HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Wednesday November 22, 2023 - 08:25:15 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

ISBIIDKA XASAN SHEEKH IYO DAMACA MUCAARADKA!!!!

Inkastoo xiligii kala guurka iyo kaanbeynka aan la gaarin hadana wa xaa mararka qaar sidaas u ekeysiinaya siyaasada isbi idka badan ee uu ku soc do Madaxweynaha Sooma aliya Xasan Sheekh Maxamuud taasoo hurda da ka kicisay qolada Mucaaradka kuwaasoo dha waan ku kaliftay inay sidii xiligii kaanbeyn ka oo kale shirar jaraa’id u qabtaan kana soo horjeestaan siyaasada Madaxweynaha.

Xasan Sheekh wuxuu sanadkii koowaad-ba uga naxsaday qolooyinka mucaaradka dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo guuleystay kuwaa soo ciyaarta dhinac u ridi kara ka hor xiliga kaa nbeynka oo aanba soo dhaweyn hadii aysan ka hor tagin mucaaradka.

Dhaq dhaqaaqyada uu sameeyay Madaxawey ne Xasan oo xitaa uu ku kasbaday maamul Go boleedyada inay heshiis wada-jira ay ku gaare en go’aan ka gaarista qaabka uu noqon doono doorashda danbe iyo waliba isbadal xoog leh oo 20 sano kadib dalka oo dhan waji cusub u yeeli karta sida in Ra’iisulwasaare la tuuro, la sameeyo madaxweyne xigeen sidoo kalana tar tanka doorashada madaxweynaha lagu soo ko obo laba xisbi taasoo mucaaradka indhaha u furtay inay hada u dagaalamaan sida iyadoo la gaaray xiligii kaambeynka iyo kala guurka.

haddaba yay dan u tahay dagaal siyaasade edka nuucaasi in hada la galo ma Xasan mise mucaradka.

Ifafaalaha koowaad waxaad ka eegi kartaa kow mucaaradkii ayaa laba u kala jabay oo ko oxina waa isla socdaan halka koox kalana ay ga r tahay, waxayna ciyaarta koowaad ka dhigt ay in Xasan Sheekh ku horeeyo dhibco mar ha dii bilowgiiba uu kala qeybshay mucaarad loo baahnaa inay hal aragti ku hadlaan.

Dagaalka socda ee ka dhanka ah Alshabaab ayaa micno weyn u sii yeelay siyaasada Xasan Sheekh iyadoo inta badan dunida iyo Soomaal iduba ugu garaabayaan Odeyga in lagu kaalme eyo dagaalka taasoo ka dhigan in lagu dab fey lo Xasan Sheekh.

Haddaba isbiidka Xasan Sheekh iyo dama ca mucaaradka oo ah inay ka hortagaan ayaan ku eegeynaa dhamaadka qormadeena aan ugu magac darnay isbiidka Xasan iyo damaca Muc aaradka.

Madaxweynaha sanad iyo bar waxaan dha meyn ayuu ku kasbaday dalalka taageera Soo maaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada taa soo salka u adkeysay qorshihiisa ah in Alsh abaab dalka laga saaro guud ahaan.

Damaca Mucaaradka ha ii danbeeyee hadii xas an ku guuleysto laba qodob ee kala ah dagaal ka iyo qorshaha masiirka dalka iyo habka ma amulida doorashooyinka soo socda, xitaa mid ka mida labada qodob wuxuu sameyn doonaa iskoor uusan hore u sameyn madaxweyne da lka hore u smaeyay madaama uu hada yahay shaqsiga laba jeer dalkaaan madaxweyne ka noqday. Aan toos u abaare labada qodob way kala wanaagsan yihiin hadii dagaalka sida uu rabo dalka uga saaro Alshabaab waxay leeyi hiin da dka ugu badan xitaa tartan doorasho ma dhici doono oo Xasan isagaaba lagu baryi doonaa inuu dalka sii hogaamiyo.Haddiise uu u soo ha ro qodobka kale waxaa yara furnaan do ona tar tanka u dhexeeya isaga iyo mucaar adka oo ku qasbanaan doona inay midoobaan oo hal xisbi noqdaan ileen Xisbiga kale Xasan baa hogaan ma ehe taasoo laftigeedu hadii ay u socoto Ma daxweynaha garab weyn u ah inuu soo laabto.

Ugu danbeyn damaca Mucaaradka oo aan ku soo qatimeyno qornadeena waa inay arkaan Xasan oo ku fashilmay dagaalka iyo qorshihiisa labaad ee dhanka doorashooyinka taas ayaana ka dhigi kalsooni u ah madaama nuucii hore kaliya ay u arkaan wadad kaliya ee Xasan ay kaga fara maroojin karaan kursiga.

QORE: wariye Suud-maqaate

Xog: Shariif, Kheyre iyo CC Shakuur oo qaa daya tallaabo ka dhan ah qorshaha Xasan

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online, waxaa socda guux siyaasadeed oo we yn, kaas oo ka dhan ah qorshaha uu hogg aam inayo Madaxweyne Xasan Sheekh ee wax looga bedelayo dast uurka dalka.

Siyaasiyiintii ugu cusl eyd Midowgii Musharaxiin ta sida Madaxweynihii ho re Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Was aarihii hore Xasan Cali Kheyre, Xildhiba an Cabdirax maan Cabdishakuur, Xildhi baan Cabdulqaadir Cosoble iyo xubno kale ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku shiraan Muqdisho.

Shirkooda kadib, waxaa soo bixi do ona mas uuliyiintaan miisaanka leh mow qifkooda siyaas adeed oo jiho cusub u jeexi doona siyaasadda Soomaaliya.

Sida ilo wareedyo kala duwan ay Caasim ada Online u xaqiijiyeen masu uliyiintan ayaa khatar siyaasadeed u arka wax ka bedelka Da stuurka dalka.

Qodobka ay sida weyn u diidan yihiin waa ni daamka ku dhisan Madax tooyada ee Madax weyne iyo Madaxw eyne ku xigeen, kaas oo ko oxda Madax weyne Xasan Sheekh ay doonaya an inay hir-geliyaan.

Maalmihii lasoo dhaafay Madaxwe yne Xas an Sheekh ayaa sii bilaab ay olole ku wajahan xildhibaannada laba da aqal ee BFS, kuwaas oo lagu qalq aalinayo inay ansixiyaan qorshaha wax ka bedelka Dastuurka.

Sida qorshuhu yahay 25 bishan November ayaa la filayaa in si rasmi ah loo furo kalfadhiga 4-aad baarlamaanka Soomaaliya.

Markii uu furmo kalfadhigaan waxaa xukuu madda uu hoggaamiyo Madaxw eyne Xasan Sheekh u qorsheysan labada Aqal ee BFS la horgeeyo qo rshaha wax ka bedelka iyo dham eys tirka Dastuurka, si loo ansixiyo

.Xigasho:-Caasimadda.Net

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Uga Qeybgalay London Shirka Maalgashiga Ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda DFS, Md. Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomi yay shirka Maalga shiga ah ee Soomaaliya ee Maalga shishada Ingiriiska. Wasiir ka Maaliyadda Soomaaliya Bi ixi Imaan Cige oo shirka furay ayaa u shee gay ganacsatada iyo Maalgashig ada UK in Soom aaliya diyaar u tahay maalshagi caalami ah oo ah dhinacyada, Beeraha, Kallluunka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidoo ka hadlay horumarka Dowladda Federaalka So omaaliya ay ka samaysay hannaanka dib-u-ha be ynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaal aha gudaha dalka. Wasiir Biixi ayaa sidoo kale sheegay sida ay muhiim iyi fursad ah qaali ugu tahay ganacsatada iyo Maalgashigada reer UK in ay Soomaaliya maalgashadaan kaddib hann aanka Deyn Cafinta Soomaaliya oo hadda ga bagabo ku dhaw.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa qeyb ka ah wafdiga Madaxwey naha Soomaaliya ee ku sugan London kaasi oo ka qeybgalaya shi rka Caalamiga ah ee cuntada Adduunka. W. Maaliyadda ayaa sidoo kale kula mo gaar la qa adan dhiggiisa dalka UK iyo Hey’addaha kale ee Maaliyadda dalkaasi inta uu shir so cdo.

Madaxweynaha Kenya oo Jarmalka u jooga si uu dadkiisa ugusoo hanto 20 kun oo shaqo

Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay in uu hiigsanayo sidii dadka Kenyaanka ah ay shaqooyin uga heli lahaayeen dalka Jarmalka, xilli ay sii xumaaneyso shaqo la’aanta ka jirta dalkiisa. wuxuu sameeyay kulank an wax yar ka hor inta uusan u dhoo fin Yurub shirka G20.

In ka badan toban hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa ku wajahan caasimadda Jarmalka ee Berlin, si ay u raadiy aan fursado dhaqaale, oo ay ku jiraan heshii syo dhoofinta shaqada iyo kordhinta maalgashi ga dhaqaa laha Afrika.

"Ra’iisul wasaaraha Jarmalka wuxuu joogay Kenya saddex ilaa afar bilood ka hor. Xalay waxaan u safrayaa Jarmalka sababtoo ah wu xuu noo balan qaaday in aanu heli doonno 200, 000 oo shaqo. Waa inaan daba gal ku samee yaa fursadahaas,” ayuu yiri Mr Ruto Axadii.

Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, oo booqashooyinkiisii ugu dambeeyay ee Afrika ay ka mid ahaayeen safarro uu ku tagay Kenya iyo Nigeria, ayaa muujiyay xiisaha uu u qabo kor u qaadida maalgashiga qaaradda, gaar ahaan macdanta muhiimka ah iyo qaybaha tamarta cagaaran.Shirkan oo uu cinwaankiisu yahay Lifaaqa G20 ee Afrika , ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhaqaale ee ka dhexeeya dalalka Afrika iyo kuwa G20.

Saddex iyo toban waddan oo Afrikaan ah ayaa barnaamijka qayb ka ah – Benin, Burkina Faso, Ivory Coast, Jamhuuriyadda Dimuqraad iga ah ee Congo, Masar, Itoobiya, Ghana, Gui nea, Morocco, Rwanda, Senegal, Togo iyo Tun isia. Madax ka socota dalal kale oo Afrika an ah oo ay ku jiraan Kenya iyo Nigeria ayaa

ka qeyb galaya munaas abadda oo marti ku ah.


Faarax Sh. Cabdulqaadir”sanadka 2030-ka dadka wax bartay waxay gaari doonaan 8 Malyan”

Wasiirka Waxbarashada XFS Md. Faarax Sheekh C/dir ayaa hambal yo ku aaddan 21-ka Novem ber u diray macallimiinta So maliyeed. Wasiirka Waxb arashada XFS Faa rax C/dir "Macalinka waa astaanta nolosha haddii maca llin la waayo no lol majirto”.

Wasiir Faarax C/dir ayaa sheegay in sanad ka 2024 uu qorshahoodu yahay in tababar bilaa sh ah la siiyo 10 kun oo macallin si loo baahiyo waxba rshada dalka,wasiir Faarax ayaa hore u xaqiijiyey in ✓ Dadka heerka wax ba rshado ga arey dalkeenna waxaa lagu qiy aasaa ilaa 5,000,000 oo qof, hadda inta waxb arsho aad da waxaa lagu qiy aasaa ilaa 1,000,000 oo qof. 2030 wax aa la qiyaasayaa in dadkaasi ay gaa ra yaan ilaa 8,000,000 oo qof.

✓ Shan Milyan oo arday waxa ay u baahan yihiin 120,000 oo macallin ( Boqol iyo Labaatan Kun)

✓ 33,000 oo arday ( Sodon iyo Seddex Kun ) ayaa sanadkaan fariisatay imtixa ankii fasallada 8aad iyo 12aad ee koo nfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

✓ Guud ahaan hadda 22,000 oo mac allim iin ayaa ka howlgala dalka, in yar ayaa tababar macalinimo qabta.

✓ Shaqaalaha rayidka ah ee Sooma aliya waa 6,000 oo qof, waxaana lagu kordhiyey 3,000 oo macallin oo si rami ah kaga mid noq day shaqaalaha Dow ladda.

✓ Qofku haddii uu hal sano waxbarto 10% ayaa xaaladda faqriga ee qof ahaaneee aya hoos u dhacaysa, haddii uu 10 sano waxbart ana 100% wuu ka baxayaa faqriga.

✓ Seddex u jeeddo ayaa qofku wax u bar taa. 1- Waxbarashadu waa waxa ka dhigaya qofka waxa uu noqonayo iyo waxa uu qaban ayo mustaqbalka. 2- Waxbarshadu dadka waxa ay bartaa wada noolaanshaha. 3- Sidoo kale waxbarshadu qofka waxa ay usii gudbisaa he erka kale ee waxbarsho.

✓ Ujeeddada loo qabtay shirkii qaran ee wa xbarsho waxaa ka mid ahaa, in la helo ajande qaran oo waxba rsho; Sida ay u jirto ajande qar an, shirar qaran, ayay sidoo kalena u jirtaa she eko qaran, waxa ay umadd eennu kaga sheeka ysato fadhi ku dirirka ayuu noqonayaa mustaqb alkoodu. Waxbar ashadu waa inay noqotaa aja nde Qar an oo lawada lee yahay.

✓ Dhawaan waxaan rajeyn inaan dib u furno Mac’hadkii macallimiinta ee Laf oole. Sidoo ka le waxaannu hirgelin doo naa guddiga horum arinta Manhajka.

✓Umaduhu uma jidboodaan waxa la soo dhaafay ama hore u soo mareen ee waxay uje dboodaan waxa soo soc da mustaqbalka ah sax maaha in dhall inyaradeen u jidboodaan wixii la soo maray.

✓ Hadda waxaa soo socda wadata shi ku saabsan Tacliinta Sarre ee dalka marka la dha mmeeyo waxaa la heli doonaa meelaha ku habboon ee laga furi karo jaamacadda umadda iyo jaam acadaha kale ee dowliga ahba.

✓ Sannadakan waxaannu go’aami nnay ina annu ka furno 12 dugsi oo far samo gacanta ah gobollada dalka oo dhan.

✓ Wax akhris qoraalka adduunka waxaa laga qiimeeyaa qofka waa afkii sa hooyo. Akh ris qoraalka waxa uu qaa beynayaa hab feker ka qofka. Waxaan dhowaan bilaabi doonaa olal aha akhris qoraalka. Qofka wayni wuxuu wax akhris Qoraalka ku baran karaa 80 saacadood ama 8 toddobaad.

✓ Arday walba haddii uu masuuliyad iska sa aro qoyskiisa gaarka ah dadka aan akhris Qora alka aqoon in uu wax baro, ardaygaasi waajib wayn buu gut ey.

✓ Barnaamijka EMS (Education ma nag ement information system) wuxuu fududayna yaa in lala socdo sooyaalka waxbarsho ee ard ayga.

✓ waqtigayga ugu badani wuxuu ku baxaa wacyigelin, gaar ahaan kooxda ila shaqaysaa iyo wacyigelinta guud ee bulshada.

✓ Umadaha adduunyadu saddex he er ayey midkood ku jiraa Less develo ped countries, middle developed count ries iyo high develo pment countries. Inn agu saddexdaas midna kuma jirnee kan ugu hooseeya ayaynu ka sii hoos aynaa.

✓ Ardayga jooga dalka uu horumark iisu ho oseeyo qiimaha waxbarshada ee sanadkii ku baxa waxaa lagu qiyaasaa $200. Halka kan ku nool waddamada meel dhexeedka ka ah lagu qiyaaso $1,000 wax ka yar, waddamada hor umarayna ardayga waxa lagu qiyaasaa in la gel iyo sanadkii $8,000 lacag ka badan. Sidee ayey u sinnaanayaan mar ka arday sanadkii la geliyo $200 iyo mid la geliyo $8,000 lacag ka badan si daa darteed si ardaygeenna aynu usoo gaarsii nno heerka koowaad waxaynu u baahannahay sanadkii $1,250,000,000. ( Hal Bilyan Laba Boq on iyo Konton Milyan.

HEESTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

WAA MACALLINKU WAA WAA

MACALLINKU WAA, WAA MACALLINKU WAA

Maskaxdii dunida oo malaasan mowjadaheeda,

Oo kala miirtay oo macneysay maankii qarsoonaa.

Waa musbaaxii, kaahiisuu, maanka, u maciinee mugdigii ka meyray

Murtida dhuux aqoontiisa baro lagama maarmee

Ha moogaanin taariiqda macallin leeyahay.

WAA MACALLINKU WAA WAA

MACALLINKU WAA, WAA MACALLINKU WAA

Aadmiga oo moog marinka toosan kii u maleeyay

Mugdiga maamulaaya ee noloshaa helay muftaaxeed

Waa musbaaxii, murug tiray, garaadkee, Macluul iyo kasxumada maquunshee.

Murtida dhuux aqoontiisa baro lagama maarmee

Ha moogaanin taariiqda macallin leeyahay.

Hambalyo maalinta Macallinka Soomaaliyeed

Sannad-guuro wacan.

Heesta Macallinka

Codka: Xasan Aadan Samatar

Miraha: AUN Xasan Sheekh Muumin

Laxanka: AUN Cabdikariin Faarax Jiir.

MAALINTA MACALLINKA SOOMA ALIYEED 21 NOFEEMBAR 2023

Deni oo cadeeyay in uusan gor gor tan ka galeyn doorashada qof iyo cod kana dalbaday…

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa Habeen hore kulan hoose la yeeshay guddi ga ar ah oo Baarlamaanka Punt land u xil-saaray ka shaqaynta xe erkadoorashooyinka qof iyo cod oo ay soo gudbis ay xuku umadda.

Madaxweyne Deni oo kul anka ka hadlay ay aa guddiga u sheegay in ay san dowladdu wax wada-hadal iyo go rgortan ah ka geli doonin socod-siinta do orashada qof iyo cod, sidaas da rteed na uu ra bo in Baarlamanku sida ugu dha khsaha badan u ansixiyan xerka dorashoyinka.

Wararka ayaa xaqiijinaya in Siciid Deni uu guddiga ka dalbaday in la kala qaado doora shada Madaxtooyada iyo Baarlamanka, islamar kaana doorash ada madaxweynaha loo daayo 25 Feb 2024 tan Baarlamankana dib loo dhigo mudda laba sanno ah.

Tallaabadan ayaa imaanaysa, iya doo maga alada Garoowe laga dareema yo xiisad ka taag an doorashada Puntl and ee 2024, oo ay ku muransan yihiin dowladda iyo Siyaasiyiinta Muc aaridka ah, inkastoo ay dadaallo nabadeed wa d aan qaar kamid ah Odayaasha dhaqan ka SSC oo Garoowe u yimid xal u raad inta arri ntaas.

Mucaaradka madaxweyne Deni ay aa kasoo horjeeda qabashada doora sho qof iyo cod uu rabo madaxweyne Deni, halka maamulka Deni ay rabaan qabashada doorasho qof iyo cod , taas oo horseedi karta in muddo kororsi uu dhaco

Axmed Madoobe oo booqday shac abkii ay roobabku barakaciyeen

Madaxweynaha Maamulka Jubaland iyo xu bno ka tirsan Hay’ada Qamada Midoobe ayaa Dorraad booqday deeg aano ka tirsan Gobola da Jubooyinka halkaasoo dadkii deganaa bad ankood uga barakaceen roobabka Elnino iyo fatahaada wabiyada.

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu la kul may qaar ka mida qoysas ka degan goobaha biyihu harqiyeen xili dadkaasi dalbanayeen in la caawiyo.

dhanka kale Maamulka ayaa soo bandhigay Sawirro muujinaya saamay nta ay yeesheen roobkii ugu danbee yay ee ka da’ay qeybo ka mid ah Gobo lka Jubada Hoose.

Madaxweynaha ayaa intii uu booq ashada ku jiray wuxuu bogaadiyay guddiga gurmadka fatahaada ee shac abka dhibaateysan si horu dhac ah wax u siinayay,sidoo kale wuxuu bog aad iyay shaqaalaha Wasaarada Caafima adka oo adeegyo caafimaad u fidinaya dadkan oo ka soo barakacay Inta badan G/ jubada dhexe.

Dhanka kale qoysas badan oo ku nool har eeraha wabiga ayay guryaho odii ku burbureen daadadka iyo fataha ada uu sameeyay wabiga Juba.


Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Hanba lyo U Diray Macalimiinta Soomaali yeed

R/Wasaaraha XFS, Md.Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalin ta Macalinka Soomaaliyeed,Iyaga iyo qoysasko oda, isagoo tilmaamay in Macalimiinta Som aliy ed ay u soo dhabar adaygeen xaalado adag oo ay ku badba adiyeen jiilal dhan oo iyaga la’aantood Dorraad aan waxba baran lahayn.

R/Wasaaraha Xamsa ayaa tilmaamay in Xu kuumaddu ay ahmiyad gaar ah siinayso tayeyn ta Macalimiinta iyo Aqoonta Ubadka Soomaal iyeed, sidaa awgeed billawgii Xukuumadda #DanQaran ay qaadatay saddex kun oo macali miin cusub ah, kuwaasi oo ka hawlgala guud ahaan gobodallada dalka, iyadoo sannadka cusub ee 2024ka ay diyaarisay miisaaniyadda saddex kun oo macalin oo kale.

Wasiiru Dowlaha Difaaca oo Dorraad booqd ay Hay’adda maareynta Masiibooyinka

Wasiir-dowlaha W/Gaasha andhigga XFS Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Sara akil katirsan CXDS ayaa Dorraad waxa ay bo oqasho ku tageen xarunta dhexe ee SoDMA, iy adoo halka as uu ku soodhaweeyey Gudd oomi yaha hay’adda MMQS ee SoDMA Md.Maxamu ud Macallim Cabdulle.

Kulan gaar ah oo ay wa da qaateen W/Dowlaha, Gud Sodma &Maareynta Taliye ku xigeenka ciidan ka xoogga dalka ayaa looga hadlay sidii la isa ga kaashan lahaa dedaallada gurmadka iyo gar ab istaagga dadka ay aafeeyeen fatahaadaha ku dhuftay qeyb ka mid ah gobollada dal ka, ku waas oo sababay khasaare dhimasho, hanti burbur iyo barakac.

G/Sodma ayaa W/Gaashaandhigga, Taliska XDS iyo dhammaan ciidamada qalabka sida u ga mahad celiyay sida ay ugu gurmadadeen da dka fatahaaduhu wax-yeelleeyeen, isagoo ku baaqay inaan loo kala harin howlaha naf-badba adinta ah ee socda.

Isimada Dhaqanka SSC oo wada dhex-dhe xaadinta Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta mucaaradka

M/Garoowe waxaa ka socda Kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha Puntland Saciid Chi Deni iyo Siyaas iyiinta mucaaradka oo is ku khilaafsan arrimo la xir iira door ashooy inka.

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa M/Garoowe ka wada xal u raadinta xiisadda ka taagan arrima ha doorashada 2024, iyaga oo kulamo kala du wan la yee shay dhinacyada Xukuumadda Mad ax weyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaarid ka ah oo ku mursan doorashada.

Xogaha la helayo ayaa waxaa ay sheegaya an in labada dhinac ay Isima da la wadaageen inaysan dagaal wa din isla markaana ay diyaar u yihiin wa da-hadal si loo xalliyo xiisadda ka jir ta Magaalada Garoowe. Saacadihii la soo dhaafay ayaa wax aa M/Ga roowe kajirtay xiisad dagaal ka dib markii Mad axweyne Deni iyo Siyaasiyiinta mucaaradka ay ciidamo farabadan keeneen Magaaladaasi. Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaara ya ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ay xaaladu tahay mid degan, balse weli dadkii ka baraka cay Magaalada ay ka maqan yihiin.

Duqow Alshabaab ka tirsanaa oo Ciidamada Dowlada isku soo dhiibay

2 nin oo ka mida ah Duqowda Degmada Ce el-dheer ee G/Galgaduud kana tirsanaa Koox da Alshabaab ayaa Dorraad isku soo dhiibay ci idamada DFS ee ka howlgala xadka G/ Galgad uud iyo shabeelaha dhexe.

2da Odey ee isa soo dhiibay ayaa magacyado oda lagu kala sheegay Cali Maqane & Axmed Cali Gadaf kuwaa soo ka howlgeli jirey Degma da Ceeldh eer & Deegaanka Cowswayne.

Dhanka Cowsweyne waxaa Alshabaab wakiil uga ahaa Axmed Cali Gadaf isagoona si gaara shaqadiisu u ahayd Inuu u keeno Xoola ha Baada ah oo ay ka Doona yaan Dadka ku nool Dee ga anka Cowswayne.

Odeyga kale oo isna lagu magacaabo Cali Maqane sidaas oo kale isna wuxuu qaabilsa naa inuu soo aruuriyo Xoolaha Baada ah Ree rkiisa looga dirayo,wax badan ayuuna kooxda Alshabaab la soo shaqeeeyay.

Masuuliyiinta Dowlada ayaa dadka iska soo dhiiba dhanka Alshabaab wax aa kaga qorshe ysan in dhaqan celin loo diro lamana oga intey qaadan karto in bulshada ama ehelkoodii dib ula mid oobaan.

DF Soomaaliya oo adeegga khamaar ka ah ee 1XBET ka gaartay go’aan 4 qodob ah

Guddoga Qaran ee ka hortagga lacag dhaqi dda iyo la dagaalanka maal-gelinta argagixisa da ayaa soo saaray go’aano ka kooban afar qo dob oo ka dhan ah adeegga 1XBET.

Guddiga ayaa go’aa nadaan ku gaaray shir ka dhacay xarunta was aaradda maaliyadda So omaaliya ee Muqdisho, waxaana dalka laga ma mnuucay wax kasta oo Khamaar ah iyo adeeg ga khamaarka ah ee la dheelo ee 1XBET.

Qodobada laga soo saaray shirkii guddiga ayaa u dhignaa:

1- Waxaa JFS kamamnuuc ah guud ahaan khamaarka oo ah adeeg ka soo hor jeeda diinta Islaamka iyo shuruucda dalka.

2- Guddigu wuxuu ka war helay jirita anka adeegga khamaarka ah ee bery ahaan dambe lagu dhaco hantida dad ka Soomaaliyeed, kaas oo lagu maga caabo 1XBET.

Adeegga 1XBET wuxuu ka soo hor jeedaa diinteena iyo shuruucda dalkee na, wuxuuna sa ameyn xun ku yeeshay dhaqaalaha, dhaqanka bulshada iyo amniga dalka, sidaas darteed waa ad eeg xaaraam ah oo aan sharciyad laheyn.

3- Dhammaan bangiyada, shirka daha bix iya adeegga mobel money iyo cid kasta oo bix isa adeeg maaliyadeed ee ka howlgasha Soom aaliya, waxaa lagu war-gelinayaa inaysan la macaam ilin wax adeeg maaliyadeed ahna ays an siin shakhsiyaad ama shirkado bixi ya ade ega 1XBET oo mamnuuc ka ah dalka. 4- Hadii ay jiraan shirkado ama bangiyo hor ay ula macaamilay adeeg ga 1XBET, waxaa la farayaa inay deg deg dhammaan adeegyada ay siiyeen, isla markaana ay xayiraan xisaabto oda, iyagoo deg deg warbixin ugu soo gudbinaya hey’adda warbixinta maaliya dda ee FRC. Afartaas qodob ayuu guddiga ka hor tag ga lacag dhaqidda iyo la dagaalan ka maalgel inta argagixisada u cuskad ay mamnuucidda adeegga khamaarka ah ee 1XBET.

Lafta-gareen oo Dorraad sameeyay dhoolat us siyaasadeed oo weyn

Madaxweynaha DGK/Galbeed Soomaaliya, Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagar ee n) ayaa Dorraad saameeyay dhool atus siyaa sadeed oo aad u weyn, kadib markii uu xildhib aanada labada Aqal ee BFS ee kasoo jeeda maamulkaas uu ugu yeeray M/Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Laftagareen ayaa hal mar xafiiskiisa ku qaa bilay dhammaan xildhi baanada 2da Gole ee K/ Galbeedku metala BJFS ka dib markii uu ku casuumay Xarun ta Madaxtooyada oo uu si qur ux badan u dhisay.

Ujeedka ayaa ahaa inuu kala tashado xaala dda cakiran ee maamulkaas oo ay isugu dar soomeen xaalado siyaasade ed, kuwa bani’a adanimo iyo dagaalka Al-Shabaab.

Qoraal kooban oo ay sha aciysay Madaxtooyada ayaa waxaa lagu sheegay in Lafta Gareen uu xildhib aanada kala hadlay saddex arrimood oo kala ah, fatahaadaha ku dhuftay maam ulkaasi, arri maha siyaasadda, gaar ahaan doorashada iyo dagaalka Al-Shabaab.

"Madaxweynaha DK/Galbeed Md. Laftagare en oo Xildhibaan ada Labadda Aqal ee Baarl amaanka Soomaaliya deegaan Doorashadoo da ay tahay Koonfur Galbeed ku Cazuum ay M/Baydhabo ayaa kala had lay inay kaalin to oda ka qaatay Wajiga 2-aad ee Dagaalka, Wa xkaqabashada Saamaynta Fatahaadaha iyo Arimaha Siyaasada Dowladnimada Soomaal iya” ayaa lagu yiri war kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulankan ayaa kusoo aaday xilli xasaasi ah, wuxuuna u muuqdaa mid diray y farriin mug leh oo siyaasadeed oo ku socota xubnaha muc aar adka ah ee ku kacsan Laftagareen.

Xaaladda maamulkan ayaa bilihii u dambeey ay ahayd mid kacsan, waxa ana si aad ah la’ isugu hayaa arrinta doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Si kastaba, lama oga sida ay wax ay noqon doonaan, hayeeshee mucaarad ka ayaa iyag una weli dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed ka wa

da magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho.


Howlgallo xoogan oo ka billaawday degaa no katirsan gobolka Hiiraan

Ciidamada xoogga dalka Sooma aliyeed a yaa howlgallo xoogan waxaa ay weli ka wa daan degaano iyo degmo oyin kuyaalla Gobo lka Hiiraan, halkaas oo la sheegay inay ku su gan yihyiin Xubno katirsan Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah u fuliyay Ururka 8aad Guutada 18aad ee Gor-gor, iyaga oo howlga lka ku gaaray degaano kuy aalla Jiinka Wabiga ilaa Waqooyiga Degmada Buula Barde Ee Gobolka Hiiran.

Taliyaha Ururka 8aad Guutada 18 aad ee Gorgor Mohamed Ali Hilowle {Hadlaaye} oo ho wlgalka hoggaaminay ay ayaa sheegay inay bu rburiyeen Sal dhigyo ay Al-Shabaab ku lahaay een degaano kuyaalla Koonfurta Gobolka Hiir aan, isla markaana ay kasoo abaa buli jireen weerarada.

Wuxuu sheegay inay howlgallada sii wa di doonaan ilaa iyo inta Al-Shabaab ay ka xore eynayaan Guud ahaan sgobolka Hiiraan, kadI bna ay u tallaabi doonan degaannada kale ee dalka

Maalmihii la soo dhaafay waxaa hakaday ho wlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab oo ay kal hore billaawday dowladda Soomaaliya, iya da oo Madaxda dowladda ay marwalba sheeg sheegaan in ay dib u billaabi doonaan.

Beesha caalamka oo ugu baaqday M/weyne Deni &mucaaradka inay si nabad ah ku dhameeyaan khilaafkooda

Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay halista ka dhalan karta xiisa daha colaadeed iyo abaabulka ciidan ee ka socda magaalada Garowe ee caasi madda Puntland.

ar-saxafadeed kasoo bax ay bee sha caalamka, ay aa lagu sheegay in joogitaanka ciidamada ee ma gaalada gudahe eda ay cabsi gelinayso dadka shacabka ah, waxaana taasi ay keentay in is kuulada la xiro oo dadku ay sameeyaan bar akac.

"Ma jirto wax cudurdaar ah oo loo haysto rab shad ama hanjabaad xoog ah. Cabashada waa in si nabad ah oo wada hadal lagu dhammee yaa.

Wax aan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacy ada inay khilaafkooda ku xalliyaan qaab naba deed.” ayaa lagu yiri warka beesha caalamka.

Saaxiibada caalamku waxay sheege en inay si dhow ula socdaan xaaladda, waxayna ku baaqeen in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, islamarkaas na ay wadahadallo degdeg ah yeeshaan dhinacyada isku haya siyaasada.

Warka kasoo baxay beesha caalam ka ayaa yimid, iyadoo lagu waday in wakiillada socda beesha caalamka ay yimaadaan magaalada Garowe, si ay wada hadalo ula galaan muc aaradka iyo madaxweyne Deni. Hase ahaatee, xiisadaha Garowe ka taagan ayaa baajiyay safarkoodii Puntland.

Dowladda UK oo ku dhawaaqday 100 Milyan oo Gini oo ay ku taageerayso Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ay aa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay masha ariicda horumarineed ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Sunak ayaa ku dhawaaqay dhaqaalahan intii lagu guda jiray kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaa liya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo qeyb ka ah, shirka sugnaanta Cuntada Adduun ka ee London.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa carrabka ku adkeeyay caqabadaha hort aagan shacabka Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ugu jirto sidii wax looga qaban lahaa macluusha la baajiyay 2022-ka, iyo waxyeelada ha atan ka dhalatay roobabka dayrta oo ke enay dhimasha da 50 qof tan iyo bar tamihii bishii October.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu sidoo ka le ka hadlay cunno yarida caal amka, isaga oo muujiyay muhiimada u adkeysiga cimilada.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay sida ay UK uga go’an tahay taageera de eda Soomaaliya, taasoo uu sheegay in ay tahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka iskaashiga caalamiga ah.

Shirka Sugidda Cunnada Adduunka oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabi yeen UK, Ima araadka iyo Soomaaliya, ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiillo ka kala socday in ka badan 20 dal, iyadoo ujeedadu tahay in laga wada ha dlo sidii loo xoojin lahaa dadaallada lagu gaar ayo dabar goynta gaajada.

Ciidamada Boliis Milataariyo oo Howlgal am ni ka fuliyay deegaanka Ceelasha biyaha

Ciidamada Xasilinta Xamar ee Booliis Mila taariyo ayaa Habeen hore howlgalo amni sugid ah waxay ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka M/Muq disho. ciidamada oo raxan raxan isula socda ayaa la arkaayay guryaha mid mid u galaya kadibna baarit aano ka sameynaya xili uu soo hagaagayo am niga Xamar iyo deega anada ku xeeran.

C/B/Milataariyo oo aad loogu ama anay dhanka amniga Caa simada waxay sidoo kale Habeen hore baaray een gaadiidka isticma ala wad ada u dhexeysa Muqdisho iyo Afgo oye.

Ciidamadaan ayaa aad loogu xasuu sta sidii ay wax badan uga badaleen amniga Caasim ada islamarkaana ay bil gudaheed uga taqalus een kooxihii ciyaal weerada loo yaqaanay ku waa soo dhibaato weyn ku hayay degmoo yin ka Magaalada Muqdisho qaarkood.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalad da Garo we iyo Mucaaradka Puntland oo oggolaad ay inay ciidamadooda Magaalada ka saaraan

Maalintii labaad waxaa magaalada Ga rowe ka socda dadaalo nabadeed oo looga horta gayo in gac an ka hadal uu isku beddelo khilaaf ka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxwe yne Deni iyo mucaaradka.

Mas'uuliyiin ay la xirirreen Hiiraan Online ayey shee gtay in ay u xaqiiji yeen in mucaaradka ay oggolaad een inay ciidamada ka saaraan xaafadaha ay soo galiyeen, dibna ugu celiyaan xerya hooda ay kasoo tageen.

Dhinacyada kala duwan ee ku how lan dhe xdhexaadinta darafyada, ayaa ku dadaalaya in miiska wadaha dalka la iskugu keenaan mada xweyne Deni iyo mucaaradka, si ay uga wada hadlaan hannaanka doorashada ee khilaafku ka taagan yahay.

Guddiga dhexdhexaadinta ayaa la kulmay sarkaalka hoggaaminaya ciid amada muca aradka taabacsan, waxaa na uu sheegay inuu la qaatay nabadda, xabbadna uusan ka ridido onin maga alada Garowe.

Kornayl Jimcaale ayaa ka codsaday guddi ga dhexdhexaadinta ugu tagay inay xakamee yaan tallaabooyinka uu qaadayo baarlamaanka Puntland, taa soo uu sheegay inay horseeda yso burburka Puntland.

Dhinaca kale, duqa magaalada Garowe, Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi oo isagana shacabka la hadlay, ayaa u sheegay in ay is dajiyaan, isagoo u xaqiijiyay in maamulku uu ka shaqeynayo inaanu dhicin wax amni dar ro ah ama dagaal ah.

Iskusoo wada duuboo, dadaalada socda ay aa u muuqda kuwa madaxwe yne Deni iyo mu caaradka lagu caddaad inayo inay xal ka gaar aan khilaafoodka siyaasadeed.

Waxaa hoos u dhacay dadkii magaa lada ka barakacayay ee cabsida ka qab ay in xaalada ha murugsani ay hor seed aan dagaal mar kale ka dhaca M/ Garowe.Xigasho:-Hiiraan.Com

Mareykanka oo sheegay in lagu dhow yahay in la sii daayo la haysteyaasha Gaza

Dowladda Mareykanka ayaa sheegt ay in lagu dhow yahay in heshiis laga gaaro dadaal ada lagu doonayo in lagu soo samatabixiyo dadka lagu haysto Marinka Gaza.

Aqalka Cad ayaa shee gay in wada hadalada oo meel wanaagsan maraya ay rajeynayaan in Xoogaga Xamaas ay oodda ka qaadaan la haysteyaasha reer Israel.

Afhayeenka Golaha Amniga Qaran ka ee Mareykanka, John Kirby ayaa sheegay in dada alada socda ay gaar een heerkii ugu sarreyay, sida uu yiri.

Afhayeenka ayaa Wariyeyaasha u sheegay in Aqalka Cad uu rajo ka qabo in heshiis la gaari karo, balse ay jiraan waxyaabo u baahan in la dhameystiro.

"Waxaa jirta shaqo u baahan in la qabto, waxna lama qaban illaa inta dhammaan laga dhameystirayo amaba laga dhameynayo. Marka waxaan sii wadaynaa inaan ka sii shaq ayno arri ntan.” Ayuu yiri John Kirby.

John Kirby ayaa sheegay in Mada xweyne Joe Biden uu ku baaqayo in sharciga caalam iga ah lagu ixtiraamo Gaza, lana kordhiyo garg aarka bani’aa dantinimo ee la gaynayo Marinka Gaza, iyadoo la sameynayo sida uu yiri xabad joojin bani’aadantinimo.

Mareykanku kuma baaqin xabad joojin dha meystiran oo si buuxdo uga dhaqangasha Gaza.

Si kastaba ha-ahaatee wada hadal ada soc do ayaa laga leeyahay in dib xorriyadooda loo gu siiyo 240 qof oo reer Israel ah, balse qaarko od haysta la ba dhalasho.



TOBAN CALAAMADOOD OO KANSARKA AH OO AAN SI SAHAL AH LOO AQOONSAN


Kansarka

Dad badan marka ay maqlaan ereyga kan sar, waxay la xiriiriyaan cudur halis ah iyo caw aaqib xumo. Laakiin laga soo bilaabo 70-mee yadii, heerka badbaadada ee cudurka ayaa kor ortay saddex sababood dartood, taasoo ay ugu wacan tahay fahankii laga haystay ee hore.

Kansarka qaybihi isa badan waxaa lagu daweyn karaa natiijo oyin wanaag san bukaanka marka la ogaado.

Sida laga soo xigtay cilmi-baadhis ay sama ysay xarunta Cancer Research UK, in ka badan kala badh dadka Britain ayaa mar uun la kulm ay mid ka mid ah calaamadaha muujinaya jirita an ka kansarka, laakiin kaliya 2% ayaa u male eyay inuu ku dhici karo cudurkan.

Saddex meelood meel ayaa gabi ahaanba is ka dhega tiray digniinta oo ma aadin dhakhaa tiirta.

Katrina Whitaker, oo ah cilmi-baare ka tir san Jaamacadda London, isla markaana hormu ud ka ah cilmi-baa dhistan ayaa sheegtay in ku wan yihiin tusaale fiican.

"Dadku waxay u malaynayaan inaa nan ku dhiirigelin dadka inay wax ka ogaadaan xaalad ahooda caafimaad, laakiin waxay dhibaato ku tahay dadka ka xishoonaya inay tagaan dhakht arka sababtoo ah waxay aaminsan yihiin inay wakhti lumin doonaan,” ayey tiri Katrina.

"Waxaan u baahannahay in aan dirno fariin ah in haddii aad leedahay calaamado aan tag in, gaar ahaan kuwa u muuqda calaamadaha di gniinta, ha iska indha tirin, u tag dhakhtarka si aad u raadsato caawimo ay intaas ku dartay Katrin."

BBC Mundo waxa ay qeexaysaa 10 kan cal aamaood oo la xidhiidha kansarka marka loo eego Ururka Kans arka Maraykanka ay tahay inaadan iska indhatirin.

1.Miisaanka oo yaraada sabab la'aan

Inta badan dadka qaba kans arka wax aa ku yimaada isla markiiba miisaan dhumin. Ma rkuu sabab la,aan isu dhi mo mi isaanku waxaa loo yaqaannaa lumis an la sharrixin.

Dhimista miisaanka 5 kg ama ka bad an ee an la sharrixin waxay nooqn kar taa calaam adda ugu horreysa ee kan sarka.

Calamadaha waxay inta badan muuj iyaan kansarka beeryarada, calo osha, hunguriga iyo sambabbada.

2.Qandho ama xumad

Qandhada waxay aad ugu badan tahay bukaannada qaba kansar ka, in kasta oo ay marar badan dhacdo ka dib marka uu kansarku ku faafo meeshii uu ka bilaabmay.

Ku dhawaad qof kasta oo qaba kansar ayaa mar uun qandho yeelan doona, gaar ahaan haddii kansarku ama dawayntiisu ay saamayso hab-dhiska difaaca. Qandho ama xumad waxay noqon kartaa calaamad hore ee kansarka, sida leukemia ama lymphoma.

3.Daal

Daalku waa wax inta badan taga inta lagu gudo jiro nasashada, balse wuxuu calaamad u noqon karaa kansar heerka daran.

Si kastaba ha ahaatee, kan sarrada kale, sida kansarka dhi igga, daal ayaa la dareemi ka raa marka hore.

Qaar ka mid ah kansarrada mi ndhicirka ama caloosha waxay keeni karaan dhiigbax aan muuqan. Tani waa hab kale oo kansarku u keeni karo daal.

4. Maqaarka oo isbeddela

Marka ay la socdaan kansarka maqaa rka, kan sarrada kale waxay keeni kara an isbeddel ma qaarka oo la arki karo.

Calaamadahaan iyo astaamahan wax aa ka mid ah:

Madawga maqaarka (hyperpigmentation)

Maqaarka jaalaha ah iyo indhaha (cagaarshow)

Maqaarka oo casaada (erythema) ama Cuncu

5.Isbeddelka caadooyinka mindhi cirka ama shaqada kaadiheysta

Calool istaag joogto ah, shuban ama isbedelka qaabka saxaradaada waxay calaamad u noqon kartaa ka nsarka mindhicirka.

Sidoo kale xanuu la dare emo inta lagu jiro kaadida, dhiig la socda kaa dida, ama isbedelka shaqada kaadiheysta sida kaadida oo badan ama ka yar, waxay la xiriiri kartaa kansarka qanjirka 'prostate'

6 .Dhaawaca aan bogsanin

Dad badan ayaa og in burooyinka oo kora, dha awaca ama dhiigbaxa ay noqon karaan calaam adaha kansarka maqaarka, laakiin sidoo kale waa inaan ka taxadarnaa nabarrada yaryar ee aan bogsanin wax ka badan afar toddo baad.

Sidoo kale boogaha afka oo aan bogsan wa xaa laga yaabaa inuu sabab u yahay kansarka afka.

Isbeddel kasta oo afkaaga ku dhaca oo so conaya waqti dheer waa in isla markiiba uu hub iyaa dhakhtarkaga ama dhakhtarka ilkaha.

Nabarrada ka soo baxa xubnaha taranka ee raga ama dumar, waxay noqon karaan calaa madaha caabuqa kansarka marxaladda hore, balse waa na in uu hubiyaa xirfadle caafi maad.

7 .Dhiig baxa

Hadii dhiig soo raaco saxarada kaas oo leh midab madow wa xay calaamad u noqon kartaa kansarka mindhicirka ama kansarka malawadka.

Kansarka ilmo-galeenka ee endom etri um wuxuu keeni karaa dhiig-bax aan caadi ahayn.

Sidoo kale, dhiigga kaadida wuxuu noqon karaa calaamadda kaadiheysta ama kansarka kelyaha. Dhinaca kale dhiigbaxa ibta naaska ay aa noqon kara calaamad kansarka naasaha.

8. Qallafsanaan ama culeys meel kasta oo jirka ah

Inta badan noocyada kansarka waxaa laga dare emi karaa maqaarka.

Kansarradani waxay inta badan ku dhacaan naaska, prostate, qanjidhada (lymph nodes), iyo unugyada jilicsan ee jidhka.

Miisaanka ama qallafsanaanta waxay noqon kartaa calaamad hore ee kansarka.

9. Liqitaanka oo kugu adkaada

Dheefshiidka joogtada ah ama liqidda oo ku adkaata waxay noqon kartaa calaamad ka mid ah kansarka hunguriga.

Laakiin mararka qaar calaaamadah an oo badan kuna liiskan waxaa bada naa keeni kara sababo an ahayn kansar

10. Qufac joogto ah

Qufac joogta ah wuxuu calaamad u noq on karaa kansarka sanbabada, waxaa na wanaa gsan inaa booqato dhaqtarka hadii uu ku hayo in ka badan saddex toddobaad.

Isla mar ahaantaana, dhawaaqa xoqan ee qufacu wuxuu calaamad u noqon karaa kansar ka dhuunta (qaybta koowaad ee hungu riga) ama kansarka qanjirka thyroid. XIGASHO:-BBC

Lacagta Lagu Iibinayo Garamadii uu Messi ku ciyaaray koobka Adduunka oo La Shaaciyey

Dharkii uu xidhnaa xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi intii uu socday Koobkii Add uunka ee Qatar ayaa la shaaciyey, waxaana la ga bixinayaa lacag badan oo rikoodh jabis ah oo aan wali adduunyada la gu arag.

Garankii uu Messi ku ciy aaray kulan kii ugu dambe eyey, ayaa waxa kalidii lagu iibinayaa £8 milyan oo Gini, iyadoo kuwii kale ee uu ku ciyaaray kulamadii kale ee Koobka Ad duunka sidoo kale ay lacago badan ku yaallaan suuqa ee xaraashka.

Ciyaartoyda xulka qaranka Arge ntina ayaa labadii qaybood ee ciyaartii finalka waxa ay ku dheeleen garamo kala duwan, iyagoo waqtigii nasashada bixiyey kuwii hore, kuwaas oo mid walba uu suuqyada ka taagan yahay min £8 milyan oo Gini.

Waxa kale oo suuqyada la Soo dhigay gar amadii uu Lionel Messi ku ciyaaray kulankii Cro atia ee semi-finalka Koobka Adduunka, kuwii Netherl ands, wareeggii 16ka oo ay Nether lands la ciyaareen iyo saddex ka mid ah kulam adii wareegga group-yada.

Marka la isku-celceliyo, Lionel Messi ayaa waxa garamadii uu ku ciya aray Koobka Add uunka lagu iibsanayaa £8 milyan oo Gini, wax ana uu jabinyaa rikoodhkii iibka ee Michael Jor dan ee kulamadii finalada ee 1998, kuwaas oo qiyaas ahaan lagu iibsaday £8.1 milyan oo Gini bishii September.

Wasiirka cadaaladda Jabuuti oo qaa bilay danjiraha Falastiin ee Jabuuti

Wasiirka cadaaladda dalka Jabuuti mudane Cali Xasan Bahdoon ayaa xafiiskiisa ku qaabi lay danjiraha dowl adda Falastiin u fadhiya dal ka Jabuuti danjire Ruweyd Abu Camshah.

Md.Cali Xasan Bahdoon wasiirka Cadaalad da Jabuuti ayaa safiirka la wadaagay sida dow ladda Jabuuti uga xuntahay waxa ka socda magaalada Gaza, isagoo tilmaamay in dowlad iisu qeyb wayn ka qaadan doonto u gurm ash ada dadka reer Gaza.

Wasiirka ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku sha hiiday gumaadka Yahuudda ku heyso dad reer Gaza.

Dhawaan madaxweynaha Jabuuti Md. Is maaciil Cumar Geelle ayaa muuj iyey sida dow ladda Jabuuti ay u garab taagan tahay shac abka dulman ee Falastiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip