Shirweynaha Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo ka furmay Laascaanood
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka gurney Shirwaynaha dhammeysttirka Dowlad Gobolleedka SSC-Khaatumo.
Shirweynaha waxaa ka soo qeyb galay guddoomiye ku-xigeenka golaha Aqalka sare Sen. Cabdullaahi Timacadde, wasiirka Wa