Cabdiweli Gaas: Waa in madaxweyne Deni iyo mucaaradku ku heshiiyaan doorasho lagu qanacsan yahay

0
Wednesday November 15, 2023 - 12:24:14 in Wararka by
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiweli Gaas: Waa in madaxweyne Deni iyo mucaaradku ku heshiiyaan doorasho lagu qanacsan yahay

    Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka digay saamaynta ka dhalan karta ismariwaaga u dhaxeeya madaxweyne Deni iyo kooxaha mucaaradka. Cabdiweli Gaas ayaa jadwalka doorashada ee ay soo saareen siyaasiyiinta mucaaradka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka digay saamaynta ka dhalan karta ismariwaaga u dhaxeeya madaxweyne Deni iyo kooxaha mucaaradka. Cabdiweli Gaas ayaa jadwalka doorashada ee ay soo saareen siyaasiyiinta mucaaradka, wuxuu ku tilmaamay arrin qatarteeda leh, taasoo uu sheegay inay xasilooni darro ku keeni karo midnimada iyo nabada Puntland. Cabdiweli Gaas wuxuu ugu baaqay madaxweyne Deni iyo mucaaradku inay wada fariistaan oo ay ku heshiiyaan doorashada. "Anigu waxan ku talinayaa in caqligu shaqeeyo oo loo naxo dhowr milyan ee ku nool Puntland, xasilooni darrana dhulkaas laga ilaaliyo," ayuu yiri Cabdiwal Gaas. Gaas wuxuu sheegay wuxuu sheegay masuuliyadda ugu weyn inay saaran tahay madaxweyne Deni. Wuxuu sheegay in laga doonayo inuu doorashada waqtigeeda ku qabto, oo uu tixgaliyo go'aankii kasoo baxay isimada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip