
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO TALAADO 14-KA NOVEMBAR 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yee shay Safiirka UK ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiir ka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soom aaliya Danjire Mike Nithavrianakis.
Kulanka Madaxwe ynaha iyo Safiirka ay aa diiradda waxaa la gu saaray hor umarin ta iskaashiga istaraatii jiya deed ee UK iyo Soomaaliya, wax ka qaba sha da saameynta El Niño, iyo u diyaargar ow ga shirweynaha caalamiga ah ee cunnada kaas oo lagu wado in dhawa an uu ka dhaca dalka Ingiriiska.
Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nit havrianakis ayaa Madaxweynaha Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Dr. Xasan Sh.Maxamuud ugu ma had celiyey soo dhaweynta uu ugu samee yey Madaxtooyada Qaranka.
Boqortooyada Ingiriiska waxa ay ka mid ta hay dalalka xiriirka wanaagsan kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya, waxa ayna ka taageer taa dhanka dhis maha ciidamada Xoogga dalka Somaliyeed iyo arrimaha Beni’aadannim ada.
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha oo la kulm ay Mas’uuliyiin ka socday hay’addaha dee qaha bixiya
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fat ahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa Shalay xarunta dhe xe ee SoDMA wa xa ay kulan gaar ah kula qaat een Wak iilo iyo Masuuliyiin ka kala socday hay ’adaha deeqaha bixiya ee wadamada isl aamka iyo Ururka iskaashiga islaamka (OIC ).
Kulankaan oo deg-degdeg ahaa ay aaku saabsanaa Isku-dubbaridka Bani ’aadamnim ada ee kuwa ay saamee yeen El-Niño, waxaa na lagu soo ba ndhigay Xaalada Guud ee Saa meeynta Fatahaadaha iyo Barakaca dadka da gan deeganada ay fatahaada ka dha cday.
Shirkaan ayaa looga hadlay hababka jawaab celinta deg -degdega ah iyo si dii loo caawin la haa dadka ay Fataha ada Saameysay, intaa waxaa dheer oo kulankaan looga hadlay iskudu widda iyo in hay’addaha ay ka qayb-qaataan Dib-u-dejinta dadka barakacay iyo nafaqeey ntooda iyada oo la saarayo ogaanshaha mudn aanta iyo baahiyah ooda.
Hay’ aduhu waxay balan qaadeen in ay si deg deg ah uga jawaabi doonaan, qaybna ka noqon doonaan jawaab ce linta deg -degdega ahiyo sidii loo caa win lahaa dadka ay Fataha ada Saam eysay
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday
Dowladda Soomaa liya iyo Boqortoo yada Sacuudi Carabiya ayaa magaa lada Riyadh ku kala saxiixday heshiis dhanka amniga ah.
Heshiiskan oo caddeynaya xoojinta xiriirka labada dal ayaa waxaa si rasmi ah u kala saxiix day wakiilo ka kala soc day Wasaaradda Arri maha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Sacuudiga.
Heshiiska ayaa diiradda lagu saara yaa hor umarinta iskaashiga dhanka amniga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga, wax ka qabashada dhin acy ada muhiimka ah sida la dagaalan ka ar gagixisada, wadaagga sirdo onka iyo tayeynta.
Waxay ujeedadeedu tahay in la xoo jiyo qaa b-dhismeedka amniga ee laba da waddan, taa soo u oggolaanaysa ha bab badan oo wax loo ga qabanayo caq abadaha amniga ee gobolka.
Munaasabadda lagu saxiixay heshii skan oo lagu qabtay magaalada Riyaad ay aa waxaa go ob joog ka ahaa mas’u uliyiin sarsare oo ka ka la socday laba da dal oo ay kamid yihiin wasiir ka Arri maha Dibadda Abshir Cumar Jaamac iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Boqo rtooya da Sacuudi Carabiya Hines Abd ulaziz bin Saud Al Saud.
Labada Wasiir ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay heshiiskan.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaal iya ay aa ku nuuxnuuxsaday in heshiis kan uu bog cu sub u furayo xiriirka Soo maaliya iyo Sacuu diga.
Somalia iyo Masar oo ku heshiiyey iney iska kaashadaan hal arrin
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha dastuurk a Somalia iyo wafidiga uu hog aaminayo oo ay kamid yihiin Xeer ilaa liyaha guud ee Qaranka, Sulaym aan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saa lax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkam adda sare ee dalka ayaa Qaahira kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka cad aaladda dowladda Masar, mudane Cu mar Marwaan.
Kulanka Labada wasiir ay yeesheen ayaa looga hadlay iskaashi dhanka arri maha cadaal adda, sharciyadda iyo gar soorka taasoo ay wadajir uga shaqayna yaan labada dowladood.
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuur ka XFS, mudane Xasan Maca llim ayaa dhigi isa Masar uga mahad cel iyay casuumaa dda uu u fidiyey, isagoo bogaadiyay horumarka dha nka adeegy adda cadaaladda iyo garsoorka ee dal ka Masar.
Wasiirrada Cadaaladda ee labada dowlad ood ayaa caddeeyay muhiima dda ay leedahay xiriirka taariikhiiga ah ee Masar iyo Soomaaliya iyo sida ay la bada dowladood ee walaalaha ah ugu heelan yihiin xoojinta xiriirkaaas waxaana la isla gartay in la kala sax iixdo heshiis is-afg arad ah.
|
|
Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS Xildhibaan Khadiija Maamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga qayb ga shay shirkii 8-aad ee arrimaha hawee nka Africa.
Shirkaan oo Shalay ka furmay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ay aa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada haween ka Africa iyada oo shirkaas Soomaaliya ay ku matalayso Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye.
Shirkan ayaa looga arrinsaday dar-dar gelin ta iyo horumarinta arrimaha haweenka Africa, la dagaaalanka sab ool-nimada iyo jahliga wax aana la isku wada raacay in dedaal xoog leh la gu bi xiyo tayaynta iyo turxaan bixinta arrim aha haweenka.
Madaxweynaha JFS "Muhiimadda G/Wasiirr ada Shalay ayaa ah sama tabixinta nolosha qofka Soomaal iga.”
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh. Maxamu ud oo shirguddoomiyey kulan degdeg ah oo ay yeesheen golaha wasi irada ayaa ku booriyey
in ay labo jibbaa raan dadaalkooda ku aaddan maareyn ta iyo gurmadka muwaadiniinta ku dhi baatoobay daadadka Ugu horreyn Madaxwe ynaha ayaa sheegay in xilligaan muhiimadda ugu weyn ay tahay samat
abixinta nolosha qofka Soomaaliga, isaga oo sheegay in xilligaan adag loo baahan yahay in mas’uuliyadda sida ay tahay loo qaato.
"Mas’uuliyad ayaa na saaran, mas’uuliyad dana saaran sida ay tahay in aan u qaadan no waaye, tabartu waa hal keeda, tabartu ha ddii ay nagu gaabato laakiin inta aan qaban ka rno ayaa aad u badan, marka howshaas haloo wa da istaago, muhiimadda Gol aha Wasiir rada Shalay ayaa ah sama tabixinta nolosha qofka Soomaaliga ah,” sida uu yiri Madaxweynaha.
Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyey shaqada ay hayso hay’adda maareynta musiibooyin ka Qarank ee Sodma, isaga oo arintaas ka hadlaya waxa uu yiri, "Sod ma way ku mahadsantahay wacyigalinta, hasii kordhiso, dadka halooga digo meelaha ay khat arta leh in ay ka dhaqaaqaan.”
Ugu dambeyn Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadee yey dadkii ku dhin tay daadadka ka dhashay Roobab kii ka da’ay qaar ka mid ah gob ollada dal ka.
Hadalkaan ayuu Madaxweynaha Shalay ka jeediyey shir degdeg ah uu la yeeshay Golaha Wasiirrada Xukuu madda Federaalka Soomaali ya, kaas oo diiradda lagu saaray saameynta ay reebeen Roobabkii ka da’ay dalka iyo sida loogu gurman lahaay dadkii ay saameeyeen.
Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalgashtaan dalkooda
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada ha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, aya a Shalay booqasho ku tagay Warshadda Coca cola oo soo saa rta noocyada kala duwan ee bi yaha, iyo cabitaanada taas oo ku taala
waddada Warshada ee magaalada Muqdisho.
Ujeedka booqashada Wasiirka ay aa daar need dhiirigelinta maalga shiga ganacsata da Soomaaliyeed ay ka samaynayaan gudaha wa danka taas oo kor u qaadaysa dhinacyada wax-so o-saarka, shaqo abuurka, iyo kobaca dhaqaalaha inta ba.
Wasiirka oo booqashadiisan uu ku wehelin ayey Wasiir ku xigeenka Wasa aradda Xildhib aan Cusmaan Maxamed Cabdi (Daalo), ayaa waxa ay halkaas ugu kuur-galeen noocyada wax soo sa arka Warshadda, qeybaha cusub ee lagu soo kordhiyey, iyo inay wax ka ogg aa daan sidoo kale na la socdaan heer ka uu gaa rsiisan yahay daboolista baah ida suuqa oo ah mid aad ugu filan dalka .
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada ha XFS Xildhibaan Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa boggaadiyey in ganacsatadan So omaaliyeed ay ku dhiiratay inay Maalg ashadaan dalkooda oo ay dabool aan baahida ka jirta suuqa.
"Waxa aan rabnaa in aanu ganacsat ada u gu baaqno in ay hadda ka dib ay u soo jeest aan in ay dalkooda maalga shtaan gaar ahaan warshadaha, sabab too ah imika warshadan iyo qeybtii hore ee aan soo marnay ba waxa ka shaqe eya kuman yaal qof, sidoo kale, waxay kor u qaadi doontaa wax soo saarkii dal ka, run tii na aad baan ugu faraxsanah ay ugu na dhiiri gelinaynaa,” sida uu yiri Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada ha XFS.
Maamulaha Guud ee shirkadda Md. Cawil Tooxow Qeyre, oo wafdiga was iirka halkaas ku soo dhaweeyey, ayaa sheegay in ka Warshad ahaan ay soo kordhiyeen qeybo cusub oo ka tir san Warshadda Cococola isla-mar-ahaan taa na ay hada ku filan yihiin daboolista baahida ka jirta suuqa oo ay soo saari karaan dhammaan qeybaha kala du wan noocyada cabitaanada.
Ciidamo horleh oo gaaray Gobolka Mudug iyo howlgallo ka billaabanaya
Degaano kuyaalla Koonfurta Gob olka Mu dug ee dowlad Goboleedka Gal mudug waxaa ka socda diyaar garoo wgii ugu dambeeyay ee ku aadan dib u billaabida howlgallada ka dhan ka ah Ururka Al-Shabaab.
Ciidamada Ururka 7-aad ee Guut ada 18-aad ee Gorgor ayaa ga aray Go bolka Mudug, kuwaas oo ku biiraya ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, kuwa daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ee ku sugan aagga Shab eellow. Taliye ku xigeenka Guutada 18-aad ee Ciidamada Gorgor Gaashaanlle Cabdi Suulnu uge iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka deg mada Wisil ayaa kusoo dhaweeyey Ciidam adaan.
Saraakiisha Ciidamada waxaa ay sheegeen in ujeedkooda uu yahay sidii Guud ahaan degaannada kuyaalla Koo nfurta Gobolada Muudg uga xorreey aan Al-Shabaab, isla markaana howlgal ladii hakadka ku yimid ay dib u billa aban doonaan.
Waxaa ay sheegeen in howlgallada ay noq on doonaan kuwo aan kala joogi laheyn, si gu ud ahaan degaannada Ma amulka Galmudug ay xor uga noqdaan Ururka Al-Shabaab.
Maalmaha soo socda ayaa la filayaa inay degaannada kuyaalla Gobolka Mudug dib uga bilalawdaan howlgallada, waxaana Ciidamada Shalay gaaray oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwanay fariisn ka sam eysteen aaga Shabeellow, halkaas oo howlgal ka uu ka billaaban doono.
Taliyaha ATMIS oo booqday saldhi ga Degm ada Xawaadleey
Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka Bur undiATMIS ee Qeybta 5-aad Sar. G. Jean Claude Niyiburana ayaa booqday ciidamada ku sugan Saldhiga Degmada Xawaadley ee gob olka Shabeellaha Dhexe.
Ujeedka booqashada Sarkaalkaani ayaa la gu sheegay si uu u qiimeeyo shaqada ciida madaasi iyo siday diyaarka ugu yihiin dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Taliye Sar. G Niyiburana wuxuu u sheegay Ciidamada uu booqday in ciidamada ATMISay diyaar u yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan maamulka degmada Xawaadleey si wax looga qabto caqabadaha ay sababeen fatahaada El Niño ee ku dhacdey dadka deegaanka.
Ninkii Guriceel ku dilay C/llaahi Cali Hudeey oo gacanta lagu soo dhigay
Ciidamadda Amniga Galmudug ayaa Gacanta ku soo dhigay askari lagu eedeynayo inuu dilay Allaha u naxari istee Cabdullahi Cali Hudey oo lagu dhexdilay goob ganacsi oo ku lahaa Degmada Guriceel.
Marxuumka la dilay ayaa la sheegay inuu la dhashay taliyaha Booliska degm ada Guriceel.
Ninka lagu eedeynayo dilka oo ah askari ka tir san ciidanka NISA ayaa magaciisa lagu sheeg ay C/salaam Cali Axmed.
Waxaa laga soo qabtay Degaanka Baag oo ku dhow Degaanka kale ee Bali-hod halkaasoo uu u baxsaday dilka ka dib sida uu sheegay Gu doomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo intaas ku daray in sharciga lala tiig san doono.
|
B/3aad |
Taliska militariga oo ka hadlay qarax ismiida amin ah oo ka dhacay agag aarka xarunta Jaalle Siyaad
Taliska ciidanka dhulka ayaa shee gay in cii danka xoogga dalka ay toogt een qof naftii hal lige ah, oo doonayay inuu isku qarxiyo albaa bka laga gelo kulliyada jaalle siyaad ee maga alada Muqdisho.
Warsaxaafadeed kooban oo talisku uu soo saaray, ayaa lagu shee gay in uusan jirin wax khasaare ah oo gaaray ciidanka, marka laga reebo qofka ismiidaam iyaha ahaa oo ay ciidanku dileen ka hor inta uusan is qarxin.
Talisku wuxuu sheegay in ciidanku ay hee gan buuxda u yihiin inay ka horta gaan dhagar ta ay maleegayaan kooxda Alshabaab.
Alshabaab ayaa sheegatay masuuliy adda fal kaan, iyagoo sheegay inay ku dileen 7 askari.
Bishii July ee sanadkan ayay ahayd markii qof ismiidaamiye uu isku qarxi yay gudaha xar unta Jaalle Siyaad, oo ay ka socotay faylinta cii danka guutada 14-ka October. Weerarkaas ayaa geys tay khasaare dhimasho iyo dhawa acba leh.
Qofka ismiidaamiyaha ayaa la ogaa day in uu iska dhigay sarkaal ciidan, isa goo sidaasi ay ugu suurto gashay inuu gudaha u galo xar unta.
Hay'adaha amniga 14 xubnood oo uu ku jiro taliyihii xerada Jaalle Siyaaad u xirtay, sababta ay ku suurto gashay in qof qarax ku xiran yah ay uu gudaha u galo xarunta Jaalle Siyaad.
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deega annada Buula-mareer iyo Golw eyn ee gobolka Shabeelaha hoose, wa xaana sawirohalkaas laga soo qaaday muujinayaa saameynta iyo fa taahadda Wabiga Wakiil wareedka Telef ishinka Qaranka ee gobolka Sh/hoose ayaa soo warinaya in kannaalada biyaha Wa biga gu dbiya ay sababeen fataah adda, waxaa ayna saameyn xooggan ku yee sheen dalaggii Beer aha ee dhaw aan la beeray
Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdhe egle iyo Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoo se ayaa iyana webiga ku fatahay, balse ma’uu san geysan wax khasaare nafeed.
Digniino hor leh ayaa laga soo saa ray fat ahaad wabeiga Shabeelle, iyada oo Hay’adda Sodma ay digniin u dirtay dadka degan hareera ha wabiga iyo goo baha biyo mariinnada, xilli guud ahaan dalka ay ka da’een Roobab wata biyo badan.
Somaliland oo ciidanka millateriga ku daray sa ciidamo beeleedyo dhaw aan ku dagaala may gobolka Sanaag
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhaw aaqday in ay ciidankeeda millate riga u qorayso ciidamo beeleedyo dhaw aan ku dagaalamay degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.
Kadib heshiis laga gaadhay dagaalo dhaw aan degmada Ceel-afwayn ku dhexmaray be elo halkaa wada daga, ayaa lagaga dhawaaqay in ciidamo bee leedyada dagaalamay lagu dari doono millateriga, sida saraakiisha ciidanku shirka kaga dhawaaqeen.
"Laga bilaabo Shalay wakhti ayaanu u qab anaynaa, labada dhina cba waanu rabnaa ciida nkoodii isaga oo sidiisii ah, inta anay nala galin inaa nu anagu wax eryano, waxa ay kamid noqon doonaa ciidankaa ay Somaliland leedah ay ee amniga" Mid kamid ah saraakiisha ayaa sida yidhi.
Waxa ay sheegeen in qaramaynta ciidama dii dagaalamay ay kamidtahay dhaarta nabada ee lagu dhaariyay oda yaasha labada dhinac, oo balan qaa day heshiis iyo nabad.
Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cab di Muuse oo isna goobta ku suganaa, ayaa car abka ku adkeeyay in ciidamo beeleedyada da gaalamay lagu darayo millateriga.
"Waxaanu isla qaadanay labadaa ciidan ee is horfadhiya, ee imika qoriga isku sitay, in iya ga iyo qalabkoodaba in halkaa lagu qarameeyo ayaanu isla qa adanay" ayuu yidhi Guddoomiye Axm ed.
Colaad beeleeda Ceel-afwayn ayaa noqotay mid loo maaro waayay, iyada oo markasta oo dhinacyadu heshiis gaa taanba ay hadana xab ad isku bilaaba an.
Wararkii ugu dambeeyay fatahaada Baledw eyne iyo dad Shalay ku geeriyooday
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku ge eriyo otay Shalay biyaha wabiga Sha beelle ee ku fa tahay dhamaan xaafada ha magaalada Baledw eyne ee xarunta gob olka Hiiraan.
Laba ruux ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu ku dhintay buu ndada loo ya qaano Nuur xawaad oo uu do onayay inuu maro si uu u tago dhulka taaga ah ee loo barakacay ee ku yaala duuleed ka Baled weyne, kaasoo biyaha xoogo oda ay qaadeen.
Qofka labaad oo ahaa askari ka tirsana ciid anka Asluubta ayaa isna ku geeriyooday guda ha xerada lamagal aay oo ka mid ah meelaha biyuhu sida weyn u saameeyeen, waxaana war arka qaar sheegayaan iney dishay koronto biya ha ku dhex jirtay.
Biyaha wabiga Shabeelle ee ku fat ahay Ba ledweyne ayaa saacadba saac ada ka dambe ysa sii kordhaya, waxaa na biyuhu ay galeen xaafado dhowr ah aysan horay u gali jirin biy aha wabiga Shabeelle.
Si kastaba ha ahaatee fatahaadaan ku dhu fatay magaalada Baledweyne ay aa noqotay tii ugu baaxada weyneyd tan iyo wixii ka dambe eyay sanadkii 1981-kii.
Shacabka ku dhaqan dhulka Al-Shab aab oo farriin usoo diray DF + Jawaabta
Guddoomiyaha Hay’adda Maarey nta Musiib ooyinka Qaran ee (SoDMA), Maxam uud Maca llin Max amuud oo wa reysi gaar ah siiyay Tele fishinka Unive rsal ayaa ka hadlay xa aladda bani’aada nimo ee haatan ka jirto gudaha dalka.
Maxamuud Macallin ayaa sheegay in dhiba atada ka dhalatay fatahaadaha ay sii baahe yso, isla-markaana ay yar tahay taageerada iyo caawinaada ka imaan eyso beesha caa lamka.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in meelaha ay kasoo yeereyso qaylo dha anta ay kamid ta hay dhulka Al-Shab aab, isaga oo tilmaamay in shacabka ay lasoo xiriiriyaan dowladda.
"Waxaa jiro dhul aysan gacanta ku hay dow ladda oo ay joogaan cadowga, waxaa ku nool dad Soomaaliyeed wa xaa waayay daruufaha uu dalka ku jiro oo xanuunka badan, waxaana wax ga arsiin kartaa oo kaliya meelaha uu am niga ka jiro” ayuu yiri Maxamuud Mac alin.
Guddoomiyaha SoDMA ayaa sidoo kale qir ay in dadkaas aysan waxba u qaban karin, sab abo la xiriira ammaan ka, wuxuuna ugu ba aq ay inay kasoo barakacaan halkaasi.
Meelaha laga soo wacay waxa uu tilma am ay in kamid yihiin Jubbooyinka oo ay si weyn ugu xoogan tahay koox da Al-Shabaan
"Waxaan leenahay Call Center, meel kasta ayaa laga soo wacaa wa xaa laga soo wacta maa dhulka ay Sha baabka haystaan sida Jub bada Hoose iyo dhulal badan oo runtii Shaba abka haystaan qaylo badan ayaa kasoo gaa reyso laakiin waxba looma qaban karo, illaa ay kasoo baxaan ama Ilaahey uu cadowgaas ka saaro”ayuu mar kale yiri gud. SoDMA.
Maxamuud Macallin ayaa intaasi kusii daray "Waxa la haystaa aad ayay u yar yihiin, baah iduna aad ayay u bad an tahay”.
Soomaaliya ayaa waxaa haatan ku dhuftay roobab dabaylo wata iyo fatah aado ay sameey een wabiyada Jubba iyo Shabelle oo ku fatah ay dhul aad u ballaaran.
Raisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron oo loo Magacaabay Wasiir
Raysal Wasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron ayaa loo magacaabay, xog hayaha arrimaha dibadda ee dalkaas kadib isku shaan dhayn lagu sameeyay gola ha wasiirada.
Isku shaandhayntan wax aa shaqade eda ku wayday xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman oo aad ugasoo horjeeday dibad baxyada lagu taageerayo Falastiin ee dalkaas ka socday tan iyo bilowgii dagaalka Xa maas iyo Israa’iil.
|
B/4aad |
Waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu ahaa ma skaxdii ka dambeysay shirkii ballaarnaa ee Soomaaliya iyo bee sha caalam ka loo qa btay sanadkii 2012kii, kaas oo uu ka dhashay waxa hadda loo yaqa ano ‘New Deal’.
Dhawaan ayey ahayd markii Raysal wasaa re ka dambeeyay David ee lagu magacaabo Bo ris Johnson uu helay shaqo saxafinimo
. Xigasho: BBC
Rayidka ka baxsanaya waqooyiga Gaza oo la bartilmaameedsanayo
Guddiga Caalamiga ah ee Laanq ayrta Cas ayaa sheegay in xaalad halis ah ay wajahaye en dadka lagu war geli yay inay banneeyaan waqooyiga Gaza, isla-markaana ay taggaan k/ magaalada. "Da dka rayidka ah ee ka baxsanaya w/Gaza, wax ay wajahayaan xaalad halis ah, oo aan aad uga walaacsanahay.” Ayaa lagu yiri war ay soo saa rtay Laanqayrta Cas. Warka ayaa lagu sheegay in dad ka cararay waqooyiga, kuna sii jeeday k/ Gaza la gu dilay waddada.
"Waxaan aad uga walaacsanahay xaalada ha khatarta ah & kuwa aan badbaadada lahayn, ee ay la kulmayaan dadka rayidka ah ee ka car araya waqooyiga Gaza.” Ayaa lagu yiri warka.
Warka ayaa lagu yiri "Waa inay si badbaado leh dadku uga baxaan w/Gaza, isla-markaana aan la gelin khatar dheeraad ah, marka ay isku dayayaan inay baxsadaan. Ragga, haweenka & carruurta oo lulaya calamo cad ayaa waxay soo lugeeyaan 10naan km, iyaga oo aan hays an cunto iyo biyo.”
Laanqayrta Cas waxay sheegtay in k/Gaza aanay dabooli karin baahida dadka faraha bad an ee ku soo qulqulaya."K/Gaza uma diyaars ana inay qaabisho dadka tirada badan ee imaa naya, iyaga oo aan haysan wax aan ahayn dha rka ay xiran yihiin, gargaarka bani’aadantinimo ee imaanayana kuma filna.”Ayaa lagu yiri war ka ka soo baxay Laanqeyrta Cas.
Marar badan ayay Ciidamada Israel bartil ma ameedsadeen dad rayid ah oo u baxsanayay dhinaca k/Gaza, waana dadkii ay u sheegeen inay halkaasi tagaan, si dhanka waqooyi ay u ga sifeeyaan Xoogaga Xamaas.
Saraakiisha Qi ayaa sheegay inaysan amni ah ayn k&waqooyiga Gaza, marka aad eegto weer arada joogtada ah ee ay Ciidamada Israel ka ga ysanayaan.
Xasan Nasrallah oo Hanjabaad Culus u diray Isra’iil
Xasan Nasrallah oo ah hoggaamiy aha ko oxda Xisbullah ee ay Iiraan taag eerto ee Lubn aan ayaa khudbadiisii labaad ee uu kaga hadl ayay dagaalkii Israa’iil iyo Xamaas jeediyay Sa btidii lasoo dhaafay.
Khudabaddan oo laga sii da ayay TV-ga Xisbullah ee Al-Manar ayaa Nas rallah ku she egay in Israa’iil aysan ma rna ba awoodi doonin inay gaarto hadaf keeda ku saabsan dhulka Falastiin, waxa ana uu yiri "waxaa aad uga soo horjeedi doona jiilalka soo socda.”.
Nasrallah ayaa sheegay in weerara da ka dhanka ah Israa’iil ee ka dhacaya koonfurta Lu bnaan ay sii socon doona an. Wuxuu sheegay in weeraradan ay yihiin kuwo lagu taageerayo Falastiin iyiinta.
Narsallah ayaa ku andacoodey in 7baadki ugu dambeeyey ay Xisbullah kordhiyeen weer arada ka dhanka ah Israa’iil ayna adeegsadeen gantaallo aad u awood badan marka laga soo tago diyaaradaha aan duuliyaha lah ayn. Waxa uu sheegay in Xisbullah ay weeraro hor leh ku qaadeen deegaanada gudaha ee Israa’iil
UK: Wasiirad ka hor timid dibed bax yada lagu taageerayo Falastiin oo shaqada laga eryey
Xoghayihii arrimaha gudaha ee Brita in Sue lla Braverman ayaa shaqada la ga eryay, iya doo Ra’iisul Wasaare Ri shi Sunak uu isku shaan dheyn ku sameyn doono golihiisa wasiirada
Ms. Braverman ayaa dhowaan wax ay ku eed aysay booliiska London inay ay dhinac la safte en” marka la eego si dii ay u maareeyeen dad kii taageersa naa Falastiniyiinta ee dibadbax ka dhi gay London.
Wasiiradan ayaa dooneysay joojinta muda haraadyada lagu taageerayay fala stiiniyiinta, xillia ay wali socdaan duqe ymaha diyaaradaha Israa’iil ay ka gays anayaan marinka Qasa
Mudaharaadkaas oo Laba maalm ood ka hor, London lagu qabtay wuxuu ahaa dibadba xii ugu ballaarnaa ee lagu taageerayo Falasti iniyiinta ee ka dhaca caalamka.
Wasiiraddan shaqada laga eryey ayaa mar ar badan waxay ku baaqday in xakameeyo dad ka soo galootiga ah ee dalka Ingiriiska, taas oo dad badan ku dhaliileen arrintaas.
Milateriga Israel oo shaqaale Caafi maad ku dilay Isbitaalka Al-Shifa
Saddex kalkaaliye caafimaad ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Isbi taalka Al-Shifa ee Gaza, sida ay sheeg tay Qaramada Midoobay.
Wararka ayaa intaas ku daraya in saddexda kalkaaliye ay sababsadeen rasaas ay fureen ciidamada Yuhuuda ee ku sugan agagaarka Isbitaalka Al-Shifa. 12 bukaan oo ay ku jiraan laba carruur ah oo aan weli dhalan, ayaa sidoo kale ku dhintay isbitaalka tan iyo markii korontadu ka dantay shidaal la’aan awgeed 11-kii Nofembar sida ay sheegtat Qaramada Midoobay
Wasaaradda caafimaadka ee Qaza waxaa sidoo ay sheegtay inuu dhintay ilmo saddexaad oo dhicisoobay.
Isbitaalka Kamaal Adwan ee waqoo yiga Gaza ayaa lagu qasbay inuu xidho shaqadiisa iyadoo matoorkii ugu wey naa uu ka dhamaaday shidaal go’doom inta Israel awgeed.
Dhinaca kale, Duullaankii u dambee yay ee Israa’iil ayaa ka socda dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, iyadoo la soo sheegayo qarax ka dha cay Qalqily iyo iska horimaad ka dha cay Nablus.
Labo askari oo Israa’iili ah ayaa lagu dilay Axaddii intii ay isku dhaceen dag aalyahannada Falastiiniyiinta ee ku su gan dhulka go’doonsan ee Gaza, sida uu sheegay milatariga Israa’iil.
Inta u dhaxaysa lix ilaa todobo daga alyahan oo taageersan Iran ayaa la sheegay in la dilay ka dib markii Mara ykanku uu duqayn ka fuliyay bariga Su uriya, sida uu sheegay wariye ka tirsan Fox News oo soo xiganaya ilo ka tirsan Pentagon-ka.
Dibad-baxayaal fara badan oo isugu soo baxay ka hor shirka madaxda iska ashiga dhaqaalaha ee Asia-Pacific (AP EC) ee ka dhacaya San Francisco ayaa muujiyay taageerada Falastiiniyiinta, iyo walaac kale.
New Zealand ayaa sheegtay in 11 ka mid ah muwaadiniinteeda ay Habeen hore ka baxeen Qaza oo ay Masar ka soo galeen xadka Rafah.
Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa la soo wariyay ka dib markii Israa’iil ay weerar ku qaadday meel u dhow Khan Younis iyadoo isbitaallada Gaza ay ka caroodeen tirada bukaannada oo sii kordhaya iyo shidaal la’aanta sababtay iney joogsadaan adeegyadii Caafim aad.
Dagaalyahano taabacsan Iran ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duq eymaha Mareykanka uu ka wado Suu riya
Inta u dhaxaysa lix ilaa todobo dag aalyahan oo taageersan Iran ayaa la sheegay in la dilay ka dib markii Maray kanku uu duqayn ka fuliyay bariga Suu riya, sida uu sheegay wariye ka tirsan Fox News.
Israa’iil oo weerar ku qaadday xero qaxooti iyo hub laga helay
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay sii wadayaan duqeymaha ay ka gey sanayaan duleedka xerada qaxootiga ee Al-Shati, oo dhacda galbeedka mag aalada Qasa.
Waxa ay sheege en in howlgalladoo da ciidan ay ka mid yihiin Jaamacad da Al-Qudus iyo Masj idka Abuu Bakar, iya goo sheegay in dag aalyahannada Xamaas ay ka howlgalaan hal kaas. Waxay baahiyeen sawiro muujinaya sida ay sheegeen dhowr iyo toban hub iyo agab ci idan oo lagu soo qabtay how lgalladaas, iyo ku wa la sheegay in laga soo saaray guryo ay deg anaayeen xu bno ka tirsan Jabhadda hubeysan ee Islaamig Jihaad, iyadoo aan la sheegin mag acyadooda.
|
B/5aad |
Shacabka Carbeed oo dagaal dhaqa ale ku bilaabay reer Galbeedka.
Madaama dhanka awooda milatari ay ku liitaan Dalalka Carabtu ayay shac abku bila abeen dagaal dhaqaale oo ka dhan ah reer Gal beedka kuwaasoo Mar eykanku uu hormuudka u yahay.
Qaar ka mida shirkadihi reer Galbe ed-ka sida Coca-Cola iyo Cabitaanada kale sida Sta rbuks Cofee-ga ayaa hada kashaqeyneyn car abta markii shacab ku faquuq ku bilaabeen shi rkadahaasi
Shirkada 7UP sameyaa waxaa la soo sheega yaa magacii xitaa laga badalay iyadoo aysana jirin cid iibsaneysa.
Sidoo kale waxaa albaabada la isugu dhuf tay shirkada Star-Bucks of Coffeee oo laga lee yahay Dalka Mareykanka iyadoo shirkadaan far acyo ku leedahay dalal badan oo dunida ah.
Awooda kaliya ee Carabtu kaga adagy yhion Reer Galbeedka ayaa ah dhanka dhaqaalaha inay ka curyaamiyaa
Xarumaha Q/Midoobay ee caalamka oo ho os loo dhigay calanka UN-ka
Xafiisyada Qaramada Midoobay ee caalam ka ayaa hoos u dhigaya calanka si loogu xasu usto asxaabtii lagu dilay Gaza
Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Aa siya ayaa hoos u dhigay calanka iyadoo shaqaaluhu ay aamusnaayeen hal daq iiqo oo lagu xasu usto asxa abtii lagu dilay Gaza.
In ka badan 100 ka mid ah shaqaa laha Qar amada Mi doobay ayaa lagu dilay Gaza tan iyo markii Isra a’iil ay bil owday duqeymaha ay ku hayso dhul ka la go’doomiyay ee Falastiin 8-dii Oct ober.
Calanka Qaramada Midoobay ee bul uugga iyo caddaanka ah ayaa la dej iyay 9:30 subaxn imo xilliga gudaha ee xafiisyada Qaramada Mid oobay oo ay ku jiraan meelaha soo socda:
Bangkok, Thailand
Beijing, Shiinaha
Colombo, Sri Lanka
Dili, East Timor
Hanoi, Vietnam
Tokyo, Japan
Xarumaha kale ee Qaramada Midoo bay ee adduunka ayaa qaban doona munaasabado la mid ah Shalay oo isniin ah.
XUBINNIMADA EAC WAXAY SOOM AALIYA IYO GOBOLKABA U HORSE EDI DOONTAA WAA CUSUB OO RA JO, XASILOONI IYO BARWAAQO AH
Waxaa qoray Daud Aweis
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Gobo leedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xub intii 8-aad ee Urur Gobole edkan Ioo hadda ka koob an Burundi, Kenya, Ugan da, Rwanda, Tanzania, Jamhuuriyadda Demoqr aadiga ee Congo iyo Konfuurta Suudaan.
Bishii Juun ee sannadkan, Madaxda Bariga Africa waxay ansixiyeen Warbixinta Xaqiijinta Codsiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya si ay uga mid noqoto Urur Goboleedkan intii lagu guda jiray Shir Madaxeedkii 21-aad ee aan caadiga ahayn ee ururka oo lagu qabtay magaalada Bujumbura ee dalka Burundi. Dham eystirka iyo ansixinta warbixinta waxay gunnaa nad u ahayd hannaan soo socday muddo lix bil ood ah si loo xaqiijiyo u diyaargarowga iyo ku haboonaanta Soomaaliya ee ku biiritaanka ururka. Si loo xaqiijiyo shuruudaha, Soomaaliya waxay ahayd inay caddayso inay ilaaliso sha rciga, dawladnimada, ixtiraamka xuquuqul ins aanka iyo sidoo kale in ay tahay xarun ganacsi oo kor u qaadaysa ganacsiga iyo horumarka gobolka.
Bishii Agoosto, iyadoo la raacayo awaam iirta Madaxda Qaranka, khubaro ka kala socota toddobada waddan ee EAC, Xoghaynta iyo Golaha EAC, Soomaaliya, Golaha Sharci dejin ta ee Bariga Afrika, iyo Maxkamadda Cadaalad da ee Bariga Afrika ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya muddo sagaal maalmo od ah oo wadahadallo ah. oo ku saabsan soo galitaanka Soomaaliya ee golaha deegaanka. Wada-hadalladaas ka dib, Xoghayaha Guud ee EAC Peter Mathuki ayaa kalsooni ka muujiyay in la ansixin doono codsiga Soomaaliya ee xub innimada.
Muddo dheer ayay Soomaaliya sugeysay in ay mira dhaliso hammigeeda ah inay ku biirto Urur Goboleedkan Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo ay markii ugu horreysay isku dayday inay ku biirto sannadkii 2012-kii. Baadig oobka ku biirista Urur Goboleedka EAC waxay ahayd mudnaanta koowaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tan iyo markii dib loo doortay 15 bishii May, 2022. Haddii la ansixiyo sida la wada filayo. waxay noqon doontaa gaar ista ama meel marinta riyo 11 sano ah iyo sann ado shaqo iyo hawlo adag loo soo marey
Oggolaanshaha ku biiritaanku ma ahan mid bishaaro u noqoneysa Soomaaliya oo keliya, balse waa mid ay ku baraari doonaan guud ah aan waddamada gobolka ku yaalla. Soomaal iya waxay horey u deristay una aqoonsatey faa ’Iidooyinka ku biiritaanka EAC, iyadoo inta bad an dalalka xubnaha ka ah ururka ay qeyb ka yi hii Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya – AMISOM (oo haatan loo yaq aano ATMIS) -ciidamo dalalka EAC ka mid ah na ay Soomaaliya waqtigan xaadirka ah jooga an. Hawlgalkan Midowga Afrika uu garwadeen ka ka yahay, ayaa ku shaqeeya qaraar uu soo saarey Golaha Ammaanka ee Qaramamada Midoobay. Wadamada Bariga Afrika ayaa si dhow oo wadajir ah ugu jira dagaalka ka dhan ka ah argagixisada. Waxaa aan shaki ku jirin in walaalaheena dalalka gobolka ay door weyn oo muhiim ah ka cayaari doonaan dib u dhiska Soomaaliya nabad ah, xasiloon, wax badan oo wanaag ahna ku soo kordhisa Gobolka Bariga Afrika, sannado badan oo colaado iyo caqaba do kale kadib.
Soomaaliya wax badan ayay ka faa’iidi kar taa ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dha qaalaha Bariga Afrika. Waxyaabaha laga xusi karo faa’iidooyinkaasi waxaa ka mid ah masha ariicda kaabayaasha dhaqaalaha ee Gobolka Bariga Afrika oo ay ku jiraan waddooyinka, tare ennada iyo mashaariicda tamarta. Mashaariicd an ayaa kor u qaadi doona isku xirka dalalka Bariga Afrika, waxayna sidoo kale qeyb ka qaa danayaan koboca dhaqaalaha iyo horumarka. Sidoo kale waxay albaabada u furi doontaa ma algashi badan iyo dhaqdhaqaaqa raasumaalka. Waddamada Bariga Afrika ayaa awaxa ku nool in ka badan 200 oo milyan oo qof, taas oo ka dhigan suuq diyaar u ah ka ganacsiga badeeca daha iyo adeegyada, Soomaaliyana ay wax weyn ka faa’iidi doonto.
Xubinnimada Urur Goboleedka Bariga Afrika ayaa fursadaha la socda waxaa ka mid ah isu socodka dadka iyo isku gudubka badeecadaha gudaha iyo dibadda Soomaaliya. Tani waxay wax weyn u noqon doontaa dhaqaalaha maad aama ay horayba u joogeen boqolaal kun oo Soomaali ah oo ka ganacsanayay gobolka. Mar ka la eego heerka dhaqan-bulsho, wax-is-wey daarsiga dadka ma ahan oo keliya mid door ka cayaareysa kor u qaadista heerka nololeed ee muwaadiniinta, balse waxay sidoo kale wax ba dan ka tari doontaa xaqiijinta riyada is-dhexga lka ee waddamada gobolka ku yaalla.
Soomaaliya waxay rajaynaysaa in la wadaa go aqoonta hab-dhaqannada ugu wanaagsan ee dimoqraadiyadda, dawlad wanaagga, sharci -dejinta, sinnaanta iyo xasilloonida deegaanka. Dalkeenu wax badan ayuu ka baran doonaa si uu u gaaro xasilooni buuxda, sannado badan oo qalalaase ah kadib. Wadamada Bariga Afr ika ayaa taageero iyo garab istaag ku dheehan derisnimo iyo walaaltinimo u muujiyay Madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud, dagaalka uu kula jiro argagixisada si meesha looga saaro Khawaarijta Al Shabaab dhammaadka sanadk an. Taageeradaasina waa mid aan si weyna baal uga hayno hoggaamiyeyaasha gobolka.
Dhankeeda, Bulshada Bariga Afrika waxay ku naaloon doontaa suuq ganacsi oo la ballaari yay oo ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed oo ka badan 17 milyan oo qof. Tani waxay kor u qa adi doontaa ganacsiga iyo wax soo saarka gu ud ee Bariga Afrika. Gobolka wuxuu fursan u helayaa inuu manaafacaad weyn ka helo ka faa’iidaysiga ilaha dhaqaalaha buluugga ah ee Soomaaliya oo leh xeebta ugu dheer Afrika. Si doo kale Soomaaliya waxa ay leedahay kheyr aad dabiici ah iyo macdan aad u badan oo ay ka faa’ideysan karaan dalalka deriska la ah.
Soomaaliya waxa ay leedahay awood beer eed baaxad leh oo looga faa’iidaysan karo dan ta Bariga Afrika oo dhan. Shalay, beeruhu wax ay wax ku biiriyaan 65% GDP (Gross Domestic Product), ahna isha ugu weyn ee shaqa abuur ka .Ka faa’iidaysiga iyo casriyaynta kheyraadka beeruhu waxa ay wax badan ka tari doontaa ma aha oo kaliya arrimaha sugnaanshaha cun tada ee Soomaaliya, balse kuwa gobolka oo dhan ayay dabooli kartaa. Wadamada Bariga Afrika waxay sidoo kale ka faa’iidaysan doona an shacabka Soomaaliyeed oo intiisa badan ka kooban dhalinyaro wax weyn ku soo kordhin karta koboca dhaqaalaha gobolka.
Siyaasad ahaan, kordhinta tirada xubanah Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC waxay kordhin doontaa saamaynta ay ku leedahay gobolka, waxayna kor u qaadi doont aa codkeeda siyaasadda Afrika iyo tan caalam ka. Soomaaliya waxay awood saameyn ku ye elan doonta go;aamada masiiriga ah ee arrim aha Bariga Afrika iyo sidoo kale Geeska Afrika. Xubinimada Soomaaliya ee ururka waxay sidoo kale wax ka tari doontaa xal u helista caqabada ha amni ee Geeska Afrika.
Waxaa jira kooxo yar oo dhaleecayn aya ama si xun u fasiraya doonista Soomaaliya ee ku biiritaanka EAC. Waxay kooxdaasi ku dood eysaa in Soomaaliya weli aysan diyaar u ahayn ka mid noqoshada Ururka Bariga Afrika, balse xaqiiqadu waa ay ka duwan tahay fikirka ay qabaan. Kooxda khubarada ah ee xaqiijinta sa meeyay ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay buuxisya dhammaan shuruudihii looga baah naa ee heerka ku biirista ururka, taasina ay soo dedejisay in madaxda waddamada EAC ay meel mariyaan warbixinta khubarada, tallaaba daas oo muujineysa sida ay ugu kalsoon yihiin Soomaaliya iyo diyaar u ahaanshaheeda ku biiritaanka Urur Goboleedka EAC.
Kuwa iska indha tiraya xaqiiqada dalka taa lla, waxaa muuqata inay jeclaan lahaayeen in aysan Soomaaliya ka soo bixin dambaska mu gdiga ay soo martay. In aynan horumarin. In ay nan ka faa’iidaysan siyaasadda gobolka, Afrika iyo caalamkaba. Laakiin Soomaaliya hadda ay ay fursad iyo waqtiba haystaa. Waa inaan mar naba lag fikirin in Soomaaliya ay horumar ku sa meyn karto iyadoo ku jirta xaalad go’doon ama keli ah. Waxaana mar walba horumarka uu ku jiraa wadajirka ama iskaashiga waddamada ay dantu ka dhexeyso. Tallaabada ay dowladda muhimad gaar ah ku siineyso ururkan ayaa si doo kale ka tarjumeysa sida Madaxweyne Xa sanSheekh Maxamuud ay uga go’an tahay inuu mudnaanta siiyo dadaallada kor loogu qaadayo heerka nololeed ee qof kasta oo Soomaali ah.
Waxaa jira halhays Af Sawaaxili ah oo oran aya, ‘Umoja ni Nguvu’, oo macnaheedu yahay "Midnimadu waa Awood”. Haddii ay Soomaal iya rabto in ay meel fog gaarto, waxaa Khasab ah inayna keligeen iska duulin. Waa inaan gac maha is qabsanaa dhammaan wadamada gob olka oo aan si wada jir ah u horumarno una bar waaqowno. Waxaan si weyn u dhowreynaa dha mmaadka bishan November si rasmi ah na loo gu aqoonsado inaan noqono xubinta cusub eek u soo biireysa Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (East African Com munity). Tallaabadan ayaa abuuri doontaa waa cusub oo rajo leh, xasilooni, iskaashi iyo hor umar wadaag ah.
Waxaan rajeyneynaa inaan qeyb ka qaada no kulanka lagu soo bandhigi doono Hiigsiga 2050 ee Urur Goboleedka EAC ee wanaajinta ka faa’iidaysiga kheyraadka gobolka si loo dar dargeliyo wax soo saarka iyo samafalka dady owga gobolka ku nool.Viva, EAC, VIVA!
Waxaa qoray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Mudane Daud Aweis


0 



HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO TALAADO 14-KA NOVEMBAR 2023
.