Wasiir Fiqi "iyadoo lagu jiro maalmaha Xorriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro"

0
Friday June 28, 2024 - 13:22:05 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fiqi "iyadoo lagu jiro maalmaha Xorriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro"

    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed oo u dabaal-degaya maalmaha Xoriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya,wuxuuna arrimahaasi ku tilmaamay xaalad aan la fileyn iyo ayaan darro".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed oo u dabaal-degaya maalmaha Xoriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya,wuxuuna arrimahaasi ku tilmaamay xaalad aan la fileyn iyo ayaan darro". Wasiirka ayaa muujiyay in uu aad uga xun yahay in dhallinyarada Somaliyeed lagu marin habaabiyay hees ka hadleysa damaca qowmiyad kamid ah kuwa dega Dalka Itoobiya. "Dadla Soomaaliyeed hees la sameeyay iyo kalimaad lagu raaligelinayo dal kale oo damac leh laguma sandulleyn karo dadka Soomaaliyeed"ayuu tiri wasiir Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda CFS ayaa xusay waxa ka dhalan kara arrimahaasi,isagoo dhinaca kale Dadka Soomaaliland ku ammaanay diidmada ay ka muujiyeen damaca Itoobiya iyo falalka ay caadeysteen kuwa haya hoggaanka halkaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip