ka soo baxaysa dabley hubeysan oo weerar ku qaadday madaxtooyada dalka Chad

0
Thursday January 09, 2025 - 12:22:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ka soo baxaysa dabley hubeysan oo weerar ku qaadday madaxtooyada dalka Chad

    Qoraalka sawirka,Afhayeen u hadlay dowladda ayaa isku dayay inuu hoos u dhigo weerarka Dowladda Chad ayaa sheegtay in sagaal iyo toban qof lagu dilay weerar lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee caasimadda N'Djamena. Dhamaan kooxdii weerarka s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraalka sawirka,Afhayeen u hadlay dowladda ayaa isku dayay inuu hoos u dhigo weerarka Dowladda Chad ayaa sheegtay in sagaal iyo toban qof lagu dilay weerar lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee caasimadda N'Djamena. Dhamaan kooxdii weerarka soo qaadday ayaa la dilay sida wararku sheegayaan. Qof ka mid ah sagaal iyo tabanka qof ee dhintay ayaa ka mid ahaa ilaalda madaxtooyada. Dhacdadan ayaa timid kadib markii dhawaqa rasaasta laga maqlay xaruunta madaxtooyada, waxaana wadooyinka lagu arkayay Taangiyo. Ilo-wareedyo ku dhow dowladda ayaa sheegay weerarka ay fuliyeen wax ay ku tilmaameen "argagixiso". Sida qaar ka mid ah warbaahinta gudaha dalkaasi ay ku warramayaan dableyda weerarka soo qaadday ayaa loo maleynayaa in ay ka tirsanyihiin kooxda Boko Haram. Afhayeen u hadlay dowladda ayaa isku dayay inuu hoos u dhigo weerarka kaas oo yimid maalin kadib markii Chad ay marti galisay wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip