu dambeeyay "Weerar -radii ugu naxdinta badnaa ee ay saxaafaddu la kulanto dhawanahan".
Mar sii horreysay, ciidamada difaaca Israa’iil ayaa jawaab ka soo saaray weerarka, waxayna sheegeen in "Ciidamadu aysan si gaar ah u beegsan suxufiyiinta.
WHO oo ka hadashay duqaynta isbitaalka Qasa
Waxaa jira burbur ballaaran oo soo gaaray dhismaha weyn ee Isbitaalka Nasser ee koonfurta Marinka Gaza, sida uu sheegay madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO.
Sida aan wararkeenii hore ku sheegnay, Isbitaalka ayaa la gu garaacay weerar ay saaka fuliyeen ciidamada Israa’iil. Mi -latariga Israa’iil ayaa sheegay in ay weerar ka fuliyeen aagga, halka BBC Verify ay xaqiijisay dhowr muuqaal oo muujinaya laba weerar oo Israa’iil ay ku qaaday isbitaalka.
Qoraal uu soo dhigay X, Tedros Adhanom Ghebreyesus aya a sheegay in aagga duqayntu ku dhacay ay ku jiraan qaybta gargaarka degdegga ah ee isbitaalka, qaybta bukaan-jiifka iyo qaybta qalliinka, iyo in jaranjarooyinka degdegga ah ay waxyeelo soo gaartay.
Wuxuu intaas ku daray in dadka dhaawacmay ay ku jiraan "bukaanno aad u xanuunsan oo markii horeba la daryeela -yey".
"Iyadoo dadka Qasa ku nool ay gaajoonayaan, haddana helitaankooda caafimaad ee xaddidan ayaa waxaa sii cur -yaaminaya weerarrada soo noqnoqda" ayuu yiri Ghebrey -esus.
"Joojiya weerarrada lagu hayo xarumaha caafimaadka. Xa bad joojin ha la helo – hadda!" ayuu intaas ku daray
OGEYSIISKA ASTAANTA GANACSIGA – SOOMAALIYA
BENNY
Waxaa halkaan lagu ogeysiinayaa in astaanta ganacsi ee kor ku xusan ay leedahay:
DAVITA TRADING (PTY) LIMITED
A company with head office at 15 Stellar Drive, Crown Extension 4, Crown Mines, Johannesburg, 2092, South Africa
Astaanta ganacsi waxa lagu isticmaalaa alaabtan soo socota:
Fasalka 29: Maraq, budada maraqa iyo diyaarinta maraqa; kubbada maraqa (stock cubes); hilib, kalluun, digaag iyo cayayaan la cuno (game); dheecaannada hilibka; miraha iyo khudaarta la keydiyay, la qaboojiyey, la qalajiyey ama la kariyey; jelly, macaanka (jam), isku-darka miraha (compotes); ukumo, caano iyo waxyaabaha caanaha laga sameeyo; saliidaha iyo dufanka la cuni karo.
Waxaa sidoo kale halkaan lagu ogeysiinayaa in tallaabo sharciyeed la qaadi doono cid kasta oo qof ama shirkad ah oo isticmaasha isla astaanta ganacsi ama mid la mid ah, ama cid kasta oo ku xad-gudubta xuquuqda lahaanshaha astaantan ganacsi.
HALKAAN KA AQRISO W.WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 26 AUG, 2025
.