Eedeysanayaal loo soo xiray weerar ay ku qaadeen saldhigga degmada Cabdicasiis

0
Thursday February 13, 2025 - 11:19:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eedeysanayaal loo soo xiray weerar ay ku qaadeen saldhigga degmada Cabdicasiis

    Hay'addaha amaanka Caasimadda ayaa Howlgalkii shalay ka dhacay Degmada Cabdicasiis kusoo qabtay 3 eedeysane oo mid kamida dhaawac yahay kuwaas oo so weeraray Taliyihii Saldhigga Boliiska Cabdi casiis oo fulinayay amar Maxkammadda ka soo baxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'addaha amaanka Caasimadda ayaa Howlgalkii shalay ka dhacay Degmada Cabdicasiis kusoo qabtay 3 eedeysane oo mid kamida dhaawac yahay kuwaas oo so weeraray Taliyihii Saldhigga Boliiska Cabdi casiis oo fulinayay amar Maxkammadda ka soo baxay. Waxaana lagu sooo qabtay 3, sadax eedeysane iyo laba Qori oo mid Zaban yahay oo ay wateen waxana socota baaris iyo ka gungaarista cidii soo abaabushay fal danbiyeedkaas waxaana la horgeyn doonaa Maxkamada awooda uleh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip