ka soo baxaysa dabley hubeysan oo weerar ku qaadday madaxtooyada dalka Chad
Qoraalka sawirka,Afhayeen u hadlay dowladda ayaa isku dayay inuu hoos u dhigo weerarka
Dowladda Chad ayaa sheegtay in sagaal iyo toban qof lagu dilay weerar lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee caasimadda N'Djamena.
Dhamaan kooxdii weerarka s