DFSoo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

0
Thursday April 18, 2024 - 13:35:51 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DFSoo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

    Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u geeriyooday. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u geeriyooday. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Wasaaradda ay uga tacsiyeenayso, Wasaaradda Gaashaandhigga, ciidanka difaaca, dowladda iyo shacabka dalkaas geerida ku timid Taliyaha Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip