HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OOKHAMIIS 16-KA NOVEMBAR 2023

0
Thursday November 16, 2023 - 08:12:02 in Wararka by
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OOKHAMIIS 16-KA NOVEMBAR 2023

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ay aa safar shaqo oo maalin ah ku tagay dalka Bu rundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Mudane Évariste Ndayishimiye.

Madaxweynaha oo si diirran loo gu soo dhawee yey qasriga Ma daxtooyada dal kaas ayaa safarkiisu waxa uu ku qotom aa sidii loo xoojin lahaa iskaa shiga iyo abaabulka dagaalka ka dhanka Khaw aarijta, maadaama dalka Burundi uu safka hore kaga jiro dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soo maaliya.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Xasan Sheekh ayaa kala hadlaya dhiggiisa dalka Buru ndi Mudane Évariste Ndayishimiye oo ah gud doomiyaha dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) sidii loo dadajin lahaa dhameystirka gal ka JFS ee ku aaddan ku biirista dalladdan oo fursad u noqonaysa ganacsiga iyo isu-socodka dadka Soomaaliyeed.

Wafdiga Madaxweynaha ku weheliya booqasha dan ayaa kulammo kala duwan la qaadan do ona dhiggooda dalka Burundi, waxa uuna Mad axwey nuhu uga mahadceliyey dhiggiisa dalk aas, shacabka iyo dowladda Burundi soo dha weynta walaalnimada ah ee ay u muujiyeen iyo garab istaagga shacabka Soomaaliye ed, gaar ahaan dagaalka ka dhanka Khawaarijta.

Dowladda Soomaaliya oo mar kale ka digtay saamaynta roobab la saadaalinayo

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda FS Md. Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobab ka deyrta ee ka da’aya qeybo kamid ah gobollada dalka.

Guddiga oo ay qeyb ka yihiin xubno ka soc da golaha wasiirrada, hay’ adda SoDMA, buls hada rayidka ah iyo culimada, ayaa waxaa la isku raacay in la qabto shir-weyne bul shada Soomaal iyeed lag ula wadaagayo baa xadda dhibaatada ay roob abku geysteen.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ayaa tilmaam ay muhiimadda ay leedahay in la mideeyo de daallada socda ee gur madka ah, isagoo shee gay in xukuum adda Danqaran ay dedaal ball aaran ugu jirto sidii gargaar loola gaari lahaa dadka Soomaaliyeed ee roobabku ay saame eyeen.

Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee deggan meel aha togagga ah ee webiyada u dhaw in ay tax adaraan, maadaama ay saadaashu tilmaa may so in roobab kale nagu soo foogan yihiin.

Wasaaradda arrimaha gudaha DFS oo xooj inaysa dadaal ada gurmadka fatahaadaha

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS Md. Axmed Ma callim Fiqi ayaa gu ddoom iyey kulan lo oga hadlayey mid aynta hawlaha gargaarka ee loogu gurman ayo degmooyinka iyo deegaana da ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadad ka lixaadka leh ee ka dhashay roobka Dayrta.

Kulanka oo ka dhacay xarunta hay’ adda maaraynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa wa xaa ka qaybgalay mas’ uuliyiinta hay’adda iyo guddi matalaya bulshada gobolka Gedo oo fata haaddu saamaysay, ayna hormuud ka yihiin wa siirro heer federal ah, kuwa heer dawlad gobol eed ah, siyaasiyiiin iyo sa mafayaal ka tirsan Hey’adda Alraxma.

Xubno ka tirsan guddiga bulshada gobolka Gedo ee isku xilqaamey wax ka qabashada fat ahaadaha gobolkaas ku dhuftey ayaa sheegey in ay diyaari yeen illaa iyo hadda 7-doomood oo taa lla Muqdisho iyo gurmad kale, ayna gac an uga rabaan dawladda sidii halkaas lagu gaa rsiin lahaa.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa guddiga gobolka Gedo uga mahad celiyey dadaalkooda, wuxuuna soo dho weeyey wada shaqayn dhow iyo isku xirnaan dhexmarta dadaalada bulsha du ay waddo iyo kuwa dawladda federaal ka ah ay hormuudka u tahay taasoo wadajirkeeda ay ku badbaadi doonaan dad badan oo Soomaali yeed, wuxuuna bulshada kale ee Soomaaliy eed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurm adka loo fidinayo dadka malyanka kor u dha afay ee ku barakacey ama ay

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknooloji yadda XFS oo dhagax-dhigay dhism aha Xarunta Xogta Qaranka

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Md.Jaamac Xasan Khaliif, ayaa Dorraad si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.

Dhismaha Xaruntan wuxuu xoojinayaa adeegy ada Teknolojiyadeed ee ay bixiyaan hay’adaha dowla dda, waxaana loogu talogalay inay martigel iso xogaha kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Hay ’adaha dowladda ee bixiya adeegyada tekno lojiyadeed.

Xaruntan ayaa marka la dhamm eystiro dhis maheeda iyo qalabeynte edaba, waxay meel is ugu keeni doon taa xarumaha xogta ee ay lee yihiin qaar ka mid ah hay’adaha dowladeed, iy adoo fursad u siin doonta inay qalabkooda ke ensan karaan xaruntan. Sidaasi darteed, waxay xaruntu fududeyn doontaa adeegyada dowlad da ee ay u fidiso shacabka (government to citi zens), adeegyada dowladda ee ay fidiso gana csatada (government to business) iyo adeegy ada ka dhexeeya dowladda.

Md. Mustafa Yaasiin, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), ayaa tilm aamay dowrka muhiimka ah ee xarunta xogta ay ku leedahay buuxinta baahida bulshada So omaaliyeed ee dhijitaalka, taas oo si xawli u kor dheysa. "Xaruntan casriga ah waxay xoojin do ontaa oo aasaas u noqoneysaa adeegyada teknolojiyad eed ee dalka, iyadoo buuxin doo nta ba ahida sii kordheysa ee martigelinta iyo habaynta xogta dhijitaalka ah,” ayuu yiri.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoola jiyada Md. Jaamac Xasan Khaliif oo dhagaxdhigay xar unta ayaa xusay inay guul tahay in la soo gaa ray dhaga xdhigga xaruntan. "Xarunta Xogta Qaranka waxay calaamad u tahay talla abo mu him ah oo horay loo qaaday si loo gaaro ujeedo oyinka lagu qeexay siya asadeena ICT-da qaranka. Waxa yna muujineysaa sida ay nooga go’an tahay kor u qaadista horumarka teknool ajiyada iyo baahinta adeegyada dhijita alka ah.

” Cabdiweli Gaas: Waa in madaxweyne Deni iyo mucaaradku ku heshii yaan doorasho lagu qanacsan yahay

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka digay saamaynta ka dhalan karta ismari waaga u dhaxeeya mad axweyne Deni iyo kooxaha mucaaradka.

Cabdiweli Gaas ayaa jadwalka door ashada ee ay soo saareen siyaasiyiinta mucaaradka, wuxuu ku tilmaamay arrin qatarteeda leh, taa soo uu sheegay inay xasilooni darro ku keeni karo midni mada iyo nabada Puntland.

Cabdiweli Gaas wuxuu ugu baaqay mada xweyne Deni iyo mucaaradku inay wada fariistaan oo ay ku heshiiy aan doorashada.

"Anigu waxan ku talinayaa in caqligu shaqeeyo oo loo naxo dhowr milyan ee ku nool Puntland, xasilooni darrana dhulkaas laga ilaaliyo,” ayuu yiri Cabd iwal Gaas.

Gaas wuxuu sheegay wuxuu she egay ma suuliyadda ugu weyn inay saaran tahay mada xweyne Deni.

Wuxuu sheegay in laga doonayo in uu door ashada waqtigeeda ku qabto, oo uu tixgaliyo go’aankii kasoo baxay isimada.

Jarmalka oo Somalia ka taageeraya gar gaar ka banii’aadnimo iyo fatahaadaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Feder aalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa Dorraad la kulmay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Amb. Sebastian Grothiyada oo lo oga hadlay nabad dhiska, gargaarka banii’aad nimo iyo dhibaatooyinka fata haadaha.

Amb. Sebastian Groth safiirka Jarmal ka ee Soomaaliya oo goobta ka hadlay ayaa adkeey ey sida dalkiisu ugala shaqe ynayo xukuuma dda Soomaaliya arrimaha hortabinta u leh.

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fed eraalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa uga mahad ce liyay dowlada Jarmalka iyo saxiibada kale ee caalamiga ah sida ay Soomaaliya uga taageeraan arrimaha la xiriira qaran dhiska.


Beel ka mid ah Abgaal oo diiday qorshe culus oo Cali Guudlaawe uu watay

Odayaasha dhaqanka beelaha seddax Mat aan Cabdulle ee Abgaal oo shir jaraa’id qabtay ayaa eedeyn culus kala dul-dhacay Madaxw eyanha HirShabeelle Cali Guudla awe, iyagoo u goodiyey.

Beeshaan ayaa ka cabaneysa dhul ku ya alla deegaanka Habaay oo u dhaxeeya War sheekh iyo Ceelmacaan oo sida ay sheegeen Cali Guudlaawe uu qorsheynayo inuu ka dhiso garoon diyaaradeed.

Odayaasha ayaa cadeeyey in halkaas aan laga dhsi doonon wax garoon ah, maadaama ay dhulkaas ayagu leeyihiin oo Cali Guudlaawe uusan kala xaajoon, hadii uu hayo qorshe maalgashi.

"Dhulkaan Goof-goof ayaa loo leeyahay cid xoogi kartana ma jirto, qabiil kasta gobolkaan Goof ayuu ku leeyahay, cid na barakici karta ka jirto, reer Mataan dhulkaan Maxamed Siyaad Barre oo soo damaaciyey ayey rag caan ah u ga dileen, qof kale oo hadda wax laga yeelaya na ma jirto,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaashii hadlay.

Sidoo kale odayaasha hadlay oo aad ugu fogaaday eedeynta Madaxweynaha ayaa she egay inuu kala jaray HirShabeelle oo Hiiraan uu kulmiyey mar hore, dhawaa na lagu kala tegi doono Shabeellada Dhe xe, hadii uusan sidaan waxaba ka bedelin.

"Caliyow Hiiraan waa lumisay oo Hir Shabe elle waad kala jartay, Sh/Dhexe waa d la deg tay oo waxaad ka degan tahay gu rigii uu Maxa med Dheere dhisay, madaxda dowlad gobole edyada kalena waxay dhist een jidadka, madax tooyo iyo goobo kale oo dan guud ah,” ayuu yiri oday kale.

Odayaashaan ayaa farriin u diray Mada xwe yne Xasan Sheekh, ugu horeyn waxay u cad eeyeen inay taageersan yihiin, iyagoo ugu yeer ay "Dal xoreeye” sidoo kale waxay Xasan She ekh kula taliyeen in Cali Guudlaawe uusan ku haleyn HirShab eelle, iyagoo ka codsaday inuu badbaadiyo maamulka.

Odayaasha dhaqanka Mataan Cabdulle ay aa soo bandhigay hub iyo ciidamo ay ku difa acanayaan dhulka ay sheegeen in Cali Guudla awe uu doonayo inuu ka dhisayo garoon, cii danka ayey ku sheegeen kuwii la dagaalamaya Khawaarijta, isla marka ana ay weli diyaar u yihiin in cadowga ay ka xoreeyaan dhulka uu ka joogo deega anada beesha

. Xigasho:Caasimadda.Net

Xasan Daahir oo codsi yaab leh u dirsaday R/W Xamza

Xasan Daahir Aweys, wadaadka mayal ka adag ee u xiran dowladda Soomaaliya ayaa ma rkii ugu horeysay wad ahadal ka dalbaday madaxda Qaranka, ka dib 11 sano oo xabsi guri uu ku yahay Muq disho. Xasan Daahir oo iska soo duubay muuq aal 10 daqiiqo ah ayaa wadahadalkaan ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamza Cab di Barre. Wuxuu Xasan sheegay in Xamza Barre uu yahay nin ahlu diin ah, isagoo aad u soo dhaweeyey, kuna farxay mowqifkii uu kaga hadlay xiisadda ka dhex qaraxday shacabka dulman ee reer Falastiin iyo Yahuuda.

”Waa nin ku fiican Qur’aanka oo yaqaana, caalamkana wax kala socda oo jaamacado ka soo dhigtay, waxaana ka codsanayaa in Xamse ii suurtageliyo inaan ka wadahadalno arrimah eena,” ayuu yiri Xasan Daahir.

Xasan Daahir ayaa Ra’iisul Wasaaraha u dir ay warqad codsi ah, isagoo sheegay inuu rajo badan ka qabo inuu ka heli doono jawaabta ugu haboon.

”11 sano ayaan u xiranahay dowladda, wax aan is iri farriin u dirso Ra’iisul Wasaaraha mid qoraal ahna waan u diray, waana rajeynayaa in uu iiga soo jawaabi doono,” ayuu yiri Xasan Daahir.

Sidoo kale Xasan Daahir wuxuu muuq aalkaan ku dalbanayaa in Ra’iisul Wasaar uhu uu ugu yimaado guriga uu cabsi guriga ku yah ay.

"Nn anigu aan sameeyo marti qaadka waxa an filayaa inay culeys badan ka dejin eyso ra’ii sul Wasaaraha,” ayuu yiri Xasan Daahir.

Sheekh Xasan Daahir oo dowladda ugu xir aa mayal adeygiisa, maadaama uu ka soo goo stay ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab ay aa hadda u muuqda inuu soo jilcay oo diyaar uu u yahay inuu ka soo tanaasulo fikirkiisa, isla markaana uu doonayo inuu wadahadal la furo dowladda. Xigasho:Caasimadda.Net

Dad ku Geeriyooday Fatahaadaha uu sameeyay Wabiga Shabeelle

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyoo tay fat ahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Bala dweyne 24-ktii saac ee la soo dhaafay, sida ay xaqiijiyeen maa mulka degmada Baladweyne.

Duqa magaalada Baladweyne Na dar Tab aax Maalin ayaa sheegtay in labadii sana ee la soo dhaafay ay maga aladu wajahaysay fataha ado baaxad leh, halka dhowr marna ay jabsade en biya xireennadii la sameeyay, kuwaas oo sababay qasaara nafeed iyo mid hantiyeed.

Maayor, Nadar ayaa shee gtay in hay’adaha samafalku ay ka gaabiyeen wax u qaba shada dadka ay saameeye en fatahaaduhu, waxayna deeq bixiyay aashu ka codsatay in ay gargaar bini’a addan-nimo lasoo gaaraan dadka ku barakacay duleeddada magaalada iyo kuwa ku xanniban xaafadaha.

Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday ninkii dilay C/llaahi Cali Hudey

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay C/salaan Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay inuu si ula kac ah u dilay Marx uum C/llaahi Cali Hudey Taarii khdu markey ahayd 10kii Bishan degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadda Amniga Galmu dug ayaa Gacan ta ku soo dhigay ninkan maalmo ka hor isagoo xaalad baxsad ah ku jira

Ninkan dilay Allaha u naxariistee Cabdullahi Cali Hudey oo ku sugnaa goob ganacsi oo uu ku lahaa degmada Guriceel.

Marxuumka la dilay ayaa la sheegay inuu la dhashay taliyaha Booliska degm ada Guriceel.

Waxaa laga soo qabtay Degaanka Baag oo ku dhow Degaanka kale ee Bali-hod halkaasoo uu u baxsaday.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo booqday Goobaha uu ka fatahay Wabiga mara Mahadaay

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Axmed Meyre Maka raan iyo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqday goobihii uu ku fatahay wabiga Shabelle ee mara Deg mada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha oo u kuur galayey xaalada dhabta ee ka jirta Degmada Mahadaay shacabk eedu saameeyen fataaha daha uu sam eynayo wabiga shabelle iyo daad adkii ka dhashay roo babkii ka da’ay Deeg anada Hirshabelle ga ar ahaan Degma dan

Boqolal qoys ayaa ku barakacay fat ahaada wabiga shabelle iyado gu rya hooda buux dhaafiyeen biyaha wabiga iyo roobabkii ka da’ay Degmada

Mas’uuliyiinta ayaa deeq gargaar ah gaarsii yey shacabka ku dhibaateys an Degmada iyo tuulooyinka hoosyim aada

Fatahaada wabiga shabelle iyo roobabka ka da’ay Deegaanadan ayaa sababay sidoo ka le iney ay go’an dha amaan tacabkii beeraha oo ay ku tiit sanaayen shacabka

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Axmed Meyre Makara an ayaa ku baaqay in loo wada istaago gurm adka dadka dhibaat eysan isago xusay in Ma amulka uu u diyaarsanyahay Marwaliba caaw inta dadka danyarta ee dhibaatada so gaartay.


Maxay tahay sababta SSC-Khaatumo looga reebay tartanka ciyaraha maamul-goboleedyada?

Ilo ka tirsan wasaaradda ciyaaraha Soom aaliya ayaa BBC-da u sheegay in gabi ahaanba laga reebay ciyaartoyda xulka SSC- Khaatumo ka qayb galka ciyaaraha Maamul Goboleedy ada dalka oo dhawaan la filayo inay ka furmaan magaalada Muqdisho.

Ilahan ayaa sheegay in ay arintan u qaadatay soo jeedin ka timid guddiga gars oorka ee ciyaaraha oo tilm amaay inaysan SSC- Khaat umo buuxin shuru udihii looga baahnaa ka qa yb galkooda ciyaarahan

Waxaa sidoo kale wasaaradda ciyaaruhu ay sheegtay inaysan jirin cid cadaadis ku saartay inay ka reebaan liiska ka dib warar soo baxay oo sheegay inay culays soo food saaray.

Magaca Khaatumo ayaa ka soo muuqday liiska isku aadka Ciyaaraha Dowlad Gobolee dyada dalka oo dhawa an ay shaaciyeen wasa arada ciyaaraha iyo xiriirka kubada cagta ee dalka.

‘‘Wasaarada ayaa markii hore qaatay go,a anka in SSC-Khaatmo lagu daro liiska maam ulada ciyaaraya saba btoo ah in dhalinyarada as deegana dooda ay ka dhaceen colaadaha la siiyo fursad ay kaga qayb gali karaan is dhex galka ayaa ahay muhiimada kowaad hase yee shee guddiga garsoorka ayaa ku adkaystay ina ysan buuxin shuruudihii looga baahnaa saasna aysan ugu qab gali karin ka dibna ay wasaara du ku qanacday soo jeedintooda” ayey ilo ka tirsan wasaarada ciyaarahu intaa ku dareen.

Dhanka Khaatumo oo aan la hadalnay sar kaal dhanka cayaaraha u qaabilsan ayaa she egay inay arrintan ka leeyihiin kulan ayna shaa cin doonaan wixii uga soo baxa.

RUTO oo sagootiyay safiirkii Soomaal iya ee Kenya

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Dorraad sagootiyay Safiirkii dowladda federaa lka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).

Kulanka Ruto iyo Danj ire Tarsan ayaa ka dhacay Madaxtooyada dalka Keny a, wuxuuna madaxweyna ha uga mahad-celiyay howl ihii uu soo qabtay.

Ruto ayaa bogaadiyay xiriirka ka dhaxe eya Soo maaliya iyo Kenya, isaga oo ku dheeraaday mu hiimadda ay leedahay nabadda iyo horumarka deegaanka, iyo weliba faa’iidada ay wadaaga an labada waddan ee Soomaaliya iyo Kenya.

Sidoo kale waxa uu xaqiijiyay sida ay dowla dda Kenya uga go’an tahay iskaashiga gobolka iyo barwaaqada Bariga Afrika. "Kenya iyo Soomaaliya waxay wadaag aan wax ka badan deris, muddo tobanaan sano ah, waxaan ka wada shaqaynaynay raadinta nabad da iyo horumarka qaran keenna iyo gobolka. Waxaan wadaagnaa xiriir dhaqameed qoto dhe er oo leh xiriir ganacsi oo xooggan,” ayuu yiri madaxw eyne Willian Ruto.

Danjire Tarsan ayaa dhawaan soo gaba-ga beeyay mudadii uu ahaa safiirka DFS u fadhiya dalka Kenya, isaga oo dib ugu laaban doona dalka. Tarsan ayaa tan iyo sanadkii 2018-kii soo ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Ke nya, waxaana intii uu xilka hayay uu kaalin mug leh ka qaatay xoojinta xiriirka labada dal. Wuxuu ka loo ahaa nin aad ugu ololeeya nabadda iyo xas illoonida Bariga Afrika iyo Geeska Afrika.

Si kastaba, Danjire Tarsan ayaa lagu sifeey ay inuu ahaa safiir hawlkar ah oo wax ku ool ah oo wax badan ka taray xoojinta xiriirka labada dal, islamarkaana joogitaankiisa si weyn loo tabi doono.

Dowladda Kenya oo war ka soo saar tay murun ka taagnaa qaadashada Kaarka aqoonsiga

Dowladda Kenya ayaa hakisay go’aan ay dhawaan ka gaartay qaada shada kaarka aqoo nsiga dalka iyo dokumintiyo kale kadib markii arrintan ay muran ka abuurtay gudaha dalka.

Dowladda ayaa hadda dooneysa in arri ntaan ay ka talo-geliso dadweynaha ka hor inta aaney dhaqan gelin 1-da bisha January eesan adka 2024-ka.

Horey ayay u sheegtay dowladdu in lacago dheeri ah ay ku kordhisay sharc iga dalka iyo warqadaha kale.

Arrintan ayaa looga falceliyay siya abo kala duwan, iyadoo shacabka Ken ya ay badankood ka soo hor jeesteen.

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen

Ku dhawaad konton qof oo tahriib ayaal ah aa ayaa lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen ku waas oo Qaramada Midoobey ay sheegtay in ay la degtay doontii ay la socdeen.

Muhaajiriintan oo isugu jira Soomaali, Jabuutiyaan iyo Itoobiyaan ayaa markii hore ka soo ambabaxay dal ka jabuuti tiradooduna waxay ka bada need toddobaatan.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha socdaalka ee marka magaceeda loo soo gaabiyo IOM ayaa sheegtay inMuhaajiriin tiradoodu gaareyso ilaa 49 qof la

0la’yahay, isla markaana dadkaan badankood ay ka tageen wadamada kuyaalla Geeska Afri ka oo ay Soo maaliya kujirta ayna ahaayeen 75 Ruux. Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Yeman ayaa dadkaasi soo badbaad iyay kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Doontii ay saar naayeen ay la degtay.

Abiyi Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dooneyn in ay duulaan ku qa ado dalalka deriska la ah si ay Bad u hesho

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ay aa mar uu la hadlayay baarlamaanka dalkiisa waxa uu ka hadlay arrimaha badda cas iyo sida ay Itoobiya ugu baahan tah ay inay hesho bad, waxa uu sheegay Abiyi Axmed in uu dalkiisu marnaba uusan dag aal qaadayn si uu bad u he lo, balse qaab sharciga waa faqsan uu ku ra adsanayo badda.

"Ma garan karno xaaladdu siday noqon kar to haddii arrinta badda ee ay Itoobiya u baahan tahay aan wadahadal lagu dhammayn" ayuu yi dhi Abiy Axmed, isagoo hadalkiisa sii wata wa xa uu sheegay in Itoobiya ay san marna diyaar u ahayn inay xabbad ku rido dalalka Eritariya, Jabuuti, Soomaa liya iyo Kenya si ay u hesho bad, waa siduu hadalka u dhigay Ra'iisal was aaraha Itoobiya Abiyi Axmed.

Ra'iisal wasaaruhu waxa kale oo uu shee gay in Itoobiya ay xaq u leedahay inay hesho bad si waafaqsan sharciga ganacsiga, isagoo xusay in dalkiisu uu 30 sano kahor uu lahaa la bo dekadood oo kuyaal Eritariya oo wakhtigaa kamid ahayd dalka Itoobiya, balse hadda uu dalkiisu isticmaalo dekadda Jabuuti oo ah halka kaliya ee ay Dorraad Itoobiya u isticmaadho waxa ay dhoofiso iyo waxa ay soo dejiso.

Abiyi Axmed waxa kale oo uu sheegay in tirada dadka Itoobiya ay marba marka xigta ay sii kordhayso sidaa darteedna loo baahan ya hay in dalku helo bad ka hor inta aysan dhib aato kale imaan, waa siduu hadalka u dhigay Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.

"Dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha, Ku wa ree Yurub, Khaliijka iyo Dowladaha Afrika dhammaantood hadday yiraahdaan wadada ay Itoobiya ku rabto inay bad ku hesho waa wado khaldan, oo aan waafaqs anayn shar ciga gana csiga, nabadgalyada gobolk ana waxbay u dhimaysaa, hanoo sheegaan waan qaadanay naa waan una iskadaynaynaa arrintaa badda, balse anagu waxaanu leenahay aynu wadahad alno, wada hadal ayaanu wax ku rabnaa", ayuu yiri Abiyi Axmed.

Waxa kale oo uu sheegay Abiyi Axmed in tirada dadka ee Itoobiya ay marba marka xigta sii kordhayso, " 2030ka tirada dadka ee Itoo biya waxay gaaraysaa ilaa 150 milyan oo qof, dhaqaalihii dalkuna iyo baahidiina dhinac ayay ka kordhayaan, waxaas oo dad ah si aysan dhibaato ugu imaan oo aysan ciyaalku isu cun in aynu xal u raadino umbaanu leenahay ee wax kale ma jiraan". Ayuu yiri Abiyi Axmed Ra'I isal wasaaraha Itoobiya.

Arrinta badda cas oo ay Itoobiya doonayso inay dekad ka hesho badda cas oo dhawaana uu arrintaas soo hadal qaaday Ra'iisal wasaar aha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa waxay hadal hayn badan oo ilaa Dorraad aan istaagin ka dhex dhalisay dalalka deriska la ah Itoobiya, inkastoo siyaabo kala duwan loo macneeyay qaabka ay Itoobiya ku doonayso badda, hadda Abiyi Axmed waxa uu mar kale ku celiyay in Ito obiya aysan dagaal iyo colaad ku rabin badda ee ay ku raadsanayso qaab sharciga ganacs iga waafaqsan.


Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo she egtay in qasaaraha dhimash ada fatahaad uhu ay korortay

Hay’adda maaraynta musiibooyinka ayaa war ay Dorraad soo saartay ku sheegtay in qas aaraha dhimashada ee ilaa hadda laga diiwaan geliyey deega anada iyo degmooyinka dalka ee fatahaadda iyo daadadk u ku soo rogmadeen in ay gaartay 42-qof, kuwaas oo badankood ku dhitay dee gaanada Jubaland iyo Hirshabeelle.

Xasan Cabdulqaadir Ciise agasim aha xar unta hawlgalada gurmadka deg-degga ah ee hay’adda maaraynta musiibooyinka ayaa xusay in xaaladan fatahaadaha ay ku barkaceen ku dhawaad hal milyan oo ruux, kuwaas oo u baahan kaalmo, isagoo xusau in hay’addu ay samaysay gurmad lagu badbaadinayo nafta dadka ay wax yeeladu soo gaartay, ayna sii wadayso dadaaladeeda samatabixinta ah.

Dhinaca kale agaasimaha ayaa ka digay saamaynta ka dhalan karta roobab mahiigaana oo la saadaalinayo inay ka da’aan gobollada dalka, waxaana uu bulshada ku booriyey inay

taxadar muujiyaan.

Go’aan farxad geliyay dadka magan-gelyo doonka ah oo kasoo baxay Maxkamadda sare ee…

Maxkamadda sare ee dalka Britain ayaa sharci-darro ku tilDorraady qorshaha dowladda UK ugu direyso qaarada Afrika, gaar ahaan dalka Rwanda dadka magan-gelyon doonka ah ee dalkaasi sharci-darada ku gala.

Garsoore Lord Reed, ayaa sharci-darro ku tilmaamay qorshahan la doonayo in dadka magan-galyo doonka ah loo geeyo Rwanda, waxa uuna xusay in dadkaasi halis ugu jiraan in dib loogu celiyay dalalkii ay kasoo carareen.

Maxkamadda sare ee dowladda Britain ayaa sheegtay in qorshaha magan-galyo doonka lagu geynayo dalka Rwanda uu si cad u jabinayo heshiiskii Qaramada Midoo bay ee dhinaca qaxootiga.

Go’aankan maxkamadda ku hor istaagtay in dalka Rwanda lagu geeyo dadka magan-galyo doonka ah ee yimaada Britan ayaa dha bar jab weyn ku noqday dowladda, waxa ayna tani meesha ka saareysa cabsidii heesatay dadka sharci-darada UK kusoo gala.

Dowladda Rwanda ayaa dhankeeda sheegtay in dalkeeda uusan ammaan u aheyn magan-galyo doonka iyo dadka kale ee qaxootiga ah,waxa ayna sheegtay in ay si dhab ah u qaadatay mas’uuliyadeeda bini’aadanti nimo ayna sii wadi doonto sidii ay uga soo bixi lahayd.

Xamaas oo war ka soo saartay weer arka lagu qaaday isbitaalka

Xafiiska warbaahinta ee xukuu madda Xam aas ayaa bayaan uu soo saaray ku tilmaamay duullaanka Israa’iil ay ku qaadday isbitaalka Al-Shifa ee Qasa"Dambi dagaal”, "dambi akhlaa qeed” iyo "dambi ka dhan ah bini’aad antinimada”.

Xamaas ayaa sheegtay in 9,000 oo buk aan ah, shaqaale caafimaad iyo dad rayid ah oo barakacayaal ah ay ku sugnaayeen isbi taalka markii weerarku dhacay xilli Habeen hore. Muu qaal lagu baahiyay barta X, oo hore loo oran jiray Twitter, oo uu leey ahay xafiiska Warfaa finta Falas tiin, ayaa hoggaamiyaha Xamaas Izzat al-Rishq waxaa uu ku sheegay in Israa’iil ay weerartay goob rayid ah, oo aysan weerarin goob ciidan.

Hadal hore oo ay soo saartay Xama as ayay ku sheegtay in mas’uuliyadda weerarka isbi taalka uu leeyahay mad axweynaha Maray kanka Joe Biden.

Israa’iil iyo Maraykankuba waxay ku anda coonayaan in Xamaas ay ku leedahay saldhig gudaha isbitaalka – taas oo Xamaas ay bee nisay.

UNICEF: Xad gudubyo ba’an oo ka dhan ah caruur & haween ayaa ka socda Gaza?

"Xadgudubyo ba’an oo ka dhan ah carruurta iyo haweenka ayaa ka dhacaya magaalada Gaza” ayey tiri Agaasimaha Fulinta ee UNICEF Catherine Russell oo bayaan soo saartay, ma alin ka dib booqa shadii ay ku tagtay Ma gaal adaas

"Dhinacyada colaaddu u dhaxayso waxay geysana yaan xad-gudubyo waaw eyn oo ka dhan ah carruurta; Kuwaas waxaa ka mid ah dil, naafayn, afduub, weerarro lagu qaaday isku ullada iyo isbita allada, iyo diidmada gargaarka bini’aada ntinimo – dhammaan arrimahaas oo UNICEF ay cambaareyneyso,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Russell waxay intaas ku dartay in mar ka laga soo tago kumannaanka carru urta ah ee la dilay iyo kuwa la dhaawacay , qa ar badan ay maqan yihiin oo la rumeysan yahay in ay ku ho os jiraan dhismayaal burburay, taasoo ay ugu yeertay natiijada naxdinta leh ee ka dhal atay adeegsiga hubka qarxa ee meelaha dadku ku badan yihiin.”

Waxay sheegtay in shaqaalaha UNICEF ay sii wadaan shaqadooda iyaga oo ka wakiil ah carruurta Gaza inkastoo ay si toos ah u saameeyeen iska horimaadka laftooda.

"Dad badan, oo ay ku jiraan shaqaalah eenna iyo qoysaskooda, ayaa hadda ku nool hoy ciriiri ah oo biyo yar leh, cunto iyo fayadhowr wanaagsan lahayn. xaalado keeni kara cudurro dillaaca” ayay tiri.

Russell ayaa ku baaqay xabbad-joojin deg deg ah si loo oggolaado in gargaar bini’aadann imo oo dheeraad ah la gaaro Gaza, gaar ahaan shidaalka

UNICEF waxa ay sheegtay in in ka badan 700 ,000 oo carruur ah ay barokace en tan iyo markii ay bilowdeen iska horima adyada. 11,255 falastiiniyiin ah oo lagu dilay weerarrada Israel ee Gaza, 4,630 ka mid ah waxay ahaa yeen carruur, sida laga soo xigtay tirooyinka Wasaaradda Caafim aadka Falastiin ee Ram allah.

Netanyahu oo jawaab caro leh ka bixiy ey hadal ka soo yeeray dhigiisa Canada

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Neta nyahu ayaa baraha bulshada ku can aantay dhiggiisa Canada Justin Trudeau ka dib markii uu ku booriyay Israa’iil inay muujiso "xakama ynta khasaaraha rayidka ee howlgallada militari ee Gaza.

Trudeau wuxuu sheegay in dunidu ay ma rkhaati ka tahay dhacdooyin naxdin leh, oo ay ku jiraan dilka haweenka, iyo carruur ta” "Tani waa inay joogsato,” Trudeau ayaa ku daray.

"Masiibada bani’aadamka ee ka socota Gaza waa mid qalbi jab leh, gaar ahaan dhib aatada aan ku aragno gudaha iyo agagaarka Isbitaalka Al-Shifa. Waxaan caddeeyey in qii maha caddaaladdu aanu noqon karin dhibaat ada sii socota ee dham maan rayidka Falastiin iyiinta,” ayuu yiri Trudeau.

"Xitaa dagaalladu waxay leeyihiin shar ciyo, dhammaan nolosha aan waxba Dorraadsan wax ay u siman yihiin qiimaha, Israa’iil iyo Falastiin. Waxaan ku boorri nayaa dawladda Israa’iil inay is-xakama yso,” ayuu raaciyay.

Netanyahu ayaa ka carooday hadalka Tru deau, isagoo sheegay in Xamaas ay ku eeday sa tahay dhacdooyinka naxdinta leh ee Trud eau uu sheegay, ee aysan aheyn Israel.

"Ma ahan Israa’iil tan si ula kac ah u beeg saneyso dadka rayidka ah ee waa kooxda Xam aas oo qoorta ka jartay, gu btay oo xasuuqday dadka rayidka ah wax ay geysatay xasuuqii ugu xumaa ee Yuhuudda loo geysto tan iyo intii uu dhacay xasuuqii weynaa ee Holocaust,” ayuu yiri Netanyahu.

Hogaamiyaha Israa’iil oo hadalkiisa sii wa ta ayaa yidhi, "Iyadoo ay Israa’iil samay nayso wax kasta oo ay ku ilaalinayso dadka rayidka ah, haddana Xamaas waxa ay samaynaysaa wax kasta oo ay ku xoo jineyso dhibaatada. Xamaas miyaanay aha yn in lagula xisaabtamo dembiyo dagaal oo laba jibaaran”.

Hadalkiisa, ayuu Trudeau ku qiray in Xa maas ay Falastiiniyiinta u adeegsaneyso ga ashaan bani’aadannimo, wuxuuna ku celceliyay baaqiisa ah in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan dadka la haysto.


Mareykanka oo ka hor yimid talaabada ciidanka Israa’iil ku galeen Isbitaalka Al-Shifa

Afhayeenka Amniga Qaranka John Kirby ay aa sheegay in Mareykanka iyo maamulka Bi den aysan raali ka aheyn howlgalka militari ee ka socda isbitaalka Al-Shifa

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in howlgalladaasi ay yihiin kuwo ay maleegeen ciidama da Israa’iil oo uu sheeg ay in Mareykanka uusan ku lug lahayn.

Wuxuu ku celiyay wixii uu Madaxweyn aha Joe Biden yiri Isniintii oo ahaa in isbitaallada la ilaaliyo laguna xad gudbin bukaanada.

"Hadda, dabcan, waxaan ognahay in milit ariga Israa’iil ay gabi ahaanba iska indhatireen hadalkii Joe Biden ayna sii wateen weerarka dhismaha isbitaalka weyn ee Gaza” ayuu yiri afhayeenka.

Ciidamada Israa’iil ayaa Dorraad weerar ku qaaday Isbitaalka ugu weyn Gaza ee Al-Shifa, kadib markii ay Xamaas ku eede eyeen inay go dad iyo xarumo milateri ku leedahay Isbitaalka hoostiisa.

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa la rumeys an yahay inay gabaad ka dhiganay aan gudaha iyo hareeraha isbitaalka, oo ay hareereeyeen dagaallo culus ayna ku xayiran yihiin bukaanno nugul, shaqaalaha caafimaadka iyo Falastiiniyi inta soo barak acay.

Maalmihii u dambeeyay cisbitaalku waxa uu xudun u noqday dagaalka balla aran ee Israel iyo Xamaas.

Bayaan ay soo saartay, Xamaas waxay ku eeda ysay Israa’iil iyo Maraykanka laba daba weerarka Isbitaalka, iyagoo sheegay in Marayk anka uu Israaiil uu gacan ku siinayo xasuuqa ka dhan ah rayidka, iyagoo adeegsanaya hadal ada marin habaabinta ah ee Israel.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu eedee yay Qaramada Midoobay inay ku guuldare ysatay inay difaacdo Falast iiniyiinta.

Golaha Amaanka Oo Ansixiyay Qaraar Xababd Joojin ah Oo Laga Hirgainayo Gasa.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar xabbad-joojin bini’aadant inimo looga hirgelinayo Qasa.

Qaararkan oo ay soo gudbisay dawladda Malta ayaa dhigaya in la helo waqti filan oo gargaar lagu gaarsiiyo Qasa.

Qaraarka ayaa sidoo kale ugu baaqaya iska caabinta Falastiiniyiinta inay sii daayaan maxa abiista. Dad u badan carruur iyo haween kor u dhaafaya 12 kun ayaa ilaa hadda Qasa lagu dil ey; iyada oo ku dhawaad 120 kun oo guri ay ku burbureen duqeymaha , in ka badan 70% dad kii ku noola Qasana ay barakaceen, isbitaallada iyo goobihii adeegana ay shaqada joojiyeen

Koox ku hanjabtay in ay weerari doona an Maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas marta

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa soo saaray farriin hanjabaad ah oo ku socda maraakiibta kusii jeeda Isreal, xilli kooxdan

horey u sheegtay in ay garab taagan tahay koo xda Xamaas ee dagaalka kula jirta Isreal.

War kasoo baxay kooxda Xuutiyiinta ayaa la gu sheegay in ay weerari doonaan maraaki ibta Israel ee mara Badda Cas iyo Marinka Bab al-Mandeb, waxa ayna kooxda si cad u sheegt ay in ay duqeyn doonaan maraakiibta Israel ku sii jeeda.

Abdulmalik al-Houthi oo kooxdan awoo dda ku leh dalka Yemen u hadlay ayaa sheegay in ay isha si gaar ah hada ugu hayaan badda cas iyo maraakiibta halkaas mara ,gaar ahaan ku wa laga leeyahay Isreal iyo kuwa kale ee kusii jeeda.

Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa dho wr mar gantaalo ku weeraray gudaha Isreal ga ar ahaan magaalo xeebeedka Eilat, waxa ay si doo kale kooxdan dhaw aan soo riday diyaarad nuuca wax basaa sa oo dowladda Mareykanka laheyd.


WAX KA OGOW CUDURKA SABABA IN INDHUHU AY BANNAANKA USOO BAXAAN


XANUUNKA INDHAHA BANAANKA U SOO SARA

Qoorteenna waxaa ku jira qanjidh u eg balanbaalis (thyroid) oo leh la ba nooc oo hormoonno ah oo kal ah T3 iyo T4. Qanjidhkani wuxuu go' aamiyaa sida ugu dhakhsaha badan ee xubnaha jidhkeenna ee kala duwan u shaqeeyaan.

Qanjirkan haddii qudhiisa khalad ka jiro waxaa TSH, hormoon ay sa maysaa in mas kaxda u soo dirto amarrada qanjirka Tayr oodka si uu u shaqeeyo.

Waxaa jira calaamado lagu garto marka aad la il daran tahay cudurkan kuwaas oo ay ka mid yihiin miisaankaaga oo yaraada, calool istaag, xasuus la'aan, daal iyo haddii qofku dumar yahay in caaadadu ay noqoto mid an waqti joogta ah lahayn.

Sidoo kale tilmaamaha muujinaya cad daymaha cudurkan waxaa ka mida gar aaca wadnaha oo gaabis noqda iyo timaha oo daata.

Marka qanjirkan soo daayo heermoon nada T3 iyo T4 oo xad dhaafa, qofku wux uu la kulmi karaa wadna garaac deg deg ah, walaac, dhidid iyo xitaa inuu gariir sameeyo jirkiisu.

QANJIRKA TAYROODH

Labadan hoormoon ee triiodothyronine (T3) and thyroxine (T4) waxay door muhi ima ka ciyaaraan nidaaminta miisaankaga, heerka tamarta, maqaarka ,dheef shiidka, timaha, iyo koritaanka ciddiyaha kuwaas oo ha day xaddiga siidaynta xad dhaafka kororto sababi kara halis caafimaad.

Laakiin waxaa jira saameyn naadir ah oo aan si fiican loo aqoon oo la xiriirta xaaladdan la xiriirta ficilka qanjirada thyroid si ay u soo saarto hor moono xad-dhaaf ah, xaalad loo yaqaan hyperthyroidism, xaalad saam eyn xun ku yeelan karta caafimaadka iyo tayada nolosha.

Waxyeelladan waxaa ka mid ah in cudurka ku dhaca qanjirka indha ha ee loo Graves' orbitopathy ama ophthalmopathy kaas oo sababi kara barar ku yimaada godka isha oo hore u riixaya indhaha kaas oo keeni ka ra raaxo daro iyo ugu danbayn araga oo luma.

Warka wanaagsan ayaase ah inay jiraan siyaabo lagu daweyn karo cudurka, khu buro ka kala socday Yurub iyo Maraykanka ayaa dhawaan ku biiray si ay arintan u qeexaan hababka ugu wanaagsan ee loola dag aallamo cudurkan. Dalka Brazil ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa la ansixiyey daawo gaar oo cusub oo wax ka taraysa cudurka Graves 'orbit opathy.Intee le’eg tahay waxa laga yaqaan cudurkan?

Stefania Diniz oo ah dhaqtarad ku takhasu sutay oculoplasty ama qaybta ka shaqaysa daaweynta daboolka isha ama jeexjeexyada wejiga ayaa ku qiyaastay ku dhawaad 30% bukaa nada leh heerka sare ee hoormoonka ay u badan tahay inay qaadaan cudurkan tayroodka ee ku dhaca isha.

Daraasado caalami ah ayaa muuji naya in cudurkani uu saameeyo inta u dhaxaysa 0.5% ilaa 2% dadka addu unka.

"Waa cudur, kaas oo isku muujin kara calaamado daran oo aan gaar ahayn, sida qallayl ama casaanka isha, raaxo daran oo saameeya awoodda wax lagu arko," ayuu tidhi Diniz.

"Nasiib darro, cudurka tayroodh ee indhaha ayaa dib u dhac ku yimid ogaanshaha sababtoo ah aqoon la'aanta ku saabsan dad badan iyo dha khaatiirta dhexdooda," ayey intaas ku dartay.

Daweynta xilliga hore

DAAWEYNTA XANUUNKA

Diniz ayaa sheegay in cudurka tayroo dhka ee isha uu u qaybsan yahay laba qaybood oo kala kuwan mid la daweyn karo iyo mid daba dheeraada Dhakh aatiirta indhaha ayaa sidoo kale ku nu uxnuuxsaday in cudurka lagu ogaan iya doo oo la baarayo calaamada ha,buka ankana loo diro shayba arka ama baarit aano sawiro laga qaadayo mesha waxaa sababy dhibaatada.

Marka la ogaado cilladda macular dege neration, daaweynta ayaa

Bilaaban karta - taas oo ku xiran hadba inta ay le’egtahay sida uu u dar an yahay xanuunka.

Dalka Maraykanka, daawaynta cudurk an waxa ay ku kacaysaa boq ollaal kun oo doollar halka qiimaha dawada ee Brazil aan weli la garanayn. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip