HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ARBACO 15-KA NOVEMBAR 2023

0
Wednesday November 15, 2023 - 08:41:29 in Wararka by
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ARBACO 15-KA NOVEMBAR 2023

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 

Madaxweyne Xasan Sheikh : Waxa ka socda Gaza waxay kasoo horjeedaan dhammaan qiyamka bini'aadamka

Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xasan Sh. Maxamuud oo wareysi siiyay warbaahinta Arab News, ayaa she egay, in rabshadaha u dhexeeya Isra a'iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Xama as lagu xalin karo heshiis siyaas adeed. Waxa ka socda Falast iin, gaar ahaan Gaza, waa kiis gaar ah oo ka soo horjeeda dhammaan qiyamka bini' aada mka.” Ayuu yiri madaxweyne Xas an Sheikh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan wuxuu wareysiga uu bixiy ay ku sheegay inuu jiro xal caalami ah oo la aqba lay, kaa soo ah Laba dawladood oo ah Falastiin iyo Israa’iil, oo ku wada nool nabad .

Maaxweynuhu wuxuu sheegay inay dhici kato taasi. Wuxuuse su’aal galiyay sababta adduunku uga shaqayn waay ay, si xalkaas loo hirgaliyo.

In ka badan hal bil, Marinka Gaza waxaa ku soc day duqeymo xooggan oo Israel ay kaga aargoos aneysay weerar kii aan hore loo arag ee 7-dii Oct obar ee Xamaas ay ku qaadday koonfurta Israa’iil, kaasoo lagu dilay 1,400 oo qof, oo u badnaa rayid, 240 kalena lagu qafaashay.

Duqeymaha Israa’iil, iyo howlgalkii dhulka ee xigay, ayaa sababay in ka ba dan 11,000 oo dhim asho ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaad ka ee Xamaas ay maamusho, iyo barokaca in ka badan kala bar dadka reer Gaza.

Deni ‘oo diyaar u ah’ inuu la kulmo madaxweyne Xasan

Madaxweynaha maamulka Puntland,Siciid C/hi Deni ayaa ogolaaday islamarkaana diyaar u ah in uu la kulmo madaxweynaha Soomaali ya Xasan Sh.Maxamuud, waxaa sidaas shaaciyey xafiiska QM ee Soom aaliya.

Deni ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu dhowaan M/Gaoowe ku la kulmay ergeyga gaar ka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona La ig. Bishii Maajo ee sanadkan, xubnaha Golaha Wada-tashiga Qaranka / the National Consultative Council (NCC) – marka laga reebo Puntland – ay aa waxaa ay soo saareen war-murtiyeed iyo heshi is cusub oo diiradda lagu saarey dimuqraadiyeyn ta. Kulankaa iyo kii ka horreeyey ee ay NCC yee latey bishii Maarso, ayaa waxaa ka maqnaa ma daxweynaha Puntland.

"Waxaan ku farxay in aan maqley in Madaxw eynaha [Deni] uu diyaar u yahay una ahaa in uu la hadlo Madaxweynaha [Xasan Sheekh Maxam uud] oo dhab ahaantiina si weyn uga fekerayo no oca arrimaha ay tahay in la soo dhigo miiska si loo hubiyo in aaraa’da ay qabto Puntland aaney meesha ka maqnaan,” ayaa ay tiri Sarkaalka QM,” ayey tiri Catriona Laing. Wakiilka Q/M. wax ay raacisay inay madaxweyne Deni kawada xaaj oodeeen xirii rka ka dhax eeya isaga iyo dowladd aha xubnaha ka ah Federaalka, in Puntland met elaadeeda ay muuqato.

Waa markii labaad oo ay wakiilka Q/Midoobay timaado Puntland, tan iyo markii loosoo magacaa bay wakiilka QM ee Soomaaliya. Waxay sidoo ka le Deni kala hadashay doorashooyinka Puntl and ku soo wajahan in ay ku dhacaan si xasilooni iyo jawi nabadeed ku dheehan tahay. Saciid Deni ay aa bilo un kadib markii la doortay madaxweyne Xasan Sheekh xiriirka u jaray DF, ayada oo la ru meysan yahya inay sababta tahay inaan la siin xil ka R/wasaaraha ama lagala tashan R/wasaare R/W/ku xigeenka dalka oo kor meer ugu tagay dadka ay daadadku saameeyeen ee Baydhabo ku sugan

R/wasaare ku xigeenka XJFS Md.Saalax Ax med Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray M/Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay saameyeen daadadka ka dhashay roob abka deyrta (El-nino).

Md.Saalax oo ay weheliyaan masuuliyiinta hay ’adda SoDMA, xubno kamid ah hey’adaha sama falka iyo saaxiibbada caa l miga ah ayaa booqday xer yaha qaxootiga iyo dadka nugul oo ay waxye ello iyo barakac kale kasoo gaartay roobabka.

R/Wasaare ku-xigeenka ayaa kulammo la ye eshay Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbe ed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftaga reen iyo sidoo kale hay’adaha ka shaqeeya garga arka, isagoo kula dardaarmay in la mideeyo dham maan dadaallada socda si gurmad loo gaarsiiyo dadka biyuhu saameeyeen isla markaana looga hortago cudurrada ka dha sha biyaha.

R/wasaare ku xigeenka ayaa ugu baaqay bulsha da Soomaaliyeed gaar ah aan ganacsatada iyo qur ba-joogta Soomaaliyeed inay usoo gurmadaan dadka dhibaataysan ee ay roobabku saameeye en.

Kulamada Aqalka Sare oo dhawaan bilaabanaya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulla ahi, aya a shir guddoom iyay kulanka

1-aad ee kalfadhiga 4aad ee gu ddia joogtada Aqalka Sare.

Kulana ayaa lagu go’ aamiyey in Nofeembar 25, 202 3 ay noqoto maa linta uu sida rasmiga ah u furmi doono kalfadhiga 4aad ee Baarlama anka 11aad.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa Guddoo miye ku xigeenka koobaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim.

Danjire Tarsan oo Xaflad sagootin loogu sameeyay Nairobi

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya Maxam uud Axmed NuurcTarsan oo shaqada ay beri ugu egtahay ayaa Xarunta Safaarada waxaa loogu same eyay Habeen hore Xaf ladsagootin ah.

Guud ahaan siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayaa u qir ey wax qabadka dhaxalka ah ee uu ka tagay Danjire Tarsan.

Safiirka ayaa mar uu hadlaayay sheega inuu ka tagaayo Safaarad aan wax deyn ah lagu lahayn intii uu shaq eynaayayna uu horumar badan gaars iiyay Safaarada.

Waxaa si gaar ah loogu amaanay Danjire Ta rsan dhismaha quruxda ba dan ee Safaarada oo ah dhulkii Safaar adu lahayd oo Danjiruhu ka saa ray kir adii ay ku jiri jirtay madaama uu dhisay Safaaradii Qaranku lahaa.

Si kastaba Xaflada halkaan ka da awo Muuq aal uu diyaariyay Tv-ga Qarana Somalia

Wasiirka wasaaradda shaqada oo kormee ray guddiga Qaran ee shaqaa laha rayidka

Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha Bul shada XFS Md. Dr. Maxa med Cilmi Ibraahim ayaa Dorraad kormeer sha qo ku tagey xaruunta gudd iga Qaranka ee Shaqaal aha Rayidka Dowladda. Wasiirka wasaaradda shaq ada iyo arrimaha Bulshada Md.Dr. Maxamed Cil mi Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaal aha Rayidka mudane Xasan Abshirow Maxamed oo kulan ku yeeshay Xarunta Guddiga ayaa kaw ada hadlay arrimaha Maamulka iyo Maareynta Shaqaalaha.

B/2aad

Wasiirka iyo guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhegaystay guddiga Jaang oynta Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Dowl adda, iyada oo kulanka lagu soo bandhigay waxy aabihii qabsoomay, arrimaha hortebinta leh iyo fursada haha jira.

Sidoo kale, warbixin hordhac ah laga dhegays tay Guddoomiyaha Gud diga Tirakoobka Shaqaal aha Kumeel-gaarka Mudane Axmed Maxamed Xasan, isagoo si faah-faahsan ugu had lay marxa ladihii uu soo maray tirako obka, guulaha laga gaaray iyo caqab adaha jira.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amar siiy ay Maamulada G/Sh/ Dhexe iyo Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo u kuurgalayay saameynta ka dhalatay roobabkii maal mahaan ka da’ayay Magaalada Jowhar ayaa Dorraad booqday qeybo kamid ah xaafadaha Magaa lada Jowhar.

Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay ku we hliyeen Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musii booyinka, Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada, Duqa Caasimada Jowhar iyo Masuuliyiin kale ayaa booqday xaafada badda cas oo kamid ah xaafad aha uu aadka u saameeyay roobab, ayna ka socd een dadaalo biyaha looga saarayo xaafadaas.

Madaxweynaha ayaa faray Maa mulada Gob olkada Hiiraan iyo Shabe ellaha Dhexe, Wasaara dda Gargaarka iyo Gudiga Gurmadka Fatahaada ha iyo Duufaanadan Elnino inay qiimeyn ku same eyaan baaxaada daadadka iyo fatahaadaha ku dhuftay Magaalooyinka Beledweyne iyo Mahada ay oo sababay dhimasho iyo in dadku guryahoo du ka barakacaan sidoo kalana ay u kuurgalaan xaalada ha dhanka nolosha ah ee ay ku nool yih iin dadkii ka barak acay guryahooda.

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka DFS oo amar ku soo rogtay ganacsa tada dalka keena Shidaalka

Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowl adda FS mudane Dr Cabdi risaaq Cumar Max amed ay aa lagu amray gan acsatada dalka ee keena Shi daalka in ay raacaan hab-raa ca sharci ee loo dajiyey kee nista Shidaalka, si loo ilaaliyo tayada badeecooy inka dalka soo galaya.


W/warfaafinta oo u hamba lyeysay Jilaa Cabdiraxmaan Fiilo oo bilad ku guuleystay

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS Md.Daa’uud Aweys Ja amac, wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cabdir axmaan Yuusuf Al-cadaala,

agaasi maha guud ee wasa aradda Cabdulaahi Xayir Duc aale iyo waaxyaha kale ee wasa aradda ayaa u hambalayeeyey Jilaa Cabdiraxmaan Fiilo oo ku guuley stay biladda Jilaaga ugu wanaagsan Afrika (AEA USA) oo lagu qabtay maga alada New York ee dalja Maraykanka.

Cabdiraxmaan Fiilo ayaa ku guule ystey tartan codayn ah oo ay kula lool ameen qaar ka mid ah jilayaasha ugu waawayn qaaradda Afrika.

Mas’uuliyiinta wasaaradda ayaa jilaaga oo ka tirsan wasaaradda ku bogaadiyey guusha muh iimka ah ee uu gaaray, iyagoo ku dhiirri galiyey inuu hibadiisa ugu adeego dalkiisa iyo dadkiisa.

Laammaha Amniga Galmudug oo soo bandhigay Nin dil geystay

Laamaha Amniga dowlad Goboleedka Gal mudug iyo Maamulka deg mada Guriceel ayaa Goob fagaaro ah Dorraad kusoo bandhigay Nin ku eedey san dilka Cabdullaahi Cali Hudeey oo kamid ahaa Ga nacsatada degmada Guri ceel lana dhashay Taliyaha Booliska degmadaas.

Goobta fagaaraha ah ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Odayaasha Dhaqanka degmada Guri ceel iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degm ada, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay qeyb ka ahaa baadi-goobka C/salaam Cali Axmed oo ugu dambeyn la soo qabtay.

Odayaasha Dhaqanka degmada Guriceel ayaa uga mahad celiyay Ciidamada Ammaanka iyo Maamulka degmada soo qabashada eedeysan aha, isla markaana ay rajeeynayaan in cadaalad da la marsiiyo.

Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cab di Macalin ayaa dhankiisa ugu baaqay Bulshada kunool degmada Guriceel inay nabad ku wada noolaadaan, sidoo kalena dadka fidnada wada ay hal meel uga soo wada jeestaan.

Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Galmudug Fey saal Caanood ayaa sheegay in laamaha Amniga Galmudug aysan ogolaan doonin in dadka si mic no darro ah leysaga dilo, isla markaana cid kasta oo dhibaato geysata ay tallaabo ka qaadi doo naan.

Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Galmudug ku batay dilalka aan ooyinka qabiil la xiriira, kuwaas oo loo geysanayo dadka Ganacsatada ah

DFS iyo Maamulka Khaatuma oo ka wada hadlay iskaashi dhinaca Amniga ah

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo ay weheliyaan Hoggaa miye Ku xigeenka iyo Gud doonka Golaha Dhexe ayaa kulan la qaatay wefdi ka tegay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wefdigan oo uu Hogg aaminayey Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Aq alka Sare Senator. Cabdil laahi Cali Xirsi ayna ka mid yihiin Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Wars ame iyo Xildhibaan Cabdi Qawdhan Warsame ay aa gaaray Caasimadda Maamulka Khaatuma ee Laascaan ood. Kulanka ayaawaxaa sidoo kale qayb ka ah aa Madaxweynihii hore ee Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac "Indhasheel” iyo Gana csade Cabdiwahaab Maxamed Yuusuf.

Kulanka ayaa diirradda lagu saaray adkaynta iyo xoojinta arrimaha nabad gelyada iyo sidii man daqadan loogu wada noolaan lahaa deris-wan aag, sida lagu sheegay war kasoo baxay Maam ulka Khaatuma

Wefdiga ayaa bogaadiyey baaqy adii Nabad da ee Maamulka SSC-Khaa tumo ku dhawaaqe en, sidoo kalena dhankooda ku baaqay in nabad da laga shaqeeyo, lagana baaqsado collaad iyo dagaal daba-dheeraada.

Ugu dambayn, Hoggaamiyaha ayaa u mahad celiyey wefdiga, isagoona mar kale u ballanqaad ay in Maamulka SSC-Khaatumo diyaar u yahay in uu derisy adiisa kula noolaado nabad iyo deris-wanaag.

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Sonkorowga oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabadda xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Sonkorowga oo ay qabanqaabisay wasaaradda caafimaadka dowladda FS waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda oo uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan bull aale, xildhibaano, Dhaqaatiir, hay’ado caalami ah iyo kuwa maxali ah, maamulada Isbitaalada dowl iga ah iyo kuwa gaarka loo lee yahay, khuburo ca afimaad iyo marti sharaf kale.

Munaasabadda xuska maalinta Sokorowga waxaa barbar socday inta ay socotey baaritaano bilaash ah oo ku saabsan xanuun ka Sokorowga iyadoo qey bta Cudurada aan Faafin (Non Communicable Diseas es) ee wasaar adda Caafimaadka iyo darye elka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sii wadi doonto wacyi gellinta xanuunka Sokoro wga guud ahaan bishan.

Hal ku dhigga sanadkan ee xuska maalinta Sokorowga aduunka ayaa ahaa ‘Helidda adeegga caafimaadka cudurka Sokorta, waxaana wasaara dda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuum adda federaalka Soomaaliya ay xoogga saaray saa kor u qaadida wacyi gelinta bulshada Soom aaliyeed, si looga baaqsado halis kasta oo ka dhalan karta wacyi gelin la’aan iyo feejignaan xili hore ah, taas oo hoos u dhiga karta tirada uu haleelo xanuunkan sanad kasta.

70 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay waddanka Burkina Faso

Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taalal waqooyiga waddanka Bu rkina Faso horraantii bishan, sida bayaan uu soo saaray uu ku sheegay dacwa d-oogaha waddankaas.

Kooxo aan la aqoonsan ay aa weerar ku qaaday tuula da Zaungou oo ku taalla waqoo yiga Burkina Faso 5-tii Nofembar, halkaas oo ay ku dileen dadka deegaanka, ayna dab qabad siiy een hanti.

Koox ka tirsan hey’adaha caddalaa dda oo loo diray inay baaritaan ku sameeyaan ayaa ogaaday in ugu yaraan 70 qof ay dhinteen. Inta badan dhib anayaasha ayaa ahaa carruur iyo waayeel, sida uu bayaan uu soo saaray ku sheegay dacwad-oogaha gobolka.Waxa ay intaasi ku dartay in aan wali la cayimin tirada saxda ah ee dhaawaca iyo dadka la la’yahay.

B/3aad

Mucaaradka DENI oo soo saaray jadwal doora sho cusub iyo xiisadda oo kasii dareysa

Mucaaradka Puntland ee kasoo horjeeda mad axweyne Saciid Deni ayaa Dorraadeyd soo saar ay jadwal doorasho oo cu sub, gaar ahaan dooras hooyinka baarlamaanka iyo madaxtin imada Puntland.

Bayaan kasoo baxay Dallada Mucaa radka Puntla nd ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada mad axweyn aha iyo ku-xigeenkiisa ay qabanayaan 8-da January ee 2024-ka.

"Dalladu waxay u aragtaa lagama maarmaan in la qabto doorasho ku dhacda waqtigeeda 8-da Janaayo si looga baaqsado firaaq dastuuri ah. Sid aas darteed, Dalladu waxay halkaan kusoo gud binaysaa Jadwalka xulista Baarlamaanka, Door ashada Guddoon ka Baarlamaanka, Madaxwey naha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,” ay aa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Mucaaradka, ka dib kulan ugu soo dhamaaday magaalada Garoowe.

Jadwalka Mucaaradka uu soo saaray ayaa wa xaa ku xusan in 31-da bisha December la shaa cinayo liiska xildhibaanada cusub, halka ay bilaab aneyso 5-ta December qabashada dukumintiyada xildhibaanada cusub.

1-da January ayaa sidoo kale waxaa la dhaari nayaa xildhibaanada, halka 4-ta January la door anayo gudoonka golaha wakiilada maamulka Pu ntland, sida ku qoran jadwalka doorasho ee muc aaradka uu Dorraad soo saaray.

Jadwalkan doorasho ee uu soo saaray mucaara dka ayaa ka hor iman aya jadwalka uu dhawaan soo saaray guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, kaasi oo muddo kororsi dadban loogu sam eeyay madaxweyne Saciid Deni.

Jadwalka guddiga doorashooyinka Puntland ayaa waxa uu dhigaya in doora hada Madaxtooyadda Maamulka iyo Baarlamaanka Puntland ay qabso omto 25-ka bisha Febraayo ee sanadka soo aadan ee 2024-ka.

"Guddiga Madaxa-banana ee Door ashooy inka Puntland markuu la tashaday xisbiyada siya asadda, bulsha da rayidka ah iyo daneeyay aasha kale waxa uu go’aamiyay in doorashada Madaxto oyada iyo Golaha Wakiillada la isa-saaro hal mar na la wada qabto,” ayaa lagu yiri bayaanka PEC.

Si kastaba, Arrintaan ayaa uga sii dareysa xiisadda ka taagan Garoowe ee salka ku haysa khilaafka doorasho oyinka, xilli xeerka doorasho oyinka Pun tland loo qeybiyey golaha Wakiilada Puntland, kaasi oo ay u gudbiyeen Golaha Wasiiradda.


SSC: "Haddii ay mar dambe Somalil and sheegato dhulkeena, waxaan tagaynaa Hargeysa”

Garaadka Guud ee Maamulka SSC-Khaat umo, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa digniin cu lus u jeediyay maamulka Somaliland oo uu ku eed eeyey iney wadaan abaabul dagaal iyo hurinta col aad cusub

Garaadka ayaa Somaliland uga digay inay joojiso daga alka iyo sheegashada dega anada SSC-khaatumo, isa goo ugu baaqay haddii ay na bad rabaan iney dhulkooda ku ekaadaan.

"Wiilashiinna haddaad ceshataan, kuweena waa ceshanaynaa, balse haddaad ceshan wayda an, anaguna ceshan mayno. aan aragno Ninkay hali ugu dhasho iyo ninkii ay ugu badiso” ayuu yiri Garaadka.

Waxaa uu ku goodiyey iney talaabo culus qa adi doonaan hadii Somaliland ay sii wado iney dhulkooda sheegato.

"Hadday mar dambe Somaliland sheegato dhulkayaga ama dhahdo Xad baan soo xiraynaa, anakuna waxaan tegeynaa Hargeysa, waana soo qab qaban doonaa kuwii dhibta iyo xasuuqa ka gaystay dhulkayaga” ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali.

M/w. Muuse Biixi oo sameey ay isku shaandheyn ballaaran + Magacyada

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Dorraad soo saaray wareegto uu ku samee yay isku shaan dheyn bal laaran, taasi oo xilalkii ka ga qaaday mas’uuliyiin ka tirsanaa xukuu madiisa.

Madaxweynaha ayaa si doo kale waxa uu wareegtadan ku magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya xukuumadda, halka uu isku beddel ku sameeyay wasaaradaha qaarkood.

Wasiirrada uu xilka ka qaaday madax weyne Biixi ayaa waxaa kamid ah Wasiirkii Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Dr. Cabdiweli Su ufi, Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Ma al-ga shiga Cabdi Cismaan Dhaga-weyne iyo Wasiirkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Cabdiri saaq Alba ani.

Sidoo kale waxa uu Wasiirka cu sub ee Was aaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada u maga caabay Axmed Yuusuf Idiris Cawaale, halka Was iirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arri maha Dastuurka uu u magac aabay Cabdinaasir Buuni.

Hoos ka aqriso wareegtada madaxwey naha, oo u dhigneyd sidan;

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md.Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Ma daxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo Isku-bedel ku sameeyey qaar ka mida xubn aha Gol aha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxwe ynuhu Sidan:-

Ujeeddo: Xil Ka-qaadis

1. Ku: Cabdiqaadir Iimaan Warsa me;

Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Beeraha

2. Ku: Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi Jibriil; Wasiirkii Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda

3. Ku: Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani;

Wasiirkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

4. Ku: Cabdi Cismaan C/lle Dhaga-weyne; Was

iirkii Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga

ISKU-MILANKA SHABAAB IYO DF OO SI WEYN BANAANKA UGU SOO BAXAY IYO ‘WAXA SOCDA’

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Dorraad xukunno kala duwan ku riday xubno ka tirsanaa maamullada degmooy inka gobolka Banaadir, kuwaasi oo lagu helay da mbiyo ah inay dhowrkii sano ee lasoo dhaafay la shaqeynayeen kooxaha argagixisada.

Marka aad aragto da’da ay jiraan iyo xilalka ay ha yaan ama ay hore u haye en xubnaha dowladda fe deraalka Soomaaliya iyo maamulka gooblka Ban aadir ka tirsanaa ee loo xiray ama qaar hore loo gu xukumay la shaqeynta kooxaha argagixisada, waxaa ku qasbanaan doonta inaad markale wax iska weydiiso fikirkii ahaa in argagix isada ka faa’ iideysato dhalinyarada oo keliya iyo sidoo kale in ay beegsadaan dadka baaga-muudada ah.

Qof xil ka haya dowladda feder aalka ama ma amulka gobolka, da’diisu na ay dhaaftay 50 sano, haysta shaqo iyo mushaar, aqoon darro gaar ah na ay haynin oo haddana argagixisada u adeega ya oo weliba laga yaabo inuu ku gacan siinayo in ay laayan dad shacab ah oo degan degmada ama xaafadii uu madaxda ka ahaa, waa arrin muddo huursaneyd balse hadda lagu soo baraarugay. Waxay ku direysaa isweydiin cusub.

Isku-milankii la naaxiyay sanadihii tagay ayaa hadda si weyn bananaka ugu soo baxay, iyada oo hay’addaha amniga ee dowladda federaalka ah ay maalin walba maxkamadda geeyaan dad heer arka kala duwan ee dowladda ku jiray balse si qa rsoodi ah ula shaqeynayay argagixisada.

In aad aragto qof aan dhalinyarnimo qaadin, shaqo la’aan aan looga faa’iideysan ee argagix isada ugu adeegaya magacii iyo hantidii dowlad da ku aamintay waxay ka marqaati kaceysa inay weli shaqo badan hortaallo dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ee ka caafimaad qaba dabinka argagixisada.

Horay waxaa u jiray eeddo ku saabsan in howl-wadeeno dowladeed inay cabsi darteed ula shaqeeyaan argagixisada, iyaga oo isleh armaa shaqsi ahaan uga badbaadan, laakiin argagixi sada ugu dambeyn kuwaas iyada ayaa dishay marka ay ka gaarto wixii dan ay ka laheyd.

Dadka iyaga oo dowli ah haddana argagixisa da la shaqeeya waa ka dambi badan yihiin kuwa aan wax masuuliyad ah u hayn dadka iyo dalka ee iyaga oo fara maran qaata fikirka argagixisada.

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya waxaa laga rabaa dadka laba kaarlaya asha ah inay siiso ci qaab adag maada ama ay laba jeer khiyaano iyo dhibaato kula kaceen Umadda Soomaaliyeed, si weyna u dhaawaceen sharafkii dowla dnimada.

Soo qabashada dadka dowladda ku jira ee argagixisada la shaqeeya waxay dhinaca kale farr iin u tahay ciidanka ilaaliya waddooyinka magaal ada Muqd isho, kuwaasi oo inta badan si fudud u sii daaya gaadiidka ay wataan howl-wadeenada dowladda.

Hadda waxaa hortaalla ciidanka bar aha Kont oroollada fadhiya in howl-wadenada dowladda u baaran sida dad aan masuuliyad haynin, maada ama ay argagixisada dhinac walba uga dhex mil antay bulshada Soomaaliyeed.

Horay madaxweynaha Soomaaliya Xasan She ekh Maxamuud wuxuu u sheegay in aanay wax qiil ah laheyn in argagixisada la caawiyo nuucii ay noqotaba.

Waxaa kal hore xabsi iyo dilba lagu xukumay saraakiil ciidan, oo ay ku cada atay inay argagixi sada la shaqeeyeen, waxaase muuqata in weli ay dowladda ku dhex dhuumanayaan dad argag ixi sada garab siinaya. Waxaa Sirdoonka Soomaa liya looga fadhiya inuu qaado olole cusub oo ka dhanka ah isku-milanka waqtiga fog la cayilinaa yey ee ka dhex jira laamaha amniga ee dowladda iyo argagixisada.

Xigasho:-Caasimadda.Net

B/4aad

Mudanayaal, Sida aad la socotaan, xilka Qara nka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda Dorraad aan idinka qaado xilalkii aad u hayseen Qaranka. Waxaan idiinka mahad-celinayaa mudd adii aad hayseen xilalka Qaran.

Ujeeddo: Magacaabid

Wareegtooyin Madaxweyne; Magaca abid iyo Isku-beddel Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuu riyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Karti dooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In laga bilaabo taariikhda Dorraad aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

1. Axmed Yuusuf Idiris Cawaale Wasiirka Was aaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda.

2. Axmed Aadan Axmed Buuxane Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

3. Axmed Maxamed Diiriye Cige Wasiirka Wa saaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax Wasiirka Wasaaradda Horumari nta Maal-gash iga.

5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wa saaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaq anka.

6. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wa siirka Wasaaradda Horumarinta Biy aha.

7. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Max amuud Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

8. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Wasiir ka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arri maha Dastuurka.

9. Raabbi Cabdi Maxamed Maxamu ud Wasi irka Wasaaradda Kalluumay siga iyo Horumarinta Xeebaha.

10. Saleebaan Cawad Cali Bukhaari Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

11. Axmed Maxamed Habbane Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

FAAHFAAHINTA GURI KU YAALLA MUQDISHO OO LA QARXIYAY

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga hel ayaa qarax xoogan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo si weyn jugtiisa loo ga maqlay xaafado ka tirs an caasimada.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa miino lagu xiray ilinka hore guri ku yaalla deg mada Cabd icasiis ee gobolka Banaadir, kadibna la qarxiyay.

Guriga la qarxiyay ayaa waxaa lagu soo war ramayaa inuu degan yahay sarkaal ka tirsan ciida mada dowladda, wuxuuna ku yaalla agagaarka xerada gaadiidka Booliiska.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in xilliga uu dhacayay qaraxa uu sarkaalka ka maq naa guriga, mana jiro khasaare lasoo wariyay, marka laga reebo burbur soo gaaray albaabka ho re ee guriga lala bartilmaadeedsaday qaraxa miino.

Sidoo kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo bax ay hay’adaha amniga ee dowladda Sooma aliya oo ku aadan weerarkaasi qaraxa ah, balse xaal adda ayaa haatan deggan. Qaraxan ayaa qayb ka noqonaya falalka am maan darri ee haatan ka dhacaya magaal ada Muqdisho oo ay sidoo kale howlgallo amni xaqiijin ah ka wadaan ciidamada dowladda. Si kastaba, weeraradan ayaa kusoo aa dayo, ayada weli dowladda Soomaaliya ay dalka ka wad do howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Sha baab, ku waas oo dhul ballaaran lagu xoreeyay

SADDEX AY XASAN IYO XAMZA KA SINAA DEEN IYO HAL ARRIN OO AY KU KALA DUWANADEEN

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kalmad uu dhawaan ka jeediyay shirka madaxda dalalka Islaamka ee ka dhacay Sacuudiga, wuxuu ku xoojiyay sida adag ee Soo maaliya u diidan tahay xasuuqa ka socda mag aalada Gaza.

Madaxda dalalka Islaamka ayaa baddi lagu dhalleeceeyay inay awoodi waayeen inay mowqif adag ka qaatan xasuuqa ku socda dadka reer Falastiin, kuwaas oo la ga dilay in ka badan 10 kun oo qof hal bil gudaheed.

Iyadda oo dhawaan ra’iisul wasaaraha Sooma aliya Xamza Cabdi Barre uu noqday hoggaamiyi hii ugu mowqifka adkaa ee ka hadla arrinta maga alada Gaza, haddana waxaa markale dunida eeg aysay sida madaxw eyne Xasan Sheekh markale u qeexo mowqifka dowladdiisa.

Hadalka madaxweynaha iyo midka ra’iisul was aaraha saddex dhinac waa iskaga mid, halka ay hal qodob ku kala duwanayeen.

Villa Somalia waxay sheegtay in mada xweyne Xasan Sheekh Maxam uud uu codkiisa ku biiriyay sida Sooma aliya u diidan tahay xasuuq isir sife ynta ah ee ka socda magaalada Gaza.

Xasan Sheekh wuxuu kale oo xalka ku xiray dowlad madax-banaan oo ay Falastiin leedahay, taasi oo caasimadeeda tahay Qudus.

Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu ku baaqay in loo baahan yahay in madaxda dalalka Islaamka go’aan mideysan ka qaatan waxa ka socda mag aalada Gaza, oo uu ku tilmaamay wax ka baxsan bini’aadanimada iyo xeerarka caalamiga ah.

In Soomaaliya si walba oo ay dagaallo iyo dhi baatooyin u hayaan in aanay marnaba ka gorgo rtameyn garab istaaga reer Falastiin, ayuu sidoo kale sheegay madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud.

Saddexda dhinac ee Xamza iyo Xasan Sheekh iska yeesheen marka qadiyadda Falastiin laga hadlayo, ayaa kala ah;

1. In magaalada Gaza uu ka socdo xasuuq aan la aqbali karin oo isir sifeyn ah.

2. In Soomaaliya xalka u aragto in la helo dow lad madax-banaan oo ay Falastiiniyiinta leeyihiin oo xarunteedu tahay Qudus.

3. In xaalad kasta oo ay Soomaaliya ku jirto in aanay ka gorgortameyn garab istaaga reer Fala stiin.

Waxaa jira hal qoddob oo ra’iisul wasaare Xa mza soo hadal qaaday, balse uusan taaban mad axweyne Xas an Sheekh Maxamuud waana koo xda Xamaas.

Marka la isku geeyo labada hadal ee madax weynaha iyo ra’iisul wasaa raha, nuxurku waa in Soomaaliya ay si buuxda u garab istaagto reer Falastiin, oo aanay meel dhexe ka istaagin qad iyadda Dorraad ugu weyn caalamka.

Madaxda caalamka ayaa baddi si weyn u ca mbaareeyay xasuuqa ka so cda magaalada Ga za, laakiin Israa’iil taas waxba kama beddelin, waxayna weli sii wada dhibaatada joogtada ah ee ay ka geysaneyso Gaza. Duulaankaan lagu xasu uqayo dadka rayidka ah ayaa meel cidlo ah soo istaajiyay sheegashadii dalalka Reer Galbeedka ee ilaaalinta xuquuqda aada naha.

xigasho:-caasimadda.netnin

Joko Widodo oo dhigiisa Biden gaa rsiiyey fariin uu ka siday 57 dal oo Muslim ah

Madaxweynaha Indonesia Joko Wid odo, ahna madaxweynaha wadd anka ugu Muslimiinta ba dan dunida ayaa Aq alka Cad kula kulmay Madax weynaha Mareykanka Joe Biden.

Waxaa uu soo gaarsiiyay farriin uu ka siday 57 dowl adood oo dunida Musl imka ah, taasoo ay kaga dalbana yeen inuu ku cadaadiyo Isra a’iil xabad joojin laga hirgel iyo Gaza.

Joko Widodo ayaa ku cadaadiyay Madaxweyn aha Mareykanka Joe Biden intii lagu gudajiray booqashadii aqalka cad inuu soo afjaro xasuuq Gaza ka so cda uuna gacan ka geysto xabbad-joojin.

Dagaalkii Israa’iil iyo Xumaas ayaa daboolay wadahadalada, oo loola jee day in lagu soo bandhigo kor u qaadida xiriirka ka dhexeeya Indonesia iyo Mareykanka

Laakiin Biden ayaam soo hadal qaa din kulaka ka dib arrinta Gaza, isagoo diirada saaray qorsheynta si kor loogu qaado iskaashi lala yeesho Indonesia ilaa heerka ugu sareeya, oo loo yaqaan iskaashi istiraatiijiyadeed oo dhamey stiran.

Washington ayaa isku dayaysa iney xulafo ka dhiso gobolka Aasiya-Pacific iyada kaasoo ka dhan ah saameynta Shiinaha ee kor u sii kaceysa, iyadoo Indonesia ay muhiim u tahay dhismaha xulufadaas.

"Waxaan ka wada hadli doonaa wadashaqeynta ku saabsan macdanta loo isticmaalo baytariyada gawaarida korantada iyo tikniyoolajiyada kale ee tamarta nadiifka ah, oo ay leedahay indonesia kayd badan” ayuu yiri Biden.

Xamaas oo sii deysay Video la heyste reer Isra’iil ah oo lagu dilay duqeynta Gaza

Xamaas ayaa muuqaal ay soo dirtay ku sheegtay in haweeney Israa’iili ah oo ka mid aheyd dadka lagu haysto Qaza lagu dilay duqeyn ay geysteen diyaaradaha Israa’iil.

Muuqaalka oo dhererkiisu hal daqiiqo ka badan yahay ayaa waxaa uu ka soo muuqday kanaalka Telegram ee Guutada Al Qassam, garabka milateri ee Xamaas.

Ciidamada Israel ayaa sheegay in qoyska ha weeneydan ay ka warqabaan jiritaanka muuq aalka. Videoga ayaa muujinaya haween eyda oo geer ideeda ka hor ku hadlaysa kamarada oo akhri naysa hadal gaaban. Waxay faahfaahin ka bixisay aabaheed iyo hooyadeed, magaaladeeda iyo aqo onsigeeda Israel. Waxay da’deeda ku sheegtay 19 jir.

Hadalka ka dib, Videoga waxaa lagu soo muuji nayaa maydka haweenayd aasi, waxaana la shee gayaa in uu yah ay dhimashadeeda duqaymaha Israel ee Gaza ka dhacay 9-kii November.

B/5aad

Warbixin kooban oo ay soo saartay goor da mbe oo Israel waxay sheegtay in wakiil ciidan uu booqday guriga qoyska si uu ugu sheego mu uqaalka.

"Xamas waxay sii waddaa inay adeegsato argagixisada nafsiga ah iyadoo u dhaqantaa si ka baxsan bini’a adan-tinimada, iyadoo adeegsana ysa muuqaalo iyo sawiro la haystayaasha, sidii ay horeba u samaysay,” ayaa lagu yidhi bayaanka ciidamada Israel.

Dad badan ayaa isweydiinaya bini ’aadan-tini mada ay ka hadlayaan cii damada Israel xili ay duqeymo aan kala sooc laheyn ku xasuuqeen dad ka bad an 11 kun oo u badan caruur iyo haween.

Qurbajoog ahaa oo Habeen hore lagu dilay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Kooxo hubeysan oon wali heebtoo da la garan ayaa Habeen hore xaafada Gubta ee degmada Dayniile ku dilay nin qur bojoog ahaa oo mud dooyinkii dambe kunoolaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida aan wararka ku helnay kooxaha hubeysan ayaa gurigiisa hortiisa Hab een hore ku toogtay Ibra ahim Iman oo loo yaq aan (Dibad), kooxda dilka gees atay aya ana la sheegay in goobta si deg deg ah uga baxsadeen.

Ciidamada ammaanka ayaa gaa ray goobta dilku ka dhacay, ciidama da oo halkaasi ka same eyay baaritaan no kooban ayaan ku guuleysan in ay soo qabtaan kooxdii dilka geesatay oo la she egay in ay mooto ku baxsadeen.

Marxuumka la dilay ayaa la sheegay in isaga iyo carruurtiisa kasoo guureen dalka Ingiriiska oo ay degnaayeen, waxaana la sheegay in marxu umka ah aa aqoonyahan jaamacad uga baxay dal ka Ingiriiska uu kunoolaa.

Dilkan ayaaan la ogeyn in ay ka dambeeyeen kooxo burcad ah iyo inkale, mana jiro ilaa hadda cid sheega tay masuuliyadda dilkan, laamaha am maanka ayaana dhanko oda ka hadlin dilkan Habeen hore ka dhacay degmada Day niile.

Xamaas oo hadashay iyo tirada dhimashada oo korortay

Tirada dhimashada dadka Falast iiniyiinta ah ayaa gaartay 11,240 oo qof sida ay sheegtay was aaradda caafima adka Xa maas. Tan iyo markii uu da ga alku bilowday toddobad a bishii Oktoo bar waxaa sare u kacayay dad ka ku dhimanaya du qeyma ha diyaaradaha Isra a’iil iyo dagaalka u dhaxe eya Xam aas iyo ciidamada Israa’iil.

Dadka dhintay waxaa ku jira 4,630 oo carruur ah iyo 3,130 oo dumar ah sida laga soo xigtay af hayeenka dhanka warbaahinta u qabailsan Xama as. Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ay aa sheegtay in ay ku kalsoontahay tirada Xamaas ay sheegtay in dagaalka ay ku dhimatay inkastoo Israa’iil diiday arrintaa.

Xamaas ayaa sidoo kale beenisay eedayn Isra a’iil uga timid oo ah in isbitaalka Qasa ugu weyn ay u adee gsatay sida qalabka dagaalka oo kale.

Isbitaalka oo koronto iyo biyo la’a anba ah ayaa waxaa ka taagan xaalad murugsan oo xitaa waxaa hadda laga cabsi qabaa inuu isku baddelo "xaba alo”.



MAXAY TAHAY SABABTA DOWLA DDAN DHALLINYARADA UGU CAD AADINAYSO INAY GUURSADAAN OO AY CARUUR DHALLAAN



Lamaane Chen waa gabadh da'yar oo u dhalatay dalka Shiinaha, waxaa ay haasaawe guur la sameeysa in ka badan 20 nin oo ay hooyadeed soo diyaarisay.

Waxay sheegtay in ragga haasaaw aha ay la sameeyso qaarkooda ay aad u xun yihiin, sababtoo ah intooda badan ma aysan ka helin rajadii ay ka qabtay, waxaan ay tilDorraady in aysan rabin in carruur ay dhasho taas oo ragu ay ka bi yo diideen.

"Dhalitaanka Ilmo aad ayay u dhib badan tahay mana jecli dhallitaanka," ayay tiri Chen, oo ku jirta da'deeda 20-meey da. Chen waa Magaca awoow geed mana doonayso in magaceeda oo dham eeystir warbaahinta loo isticmaalo.

"Macquul ma aha in la helo nin aan caruur rabin, Ninku inuusan caruur dhalin waxay la mid tahay in la dilo" ayay hadalkeed sii raacisay.

Inkasta oo ay jireen shukaansi fara badan oo aan guulaysan oo Chen rag kala duwan ay la yeelatay , haddana cadaadiska guurka ee ay ku hay aan waalidkeed ayaan ahaayeen mid yar, waxaan ay xusatay in hadda ay ka baqayso in ay is disho.

Chen wax cadaadiska ku haya ma ahan waalidkeed oo kaliya balse Dowl adda iyo Xisbiga haya talada dalkaasi ayaa doonaya in dhalinyaradu guur sadaan oo ay caruur dhallaan . Heerka guurka iyo dhalmada ee Shiinaha ayaa waxaa ku yimid hoos u dhac weyn , xisbiga shuuciga ee Shiinaha xuk uma ayaa ku dhiirigelinaya malaayiin haween iyo rag dhallinyaro ah inay bed delaan arrinta .

Sannadkii hore, tirada dadka Shiinaha ayaa hoos u dhacay markii ugu horreysay muddo 60 sano ah, waxaana heerka guurka uu gaaray halkii ugu hooseeyay. Tirada guurka la diiwaangaliyay ayaa sidoo kale ahyed mid ka yar 6.83 milyan waana halkii ugu yareeyda tan iyo sanadkii 1986.

Hoos u dhac dhaqaalaha iyo shaqo la'aanta sii kordheysa awgeed,ayaa da'yarta Shiinaha ayaa ka weeciyay rabitaanka waalika iyo amarka Dowladda . Tirada guurka Shiinaha oo hoos u dhacday

Qoraalka sawirka,

Tirada guurka Shiinaha oo hoos u dhacday

Arrinta ku saabsan Qur'aanka ee ay

Dowladda oo walaac ka muujinmaysa arinta

Walaaca dowladda ee arinta ayaa gaaray hogg aamiyaha Shiinaha, waxaana uu dhawaan jeediyay khudbad uu kaga hadlayay baahida loo qabo in la abuuro dhaqan cusub oo guurka iyo dhalmada ah, Waxa uu sidoo kale ka hadlay "hagidda iyo xoojinta guurka " si loo qaabeeyo aragtida dhalinyarada ee guurka, carr uurta iyo qoyska.

Guud ahaan dalka waxa laga abaabulay hawl-wadeeno ka shaqeeya si dii dhalinyarada loogu dhiirigelin lahaa in ay guursadaan, iyadoo kuwa is qab ana lagu dhiirri galiyey in ubad ay isku dhallan.

Horaantii sanadkan, magaalo yar oo ku taal bariga gobolka Zhejiang ay aa ku dhawaaqday in ay siin doonto lamaanayaasha 1,000 yuan oo u dhig anta ($ 137; £ 108) oo ah "abaalmarin" haddii aroosaddu ay da tahay 25 sa no ama ka yar tahay.

Arintan ayaa carro ku abuurtay dadka deegaanka, kuwaas oo ku tilma amay dawlada hoose inay dhegaha la’ yihiin oo ay u qaateen in lacagta intaa le’eg ay saamayn ku yeelan karto go’aankan weyn.

Dhulka miyiga ah, oo halka ay u badan yihiin ragga aan guursanin ee la daalaa dhacaya sidii ay lamaane ay u heli lahaayeen, ayuu maamulka dum arka ku amray in ay joojiyaan dalabaadka qiimaha sare ee arooska ku ba xay. Khubarada ayaa sheegaya in hoggaanka Dowlladda Shiinaha aysan suu rtagal ahayn inay fahmaan waxa u horseedaya go,aanka dhalinyarada, gaar ahaan haweenka ee guurka u diiday.

Dadka ShiinahaQoraalka sawirka,

dabaal dag

Khubaradu waxay rumaysan yihiin in dadka aan gu ursan ee Shiinuhu ka kooban yahay laba kooxood oo aan la isbarbardhigi Karin, kuwaas oo kala ah dumar ku nool magaalooyinka iyo ragga reer miyiga ah.Ragga reer miyiga ah waxay la halgamayaan rajooyinka abuurid xagga dhaqaalaha, oo ay isku bixin karaan qiimaha aro oska ee sare iyo shaqo la isku hallayn karo oo ay ku masruufi karaan qoyska.

XIGASHO:-BBC

Mareykanka oo liiska argagxisada ku daray xubno ka tirsan Xamaas & Islamic Jihad

Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogay nus darsin hoggaamiyeyaasha iyo maalgeliyayaasha Xamaas.

UK iyo Mareykanka ayaa afar ka mid ah hogaamiyayaasha sare ee Xamaas iyo laba ka mid ah maalgeliyayaashooda ku soo rogay xayiraad dhanka so cdaalka ah, xayiraadda hantida iyo cunaqabateynta hubka.

UK iyo Maraykanka ayaa horey Xamaas u aqoonsaday urur argagixiso, iyadoo xubnaha Xamaas ee xanibaada la saaray ay ka mid yihiin:-

1-Yahya Sinwar, oo ah hogaamiye sare oo ka tirsan Xamaas iyo hogaa miyaha siyaasadda kooxda ee Gaza.

2-Mohammed Deif, hogaamiyaha sare ee Xamaas iyo taliyaha guutada Izzal-Din Al-Qassam, garabka militariga ee Xamaas, oo ku dhawaaqay weerara dii Argagixiso ee Oktoobar 2023

3-Marwan Ciise, oo ah hogaamiye sare oo Xamaas ah iyo taliye ku xige en ka guutooyinka Al-Qassam

4-Musa Dudin, oo ah sarkaal ka tirsan Xa maas oo fadhigoodu ya hay daanta galbeed, una soo iibiyay koox dan hubka

5-Abdelbasit Hamza, oo ah maalge liyaha Xamaas fadhigiisuna yahay Suudaan, waxa uu lahaa shaba kad shirkado ah oo lacagaha dhaqda iyo lac agaha ka ganacsan jiray si ay u maalgeliyaan Xamaas.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ku tilDorraady Ak ram al-Ajouri, hogaamiyaha kooxda Islamic Jihad ee reer Falastiin, inuu ya hay arg agixiso si gaar ah loogu asteeyay caal amka, halka Wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanku ay cunaqabatayn ku soo rogtay "Saraakiisha muhiimka ah ee Xamaas

Tallaaboyinkan ayuu Mareykanka sheegay in loo qaaday si looga jawaa bo weerarkii 7-dii Oktoobar ay Xamaas ku qaaday Israa’iil,

Magacaabista iyo cunaqabateynta labadaba waxaa looga dan leeyahay in lagu hor istaago shakhsiyaadka iyo urur rada helitaanka kheyraadka iyo maalge linta” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Marey kanka.

"Al-Ajouri waxa kale oo uu u shaqe eyaa ku xigeenka xoghayaha guud ee Islamic jihad” ayuu yiri Xoghayaha arri maha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo war qoraal ah soo saaray.

Maraykanka ayaa sheegay inuu is ku dubariday tababarida iyo hawl-gal lada qorista maleeshiyada ee Islamic Jihad ee ka howlgala Gaza, Syria, Sudan, Lebanon, iyo Yemen.

Dhanka kale, Waaxda Maaliyadda ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay Mahmoud Khaled Zahhar oo ah xubin sare oo aasaasihii kooxda Xamaas si dhow ula soo shaqeeyay.

"Zahhar waxa uu si fagaare ah ugu hadlay magaca Xamaas, oo ay ku jiraan waraysiyo rasmi ah, si uu ugu hanjabo rabshadaha ka dhanka ah dadka rayidka ah ee Yuhuuda, wuxu una ku nuuxnuuxsaday sida ay uga go’an tahay burburinta Israa’iil,” ayay waaxda maaliyadda ku sheegtay war-saxaafadeed.

Zahhar wuxuu sidoo kale qiray oo uga mahadceliyey Iran taageerada ay siiso Xamaas.” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka

Mu’ad Ibrahim Muhammed Rashid al-Atili ayaa lagu daray liiska argagxi sada ka dib markii lagu eedeeyey inuu wakiil u yahay, si toos ah ama si dadban, Xamaas.

Marekanka ayaa sidoo kale cun aqabatayn ku soo rogay Wakiilka Isl amic Jihad ee Iran Nasser Abu Sharif oo ah madaxa Muhjat AlQuds Found ation, kaasoo la sheegay Iran inay maa lgeliso oo hadafkiisa koowaad yahay inuu taageero dhaqaale siiyo qoysaska dagaalyahannada Islamic Jihad.

Waaxda Maaliyadda ayaa sidoo kale xayiraad saartay shirkadda sarifka lacagaha ee Nabil Chouman & Co, oo fadhigeedu yahay Lubnaan, taasoo lagu eedeeyey iney Xamaas lacagta u ga xawisho Iran, una gudbiso Gaza,

Sidoo kale, waxaa xaninaad la saa ray aasaasaha shirkadda Nabil Kha led Halil Chouman, wiilkiisa Khaled Choum an iyo sarifle kale oo fadhigiisu yahay Lubnaan kaasoo la yiraahdo Rooda Cali Khamiis.

"Muddo dhowr sano ah, shirkaddu waxay u adeegaysay sidii marin loo gu heli lahaa dhaqaalaha Hamas, iyadoo tobanaan milyan oo doolar u war eejinaysa ururka argagixisada,” ayay tiri Waaxda Maaliyadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip