DFSoo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u geeriyooday.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu