HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 19-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Sunday November 19, 2023 - 08:29:19 in Wararka by
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 19-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Golaha Wasiirrada oo Xalay kulan deg deg ah yeeshay iyo qodobada looga hadlay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharci yeed ka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaala daha madaniga ah.

Hindisaha-sharci ee Dad-dhigista iyo Tirakoo bka Xaaladaha Madaniga ah ayaa muhiimad weyn u leh dib-u-dhiska iyo nidaa minta adeegyada dad-dhigista ee Jamhuuriyadda Federaalka Sooma aliya.

Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa warbixinno ku saabsan amniga guud ee da lka loo ga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gud aha iyo Gaashaandhigga oo soo bandhigay halka uu marayo dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaar ijta ah iyo howlgallada lagu xasillinayo dalka.

Sidoo kale, shirka golaha wasiirr ada ayaa lo oga hadlay tallaabooyinka illaa iyo hadda la qaa day ee la xiriira gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen roobabka wata daadadka ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka.

Duqa Muqdisho oo balan-qaad culus u samee yey dhibane Seynab Aadan Saalax

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay dhibane Seynab Aadan Saalax oo la dhibaat eysan xanuun ka hale eyay lugta midig, taasi oo wadanka gudihiisa aan wax looga qaban karin.

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa marka uu ark ay xanuunka iyo dhiba atada Caafimaad ee Sey nab Aadan Saalax, waxa uu balan qaaday in All aha ka sokow uu wax ka qaban doonno xaalad eeda Caafimaad.

Waxaa uu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha bad an loo qaadi doonno dalka dibadiisa, si wax loogu soo qabto xaaladeeda Caafimaad.

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaas adda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axm ed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maa mulka Gob olka Banadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa kormeer shaqo ku tagay qeybo ka mid ah xaafadaha Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho kadib cabasho ka timid Bulshada Dee gaanka oo la xariira xernaashiyo wadooyin muhiim u ah isku socodka Degma daasi.

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabaya Cabashada Bulshada, isla markaana fulinaya awaamiirta Madax da sare ee dalka ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinkaasi maadaama aysan hada jirin sabab ay u xernaad aan, isla markaana xaaladihii Amni ee markii hore loo xeray hada laga soo gudbay oo Amniga Caasimadda yahay mid soo hagaagay.

Bulshada Degmada Wadajir ayaa loogu baaqay in ay la shaqeeyaan Maa mulka Degmada iyo Laamaha Amniga, si loogu hortago dhagaraha iyo wax wel iba oo liddi ku ah Amniga. Waxaana kor meerkaan qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada G/Bana adir iyo Kusimaha Gudomiyaha Degma da Wadajir.Sh/Dhexe: Heshiis lagu gaaray qofkii qof aano qabiil u dila in shareecada lagu xukumo

Kulan looga hadlayay ammaanka deegaanada hoos yimaada degmada Cadale ee Gobolka Shab eellaha Dhe xe, ayaa waxaa heshiis lagu gaaray in hay’adaha amnigu soo qabtaan qofkii qof dila, laguna fuliyo xukunka shar eecada.

Heshiiskaan ayaa lagu sheegay inuu ahmiyad ballaaran u leeyahay sidii loosoo afjari falaVlka aargoosiga aanooy inka qabiVilka, kuwaas oo caqabad ku noqday nabad galyada gobolka.

Wasiirro ka tirsan Hirshabelle, Hay’a daha Garsoorka, Hay’adaha Amniga, Maamulada Cad ale iyo Raage-ceele ayaa ka qeyb galay kulan kan, iyagoo soo dhoweeyay heshiiskan. Waxayna sheegeen inay taageerayaan sidii heshiiskaas uu ku dhaqan gali lahaa.

Maamulada Cadale iyo Raage-Ceele ayaa waxay ballan qaadeen in laamaha amaanka ay u gudbin doona an cid kasta oo ku lug yeelata fala lka lidiga ku ah ammaanka iyo xasiloonida deeg aanada u dhaxeeya labadaasi degmo.

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Hir shabelle ayaa gacanta ku haya am maanka goobihii ay ku dagaalam een Maleeshiyo beeleed hubeysan, waxa ana dag aaladaasi ay sababeen in dad rayid ah lagu laayo, laguna gubay guryo rayid ah.

Qoysas ku go’doonsan M/Balad weyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

Qoyasas badan ayaa weli ku go’doonsan Fat aahada Webiga sha beelle uu ka geystay Mag aalada Bala dweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Hiiraan.

Roobabka Cuslaa ee ka da’ay Xaafadaha ma galadaas iyo Faraahada Webiga shabeeelle ayaa Qoysas badan oo weli ku go’doonsan M/Bala dweyne ayaa waxaa Saam eeyn xooggan ku yeelatay Daadadka Roobka iyo Fatahaada .

Sidoo kale Isbitaalka Guud ee Magaalada Balad weyne ayay Fatahaada webiga saameeyn xoog gan ay ku yeelatay ka dib markii dhammaan qay baha kala duwaan isbitaalkaasi ay biyaha galeen.

Ma jirto illaa hadda Cid isku xil saartay una Is taagtay Badbaadinta Qosaskaan ay saameeyeen Fatah aada Webiga shabeelle iyo Roobabka xil liga deyrta kuwaas oo ku xayirmay Xaafadaha Ma gaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Waxan ay Cod sadeen in deg deg looga saaro xa afadaha ay ku go’doomeen ee Magaalada Bala dweyne.

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa illaa hadda aan ku guuleysan sidii loo soo babb aadin lahaa Dad badan oo ku xayiran xaafadaha Magaalada Baladweyne ee Fatahaada ay saameeysay.

Wasiirka Arrimaha gudaha ee XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal ka M/SAfrika ee Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fed eraalka iyo Dib u heshiisiinta ee XFS Md.Ahmed Macllim Fiqi ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka Miowga Afrika ee Sooma aliya Amb. Maxamed El-Amine Souef.

Wasiira Axmed Macalin Fiq i ayaa kala hadlay Amb. Ma xaed El-Amine Souef howlgaladda socda ee dal ka loo ga saarayo Khawaarijta, xaaladaha banii ’aadnimo ee ka dhashay El Niño, Xasillinta, Dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.

Xildhibaano iyo siyaasiyiin reer Hiira an ah oo ka hadlay saameynta fataha ada Baledweyne

Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo siyaasiyi inta kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa Habeen hore kul an ay ku yee sheen magaalada Muqdisho kaga had lay saameynta ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle uu ka sameeyay Baledweyne.

Xildhibaanadaan iyo siyaasiyinta ayaa ugu ba aqay dowladda Soomaali ya iyo beesha Caal amka in gurmad deg deg ah la gaaran shacabka reer Baledweyne ee sida weyn u saamey say Fataahada.

Xildhibaan Maalik Cabdalla oo ka mid ah mu danayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Sooma aliya ayaa sheegay in dadka reer Baledweyne gabi ahaanba ay wajahaan xaalado adag oo dhan ka nolosha ah, islamarkaana loo baahan yahay in gargaar lala gaaro.

"Caruur, waayeel, haween, dhalin yaro dhama an waa laga barakacay guud ahaan xaafadaha Baledweyne, waxa indhaha laga fiirsan kato maha waxa Baledweyne ka jiro, waxaan ku baaqeyna in loo gurmado dadkaas dhibaatadu hayso" ayuu yiri Xildhibaan Maalin Cabdalla.

Waxaa sidoo kale ay ka digeen Xildhibaanada iyo siyaasiyiin in gurma dka loo sameynayo dadka reer Baled weyne in loo marsiiyo gacan aamin ah.

"Waxan dalbaneyna in gargaarka Baledwe yne la gaarsiin doono in laga taxadaro oo gacan aamin ah lagu hubiyo oo aanan loo gacan galin kuwa wax ka raadinaya gargaarka shacabka, ana ga Xildhibaanada waan tageyna si aan uga hort agno inuu gacan kale galo gargaarka dadwe ynaha loogu talo galay"ayuu yiri Xildhibaan Maalik Cabdalla.

Hadalkaan kasoo yeeray qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta reer Hiiraan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo gargaarka loogu talo galay dadka shacabka ah dhowr jeer oo hore la boobay ama aanan la garsiin dadkii loogu talo galay, sababo la xariira musuqmaasuq. W/Beene Beene "Soomaaliya waxa ay ku biiri doontaa bishaan ururka bulshada bariga Afrika”.

Wasiirka Qorsheynta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene ayaa dabo olka ka qaday in bishaan ay Somaliya ku biiri doonto Ururka bulshada bariga Afrika.

Dowlada Soomaaliya ayaa waqtiyadaan danbe dagaal ugu jirtay sidii ay uga mid no qon lahayd Ururkaaani.

"Soomaaliya waxa ay ku bi iridoon taa bishaan ururka bulshada bariga Afrika oo mudda badan laga soo shaq eynayey”.ayuu yiri Wasiir Beene beene.

Hadaba halkaan ka daawo warbix intaan iyadoj muuqaal ah uu idin diyaar iyay Tv-ga Qaranka:-


Madaale oo ka hadlay xaalad culus oo Muqdisho ka taagan

Guddoomiyaha GBanaadir Yuusuf Madaale ay aa qabtay shir jaraa’id ayaa ka xaaladda fatahaad aha, gaar ahaan Muqdisho oo dadka ku nool ay aad uga cabanayaan Maa mulka.

"Roobabka da’ay ee xoogga leh ee caasimadaha adduunka wada maa sheeyey anaga illaa hadda cidna no ogama dhiman, Guddigii gurmadka ee aan ma gacaabay ayaan u mahadcelinayaa,” ayuu yiri. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa shee gay in maagaalada Muqdisho aysan ku dhiman hal qof, waxaana xusid mudan in Beledweyne iyo deg mooyin kale oo ka tirsan Gedo ay daadadku dad badan ku dileen.

Guddoomiyaha ayaa ballan qaaday in maam ulka G/Banaadir uu la imaa doono qorshe magaa lada lagu dhaafi karo biyaha oo fariista guryaha, wadooyinka iyo meel kasta oo godan.

"Dadkeyga waxaan ku dhiirigelina yaa in qof kasta uu doorkiisa qaato, si dadkeena aan ugu adeegno, maamul degmo, shacab iyo qof kasta yaan loo kala harin samata bixinta iyo gurmadka dadkeena tabaaleysan,” ayuu yiri Madaale.

Sidoo kale guddoomiye Madaale ayaa ka had lay xaalada ay ku noolyihiin dadka deegaame ystay daafaha Muqdisho oo ku jira guryo coosh ah oo roobka aan ka celi karin, wuxuuna codsad ay in loo gurmado dadkaas.

Goobo jardiimo ah oo dadku ku nastaan ay uu sheegay Madaale inay dhisi doonaan, jidadka na dhisi doonaan "Waxaan rabnaa inaan samey no jardiimooyinkii dalkeenu uu lahaa jiray kuwo ka casrisan.

Ugu dambeyntii Guddoomiye Madaale wuxuu u tacsiyeeyey dadkii ku hanti beelay dabkii Habeen hore ka kacay suuqa weyn ee Xamarweyne, halkaas oo hanti badan ay ku gubatay.

Axmed Madoobe oo tallaabo qaaday kadib xaa lad kasoo korortay Jubbaland

Madaxweynaha dowlad goboleed ka Jubbal and, Md.Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoo be) oo ka jawaabaya xaaladaha adag ee ka jira deegaanada maamulkaasi ayaa maga caabay guddi cusub oo ka kooban illaa 10 xubnood.

Guddigan oo loogu mag ac daray guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa loo xil-sa aray inuu wax ka qabto dhib aatooyinka ka taagan deeg aanada maamulkaasi.

"Kadib fatahaadihii ka dhacay dhammaan deeg aanada Jubbaland, taas oo galaafatay naf iyo ma al, wuxuu mada xweynaha dowladda Jubbaland Md.Axmed Madoobe halkan ku magacaabayaa guddiga gurmadka fat ahaadaha dowladda Jubbal and” ayaa lagu yiri wareegto ay Habeen hore shaaci say madaxtooyada DG/Jubbaland.

Guddiga ayaa waxaa guddoomiye looga dhi gay madax weyne ku xigeenka labaad ee Jubbl and, C/dir Xaaji Maxamuud, halka ku xigeen laga dhigay wasiirka gargaarka iyo maareynta musii booyinka maamulk aasi, Cabdiraxmaan Axmed Muxumed, waxaa sidoo kale guddiga hoghaye u noqon doono wasiirka warfaafinta Cabd ifitaax Maxamed Mukhtaar.

Xubnaha kale ee guddiga ayaa kala ah:-

1-W/Diinta& Awqaafta Maxamed Yuusuf Cumar

2-Wasiirka Haweenka& Xuquuqul Insaanka Cadar Ismaaciil Cabdullaahi 3-Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdi rashiid Cabdiraxmaan Caamir 4-W/ Ganacsiga & War shadaha Ibraahim Xasan Cabdi

5-Guddoomiyaha gobollka Jubbada Hoose Xasan Cabdi Guure, 6-Guddoomiyaha gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac, 7-Guddoomiy aha gobolka Jubba da Dhexe Haa jir Bile Sugaal.

Jubbaland ayaa waxaa haatan ka taagan xaal ado nololeed oo ka dha shay fatahaadaha iyo da adadka ku dhuftay deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan Jubbooyinka iyo Gedo.

Horay dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland ay aa uga digay xaaladda Elnino, taas oo hadda si weyn looga daree may gobolka Gedo iyo agagaar ka magaallo xeebeedka Kismaayo.

Guddiga PEC oo go’aan cusub ka soo saaray doorashada Puntland

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa Habeen hore xaruntiisa dhexe ee Garowe kulan balaaran kula yeeshay qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadda Puntland ee taageersan Madaxweyne Deni.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoom inayay G/guddiga Md.Fu’aad Adeer oo uu wehel iyay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Md.Axmed Maxamed Cumar iyo xubna ha sare ee Guddiga.

Waxa kulankaas ka dib guddiga iyo xisbiyada ka qeyb galay kulankaas ay si wada jira u shaaciye en waqtiga ay bilaabanaysoDiiwaangelinta iyo bilo wga Wacyi gelinta

Doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka Puntland.

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shir jara aid qabtay kulankaas ka dib ayaa sheegay in ma adaama doorashooyinkii Puntland ay soo dhowaa deen xiligii la qaban lahaa uu guddigu shaacinayo in 16 Disembar ay bilaabayaan diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorasho oyinka.

Waxaa uu ugu baaqay xisbiyada iyo siyaasiyin ta mucaaradka iney ka qeyb qaataan hanaanka doorashooyinka Puntland, ayna muhiim u yihiin si dii Dimoqraadiyad loo hirgelin lahaa.

Guddigan ayaa horey u sheegay in doorasho oyinka Madaxweynaha iyo golaha wakiilada Puntl and la qaban doono bisha Febraayo, taasoo wax yar dhaafsiisan xiligii la qaban jiray doora shooyin ka Puntland oo ahaa 8 Janaayo.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili mucaar adka Puntland ee diidan sida uu wax u wado Deni ay magaacaabeen guddi kale oo doorasho qabta 8da Janaayo si la mid ah doorashooyinkii ugu hor ey uga dhacay Puntland ee lagu soo doortay Mad axweynaha iyo golaha Wakiilada.

Danab ee Puntland oo u jawaabay Saciid Deni "Isagaa dambiile ah”

Taliska ciidamada Kumaandooska Danab ee Puntland ayaa u jaw aabay madaxweynaha ma amulkaasi, Saciid C/hi Deni oo Dorraad sha aciy ay inuu cafis guud u fidiyay dhammaan sa raakii shii hoggaamineysa ciidankii mucaaridka ee qey bta ka ahaa dagaalkii dhawaan ka dhacay magaa la da Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale waxa uu see gay inuu diyaar u yahay in uu wada-hadal la galo cidkasta oo qabta aragti ka gedisan dimuqraadi yadda, si buu yiri loogu qanciyo in awoodda dib loogu celiyo shacabka. "Wixii ciidan ahaa waxaan halkaan ka cadeyna yaa in dowladdu cafis u fidis ay, oo General Jimac aale u wayn yahay,” ayuu yiri madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Puntland ayaa loogu jawaabay madaxweyne Deni wuxuuna talisku sheegay in qofka dambi galay uu isagu yahay, sida uu hadalka u dhigay.

"Taliska Ciidanka Kumaandooska Puntland ee Danab wuxuu bulshada Puntland iyo tan Soo ma aliyeed oo cadaynayaa in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaanayo ee Siciid Cabdullaai Deni uu isagu dambi galay ciidanka kumaaandooska Danab oo uu fagaare ka sheegay in yihiin cadow ga Puntland” ayaa lagu yiri warsaxaafad eedka taliska Danab.

Hoggaanka ciidanka Danab ayaa sidoo kale madaxwe ynaha ugu baaqay inuu cafis waydiisto ciidamada oo ay sheegeen inuu u gefay iyo shac abka Puntland.

"Sidoo kale waxa uu dambi ka galay shacab ka Puntland, isagoo dagaalo dad badan ku dhinte en ka riday Garoowe iyo Boosaaso, ayna la gud boon tahay inuu cafis ka dalbado Ciidanka Kum aandooska Danab iyo shacabka Puntland” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka.

Ugu dambeyn wuxuu taliska hoosta ka xarii qay in hadda kadib ay u hogaansami doonaan go’ aankii ay gaareen isimada dhaqanka oo ahaa in doorashada lagu qabto xilligeeda, sidoo kale wa xa ay intaasi kusii dareen in aysan aqbali doonon muddo kororsi

"Taliska waxa uu hoggaaminsan yahay oo uu ku shaqaynayaa go’aankii isimada dhaqanka Punt land ee doorash ada inay ku dhacdo waqtigeedii 08/01/2024, mana aqbali doono muddo kororsi” ayaa lagu soo gabagabeeyay warka kasoo baxay taliska ciidanka Danab.

Israel oo ammartay in muddo hal saac ah dad ka ku jira looga saaro Isbitaalka Al Shifa

Ciidamada milatariga Israel ayaa ku amray in si deg deg ah looga saaro bukaannada iyo dadka kale ee ku sugan gudaha isbitaalka Al Shifa ee magaalada Gaza, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay hareereeyeen gudah ana u galeen.

Wakaaladda warar ee AFP ayaa baabhisay in ciidamada Israel ay u sheegeen agaasimaha isbitaalka Maxa med Abu Salmiya in uu hubiyo "in laga saaro bukaannada, dhaawacyada, bar okacayaasha iyo shaqaalaha caafimaa dka ee ku jira isbitaalka.

Milatariga Israel ayaana ddaka buk aannada iyo kuwa kale ee amreen in ay ka baxaan isbita alka u diiday in ay helaan gaadiidka gurmadka deg dega, waxa ayna dadka ku amreen in ay u lugeeyaan dhinaca xeebta oo qiyaastii jirta 7-km.

Israel ayaa sheegtay in ay aaminsan tahay in qolal ka hooseeya isbitaalka ugu weyn Gaza ay ku jiraan dagaalya hannada Xamaas ayna halka asi ku lee yihiin godad ay saldhig ahaan u istic maalaan, Xamaas ayaana warkaasi beenisay.

In ka badan 2,000 oo bukaan ah, shaqaale iyo Falastiiniyiin ku barokacay isbitaalka ayay hoy ka dhiganayay Shifa tan iyo markii ay Arbacadii gud aha u galeen ciidamada Israel, waxaa na isbitaal ka ku geeriyooday dad badan oo saameysay kor

onto la’aanta jirta.


XAASKEYGA OO UMUL AH AYAAN WAAYAY LACAG AAN CUNTO AAN HELAY UGU GEEYO'


HOOYO SOOMAALIYEED

Soomaaliya oo ay ku dhufteen daadad xo ogan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 50 qof sida ay baahisay Hay’adda Musiibooyinka Qaran ee Soomaalida (Sodma).

Gobolka Gedo, gaar ah aan magaalada Baardhe ere ayaa kudhawaad gabi ah aan dadkii daganaa isaga ba rakaceen, iyada oo noqone ysa mid kamid ah meelaha ugu daran ee ay saa meyeen daadadka Elnino.

Gargaar kooban ayay ka heleen markiiba daw ladda Soomaaliya. Laba doonyyood oo ay ku dhex isticmaalaan magaalada oo isku badashay haro yar ayay u soo dirtay dawladdu. Balse dadka qaar ayaa la kulman caqabad aysan filayn oo ku hor gudubtay gargaarkii yaraa ee ay wada jirka uga faa’iideysan lahaayeen.

Ibraahin Feere-Kore waa abe leh xaas iyo tob an caruur ah oo kamid ah dadka ay barakiciyeen daadadka ku dhuftay magaalada.

Todobaad ka badan ayay isaga iyo reerkiisu ku sugan yihiin meel aan biyuhu gaarin oo ah ban aanka magaalada.

Baardheere

XIGASHADA SAWIRKA,AHMED SALIHI

Wuxuu haystay shaqo uu ka maareyn jiray car urtiisa iyo hooyadiis oo la nool, balse wax walba waa aysan is badaleen markii ay daadadku ku dhufteen magaalada. Wuxuu sheegay inay ku adk aatay si uu raashin, biyo iyo caafimaad ugu heli lahaa caruurtisa.

Balse markii uu isku dayay inuu aado goobta kaliya ee aan daadku gaarin ee magaalada Baa rdheere, oo ah halka kaliya ee uu yaalo raashinka ay heli karaan dadka barakacay ayuu damcay inuu raaco doomaha gargaarka ee ay keentay dawladdu.

"Qofkii [raaca] waa laba doolar, raashinka uu watana waa laba doolar,” ayuu sheegay in maa mulkii gacanta ku hayay doomaha ay u sheegeen.

Ibraahin Wuxuu sheegay inuu ku qasbanaad ay inuu lacagta dhiibo, si uu u gaaro suuqa kaliya ee ka furan magaalada oo uu caruurtiisa raashin uga soo ib karay. Balse soo labashadii ayuu shee gay inuu ka dhago adeygay lacagta bixinteeda, ka dibna uu ku qasbanaaday in uu ku hoydo maalin ka xiga, "Subaxii dambi ayaan soo gudbiyay,” ayuu BBC u sheegay Ibraahin.

Markii gaaray halkii uu deganaa Ibraahin, wux uu sheegay in uu arrintaan uga hadlay baraha bul shada, taas oo sababtay sida uu sheegay inay xir aan maamulka Degmada.

"Markii aan arrinka ka hadlay waa la isoo raadi yay, ciidan ayaa la iisoo diray,” ayuu yiri Ibraahin. "Waa la iqaaday waxaa la igeeyay saldhiga deg mada”. Maxamed waxa uu sheegay in uu halk aas ku xirnaa muddo saddex maalin ah, kadibna ay soo daayeen dad shacab ah iyo odayaasha de gmada oo iskaashaday.

Cbadicasiis waxa uu isna kamid yahay dadka ka barakacay degmada Baardheere, waxa ayna daris yihiin Ibraahin. Caruurtiisa iyo xaaskiisa oo umushay markii ay daadadku ku dhufteen degm ada isaga oo hadda ku haya banaanka Baardhee re. Baardheere

SI uu caawimaad iyo quud ugu raadiyo xaaskiisa jilicsan iyo ilmahiisa dunida ku cusub ayuu isku d ayay inuu gaaro suuqa kaliya ee ka nabad de gmada Baardheere, balse wuxuu waayay lacag uu ku raaco doo nta."Anaga iyo rag ka le oo meel wada fadhina a yuu na weydiistay ina an qarash isugu aruurino,” ayuu yiri Ibraahin oo ay wada joogeen Cabdicasiis.

"Waan caawinay doontii ayuuna raacay, laakiin markii uu helay alaab uu u gayn karo qoyskiisii ayuu hadana waayay lacag uu ku raaco doonta si uu gurigisii ugu laabto. halkii doonta laga raac ayay ayuu ku ooyay,".

Taas ayaa sababtay in dadkii joogay goobta ay mudaharaadaan, maamulka gobolkuna soo far agaliyo, sida uu noo sheegeen dhallinyadaan.

Si aan wax uga ogaano arrintaan ayaa isku da ynay inaan la xiriirno maamulka degmada Baar dheere balse nooma aysan suuragalin inaan helno.

Balse waxaa naloo sheegay in arrintaan ay joojiyeen maalka gobolka Gedo ee uu hoos tago kan degmada Baardheere.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Maxamed Xuseen al-Qaadi ayaa sheegay in arrintaan ay ka xumaadeen sidoo kalana ay talaabo ka qaadi doo naan kooxdii gacanta ku haysay doomaha loo kee nay gargaarka ee kireeyay markii dambe.

"Arrintaas in la iskula xisaabtamo waa qorsh aha noo yaala, sababtoo ah shacaabkaan dhibaa teysan gurmadka loosoo diray in ay dhibaato ku adreemaan marnaba raali kama nihin,” ayuu BBC u sheegay Qaadi.

Qaadi oo aan wax weydiinay sababta maa mulka doomaha ay u kireeyaan ayaa sheegay in ay ku micneeyeen, "inay doonayeen in shidaal lo ogu iibiyo doomaha iyo in gunno laga siiyo qofka naaquudaha ka ah,”.

Maalmo kooban ayuu sheegay in doonta la kir eynayay, sidaas daraad eedna ay doonayaan in ay ogaadaan xaddiga lacagta laga qaaday dadka maalmahaas iyo waxa loo isticmaalay.

Daadadka Baardheere ku dhuftay ayaa wali biyiha ay sababeen ka buux aan magaalada, roo babka oo aan wali kala joogsan ayay sheegeen dadka aar inaysan rajo ka qabin inay dhawaan ku laaban doonaan hoygoodii.

Sidoo kale gargaar kale oo ay keen tay hay'adda Sodma ayuu sheegay in uu soo gaaray magaala da, kaas oo u badan timir iyo wax ay dadku cuna an. "Waxaan isku dayaynaa inay dadka siay tahay u gaarto" ayuu sheegay gudoomiye al Qaadi.

XIGASHO:-BBC

Israaiil oo duqeyn cirka ah ku ku xasuuqday falastiiniyiin 30 ka badan

Diyaaradaha Israel ayaa duqaymo ay ku dileen ugu yaraan 32 Falastiiniyiin ah ka geystay degaanka Khan Yonis ee Konfurta marinka Gaza sida ay sheegeen dhakhaatiirta, saacad ka dib markii Israa’iil ay mar kale uga digtay dadka rayidka ah inay guuraan iyagoo isku diyaarinaya weerar dhulka ah oo ay ku qaadaan Xamaas. Weerarada noocan oo kale ah ayaa ku qasbi kara boqolaal kun oo Falastiiniyiin ah oo ka qaxay wo qooyiga Gaza ay mar kale guuraan, dadka degg an Khan Younis oo ah magaalo ay ku nool yihiin in ka badan 400,000, ayaa amarkan lagu siiyey in ey guuraan waxay sii kordhinaysaa dhibaato bini’ aadantinimo oo daran.

Israa’iil ayaa wacad ku martay inay baabi’in do onto kooxda Xamaas ee ka talisa marinka Gaza ka dib markii ay 7-dii Octobar weerar ku qaadeen Israa’iil halkaas oo ay dagaalyahanadeedu ku dileen 1,400 oo qof ayna 240 lahayste ka soo wateen.

Tan iyo markaas, Israa’iil waxay duqeysay inta badan magaalada Gaza si ay u burburiso, waxay amartay in la baabi’iyo qaybta waqooyi ee mar inkaas waxayna barakicisay saddex-meelood laba meel 2.3 milyan oo Falastiiniyiin ah. Qaar badan oo ka mid ah kuwa qaxay ayaa ka baqaya hoy la’ aantooda ay noqoto mid joogto ah.

Maamulka caafimaadka Gaza ayaa tirada dhi mashadda Jimcihii ka dhigay in ka badan 12,000, oo ay ku jiraan 5,000 oo carruur ah. Q/ Midoobay ayaa tirooyinkaas u aragta kuwo la aamini karo, inkastoo hadda si aan badnayn loo cusboonaysii yo iyadoo ay ugu wacan tahay dhibaatada ururin ta macluumaadka.

Habeenimadii Sabtida, 26 falastiin iyiin ah ay aa lagu dilay 23 kalena waa lagu dhaawacay wee rar cirka ah oo lagu qaaday laba guri oo ku yaal dhismo dabaqyo badan ah oo ka tirsan deg mo mashquul badan oo lagu maga caabo Khan You nis, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.

Eyad Al-Zaeem ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in uu ku waayay eedadiis, car uurteeda iyo caruur ay ayeeyo u tahay duqeynta dhanka cirka ah ee ka dhacday Khan Younis, wa xaana uu sheegay in dhamaan looga soo daadg ureeyay waqooyiga Qaza amarka ciidamada Isr ael ayna ku dhinteen halkii uu ciidanku u sheegay in ay ku badbaadi karaan.

"Dhammaantood waa shahiideen. Wax lug ah kuma lahan iska caabinta (Xamaas),” ayay tiri Zac eem, oo taagan bannaanka qolka meydka ee Isbi taalka Nasser ee Khan Younis halkaas oo 26 meyd ah la dhigay.

War ka soo baxay militariga Israa’iil sabtidii la guma soo hadal qaadin goobaha la duqeeyay. Waxa ay sheegtay oo kaliya in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay ciidamadeeda cirku duqeeyeen tobanaan bartilmaameed oo Qasa ah oo ay ku jir aan xarumaha taliska xamaas, goobaha laga soo tuuro gantaalada iyo warshadaha rasaasta sida ay hadalka u dhigeen hase ahaatee ilo madax ba naan ayaa sheegaya in goobaha la duqeeyey ay ku noolaayeen dad rayid ah.

Kaaliyaha sare ee ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku booriyay dadka rayidka ah ee Falastiiniyi inta Jimcihii inay ka guuraan meel ka fog Khan Younis iyadoo ciidamada Israa’iil ay tahay inay u soo gudbaan magaal ada si ay uga saaraan daga alyahann ada Xamaas.

Horumarka Israel ee koonfurta Gaza ayaa laga yaabaa inuu noqdo mid aad u adag oo ka dhima sho badan waqo oyiga.Wakiilka Xamaas ee fa dhigiisu ya hay Beirut Osama Hamdan ayaa shee gay in weerarka Habeen hore lagu qaaday degaanka Khan Yonis uu ca deynayo in aysan jirin qayb ka mid ah Gaza oo nabdoon.Israa’iil waxa ay she egtay in aagga koonfur eed ee Marinka Qaza ay ka nabad qabaan duqe ymaha, balse waxaa cad ayuu yiri in ciidamadeedu aysan kala saareynin labada qeybood..


LATALIYIHII AJNABIGA AHAA EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO SHEEKADII QOSOLKA LAHAYD EE UU KA QORAY SOOMAALIDA


JUSTIN MAROZZIXIGASHADA SAWIRKA,BBC

Qoraalka sawirka,

Justin Marozzi oo naanays looga dhigay Timo ca dde Article informationAuthor,By Justin Marozz iRole,Soomaaliya

Dalalka Galbeedka, da dku waxay u badan yihiin inaysan ugu yeerin saaxi ibadood iyo asxaabtooda naanaysyo ka soo jeeda muuqaalada foosha xun ee jirkooda. Laakiin Soo maaliya, dadku waxay jecel yihiin naanaysyada noocaas ah.

Markii aan helay kaarka aqoonsiga xafiiska madaxwe ynaha ee Muqdisho, waxaan ogaaday in ugu dambayn la i aqbalay.

Waxay igu qaadatay sanad.

Waxaa lagu qoray kaarkeyga La-taliyaha War baahinta Caalamiga ah, Xafiiska Madaxweynaha, waxaa magacayga ku xiga laba kelmadood oo Soomaali ah oo u qoran ‘Timo cadde’ macno ahaana ah qof ciro leh.

Ugu dambeyntii, waxaan la isiisay naaneys.

Soomaalidu waa dad hal-abuur leh oo naa nays-yaqaanno ah laakiin 12-kii bilood ee la soo dhaafay [oo uu halkaas joogay] wixii ugu badnaa ee aan maqlayey wuxuu ahaa Gaal, hadalkaas ka la soocid yar aya ku jirta.

Waxaa si joogta loogu yaraa kelmadda gaal qof kasta oo aan muslin ahayn.

Gaaloow halkan kaalay. Aaway gaalkii iyo wixi la mida ayaa yiraa.

Timo Cadde ma aha naaneysta ugu fiican ad duunka, laakiin iyada ayaan qaadanayaa marka meesha timaado naaney sta kale ee Gaal.ENG YARIISOW Qoraalka saw irka,Eng Yariisow, Afhayeenkii hore ee Madaxwe ynaha Markii ugu horeysay ee aan ku baraar

uga naaneys jacaylka Soomaalida, wax ay ahayd markii haween eydii nadaafadda guriga joogtay ay i weydiisay 'aaway Faroole?' oo ahaa ninkii dhallinyarada ah aa ee qadada noo keeni jiray.

"Magaciisa waxaa la yiraahdaaCabdifataax," ayaan ku idhi, anigoo u malaynaya inay haftay.

Si xoog leh ayay madaxa u ruxday oo dhawr farood kor u qaadday. "Maya Faroole” ayay si madax adeyg ah u tiri.

Cabdifataax waxa uu laba farood ku waayey dhowr sano ka hor mar kii ay hoobiyeyaal ay ku weerareen xarunta mada xtooyada kooxda Al-Shabaab oo ka tirsan ururka al-Qaacida, sidaas daraadeed ayuu ku qaatay naaneysta Faroole.

Ninkii iiga horeeyey xafiiska madaxweynaha oo isna Ingiriis u dhashay ayaa lahaa naanays,isaga oo loo bixiyay Farur.

Soomaalidu si ay kuu fahansiiyaan waxa loola jeedo faruur, waxay fartooda saarayaan bushinta kore.

Dhakhtarka Ilkaha gudaha Soomaaliya waxaa laga yaabaa inuusan gaarsiisnayn halkii laga rab ay, sidaas daraadeed ayaa arkeysaa Soomaali ba dan oo la yiraahdo Genay, maadaama aysan hel in dhaqtar ilkood.

Xasuunow hadii timahu kaa daataan waxaa suuragal ah in lagugu yeero bidaar. Soomaalidu waxa ay noqon kartaa dad ajaanib nacayb badan, shisheeyahana waxay ugu sheegaan si furcadi leh.

Dadka shiineeska ah waa loo yaqaan indha yar carabtana dhag cas.

Ilaa intii an joogay Muqdisho waxaan la kulmay dadka loogu yeerayo Jilbo weyne, Shigshigaaye, yare iyo Yariisow

Waxaa kale oo xiiso lahayd casho an la qaatay burcad baddeedkii caanka ahaa ee Afweyne kaas oo afkiisa wayn dartiis loogu bixiyay naaneysta.

Mid ka mid ah saaxiibadayda ugu fiican, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska ra'iisul wasa araha waxaa isna loogu yeeri jiray Indho cade.

Muddo ka dib qaar ka mid ah asxaabtayda wa xay aadeen Uganda. waxayna soo laabteen iyaga oo wada sheeko qosol leh oo qabsatay oo ku saabsan in mid kamid ah asxaabta uu isku dayay inuu shukaansado gabar Soomaaliyeed.

Waa nin dhallinyaro ah oo filsan balse dhab anka nabar weyn kaga yaal. Waxa uu bilaabay in uu inantii la sheekaysto, waxa ay si lama filaan ah isha ugu dhufatay nabarkii weynaa.

Halkaa marka ay marayso isla markiiba dabee cadeeda ayay ajiga u badashay oo intay si quu dhsasho leh u eegtay ku tiri; 'Canjeex' oo ku jees jeestay. Halkaa waxa ku dhamaaday kulan kalg acayl lahaa.

In ka badan labaatan sano oo dagaallo ay ka socdeen Soomaaliya, ma yara raga qaba dhaaw acyo ka soo gaaray colaadaha.

Markaa waxaad la kulmi doontaa rag lagu naa neyso laangare ama curyaan, laakiin qofka lugta laga gooyey waxaa la yiraahdaa Lugey.

Dadka ciladaha ka qaba indha iyaga waxaa loo yaqaan weershe, kuwase aan aragga lahayni waa Indhoole haddii maqalkaagu kaa go'o wa xaad tahay Dhagoole.

Waxaa kale oo iyadana ku jirta in xitaa dumar ka jirkooda lagu tusmeeyo sida ay u egyihiin taas oo u muuqata ka badbadin xadgugubka dumarka ah.

Luul ama Dheemman, waa naanays caan ah oo dumarka loo yaqaan laakin waxa kale oo soo baxday Macaan iyo indha deeraley.

MADAXWEYNE XASAN SHIIKH

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka,

Madaxwyne Xasan Shiikh Maxamuud

Naaneysta ugu jeclahay

Waxaa loo bixiyay naaneystaas nin Soomaali Ma raykan ah oo aan dhawaan ismaqalnay, oo leh fa nax weyn oo ilkihiisa u dhaxaysa, naaneysta kal iya ee u suuban ayaa ah 'Af-Dunaaq'.

Waxa aan maalin dhawayd kala sheekaysan ayay saaxi ibkay Soomaaliyeed ee Sheekh Maxa med naanaysyada Soomaalida.

Balse hadii aad joogto gudaaha UK, naa naysyada qaar waxay kuu keeni karaan in qof dhibsado ama diido daba deedna booliskaa kugu yeero isagoo u arki kara quursi XIGASHO:-BBC


SIDA AY FINLAND U XIRTAY XUDDUUDO AY SOOMAALI KASOO GUDBI JIREEN IN KA BADAN 30 SANO


udduudaha ay xirtay Finaland Qoraalka sawirka,

Xudduudaha ay xirtay Finaland

Finland ayaa xirtay afar ka mid ah xuduudaha ay la wadaagto Ruushka si ay isugu daydo in ay hakiso qulqulka magangalyo doonka ee ay sheeg tay in Moscow ay soo jiheysay.

In kabadan 30 sano ayey Soomaalidu isticmaali jireen xuduudahan ay Finland xirtay ee loogasoo gudbo dhinaca Ruushka.

Helsinki waxa ay deriskeeda ku eedaysay in ay tahriibayaasha soo marineyso kannaalo ay ka soo galaan dalkeeda iyada oo kaga gol leh arrimo siyaasadeed.Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in Finland ay samaynayso "khalad weyn" ayna burburinayso xiriirka labada dal.Ku dhawaad 300 oo magangalyo doon ah ayaa todobaadkan gaaray Finland, sida ay sheegeen ilaalada xuduudaha ee dalkaasi. Ilaalada xudduudaha ee Finland ayaa sheegay in lagasoo bilaabo saqda dhexe ee jimcaha la saarin xannibaado soohdinta Vaalimaa, Nuijamaa, Ima tra iyo Niirala ee koonfur-bari ee Finla nd. Soohd imahan ayaa lagu arkay muhaajiriin doonaya in ay sharci darro ku galaan dalkaas, iyagoo ay u bada nyihiin muhaajiriin ka kala yimid dalalka Soomaa liya, Suuriya, Yemen iyo Ciraaq.

Mr Peskov ayaa yiri: "kaliya waa la qeexi karaa in mas'uuliyiinta Finland ay qaadeen dariiqa bur burinta xiriirka laba geesoodka ah," wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS ayaa sheegtay.

"Ruushka taariikhda casr iga ah waligiis uma hanja bin Finland, mana jirin wax sabab ah oo iska hor imaad dhalin kar ay. Hadda waxa ay door teen wadd adan. "Marka loo eego aragtiday ada, tani waa qalad weyn" ayuu sii raaciyay.

Saameyn maku yeelanayaa Soomaalida?

Wariye Weli Wariye Weli Xaashi

Wali Xaashi oo ah wariye katirsan telefishinka qar anka ee dowladda Finland, ayaa BBC-da uga war bxiyay saameynta Soomaalida ay ku yeelan karto go’aankan.

"Xuduudahan ay xirtay dowladda Finland ee dhinaca Ruushka, waa kuwo waligood la,isticm aali jiray, xitaa aniga ayaa soo maray 30, sano ka hor, inkastoo markii ugu dambeysay aysan Soo maalidu ku badneyn haddana waxa ay u ahaay een muhiim oo dad badan ayaa kasoo galay dal kan”.

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa lagu tilm aamay sababta ugu weyn ee keentay arrintan ay dhacdo.

"Finland waxa ay aad u diiddaneyd weerarka uu Ruushku ku qaaday Ukraine, Ruushkuna waa uu ka carooday arrintaas, kadibna Ruushka ayaa bilaabay arrimo siyaasadesan oo muhaajiriinta ay ugu soo fasaxeen xudduudaha lagasoo galo Finl and” ayuu yiri wariye Wali Xaashi.

Dhinaca kale waxaa jira qaxooti badan oo Carab ah isla markana kasoo safray dalalkooda oo ay colaado kajiraan, waxa ay ahaayeen muhaa jiriinta ugu badan oo maalmihii lasoo dhaafay

EEG BOGGA 6AAD


SIDA AY FINLAND U XIRTAY XUDDUUDO AY SOOMAALI KASOO GUDBI JIREEN IN KA BADAN 30 SANO


KA YIMID BOGGA5AAD

galay Finland iyagoo kasoo galaya dhinaca Ruushka.

Weli oo ka hadlaya ayaa yiri, "Marka lagasoo tago Soomaalida, waxaa jira qaxooti badan oo ka soo cararay dalalkooda oo dhibaatooyin ay ka jir aan, hadda waxaa fursad u noqotay arimahan siy aasadeed ee dillaacay sidaasina waxa ay kusoo galeen Finland iyagoo soo dhaafay xadkan Ruu shka”.

Majirto rajo badan oo muujineysa in lafuro xud duudahan sida uu qabo wariye Weli.

"Hadda ma muuqato sabab ay Finland uga laa ban karto go’aanka ay ku xirtay xadkan Ruushka, hase yeeshee waxaa jiri karta in loo maro sababo bini-adannimo, balse ma aha wax hadda muuqda”

BBC

Qoraalka sawirka,

BBC

Ra'iisul wasaaraha Finland Petteri Orpo ayaa ku eedeeyay Ruushka inay si ula kac ah u caa wiyaan dadka aan haysan dukumeentiyada saxda ah si ay usoo gaaraan xadka labada dal.

Iyadoo la xaqiijinayo xiritaanka afarta xudduudo od, kuwa Salla iyo Vartius ee waqooyiga fog ee Finland waxay sii ahaanayaan kuwo u furan cods iyada magangalyada, ayuu yiri Mr Orpo.

Boqol qof oo magangalyo doon ah ayaa Jimcihii gaaray Finland, sida ay sheegeen ilaalada xudu udaha.

Maamulka Finland ayaa sheegay in dadka imaanaya dalkooda ay si sharci ah ku yimaadaan Ruushka ka hor inta aysan u safrin xadka si ay uga sii gudbaan Finland - dal xubin ka ah Midow ga Yurub - oo ay dalbadaan magangalyo.

Ra'Iisul wasaaraha ayaa ku eedeeyay mas'uuli yiinta Ruushka inay injineero ka yihiin isgoysyada.

"Way caddahay in dadkan la caawiyo, sidoo kal ena ay u daabulaan xadka," ayuu yiri Mr Orpo Talaadadii.

Sannadkii 2021-kii, kumannaan muhaajiriin ah ayaa u duulay dalka Ruushka oo ay xulafo yihiin Belarus ka hor intaysan u gudbin dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub ee Poland iyo Lithuania. Waqtigaas, Midowga Yurub wuxuu ku eedeeyay hoga amiyaha Belarusia Alexander Lukashenko inuu doonayay inuu khalkhal geliyo ururka isagoo fududeynaya in muwaadiniinta waddan sadde xaad ah ay ku biiraan 27-ka xubnood ee ururka.

Finland waxay xuduud dhan 1,340km la wada agtaa Ruushka, waana xuduudda ugu dheer Yurub

.XIGASHO:-BBC


'WAXAA LA II MALEEYAY RA'IISUL WASAARAHA ITOOBIYA OO PUNTLAND DHEX WAREEGAYA'


Abiy iyo IsxaaqXIGASHADA SAWIRKA,GOOGLE

Qoraalka sawirka,Abiy iyo Isxaaq

Isxaaq Axmed Xasan waa guddoo miyaha degmada Waaciye oo ka tirsan gobolka Bari ee Soomaaliya, balselka oo ay isaga egyihiin hugaamiye Afrik aan ah oo si wayn loo yaqaano ayaa nolo shiisa maalin laha ah saameyn ku yeeshay.

Isxaaq waxa uu si uun u shabahaa ay muu qaal raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Arrinta isu ekaanshaha labada nin ayaa ma rar kala duwan hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada, gaar ahaa deega anada Puntland.

Dhanka kale waxaa jira dhacdooyin qosol leh oo uu sheegay inay marar kala duwan dhaceen. Waxaa kamid mid uu sheegay inay ka dhacday degm ada uu gudoomiyaha ka yahay oo ay wufuud ka socotay dawladda Soomaa liya iyo Puntland ay soo booqdeeen.

"Wufuud heer fadaraal ah ayaa mar timid degmada Waaciye, kadibna wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdiqaadir Caashe, ayaa tusay madaxweyne Gaas [sawirkeyga] oo yiri 'Abiy ayaa manta tagay Waaciye', markaas ayuu yaabay madaxweyne Gaas.

Mar dambe ayuu sheegay in lagu baraarugay in qofka sawirka ka muuq da uu yahay guduumiyihii Waaciya.

Abiy iyo Isxaaq Qoraalka sawirka,Abiy iyo Isxaaq

Saameynta ay noloshiisa ku yeelatay in ay Abiy isku egyihiin

Isxaaq ayaa sheegay in muddo badan loogu wici waayay magiciisa oo dadku marka ay ark aan ay ugu yeeraan ‘Abiy’ taas oo uu sheegay in ay saameyn nololeed ku yeelatay.

"Saameyn weyn ayey igu yeelatay, saacad kasta dadka aan xitaa I garaneyn waxa ay iigu yeeraan Abiy. Inkasta oo hadda aysan ahayn sidii hore, aniguna maba jecl eyn magacayga magac aan ahayn in la’iigu yeero”, ayuu yiri guddoomiye Isxaaq. Waxa uu sheegay in xittaa marka laga eego dhinaca amniga aysan isaga farxad gelineyn in loogu yeero magaca reysal wasaaraha Itoobiya, wal iba marka ay dadku ugu yeeraan xilliyada u uku suganyahay meelaha ay bu lsh adu isugu timaaddo ama ay ku kulmaan.

Aabbaha dhalay AbiyQoraalka sawirka,Aabbaha dhalay Abiy

Labada aabbe oo isku eg Arrinta kale ee layaabka noqo tay ayaa ah in ay aad isugu egyihiin aabbaha dhalay rey sal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo sido kale aabb aha dhalay guddoomiye Isxaaq Axmed, iyadoo wel iba ay isku magac yihiin.

"maalin maalmaha kamid ayaa nin aan saaxiib nah ay oo aan wada shaq eyno isla markaana aan qaraabo nahay ayaa sawir iiso diray, waxa uu igu yiri qofkaan ma garaneysaa, anigu wan yaabay oo sawirkii ayaan aad u eeg ay, waan shakiyay oo waa qof aan aabbahay u maleyn lahaa sida uu ugu eg yahay awgeed, laakiin waxa kaliya ee ay ku kala duwanaayeen ayaa ahayd bar ama honqor wejiga kaga taalla Abiy aabbihiis” ayuu yiri guddoomiye Isx aaq Axmed. Waxa uu sheeegay in ay layaab ku noqotay arrintan, dadku waxa ay aad u hadal hayaan isu ekaanshaha reysal wasaaraha iyo guddoomiyaha, hase yeeshee waxaa muuqatay in aad isaga sii ekaayeen labada aabbe.

IsxaaqQoraalka sawirka,

Isxaaq guddoomiyaha Waaciye

'Hadii aan damco inaan Itoobiya aado timaha ayaan xii ran doonaa' Maadaama Soomaalidu inteeda badan isku raaceen isku ekaanshaha labada nin, in sidoo kale shac abka Itoobiyaanka sidaas oo kale ay maleeyaan ayuu Isxaaq qabaa inay suuragal tahay.

Sidaas daraadeed arrintaas ayaa walwal ku haysa ISxaaq marka ay noq oto in Itoobiya ay dani ka gasho.

"Haddiiba ay dhacdo in aan safar u baxo ama Itoobiya tago, kolley timaha iyo garka ayaan xiiran doonaa si aanan khatar u gelin, waa run dadku wey dhihi karaan waaba reysal wasaarihii oo magaaladiisa iska maraya, marka si aan la’iigu maleyn wan is yar beddeli lahaa”.

Waxa uu sheegay in reysal wasaaraha Itoobiya uu yahay nin Itoobiyaan ah, oo Oromo ah, balse isagu uu joogo Soomaaliya gaar ahaan Puntland isla markaana ay u fududaan lahayd in uu dadka ka dhaadhiciyo in uusan ahayn reysal wasaarihii Itoobiya.XIGASHO:-BBC

Nin Cadaan ah oo Afar qof oo isku qoys ah ku dilay gudaha Canada

Maxkamad ku taalla dalka Canada ay aa dhageysatay dacwad loo haysto nin lagu eedeeyay inu afar qof oo isku qoys ah oo Muslimiin ah ku dilay ma gaalada London ee koonfurta Ontario.

Wiilkan Canadian-ka ah oo lagu magacaabo Natha niel Veltman ayaa Dorraad la horkeenay maxkamad, wa xa ana qareenadiisa iyo goobjoogayaasha mucaarad ka ay soo bandhigeen dood ahooda xeerbeegtida.

Dacwad oogaha ayaa sheegay in Mr. Veltman uu doo nayay in uu cabsi ku dhex faafiyo dadka Muslimiinta ah,asagoo dadkan laayay,balse qareenada u dodayay ayaa sheegay in qofka uu u doodayay uu qabo xanuun dhanka dhimirka ah.

Dacwad oogayaasha ayaa maxkam ada u sheegay in Nathaniel Weltm an uu qorsheeyay in uu diro fariin naxdin leh oo ah in dhamaan muslimiinta ay ka werweraan amaankooda. Mr. Veltman, oo 22 jir ah, ayaa loo haystaa dilka afar qof iyo isku day dil.

Waxa uu sidoo kale wajahayaa eedeymo la xiriira argagixisanimo, saba btoo ah, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha, waxa uu beegsaday xubna ha qoyska Muslimka ah diintooda darteed.

Hadda garsoorka ayaa ka fiirsan aya kiiska Weltman, haddii lagu helo da mbiga, wuxuu wajihi karaa xabsi daa’in.

Arrinkan, qareennada iyo dacwad-oogayaasha Mr. Veltman ayaa isku raa cay inuu baabuur ku dhuftay xubn aha qoyskan Muslimka ah bishii June 2021. Veltman laftiisu ma aqbalayo dacwadda lagu soo oogay wuxuuna she

egay inuu la ildaran yahay xanu unka dhimirka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip