
HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE AMAANTA OO AH ISNIIN 20-KA NOVEMBAR 2023-KA
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada London
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.
Md. Xasan Sheekh Maxamu ud iyo wafdigiis ayaa waxay ka qeyb-galyaan shirka ho ggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaadan doona Madaxda dalka Ingiri iska oo uu kala hadli doono dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo in ay ka taageeraan Sooma aliya qorshaha qaran ee qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran dalkeenna, maadaama ay xubin ka yihiin Golaha Ammaanka ee Q/Midoobey.
Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS oo kormee ray xerada tababarka ee General Dhega-badan
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka So omaaliyeed General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Shalay kormeer shaqo ku tagay Dugsiga tababar ka ee general Dhagabadan ee M/ Muqdisho.
S/Guuto Dayax Cabdi Ca bdulle ayaa cutubyo ka tir san guutada 28-aad Abuu cub eyda kula hadlay guda ha Dugsiga tababarka dhag a badan, waxaana uu tilma may in loo baahan yahay in ciida madda xooggu ay u diyaar garoobaan dagaalka dalka looga saar ayo kooxda naf la caariga ee khawaarijta.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ay aa ciidanka ku booriyey in ay u naxariistaan Sha cabka Soomaaliyeed madaama ay u dhaarteen illaalintooda iyo difaacooda, asaga uu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay ciidanka xoogga ka sugayaan xorreynta dhulka cadawgu heysto.
Madaxweynaha JFS oo kulan sago otin ah u sameeyay safiirka Kenya ee Soomaaliya
Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Max amuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safi irka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileed kiisa danjirimo.
Md. Xasan Sheekh Max amuud ayaa Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto ku bog aadiyey shaqada wanaags an ee ah adkeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo gudashada waajibaadkiisa.
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee XFS oo soo xiray kulan wadatshi ah oo looga hadlay ay geeddi socodka hannaanka doora shooyinka dalka
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Dastu urka ee XFS Md. Xasan Macallin oo soo xiray Kulan wada tashi iyo faahf aahin geeddi socodka hanna anka doorashooyinka JFS {Heshiika GWQ} ee May 2023 ayaa ugu horreyn uga mahad celiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya hirgelinta kulanka, isaga oo ka hadlay in dowladda ay u dhaqa aqday geedi socodka doorashada isla markaana ay madaxda ka muu qato ka go’naanshiyaha geedi socodkaas.
"Himmilada shacabka Soomaaliyeed waa in co dkooda la maqlo, sidee lagu gaarsiiyaa arrinkaas waa doodda jirtay, waddadii in la hayo ayaa ii muuqata” ayuu ka mid ahaa kelmaddda Wasiir Xasan Macallim. Ugu dambeyntii, Wasiirka Cada aladda iyo Dastu urka mudane Xasan Macallim waxaa uu sheegay in golaha Wadatashiga qaran ay soo jeediyeen wax ka badalka dastuurka laakin ay taasi u taalo hey’adaha ay khuseyso iyo shac abka.
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Xafiiska Soomaaliya ee Hey’adda USAID
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horum arinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soo maaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Be enebeene) ayaa Shalay kulan miro dhal ah la ye eshay Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay’a da Maraykanka u qaabilsan Horumarinta Caalam iga ah (USAID), Sheri Nouane Duncan-Jones.
Kulanka ayaa waxaa sal dhig u ahaa xoojinta wadas haqeynta DFS iyo Hay’adda USAID xafiiskeeda Somaliya.
Sidoo kale labada dhinac ka wada hadlay sidii looga guuri lahaa deeqaha gargaarka, xoogana la saaro dhinaca horumarinta iyo xalka waara, in la iska kaashado horumarinta dhaqalaaha ka dib xili ga dayn cafinta iyo in Hay’adda USAID ay isticm aasho nidaamka dalka ee fulinta barnaamijyadda iyo mashaariicda.
Wasiir Beenebeene ayaa uga mahad celiyay Hay’adda USAID taagee rada ay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya oo Safiirkii ugu horeey ay u dirtay dalka Ereta riya
Madaxweynaha dalka Eretariya Isaias Afwerki ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo si rasmi ah uga guddoomay Safiirkii ugu horeeyay ee abid So omaaliya u dirto dalkaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa u magaca abay Safiirka Soo maaliya u fadhin doona dalka Eretariya Dr.Cumar Idiris, kaasoo horey u soo noqday Saf iirkii dalka Qatar u fadhiyay Soomaaliya sanadahii 2011 ilaa 2017-kii.
Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Eretar iya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ee horay loo oran jiray Twitter-ka ku sheegay inuu ku farax san yahay inuu noqdo safiirkii ugu horeeyay ee dalka Soomaaliya u fadhiista Eretariya.
"Sharaf ayay ii ahayd in aan noqdo safiirkii u gu horreeyey ee Soomaaliya u fadhin doona Eri rea taariikhda labada dal ee walaalaha ah” ayuu ku yiri Danjire Cumar Idiris qoraal kooban oo u soo dhigay bartiisa X.
Wuxuu sidoo kale sheegay Danjire Cumar in ey ka go’an tahay ka shaq eynta xiriirka walaalti nnimo ee labada dal Soomaaliya iyo Eretariya oo leh taariikh dheer.
Maxkamadda Rafcaanka oo maalintii 2-aad Dhegaysanaysa Dacwadda Mas’uuliyiin
Maxakamadda racfaanka gobolka Banaadir ay aa markii labaad Shalay u fariisatay dacwadda Ra fcaanka ay eedeysanayaa sha ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay’adda Socda alka iyo Jinsiyadaha So omaaliya.
Eedeysanayaasha ayaa loo heys taa dacwada la xiriirta Musuq maasuq iyo damiyo kale,waxana ho ray u xukuno ugu ridday Maxkamadda gobolka Ba naadir,balsa xafiiska xeer ilaalinta ay racfaan ka soo qaateen. G/Maxkamadda Rafcaanka G/Bana adir ayaa go’aamiyay in Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud soo bandhigo Cadeymaha ka dhan ka ah saraakiisha ku eedeysan Musuq-maasuq . Xe er ilaaliye ku xigeen Farxaan Xuseen ayaa Maxk amadda Rafcaanka gobolka Banaadir u gud biyay cadeymo la xariira warqado lacag qabasho ah oo eedeysanayaasha ay tuhmayaan in ay be en abuureen.
Eedeysanayaasha ayaa waxaa horay xukun no kala duwan ugu ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxa ana racfaan ka qaatay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka xukunkii Maxka madda Go bolka Banaadir ay ku xukuntay
Nabadoonada Garowe: Madaxweyne Daniyow ciidanka aad kusoo daabu shay magaalada haku ekaadaan xeryahooda
Nabadoonada iyo waxgaradka kasoo jeeda M/ Garowe ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ay u jeedinayaan siyaasiyiintamucaar adka iyo madaxweynaha Puntland.
Nabadoonada ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni inuu joojiyo ciidam ada uu kusoo daabulayo M/ Garowe, kuwaas oo ay sheege en inay ka dhal atay xasarada haa tan ka aloos an magaalada.
"Madaxweyne, waxaanu ku leenn ahay xaaladda daji. Madaxweynihii dalkaa tahay. Ciidanka aad keent ayna, waxaanu ku leennahay oo ku ugu baaqaynaa inayan shar ku noqonin um mad da, xeryahooda haku ekaa deen," ayay yira ahd een nabadoonadu.
Sida ay nabadoonadu sheegeen, Islaan Ciise Isl aan Maxamed, ayaa gurigiisa ugu tagay madaxw yne Deni, waxayna isku raaceen ciidamada in ays an kasoo bixin xeryahooda. Nabadoonada waxay dhinaca kale ugu baaqeen mucaaradka inay isdaji yaan, oo ay xakamee yaan ciidankooda. Waxay sheegeen in loo turo dadka shacabka ah.
Si kastaba ha ahaatee, magaalada Garowe wa xay Shalay ku jirtaa jawi kacsanaan ah, iyadoo ji hada Koonfur Galbeed ee magaalada Garowe, ay ku sugan yihiin ciidamada mucaaradka taabacs an, oo lagu arkayo gaadiidk ooda dagaalka.
Dowladda oo Shaacisay in ay xirmeen qaar kamid ah garoomada diyaaradaha ee dalka
WasiirkaW/W/Howlaha Guud ee XFS Xil. Is maaciil Abdirahman Sh.Bashir oo shir jaraa’id qab tay ayaa sheegay in qaar kamid ah garoomada diyaaradeed ay u xirmeen daadadka roobka, iya doo laga cabsi qabo inay duma an buun-dooyin hor leh.
Wasiirka ayaa waxa uu sheegay roobka uu sa meeyn xooggan kuyeeshay kaabayasha dhaqaale ee ay kamid yihin waddooyinka, garoomada iyo buundooyinka,waxaa u tilmaamay in ay xiranyihin oo burbureen garoom ada Baardheere iyo Dowl ow,sidoo kale ay go’day buundadii Baardheere.
Galmudug ayuu sheegay waddooyin ka qaar uu roobka sameeyay, waxaa go’day buundada Sa qiiro oo kutaal wadada isku xirto Hobyo iyo Gaalk acyo ayuu shegay in ay ku bur-burtay roobabkii halkaa ka da’ay
Sidoo kale wasiirka ayaa inta hadalkisa ku dar ay in Hirshabeelle uu sameeyay roobabka iyo fata haada islamarkana ay go’day waddada xiriiri sa Jowhar iyo Muqdisho waxa tilmaa may inuu xirm ay oo ay Biyo fadhiyaan garoonka diyaaradaha M/ Baledweyne G/da k/Galbeed iyo Puntland ayuu si lamid ah sheegay in roobka uu khasaaro u geysatay,waxa uu na ugu dambeyn hay’adaha iyo dhammaan shacabka somaliyed ugu baaqay inloo gurmado qoysaska ay roobka uu sameeyay dowl aduna ay waddo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay daadadka &fatahaadaha ka dhasahy roobka deyrta oo ka curtay dalka.
Dil toogasho oo Shalay lagu fuliyay Ninkii dilay Cabdullaahi Cali Huday
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Shalay oo Axad ah dil toogasho ah ku fulisay Cab disalaan Cali Axmed oo dhawaan magaalada Guri ceel ee Gobolka Galgaduud ku dilay Wiil la dha shay Taliyaha Booliska degmada Guriceel Cabdu llaahi Cali Huday.
Goob fagaare ah oo ku taalla Guri ceel ayaa lagu toogtay Cabdisa laan Cali oo ay hore Maxkamadda ciida mada dil toogasho ah ugu xukuntay, kadib markii lagu helay inuu dilka geystay Cabdisalaan Cali oo ahaa ciid anka NISA ee dowladda Federaalka.
Ciidanka NISA iyo kuwa Booliska ayaa gacan ta kusoo dhigay Cabdisala an oo baxsaday markii uu 9 bishaan November 2023 dil u geystay Allaha u naxariistee Cabdullaahi Cali Huday oo ahaa wiil la dhashay Taliyaha Booliska Guriceel.
Dadka ku dhaqan Guriceel ayaa horey uga dal baday laamaha caddaal adda in ninka dilka ges tay la geeyo tiirka lana toogto, waxa ayna tilma ameen in toogashada xal u noqoneyso dilal ka mi cno darrada ah ee dadka loo geesto.
Dhowr jeer oo hore ayaa sidaan oo kale waxaa dilal toogasho ah loogu fuliyay rag dilal u geystay Askar iyo dad shacab ah, waxaana Maxkamadda ciid amada ay sheegtay in cid kasta oo dilal geysa ta cadaalada lahor geyn doono.
uu marayo dag aalka lagula jiro kooxaha Khawaar ijta ah iyo howlgallada lagu xasillinayo dalka.
Sidoo kale, shirka golaha wasiirrada ayaa loo ga hadlay tallaabooyinka illaa iyo hadda la qaad ay ee la xiriira gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen roobabka wata daadadka ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka.
Madaxweyne Laftagareen iyo wasiir ka Gaasha andhigga XFS oo gaaray Diinsoor
Madaxweynaha D/G/K/Galbeed Md.Cabdicasi is Xasan Maxamed Laftagaree, wasiirka G/dhigga XFS Md/ Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha wasiir ada K/Galbeed iyo mas’uuli yiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Sha lay magaalada Diin-soor ee Gobolk Bay.
Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaareen ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u his hiisiin ah oo magaaladaas ka socday iyo sidii bul shada Diinsoor dagta ay ugu sheegi lahaayeen in ay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada howl galka dalka looga xoraynayo khawaarijta gaar aha an deegaannada Koonfur Galbeed.
Shirkii Baarlamaanka Puntland oo loo baajiyay sababo amni
Waxaa gabi ahaanba la kansalay shirkii Baarl amanka Maamul Goboleed ka Puntland ee Berri loo balansanaa sida wararka ugu danbeeya ay sheeg ayaan
.Sababaha loo baajiyay kulankaani ayaa lagu sheegay arimo amni iyo cabsi laga qabo isku dhacyo siyaasad eed madaama uu sii kordhay xurgufta u dhexeysa Madaxweyne Saciid Dani iyo Mucaaradkiisa.
Xildhibaanada Puntland ayaa la ogeysiiyay in uu baaqday kulankaasi oo balantu ahay in lagaga hadlo wax-ka beddelka Xeerka doorashooyinka qof iyo cod oo Wasiirada Puntland ay soo gudbiy een. Wararku waxay intaasi ku darayaan in dib loo dhigay shirkaani Khamiista soo socota si xal loogu sii raadiyo xiis ado dagaal oo Shalay laga dareenay Garoowe taasoo xitaa sababtay in sha cabka qaar ka barakaceen Shalay M/Garowe. ATMIS oo sheegtay inay fashiliyeen weerarkii Shabaab ee Buulo Mareer
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa we erar ay kooxda Al Shabaab Habeen hore saqdii dhexe ku qaadeen Saldhi gga Ciidamada Midow ga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degmada Buulo Mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMI SOM Lt Col Mwachinalo oo la hadlay warbaahinta Hiiraan Online ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerarka, isagoo intaas ku daray in uusan jirin wax khasaare ah oo kasoo gaaray.
"Habeen hore deegaanka Buulomareer abb aare 21:00pm, ayaa dagaalyah anno lagu tuhuns an yahay Al-Shabaab, waxay weerar kusoo qaad eeen saldhi gga Buulomareer iyagoo isticmaalaya hubka fudud. Ciidamada ATMIS-ka ayaa ka falc eliyay weerarkaas, sidaas waxaa yiri afhayeenka ciidanka ATMIS.
Bishii May 2023, Al-Shabaab ayaa weerar midkaan ka xooggan ku qaa dday isla saldhigga ATMIS-ka ee Buulo Mareer, waxaana ka dhashay khasaare dhima sho ah oo gaarayay in ka badan 50 askari oo Uganda ay ku weyday weerarkaas, iyo sidoo kale gaadiid dagaal iyo hub ciidankeeda looga furtay weerarkaas.
Dhawaan, dowladda Uganda waxay shaqada ciidanka ka erisay labo sarkaal oo katirsanaa ciida nkeeda ka howlgalayay saldhigga Buulomareer, kuwaas oo lagu helay dambi ku saabsan in aanay ciidanka dagaal gelin, si ay isaga caabiyaan wee rarka Alshabaab. Uganda ayaa ah dalka ciida mada ugu badan ay ka joogaan Soomaaliya. Ciid amadeeda ayaa inta ugu badan waxay ka howlg alaan gobolka Banaadir iyo gobolka Sh/hoose.
Maxaa ka jira in Lii Caato Muqdisho lagu afdu ubtay? Booliska oo war culus soo saaray
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aad an Cali oo caawa shir jaraa’id ku qabtay M/ Muq disho ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska Liibaan Aadan Cali (Lii Caato) oo Shalay la sheegay in la ga afduubtay isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka ayaa sheegay in afduubka la shee gay in loo geystay Lii Caato aysan waxaba ka jir in, isla markaana uu dhacay is fahmi waa yar.
Wuxuu sheegay in booliska iyo guud ahaan hey’ adaha amniga ee gobolka Banaadir ay soo qabt ay gaari Cabdibile ah iyo gaari Baraado ah oo loo maleeyey inay Liibaan afduubteen.
Afhayeenka booliska ayaa xaqiijiyey in kiiskaas uusan aheyn afduub, balse uu dhacay is fahmi waa sababay inay qalqal dareemaan xubno ka mid ah qoyska uu ka dhashay Lii Caato.
Sidoo kale Lii Caato oo garab taagnaa afhay eenka booliska ayaa la hadlay warbaahinta, wuxu una ka sheekeeyey sidii ay wax u dhaceen.
Lii ayaa sheegay in taleefankiisa oo ka densan uu Shalay magaalada ka dhex raacay Mooto, isa goo aaday xaafadiisa, halkaas oo saaxiibadiis uu kula balansanaa.
Wuxuu sheegay in walaashiis uu ka wacday taleefankii darawalka watay Bajaaj-ta, balse ay u sheegtay in aysan joogin guriga, intaas kadib wux uu sheegay in darawalka uu u qoray lambarkiisa densan, si markii uu taleefanka daarto uu ugu soo diro lacagta Mootada.
Intaas kadib wuxuu sheegay inay imaadeen labadii gaari ee uu sugayey, isla markaana uu raa cay, balse daraw alkii keenay ee Mootada uu mooday in la afduubtay – wiilkaan ayaa ah You Tuber caan ah. Darawalkii Mootada ayaa mar ka le wacay gabadhii uu Lii Caato ka wacday talee fankiisa, wuxuuna ku wargeliyey in la afduubtay, intaas kadibna waxaa la waayey taleefanka Lii, maadaama uu ka densanaa.
Ehelka Lii Caato ayaa deg deg u wacay Bool iska, waxaana la fuliyey howlgallo lagu soo qabt ay Lii Caato iyo raggii watay gaadiidkii uu raacay ee loo maleeyey inay afduubteen.
Dad badan ayaa weli u heysta in kiiskaan uu yahay Prank fashilmay, waxaana aad uga carood ay laamaha amniga, maadaama uu faafay war sheegaya in la afduubtay Lii Caato, balse ay been owday.
Naadiya, gabadhii lagu doortay Mar eykanka ee qabiilkeeda muranka la geliyey oo hal arrin xaqiijisay
M/ Muqdisho waxaa caawa lagu qabtay xaflad weyn oo lagu taagee ray doorashada Naadiya Ma xamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha magaalo ka tirsan dal ka Mareykanka. Xafladda waxaa isugu yimid xil dhiba ano u badan beelaha Ha bargidir oo Naadiya ay ka dha latay, waxaana xafl adda lagu soo hadal qaaday wararka she egaya in qabiilka Naadiya uu muran ka taagan yahay.
Xildhibaanadii ka hadlay xafladda, sida Cabdi raxmaan Odawaa iyo Qaali Shire ayaa sheegay in Naadiya ay tah ay gabar ka dhalatay beesha Sa leebaan ee Habargidir, sidoo kale xildhib aano iyo siyaasiyiin kale oo ka soo jeeda beelaha kala duw an ee Soom alaiyeed ayaa soo camiray xafladaan loogu hambalyeeyey Naadiya.
Sidoo kale Naadiya ayaa si online ah uga soo qeyb gashay xafladda caawa lagu qabtay Muqdi sho, waxayna aad uga mahadcelisay sida loogu far xay, loona soo dhaweeyey doora shadeedii.
Naadiya ayaa sheegtay in gabar hadii wax la ba ro ay noqoneyso side eda oo kale mid guuleysata, iyadoo soo qaadatay maah-maah Soomaaliyeed oo tiraa "Gabar wax baratay waa qoys wax bar tay.” Naadiya ayaa soo hadal qaaday wararka la xiriira is qabqabsida qabiil keeda oo sida ay she egtay ay kala socotay barta Tiktok-ga iyo Websi teka BBC.
"Dadka ku wareersan qabiilka aan ahay waxaan rabaa inaan caawa u jawaabo, walaalayaal waxa an ahay waxa idinku aad tihiin oo ah muwaadin Soomaaliyeed, halkaas uga hara warka,” ayey tiri Naadiya. Gabadhaan ayaa u mahadcelisay dadka u qabtay xafladaan taageerada ah, waxay sheegt ay inay jeclaan laheyd inay ka soo qeyb gasho xa fladda, balse aysan u suurtagelin oo ay ka cudur daaraneyso.Ugu dambeyntii Naadiya waxay dar daaran u soo dirtay dadka Sooma aliyeed, waxay ka codsatay in dalkooda ay dhistaan oo nabadda ka shaqee yaan,iyadoo sheegtay inay jeceshahay in mar un ay ku soo laabato dalkeeda hooyo
. Xigasho:Caasmadda.Net
Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Jubaland
Madaxweynaha D/G/Jubaland Md.Axmed Max amed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee DG/ Jubaland.
Wareegtadatixraaceedu yahay :- XM/DG/JS/054/2023 KUNA TAARIIKHEYSSAN 18/11/2023 ayuuna ugu magaca abay Nuuradiin Maxamed Khaliif inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud e Jubbaland, ninkan ayaana ah aqoon yahan kasoo jeeda Jubbaland oo aad isu gu dhaw yihiin Axmed Madoobe.
Ciidamada jag boyntiyada ku sugan oo lagu war-geliyay inay masuuliya da qaadi doonaan gaarigii ay soo daayaan isagoo qarax sida
Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha m axka mada ciidamada qalabka sida Dhamme Maxamed xus een cumar (saneey) ayaa Shalay la hadlay koox ka tirsan ciid amada Milatariga Soomaaliya oo ku jirta xerada Maslac ee duleedka Xamar.
Masuulkaani ayaa uga digay ciidamada inay fud udeystaan baabuurta ay baar ayaan isagoona xu say in askarigii gaari magaalada soo galaya iska soo fasaxa isagoon baarin inuu isaga masuuliy ada qaadi doono haduu dhibaato gaysto.
"Askarigii baabuur uusan baar in Maga laada ku soo fasaxa oo gaarigaas Magalaada ku qarxo isagaa mas uuliy addiisa qaadanaya” ayuu yiri Dhamme Maxamed xuseen cumar (saneey) .
Xeer Ilaaliye xigeenka wuxuu tilmaa may in askariga looga baahan yahay in uu si fiican isaga hubiyo jagboyntiga uu gaadiidka ku baarayo.
"hadii aad gaari cad inta ku rogmato aad ku tiraahdo furaha lanbarkeyga waa 5 ee ii geli wixii gaarigaasi dhiba ato uu geysto adigaa qaadi doo na ma suuliyada”ayuu mar kale yiri isagoo si cad uga digaayay laaluush qaada shada.
Mar uu u sharaxaayay waxyaabaha askartu fudueystaan balse ay ciqaabi ka dhalan karto ay uu tusaalooyin ba dan u soo qaatay shaqo ka tag is,amar diido taliyaha,waardiye ka tagis ku wasoo dhamaantood ay ciidamadu ku muteysan karaan ciqaab.
Sidoo kale askarta marka ay wado oyinka laamiy ada marayaan ayuu uga digay inay rasaas ku furtaan ama ay dad xabad ku dhuftaan,wuxuna xu say in maxkamada ciidamadu aysan aqbali doo nin jid baan furanayaay.
Xuutiyiinta Yemen oo afduubtay Mar kab xamuul ah & Israel oo ka hada shay
Israa’iil ayaa sheegtay in markabka xamuul ah oo ay saarnaayeen 25 shaqaale ah lagu af duubay badda cas Shalay.
Ciidamada Israa’iil ayaa she egay in fallaagada Xuuti yiinta Yemen ay qabsadeen mark abka. Markabkan ayaa waxaa iska leh shirkad laga leeyahay dalka Britain, waxa ana gacanta ku haysa shirkad laga leeyahay dal ka Japan, sida laga soo xigtay xafiiska ra’iisul was aaraha Israa’iil oo aan faahfaahin ka bixin shir kadahaas.
Markabkan ayaa ka ambabaxay dalka Turkiga, isagoo ku sii jeeday dalka Hindiya, waxaana ka shaqaynayay dad rayid ah oo dalal kala duwan ka soo jeeda oo aanay ku jirin Israa’iiliyiintu. Ma aha markab ay leedahay Israa’iil,” ayay Israel ku tiri hadal ay soo saartay.
Kooxda Xuutiyiin Yemen kama hadlin arrintan oo ku soo aaday xili kooxdan ay ku hanjabtay iney ugaarsan doonaan maraakiibta laga leeyahay Israel ee maraya badda cas iyo gacanka Babal Mandab.
Dad badan ayaa isweydiinaya sababta Israel ay uha hadashay afduubka Markabkan markii aysan laheyn, Shaqaalaha saarana aysan ku jirin Israa ’iliyiin.
Xuuthiyiinta ayaa ah urur siyaasadeed iyo mid militari oo ah Shiicada ka dagaalanta dalka Yem en oo dagaal kula jiray xulafada uu Sacuudiga taageero.
Waxay taageero u muujiyeen Falastiiniyiinta, waxayna abaabuleen mudaaharaadyo ka dhacay Yemen, oo looga soo horjeedo weerarka Israel ku hayso Gaza
Guddiga adeegga Xajka oo shaaciy ay liiska Shirkadaha ku guuleestay wareegga 1-aad
Guddiga adeegga Xajka ee sannadka 2023/2024 ayaa shaaciyey liiska shirka dihii ku guuleystay wareegii 1-aad ee tartanka qaadista Xujeyda Soomaaliyeed , shi rdahan ayaana ahaa kuwii u tartamayay u adeegga xujeyda Soomaaliya.
Wareega koobaad ee tartanka waxaa kusoo baxay ilaa 80-shirkadood oo ka shaqeeya arrim aha safarka, waxa ayna sheegeen guddiga in ay jiri doonaan wareegyo kale oo lagu kala saari doo no shirkadaha soo baxay hadda.
Guddiga adeegga xajka uu soo xulay wasiirka Diinta iyo Owqaafta Xukuumadda Soomaaliya ay aa horey usoo bandhigay shuruudaha laga rabo shirkadaha u tartamaya u adeegida xujeyda Soo maaliya sannadka soo socda.
Halkan ka akhriso shirkadaha wareega 1-aad soo baxay
.WHO OO BOOQATAY ISBITAALKA AL-SHIFA (XAALAD ARGAGAX LEH OO AY KU SOO ARKEEN
Koox ka tirsan shaqaalaha bini’aadan tinimada ee Qaramada Midoobay ayaa bo oqday Isbitaalka Al-Shifa ee waqooyiga Gaza Sabtidii, Hay ’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay X. Kooxda ayaa muddo hal saac ah ku qaatay gudaha isbitaalka, xilligaa soo uu dagaal culus ka socday meel u dhow xar unta, ayay WHO sheegtay.
Shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa isbita alka ku tilmaamay "Aagga dhimashada” halkaa soo "calaamadaha duqeynta iyo rasaasta” ay ka muuqdaan. "Kooxdu waxay arkeen xabaal-wad areed halka laga soo galo isbita alka, waxaana loo sheegay in ka badan 80 qof ay ku aasan yihiin halkaas,” ayaa lagu yiri.
WHO ayaa sheegtay in bukaano dhowr ah ay u dhinteen labadii ilaa saddex maalmood ee la soo dhaafay sababo la xiriira adeeg la’aan caafi maad.
"Waxaa Al-Shifa ku haray 25 shaqaale caafim aad ah iyo 291 bukaan ah, iyadoo dhowr bukaan ay u dhinteen labadii ilaa saddex maalmood ee la soo dhaafay sababo la xiriira xiritaanka adeegy adii caafimaadka,” ayaa lagu yiri warka WHO
Waxay intaas ku dartay: "Bukaannada waxaa ka mid ah 32 carruur ah oo ku jira xaalad aad u daran, laba qof oo ku jira qeybta daryeelka degde gga ah (ICU) oo aan hawo lahayn, iyo 22 bukaan oo kelyo sifeyn ah kuwaasoo helitaankooda daaw eynta nafaha lagu badbaadinayo aan heli karin.”
Shaqaalaha iyo bukaannada la hadlay shaqa alaha Qaramada Midoo bay waxay "ka argagaxe en ammaan kooda iyo caafimaadkooda,” ayay tiri WHO, iyadoo raacisay inay "codsadeen daad-gur eynta.”
WHO ayaa sheegtay in ay si degdeg ah u hor umrinayso qorshayaal lagu daadgureynayo shaq aalaha iyo bukaannada laba isbitaal oo ku yaalla koonfurta Gaza.
"Inta badan bukaannada ayaa ah dhibanay aal qaba dhaawacyo dagaal, oo ay ku jiraan kuwo badan oo qaba dhaawacyo isku dhafan iyo kuwo la gooyey xubno jirkooda qeybo ka mid ah, dhaa wacyo madaxa, gubasho, laabta iyo caloosha, iyo 29 bukaan oo qaba dhaawacyo halis ah oo laf dhab arta ah oo aan awoodin inay dhaqaa qaan iyaga oo aan helin gargaar caafimaad,” ayay tiri WHO.
Israa’iil ayaa bilawday hawlgal ka dhan ah Xa maas subaxnimadii Arbacada gudaha Isbitaalka ugu weyn Gaza , halkaasoo kumanaan Falastiini yiin ah oo barokacay ay gabaad ka dhig teen buk aannada iyo shaqaalaha caafimaadka.
Israa’iil ayaa ku andacoonaysa in Xamaas ay dhismaha isbitaalka u isticmaalayso arrimo militari ayna ka dhistay xarun talis hoos timaada xarunta – eedeymahaas ayey si isdaba joog ah u diideen Xamaas iyo saraak iisha isbitaalka. iyadoo ciida mada Israiil oo dhowr maalmood ku sugan guda ha isbitaalka aysan illaa keenin cadeymo buuxa oo ku saabsan godad Xamaas ku leedahay Isbit aalka hoostiisa.
Maalmihii u dhexeeyay ayaa la arkayay in isbit aalku uu ka soo noqday goobtii rayidka oo uu u wareegay goob dagaal oo ay dagaallo culus ka dhaceen gudaha iyo hareeraha xarunta, iyadoo ay jirtay xaalad bani’a adamnimo oo awalba si xowli ah uga sii dareysay.
Israa’iil ayaa wajaheysa cadaadis caalami ah oo isa soo taraya si ay u caddeyso sheega shooyinkeeda ku saabsan gelitaanka isbitaalka, si ay marmarsiiyo uga dhigto qaar ka mid ah go’aannadeeda milatari, taasoo haddii kale no qon karta xadgudub halis ah oo suurtagal ah sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada.
"WAAN KA XISHOONAYAA INAAN FIIRIYO XAASKAYGA MARKA AY SUBIXII DHAQEYSO GO'A AAN KU SEEXANNAY"
Enuresis Carruurta, waa wax iska caadi ah oo la ga hadli karo in ay sari iraha ku ka adshaan, laak iin marka qof weyn oo a ma ka weyn 30 sano in uu qooyo sariir ama ku ka adsho, waa xaalad xan uun oo loo yaqaanno 'enuresis'.
Inta badan dadka xanuunkan la ildaran ayaa waxa ay ka xishoodaan in ay ka hadlaan. Xitaa ha ddii uu jiro khabiir ay ku kalsoon yihiin oo ku takha susay raadinta xalka dhibkooda. Laakiin xanuunk an enuresis waa dhibaato si dhakhso ah loo oga ado, xitaa haddii la’isku dayo in la qariyo.
"Waan ka xishoonayaa inaan fiiriyo xaaskeyga markay aroortii dhaqeyso go'a. Way xanuun bad an tahay, "ayuu yiri Linus (ma aha magaciisa dha bta ah, waxa uu codsaday in aan la shaacin magi ciisa saxda), waa 44 jir, injineer kombuyuutar ah oo jooga magaalada Cotonou, ee dalka Benin.
Waa maxay enuresis?
Enuresis waa kaadida si aan si kas ah loo keen in ee iska imaata xilliga hurdada. Waa khalkhal ku yimaada xakameynta kaadiheysta ee dadka qaark ood. Ilmaha ka yar 5 ama 7 jir, waa wax caadi ah oo markasta dhaca in ay sariirta qooyaan.
Laakiin dadka qaangaarka ah, ayuu xanuunk an ku sababi karaa wallow dadka badi aysan xanuu nkan ku bara arugsaneyn.
Waxa ku adkaatay inuu BBC-da u sharraxo xaal addiisa taasoo mararka qaar keenta inuu guriga jo ogo maalintii oo dhan. "Waxay saameyneysaa xi riir kayga, laakiin nasiib wanaag waxaan leeyahay xaas ifahmi karta oo daryeel wanaagsan ii samey sa," ayuu yiri.
Waa fursad "aad u weyn", sida uu u qeexayo, oo aysan lamaanayaal badan haysan. Maada ama ay taasi keentay in dad badan ay is furaan.
"Waxaan bilaabay inaan isku kaa dsho, gaar ahaan habeenkii, dhawr bilood ka dib markii aan is guursanay xaaskeyga. Runtii ma sharaxi karo waxa keenaya, "ayuu yiri, waxa u uku cel celiyay in uu jiro walaac ku saleysan dhinaca shaqadiisa maadaama aysan fiicneyn kaadi heystiisa, taasina ay keentay in badanaa uu guriga joogo.
Sababaha keena Enuresis
Enuresis
oraalka awirka,Enuresis
Arrimaha jireed iyo nafsi yeed waxay keeni kar aan xanuunka enuresis ee kudhaca dadka waa weyn.
Nooca 2-aad ee sonkorowga ama caabuqa kaadi mareenka ayaa noqon kara sababta cudu rkan, sida ay sheegtay Doctor Anne-Marie.
Waxa kale oo ay noqon kartaa shil sida ay qabaan khubaradu. Dareen yaraan, xaalad riyo u eg iyo sigaar cabbiddu waxay u horseedi kar aan xanuunkan.
Laakiin sida laga soo xigtay khabiir dhinaca kaadi-mareenka ah, ayaa sheegay in ay keeni karaan walaac, walbahaar, niyad-jab, cabsi ama cillado dabeecadeed.
La macaamilka bulshada oo yaraata
Enuresis Qoraalka sawi rka, Dadka la ildaran enuresis waxay inta ba dan ka baqaan inay la wadaagaan xaaladooda dadka kale, gaar ahaan kuwa ay jecel yihiin. U dhawaanshaha dadka kale iyo cabsidu waxay noqon kartaa walxo iyaga ka fogeeya bulsh ada, sida uu caddeeyay Dr Gaoussou oo sharraxaya inuu la kulmay qaar badan oo ka mid ah kiisaskan."Waxaan isku daynay inaan heshiisiinno lammaane badan oo hal lammaane uu xanuunkan la ildaran yahay. Inta badan, kuwani waxa ay ku dhamaadaan furriin iyo kala tag, "ayuu aqoonsaday dhakhtarka kaadi mareenka kaas oo sheegay in ay jiraan daaweyn waxtar leh oo looga gudbo arrinkan enuresis.
Laakiin Linus, marka loo eego kalsoonidiisa, ma jirto wax uu ka walwalo oo dhinaca qoyskiisa ah.
Sidoo kale ma sharaxi karo dulqaadka xaaskiisa ee ku wajahan waxa uu ugu yeeray waqtiyo madow oo noloshiisa ah. "Iyadu waa midda igu dhiirigelisa in aan ixtiraamo talooyinka la iga siiyey daawaynta," ayuu yiri.
Kiiskii Linus, marka laga reebo inuu ciyaaro tennis-ka ina-adeerkii oo noqday saaxiibka ugu fiican, noloshiisa ayaa caawiya xilliyada uu safarrada aadayo isaga oo u keena xafaayadaha dadka waaweyn si uusan ceeb ugu dhex dareemin bulshada.
Waxaa intaa dheer, marar dhif ah in uu baxo, si la mid ah waqti la qaadashada asxaabta ama la joogo qaraabo ama xubin kale oo qoyska ah. Wuxuu door bidayaa inuu joogo guriga oo ay xaaskiisa si fiican u xannaanayso.
"Nasiib wanaag, waxay noqonaysaa mid aad dhif u ah inay tani igu dhacdo inta lagu jiro maalinta. Tani waxaa iga caawisay daawaynta,” ayuu ku nuuxnuuxsaday. Oo wuxuu ku daray: "Weli waa inaan xakameeyaa xaaladda inta lagu jiro habeenkii."
Enuresis-ka ku dhaca dadka waaweyn ayaa ah mid la daweyn karo
EnuresisQoraalka sawirka,
Enuresis
Ma jiro daawaynta mucjiso ah oo uu leeyahay xanuunkan. Sida laga soo xigtay urologists, qaab nololeed wanaa gsan ayaa kaa caawin kara daaweynta enuresis. Dhakhaatiirtu waxay ku adkaystaan daawaynta hab-dhaqanka si ay u daweeyaan cudurka.
Waa inaad si macquul ah u cabtaa oo aad xaddidaa isticmaalka dareeraha badan. Sidoo kale, kafeega iyo cabitaa nnada kaarboon ku jira waa in laga fogaadaa. Waxay gacan ka geystaan kicinta kaadiheysta oo mararka qaark ood sababa kaadi badan.
Linus, "ma fududa inaad naftaada ka mamnuucdo waxyaabo gaar ah oo aad caadaysatay", isaga oo tixraacaya dhammaan diidmooyinkan lagula taliy ay si uu u daweeyo cudurkan.
Dhakhtarku waxa kale oo uu u qori karaa dawooyinnkale haddii daawaynta habdhaqanku aanay soo saarin natiijo oyin lagu qanci karo. Waa dawo ka caawisa xiridda dheecaanka kaadida ee habeenkii. Laakiin way ka waxtar yar tahay kuwa qaar", sababtoo ah soo noqoshada waxay noqon kartaa mid sareeysa.
Sidoo kale, dhakhaatiirta kale ee kaadi mareenku waxay ku talinayaan in la isku daro labada dariiqo ee daawa ynta kuwaas oo siin aya natiijooyin aad u wanaagsan.
Habka kale ee lagu taliyey in lagu daaweeyo sariir-qoynta waa sameynta waxa loo yaqaanno Kegel. Waa jimicsi ujeedadiisu tahay in lagu xoojiyo murqaha miskaha oo inta badan waxay keentaa bogsasho dhammaystiran.
Enuresis, sida ay qabaan khubarro badan, waxaa loo tixgeliyaa "xanuunr ceeb ah" taas oo keenta bukaanada intooda badan inay lumiy aan kalsoo nida oo ay noqdaan kuwo ka go'an bulshada. Aad ayey ugu badan tahay dumarka marka loo eego ragga.
XIGASHO:-BBC
Halkee marayaan wadahadalka isdhaaf siga Maxaabiista Israel iyo Xamaas?
Ra’isul Wasaaraha Qatar ayaa sheegay in "hor umar wanaagsan” laga gaaray wadahadallo lagu sii daynayo la haystayaasha ay Xamaas qafaash een, kaddib markii kooxda ay bishii hore gudaha u gashay koonfurta Israa’iil.
"Qodobbada ku dheggan si daacad ah marxal addan waa kuwo wax ku ool ah, saadka, ma aha runtii wax ka tarjumaya xudunta heshiiska,” sida uu sheegay Shiikh Mohamed Bin Abdulrahman Al-Thani, oo dhexdhexaa dinayey wada xaaj oodyada Hamas iyo Israel.
"Waa jid dheer. Markaad u soo dhawaato yoolka, waxaad dareemey saa in heerka kals oonidaadu ay sii kordheyso, waxaana rajeyneynaa inaan gaareyno heerkaas,” ayuu ra’iisul wasaaruhu ku sheegay shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qab teen diblomaasiga ugu sarreeya Midowga Yurub, Josep Borrell, magaalada Doha.
"Heshiisku wuxuu marayaa kor u kac iyo hoos u dhac mararka qaarkood dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay, laakiin Waxaan aad ugu kalsoon ahay inaan ku dhownahay inaan gaarno heshiis dadka ku soo celin kara guryahooda,” ayuu yiri, isagoo intaa ku daray inay jiraan caqabado.
"Waxaan diiradda saarnay afartii ilaa shantii toddobaad ee la soo dhaafay wadahadalladan, wa xaan isku daynay si kasta – dhammaan siyaa baha suurtagalka ah – si aan u hubinno in dadka rayidka ah la sii daayo, waxaana u maleyneynaa in dhammaan bini’aadamka ay isku mid yihiin,” ayuu yiri hogaamiyaha Qatar.
Dhinaca kale, Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad, Jon Finer ayaa u she egay ABC News in wada-xaajoodyada lagu soo daynayo la-haystayaasha lagu haysto Qaza ay marayaan marxalad aad xasaasi u ah.
"Waxaa jira horumar la taaban karo, oo la sa meeyay maalmihii ugu dambeeyay iyo saacadihii la soo dhaafay,” ayuu yiri Finer.
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yiri: "Arrimihii qaar haday is-maan-dhaaf ahaayeen, ha dda waa la soo koobay ama is-faham baa la gaar ay, laakiin ma dhammaystirna”.
Finer waxaa uu intaa ku daray inay noqon doonto mid dhicis ah in la yiraahdo heshiisku waa lama huraan, "iyadoo la eegayo sida aan uga soo dhowaanay halkii hore.” ayuu yiri Cadaadiska ay aa ku sii kordhaya ra’iisul wasa araha Israa’iil Ben jamin Netanyahu si uu u gaaro heshiis ku saabs an soo celinta badqabka ku dhawaad 240 qof oo ay Xamaas afduubtay 7-dii Oktoobar, markaasoo ugu yaraan 1,200 oo qof la dilay.
QISADA HAWEENEYDA KILLIDE EDA UGU 'DEEQDAY' NINKEEDA IYO ABAAL GUDKA MUCJISADA AH EE UU SIIYAY
Haweeneyda Soomali badan ayaa baraha bulshada ku hadalheysa haweeneey ka sheekeysay qiso murugo leh oo ku dhacday nolosheeda.
Dhacdadaan oo ka dhacday dalka Aljeeriya ayaa warbaahinta Cara btu waxa ay hal kudhig uga dhigeen 'sada qadii khiyaanada lagu beddeshay'.
Haweeney u dhalatay dalka Aljeeriya ayaa ka sheekeysay qisadeeda oo markii dambe qabsatay baraha bulshada ee caalamka. Waxaa siy aabo badan uga hadlay Carabta iyo dadyowga kaleba oo ay Soomaalidu ku jirto.
Muuqaal ku baahay baraha bulsh ada, sidoo kalana ay baahiyeen warba ahinno kala duwan ayaa muujinaya iyada oo ka sheekeyneysa qiso dad badan ay ku tilmaameen in ay tahay mid xanuun badan, iyada oo indhah eeda ay ka qubaneysay illin kana cabaneysa ninkeeda oo aan uga mahad celinin abaalkii naf hurnimada ahaa ee ay u gashay.
Waxay sheegeysaa inay ugu deeqday kellideeda balse uu noqday qof aan ilaalinin abaalkii ay u gashay, taa beddelkeedana uu kaga nax saday furriin iyo in madexeeda uu siiyo.
killi ku deeqidQoraalka sawirka,killi
Waxa taa kasii daran in ay sheee geyso in markiiba uu guursaday isa ga oo si toos ah u baabi’iyay rejadii ay isaga ka lahayd.
Waxa ay tiri, "waxa aan wa qti badan ku bix iyay xannaana diisa, waxa aan ku duceysan jir ay badbaadadiisa, balse waxa uu iigu mahad celiyay furriin”.
Sida lagu daabacay qaar kamid ah warbaahinta, haweenaydan oo ku nool gobolka Batna ee dalka Aljeeriya ayaa dhakhaatiirtu waxa ay u sheegeen in mustaqbalka ninkeeda uu ku jiro halis kadib muddo 12 sano ah oo uu deris la’ahaa xanunno ka haleelay kelliyaha.
Waxa ay u sheegeen in kelliyihiisu ay shaqadii gabeen isla markaana uu qarka u saaranyahay geeri.
Haweeneydan ayaa sheegtay in la waayay cid ay qaraabo yihiin oo killi u saarta ninkeeda, intaa kadib ayey go’aa nsatay in ay mid kamida kelliyeheeda u saarto si loogu badbaadiyo nolosha ninkeeda, maadaama uu xaalad halis ah kujiray.
Waxa ay sheegtay marka uu soo caafimaday kadib in uu is beddelay isla markaana uu bilaabay in u uku jees jeeso iyada.
"Markii uu isbitaalka kasoo baxay waxa aan ka dareemay is beddel iyo in uu six xun iila dhaqmayo, ma ahayn qof wanaagsan, markii la sheegay in uu adduunka ka tegi rabo ayaan ayaan garab istaagay laakiin isagu ma ahan insaan wanaagsan, waxaana uu bilaabay in uu la haasaawo du mar kale oo ii I dayaco” ayey sii raacisay.
Arrinta haweeneydan ayaa hadal heyn weyn kadhex dhalisay baraha bulshada. Inkasta oo ay sheegeyso in xubnaheeda mid kamid ah ay bix isay, hadana waxay murugo ku tilShalayy inay weysay ninkeedii.
Dhacdooyinka kuwan lamidka ah ee horay u dhacay
AHABER TVTurkiga
Haweeney u dhalatay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Maviş Erdo ğan ayaa iyaduna aad u qabsatay baraha bulshada bishii Febraayo ee sanadkii 2020-kii, kadib markii seygeeda ay ka dalbatay in uu usoo celiyo kelli ay hadda kahor ugu deeqday isagoo xanuunsan.
Haweeneydan iyo seygeeda oo lagu magaca abo Axmet Erdoğan ayaa aqal galay sanadkii 2006-ka, waxaana dhowr sano kadib xanuunsa day seygeeda oo laga qabtay kelliyaha. Sanadkii 2009-kii ayaa isbitaal ku yaala dalka Turkiga waxaa la seexiyay Axmet Erdogan, waxaana dhakhaatiirta ay ka deyriyeen xaaladdiisa caafimaad, waxayna ku taliyeen in uu u baahan yahay qof kale oo kelli u bixiya si noolashiisa loo badbaadiyo. Waxaa markiiba usoo istaagtay xaaskiisa oo ugu deeqday mid kamid ah kelliya heeda. Haweeneydan ayaa badbaadisay seygeeda, waxaana taasi ay keentay in uu caafimaado Axmet. Hase yeeshee horraantii bishii April ee sanadkii 2019-ka, Axmet Erdoğan waxay xaaskiisa sheegtay in uu guur qarsoodi ah la galay gabar ay ehel yihiin oo uu ka tegay iyada oo u heysa wiil 11 sano jir ah.
Balse Maviş Erdoğan ayaa ka carootay "sida ninkeeda uu ula dhaqm ay", waxayna kasoo muuqatay barnaamij ka baxa telefishenka Ahaber ee dalka Turkiga, iyadoona dalbatay in ninkeeda uu usoo celiyo kellidii ay ugu deeqday dhowr sano kahor.
Sidaas si lamid ah haweeney kale oo carabiyad ah una dhalatay dalka Masar ayaa waxa kelli ugu deeqay ninkii qabay kadib markii ay xanuunsatay isla markaana ay gashay xaalad halis ah, markii ay soo caafimaadday ayey ka dalbatay furriin iyadoo dad badan arrintaasi ay lay aab ku noqotay.
Dhinaca kale ninka ay haweeneydan sheegtay in uu sida xun ugu ab aal guday iyo qoyskiisa oo laftoodu ay sheegtay in ay garab istaagi waa yeen xilligii uu xanuunsanaa ayaan labadaba wax hadal ah kasoo bixin. XIGASHO:-BBC
Martin Griffiths "Dadka Gaza uma adkeysan karaan wixii ka dhacay Dugsiga Al-Fakhoora”
Madaxa Qaramada Midoobay U Qaabilsan Gargaarka Bani’aadanima da, Martin Griffiths ayaa dhalleeceeyay gacanta adag ee ay Ciidamada Israel ku wajahayaan dadka rayidka ah ee ku nool Marinka Gaza.
Martin Griffiths ayaa war naxdin leh ku tilmaamay dadkii rayidka ahaa ay Ciidamada Israel Sabtidii ku laa yeen Dugsiga Al-Fakhoora ee waqooyiga Gaza.
Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa beegsaday dug sigaasi oo ay maamu sho Qaramada Midoobey, kuna yaala xerada qaxootiga ee Jabalia.
Martin Griffiths ayaa sheegay in Xarumaha Qara mada Midoobey iyo goobaha waxbarashada ay yihiin kuwo ka caagan dagaalka.
"Dhismayaasha Qaramada Midoob ey waa meel nabdoon, dugsiyaduna waa goob waxbarasho.” Ayuu yiri Mar tin Griffiths.
Waxa kaloo uu yiri "Waa war naxdin leh carruurta, haweenka iyo ragga la dilay, iyaga oo gabaad ka dhiganaya Dugsiga Al-Fakhoora ee waqooyiga Gaza. Dadka rayidka ah ma awoodaan, mana u adkeysan karaan arrintan oo kale mar dambe.”
Griffiths ayaa ku baaqay "Bani’a adantinimadu waxay u baahan tahay in ay ka adkaato, sida ay haatan tahay.”
Dhanka kale Madaxa Xuquuqul Insa anka Qaramada Midoobey, Volker Türk ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqoonsado dhibaatada dhinacy ada, haddii xorriyadda Falastiiniyiinta iyo Israel ay isku xiran tahay.
"Xorriyadda Israel iyo Falastiin way isku xiran tahay, midba midka kale ay ay ku xiran tahay rajada keliya ee na badda. In la aqoonsado bani’aadan tini mada iyo dhibaatada midba midka kale waa muhiim.” Ayuu yiri Madaxa Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoo bey.
"Qof kasta oo rayid ah wuxuu leeya hay xuquuq isku mid ah, si uu ugu nool aado nabad iyo xorriyad. Taasi waa ballanqaadkii baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.” Ayuu yiri Volker Türk.
Volker Türk ayaa sheegay inay doo nayaan in colaadda la joojiyo, si loo ga gudbo dhacdooyinka argagaxa leh ee laga soo warinayo Marinka Gaza.
"Waa in ay jirtaa xabad joojin ku saleysan bani’aadantinimo & xuquuqul insaanka iyo joojinta dagaalka. Ma aha oo keliya in la gaarsiiyo cunto iyo ga rgaar bani’aadanimo oo degdeg ah, laakiin si loo helo waddo looga baxo argagaxa.” Ayuu yiri Türk.
Türk oo hadalkiisu uu ku socday Maa mulka Tel Aviv ayaa yiri "Waa in la dhageysto baaqyada Beesha Caalamka.”
Militariga Israel ayaa Dorraad koon furta iyo waqooyiga Gaza ka gaystay duqaymo ay ku dhinteen dad tiradooda lagu sheegay illaa laba boqol oo qof oo rayid ah.
Israel ayaa lagu eedeeyay in ay dib u soo cusbooneysiisay weeraradee da ka dhanka ah dadka rayidka ah, xilli Golaha Ammaanka ee Qaramada Mid oobey uu dhawaan meelmariyay qaraar ku baaqaya in si degdeg ahi loo
joojiyo colaadda Gaza.
HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE AMAANTA OO AH ISNIIN 20-KA NOVEMBAR 2023-KA
...