Puntland oo dhigtay gogol looga hadlayo arrimaha Somalia & Deni oo faahfaahiyey

0
Tuesday January 30, 2024 - 14:32:34 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo dhigtay gogol looga hadlayo arrimaha Somalia & Deni oo faahfaahiyey

    ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,

Madaxweyne Saciid Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogol ay Puntland dhigtay oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Deni oo shir jaraaid qabtay ayaa xusay in gogoshaas uu aqbalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

"Kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan waxaa looga hadlay Ajandaha Shirka heer Federaal ee ay gogoshiisa dhigtay Puntland oo ka dhici doona Garoowe” ayuu yiri Deni.

Waxaa uu xusay in RW ku-xigeenka dalka loo xilsaaray diyaarinta ajendaha looga hadlayo gogoshaas oo ay ka mid yihiin horumarinta dowladnimada Somalia iyo xaaladighii ugu dambeeyey geeska Afrika.

"Madaxweynaha dalka ayaa shaacin doona xiliga la qabanayo gogosha, waxaana ka soo qeyb galaya dhamaan madaxda dowlad goboleedyada iyo qeybaha bulshada” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

HOOS KA DAAWO HADALKA DENI




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip