
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 18-KA NOVEMBAR 2023-KA
Madaxweynaha JFS oo shirguddo omiyey shir looga hadlayey amniga & ho wgalka xoreynta dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fe deraalka Soomaaliya ahna Taliyaha Gu ud ee Ciidama da Qalabka Sida Md.Xa san Sheekh Maxamu ud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliye yaasha Ciidamada oo uu kala hadlay xaaladda amni ee dalka. madaxwe ynaha oo ka dhagay stay Taliska Ciida nka Xoogga Dalka war
bixin ku saabsan wajiga 1aad ee howlgalka xoreynta ayaa tilmaamay in hirgalinta qorshaha mudada dhow ay horseed ayso guulaha ay sugayaan shacabka Soomaal iyeed ee ku aadan ciribtirka Khawaarijta.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ay aa bogaadiyey naf-hurnimada Ciidanka Sooma aliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay argagixisadu ka ga harsan yihiin dalka, waxa uuna xusay in abaabulka xoogagga dadwey na ha ay wax weyn ka tari doonto hal ganka.
Kulankan waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Md. Cabdull aahi Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Xoog ga Dalka Sarr eeye Guuto Ibraahim Sheekh Mu xuyad iin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soom aaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin.
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer dhiirige lin ah ugu tegay Ciidanka Xasillinta
Ra’iisul Wasaaraha JFS Md.Xamsa Ca bdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu ta gey ciida nka xasillinta caasimadda ee millatar iga sida Booliska u howlgala (Polizia mil itare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in um madda Soomaaliyeed ay abaal uga hayaan ciidan ka xasillinta ee sida ay u xaqiijiyeen amniga caa simadda muddo gaaban.
Waxa uu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in Dorr aad ay Muqdisho dhanka amniga lamid tahay caasimadaha dhiggeeda ah ee caalamka, isla markaana ay cii danku meesha ka saareen wax walba oo dhibaato ku ahaa amniga iyo kala dan beynta caasimadda,
"Waxaan idin kugu imid si aan u qiro kartidi ina iyo dhiiggiina aad u hurt een dalkiinna, gaar ahaan caasimadda Qaranka, waxaan idinkaga mahad celi nayaa sida aad u badesheen wajigii ay lahayd magaalada Muqdisho. Maalintii aad ti maadeen ayaa ugu danbeysay magaaladaan wajigii foosha xumaa, taas oo ku timid dhiiggi ina aad hurteen iyo geesinimadiina”.Ayuu yiri R/Wasa are Xamsa oo la hadlayey ciidanka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa Xerada Hiil-weyne, wux uu kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda la qaatay hey’ada ha amniga iyo Maamulka Gobo lka Ban aadir.
DENI oo cafiyay saraakiisha ciidanka mucaa radka, shaaciyay inuu diyaar u yahay…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay inuu cafis u fidiyay dhamaan saraaki ishii hoggaamineysa ciidankii Mucaarid ka ee qeybta ka ahaa dagaalkii dhaw aan ka dhacay magaalada Garoowe. Mada xweyne Deni ayaa sidoo kale waxa uu shaac iyay in uu diyaar u yah ay inuu wada-hadal la galo cidkasta oo qabta aragti ka gedisan dimu qraadiy adda, si buu yiri loogu qanciyo in awo odda dib loogu celiyo shacab ka.
"Wixii ciidan ahaa waxaan halkaan ka cade ynayaa in dow laddu cafis u fidisay, oo Gene ral Jimacaale u wayn yahay,” ayuu yiri madax weyne Saciid Cabdullaahi Deni.
Waxa uu intaas kusii daray "Waxaan kale oo baaq u dirayaa nimanka siyaasi yiinta ah ee do wladda haatan ka aragti duwan inay miiska na la soo fariistaan oo wixii sharci ah iyo caqli diya ar ayaan u nahay in aan kala hadalno.”
Deni ayaa hadalkaan ka sheegay xilli uu Do rraad booqasho ku tegay deeg aanka Caano-yaskax oo ka tirsan degm ada Garoowe, hal ka asi oo si weyn loo gu soo dhaweeyay mada xweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kul amo la qaatay waxgaradka iyo bul shada deegaanka Caano-yaskax oo uu ka dhegaystay baahiyaha ka jira deeg aanka, waxaana kulamadaasi loo ga hadlay horumarka, nabad-gelyada iyo dham eystirka hannaanka dimuqraadiya dda Puntland oo dadka deegaanku ay taageereen.
Sidoo kale wuxuu la wadaagay bul shada in shacabka oo madaxdooda doorta ay tahay xuq uuq ay muwad iiniintu leeyihiin oo dastuuri ah in la gaa rsiiyo, sidaasi darteed doorashoo yin ka goleyaasha ee saddexda degmo ee harsan la qaban doono dhowaan.
Si kastaba, hadalka Saciid Deni ayaa ima naya xilli mucaaradka uu dhawaan soo saaray jadwal doorasho, oo ku dhisan hanaankii hore ee doora shooyinka maamulka, kaasi oo kasoo horjeeda midkii uu hore u soo saaray guddiga doorashooyinka, oo dhigaya in 25-ka bisha Feb raayo ee 2024-ka ay qabsoomto doorasho qof iyo cod ah.
Kulan looga hadlay ka hortagga laca gaha sharci-darada oo ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybg alay shiray isugu yimaadeen Guddiga Qaranka ee u xilsaaran Kahortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta kooxaha waxa loogu yeero Argagi xisada
Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Muqd isho waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga XFS, Wasiirka Ganacsiga, Taliy aha Hey’adda NISA, Gudo omiya ha Bangiga Dhexe ee Soo maliya, Xeer ilaali yaga guud ee Qaranka iyo Agaa simaha Xaru nta Warbixinada Maaliyad eed ee FRC.
Shirkaan ayaa diirada lagu saaray dadaal ada istaraatiijiyadeed ee Dowl adda Soomaa liya ee lagula dagaala mayo lacagaha sharci-da rada ah iyo maalgelinta argagixisada oo dhib bad an ku haya bulshada Soomaaliyeed Dhammaan xubnaha Guddiga waxa ay xooj iyeen ballan qaadkooda ku aad an in si dhaw loo wada shaqeeyo si loo ilaaliyo hey’addaha iyo bulshada Soom aaliyeed. Nidaam Maaliya deed oo huf an walibana xoogan wuxuu daruuri u yahay in dalku helo maalgashi caalami ah, la xaqiijiyo amniga iyo horumarinta dhaqaallaha.
Hay’adda SODMA oo Beydhabo gaatsiisay shixnad mucaawino ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ka Soomaaliyed ee SODMA ayaa Dorraad oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidy shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Gargaarkaan oo garayaa ilaa 10-tan oo isu gu jira noocyada raashinka fudud,a yaa loogu talagal ay in la gaarsuuyo dadka ay saameeyeen fatahaad da roobabka ee ka jira gob ollo badan oo Soomaali ah.
Hay’adda SODMA oo gacan ka helaya Dow ladda Soomaaliya waxaa ka go’an caawinta iyo u gargaarida bul shada Soomaaliyed ee ay dhibaatadu ka soo gaartayfatahaadaha. Bay dhabo waxa ay ka mitahay Mag aaloyinka ay sameeyeen daadadka El-Niño oo keentay waxyeello iskugu jiray Dhimasho iyo Burbur hantiyadeed.
Ciidamada dowladda oo howlgallo kula wareegay degaano horleh
Ciidanka xoogga dalka soomaali yeed gaar ahaan guutada 9aad ee Qay bta 60aad ee CXDS ayaa howlgal qor shaysan ka fulliyey deegaanka maki iney oo qiyaas ahaan 40km dhanka koo nfureed kaga beegan degmada xu ddur ee xarrunta Gobolka Bakool ee dowlad Goboleedka Koonfur Galb eed.
Howlgalkaan qorshaysan ayaa waxaa hoggaaminay ay Taliye Kuxigeen ka guu tada 9-aad Qeybta 60-aad G/le Yuunis aadan Xasan waxayna ciidanku kula wargeen Deegaanka makiiney ee hoosta ga degmada xudur ee gobolka bakool.
Deegaanka makiinaay ayaa ah tuulo Al-Shabaab u is ticmaalaan Suuq ay iskugu keen aan, shacabka xoola dhaqatada ah ee deegaa meysta dee gaanka iyo deegaanada u dhow.
Taliye Kuxigeenka guutada 9-aad Qeybta 60-aad G/le Yuunis aadan Xasan ayaa shee gay in Ciidamadu ay weli wadaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, ayna sii wadi doona an ilaa iyo inta ay ka saarayaan Al-Shabaab.
Maalmihii la soo dhaafay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa how lgallo kala du wan oo ka dhan ah Al-Sha baab ka wada gob olada dalka, iyaga oo meelo badan oo dalka ah ka saaray Al-Shabaab.
Waa howlgalkii labaad oo muddo 24 Saac Gudahood ah ay Ciidamada xoogga dalka Soo maaliyeed ka fuliyaan degaano katirsan gobo lka Bakool, isla markaana ay kula wareegaan degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.
C/C/ Shakuur oo farriin culus u diray mada xda Soomaalida kadib arrin soo badatay
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdish akuur Warsame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arri maha bani’aadanimada ayaa nasiib darro ku ti lmaamay dhaqan ay ka siman yihiin inta badan ma daxda Soomaalida.
Waxa uu sheegay in mad axda ay jecel yihiin in la amaano, lagana indho saabo xaqiiqooyinka jira, islamarkaana ay mar ba marka ka dambeysa soo xirm eyso masaa xada runta loogu sheegi karo madaxda Soom aalida.
"Nasiib darro waxaa marba marka ka danba ysa soo xirmaya masaaxada runta loogu shee gi karo madaxda Soomaalida, waxaa dhismaya dhaqan siyaasadeed wasiir iyo waardiyuhu isku mid yihiin,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Waxa uu intaas kusii daray "Waxaa la dhibs anayaa dhaliisha, waxaa la iska indha tirayaa waaqaca, waxaa lala dhacsan yahay am Dor raad, waxaa la raadinayaa maxaa la igu hadal haynayaa? Waa tan keentay in yuutu ubar ka macno bato indheergaradkii iyo Ahlu Xali Wal Caqdigii.”
Wuxuu madaxda Soomaalida usoo jeediyay in laga rabo inay abuuraan jawi la-taliyayaa shooda iyo wasiirrada runta ugu sheegi karaan, si loo wajaho waaqica iyo xaqiiqada taagan markaas.
"Madaxda iyagaa laga rabaa in ay abuuraan jawi ay la taliyayaashooda iyo wasiirrada runta ugu sheegi karaan, haddii aysan dhicina waa in ay iyagu kula dhirradaan,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Waxa uu intaas kusii dareyna "Midna oga ada raga xukunka hayow, wasiir aan kula doodi karin, damiirkiisa hadli karin, runta kugula dhici karin, qaladka kaa celin karin, ha ka sugin in uu xukun kuu difaaco ama dowlad iyo dal wa xtaro.”
Shaacinta Maalgashiga Warshadda Cusub UBC Coca Cola Oo Ka Dhacday Muqdisho
Xafladda shaacinta maalgashiga Warshada UBC-COCA -COLA ayaa lagu qabtay magaal ada Muqdisho iya doo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay dowlada federalka, ma amulka gobolka Banaadir,rugta gan acsiga iyo Maamulka Shirkadda UBC-
COCA-COLA iyo martisharaf kale.
Ugu horeyntii waxaa munaasabadan ka ha dlay Agaasimaha Guud ee War shada UB CCoca –cola Cawil Tooxow Kheyre waxana uu ka hadlay kuna dheeraaday taariiqda warshada iyo horumarka ay sameysay mudadii ay jirtey.
"Sababta aan u shaacinayno maal gashiga warshada waxa ay tahay iyadoo lixdii sano ee la soo dhaafay warshada ay sameysay faaidoo yin bad an,isla markaana maalgelisay xarumo ganacsi oo Muqdisho ku yaal ayaan jecleysa nay inaan sii kordhino maalgashiga warshada oo aan ballaari no.”ayuu yiri Agaasimaha War shada Coca-Cola.
Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay mas’uuliyin ka socotay maamulka gob olka Banaadir iyo rugta ganacsiga waxayna qireen howlaha ay u qabato warshada Coca-Cola inay tahay mid daboolaysa baahida ka jirta dalka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay munaasab adan ayaa soo dhoweeyay baahinta maalgashiga warshada Coca-Cola wax ana uu Warshadleydii Soomaal iyeed ugu baaqay inay dalka aaminaan.
Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo da stuurka Xasan Macalin Maxamu ud oo muna asabada ka hadlay ayaa sheegay in uu soo wakiishay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Ba rre, waxana uu xusay inay dowlada Soomaali yeed ay haatan diyaar u tahay inay dhiir igeliso ganacsiga waxana uu sheegay in loo baahan yahay in ganacsatadu ay dalkooda maalga shadaan.
Ugu dambeyntii waxaa munaasaba dan ka hadlay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Jibriil Cabdirashiid Xaaji waxana uu u mahad celiyay ganacsat ada maalgelisay warshada Coca-Cola waxana uu xusay inay tahay mid loo baahan yahay in la sii kordhiyo howl aha ganacsatada ay u hayaan bulsh adooda.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo waqtiga u kordhiyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ayaa ansixiyey qaraar lagu kordhinayo oggo laanshaha Hawl galka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) muddo lix bilood ah oo ah illaa 30-ka June, 2024-ka.
Qaraarka tirsigiisu ya hay 2710, kaa soo ku gu uleystay taageerada wa daj irka ah ee 15-ka xubnood ee golaha, ayaa u fasaxaya dalalka xubnaha ka ah Midowga Afr ika in ilaa 17,626 askari ay geeyaan ATMIS ilaa 31-ka Diseembar, 2023, iyo in la dhameystiro wejiga 2-aad ee dhimista 3,000 askari.
Qaraarka tirsigiisu yahay 2710 wux uu ka co dsanayaa dowladda federaalka ah ee Soom aaliya iyo Midowga Afrika in ay sameeyaan qiimeyn farsamo oo wadajir ah ugu dambeyn 31-ka Maarso, 2024, si loo qiimeeyo wejiga 2-aad ee dhimista iyo in la ogaado casharrada lagu ogeysiinayo qorsheynta dhimista ATMIS-ka.
Golaha Ammaanka ayaa sidoo kale si wad ajir ah u ansixiyay Arbacadii qar aar lagu ansix iyay dhaqdhaqaaq fars amo ee cunaqabateynta Soomaaliya ilaa 1da Diseembar, 2023, si waqti dhe eri ah loogu ogolaado wada xaajoodka kor dhinta joogtada ah ee tallaab ooyinka xadd idan.
Ciidanka Booliska Jubbaland oo ga canta ku dhigay 142-Kiillo oo xashi ish ah.
Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa manta howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qari yay xashiish gaaraya 142-Kiillo.
Saraakiil u hadlay Boliiska ayaa she egay inXashiishkan lagu soo qabtay la ba eed aysane iyo gaadhi nooca So omaalidu u taqaan Afjiir,kaas oo sidday ciidda lagu dhiso guryaha si ciidamada Ammaaka looga qariyo mukhaada raadkaasi..
Ciidama Booliska Jubbaland waa ku wo loo tababaray kahortagga walxaha halista ku ah shacabka,waxayna mar kasta diyaar u yihiin in ay la dagaala maan dadka ka ganacsada walx aha maanka dooriya.
Sidoo kale,Ciidamada Booliska wa xa ay har iyo habeen u taagan yihiin sugidda amniga iyo ka hortagga cid kas ta oo isku dayda in ay khalkhal galiso amniga shacabka iyo kan dowl ad gobo leedka Jubbaland.
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shaba ab oo ka dhacay gobolka Bakool
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaal iya ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay ga can ku heynta deega anka Miinkeey oo qiyaas ahaan 40 KM dhanka Galbeed kaga beegan degm ada Xudur ee gob olka Bakool.
Howlgalka ayaa sidoo kale intuu socday waxaa lagu khaarajiyay sadax xubnood oo ka mid ah kooxda Al-sha baab, wa xaana sidoo kale ciidamada ay ku furteen hub kii ay wateen xubnaha Shabaabka ee la dilay.
Saraakiisha hoggaamineysay howlg alka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ay sii wadayaan howlgalada noocaan oo kale ah ee lagu beegsana yo meelaha ay ku sugan yihiin Al-sha baab.
Maalmahii ugu dambeeyay deega ano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Bakool waxaa ka socday howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gobolkaas.
Howlgalkaan ayaa sidoo kale saraa kiishu waxay sheegeen inuu bilow ya hay dadaalada lagu doonayo in dham aan deegaanada Koofur Galbeed looga saaro kooxda Al-shabaab.
Macaawisleey loo diyaariyay dagaalka ka dhan ah Al Sabaab oo lasoo bandhigay
Waxaa Dorraad deegaanka Bacaad-weyne ee gobolka Mudug lagu soo bandhigay ciidamo macawisleey ah oo kasoo jeeda dadka deeg aanka, kuwaa oo sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeyb galka dagaalka ka dhanka ah Al Shab aab.
Ciidankan lasoo ban dhigay oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa isku xilqaaday ka qeyb qaa dashada dagaal ka, waxaana ciidankan korm eer ugu ta gay lana hadlay saraakiil katirsan dowl adda.
Saraakiisha ciidanka macawileeyda hogga amineysa ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dag aalka Al Shabaab looga saarayo deeg aannada Galmudug, gaar ahaan gooba ha ay wali ka joogaan gobolka Mudug.
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ayaa Al Shabaab ka saaray deegaanno badan oo kuyaalla gobol ka Mudug ay ku jirto Bacaadweyn.
Khasaaraha ka dhashay daadadka iyo Fatahaadaha dalka oo sii korortay
Waxaa sii kordhay khasaaraha naf iyo maa lba leh ee ka dhashay daada dka iyo fataha ad aha is bar bar socda ee ku dhuftay qaar ka mid ah gobolada dalka.
Guddoomiyaha hay'ad da Maarey nta iyo Masiib ooyinka Qaranka Soom aali yeed ee SODMA Max am uud Mac alin Cabdulle ayaa sheegay in tir ada dadka ku dhintay daadadka iyo fataah ada ha wabiyada Shabeelle iyo Juba iney gaartay 50 qof.
Wuxuu sidoo kale sheegay guddoo miyaha in dadka ku barakacay daad adka iyo fataha adaha is biirsaday ay gaarayaan ku dhawaad Toddobo boqol oo kun oo qofood, iyadoo si guud u saa meeysay dad gaaraya qiyaas aha an hal dhibic afar milyan 1.4M oo qof.
"Waxaan ugu baaqaya ayaa dham aan uma da Soomaaliyeed iney isu gur madaan, si looga maarmo ku tiirsana anta kaalmada shisheeye" ayuu yiri gu ddoomiyaha hay'adda SODMA Ma xamuud Macalin Cabdulle.
Ugu dambeyntii gudoomiyaha SODMA ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool mee laha wabiyada maraan iyo goobaha daadadku ka jiraan uga digay khatarta xilligan ka jirta da lka iney sii kordhi karto, islamarkaana loo baa han yahay iney taxadar dheeraad ah mu uji yaan.
Faahfaahino kasoo baxaya nin Soom aali ah oo Xaaskiisa ku dhex dilay Hotel ku yaala dalka Turkiga
Wararka ka imaanaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheeg aya in nin Soom aali ah uu ku dilay xaaskiisa hotel maga ala daas ku yaala.wararka ayaa sidoo kale shee gaya in lam aanahaan dalxiis aha an u yim aa deen dalka Turkiga, waxaana la xaqi ijiyay in gabadha dhi matay ay haysatay dhalashada dalka Ingiriis ka.
Dilka uu ninka Soomaaliga ah u geystay xaaskiisa ayaa lagu sababeey ay in xaaskiisa siisay waxyaabo maan ka dooriyada, kadibna uu soo kala dhex galay murun sababay inuu ugu dambeyn khaarajiyo Xaaskiisa.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ninkan uu qirtay dambiga uu galay, kaasoo haa tan ku jira gac anta ciidanka Booliiska dalka Tur kiga.
Isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya oo ku soo badanayay mudooyin kii dambe dadka soomaalida ah ayaa sababa dhacdooyin naxdin badan.
Burcad hubeysan oo Habeen hore Dil u gey satay Muwaadin Soomaali ah
Faah faahino ayaa laga helayaa Mu waadin Soomaali ah oo lagu magac aabi jiray Cabduq aadir Xasan Maxamu ud oo loo yaqaanay (Xas an Qurux) oo Habeen hore lagu dilay dukaan uu ka shaqayn ayey oo ku yaala xaafad Hoost agta Degmada Kheyletsha ee magaalada Cape town.
Muwaadinka ayaa burc ada hube ysan wax ay ugu tageen dhaawac, sida aan warka ku he lnay, balse u gu damb eeyntii waxaa uu ku geeriyooday isbita alla da Tygerberg Hospital ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afri ka.
Ciidamo Boolis oo gaar ay dukaanka lag u weera ray Muwaadinka Soomaali yeed ayaa sheegay in ay baarayan fa lka burcadn imo ee lagu dilay Muwa adinka Soomaaliyeed, waxa ana goobta ka baxsaday arxanlaawaya ashii dilka geysatay.
Bishaan Novembar gudaheeda ay aa wa xaa dalka Koonfur Afrika meelo kala duwan oo ka mid ah lagu dilay ku dhawaad 10 Muwaa diniin Soomaali ah oo dalkaasi u shaqo tagay, mana jirto cid wax ka qabaneysa dilalkaasi joo gta ah ee lagu haayo Muwaadiniinta Soomaali yeed ee dalkaasi ka dhex gana csada.
Tirada qoysaska ku barakacay fata haada Baledweyne oo la shaaciyay
Maamulka gobolka Hiiraan ee Hirshab eelle ayaa shaaciyay in fatahaada ku dhufatay xaa fa daha magaalada Baled weyne bilowgii todo ba adkaan iney ku barakaceen 270 kun oo qoys.
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ugu maga caaban Hirshabeelle Cabdullaahi Axmed Ma alin sufuroow ayaa sidoo kale sheegay in dad ka barakacay ay wajahayaan xaalado adag oo dhanka no losha ah.
Gudoomiye Sufuroow ayaa ugu baaqay hay 'addaha gargaarka iyo hay'adda SODMA iney gurmad deg deg ah lasoo gaaraan dadka reer Baledweyne ee sida weyn u saameysay fata haada.
Wuxuu sidoo kale sheegay in ma amulkiisa uu wado dadaaladii ugu dam beeyey ee la xer iira ka dabataga maar eeynta Masiibooyinka ka dhashay Fatahaadaha sameeysay guud ahaan xaafadaha Baledweyne.
Waxaa la xaqiijiyay in fatahaada ku dhufatay magaalada Baledweyne iney ku geeriyoodeen dad gaaraya ilaa 9 ruux.
Saddex kamid ah xasaaska Al-Shabaab iyo darawalkii waday oo maxkamad lasoo taagay
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciid amada Qalabka Sida ayaa waxaa Dorraad ka soo mu uqday 3 kamid ah xaasaska Al-Shabaab iyo darawalkii gaariga ku waday, kuwaas oo horay loogu soo qabtay howlgal ay NISA ka fulisay degmada Warsheekh ee Shabeelaha Dhexe , iyaga oo ku sii jeeday dhanka Al-Shabaab.
3da haween ee kasoo muuqday Maxka madda ayaa kala ah Sucdi Cabdi Cilmi, Mar yan Cali Isaaq iyo Saynab Axmed Cismaan, halka eedeysanaha afaraad isna lagu magac aabo Muxudiin Salaad Cabdulle.
Gabdhahaan saddexda ayaa kala yimid gob ollada Shabeelaha Hoose iyo Baay, waxaana Maxkamaddu ay sheegtay inay kusii jeedeen dhanka deegaanka Jowle oo hoostaga magaal ada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo ay joogaan Al-Shabaab.
Maxkamadda ayaa sidoo kale sheegtay inay isugu yimaadeenm Tabbeelaha Sheekh Ibraa him kadibna halkaasi gaari looga qaa day, balse ay ogaatay NISA oo gacanta kusoo dhi gtay.
3da gabdhood marka laga soo tago inay yih iin xaasaska Al-Shabaab, waxaa ay xeer ilaa lintu ku eedeysay inay la shaqeyna yeen koox da, ayna siin jireen macluum aadka.
Mid kamid gabdhahan oo ka hor hadley say Maxkamadda ayaa ku doodday "Ninke yga ay aa Shabaab ah aniga Shabaab ma ihi”.
Sidoo kale eedeysane Muxudiin Salaad Cabdulle ayaa lagu eedeeyay inuu kooxda u ah aa safriye, uuna gabadhaha mid kasta ka qaa tay lacag 60 dollar ah oo ay usoo direen Shab aab, waxaa sidoo kale loo haystaa inuu hoy iyo gabaad uu siin jiray xubnaha kooxda.
"Mid kasta oo kamid saddexda dumarka ah wuxuu ka qaatay lacag dhan 60 dollar, waxa ana usoo diray mid kamid ah gabdhaha sadd exda ah ragga qaba oo dhagar qabayaasha kamid ah oo jabhad ah oo duurkana ku jira” ay uu yiri baaraha kiiskan oo Maxkamadda ka hadlay.
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee ciid am ada qalabka sida Cabdibaasid Maxamed Yuu suf (Madaale) oo goobta ka hadlay ayaa max kamadda ka codsaday in afarta eedeys ane ay ku xukunto qodobada ay kusoo eede eyeen ayada oo loo fiirinayo daruufaha damb iga cu sleeya.
"Maxkamadda waxaan ka codsanayaa in eedeysanayaasha maxkamadda hortooda joo ga in ay ku xukunto qodobada uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud soo saaray, sidoo kal ena loo fiiriyo daruufaha dambiga cusleeya” ayuu yiri ku xigeenka xeer ilaaliyada guud ee ciidamada.
Dhankiisa mid kamid ah qareenada eedey sanayaasha oo goobta ka hadlay ayaa daf iray eedaha loo soo jeediyay, wuxuuna ka codsa day Maxkamadda inay sii deyso gab dhaha.
"Lama hayo wax tusinayo in dadkaan ay Shabaab yihiin, maadaama qiraal uusan jirin waxaan maxkamadda sharafta leh ka codsa nayaa in gabdhahaas ay xornimadooda siiso” ayuu yiri qareenka u doodaya xaasaska Sha baab ee la horgeeyay Maxkamadda Cii danka.
Ugu dambeyn waxaa fadhiga Maxkamad da soo xiray guddoomiye Xasan Cali Nuur (Shuu te) oo shaaciyay in Maxkamaddu ay dib ka shaacin doonto go’aanka ku aadan xukunka.
Kenya oo dadka uga digtay hilib soo galay Nairobi
Dowladda Kenya ayaa soo saartay digniin la xiriirta hilib cusub oo soo galay magaalada Nai robi ee caasimada Kenya.
Saraakiisha ammaanka Kenya, gaar ahaan kuwa ismaamulka Muranga ayaa shaaciyay in gaari xamuul ah oo sida ilaa 2000 oo kiilo oo hil ibka dameerka ah u soo baxsaday dhanka ma gaalada Nairobi.
Saraakiishan ayaa waxay ka digeen in hilibk aas laga cabsi qabo in la geeyo ama lagu iibiyo kawaanada qaar ee ku yaalla magaalada Nair obi ee caasim ada Kenya.
Arrintan ayaa imaneysa xilli laama ha amm aanka ismaamulka Muranga uu qabtay illaa saddex kun oo kiillo oo hilibka Dameerka ah.
"Waxaa gacanta ku soo dhignay illaa 3,000 oo killo oo hilibkaas ah (Dameerka) oo lagu soo qabtay beer ku taalla deegaanka Makuyu,” ay uu shee gay ku-xigeenka guddoomiyaha ama an ka ee ismaamulka Muranga Mr. Gito nga Murungi.
Sidoo kale waxa uu intaas ku daray in toban qof oo kale oo laga shakisan yahay ay bax sadeen.
Baaritaano ay sameeyeen laamaha amniga ayaa lagu ogaaday in inka badan 70 dameer la qalay muddo 3 maalmood gudahood ah, sida uu sheegay ku-xigeenka guddoomiyaha amaan ka ee ismaamulka Muranga Mr. Gitonga Mur ungi.
Ciidamada Israeli oo hareereeyay Isbitaalka Ibn Sina ee Daanta Galbeed
Ciidamada Israa’iil oo wata daraasiin baab uurta gaashaaman ayaa hareereeyay dhis maha Isbitaalka Ibn Sina ee daanta galbeed ,halkaasi oo ku dhow xerada qaxootiga ee Jenin.
Duqeymaha Israa’iil ayaa weli ka sii socda guud ahaan Gaza, iyadoo halis dhimasho ay ku jiraan kumanaan falas tiin ah oo ku xayiran dhowr cisbitaal oo la tilmaamay in ay la so der seen biyo la’aan,cunto la’aan iyo koronto ka’ aan.
Af hayeenka wasaaradda caafimaad ka Ga za Ashraf al-Qudra ayaa yiri ku manaan isugu jira haween, caruur iyo bukaanno dhaawac ah ayaa halis ugu jira dhimasho iyadoo duqeyma ha Israa ’iil ay ku hayaan al-Shifa iyo kuwo kale.
Cisbitaalka Indonesia ee ku yaalla waqooyi ga Gaza ayaa la sheegay in gebi ahaanba uu ka maqan yahay adeegga korontada,waxaana dhakhaatiirtu ay la daalaadhacayaan daweynta bukaanada aan awoodin inay daryeel ka hela an al-Shifa. Ugu yaraan 11470 qof ayaa lagu dilay duqaymaha Israa’iil ee Gaza tan iyo Okto obar 7, halka Israa’iil, tirada rasmiga ah ee ku dhimatay weerarrada Xamaas waxay maraysaa in ka badan 1200.
Dhalinyaro Soomaali ah oo dhimasho & dha awac ku noqday shil ka dhacay Canada
Shil baabuur oo uu ku dhintay wiil Soomali ah laba kalena uu dhaawac ka soo gaaray ay aa ka dhacay Gobolka Alberta ee dalka Can ada.
Wiilasha dhaawaca ah ayaa haatan lagu da biibayaa Isbitaalka sida ay sheegeen booliska dalka Canada
Laba kamid ah wiilasha ku waxyeeloobay shilka ayaa todobaadyo ka hor galay dalka Ca nada.
Wiilka dhintay ayaa magaciisu yahay Muxu med Muuse Muxumed halka labada dhaawacu soo gaarayna lagu kala sheegay magacyadoo da Maxamed Xassan Ibraahim iyo Mustaf Cism aan Maxamed.
Wiilasha ayaa ka baxay magaal ada Calgary ee gobolka Alberta waxayna ku sii jeedeen magaalo kale oo ku taala isla gobolkaas
Meydka haweeneydii labaad ee Israa iili ah oo laga helay Dhisme ku yaalla Gaza
Meydka qof labaad oo Israa’iili ah oo la qaf aashay ayaa laga helay meel u dhow Isbitaalka Al-Shifa, sida ay sheeg een militariga Israa’iil
Maydkan ayaa laga soo saaray dhis me u dhow Isbitaalka Al-Shifa ee maga alada Gaza, sida uu sheegay milatariga Israa’iil Dorraad oo Jimce ah.
War qoraal ah oo soo ba xay mila tariga Israa’iil ayaa lagu sheegay in meydka Noa Marciano oo 19 jir ah – oo ka tirsanaa ciidamada di faaca Israa’iil loo wareeji yay dhulka Israa’iil.
Muuqaal Xamaas ay soo saartay Xamaas maalmo ka hor ayaa lagu shee gaya in Mar ciano lagu dilay duqayn ay Israa’iil fulisay.
Maalintii Khamiista Dorraad ciidama da Isra el waxay sheegeen inay soo saareen meydka Yehudit Weiss , oo ahayd haweeney 65 jir ah oo Israa’iili ah taasoo laga helay meel u dhow isbit aalka Al-Shifa ee Gaza sida uu shee gay Afhayeen u hadlay militariga.
COSOBLE: FICILKA XUN EE SOOMAA LIDA AYSAN WELI KA TEGIN IN KA BADAN 3000 SANO
Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdu llahi Cosoble ayaa sheegay in Soomaalida in ka badan 3000 sano oo ay ku nooshahay Geeska Afrika aysan weli ka tegin ficilka foosha xun ee dilka.
"Muddo ka badan 3000 sano oo ay Sooma alida ku nooshahay geeska Afrika iyo marxalad kasta oo ay ku jiraanba waxaa jira hal ficil oo ay san weligood ka tagin. Ficilkaas waa dilka uunka Ilahey,” ayuu Cosoble ku yiri qo rmo dhe er oo uga hadlayo arrinta an.
B/5aad |
Hoos ka aqriso qormada Cosoble oo dhameystiran;
Muddo ka badan 3000 sano oo ay Soomaalida ku nooshahay geeska Afrika iyo marxalad ka sta oo ay ku jiraanba waxaa jira hal ficil oo ays an weligood ka tagin. Ficilkaas waa "dilka uun ka Ilahey”.
Soomaalida wexey weligoodba caan ku aha ayeen welina caan ku yihiin dilka noole kasta ee uu Ilahey ku abuuray dhulka ay ku nool yih iin; sida dadka, ugaarta, shimbiraha, xamaarat ada, berri-biyoodka, xasharaadka iyo dhirta.
Xataa markey yeesheen magaalooyin iyo maamullo kama aaney tegin ficilladii foosha xu maa ee ay lahaayeen Islaamka ka hor ee wax aa weliba ugu darsamay been sheegid, dad is ku dir iyo boobka hantida ummadda.
Ma qiyaasi kartaa dadka lagu dilay geeska Afrika kontonkii sano ee u dambeeyay?
Boqol kii sano ee la soo dhaafay imisa Sooma ali ah ayey Soomaali iska dishay?
Shantii boqol ee sano ee la soo dhaafay imi sey kula tahay in la dilay?
Diinta islaamka markeyna soo gaartay ilaa Dorraad imisa Soomaali ah ayaan xaq darro isa ga dilnay?
Aaway ugaartuu Ilahey ku abuuray dhulka an?
Aaway jeertii iyo yaxaaskii?
Aaway dhirtii?
Aaway shimbirihii?
Miyi &magaalaba caruurta Soomaalida mex ey ku sameeyaan shimbirkii dhulka u soo dega ?
Ummaddii ka reebtoomi weyda wuxuu Ilahey ka reebay sow ma aha ummad ku caasiday All ahii dhulkan sameeyay ee faray ineysan dhiig si xaq darro ah ugu daadin?
Maxey diinteena nooga reebi weyday dilka uunka Ilahey?
Ma kuu muuqataa inaanan aheyn dad diintooda ixtiraama?
Wadammada caalamka waxaa lagu qiyaa saa boqolkiiba inta muslimka ah. Waxaad maql eysaa waddan hebel boqolkiiba 30 ama 40 ama 80 ayaa muslim ah.
Soomaalida waxaa la yirahdaa waa dad boq olkiiba boqol Muslim ah, waa sax laakiin waxaa hadana la dhihi karaa waa dad 20% ilaa 30% ku dhaqma diinta Islaamka, sidaa darteed mar ka xiga ee aad tilmaameyso Soomaali runta ka sheeg oo waxaad dhahdaa Soomaali waa dad 25% ilaa 30% ku dhaqma diinta Islaamka.
Tiradaa yar ee sida saxa ah ugu dhaqanta diinta ayuu Ilaahey nagu badbaadinayaa ee mar horey nagu dhici karaayeen zilzaal, duuf aan ama uu Ilaahey nagu soo fasixi lahaa bad da nagu hareereysan.
Ilahow naga dhig dad 100% ku dhaqma diin ta Islaamka. Aamiin
Hibaaq iyo hal abuurkeeda
Hibaaq Cabdullahi Maxamed oo ah gabar da'yar oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in hal abuur cusub oo ay la timid uu noqday mid dad badan caawiyay.
Dufanka xoolaha oo ay si nidaams an u sameysay ayay sheegtay in ay daawo ahaan u iibsadaan dadka qaar oo biday caafimaad.
"Waxa ay sheegtaan infegshan ama caabuq, dhabar xanuun, jabto, lafo xanuun [Dadka iibsada subaga]," ayay tiri Hibaaq.
Balse BBC ma xaqiijin karto dhabn imada sheegashada Hibaaq. Sidoo kale ma cadda sida ay ragga wax ugu taro dufanka ay soo saarto.
Dhamaan waxyaabahaan ayaa ah kuwa horay looa heli jiray gudaha Muq disho, laakiin sida ay u ilaaliso nadaa fada inta lagu guda jiro fiixinta dufanka ayay sheegtay in dad badan ay kalso oni uga heshay. Sidoo kale in laga heli karo badecadeed baraha bulshada oo ay ku xayaysiiso ayay sheegtay inay ta hay sabba kale oo dad badan ugu xiran yihiin.
Hibaaq waxa ay iibisaa subagga xo olaha noocyadiisa kala duwan, sida su bagga ariga, sixinta lo’da, dhuuxa gee la, barida idaha iyo waxyaabo kale.
HibaaqSubagga
Dufankaan ayay sheegtay in laga soo dalbado magaalooyin ka tirsan So omaaliya iyo sidoo kale qurbaha. Wad amo ay geyso ayay sheegtay inay ka mid yihiin Ingiriiska, Canada, Koonfur Africa, iyo Suudaan.
Dhallinyarada ku nool gudaha dalka, intooda badan waxa ay isku dayaan fikr ado ganacsi oo ay ku faa’iidii kar aan, Hibaaq ayaa sheegtay inay sidaas oo kale isku dayayso sidii ay nolosheeda uga maareyn lahayd ganacsigaan.
Xaddiga shaqo la'aanta ayaa sare u kacay sanadihii la soo dhaafay 0.12% sida uu sheegay bangiga adduunka.
Baraha bulshada, sida Facebook iyo TikTok ayay sheegtay inay isticmaahso si ay u hesho macaamiil badan.
Waxay sheegtay in baraha bulshada ay soo geliso muuqaallo ay sharraxaad kaga bixineyso sida waxyaabaha ay iibineyso ay u yihiin kuwo sax ah oo aah hallaabeyn ama aan waxyaabo kale lagu dardarin.
Sidee u sameysaa subaga?
Hibaaq ayaa sheegtay in subagga noocyadiisa kala duwan ee ay iibiso uu yahay mid ay adagta hay in meel waliba laga helo, marka la joogo ma gaalooyin ka waawayn sida Muqdisho iyo wada mada qurbaha.
”Alaabahan dabiiciga ah waxa aan ka kala keenaa deegaanno iyo tu ullooyin dalka gudihiisa ah sida, Biyo cadde, Jowhar iyo Raaga ceelle, qaar kalana waxa aan ka helnaa gudaha Muqdi sho," ayay BBC u shee gtay Hibaaq.
Dheriyaal cusub oo nadiif ah oo ay usoo iibisay ganacsigeedaan cur dunka ah ayya sheegtay inay ku kariso dufa nka, si ay uga soo saarto su bag nadiif ah.
"Kawaannada hilibka lagu iibiyo aya an kasoo aruursanna lafaha gee la ee la tuuray waan nadiifinna waan dhalaali nna waxaana ka sameynaa dhuuxa ge ela oo faa’iido badan u leh bulshada, waliba anagoo u same yna si ka duwan sida ay dadka kale u sameeyaan oo qa rash badan uu nooga baxo” ayey hadal keeda raacisay. Dawada iyo Subagga
Subagu daawo ma noqon karaa?
Dr Cismaan Gaboose, oo fadhigiisu yahay magaalada Nairobi oo aan wax ka weydiinay in subaga ay iibiso Hib aaq iyo kuwa lamid ka ah daawo noqon karaan ayaa qaba in qayb kamid ah duf ankaas ay lahaan karaan faa'iido caaf imaad.
”Marka aynu kala qaadno subagga iyo barida idaha, waxaa jira subagga in laga helo fitamiinno kala duwan oo qof ka caafimaadkiisa ka qayb qaadanaya, hase yeeshee haddii si qaldan loo isti cmaalo ama xadkiisa laga badiyo waxa uu yeelanayaa saameyn. ayuu yiri Dr Gaboose.
"Marka ay noqoto barida idaha iyo in dawo ahaan loo isticmaalo dad badan ayaa jira oo dhaqan ahaan dawo u istic maala, hase yeeshee marka aan duni da yo waxa ay ka tiri aan ka eegno bar ida oo kale waxa la ogaaday in ay ku jir aan waxyaabo badan oo faa,iido ah hase yeeshee cudur laguma daw eyn karo," ayuu ku daray hadalkiisa.
Dhanka kale waxa uu sheegay in xanuunada qaar ay uga sii darto, sida gaaska oo ay dad badan ka cawdaan.
Baaritaanno la sameeyay ayuu she egay inay muujinayaan in barida idaha ay ka hortagto kansarka ku dhaca sam babada.
Dr Gaboose ayaa sidoo kale tilma amay in marmarka qaar ay is diidi kar aan dawooyinka ay dhakhaatiirtu qora an iyo subagga ama barida, walow ay ku xirantahay dawada iyo nooca ay tahay.
Hibaaq
Sida ay fikraddan ugu dhalatay Hibaaq
Hibaaq oo ay haatan wada shaqeeyaan seygeeda ayaa sheegtay in ay ku baraarugtay baahida loo qabo subaga, kadib markii ay iyadu u baahatay.
”Qof ehelka kamida oo iga xanu unsaday aan u waayay subag iyo dhu ux geel oo saafi ah, mid kasta oo aan soo gado wuu iga hallaabi jiray," ayay tiri Hibaaq.
"Markii dambe ayaan is dhahay 'Had diiba in la helo ay adagtahay kawaran haddii aad sameyso adiga'. Hooyadey ayaa iga caawisay markii hore in aan helo alaabta saafiga ah sidaas ayaana ku bilaabay”.
XIGASHO:-BBC
Khasaaro Hantiyadeed oo ka dhashay Dab kii ka kacay Suuqa Xamar-weyne
Khasaaro hantiyadeed oo farabadan ayaa ka dhashay Dab xooggan oo xalay fiidkii hore ka kacay Suuqa degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho, dabka ayaa markii hore ka kacay suuqa qeybta Masjidka Marwaaz.
Dabka oo mudo daqiiqado socday ayaa kusii faafay qeybta Dahablaha iyo kawaanka Hilibka ee Suuqa Xamar-weyne, isla markaana waxa uu dabka socday laba saacadood oo xiriir ah, iyadoona markii dambe lagu guuleystay in la
demiyo dabkaasi kacay.
Gaadiidka dab demiska Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Shirkaddaha Isgaarsiinta iyo dadweyne farabadan ayaa ka qeyb qaaday deminta dabka, waxaana ka dhashay khasaaro hantiyeed oo baaxad leh, kadib markii uu baahay dhul aad u ballaaran. Bukhaari Milkiilaha oo ah milkiilaha Carwa Xul Style ayaa sheegay in dabkan uu ku waayay dukaankiisa, wuxuuna sheegay inuu ku basbeelay dabka ka kacay Xamar-weyne.
"Xul Style dadku inta badan way wada garanayaan waxaan iibin jirnay dharka dumarka noocyadiisa kala duwan hal shey lagama bixin dukaanka, lacagta ku jirtay xaqiiqatan waa ku dhowdahay 40 kun oo dollar” ayuu yiri Carwa Xul Style Bukhaari Milkiilaha.
Muddooyinkiii u dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dhacdooyinka la xiriira gubashada oo horay uga dhacday Bakaaraha iyo xaafado kale oo ku yaal caasimada
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 18-KA NOVEMBAR 2023-KA
...