Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay taallada Dhagaxtuur

0
Thursday June 26, 2025 - 09:36:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay taallada Dhagaxtuur

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xuska 26-ka Juun oo ah 65-guuradii ka soo wareegatay markii ay xorriyada qaateen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xuska 26-ka Juun oo ah 65-guuradii ka soo wareegatay markii ay xorriyada qaateen Gobollada Waqooyi ee dalka. Munaasabadda ubax-dhigga waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), wasiirro ka tirsan XFS, cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip