HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 13-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Monday November 13, 2023 - 08:32:22 in Wararka by
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 13-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan oo dhigiisa Dalka Cir aaq kula kulmay Magaalada Riyad

Madaxweynaha SoomaaliyaXasan She ekh Maxamuud ayaa Shalay dalka Sacuu diga kula shirey Madaxweynaha dalka Ciraaaq Abdul Latif Rashid.

Labada Dal oo halgan kula jira kooxo Isl aamiyiin ah ayaa is-dhaafsiga khibradaha iyo xirfadaha la xiriira dagaalkan, sidoo kale wax ay isla garteen iskaashiga dhanka amniga iyo danaha wadajirka ah ee ka dhaxeeya Labada shacab ee walaalaha ah.

labada Dal ayaa wajahaya weerar isku nuuc ah iyadoo mid kasta dalkiisa uu ka jio urur diimeedyo dowlada ku kacsan kuwaa soo qaraxyo iyo dilal gaadmo ah inta badan ku carqaladeeya amniga dalka guud ahaan iyo waliba jiritaanka dowladnimo,.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo socdaal sha qo u jooga dalka Sacuduiga kadib markuu ka qeybgalay shirka dalalka Islaamka ayaa lagu wadaa inuu Caasimada Muqdisho ku soo laabto sacadaha soo socda halkaasoo uu ka maqan yahay in ka badan 2 asbuuc.

Gudoomiye Aadan Madobe oo la kul m ay Gudoomiyaha Maareynta Masiibooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarl amaanka Jamhuuriyadda Federa alka Soo maaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudd oomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyin ka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo warbixin ku saabsan xaalada guud ahaan de gaannada ay fatahaadaha iyo daadadka roo babku saameeyeen ka dhageystay guddoo miyaha Hay’adda Mareeynta Musiiboo yinka Qaranka, waxaana uu Guddoom iyaha kula dardaarmay madaxda iyo shaqaalaha hay’ad da SODMA in dadka Soomaaliyeed loogu shaqeeyo si hufan, isla-markaana ay laba ji baaraan shaqada ay qaranka u hayaan. Si doo kale Guddoomiyaha ayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in la isku gurmado oo la gacan qabto dadka ay saam eeyeen daadadka iyo fatah aadaha.

Madaxweyne Xasan Oo Sheegay In Waxa Ka Socda Qasa Ay Ka Soo Horjeedaan Xeerrarka Caalamiga Ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay shirka wadamada Islaamka ee ka dhacay mag aalada Riyaad ayaa sheegay in shacabka iyo dawladda Soomaaliyeedba ay ku garab taagan yihiin walaallahooda Falastiiniyiinta gobanimado oda iyo dawladnimadooda.

Madaxweyne Xasan ayaa yiri "Waxa ka so cda Qasa waxay ka soo horjeeddaan damiir ka aadamaha iyo dhammaan xeerarka iyo dhaqanka Caalamiga ah, si loo joojiyo waa in aan la nimaadnaa go’aan mideysan.

Dowlad madax bannaan oo reer Falast iin yeeshaan, caasimaddeeduna tahay Qud usta bari waa xalka kaliya ee lagaga hortagi karo qalalaase amni, siyaasadeed iyo bulsho oo ka dhaca Gobolka”.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sedex shir uga qaybgalaya dalka Sucuudiga, mid wadamada carabtu leeyihiin, mid wadamada islaamku isku arkayaan, iyo midka Sucuud iga iyo Afrika

Xamza oo weerar culus ku qaaday dowlad i ii tiisa ka horeeyey ee dalka soo maray

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa weerar ku qaaday dowladii dhexe ee Kacaanka, isagoo sheegay in wax kasta ay Soomaalida ka qaldameen xiligii ay dalkaan hoggaa min eysay.

Wuxuu sheegay in da dka Soomaaliyeed ay been isku sheegeen oo ilaa hadda ay ku hadaaqaan "xiligii ay ji rtay dowladii dhexe ayaan fiicneyn” balse wu xuu dadkaas weydiiyey "hadii dalkaan ay ka jirtay dowlad fiican, maxaa sidaan inoo gal ay?”

Wuxuu sheegay in Soomaalidu ay xornim ada ugu hor qaadatay Afrikaanka, balse ay Shalay ugu liidato oo dadkii ka dambeeyey ay ka hor mareen.

Sababta ay taasi ku dhacday wuxuu ku sheegay inay tahay beenta ilaa hadda ay is ku sheegaan dadka Soomaaliyeed, isagoo dadkiisa kula taliyey inay runta u soo laa btaan.

"Dadka qaar waxay amaanaan dowladii la soo dhisay 60-kii, oo maxaa loo afgembiyey hadii ay fiicneed? Anigaa idiin sheegayee wax dowlad ah oo aan soo dhisanay ma jirto ee been ayaan isku sheegnay,” ayuu yiri Xa msa Barre.

Wuxuu sheegay in wax kasta natiijada la ga fiiriyo, "maxaan halkaan u taaganahay oo dalalkii aan xoriyada ka hor qaadanay ay u hor mareen? Markii hore ayaan been wax ku dhisanay ee hadda runta ma isku shee gnaa?” Ayuu yiri.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sida ani ay tahay ceeb isla markaana aan lagu sii noolaa karin, " waxaan faqri lama dhaho aan ku jirno ee waa ceeb, dalkaan waan ceebeyn ay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. R/Was aaraha ayaa hadalkaan ka jeediyey Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya ko lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, kaas oo laga soo saa ray Warmurtiyadeed.

saa dhisidda dawlad-wana agga.

Madaxweyne soomaaliya oo M/Riyaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Ereta riya Md. Afwerki

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isa ias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirk a Sacuudiga iyo Afrik ee Riyaad.

Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka ayaa adkee yey xiriirka soojireenka ah ee ka dhex eeya shacabka Soomaaliya iyo dhig gooda Ereteriya, waxa yna isla qaateen in la sii xoojiyo, wadajirna loo wajaho caqabadaha ay wadaagaan lab ada dal.

R/wasaare Xamse oo daah fur ay Nidaam ka Ilaalinta Bulshada ee la gu yareynayo saboolnimada

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xamsa Cab di Barre, ayaa daah-furay Nidaamka Ilaalinta Bu lshada ee Diiwaanka Bulsho ee Midaysan oo lagu yaraynayo saboolnim ada iyo sugn aan la’aanta cuntada, si loogu diyaariyo bulsho adkaysi u leh aafooyinka ay ka mid yihiin abaaraha, fatahaadaha iyo Ayaxa.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay mudnaanta uu xilligan u leeyahay da lka nidaamkani oo ay xuddun u tahay siyaa sadda Xukuum adda Dan-Qaran ee ah in la helo horumar ay bulshadu qayb ka yihiin, una siman yihiin si loo xoojiyo am maanka, kob oca dhaqaalaha iyo wada-socodka bulshada Soomaaliyeed.

Mudane Xamsa ayaa faray dhammaan Hay’adaha Caalamiga ah, kuwa Waddaniga ah iyo inta ku hawlan hawlaha Gargaarka inay isticmaalaan Diiwaanka USR ee Daw ladda si looga fogaado, iska warqab la’aan iyo xaqi ijinta in bulshada si hufan loogu ade ego, taasi oo keenaysaa in lagu kals oonado dawladda, waxayna caawina y


Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaa liya iyo Sucuudi Careebiya

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalg ashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya ay aa uga warbix iyey fursadaha ballaaran ee maalga shiga Soomaaliya.

Madaxweynaha oo dul istaagay muhiimadda gobta istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalkeennu iyo kororka joogt ada ee dadka Soomaali yeed ee hor umarka ka sameynaya ganacs iga caal amiga ah ayaa tilmaamay in iskaa shiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga Soomaaliya iyo Sucuudiga ay mudnaan gaar ah siinayaam, dowla dduna ay diyaarisay sha rciyo dhaqan gal ah oo loo marayo hanna anka maalgashiga dalka.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Qorsh eynta ee XFS oo la kulmay wafdi ka socday maamulka KMG SSC-Khaatumo

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qor shey nta Qaranka, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuu madda Federaalka So oaaliya Md.Cabdirashiid Qallinle ayaa Shalay xarunta dhexe wasaaradda Qorsheynta Qar anka Kulan kula qaatay wafdi ka socda Maa mulka kumeel gaarka ee SSC-Khaat umo, waxaana ay ka wada hadleen arrimaha ma shriicda horuma rineed iyo qodobbo kale oo ku saabsan xoojinta adeegyada wax-galka u ah bulshada deegganka,

Wasiirka ayaa sheegay ina dar-dargalin doonan mashriicda bulshada muhiimka u ah sida soo noolaynta kaabayaasha Dhaqaal aha, Maamul dhisida iyo in adeegga dowlad dnimada la gaarsiiyo illaa heer tuullo oo ah nidaamka dalkeennu ku dhisan yahay ee Federaal.

Ugu dambeyn kulanka waxaa laysku af gartay in la adkeeyo iskaashiga Shalay u fur may Wasaaradda Qorshe ynta Qaranka iyo Maamulka SSC-Khaatumo. Iyada oo saldhig looga dhigayo Qorshaha Horumarinta Qaran ka Soomaaliyeed.

Wabiga Shabeelle oo fatahaad horleh ka sameeyay Beledweyne

Fatahaada Beledweyne waxaa Saacadihii la soo dhaafay ayaa Wabiga Shabeelle uu fatahaad xoo gan ka sameeyay Xaafado kat irsan Ma gaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo saameyn xoogan ku yeeshay Xaafadaha degma daas.

Wabiga ayaa waxaa siweyn uga fatahay Xaafadaha Bundaweyn iyo Howlwadaag, ka dib markii u wabiga Habeen hore saqdii dhe xe karkaarada uu jabs aday.

Xaafadahaan ayaa dadkii daganaa intoo da badan ay horay uga bara kac een dhowr kii maalmood ee lasoo dhaafay, hayeshee waxaa jiray dad kooban oo ku harsanaa xaa fadaha oo Habeen hore habeen barkii biyaha guryaha ugu galeen.

Duhurninadii Dorraad ayay aheyd markii uu wabiga ku fatahay qeybo ka mid ah xaa fadaha Kooshin iyo Xaawa taako.

Ma jirto ilaa hadda wax khasaare nafeed ah oo ay geysteen fatahaada ku dhufatay In ta badan xaafadaha Bal edweyne.

DFSoo ku dhawaa qday in dalka guud aha an uu galay xaalad deg deg ah

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xuku umada Fedaraalka Soomaaliya Daa'uud Aw eys Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaan dalka inuu galay xaalad deg deg ah, kadib roobab mahiigaan ah iyo fatahaado is barbar socda oo saameyay dadka Soomaal iyeed.

Wasiirka ayaa xusay in daadadka iyo fata haada ka jirta qaar ka mid ah gobolada dalka in ey ka dhasheen khasaao oyin isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo bur bur hantiya deed oo baaxad leh. Wuxuu sheegay Wasiirka Warfaa finta in daadadka ka dhashay roobabka iyo fata haa da iney ku barakaceen dad gaaraya 500, 000, islamarkaana ay ku dhinteen dad gaar aya 31 qof.

"Dhibaatada waddanka ka jirta oo ay sab abeen fatahaadaha iyo Roobabka xooggan, taas oo keentay in dowladdda Federaalka So omaaliya ay ku dhaw aaqdo in waddanka uu galay xaaladda degdeg ah, si loogu gurmado dadka ay dhibaatooyinka ay soo gaareen iyo in wax laga qabto dhibaatooyinka ay fatah aadahu dalka ka geysteen" ayuu yiri Was iirka Warfaafinta Soomaaliya Daa' uud Aw eys Jaamac.

Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka Warfa afinta Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya, iy adoo qaar ka mid ah gobo lada dalka ay wali ka da'ayaan roobab iyo waliba fatahaado oo saameen ku yeeshay nololsha dad badan oo markii horeba la daalaan dhacayay nolol ma alneedkooda.

Kukunka Qayb kamid ah Laamaha Maam ul ee degmada Hodan oo Argagixisanimo loo haystay

Maxkamadda Darajada 1aad Ee Ciidama da Qalabka Sida ayaa Shalay xukuna u dhax eya 10 ilaa 1- sano waxay ku riday qeyb ka mid ah laamaha Maamul ee degmada Hodan oo Argag ixisanimo loo haystay. Xukunka Ma xkamadda ayaa u dhacay sidatan:-

1- Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan Jimca ale (Macruuf) Ayaa u qaabilsanaa Khawaar ijta Gudbinta Macluumaadka iyo Xogaha Xub naha ka shaqeeya Degmooyinka kala ah, Da yniile, Yaa qshiid, Hilwaa, Hodan, Howl-wada ag. Macruuf ayaa Afar iyo tobankii bishii Jun ee sanadkaan Hay’adda Nabad Sugida ka soo qabatay suuqa weyn ee Bakaaraha.

Computerkiis ayaa laga helay liiska xogta iyo taleefanada Shariif Nuur Awliyo iyo Cabdi Cali Tabliiq iyo Xubno kale oo Maqanayaal ah oo uu horjooge u ahaa, Shalay ayey Max kamadda Darajada koowaad ee Ciidamadda ku xukuntay 10 sano oo Xabsi Ciidan ah.

2- Shariif Nuur Cali Aadan Ayaanle (Sha riif Owliyoo) oo ahaa gudoomiyaha waaxda October ee Dagmada Hodan ayaa loo soo xi ray u gudbinta Khawaarijta Macluumaadka iyo Xogaha Xubnaha Dowladda ee ka shaqe eya Degmada Hodan. Waxa ayna Maxk ama dda ku xukuntay Sideed Sano oo Xabsi Cii dan ah.

3- Jabriil Cabdullahi Cali Cadoow (She ekha) ayaa isna Khawaarijta u qaabilsanaa Qeybta Faafinta Fikirada guracan ee kooxda, waxa uuna tababar ku saabsan Jabhadaha ku soo qaatay Saakow, waxa uuna ka mid ah aa basaasiinta maleeshiyada ku dhuumaale ysata Muqdisha, waxa ayna Maxkamadda ku xukuntay Sideed Sano oo Xabsi Ciidan ah.

4- Cabdi Cali Cibaar Wardheere (Tabliiq) ayaa uqaabilsanaa Khawaa rijta Qeybta Soo gudbinta Macluuma adka Deegaanka Daarus alaam iyo Carafaad, isagoo u gudbin jiray Xogta Qaraxyada ka dhaca Goobahaas. Wa xa ayna Maxkamadda ku xukuntay Shan Sa no oo Xabsi Ciidan ah.

5- Canab Xuseen Cumar Fiidow ayaa Ca bdiraxiin u gudbin jirtay xogta Degmada Hod on iyo Xarunta Xisbiga, sidoo kalana ay ka taageri jirtay Khawaarijta baraha bulshada ga ar ahaan Fecbook. Waxa ayna Maxakamad da ku xukuntay Hal sano oo Xabsi ciidan ah.

4 ka mid ah kooxdan ayaa iyagana ay Maxkamadda ku xukuntay Sadax sano oo xabsi ilkuhayn ah.

6- Cawil Jaamac Cabdulle Xiireey.

7- Raxma Cabdishakuur Cali Muumin (San dheere)

8- Maxamuud Axmed Siyaad Barre (Mur uq)

9-Sharma’arke Muuse Ismaaciil Caraale

Halka Asiili Maxamed Dhicisow Faarax iyo Xasan Maxamed Ibraahim (Xasan Kacaan) lagu waayay wax danbi ah ay maxakamadu sii daysay.ukunkan Waxaa la wadaagay Warbaah inta Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shu ute Guddoomiyaha Maxk amadda Darajada Koowaad Ee Ciid amada Qalabka Sida.


MAAMULKA SSC- KHAATUMO OO DIG NIIN U JEEDIYAY MADAXWEYNE DENI IYO MUCAARADKIISA

Maamulka SSC- Khaatumo ayaa markii u gu horraysay ka hadlay khilaa fka siyaasa deed ee arrimaha doora shada ee ka taagan Puntland.

Madaxweynaha SSC- Khaatimo, Cabdiq aadir Axmed aw-Cali Firdhiye ayaa ugu baaq ay dhinacyada isku haya doorashada inay xal ka gaaraan khilaafka siyaasadeed ee dhe xdooda.

Madaxweyne Firdhiye wuxuu uga digay dhinacyada is haya in xaaladda la gaarsiiyo meel aan lagasoo celin karin, isagoo sheeg ay in indhaha lagu hayo waxa ka soconaya Garowe.

"Waxaan rajeynayaa in talo qabeenka hal kaa jooga, ee talada wax ku leh, oo aanu ka mid nahay, in laga buuxsan doono oo aan lo oga sii dari doonin,” ayuu yiri madaxweynahaSSC- Khaatumo.

Hadalka madaxweynaha SSC- Khaatumo ayaa yimid, iyadoo laga cabsi qabo in khil aafka siyaasadeed ee madaxweyne Deni iyo mucaaradka uu isku bedelo gacan ka hadal.

Mucaaradka ayaa madaxweyne Deni ku eedeeyay inuu ku mashquu lsan yahay hub arursi iyo ciidan qora sho, halka mucaarad kana lagu eedee yay nayo inay maleyshiy aad kusoo ururi yeen magaalada Garowe.

Wax yar labo bilood ayaa madax weyne Deni uga harsan muddo xileed kiisa, hase ah aatee wuxuu ku adkays anayaa in uu qaban doono doorasho qof iyo cod ah, taasoo hal mar madaxw eynaha iyo xubnaha baarlam aanka lawada doorandoono.

Mucaaradka ayaa ku goodiyay haddii la gaaro kowda December inay iyagu ka shaq ayn doonaan soo xulidda baarlamaanka 66-da xubnood.

Ciidamada Dowlada oo Shalay soo bandhi gay Alshabaa laga soo qabtay Ceeldheer

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala xadka Shabeelaha dhexe iyo Gal gaduud ayaa Shalay soo bam dhigay Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo Dorraad ay ka soo qa bteen Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Gal gaduud.

Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Caraaye Garoobshe ayaa sheegay inuu Alshabaab ugu qaabilsanaa inuu u dhexeeyo iyaga Bee sha waa sida uu hadalkiisa u dhigay inkastoo Ciidamada Dowlada ay tilmaameen inuu Alshbaaab u qaabilsanaa soo ururinta lacaga ha ay qaataan Alshabaab.

Cabaas wuxuu dhankiisa sheegay in Dor raad laga soo qabtay Ceel-dheer islamarka ana uu hada ku jiro gacanta Ciidamada Dow lada isagoo mabad qaba.

"Asxaabteyda waxaan leeyahay halkaan imaada waad ku nabad galeysaan sida aniga aan ugu nabad galay”ayuu yiri Cabaas oo mar wax laga weydiiyay wuxuu asxaabtiisa ugu baaqayo.

Haweeney laba gabdhood ku dishay dule eda Muqdisho oo lasoo qabtay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo bax aya dhacdo argagax leh oo Habeen hore ka dhacday gudaha deegaanka Gubadley ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii haweeney ku hubeysan mindi ay laba gab dhood ku dishay halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in falkan uu Hab een hore si gaar ah uga dhacay xaafadda Bu ur Bishaaro ee deegaanka Gubadley, waxa ana haweeneyda dilka gaysa tay iyo labada gabdhood ee geeriyooday ay ahaayeen da ris, waxayna wada daganaa yeen gur ku yaalla Gubadley.

Qaar kamid ah dadka deeg aanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheeg ay in muran ka dhashay carruur is dagaa shay uu soo kala dhex-galay haweeneyda iyo labada gabadhood, kadibna ay eedeys anaha soo qaadatay toorey, sidaasna ay ku dishay labada hablood.

Eedeysanaha ayaa waxaa magaceebda lagu sheegay Anbiyo Maxamed Cali, halka la bada gabar ee ay dishay lagu kala sheegay Nimco Saalax iyo Iqro Daahir oo ahaa gabar iyo dumaashideed.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee de egaanka Gubadley oo goobta tegay ayaa howlgal ay sameeyeen waxay gacanta kusoo dhigeen haweeneydii ka dambeysay falkaasi oo markii hore isku deyday inay goobta ka baxsato, waxaana la geeyay xarunta hay’ adda C.I.D-da.

Sidoo kale waxaa haatan socda baarita ano dheeraad ah oo ku aadan dhacdadaasi, ayada oo booliska Soomaaliya uu sheegay in eedeysanaha la horgeyn doono calaadadda.

"Waxaa haweeneyda eedeysanaha ku so coto baaris waxaana la hor geyn doonaa cad aalada” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay tal iska booliska ee gobolka Banaadir.

Si kastaba, dhacdadan ayaa argagax we yn ku reebtay dadka deegaanka, ayada oo si doo kale, si aad ah looga hadal haayo bara ha bulshada ee Internet-ka.

Faysal Cali Waraabe oo waji cusub u yeel ay dagaalka SSC iyo Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somalil and, Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dag aalkii dhowaan ka dhacay Buqdharkayn ee gobolka Sool ayaa tilmaamay in ujeed gaar ah laga leeyahay, isla markaana la doonayo in lagu dabar jaro reero gaar ah.

Faysal Cali Waraabe ayaa xusay in dagaal kaas ay soo qaadeen waxa uu ku tilmaamay cadow soo duulay oo uu ugu yeeray G21, isaga oo ku eedeeyay in ujeedka kooxdan uu yahay inay dabarg oyso beesha Isxaaq, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ku eedeeyay ciidanka SSC-Khaatumo inay gube en tuulada Buqdharkayn, taasina ay cadeyn eyso cadowtinimada ay u hayaan Somal iland."Arrinta ka dhacday deegaankaasi waxay muujinaysa siyaasada iyo u jeedada ay leeyihiin cadawga inagu soo duulay, ee is bahaystay ee G21, waa dabargoynta reer Sheekh Isaxaaq” ayuu yiri Faysal Cali Waraa be. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UC ID ee Somaliland ayaa sidoo kale farriin u dir ay shacabka Somaliland, wuxuuna ugu baaq ay inay garab istaagaan ciidankooda.

Waxaa kale oo uu baaq u diray ciidanka, isaga oo ka dalbaday in aysan ku xadgubin dada shacabka ah iyo hantidooda.

"Shacabka Somaliland waxan leeyahay ha la taageero ciidankeena, difaaca qaranka iyo xuduudeena, yaan loo dhaqmin siday u dha qmeen, yaan guryaha la gubin, yaan maatida la dilin, yaan maxaabiista la dhibaatayn” ay uu mar kale yiri Guddoomiye Faysal Cali War aabe.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya, ayada oo 7aadkii hore uu mar kale dib u qarxay daga alka u dhexeeyay SSC iyo Somaliland oo is ku haya gacan ku hayta gobolka Sool.

Uganda oo ciidamadeeda ka eriday labo sarkaal oo ATMIS ka tirsan oo lagu eede eyay fuleynimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dalka Uganda oo muddooyinkan ku shaqey naysay saldhigga ciidamada Uganda ee gu daha Soomaaliya, ayaa xukun ku ridday 2 sa rkaal oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Soomaaliya.

Maj John Steven Oluka, oo 58 jir ah, iyo Maj Zadock Abor, oo 49 jir ah, ayaa lagu he lay dambi la xiriira Fulaynimo, waxaana lagu ciqaabay in laga eryo ciidamada.

2da sarkaal ayaa loo haystaa inay si xun u maareeyeen weerarkii Alshabaab ay bishii May ee sanadkan ku qaadeen xerada ciidanka Uganda ee Buulo Mareer, halk aas oo ay ku dileen in ka badan 50 Askari.

2ada sarkaal ayaa la xaqiijiyay inay hayeen warbixino sirdoon ah oo la xiriiray weerar ka ga soo wajahan Al-Shabaab, balse waxay ku guuldareysteen inay si waafi ah u qorsheeya an oo ay ka jawaabaan weerarkaas, waxay na ku guul daraysteen inay ciidamada dagaal galiyaan, taas bedelkeedna ay dib ugu gurt een degaanka Golweyn.

Dowladda Uganda waxay sheegtay tallaa bada ay qaadeen 2dan sarkaal ay in hoos u dhigtay sumcadda ciidankeeda. Waxay kaloo raacisay in falka ay sameeyeen ay ku way day askar badan iyo qalab ciidan.

Wadamada Carabta Iyo Islaamka Oo Ku Baaqay In Si Dhaqso Ah Loo Joojiyo Duqeynta Qaza

madaxeedka Carabta iyo Islaamka oo uu Sacuudigu martigeliyay ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka Gaza, wuxuuna diiday in ficillada Israa’iil ee ka dhanka ah falastiiniyi inta uu yahay mid isdifaac ah.

Shir madaxeedka ayaa war murtiyeed la ga soo saaray waxaa lagu cambaareeyay ga rdarrada Israa’iil ee Marinka Gaza, dembiyo dagaal iyo xasuuqa bahalnimo oo bini’aad antinimada ka baxsan dadka rayidka ah.

Waxay sidoo kale ku baaqeen in la joojiyo go’doominta Gaza, ogolaanshaha gargaarka bini’aadantinimo iyo joojinta dhoofinta hubka ee Israel.

Hogaamiyayaasha ayaa dalbaday in Go laha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu qaato qaraar adag si loo joojiyo gardarrada Israel ee Gaza.

Kulankan oo markii hore waxaa la filayey inay ka qeyb galaan 22-ka xubnood ee urur ka Jaamacadda Carabta, balse markii dambe waxaa shirka lagu kordhiyey ururka iskaashi ga Islaamka (OIC) oo ah urur ballaaran oo ay ku mideysan yihiin 57 dowladood oo u badan Muslimiin, kuwaas oo dalalka Jaamacadda Carabta ay ka tirsan yihiin.

Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan (MBS) oo khudbad ka jeediyay furit aanka shirka ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo howlgallada militari ee Gaza, lana sii daayo dhammaan maxaabiista.

"Tani waa masiibo bini’aadantinimo oo caddaysay guul-darrada beesha caalamka iyo golaha ammaanka ee Qaramada Mido ob ay inay soo afjaraan xadgudubyada guud ee Israa’iil ee sharciyada caalamiga ah ee bini ’aadantinimada, ayna caddeeyaan labada hal beeg ee caalamku qaatay,” ayuu yiri.

"Waxaan hubnaa in sababta kaliya ee nab adeed ay tahay dhamaadka gumeysiga Isr ael iyo degsiimooyinka sharci darrada ah, iyo soo celinta xuquuqaha la aasaasay ee dadka Falastiiniyiinta iyo aasaaska dawladnimada 1967, iyada oo Bariga Jerusalem ay tahay caasimad,” MBS ayaa hadalkiisa daray.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erd ogan ayaa sheegay in Israa’iil ay ka aargoos aneyso carruurta iyo haweenka Gaza, isagoo dib u cusbooneysiiyay baaqiisa ku aaddan xa bbad-joojin degdeg ah.

Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxa muud Cabbaas ayaa iftiimiyay in Gaza ka so kow, weerarrada ciidamada Israa’iil ee Daan ta Galbeed ee la haysto ay sidoo kale sii kor dhiyeen, wuxuuna ugu baaqay Maraykanka inuu joojiyo gardarrada Israa’iil, qabsashada, xadgudubka iyo sumcad-dilista goobaha qud uuska ah.

"Ma jiro xal militari iyo mid amni oo la aqb ali karo maadaama ay dhamaantood fashil meen. Waxaan si cad u diidnay dadaal kasta oo lagu doonayo in dadkayaga looga barakic iyo Gaza ama Daanta Galbeed,” ayuu Cabba as ku daray hadalkii uu ka jeediyay kulanka.

Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa su’aal ka keenay ilaa intee in le’eg ayay beesha caalamku ula dhaqmi doo ntaa Israa’iil sidii inay ka sarreyso sharciga caalamiga ah.

"Dunida caalamiga ah ayaa weli ah mid difaac ah dhammaan muuqaalladan horto oda. Yaa qiyaasi karay in cisbitaallada si cad loo duqeeyo qarniga 21-aad? ayuu weydi iyey.

OIC waxaa ka mid ah dowladaha xubna ha ka ah adduunka Islaamka oo dhan, oo ay ku jiraan dhulka Falastiin ee deriska la ah Ma sar iyo Urdun, Lubnaan, Turkiga iyo Ciraaq.

Abdel Fattah el-Sisi, madaxweynaha Mas ar, ayaa ku nuuxnuuxsaday in siyaas adda "ciqaab wadareed” dil, go’doomin iyo waree jin xoog ah, ay tahay mid aan la aqbali karin. "Tani looma fasiran karo is-difaac, waana in si degdeg ah loo joojiyo”.

Iyadoo Iran ay marar badan ka digtay in baaxadda dagaalku uu sii balaarin doono haddii Israel ay joojin waydo weerara deeda, ayaa sidoo kale Madaxweyne Ebra him Raisi waxa uu ka qayb galay kulanka ka dhacay Ri yadh, taasoo noqonaysa booqash adii ugu horeysay ee Madaxweyne Iran ah muddo 11 sano ah.

"Duqeymaha indho la’aanta ah ee ka dhanka ah Gaza waa in la joojiyaa,” ayuu yiri Raisi, isaga oo intaa ku daray "Dowla daha Islaamku waa in ay u magacaabaan ciidanKa gumeysiga iyo nidaamka gardarrada ah [Israa’iil] urur argagixiso”.

Raisi waxa uu iftiimiyay in Washington ay Qaramada Midoobay ku taageerto Israa’iil isla markaana ay diido qaraarada ka hortag aya dilka Falastiiniyiinta.

Duqeymaha cirka ah ee aan joogsiga lah ayn iyo weerarada dhulka – oo jawaab u ah aa weerarkii 7-dii Oktoobar ee Xamaas ay ku dishay ilaa 1,200 oo Israa’iiliyiin ah – ayaa la gu dilay in ka badan 11,000 oo Falastiiniyiin ah, oo u badan rayid.

Israa’iil ayaa si weyn u xoojisay weerarr ada ay ku qaadayso isbitaallada maalmihii la soo dhaafay, Qaramada Midoobay ayaa she egtay in nolosha hal milyan oo carruur ah oo Gaza ku nool ay meel halis ah gaartay.

Jaamacadda Carabta ayaa ka kooban 22 dal oo ay ku jirto Suuriya, taasoo horraantii sanadkan dib loo aqbalay ka dib markii hogg aamiyeyaasha Carabta ay dib u bilaabeen wadahadalladii ay la lahaayeen Madaxweyne Bashaar Al-Asad ka dib toban sano oo dagaa llo sokeeye ah oo dalkaas ka dhacay.

Shir madaxeedkan wadajirka ah ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay socdaan dhaqdha qaaqyo diblomaasiyadeed oo ka socda gobol ka iyo meelo kale. Sacuudi Carabiya ayaa Ji mcihii marti galisay shir madaxeedka Afrika iyo Sacuudiga oo ka dhacay Riyadh, halkaas oo MBS uu ku baaqay in la joojiyo dagaalka.

Hogaamiyayaasha Russia, Iran, Turkey iyo Pakistan ayaa khamiistii shir ku yeeshay caasimada Kazakhstan ee Astana si ay uga wada hadlaan xaalada Gaza.

António Guterres & Netanyahu oo mar kale ereyo kulul warbaahinta isku mariyey

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay An tónio Guterres ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo wareysi siiyay CNN

Hoggaamiyaha Israa’iil ayaa sheegay in Guterres uu eedda dagaalka socda uu dusha ka saaray Israa’iil, taa beddelkeedana ay tahay in uu Xamaas ka dalbado inay u hogg aansamaan shuruucda caalamiga ah.

Guterres oo daba socda hadalkaas ayaa sheegay inuu cambaareeyay Xamaas "tan iyo bilowgii. dagaalka hase ahaatee Israel ay ku fashilantay iney kala saarto Xamaas iyo shacabka Falastiin.

"Waxaa jira mabda’ aasaasi ah waana in Xamaas aysan ahayn dadka Falastiiniyiinta ah, Waxaana loo baahan yahay inaad awood u yeelataan in aad kala soocdaan Xamaas iyo dadka falastiiniyiinta” ayuu yiri xoghayaha QM

Israel waxay ku kacday wax ka daran waxyaalihii argagaxa lahaa ee Xamaas ay sameeyeen, mana jirto sabab loo ciqaabo gu ud ahaan shacabka Falastiin.” ayuu yiri

Waxa uu intaa ku daray in ay jiraan cabas hooyin Falastiiniyiinta ka imanayey 56 sano oo ay Israel gumaysanaysay, kaasoo buu yiri sababay weerarka waxashnimada ah ee Xamaas.

Mar uu ka hadlayay doorka Qaramada Midoobay ee dhex dhexaadinta marka uu dhamaado dagaalka, Guterres waxa uu she egay in beesha caalamka looga baahan yah ay inay isu yimaadaan, Qaramada Midoobay na ay "qeyb ka qaadan karto” arrintaasi.

Waxaa loo baahan doonaa in la sameeyo kala-guur "kaas oo Israa’iil ay aqbali karto ma rka laga eego aragtida dammaanadda amn iga Israa’iil,” ayuu yidhi, isaga oo intaas ku da ray "in ay tahay ” isla markaana ay ogolaato in loo wareejiyo maamul waxtar leh oo Falas tiiniyiin ah.” Qaabka saxda ah ee tani "ma muuqato hadda,” ayuu yidhi.

Guterres wuxuu sheegay inay lama huraan tahay in "laga faa’iidaysto” xaaladda oo "ugu dambeyntii la isweydiiyo suurtagalnimada xal laba dowladood ah "Xalka labada dawlado od, sida ay aniga ila tahay, waa dariiqa kaliya ee looga bixi karo,” ayuu raaciyay.



MUXUU DALKA SOOMAALIYA DERISKA LA AH KA FAA'IIDAYAA DAYAX-GACMEEDKA UU HAWADA U DIRAY?


DJIBOUTI

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay dayax-gacmeedkii ugu horreey ay ee dalku leeyahay kaas oo muddo lagu waday horumarin iyo tijaabooyin hirgalintiisa.

Howlgalkan hawada sare ee Jabuuti wax aa wadajir loogu dhisay ka dib iskaashi dhex maray Djibouti iyo Center Spatial Universitai re de Montpellier ee Faran siiska.

Koox la soo xulay oo ardayda reer Jabuuti ah ayaa noqday qayb ka mid ah geeddi-socodkii laga bilaabo diyaarinta naqshada ilaa dhamm aystirka farsamada iyadoo ay haganayaan inj ineerro khabiir ah oo jooga Faransiiska.

Dayax gacmeedkan oo lagu magaaco Dja ibouti-1A ayaa soo aruurinaya xogaha iyo ma cluumaadka ku saabsan isbaddalka cimilada iyo cilmi baarisaha

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jabuuti Nabiil Maxamed Ahmed oo ka ha dlay hirgalinta mashruucan ayaa xusay inuu dalka u yahay fursad bilow ah oo ay ku hor umarinayaan cilmi baarisyda

"Waxaanu diyaarinay dhammaan waxy aa bihii lagama maarmaanka u ahaa in mashru ucan lagu guuleysto oo ay ugu horreyso xul ashada ardayda Jabuuti soo saaraan si ay u sameeyaan horukac dhanka tiknoolajiyada ta as oo horseedaysa in Djibouti ay awood u le edahay inay soo saarto dayax-gacmeedka oo ay hawada u dirto dayax gacmeedkan” ay uu yiri Nabiil

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ma shruucan dayax gacmeedka ay jabuuti ugu ta babarteen ilaa 10 qof oo isugu jira Imgineero iyo farsamayaqaano iyagoo sidoo kale horu marin lagu sameeyey habka soft wareka.

Dayax gacmeedkan waxaa uu dalka Jabu uti ka caawin doonaa inay helaan xogta dal ka waqtiyada loo baahan yhay gaar ahaan heerkullka, roobabka, gaar ahaan xaddigga biyaha roobabku dhigaan.

Sidoo kale waxaa kaalin weyn ka tarayaa dayax gacmeedkan sida kor loogu qaado beeraha oo si wanaagsan loola socdo isbeddellada deegaanka ee waddanka oo dhan.

DJIBOUT

IDayax gacmeedka Jabuuti u dirtay hawada sare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa toos u daawa nayey xilligii hawada loo dirayey dayax gacm eedka dalkiisu u diray hawada sare.

Dayax gacmeedka ayaa sanadkan 2023-ka maray tijaabo adag isagoo Jabuuti ku til maamtay horumar dhanka tecnolajiyada oo dalku gaaray

Dalkan ku yaala bariga Afrika ayaa xusa ya horumar tignoolajiyada ah oo muhiim ah taas oo muujinaysa guul weyn oo u soo hoya tay isku filnaanta tignoola jiyadda Djibouti iyo horumarka sayniska.

Waxay u oggolaanaysaa Djibouti inay do or firfircoon ku yeelato bulshada hawa da sa re ee caalamka oo ay wax ka qabato caqab adaha ka jira xudduudaheeda.

Dhacdadan taariikhiga ah waxay ka dhac day Saldhigga Ciidanka Cirka ee Vand enb erg dalkuna wuxuu hamigan galiyey muddo sanadaa.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Jabu uti hawada hiigsato. Horraantii sana dkan ay ay ahayd markii madaxweynaha Jabuuti Ism aaciil Cumar Geelle uu ku dhawaaqay in Jab uuti ay noqon doonto dalkii ugu horreeyay Afr ika ee dekad ka fura hawada.

Madaxweynaha ayaa horraantii January bartiisa Twitter-ka kusoo qoray in dalkiisa uu qorsheynayo dekaddan hawada sare laga dhisayo, iyadoo lala kaashanayo shirkadda Shiinaha laga leeyahay ee Hong Kong Aer ospace Technology. Waa mashru uc weyn oo dalkan Geeska Afrika ku yaalla uu ku hor umarinaypo dhaqaalihiisa.

Jabuuti ayaa in muddo ah ku tiirsaneyd dhulkeeda istaraatiijiga ah ee Badda Cas ku xeeran, waana mid ka mid ah marinnada gan acsi ee ugu mashquulka badan addu unka.

BARIGA AFRIKA Qoraalka sawirka,

Dayax gacmeed

Dalalka ku yaalla Bariga Afrika ayaa tartarn ugu jiray sidii ay door ugu qaadan lahaayeen helidda tignoojiyadda ka caawin karta dhanka haw ada sare gaar ahaan cilmi baarista beeraha iyo la socodka cilmi baa rista cimiladda.

Kenya iyo Itoobiya ayaa dadaal xooggan u galay sidii ay u heli lahaayeen dayax gac meed ka caawiyada kobcinta xaga bee raha maadaama dalalkan haystaan dhul beereed baaxad leh.

Sanadkan 2023-ka Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horre eyay kaas oo dul saaran gantaalka SpaceX ee ka yimid Mareykanka, sida ay muujisay warbixin toos ah oo ay soo saartay shirkadda gantaallada ee Elon Musk.

Dayax gacmeedkan oo ay soo saareen sagaal injineer oo Kenyan ah ayaa uruurin doona xogta beeraha iyo deegaanka, oo ay ku jiraan fatahaadaha, abaaraha iyo dabka, kuwaas oo mas’uuliyiinta ay qorsheynay aan in ay u adeegsadaan maareynta musiib ooyinka iyo la dagaallanka cunno yarida.

Sidoo kalana Itoobiya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay sanadkii 2019-kii kaas oo laga ganay hawada saree e dalka shiinaha

Dayax gacmeedkan ayaa waxaa naqshad eeyay Injineero u dhashay Shiinaha iyo Itoo biya, waxaana dowladda Shiinaha ay bix isay illaa 6 milyan oo doollar oo ka mid ah in ka badan 7 milyan oo doollar oo ku bax ay wax soo saarka, sida uu wakaaladda war arka ee Reuters u sheegay Solomon Belay oo ah agaasimaha guud ee machadka say niska iyo tignoolajiyadda Itoobiya.

XIGASHO:-BBC

Israel iyo Xisbullah oo isweydarsaday duq eymo sababay Khasaare nafeed

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in diy aaradahooda dagaalka ay weerareen dhowr bartilmaameed oo Xisbullah ku leedahay gu daha Lubnaan Axad dii, iyagoo ka jawaab ayay weeraro ay ko oxdaas ka geysatay waqooyiga Israa’iil.

Xisbullah ayaa gantaalo ku garaacday go obo ay joogeen ciidamada Israel oo ku yaalla xadka.

"Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Cir ka ayaa weeraray dhowr bartilmaameed oo ururka argagixisada ah ee Xisbullah ay ku le eyihiin dhulka Lubnaan, iyagoo ka jawaaba yay toogashadii dhacday horaantii Shalay,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay IDF.

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in kaab eyaasha milateri ee Xisbullah ay ka mid ahaa yeen bartilmaameedyadii ay weer a een.

Horaantii Shalay , Israel waxay shee gtay in ay qaadayso weerarro madaafiic ah oo ay uga jawaabayso gantaallaha lidka taangiya da oo laga soo ganay Lubnaan kuna dhacay degaanka Dovev , oo ku yaalla waqooyiga Isr aa’iil halkaasoo ay dhowr qof ku dhaawacm een sida ay sheegtay.

Ururka Xisbullah ayaa sheegtay mas’uuliy adda weerarka, iyadoo sheegtay inay beegsa tay koox saadka milateriga ah oo doonayey inay billaabaan sameynta taawarro isgaarsiin eed iyo qalab ilaalineed.

Isku dhacyada Israel iyo Xisbullah ayaa udub dhexaad u ah cabsida laga qabo in dag aalka Israel iyo Xamaas uu ku fido Bariga Dhexe.

Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbullah Xa san Nasrallah ayaa khudbadiisii ​​labaad jee diyay tan iyo markii uu dagaalku billowday is agoo adeegsanaya muuqaal Sabtidii, isagoo sheegay in kooxdiisu ay sii wadi doonto cad aadiska ay Israa’iil ku hayso xuduudkeeda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip