Share with your friends via email

Eedeysanayaal loo soo xiray weerar ay ku qaadeen saldhigga degmada Cabdicasiis

Hay'addaha amaanka Caasimadda ayaa Howlgalkii shalay ka dhacay Degmada Cabdicasiis kusoo qabtay 3 eedeysane oo mid kamida dhaawac yahay kuwaas oo so weeraray Taliyihii Saldhigga Boliiska Cabdi casiis oo fulinayay amar Maxkammadda ka soo baxay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip