Shirweynaha Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo ka furmay Laascaanood

0
Sunday July 13, 2025 - 17:19:07 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynaha Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo ka furmay Laascaanood

    Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka gurney Shirwaynaha dhammeysttirka Dowlad Gobolleedka SSC-Khaatumo. Shirweynaha waxaa ka soo qeyb galay guddoomiye ku-xigeenka golaha Aqalka sare Sen. Cabdullaahi Timacadde, wasiirka Wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka gurney Shirwaynaha dhammeysttirka Dowlad Gobolleedka SSC-Khaatumo. Shirweynaha waxaa ka soo qeyb galay guddoomiye ku-xigeenka golaha Aqalka sare Sen. Cabdullaahi Timacadde, wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Xidlhibaan Cali Yusuf Ali Xoosh, Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Mudane C/qaadir Firdhiye,Wasiirro ka tirsan & xildhibaan ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hoggaanka Dhaqanka SSC-Khaatumo, Ergooyinka ka socda SSC-Khaatumo iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada. Shirka ayaa muddada uu socdo waxaa looga tashanayaa ayaaha iyo dhammeystirka Dhismaha maamulka SSC-Khaatumo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip