Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xuska 26-ka Juun oo ah 65-guuradii ka soo wareegatay markii ay xorriyada qaateen