R/wasaare ku xigeenka XFS "Dalkani waxa uu u baahan yahay hal-abuur ganacsi"
Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kaalinta Dowladda Soomaaliya uu yahay soo celinta amniga dalka iyo abuuridda jawi ay ku shaqeyn karaan qeybaha ganacsatada ee dalka.
"