Cabdiweli Gaas: Waa in madaxweyne Deni iyo mucaaradku ku heshiiyaan doorasho lagu qanacsan yahay
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka digay saamaynta ka dhalan karta ismariwaaga u dhaxeeya madaxweyne Deni iyo kooxaha mucaaradka.
Cabdiweli Gaas ayaa jadwalka doorashada ee ay soo saareen siyaasiyiinta mucaaradka,