Dowladda Mareykanka oo awoodeeda isugu gaynaysa xakameynta dabka LA

0
Thursday January 09, 2025 - 13:41:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Mareykanka oo awoodeeda isugu gaynaysa xakameynta dabka LA

    Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay sameyso wax walba oo karaankeeda ah, si loo xakameeyo dabka cusub ee ka kacay qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, sida uu sheegay madaxweyne Biden. Madaxweyne Bid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay sameyso wax walba oo karaankeeda ah, si loo xakameeyo dabka cusub ee ka kacay qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, sida uu sheegay madaxweyne Biden. Madaxweyne Biden ayaa muujiyay in waqti dheer ay qaadan karto la tacaalidda xaaladda dabka, balse ay wax walba u hurayaan sidii loo xakameyn lahaa. Wuxuu amar ku bixiyay in dowladda dhexe ay kaalmeyso tan gobolka si ay ugu guulaystaan dadaallada socda ee wax looga qabanayo dabka holcaya ee sida xowliga ah ku baahaya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip