Is qarxiyaha oo dadka ku soo cararya markii la arkay ayaa la kala carray kadibna intuu ku soo gaaray uu isku qarxiyay.

Sawirada laba ka mida dadka qaraxa ku dhintay ayaad la arki kartaa muuqaalka hoostiisa waxaana lagu kala magacaaba Abuu Baana iyo Prof.Gacameey.

DAAWO: Qaabka uu u dhacay Qaraxa Xamar-weyne

No description available.