HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAYLIY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Thursday November 23, 2023 - 08:37:27 in Wararka by
  • Visits: 395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAYLIY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sha aciyay dagaal sadax jiho ah oo dowl adda la galeyso Al-shabaab

Madaxweyne dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin dhee raad ah ka bixiyay daga alka dowladiisa la gash ay kooxda Al-shabaab iyo aragtidiisa ku aadan Mustaqbalka fog ee So omaaliya.

Madaxweyne Xasan Sh. oo xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee ma gaalada London, kaga qeybgalay kulan uu uga ha dlay dagaalka dowladiisa ay kula jirto Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in dowladda ay dajisay qorsheyaal cusub oo ka dhan ah kooxda.

"Dagaalka dalka looga xoreynayo kooxda dow laddu waxay u dajisay siyaasad cad oo lagula diri raayo argagixisada taas oo ay saldhig u tahay in la qaado dagaal Saddex jiho ah Dagaal Military, Dagaal dhaqaale iyo Dagaal fikir oo lagu baabi’ inayo fikirka guracan ee Khawaarijta" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaa liya.

Wuxuu sidoo kale sheegay madaxweynaha Soomaaliya in howlgalada ka dhanka Shabaab la gu xureeyay in ka badan 80 deegaan oo ay horay uga talin jireen Al-shabaab, islamarkaana dowlad da federaalka ay gaarsiisay deegaanadaas adeeg yadda aasaasiga ah sida waxbarasho bilaash ah, caafimaad iyo biyo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si doo kale ka hadlay qorshaha dowladda ee la ware egidda masuuiyadda amniga dalka iyo ka bixitaan ka ciidamada ATMIS ayaa hoosta ka xarriiqay in dowladda ay dadaal xooggan galisay dib u dhiska ciidamada qaranka ayna ka go’antahay in waqtiga kooban dalka looga xureeyo kooxda Al-shabaab, islamarkaana ciidamada AMTIS ay dalka ka bax ayaan dabayaaqada sanadka soo socda ee 2024.

Madaxweynaha dowladda Fedaraa lka ayaa sa axiibada caalamiga ee taageera dib u dhiska iyo horumarka Soomaaliya ka dalbaday iney laba jiba araan dadaalkooda garab istagga Soomaaliya, isa goona sidoo kale ku amaanay shacabka Soomaa liyeed doorkooda ku aadan halganka dib u xorey nta oo uu tilmaamay inay aasaas u yihiin guulaha muuqda ee ciidamada qaranka kasoo hooyeen dib u xoreynta dalka.

Soomaaliya iyo QM oo ka wada shaqaynaya horumarinta Sanduuqa wada jirka ah ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashi ga iyo horumarinta dhaqala aha xukuumadda fed eraalka Soomaaliya Md.Maxamuud Cabdiraxma an Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xige enka wakiilka gaar ka ah ee QM u qaa bilsan Soomaaliya Mr.George Con way ayaa si wadajir ah u gudoo minay kulankii ugu horeeyay ee kooxda ma arey nta Sandu uqa Wa dajirka ah ee Soomaaliya.

Shirka ayaa looga hadlay sida ugu habboon ee loo kala horreysiin karo, lana iskugu-dubbaridi lahaa dhaqalaa ha Sanduuqa Wadajirka ee Soo maaliya si loo xaqiijiyo in ay saameyn wanaag san ku yeeshaan shacabka Soomaali yeed.

Shirka waxaa ka soo qeybgalay wasiiru Dowla ha xafiiska Ra’iisal was aaraha Soomaaliya XFS Md.Xirsi Gaani, agaasmiga guud ee Wasaaradda maaliyadda Md. Suleymaan Cumar iyo wakiillo ka kala socday Saaxiibada Soomaaliya sida Switzer land iyo Norway.

Shiinaha oo ugu deeqay Soomaaliya 139, 318, 45 si kor loogu qaado gargaarka fatahaadaha

Hay’adda Maareynta Musiibo oyinka SOD MA, ayaa safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ka gaddoontay deeq lacageed oo dhan $139,318.45, taasoo lagu taageerayo sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadkii ku waxyeeloobay fataha adda.

Mahamud Moallim Abd ulle, Gudd oomiyaha SoDMA, ayaa ku bogaadiyay dowlad da Shiinaha deeqdan lacag eed ee ay ka heleen, isagoo ku nuux-nuux saday muhiimadda xiriirka fog ee u dhexeeya labada dal.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ka codsaday dowladaha caalamka in ay gargaar lasoo gaaraan dadka Soomaal iyeed ee isugu darsantay fataa hadaha iyo colaadaha muddada dheer ah.

Fei Shengchao, Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, ayaa sheegay in taageerada loo fid iyo dhibanayaasha fatahaadaha Soomaaliya ay muujineyso sida ay Beijing uga go’an tahay xooji nta iskaashiga kala dhexeeya Soomaaliya.

Safiirka ayaa sheegay in Dowladda China ay mar walba garab taagantahy shacabka Soomaaliy eed ee xaladdaan adag ku jira isagoo sheegay in gargaar iyo taakula kalana ay dhawaan bilaabi do onaan, sidoo kalana ay ka qayb qa dan doonto dhismaha kaabayasha ku burburay roobabka iyo dhismaha biya xireenno.

Deeqdan ayaa timid iyadoo Qaram ada Mido obay ay ka digtay khatarta ay daadadka iyo fatah aaduhu u geysan karaan dadka ku nool deegaann ada ay saameynta ugu daran ku yeesheen roob abkii Dayrta

Guddoonka labada gole ee BF oo guddiyo u magacaabay saddex dal + Magacyada

Guddoomiyeyaasha 2da Aqal ee Baarlamaan ka JJFS ayaa magacaabay guddiyada saaxibtini mada Baarlamaan ka Soomaaliya iyo Baarlama annada Shiinaha, Ciraaq iyo Isu-tagga Imaara adka Carabta.

Guddiyadan ay maga caabeen Gudd oomiye Aadan Madoobe iyo Gud doomiye Cabdi Xaashi ayaa ka shaqeyn doona kor u qaadista xiriirka ka dhaxeeya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shi inaha, Ciraaq iyo Ima araadka.

Guddiyada Shiinaha iyo Ciraaq ayaa midkiiba waxa uu ka kooban yahay 7 xubnood, halka Gudd iga loo magaca baay Isu-tagga Imaaraadka Carab ta uu ka kooban yahay shan xubnood.

"Xoghayeyaasha Guud ee 2da Aqal ee BJFS waxaa la farayaa in ay magacaabidda Gudd iga Saxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soom aaliya iyo Baarlamaanka Dalalkaan ay u gud biy aan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaash iga Caalamiga ee JFS, si ay ugu sii gudbiso Baarl amaanka Dalka Shiinayha, Ciraaq iyo Imaaraadka Carabta,” ayaa lagu yiri magacaabista wad a-jirka ah ee guddoonka labada gole ee BF.Hoos ka aqriso magacyada Xildhib aannada iyo Senatarada guddiyada la magacaabay;Gud diga Saaxiibtinimada Soomaa liya iyo Shiinaha

Xil. Jama Mohamed Askar

Xil. Sayid Ali Isack Mohamed

Xil. Osman Ali Yusuf

Xil. Mohamed Ibrahim Ali (Cajiib)

Xil. Yusuf Hayle Jimalle

Sen. Abdi Osman Hareed

Sen. Ibrahim Cismaan Awgaab

Guddiga Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Ciraaq

Xil. Mohamed Abdirahman Nadiif

Xil.Mohamaed Ahmed Mohamed(Bafo)

Xil. Ismail Eid Mohamed

Xil. Faa’izo Mohamed Jeyte

Xil. Said Mohamed Mohamud Haid

Sen. Abdiweli Mohamed Ibrahim

Sen. Sareda Mohamed Hassan

Guddiga Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Imaaraadka

Xil. Mustafa Sheikh Ali Duhulow

Xil.Mohamud Abdiahman Sheikh Farah

Xil. Nura Ayni Khalif Sheikh

Xil. Hassan Abdi Ismail

Sen. Ahmed Mohamed Ali

Muxuu yahay heshiiska ay kala saxii xdeen dowladaha Somalia iyo Britain?

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cu mar Jaamac Huruuse ayaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kulan kula yeeshay Was iirka horumarinta Afrika ee UK Andrew Mitchell.

Labada Wasiir ay aa magaalada Lond on ku wada saxiixay heshiis dhabbaha u xaaraya iskaashi buu xa oo labada dal ay ka yeeshaan dhinacyada am maanka, dhaqaalaha, maamul wanaagga iyo gar gaarka.

"Anigoo ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya ee boo qashada shaqo ku jooga Boqortooyada Ingiriiska wax aan heshiis Iskaashi iyo wada shaqayn ku ka la saxiixannay magaalada London Wasiirka hor umarinta Afrika ee UK Andrew Mitchell”.

Dalka Ingiriiska ayaa safka hore kaga jira dalal ka Soomaaliya ka taageera arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo howlaha samafalka.

Kulan looga hadlay ansixinta qorshaha Qaran ee caruurta ayaa Dorraad lagu qabtay hotelka Sa xafi ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Sheekh Aadan Mado obe oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka JFS Md.Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gaaray magaala dda Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha dowladda gob olleed ka Koonfur Galbeed Md .Cabdicasiis Xasan Maxamed Laf ta gareen ayaa Garoonka Diyaarad aha Magaa la da Baydhabo kusoo dhoweeyay wafdiga uu hogg aaminayey Guddoom iyaha Golaha Shacabka BFS.Socdaalka gudoomiyaha Baarla maanka ay aa ah ka qeybgalka Shirka Xildhibaannada labadd a Aqal ee Baa rlamaanka Soomaaliya ee deegaa n doorashoodu tahay Koonfur Galbeed iyo Mada xweynaha Koonfur Galbeed ay uga arinsan laha ayeen geeddiga dowlad dhiska Soomaaliya, how lgalka wajiga 2-aad ee dagaalka iyo wax ka qabash ada saamaynta fatahaadaha


SSC-Khaatumo oo bayaan deg deg ah ka soo saartay dagaalkii Dorraad, shaacisay in…

Hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa faafin deg deg ah kasoo saaray dagaalkii Dorraad dib uga qarxay G/Sool,kaasi oo u dhaxeey ay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Bayaanka SSC ayaa waxaa lagu sheegay in dagaa lka ay soo qaadeen ciidamada So maliland, iyaga oo weeraray odayaal dhaqan oo degmada Yeyle u tagtay wacyi-gelinnabadeed iyo sidii loo xakameyn lahaa colaadaha jira.

"Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyay waxaa degmada Yeyle isaga daba tagay wafuud nabada yn ah oo ka kooban Isimmo, cuqaal iyo waxgarad Kale. Weftigaas oo uu hoggaaminayo Garaad Jaa mac Garaad Ismaaciil, waxayna deegaannadaas ka wadeen wacyi-gelin nabadeed iyo sidii loo xak amayn lahaa colaadaha jira,” ayaa lagu yiri qora alka kasoo baxay hoggaanka SSC-Khaatumo.

Sidoo kale waxaa lagu yiri "Nasiib-darro Dorra ad oo ah 22 November Ciiddammada Muuse Biixi oo fulinaya baaqii colaadeed ee ka soo yeedhay 21 November 2023, Guddoomiyaha Golaha Guur tida Maamulka Muuse Biixi ayaa waxay weerar fulaynimo ah ku soo qaadeen Degmada Yeyle iyo Goobihii ay ku sugnaayeen waftigii Nabadayntu. Weerarkii ka dhashay duullaankaas ayaa illaa had da soconaya.”

SSC-Khaatumo ayaa waxay shaacisay in ciida mada SSC ay gacanta ku soo dhigeen maxaabiis iyo gaadii dagaal, kuwaasi oo ay sheegtay in dha waan loo soo bandhigi doono saxaafadda.

Bayaankan ayaa sidoo kale waxaa baaq loogu diray dowladda federaalka iyo beesha caalamka, ayada oo maamulka uu sheegay in ay diyaar u yih iin nabad kula noolaanshaha deriskooda iyo u ho gaansanaanta xeerarka caalamiga ah iyo go’aam mada Golaha Ammaanka QM.

Hoos ka aqriso qoraalka SSC oo dhameystiran;

FAAFIN DEGDEG AH

Laascaanood, 22 November 2023:- Saddexdii Maalmood ee ugu danbeeyay Waxaa Degmada Yeyle isaga daba tagay Wufuud Nabadayn ah oo ka kooban Isimmo, Cuqaal iyo Waxgarad Kale. Weftigaas oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, waxayna deegaannadaas ka wadeen wacyigelin nabadeed iyo sidii loo xakam ayn lahaa colaadaha jira.

Nasiib-darro Dorraad oo ah 22 November Ciid dammada Muuse Biixi oo fulinaya baaqii colaade ed ee ka soo yeedhay 21 November 2023, Gudd oomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Muuse Biixi ayaa waxay weerar fulaynimo ah ku soo qaadeen Degmada Yeyle iyo Goobihii ay ku sugnaayeen waftigii Nabadayntu. Weerarkii ka dhashay duull aankaas ayaa illaa hadda soconaya.

Ciiddammada xaq-u-dirirka ee difaaca SSC-Khaatumo ayaa si geesinnimo leh uga

Hortegay weerarkaas fulaynimada ah, islamarkaa na ku guulaystay in ay dib ugu celiyaan goobihii ay ka soo duuleen. Ciidamada Difaaca SSC-Kha atumo ayaa gacanta ku dhigay Maxaabiis iyo Ga adiid dagaal, kuwaas oo aanu Saxaafadda u soo bandhigi doonno.

Haddaba, waxaan ugu baaqaynaa Shacabka weynaha iyo Ciiddammada Difaaca SSC-Khaatu mo in ay u diyaar-garoobaan difaaca deegaankoo da iyagoo aan cidna duullaan ku ahayn.

Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu ogaysiinayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha C aalamka in ay diyaar u yihiin nabad kula noolaan shaha deriskooda, islamarkaana aannu u hogga an samayno xeerarka caal amiga ah iyo go’aam mada Golaha Ammaanka QM. Balse Maamulka Muuse Biixi ay ka go’antahay in ay dhacaan colaa do iyo dagaallo daba-dheeraada. Ugu dambayn, Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu mar 2ad hoosta ka xarriiqayaa inay u diyaarsanyihiin difaaca & ila alinta nafta, dhulka iyo sharafta deegaannada SS C-Khaatumo oo idil, weerar kasta oo ka yimaadda Muuse Biixina ay ka dhalan doonto cawaaqib aan la mahadin, kuwaas oo uu masuuliyaddeeda qaa dayo Muuse Biixi iyo kooxdiisa.DHAMMAAD

Aqriso: Magacyada shirkadaha ku guuleystay adeega Xajka 2024 oo lagu dhowaaqay

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska kama dambeyska ah ee magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adee gga xajka sanadka 1445/2024.

uddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1445 /2024 ayaa shaaciyay in 72 shirkadood ay ku guul eysteen tartanka adeega Xajka, kuwaasi oo ka soo dhex baxay shirkado badan oo u tartamay adeega Xajka.

Liiska kama dambeyska ah ee magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeeg ga Xajka ayaa waxaa safka hore kaga jiray shirkadaha kala ah; Abmoji Travel and Tourism Agency, Abuu Travel & Toursim Agency, African Express Airwa ys Somalia LTD, Al Bakri Travel for Hajj and Umr ah, Alfajri Travel & Services iyo Al-Madina Travel & Tourism.

Guddoomiyaha guddiga tartansiinta shirkad aha adeegga Xajka ahna agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maxamed Xaaji Ibraahim oo ay garab taagan yihiin guddiga ayaa ku dhowaaqay liiska shirkadahaan.

Waxa uu sheegay in tartan uu u dhacay qaab furan oo cadaalad, "Waxaan u mahad-celineyna Madaxda Qaranka iyo sidoo kale Wasiirka Wasaa radda Awqaafta oo aan saacad naga maqneyn, naguna garab istaagay wax walba ka guddi aha an.” "Natiijadii kama dambeysta aheyd ayaa u ta aganahay, Umadda Soomaaliyeed waxaa u she egayna oo aan halkaan ka shaacineyn si rasmi in 72 shirkadood kusoo baxay tartanka oo shirkado Soomaaliyeed, waana shirkadihii kama dam beysta ugu guuleystay.”

Hoos ka aqriso magacyada shirkadaha kusoo baxay tartanka;

Xildhibaan Afrikan ah raalli gelin bu uxda u diray Harry Maguire uu horey u weeraray

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ghana ayaa raalli gelin buuxda siiyay daafaca xul ka Qaranka Britain iyo kooxda Manchester United Harry Maguire, kaddib weerar dhinaca afka ah uu horey ugu qaaday.Isaac Adon go oo katirsan xildhibaannada mucaardka Chana ayaa xilliga uu weerarka afka ah ku qaad ay ciyaaryahan Harry Maguire isbarbardhiggay waxqabadkiisa iyo maamul xum ada dowladda Chana ee dhinaca dhaqa alaha.

Xildhibaanka ayaana sheegay in uu ka raalig elinayo ciyaaryahanka dhalii shii uu usoo jeedii yay ,waxa uuna tilma amay in daafaca Manches ter United Harry Maguire uu is bedelay oo uu noq day ciyaaryahan muhiim u ah kooxdiisa.

Isaac Adongo ayaa si naxariis darro ah ugu ta ag taagsaday ciyaaryahanka xilli uu xaalad adag ku jiray, waxa uuna ku tilmaamay in Maguire uu ahaa ninka ka caawiya kooxaha ka soo horjeeda in ay goolal ka dhaliyaan kooxdiisa.

Hadalka Xildhibaanka waxa uu qosol ka dhex abuuray baarlamaanka isaga oo sheegay in Gha na ay haysato qof uu ugu yeeray Maguire, isaga oo ku eedeeyay madaxweyne ku xigeenka dalka as Bawumia inuu masuul ka yah ay sicir bararka iyo deynta sii kor dhaysa.

Muuqaalka xildhibaankan baarlama anka dhax diisa ku weeraray ciyaaryah anka Harry Maguire ayaa si weyn ugu baahay baraha bulshada, waxa uuna muuqaalkan noqday mid si weyn loogu ma adeysto ciyaaryahanka.

Xog cusub oo laga soo saaray Yuhu uda lagu heysto Magaalada Gaza

Golaha qoysaska dadka maqan ee Israaiil oo ah koox loo sameeyay jawaa bta weerarkii Xam aas ayaa shaaciyey liiska 201 Israa’iiliyiinta ah ee la rum aysan yahay inay nool yihiin oo lagu hays to Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.

Liiskaas waxaa ka mid ah:

-39 carruur ah oo da’doodu tahay 18 jir iyo ka ya

-44 dumar ah oo waaweyn

-89 nin oo waaweyn oo da’doodu u dhaxayso 19 ilaa 64

-29 qof oo da’doodu tahay 65 jir iyo ka weyn

La haystayaasha qofka ugu yar waa Kfir Bibaas, kaasoo jira 10 bilood; Kuwa ugu da’da weyn waa Yaffa Adar, Shlomo Mansour iyo Arye Zalmano vich, kuwaasoo dhammaantood ah 85 jir.

Kow iyo toban ka mid ah dumarka qaangaarka ah waa hooyooyin loo malaynayo in la haysto, halka shan ka mid ah ragga ay yihiin aabbayaa sha la haystayaasha.

Liiska Golaha dadka la haysto iyo kuwa maqan kuma jiraan ajaaniibta laga yaabo in la geeyey Gaza 7-dii Oktoobar.

Dhammaan dadkii la qafaashay Oktoobar 7dii ma haystaan ​​Xamaas. Qaar waxaa haysta koox kale oo la yiraahdo Islamic Jihad, qaarna waxaa laga yaabaa in ay haystaan ​​kooxo kale ama shakhsiyaad.

Liiska waxaa sidoo kale ku jira Shani Gabay, oo 26 jir ah, oo dhimashadiisa ay shaaciyeen ciid amada difaaca Israa’ iil Arbacadii.

Saciid Deni oo dhaafi doona Farmaajo iyo Muuse Biixi haddii hal arrin laga ogolaado

Xasaradaha la abuuro dhamaadka muddo xile edka waxay u muuqdaan xirfad adduunka duug ka ah, balse u cusub madaxda Soomaalida.

In aan muddo xileedka la ix tiraamin ayaa

Madaxda Soomaalida ku xooggan waqtigaan. Madaxda lab ada heer dowladeed ee Soomaaliya ayaa isku ri da miir beel siyaasadeed marka la gaaro xilliga doorashada, waxay abuuraan hanaan doorasho oo loo jeedo inuu iyaga u xaglinayo.

Mararka qaar ma rabaan inay hanaankaas tartan ku galaan ee waxay noqon kartaa mid ay ku raadinayaan buuq iyo isqab-qabsi ay ku sii dhe ereysan karaan maalmaha xukunka.

Aan soo qaadano dhacdooyinkii u dambeeyay; Farmaajo iyo Dorraad

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa jeexday hab doora sho oo ay ugu baddin karto isaga iyo kooxdiisa, waxaase ka dhashay diidmo iyo buuq siyaasade ed.Wuxuu ka macaashay hal sano iyo saddex bill ood oo muddo kororsi ah. Mucaaradkii kasoo hor jeeday iyaguna waxay ka faa’iideen in hanaankii uu rabay la diido kadibna la galo doorasho loo si man yahay, taasi oo keentay inay xukunkii ka qaa tan.

Muuse Biixi Cabdi – waa tusaale kale

Muuse Biixi ayaa markii la gaaray dhamaadka xukunkiisa wuxuu hindisay muran doorasho. Koo xdiisa waxaa la aaminsan yahay inay fahamsanaa yeen in doorashada guud laga soo hormariyo mid da ururada.

Buuqii ka dhashay ayaa Muuse siiyay muddo kororsi.

Bishan aan ku jirno ee November, waxaa Muu se u billowday sanadkii labaad oo muddo kororsi ah, laakiin dhinaca mucaaradkana waxay ku guu leysteen in doorashada Madaxtooyadda la soo hormariyo oo midda ururrada dib loo dhigo. Oda yaal beeleed ayaa keenay xalkaan.

Muuse midna waa u martay, midna waa laga diiday.

Saciid Deni iyo hadda Xaaladda hadda waxay agtaalla hoggaamiyaha Puntland Saciid Cabdull aahi Deni. Wuxuu illaa hadda ku dhagan yahay nuuc doorasho oo loo arko inuu 100% isagu ku baddin karo.

Wuxuu durba aqbalay in doorashada dib uga dhacdo 8-da Janaayo 2024 oo uu ku eeg yahay muddo xileedkiisu.

Mucaaradka Puntland waxay u dirirayaan inay laba arrimood hor istaagan. Mid waa muddo koror siga, midna waa nuuca doorasho ee Saciid Deni usii xaqiijinaya guusha.

Inay labadaba ku wada guuleysan karaan inay baajiyaan uma badna. Marka xaaladahan oo kale la yimaado waxaa laga soo helaya diiwaanka lab ada heer dowladeed ee Soomaaliya in midna uu qaato qofka xafiiska fadhiya midna mucaaradka.

Saciid Deni inuu labada kiis mid ku adkaado ayaa muhiim u ah sida ka muuqata isaga iyo xul afadiisa. Haddii uu ka mira-dhaliyo in doorashada lagu galo hanaanka uu isagu wato, wuxuu kaga duwanaan doona Farmaajo iyo Biixi meel marinta hanaankiisa doorashada, balse haddii uu taas wa ayo, haddana muddo kororsi waayo waxay ka dhi gan tahay inuu dhibco ahaan iyo xaalad ahaanba ka hoos mari doono labadaasi hoggaamiye.

Waa adag tahay inay madaxda Soomaalida la yimaadan dhamaadka muddo xileedkooda dhaqan u dhigma midka ka muuqda maalinta ay xukun doonka yihiin. Dadweynaha waxay hadda isha ku hayaan labada kiis ee muddo kororsiga iyo hanaanka doorashada, midda uu Saciid Deni ku adkaan doono 45 cisho ee soo aadan.

Somaliland oo sheegtay in Garaad ada SSC Khaatumo ay bixiyeen amar ka dagaalka Dorraad ka dhacay gobol ka Sool

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in da gaalka Dorraad ka dhacay deegaanka Yayle ee gobolka Sool, uu yahay mid loola jeedo in lagu dajiyo xaalada siyaasadeed ee Puntland. Wasiirka Warfaafinta So maliland Cali Maxamed Xasan Cali Mareex aan, ayaa sheegay in Gara adada SSC Khaatumo, oo qaar kood ku suganyihiin Garoowe ay amreen dagaal ka Dorraad si loo jihee yo shacabka iyo siyaasiyi inta Puntland.

"Dorraad dagaal baa laydinku soo qa aday, we erarka waxa amarkiisa bixiyay guddida garaadada ah ee Laascaan ood ka tagay ee Garoowe jooga, sababtay u bixiyeena waxa weeyaan, buu qa iyo qaylada Garoowe ka taagan in ay ku damiyaan ayay rabaan intay dadkooda dagaal galiyaan" ay uu yidhi Cali Maxareexaan.

Wasiirku waxa uu bulshada ugu baaqay in ay isdifaacaan iyaga oo mida ysan, isaga oo sheegay in dagaalku yahay mid xaalada Puntland ka taagan lagu dajinayo.

Dagaal xoogan oo aan laga wa rhayn in uu ha da istaagay iyo inkale, ayaa Dorraad subixii hore ka qarxay deegaanka Yayle ee gobolka Sool, hal kaasi ay dhinacyadu sheeganayaan in ay kala qabsadeen maxabiis iyo baabuur ciidan.

Dhinaca kalena xukuumada oo dagaalka war saxaafadeed kasoo saar tay, ayaa sheegtay in ko oxo argagixiso ah iyo ciidanka Puntland ay soo weerareen ciidankeeda, isla markaana ay si xoogle iskaga difaaceen.

SSC Khaatimo ayaa iyaduna dhank eeda Som aliland ku eedaysay in ay masuul ka ahayd dag aalka Dorraad, isla markaana ay soo weerartay guddi oda yaal ah oo deegaanka hawlo nabadayn ah u joogay.

Qalbidhagax " ONLF waxay maray saa xaalad aad iyo aad u liidata oo u baahan in la badbaadiyo"

Cabdikariim Sheekh Muuse oo loo yaqaano Qa lbidhagax kana mid ah hoggaaminta u sarreysa ee ONLF, oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka war bixiyay xaaladda uu ururku wakhti xaadirkan mar ayo iyo khilaafka iyo kala qaybsanaanta ka dhex jirta gudaha ONLF, isagoo dhinaca kale eedaymo culus usoo jeediyay Guddoomiyaha ONLF Cabdi raxman maadey ee uu ku sugan yahay xisbiga ONLF.

Ugu horreyn Cabdikariim waxa uu sheegay in khilaafka ka dhex jira ONLF uu muddo soo jiitamayay wal ina aan xal loo helin, isagoo xusay in marar badan la iskudayay in xal laga gaaro khilaafkan oo la isu keeno labada dhinac ee ONLF u kala fadhido, balse ay wax ka dhaqaaqi la yihiin dhinaca guddo omiyaha ONLF Cabdiraxman maadey oo uu ku sheegay inuu ka wee cday tabihii lagu xalllin la haa khilaaf aadka ONLF, waa siduu hadalka u dhigay Cabdikariim Sheekh Muuse.

"Guddoomiyuhu wuxuu xaq u lahaa in wixii khilaaf ah ee ka jira ONLF inuu ula laabto xeerka khilaafaadka uga yaalla ururka, inuu latashi lasam eeyo madaxda kale ee ururka iyo inuu tanaasul iyo dulqaad muujiyo, intaasoo qodob oo ahayd in loo maro xalinta khilaafyada Guddoomiyuhu muu san isticmaalin wuuna baal maray," ayuu yiri Ca bdikariim Sheekh Muuse.

Waxa kale oo Cabdikariim sheegay in qaar ka mid ah madaxda ONLF oo isagu ka Cabdikari im ahaan uu ku jiro, oo aan raacin labada qaybood ee uru rku u qaybsamay ay marar kala duwan la tashiyo lasameeyeen labadaas qay bood, sidoo kalena sigaar ah ula tasha day Guddoomiyaha O NLF, oo kala hadlay sidii la isugu keeni lahaa ON LF, Cabdikariim Sheekh Muuse waxa uu xusay in Guddoomie Maadey uusan marna aqbalin talooy inkii loosoo jeedi yay ee loo arkayay in ONLF lagu badbaadin karo, waa siduu hadalka u dhigay Cabdikariim Sheekh Muuse.

Dhinaca kale Cabdikariim Sheekh Muuse wa xa uu farriin u diray xubnaha iyo taageerayaash ONLF, isagoo sheeg ay in ONLF ay marayso xaa lad u baah an in la badbaadiyo " QadiyaddaONLF waxay maraysaa xaalad aad iyo aad u liidata oo u baahan in la badbaadiyo, waa in xubnaha ONLF meel kasta oo ay joogaan isutaagaan badbaadad a qaddiyadda ONLF, oo ay ka badba adiyaan qof & wax jeclaysigiisa gaar ka ah, Qadiyadda ONLF maha qadiyad xil lagu raadsan karo, qadiyad la qabii layn karo ma aha", ayuu yiri Cabdik ariim Sheekh Muuse.

Ugu dambayn waxa uu Cabdikariim Sheekh Muuse xusay in haddii ONLF laga badbaadin waayo xaaladda ay ku jirto inay noqonayso kaliya taariikh mar lasoo maray, ummaddana ay noqon doonto mid ka baxda saaxadda siyaasa dda oo la dhalan rogo oo la dulleysto, waa siduu hadalka u dhigay Qalbidhagax.

Khilaafka ka dhex jira gudaha ururka ONLF ay aa sababay in ururkii uu labo garab noqdo, walina aan wax xal ah loo helin khilaafkaas inkastoo Gud doom iyaha ONLF uu horey u sheegay in lami dayn doono ururka xalna laga gaari doono wixii khilaaf ah ee ka jira gudaha ONLF, haddana xub no kamid ah ururka iyo dadka qaarkii ayaa aami nsan in isla guddoomiyaha uusan diyaar u ahayn inuu mideeyo ururkii oo uu xaliyo khila afaadka ka dhex jira ONLF

Israa’iil iyo Xamaas oo gaaray he shiis ku aaddan Maxabiista

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshii yey in afar maalmood la hakiyo daga alka, si loo oggolaado in lasii daayo 50 la haystayaal ah oo lagu haysto Gaza, taas oo lagu bedelanayo 150 Falast iiniyiin ah oo ku xiran Israa’iil, iyo gelit aanka gargaarka bini’aadantinimo ee dhulka go’doonsan. Saraakiil ka tirsan Qatar oo dhexd hexaadinaysay wadax aajoodyo qar soodi ah, iyo sidoo kale Maraykanka, Isra a’iil iyo Xamaas ayaa maalmo sheegay ay inuu heshiisku dhow yahay.

Xamaas ayaa la rumeysan ya hay inay gacanta ku hayso in ka badan 200 oo laheysteyaal ah, kuwaas oo la qaf aashay markii dagaalyahann adooda ay gudaha u galeen Israa’iil 7-dii Oktoo bar, halkaas oo ay ku dileen 1,200 oo qof, sida ay muujinayso tirada Israa’iil.

Bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaa raha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa lagu she egay in 50 haween iyo carruur ah lasii dayn doo no muddo afar maalmood ah, muddadaas oo ay joogsan doonaan dagaallada Gaza.

Bayaanka Netanyahu ayaa intaas ku daray in 10-kii qof ee dheeraadka ah ee la sii daayo, xab bad-joojinta lagu kordhin doono maalin kale, iya doo aan la soo hadal qaadin sii deynta maxaabii sta Falastiiniyiinta.


Dowladda Koonfur Afrika oo xiriirka u jareysa Israel iyo Safaaradda Israel oo la xirayo

Dowladda Koonfur Afrika ayaa ku howlan in ay albaabada isugu laabto Xarunta Safaaradda Is ra el ee M/Pretoria, ka dib markii Xildh ibanaada Baa rlamaanka ee dalkaasi ay meelmariyeen in la xiro Safaaradda. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii ansixiyay qaraar lagu dalba nayo in Pretoria ay xiriirka u jar to Tel Aviv, illaa inta laga dhaq angelinayo xabad joojin lagu soo afjarayo duulaanka Israel ee Gaza.

Xildhibaanada ayaa cod aqlabiyad leh ku mee lmariyay in si toos ah xiriirka loogu jaro Israel, iy adoo 248 Xildhibaan ay haa ugu codeeyeen dhaq angelinta qaraarkaasi, halka 91 Xildhibaan ay diideen.

Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa sheegay in dowladdu ay fulin doonto go’aanka Xildhibaanada Baarlamaanka.

Afhayeenka Madaxtooyada, Vincent Magwen ya ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Golihiisa Wasiirada oo ixtiramaya go’aankaasi ay dh aqan gelin doonaan qaraarkan.

Madaxweyne Ramaphosa oo Dorraad Dorraad khadka teleefanka kula hadlay Madaxweyneya asha Ruushka, Vladimir Putin iyo Shiinaha Xi Jin ping ayaa Israel ku eedeeyay in ay Gaza ka wad do xasuuq ka dhan ah shacabka Falastiiniyiinta.

"Ciqaab wadareedka ka dhanka ah dadka rayi dka ah ee Falastiiniiinta, iyada oo loo marayo ade egsiga sharci darrada ah ee ay Israel u adeegsan eyso waa dembi dagaal.” Ayuu yiri Madaxweyna ha Koonfur Afrika.

"Diidmada ula kaca ah ee dawada, shidaalka, cuntada iyo biyaha loogu diiday dadka degan Gaza, waxay la mid tahay xasuuq.” Ayuu yiri Mad axweynuhu.

Dowladda Koonfur Afrika ayaa Jimcihii Maxkam adda Dembiyada Caalamiga ah ee ICC ka codsa tay in ay baaritaan ku sameyso dembiyada dagaal ee ay Israel ka gaysatay Gaza.

Magaalooyinka Koonfur Afrika ayaa waxaa to ddobaadyadii la soo dhaafay ka dhacayay dibad baxyo looga dalbanayo dowladda in ay xiriirka u jarto Israel iyo in Israel ay joojiso gabood-falada ka dhanka ah shacabka Falastiiniyiinta ee mudda da dheer baadigoobka ugu jiray in ay yeeshaan dowlad ka madaxbannaan gumeysta ha.

Xuutiyiinta Yemen oo shuruud adag ku xiray sii deynta Markabka Israel, digniina soo saaray

War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada badda ee Xuutiyiinta Arbac adii Dorraad ayay ku cusboonaysiiyeen digniin ku socota maraakiibta ku sugan badda cas oo ka babanaya calanka Israa’iil, kuwaas oo ay maamulaan shir kado Isra a’iiliyiin ah ama ay leeyihiin Israa’iiliyiintu.

Kooxdu waxay ku dhawaaqday rabi taankeeda ah inay sii wado hawlgallada militari ee ka dhanka ah maraakiibta iyo danaha Israel ilaa "gardarrada Israel ay ka joogsato Gaza.”

Bayaanka ayaa looga digay cutub kasta oo mil itari oo ilaalinaya maraak iibta Israel, isagoo she egay in loo aqo onsan doono bartilmaameedyada shar ciga ah ee howlgallada Xuutiyiinta.

Intaa waxaa dheer, ciidamada badda waxay u ga digeen dhammaan shirkada ha iyo ganacsat ada inay ku hawlanaad aan rarida alaabadooda ama danaho oda maraakiibta Israel, iyagoo xoo gga saaraya cawaaqibka ka dhalan kara. Sida la gu sheegay bayaanka, ciidamada badda ee Xuutiyiinta ayaa ugu baaqay dhammaan maraakii bta marey sa badda cas inay ka fogaadaan mar aakiibta Israel, waxayna si cad ugu taliyeen in la naafeeyo aaladaha aqo onsiga.

Militariga Israa’iil ayaa sheegay in m arkab xa muul ah lagu afduubtay koonf urta badda cas, wa xaana markabkaas iska leh ganacsade u dhashay Israel

Markabka Xamuulka ah oo lagu mag acaabo Galaxy Leader ayaa Xuuthi yiinta ay ka qafaashe en Badda Cas maalintii Axadda, waxaana saar naa ilaa 25 shaqaale ah. Waxaa maamusha shir kadda maraakiibta iyo saadka ee Japan ee Nipp on Yusen Kaisha (NYK) Line, Xoghayaha Golaha Wasiirada Japan Hirokazu Matsuno ayaa Isniintii sheegay.

Japan ayaa hadda la shaqeysa Israel waxayna ka codsatay Sacuudiga, Cumaan iyo Iran inay ka dalbadaan Xuutiyiinta inay sida ugu dhaqsiyaha badan u sii daayaan markabka iyo shaqaalaha saaran.

Mareykanka wuxuu dalbanayaa "si deg deg ah loo sii daayo” markabka xa muulka ah iyo shaqaa lihii ay Xuu thiyiinta ku qabteen Badda Cas, afha yeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Matt Miller ayaa yiri Isniintii.

Hase ahaatee hogaamiyaha Xuutiy iinta ayaa shuruud adag ku xiray sii deynta markabkaas, taa soo ah in la joojiyo weerarka ay Israel ku heyso Gaza, lana gaarsiiyo gargaar nooc kasta leh.

Gaari miineysan oo ku qarxay xadka Mareykanka iyo Canada

Baabuur ayaa ku qarxay Buundada Rainbow Bridge ee isku xirta Maraykanka iyo Canada taa soo dul marta biyo dhaca Niagara Falls taasoo keentay in masuuliyiinta dalkaasi xiraan dhamm aan afarta xuduudood ee u dhexeeya galbeedka New York iyo Canada, sida ay sheegeen saraak iisha Maraykanka iyo Kanada.

Ciidanka FBI-da iyo kuwa la daga alanka argagixisada aya a la abaabulay si ay u baar aan dhacdada, sida ay shee gtay barasaabka New York Kathy Hochul.

Labo qof oo gaariga saarnaa ayaa ku dhintay qa raxa, waxaana ku dhaawacmay hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada ilaalada xuduudka, sida uu ku warramay Tvga Fox News Channel oo soo xigan eysa ilo-wareedyo aan la magacaabin. CNN ayaa sidoo kale sheegtay in laba qof ay ku dhinteen qaraxa.

Faahfaahinta rasmiga ah ee dhacdadan ayaa ah mid mugdi badan. Wargeyska Niagara Gazet te, oo soo xiganaya ilo kala duwan ayaa sheegay in baabuurka uu si xowli ah ku socday fagaaraha buundada, uuna soo maray xayndaab kala sooca waddooyinka soo gala iyo kuwa bannaanka ka baxa, halkaasoo uu ku qarxay.

Buundada qaanso roobaadka iyo saddexda kale ee xudduudaha ee u dhexeeya galbeedka New York iyo Kanada – Buundada Nabadda, Buu nd ada Lewiston-Queenston iyo Buundada Whirl pool – ayaa la xiray taxaddar ahaan sida uu she egay xafiiska guddoo miyaha New York.

Saddexda isgoys ee Maraykanka iyo Kanada oo ku teedsan webiga Niagara kuwaasoo kala qaybiya koon furta Ontario iyo gobolka New York ayaa ka mid ah kuwa ugu mashquulka badan adduunka.

Tallaabooyinka amniga ayaa sare loo qaaday garoomada diyaaradaha iyo tareenada ee gobol ka oo ay maamusho Hay’adda Transit-ka Niaga ra-Frontier. "Tani sida iska cad waa xaalad aad ha lis u ah. Dowladda Kanada waxay si dhab ah u qa adanaysaa xaaladdan,” ayuu yiri wasiirka amniga dadweynaha Dominic LeBlanc oo saxafiyiinta kula hadlay Ottawa. "Waxaan xiriir dhow la leenahay mas’uuliyiinta Mareykanka, waxaan la hadli doo naa xoghayaha amniga gudaha ee Mareykanka waqti dhow,” ayuu yiri.

Qaraxa ayaa waxaa baaris ku haya saraakiil ka tirsan xafiiska FBI-da ee magaalada Buffalo, New York, sida ay hay’addu ku sheegtay bayaan ay soo dhigtay baraha bulshada ee X, oo hore loo oran jiray Twitter.

"FBI waxay la shaqaynaysaa hay’ad aha fulinta sharciga ee deegaanka, gobolka iyo federaalka,” ayaa lagu yiri bayaanka FBI-da.

Saraakiisha hay’adaha xuduudaha ee Marayk anka ayaan wax hadal ah oo degdeg ah ka bixin, halka dhiggooda Kanada aysan isla markiiba ka jawaabin codsi faallo ah.

Wakiilada Waaxda Arimaha Dibada ee Mara ykanka ayaa sidoo kale isla markiiba ka jawaabin codsi ku saabsan xidhitaanka xuduudaha ee la sheegay. Aqalka Cad ayaa si dhow ula socday xaaladda sida uu yiri afhayeenka aqalka.

Mucaaradka Puntland oo u digay IMAARAAD KA CARABTA kadib mar kii la ogaaday in…

Dallada Mucaaradka Puntland ayaa soo saa rtay war-saxaafadeed ay kaga walaacsan yihiin dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee uu wado Mad axweyn aha muddo xileedkiisa sii dhamaanaya Siciid Cabdullaahi Deni.

Dallada ayaa ka dhawaajisey in ay ka walaacsan yihiin hadal ka soo yeeray Deni, iyaga oo ka ca bsi qaba inay carq aladeeyaan midnimada ciidamada, islamarka ana ay huriyaan colaado lagu gaaraayo damac siyaasadeed iyo mid shaqsi.

Dallada ayaa sidoo kale si kulul uga hadashay ciidamada badda Puntland ee PMPF oo ay ma algelinayso dawla dda Imaaraadka kuna eedeys ay qala laasaha siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhacayay magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe.

Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay: "Waxaan si adag u cambaareynayaa dhacdooyinkan oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur, waxaana aaminsa nahay inay ka leexiyeen PMPF doorkii ay ka ciyaarayeen la-dagaalanka bur cad-badee dda iyo argagixisanimada”.

Dallada ayaa sheegtay in loo baahan ya hay in loo hogaansamo sharciga si looga hortago falalka amni darrada ah.

Waxay sidoo kale ku booriyeen dawladda Imaa raadka Carabta inay xaqiijiso dhexdhexaadni mada Ciidama da PMPF ee arrimaha siyaasadda iyo u hoggaansanaanta shuruucda Puntland, si loo ilaaliyo xiriirka ka dhaxeeya Imaa raadka iyo Puntland. War-murtiyeedka ayaa hoosta ka xari iqay muhiimadda ay leedahay in la dhowro qiyam ka Dim uqraadiyadda, lag ana hortago caburinta mucaaradka siyaasadeed ee Puntland.

Dallada ayaa xaqiijisay inay ka go’antahay u ololeeyeynta nabadgelya da iyo xasiloonida gobol ka, iyaga oo ugu baaqay dhammaan dhinacyada inayka shaqeeyaan sidii loo gaari lahaa yoolalkan.



MUXUU WIILKAAN YOUTUBER KA AH U JECEL YAHAY INUU SOOMA ALIDA WADOOYINKA KULA KULMO?


Abdeen iyo Somali Abdeen waa wiil isticmaala ku na soo gala baraha bulshada magaca Abde enTube, wuxuuna xiiseeyaa isla markaana muuq aalo ka sameeyaa xifdin ta Quraanka. Muuqaa ladiisa ugu caansan wax aa ka mid ah kuwo uu dadka joojiyo wadooyinka isla markaana waydiiyo qofka muslimka ah inuu quraanka yaq aan iyo in kale, waxaa xiga inuu bilaabo aayad ka mid ah quraanka si uu u dhamaystiro qofku.

Hase yeeshee Abdeen ayey Soomali badan ku xirantay kadib markii uu wadooyinka kula kul may marar badan shakhsiyaad Soomaali ah oo ka qayb qaadanaya barnaamijkiisa, waxaadna arkay saa in qof kasta oo Soomaali ah oo uu la kulmo akhrin karo aayado ka mid ah quraanka halka ay dhacdo in la arko muslimiinta kale oo ay ku adka ato. Abdeen oo kaliya ma aha dadka waddooy inka ku joojiya muslimiinta isla markaana ka cos ada in ay quraan akhriyaan, waxaadna arkaysaa Sooma alida waddooyinka lagu joojiyo inay shee ganaya an inay quraanka xifdisan yihiin guud aha an ama ugu yaraan suurado ka mid ah quraanka.

Sheekh Soomaalida ku amaanya xifdiska qura anka ayaa yiri: "Hadii Aljeria lagu yaqaan dalka ‘Milyanka shahiid’, Soomaaliyana waa dalka Milya nka xaafid”.

Abdeen oo nin dhallinyaro ah la taagan mid ka mid ah muuqaaladiisa ayaa yiri: "Waan jeclahay Soomaalida, iyaguna waa i jecel yihiin,".

Wuxuu sheegay in markasta oo uu la kulmo qof Soomaali ah uu farxo, maadama ay yihiin dad intooda badan quraanka wax ka yaqaan.

Abdeen ayaa ka soo jeeda dalka morocco oo ah kami ah dalalka muslinka ee dadkiisu quraan ka in badan xifdiyaan.

Waxyaabaha xujada ku noqda dadka ka faalooda quran xifdiska waxaa ka mid ah, in Soomaalidu ay san ahayn dad afka carabiga ku hadla ama uu asal u yahay balse ay barashada iyo xifdiska qura anka kaga fiican yihiin umadaha afka carabiga ku hadla.Somali xifdis Soomaalida iyo xifidinta quraanka

"Quraanku wuxuu kusoo dagay Makka, waxaa lagu qoray Madiina, waxa lagu bartay Masar wax aana lagu xifdiyey Soomaaliya iyo Mor

oko” sidaas waxaa yiri mid ka mid ah culumada Islaamka oo ka hadlayey sida quraanka loogu xifdiyo dalalka Moroko iyo Soomaaliya.

Tartannada caalamiga ah ee Quraanka ayey ca adi ka tahay inay ku kulmaan dhowr xaafid oo so omaali ah balse kala matalaya dalal kal duwan oo daafaha caalamka ku yaal, waxaana la isweyd iiyaa siday tani ku dhacday. Xitaa heer Soomaal ida lagu naanayso ‘Ummaddii Quraanka’.

Wadarta guud ee Soomaalida ku dhaqan dala lka geeska Afrika iyo daafaha caalamka wax aa la gu qiyaasaa ku dhawaad 40 milyan. Labada meel ee ay muslimiinta ku dhaqan Soomaalidu u badan tahay waa Soomaaliya iyo Jabuuti oo kaliya.

Dalalka Kenya iyo Itoobiya oo ka mid ah dalal ka ay Soomaalida badan deggan yihiin waxaa inta badan tartannada Quraanka ee caalamka uga qayb gala ardey Soomaali, waxaase la yaab ah in dalalka aan Islaamka ahayn balse ay ku noolyihiin Musliimin kale oo Soomaalida ka tira badan ay mar walba kasoo baxaan xufaad Soomaali ah oo dalkaas uga qayb gala tartannada Quranka.

Sheekh Kamal Qidah ayaa isaga oo la dhacs an sida ay Soomaalidu quraanka u xifdiyaan wux uu khudbada jumcaha oo uu soo jeedinayo ka lee yahay; "yaa tihiin Soomaaliyeey? Ilaahbaan idinku dhaarshee, ii sheega sirtan idinka iyo Ilaahay idi nka dhaxaysa, malaha aabayaalkiin iyo awow yaa shiin ayaa xiriir wanaagsan la lahaa eebbe kaas oo aad idinku Dorraad ku nooshihiin”. Wuxuu yiri Sheekh Kamaal; xilliyada tartanka Quranka waxa ad Maqlaysaa, xiriiriyaasha oo leh, "hadda waxaa inoo aqrinaya qaari ka socda Sweden, waxaana istaagaya sheekh Soomaali ah, haddana waa Nor way, waxaa soo istaagaysa gabar Soomaali ah, hadda waxaa tartanka ka qayb galaya Marayk anka waxaana soo istaagaya toban Somaali ah”.

Sheekh Kamal wuxuu sheegay inuu ka mid ah aa xakimiinta tartanno badan oo quraanka uuna kusoo arkay xiriirkan la yaabka leh ee Soomaalida iyo Quraanka.

QuraanLabada arrimood ee Soomaalida u sahlay xifdiska

Waxaa la isku dayaa in la sababeeyo sida ay ku dhacday in bulshada ku hadasha afka aan carabiga ahayn ay sidaas ugu sahlanaato ama xufaad sidaas u badan uga soo baxdo.

Adigan akhrisanaysa sheekadan waxaa laga yaabaa inaad xifdisan tahay quranka guud ahaan ama qayb ahaan, ama qof aad taqaano xifdisan yaay. Hadii aad dib u eegto safarkaagi barash ada quraankana waxaa d xasuusan kartaa laba waxyaabood.

Yaraanta in lagu bilaa bo barashada quraanka ka hor inta aanu ilmuhu gaarin in hawl loo dirsado ama aan waxbarasho kale la geyn; waa dhaqanka Soomaalida. Markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa si uun u hoos ugu dhacay waxbarashadii maadiga. Waxbarashada kaliya ee waalidiin badan fursad u heleen inay caruurta kula dadaalaan ayaa noqotay tan diinta siiba qura anka.

Balse in caruurtu quraanka ku bilowdo kaliya dhaqan uma ah kuwa ku nool Somaaliya ee sidoo kale guud ahaan meel waliba oo ay ku noolyihiin waalidiinta Soomaalidu waxay u arkaan in qura anku asal u yahay waxbarashada.

Tan labaad ayaa ah subciska oo ay culumada qaar ku tilmaamaan arrin la tijaabiyey oo sahla in la xifdiyo quraanka, sidaasna waxay Soomaalidu ku yeelatay naanaysta ah ‘Ummadii Quraanka’.

XIGASHO:-BBC


WIILKA SOOMAALIGA AH EE ISA GOO TAHRIIBAYA LAGA SIIBAY IL KAHA IYO WAXA KU DHACAY



wiil Soomaaliyeed oo ku sugan Uk Qoraalka sawirka, wiil Soomaaliyeed oo ku sugan Uk Kum anaan qof oo muhaajiriin ah ayaa sanad kast gala dalka Ingiriiska kuwaas oo baadigoob ugu jira nolal ka wanaagsan tii ay ku hays teen dalalko oda, waxana muha ajir iintaasi ka mid ah Soomaali.

BBC-da ayaa la kulantay wiil Soomaali ah oo ka mid ah dadka tahariibka ku galay dalka Ingir ii ska isaga oo maray ilaa shan waddan, wajahay na halis badan oo dhanka noolasha ah.

Nkasta oo uu diiday isticmaalka Magaciisa saxda ah, waxaan ugu yeeri doona Rayaan inta aan war b ixinta ku dhax jirno.

Rayaan waxa uu ku dhashay dalka Sucuud iga, balse waa Soomaali asal ahaan, isaga oo sid deed iyo toban jir ah ayuu go’aansaday in uu ka baxsado nidaamka kafaala-qaadka ee Sucuud iga, oo uu guuro dalkiisa hooyo.

Waxa uu sheegay in markii uu Soomaaliya imaanayay uu rajaynayay in dalkiisa uu joogo, bal se markii uu bilo joogay ayuu garoowsaday in uu san waqti badan Soomaaliya ku sii qaadan Karin."Waxaan ku soo koray wadan nabad ah, nolo sheydana weligay qori ma arag” ayuu yiri Rayaan, balse markii uu kusoo laabtay Muqdisho waxaa xiligaas qeybo badan oo ka mid ah magaalada maamulayay Al-shabaab.

Al-shabaabQoraalka sawirka,Al-shabaab

Biloowga Safarkii dhibaatada badnaa

Rayaan oo bilo kooban Muqdisho joogay kadib waxa uu go,aansaday ka tagista Soomaaliya, waxaana uu u safray dalka Ruushka halkaas oo aysan jirin cid uu ka garanayay.

Markii uu Ruushka tagay waxa uu sheegay in bool isku ay ka qaateen Baasboorkii, kadibna uu bilaabay tahriib uu ku galo dalka Ukraine halk aas ayaana ahy ed biloowga dhibaat ada.Lacag dhan 1,400 oo giniga Istarliinka ah, ayuu sheegay in ay tahay kharashka looga baahnaa hawlaha tahriibka, ayada oo mararka qaarn ay dhacdo in dadka wax tahriibiya ay khi yaaneeyaan dadka sa farka ah. Waxa uu shegay in markii Dalka Ukra ine uu yimid ay qabteen Ciidanka Wadanka asi, dhawr maalin oo ay hayeen ayuu sheegay in ay u gaysteen jirdil joogta iyo tacdiyo kale. "Waxaan ka codsaday inay igu celiyaan Soomaaliya, waxayna i waydiiye en inta qof ee ku dhinta Soomaaliya maalin walba?" Rayaan ayaa sheegay in lagula kacay cunsurinimo isla markaan ciidanka Ukraine ay ka bixiyeen qaar mid ah ilkihiisa inta ay gacan ta ku hayeen, wax aa uu xusay in dhacdadani ay tahay mid wali ku jirta xasuustiisa ilaa Dorr aad.Kadib afar bilood oo xabsiga ku jiray ayaa la sii dayay, waxaana uu xa riir la sameeyay haweeney Ukraine u dhalatay, ta as oo uu la noola qoyske eda muddo sanad &bar ah walow markii danbe uu xariirkoda dhamaaday.TahriibQoraalka sawirka,

Kumanaan Muhaajiriin ah ayaa sanad kast ka gudbi doona kanaalka Ingiriisiga

Billoowgii duullaankii Ruushka ay ku qaaday Ukraine, Rayaan ayay booliisku ka codsadeen in uu ku biiro ciidamada Ukraine, waxaana loo ballan qaaday dhalashada dalkaasi , balse waa uu diiday in dagaal galo.

Waxaa uu sheegay in markii uu biloowday dag aalka Ukraine iyo Ruu shka uu ka qaxay, isaga oo maray dalal badan oo ka mid ah kuwa Yurub ku waas oo dhamaan lagu xiray ama jirdil loogu gays tay. Markii Yurub galay ayuu tilm aamay in ma rkale uu ku dhax tahriibay si uu isu gu dayo in uu galo dalka Ingiriiska.

Waxaa uu sheegay in Safarkii uu u galay dalka Ingiriiska ahaa mid khata ro badan oo dooni yar ay ku raaceen dad gaaraya boqalal qof .

Rayaan oo hada ku nool Boqortooyda Uk ka ma uusan halin nolashii uu ku hamminayay, waxa uuna sheegay in uusan ka tagi laheen dal kiisa haddii uu ogaan lahaa xaalada halkan ka jir ta .No loshiisi Sacuudi Carabiya ayuu tilmaamay in ay ka wanaagsanayd tan hada uu Ingiriiska ku

haysto.XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip