R/wasaare ku xigeenka XFS "Dalkani waxa uu u baahan yahay hal-abuur ganacsi"

0
Friday February 28, 2025 - 13:01:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/wasaare ku xigeenka XFS "Dalkani waxa uu u baahan yahay hal-abuur ganacsi"

    Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kaalinta Dowladda Soomaaliya uu yahay soo celinta amniga dalka iyo abuuridda jawi ay ku shaqeyn karaan qeybaha ganacsatada ee dalka. "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kaalinta Dowladda Soomaaliya uu yahay soo celinta amniga dalka iyo abuuridda jawi ay ku shaqeyn karaan qeybaha ganacsatada ee dalka. "Dowladda waxaa ka go'an in ay gaxan siiso shirkadaha ama ganacsatada dooneysa in ay naalgashadaan dalka si ayuu yiri Saalax Axmed Jaamac shacabku ay u helaan adeeg jaban iyo shaqo ku filan nolosha dhallinyarada. Ra'iisul wasaare ku xigeenka waxa uu carabka ku adkeeyay in guud ahaan ganacsatada dalka ay xil iska saaraan abuuridda fursado shaqo oo dhallinyarada Soomaaliyeed ka saacida in ay ka baxaan walwalka .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip