
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA W. M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA NOVEMBAR 2023-KA
MW Xasan Sheekh "Waxaan rumeys annahay in aan hormuud u noqon karno Caalamka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fe der aalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Suc uudiga iyo Afrika ayaa ka war bixiyey xaaladda dalka, fursad aha iskaashiga iyo mowqifka Soomaal iya ee ku aaddan ga rab-istaagga wal aalaha Falast iin iyo joojinta duqeynta ka soco ta Qasa.
Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaali yeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan dib u dhiska dalka, xore ynta deegaannada iyo xoojinta hay’adaha do wladnimada, waxa uuna tilmaamay in Soo maaliya ay haysato mustaqbal fiican.
Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud ayaa bogaadiyey garab-istaa gga iyo iskaa shiga ka dhaxeeya Boqor tooyada Sucuudiga iyo Soomaaliya, isa goo sheegay in siyaasa dda guud ee Do wladda Federaalka Soomaa liya ay aa saas u tahay wada-tashi iyo wax wada-qabsi, uuna rajeynayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac.
"Laga billaabo hadda, waxaan rum eysan nahay in aan hormuud u noqon karno caa lamka dhanka beeraha, kheyr aadka xool aha, tan kheyraadka caga aran, isgaarsiinta, fududeynta ganacs iga, kheyraadka badda iyo hal abuurka tignoolajiyadda.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-su gaha Sucuu digu ayaa kula dardaarmay Madaxda ka soo qeyb-gashay mada shan in ay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xeeran qaara dda, mii saanna u yeelaan Iskaashiga Sucuu diga iyo Afrika.
R/ Wasaare Xamsa ” Nus Milyan So omaali ah ayaa bannaanka tuban oo gur yahooda ka baxay”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaa liya, Mudane Xa msa Cabdi Barre, oo furay Shirka Maalgash iga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya kaas oo lagu soo bandhigayo fursadaha maa lgshi ee kheyraadka badaheenna ayaa ka hadlaydhibaatooyinka ka dhashay roobabkamahiigaanka ah ee dalka ka da’ay.
Ra’iisal Wasa are Xamsa ayaa sheegay inay heleen labo fa riin oo muhiim, kuwaas oo ka yimid shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir, fariimahaas oo ka le ah in wax laga qabto daadadka ka dha shay roobabka ka da’ay magaalada ee xiray waddooyinka qaar iyo in la qaado dhagaxya da ku xiran waddooyinka caasimada, kuwaas oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, maaddaama amniga mag aala da Muqdisho uu soo hagaagay.
|
B/2aad |
"Waxaa dhibaato weyn oo roobku geystay ka jirta illaa labaatan iyo dhowr degmo oo dalka kamid ah, waxaan cabsi weyn ka qabta in Wabiga shabeelle uu yimaado uu qaado dadka reer Beledweyne iyo magaalooyinka kale ee dhaca Wabiga jiinkiisa. Waxaan la no ol nahay barwaaqo iyo dhibaato aan isku tagi karin” ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Xamsa.
Mudane xamse oo khubaddiisa kaga had lay dhinaco fara badan ayaa xusay in dhiba atooyinka dalka ka jira ee looga faa’ideysan la’yahay kheyr aadka dalka dhex ceegaaga inay kamid yihiin xasilooni daro, colaadda iyo dhibaatooyin kale, waxaana uu tilma amay in loo baahan yahay isbeddal dhab ah iyo in qo fka Soomaaliga ah la yimaado maskax togan iyo hab feker ku dhisan mustaqbalka dalka.
Wuxuu amray ciidamada qalabka sida ee ku sugan deegaannada ay saameeyeen roo babka inay si deg deg ah uga qeyb qaataan gurmadka dadka nugul ee waayeelka, haw eenka iyo carruurta isugu jira.
"Ciidamada qalabka sida qaybah ooda ka la duwan ee ku sugan deegaa nnada ay saa maysay roobabka waa inay si degdeg ah qa yb uga qaataan gurmadka dadka nugul ee waayeelka iyo caruurta isugu jira”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan gelisay sidii loogu gurman la haa shacabka Soomaa liyeed ee guryahooda uga barakacay daadadka iyo sidii loo badba adin lahaa kuwa ku xaniban biyaha.
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga roobabkii daadadka watay ee ka da'ay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdis ho Mudane Yuus uf Xus een Jimcaale (Mada ale) oo kulan la qaatay Gud oonka sare ee ma amulka Gobolka Banadir, ayaa ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay safar shaqo oo uu dhawaan ku tagay dalka Turkiya iyo kulan uu la yeeshay Duqa Magaalada Ankara, kaasi oo ay labada dhinac isla meel dhigeen xoojinta wada-sha qeynta labada dhinac iyo fulinta heshiisyada mataaneyn ee Ankara iyo Muqdisho. Shirka ayaa loogu hadlay xal u helida musiibooyinka ka dhashay roobabkii daadadka watay ee ka da'ay Magaalada Muqdisho, maareynta goo baha ay biyo dhigeen, u gar-gaarida shacab ka ay waxyeelada ka soo gaareen iyo soo cel inta Bilicda Caasimadda, iyadoona loo ma had celiyay guddiga heer Gobol ee la fal-geli da xaaladaha El-Nino oo iyagu shaqooyin mu hiim ah qabtay, una taagan samatabixinta Bu lshada. Guddoonka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qeybaha kala gedisan ee bul shada ugu baaqay in loo midoobo xaaladaha ka dhashay iyo kuwa ka dhalan kara Allaha ummada ka najeeyee saadaasha laga bix inaayo El-Nino ee ah in weli qeybo ka mid ah Gobolada dalka ee ku soo fool leeyihiin roo bab wata dabeylo iyo daadad laga cabsi qa bo in ay waxyeelo geystaan, waxaana loogu digay dadka dagan goobaha biyo qabadyada iyo kuwa ku hoos nool guryaha bur-bursan hoostooda in ay ka feejignaadaan qataraha la saadaaliyay.
Gudoonka Labada aqal ee Baarla manka BFS oo kulan xasaasi ah yeeshay
Gudoonka labada Gole ee Baarlam aanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) oo ay wehliyaan ku
xigeennada labada gudd oomiye, ayaa Shalay yee shay kulan xasasai ah.
Waxay kaga arrin sad een qabanqa abada iyo hannaanka furitaanka Kal fadhiga afaraad ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen labada xoghaye ee Baarlamaanka JFS ayay guddo onku iskula meel dhigeen in fadhiga ugu soo horreeya ee guddiyada joogtada ee Baarla maanka lagu go’aamiyo furitaanka kalfadhiga 4-aad iyo qabanqaabadiisa.
Labada aqal ayaa waxaa u dhama aday fasax labo bilood ah, waxaana la filayaa in dhowaan dib loo furo kal fadhiga 4aad si loo guda galo waaji baadka qaranka ee ay u xils aaran yihiin
Ciidamada Xoogga deegaanka ayaa how gal guulaystay ka fuliyey deg mada Ceeldhe er ee Gobolka Galg aduud.
Madaxweyne Saciid Deni oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobey
Magaalada Garoowe ee caasim adda Pu ntland ayaa waxaa gaaray Cat riona Liang oo ah Ergayga Qaramada Midoobey ee Soom aaliya, waxaana halka asi kusoo dhaweeyay Madaxda dowlad Gob oleedka Puntland.
Madaxweynaha Pun tland Siciid Cabdulla ahi Deni, ayaa Shalay Qasriga Madaxtooyad a ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hogga aminayso.
Kulanka ayaa looga hadlay Dowlad dhi ska Soomaaliya iyo sidii marwalba Puntland u qaadan laheyd doorkeedii muhimka ahaa ee lagu yaqaanay, waxaa sidoo kale Kulanka looga hadlay xaaladda bani’aadantinimo ee Gobolka Sool iyo Doorashooyinka Puntland sidii ay u dhici laheyd doorasho dimuqraa diya oo nabad ah. Waxaa Kulanka ka qeybga lay Madax we yne Ku-xigeenka Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland iyo Xafiis ka QM ee Pun tland.
Lafta-gareen oo Safiirka UK ee Som alia kala hadlay saameyta Fatahaada Roobabka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo wafdi uu hoggaam inayey.
Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Michael oo kulankooda ay ka qeybgaleen Wasii rada Wasaaradaha Qo rshaynta, Cadaalada, Gargaarka iyo Howla ha guud ayaa ka waraystay Saa maynta Fa tahaadka Biyaha, Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka, Xoojinta Wadashaqaynta iyo Hirgelinta Mashaariicda Loogu adeegayo Bul shada.
Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadh iya So omaaliya ayaa adkeeyey in Socdaalkiisa Ma gaalada Baydhabo ay tahay sidii Dowladda Ingiriiska ay kaalin ugu qaadan lahayd Ugur Mashada Dadka Saameynta ku yeeshay Fatah aadka Biyaha iyo sidii ay utaageeri lah ayeen Dadaalka Dowladda Koonfur Galbeed ee Daadejinta Adeegyada Dowladda.
Bayaan kulul oo ka soo baxay Shir-Mada xeedka dalalka Islaamka ee Riyadh
Qaraarka kama dambaysta ah ee ay soo saareen shir-madaxeedka Carabta iyo Islaa mka ee ka dhacay Riyadh ayaa dalbanaya in la soo afjaro gardarrada Israa’iil ee ka dhan ka ah Gaza.
Waxay ku eedeeyeen Israel iney gashay dambiyo dagaal, xasuuq bahaln imo, naxariis darro iyo wax bini’a adan tinimada ka baxsan "Waxaan ca mbaareyneynaa ga rda rrada Israa’iil ee ka dhanka ah Mari nka Gaza, dambiyada dagaal iyo xasuuqa ba halnimada ah, waxashnimada iyo bini’aadan tinimada ka baxsan ee ay xukuumadda gum aysigu ku hayso shacabka Falastiin, oo ay ku jiraan Daanta Galbeed ee la haysto iyo Ba riga Quddus. Waxaan dalbanaynaa in si deg deg ah loo joojiyo,” ayaa lagu yiri qaraarka.
War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shirku uu diiday isir sifaynta lagu hayo shac abka Falastiiniyiinta wu xuuna dalbanayaa in la soo afjaro go’ doominta Gaza iyo sidoo ka le in l;a fasaxo gelitaanka kolonyada gargaar ka bini’aadanimo, oo ay ku jiraan cunto, daa wo, iyo shidaal isla markiiba .
Waxay sidoo kale ka dalbatay Gol aha Ammaanka ee Qaramada Midoob ay inuu qaato "go’aan adag oo adag oo arrintan xal looga gaarayo. "Waxaan dalbaneynaa in Golaha Ammaanka uu qaato go’aan degdeg ah oo lagu cambaareynayo burburinta wax ashnimada ah ee Israa’iil ee isbitaal lada Marinka Gaza iyo ka hortagga gelitaanka dawooyinka, cuntada iyo shidaalka,” ayay raacisay. Qaraarkan ayaa sidoo kale ugu baa qay maxkamadda caalamiga ah ee dambi yada dagaalka inay baaritaan ku sameyso da mbiyo dagaal iyo xasuuq ka dhan ah bani’a adantinimada oo ay Israa’iil ka geysatay dad ka reer Fala stiin ee ku nool dhammaan dhul alka ay haysato.
Waxa loogu baaqay dhammaan wad dam ada sida Mareykanka iyo reer galbeedka inay joojiyaan hubka iyo ra saasta ay u dhoofiya an Israa’iil oo ay adeegsadaan ciidankeeda.
Shir madaxeedka ayaa sheegay in nabad cadaalad ah, waarta oo dham aystiran” ay tahay sida kaliya ee lagu dammaanad qaadi karo amniga iyo xasiloonida dadka gobolka.
"Joojinta rabshadaha iyo dagaallada lama gaari doono iyadoo aan la soo afj arin qabsa shada Israa’iil. awoodda ay ku qabsatay dhul ka Falastiin ayaa mas ’uul ka ah sii socosha da iyo sii xum eynta colaadda taasoo ka dhalatay gar darrada ay ku hayso xuquuqda aadan aha,” ayaa lagu yiri bayaanka.
R/Wasaare ku xigeenka XFS oo guddoo miyay kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka roobabka
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xuku uma dda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay kulankii u horreeyey ee Guddiga Qaran ee Gurmadka roobabka iyo daadadka El-nino.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo ka hadlay kulanka ayaa faray dhammaan Wasiirrada iyo madaxda Hay’adda SoDMA inay mid eeyaan dedaalkooda, isla markaana gurmad degdeg sidii loo gaarsiin lahaa dadka tabaale ysan ay ka shaqeeyaan maalin iyo habeen.
Xukuumadda DanQaran oo kaashan aysa Dawlad Goboleedyada iyo saaxii bbada caalamiga ah ayaa dadaal wayn ugu jirta sidii samafal degdeg ah loo gaarsiin lahaa muwaa diniinta dhibku gaaray sida uu sheegay Ra’ iisul Wasa are Ku-xigeenka XFS
Isimada Dhaqanka ee SSC Khaat umo oo nabad ku baaqay
Isimada Dhaqanka SSC Khaatumo, ayaa ku baaqay nabad, kadib markii dagaalo ay qaar kamid ah beelaha gobolka Sool wada da ga dhexmareen dha waan. simada dhaqan ka SS C Khaatumo ay aa nabad ku baaqay ka dib markii Dorraad uun salaadiinta dhina ca kale ay ku baaqeen dagaal buuxa, iyada oo labada dhinac ay maal mahan isku hub urursanayeen.
|
B/3aad |
Waxa ay sheegeen in anay marna ba xad gudbi doonin isla markaana ay dadkooda ku wacigalinayaan in ay is xakameeyaan oo anay samaynin wax xad gudub ah.
Waxa ay sheegeen in dadka Soma liland anay nabad ku baaqi karin, oo qofkii nabad ku baaqa loo arko qof Somaliland wax yee laya.
Dagaalada oo dhawaan ka dhacay deega anada Yayle iyo Buqdharkayn ee gobolka Sool, ayaa u dhexeeyay beelo halkaa wada daga, iyada oo sidookale ciidamada SSC Khaatumo iyo kuwa Somaliland na uu isku dhac dhexma ray.
DF oo faah faahin ka bixisay howlgal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Ceeldheer
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaaf inta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxm aan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in how gal qorsheysan oo ka dhacay degmada Cee l dheer lagu dilay xubno isugu jiray saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab.
Ciidamadda dowladda oo ay wehliyaan cii damadda deegaanka oo haystay xog ay la so wadageen Bulshada ku nool degmada Cee ldheer ayaa fuliyay holwgal qorsheysan oo ka dhanka ahaa Al-Shabaab, waxaana la she egay in gacanta lagu dhigay sarkaal lagu ma gacaabo Cabaas Garoobshe.
Sidoo kale Ciidanka deegaanka ayaa la tilmaamay inay dileen dagaa lame magaciisa lagu soo gaabshay ilkacase.
"Ciidanka Bariga Galguduud waxa ay Shalay ka hawlgaleen gudaha Ceeldheer, hal kaas joogay qaar waa dileen, kuwo nolasha ayay ku soo qabteen kuwana waa dhaawac, Dhul ninkiisa ayaa leh! Guulaysta, alle ayaa mahadsan” ayuu yiri Wasiirka Al-cadaala.
Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay gaari nuuca Soomaalida u taqaan Leyla Calaawi oo ay adeegsan ayeen Al-Shabaab howlgalka lagu qaaday.
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne
Wabiga Shabeelle ee dhexmara xaafada ha magaalada Baledweyne ayaa bilaabay in uu karkaarada ku jabs ado qaar ka mid ah xaafadaha maga alada Baledweyne.
Qeybo ka mid ah xaafadaha Koo shin iyo Xaawa taako ay uu duhurni madii Shalay ku fatahy wabiga, gaar ahaan laamaha Raadeer ka, Kutiimbo, dhagaxjibis iyo Shaah macaan.
Xaafadaha uu Shalay ku fatahay wabiga Shabeelle ayaa dhowrkii maal mood ee lasoo dhaafay waxaa ka jiray barakac xoogan oo ay sameynayeen dadka ku nool xaafadah aas, kuwaas oo ka cabsi qabay fatahaada uu Shalay ugu dambeyn sameeyay wabiga.
Waxaa sidoo kale cabsi aad xoogan laga qaba inuu wabiga saacadaha soo socda ku fataho qeybo ka mid ah xaafadaha Bunda weyn iyo Howlwa daag.
Fatahaada uu haatan bilaabay wabiga ay aa kusoo beegmeysa, iyadoo inta badan dad kii daganaa xaafadaha Baledweyne maalma hii lasoo dhaafay ay si weyn uga barakaceen gurayahooda, kuwaas oo u barakacay into oda badan Xaafada Ceeljaalle ee dhacda du uleedka Baledweyne.
Joe Biden iyo Xi Jinping oo kulan toos ah yeelanaya iyo Xogta Qodoba da ay kawada hadlayaan
Madaxweyne Joe Biden ayaa markii ugu horreysay muddo sannad ah si fool-ka-fool ah ula kulmi doona Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Arbacada soo socota, sida uu she egay Aqalka Cad, iya goo ka wadahadlaya dublamaasiyad heerkeedu sarreeyo oo lagu doonayo in la gu xakameeyo xiisadda u dhexeysa labada quwadood ee adduunka u gu awoodda ba dan. Kulankan oo si dhow siha loogu wada ha yo, dhici doono inta uu socdo shir-madax eed ka Iskaashiga Dhaqaalaha APEC) oo fu rmay magaalada San Francisco Bay, wuxuu socon karaa saacado, kaas oo sidoo kale ay ka qe yb gali doonaan saraakiil iyo mas’uul iyiin ka kala socda Beijing iyo Washington.
Waxaa la filayaa inay ka hadlaan arrima ha caalamiga ah oo ay ugu horreyso dagaal ka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, duulaan ka Ruushka ee Ukraine, xiriirka North Korea iyo Ruushka, arrinta Taiwan iyo guud ahaan gobolka Indo-Pacific, xuquuqda aadanaha, darooga fentanyl-ka, sirdoonka macmalka ah, iyo sidoo kale ganacsi ku dhisan caddal ad, sida uu sheegay saraakiil sare oo ka tirs an maamulka Biden.
"Waxba dib looma dhigi doono; wax walba miiska ayay saaran yihiin,” sida laga soo xig tay Sarkaal Mareykan ah oo diiday in maga
Ciisa la xigto. Saraakiisha Maraykanka, mud do sannad ah riixayay in shirkan la qabto, ay aa aamins an in Beijing ay si firfircoon uga shaqaynayso sidii ay u wiiqi lahayd siyaas adda Maraykanka ee caalamka.
Dibed-baxii ugu weynaa ee ka dhan ah Israel oo ka dhacay London
Kumamaan qof oo diidan xasuuqa Israiil ka wado Gaza ayaa si nabad ah ku dhexma ray bartamaha London sabtidii, xitaa iyadoo mudaaharaad aya asha garab ka midig ay isku dhaceen booliis ka, ka dib 7baad laga dood ayey in la fas axo mudaaharaadka iyo in kale.
Dibed baxan ayaa ku soo beegmay xili ay xiisad kicisay Xoghayaha Arrima ha Gudaha UK Suella Braverman oo horaantii todobaadk an ku tilShalayy mudaaharaadyada taageera ya Falastii niyiinta inay yihiin "nacayb” xam baar san waxayna ku baaqday in la joojiyo.
Socodkan ayaa sida muuqata ahaa kii u gu balaarnaa ee London ka dhaca tan iyo markii ay bilowdeen iska horimaadyada Ga za, iyadoo boqolaal kun oo qof ay ku daateen magaalada Hyde Park ilaa safaaradda Mare ykanka oo qiyaastii 3 mayl u jirta.
Booliiska London ayaa xiray 82 qof oo ra bshado lagu eedeeyey. Ciidama da ayaa she egay inay qeyb ka ahaay een koox dibadba xayaal ah oo isku dayayay in ay gaaraan saf aarada Mare ykanka.
In ka badan 2,000 oo boolis ayaa joogi do ona waddooyinka caasimadda illaa dhamma adka usbuucan si ay u hubiyaan in dibed bax ayaashu u hogg aansamaan sharciga iyo si looga hortago iska-hor-imaadyada suurtagal ka ah.
Booliisku waxa ay sidoo kale qaad ayaan tillaabooyin lagu qancinayo bul shada Yuhu uda, kuwaasoo lala beegs anayo dhacdooyin ka nacaybka nacay bka ah tan iyo markii dag aalya hanna da Xamaas ay weerareen Isra a’iil 7-dii Octobar, ciidamada Israa’iilna ay ka ga jawaabeen weerarro lagu xasuuqay kuma naan qof iyo inay ciidan u diraan marinka Gaza
"Waan ognahay saameynta isbiir saday ee sii socoshada mudaaharaady ada, xiisa daha sii kordhaya, iyo kor u kaca dambiyada naceybka ay ku ha yaan London oo dhan iyo cabsida iyo welwelka ay gaar ahaan bulshoo yinkay ada Yahuudda dareemayaan,” bool is ka ayaa ku yiri hadal uu soo saaray. "Wax ay xaq u leeyihiin inay ammaan ku dar eemaan magaaladooda, iyagoo og inay London oo dhan u safri karaan iyagoon ka baqin cabsig elin ama handadaad.”
Hawlgalka fulinta sharciga ayaa yi mid ka dib markii Taliyaha Booliska Mark Rowley uu iska diiday cadaadis uga yimid hoggaamiye yaasha siyaasad da oo mamnuucay soc odka.
Ben Jamal, oo ah agaasimaha Olol aha Isbaheysiga Falastiin, ayaa shee gay in diba dbaxayaashu ay ku baaqay aan in la joojiyo duqeynta Gaza, wuxu una ku dhaleeceeyay Braverman inuu mudaaharaadayaasha ku tilmaamay kuwo xagjir ah.
|
B/4aad |
Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbullah Xa san Nasrallah ayaa khudbadiisii labaad jeedi yay tan iyo markii dagaalka Xamaas iyo Isra a’iil billowday, isagoo ka hadlay xaaladda Ga za iyo isku dhacyada ka taagan xadka Lub naan iyo Israa’iil .
Nasrallah ayaa ku tilma amay xaaladda Gaza ka socota "dhacdo weyn, gaar ah oo khatar ku ah gobolkan iyo caalamkaba,” isaga oo intaa ku daray in waxa ka soo bixi doona dhimashada iyo burburka Gaza "ay noqon doonaan” kuwo aan looga hari doonin Israel.
"Dhacdadan xanuunka badan iyo dembi yadan waaweyn waxay muujinay aan aar go osiga Israa’iil. Tani Waxay muujinaysaa dab eecadda dhabta ah ee cidda (Israa’iil),” ayuu yiri.
"Usbuucii la soo dhaafay, shaki la’ aan, waxaa jiray sare u kac ah dhaq dhaqaaqyada iska caabinta (xuduuda). Tiro ahaan iyo noo cyada hubka ee aan isticmaalnay,” ayuu yiri Nasrallah.
Hezbollah ayaa maalmihii la soo dhaafay si qoto dheer u soo gashay dhulka Israa’iil, ayuu yiri Nasrallah, taas oo calaamad u ah in uu sii kordhayo kacdoonka.
Waxa uu sheegay in Xisbullah ay adeegs atay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, wee rar ay ku qaadeen fariisimaha Israa’iil markii ugu horre ysay taariikhda kooxdan. (Militer iga Israa’iil ayaa qiray in Xisbullah ay ade egsatay diyaarad aan duuliye lahayn.
Hezbollah ayaa, sidoo kale markii ugu hor eysay, waxay ridday gantaalada Burkan ee Ir an lagu sameeyo, kuwaas oo culeyskiisu dhan yahay 500 kiiloo garaam (qiyaastii 1, 100 rodol), ayuu yiri Nasrallah. Ururka Xisb ullah ayaa todob aadkan soo bandhigay muu qaal muuj inaya qarax weyn oo ka dhashay gantaalka Burkan.
Hogaamiyaha Xisbullah ayaa ku eedeey ay Israa’iil in ay qarisay tira-ko obka khasaa raha ka dhashay weer arada Xisbullah ee xadka.
Nasrallah ayaa ku eedeeyay Israa’iil in ay qarisay tira-koobkeeda khasaar aha weerar rada Xisbullah ee xadka.
"Goobta koonfureed ee Lubnaan waxay sii ahaan doontaa mid horudhac ah oo cadaa dis saaraya Israa’iil,” ayuu yiri.
Nasrallah wuxuu ku eedeeyay Mareykan ka "inuu maamulayo” howlga lka Israel ee Ga za wuxuuna ku eedee yay inuu taageeray sii wadida howlg alka Israel ee Gaza.
Nasrallah wuxuu yiri "dhammaan cadaa diska” si loo gaaro xabbad joojin waa in loo ji heeyaa Mareykanka. Waxa uu ammaanay weerarada ka dhanka ah saldhigyada Maray kanka ee Ciraaq iyo Siiriya, wuxuuna sheeg ay inay "joojin doonaan kaliya haddii Maray kanku xabbad-joojin ku cadaadiyo Israa’iil.
Qaramada Midoobey oo ku baaqday in la baaro hubka Israel ku burbu rineyso Gaza
Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysay codsatay in la baaro hubka culus, ee ay Israel u adeegsan eyso duulaankeeda Marinka Gaza Madaxa Xuquuqul Insaanka Qar amada Midoobey, Volker Türk ayaa sheegay in loo baahan yahay in baarita an lagu sameeyo hub ka halista ah ee Israel u adeegs aneyso weera radeeda Gaza, kaas oo burbur baahsan loogu gaysanayo dhulka Falas tiiniyiinta ee la go’doomiyay.
Ma daxa Xuquuqul Insaanka Qara mada Midoobey ayaa sheegay in isticm aalka Israel ee hubka saameynta ba dan leh laga daree may Marinka Gaza.
Duqaymihii cirka, badda iyo dhulka ee Isr ael ka wadday Gaza ayaa waxaa dhawaan ku biiray hawlgal dhinaca dhulka ah, oo sida ay sheegtay ay ku burburineyso Xamaas.
"Duqaymaha ballaaran ee Israel ku hayso Gaza, oo ay ku jiraan isticmaalka hubka qar xa ee saamaynta xoogan leh, waxay si cad u leedahay saamayn bani’aadanimo.” Ayuu yiri Volker Türk oo Warbaahinta kula hadlay ma gaalo madaxda dalka Jordan ee Amman.
Waxa kaloo uu yiri "Weeraradan waa in la baaro, waxaan qabnaa wala ac aad u weyn, oo ah in kuwani ay yihiin weeraro aan loo me el dayin oo xadgudub ku ah sharciga caala miga ah ee bani’aadantinimada.”
Waxa uu sheegay in Israel looga baahan yahay in ay joojiso hubka noo caan oo kale ah inay u adeegsato magaalo isku raran ah, oo ay ku nool yihiin buu yiri 2.3 milyan oo Falasti iniyiin ah.
Israel ayaa Xoogaga Xamaas ku eedeys ay inay gabaad ka dhiganayaan goobaha ray idka, isla-markaana ay hub iyo aalado kale ku qarinayaan isbitaal ada, oo ay marar ba dan ciidamadeeda beegsadeen.
Turk oo ka falcelinayay eedeymaha Israel ee Xamaas ayaa yiri "Isticmaal kasta oo koox aha hubeysan ee Falastiiniyiinta ee rayidka, si ay isaga difaacaan weerarka, waxay ka hor imaneysaa sharciga caalamiga ah ee da gaalka, balse habdhaqanka noocaas ah ee kooxaha hubeysan ee Falastii niyiinta kama saareyso Israel waajiba adkeeda ah inay hub iso in dadka rayidka ah aan la beegsan.”
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoob ey, António Guterres ayaa Isniintii sheegay in Israel ay si cad ugu xadgudubtay sharciga ca alamiga ah ee bani’aadantinimada.
Madaxweyne Abbas "Waxaan diyaar u na hay inaan la wareegno Marinka Gaza”
Madaxweynaha Falastiiniyiinta, Mahmoud Abbas ayaa sheegay in maa mulkiisu uu di yaar u yahay in uu la wareego masuuliyad da Marinka Gaza ee dagaala du ay ka socdaan.
Iyadoo Ciidamada Israel ku dhawaad muddo laba to ddobaad ah ay haw lgalo dhu lka ah ka wadaan qaybo ka mid ah Gaza, oo ay kula dagaalama yaan Xoogaga Xamaas ayaa waxaa soo xoogeysa naya weydiimaha ku aad dan, sida uu noqon karo mustaqbalka Marinka Gaza, ka dib ma rka uu dag aalku dhammaado.
Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa doonaya in Israel ay Gaza ku wareejiso Hoggaamiye yaasha Falastiiniyiinta ee waxa lagu sheegay nabadda jecel, kolka ay hadafkeeda ka gaar to dagaal ka Xamaas.
Madaxweynaha Falastiiniyiinta ayaa shee gay in la wareegistooda Gaza ay noqoneyso xal siyaasadeed oo loo helo Daanta Galbeed ee la haysto, Bariga Qudus iyo Gaza.
"Gaza waa qayb muhiim ah oo ka mid ah Dowladda Falastiin, waxaana si buuxda u qa adan doonnaa masuuliy adayda qaab dhism eedka xal siyaasa deed oo dhameystiran, oo ka kooban Daanta Galbeed, Bariga Qudus iyo Gaza.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.
Madaxweynaha ayaa dhalleeceeyay wee rarada baahsan ay Israel ka waddo Marinka Gaza iyo barakacinta khas abka ah ay ku ha yso shacabka Falast iiniyiinta ee halkaasi ku nool.
Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay inaanu xalka ku jirin cudud mi litari, balse dunida looga baahan yahay in ay si dhab ah ugu istaagto, sidii loo heli lahaa laba dal oo deris ah, naba dna ku wada nool.
Isku daygii ugu dambeeyay ee la doonay ay in lagu xaqiijiyo laba dowl adood oo Israel iyo Falastiiniyiinta ay leeyihiin ayaa dhicisoo bay sanadkii 2014, inkastoo ay jiraan dalal ku baa qaya in dib loogu soo laabto geeddi-soc odka nabadda.
Mahmoud Abbas, Madaxweynaha Falasti iniyiinta ayaa soo jeediyay in loo baahan yah ay shir nabadeed oo caa lami ah, kaas oo la gu muddeynayo xil liga la yegleelayo dowlad ay dadka reer Falastiin leeyihiin, lana helo da maanad qaadyada caalamiga ah, si xal loogu helo rabshadaha ku soo noqnoqday Bariga Dhexe.
Faransiiska oo dhabarka u jeediyay Israel
Madaxweynaha Faransiiska, Emma nuel Macron ayaa Maamulka Israel ugu yeeray in ay joojiyaan dadka aan waxba Shalaysan ee ay ku leynayaan Marinka Gaza
Madaxweynaha ayaa dhal leecee yay weerarada Isr ael, oo si joogto ah loogu di lo sida uu sheegay haweenka, carru urta iyo dadka da’da ah. Madaxweynaha oo Habeen hore la had lay BBC ayaa sheegay inaysan jirin wax sa bab ah oo Shalay Israel ay u duqayso Marin ka Gaza, isagoona xusay in xabad joojinta ay faa’iido u leedahay Israel.
"Waxaan ku boorinaynaa inay joojiy aan duqayntan.” Ayuu yiri Madaxw eynaha Faran siiska oo intaasi raaciyay "Si maalinle ah ay aa dadka rayidka ah loo duqeeyaa xaqiiqdii. Carruurtan, haw eenkan iyo dadkan waayeel ka ah waa la duqeeyaa oo la dilaa. Markaa ma jirto sabab taas loo sameeyo, sharcina ma jiro, marka waxaan ku boorinaynaa Israel inay joojiso.” Waxa uu sheegay in doorkiisu uusan ahayn in uu xukumo in sharciga ah la jebiyay iyo in kale, balse aan wax qiil ahi loo hayn duqaymaha har iyo habeen Israel ee la gu bartilmaam eedsanayo dadka reer Gaza.
|
B/5aad |
Emmanuel Macron, Madaxweynaha Far ansiiska ayaa wareysiga ku sheegay inaanu Israel ku raacsanayn habka ay isku difaacey so, taas oo uu sheegay in ay carro ka abuur eyso gobolka iyo dareen xun, isla-markaana ay seenta u dheereynayso colaadda, sida uu yiri.
Madaxweyne Macron ayaa sheegaya in colaadda oo la xaka meeyaa ay sidoo kale dan ugu jirto caala mka oo dhan, lana aqoons ado in nol osha aadan aha ay tahay mid muhiim ah.
Macron ayaa iftiimiyay in Faransi iska ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan ee Yu rub iyo sidoo kale bulsho ballaaran oo Yahu ud ah, isla-markaana ay Faransiiska iyo Yur ub inteeda kale arkayn kor u kaca naceybka dadka Yahuudda, ayna sal u tahay colaadd an ka oogan Bariga Dhexe.
Macron ayaa qaba in xabad joojin bani’ aadantinimo aanay waxba ka tari doonin colaadda, balse loo baahan yahay in la gaaro heshiis xabad joojin waarta ah. Faransiiska ayaa u muuqdo mid ka soo dabcay mowqifki isii toddobaadyadii hore ee dagaalka, oo si weyn uu Tel Aviv ugu taageeray weeraradii ay ka sameynaysay Marinka Gaza, ka dib we erarkii Xamaas ay ku dishay in ka badan 1,400 oo qof oo reer Israel ah.
Hoggaamiyihii ugu weynaa burcada Daroogada ka ganacsata oo lagu qabtay Istanbul
Ciidamada booliiska dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah hoggaamiya asha ugu sareeya bur cada ka ganacsata da roogada, waxaana nin kan in muddo ah baa digoob ugu jiray booliis ka caalamiga ah ee Interpol.
War kasoo baxay booliiska dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in la qabtay Dritan Rex hepi oo ah 44 sano jir u dhashay dalka Alba nia, ninkan ayaana la sheegay in uu kamid ahaa hogaami yayaasha ugu waaweyn caal amka ee ka ganacsada daroogada & hubka.
Dritan Rexhepi ayaa la qabtay xilli uu ka soo degay garoon kuyaalla magaal ada Ista nbuul, waxaana la sheegay ninkan in uu ku safrayay uu sameestay baasaboor dalka Colombia ah si aan loo aqoonsan.
Ninkan oo loo heesto falal dambiy eedyo ay kamid yihiin dilal, dhac , kufsi iyo ka gana csiga daroogada waxaa muddo raadinayay dalal Talyaaniga ku jiro, waxaana xogta lagu qabtay ninkan booliiska Turkiga la wadaagay kuwa Talyaaniga. Hogaamiyahan katirsanaa burcada ka ganacsatada daroogada ayaa la sheegay in uu madax u ahaa kooxda loo yaqaan Kompanio Bello oo awood badan
kuleh dalalka Yurub iyo K/Ameer ika.
ASKARIYAD IYADOO SHAQO KU JIRTA SAMEYSAY FAL NAXARIIS LEH OO AAD LOO AMMAANAY
Mexico XIGASHADA SAWIRKA,S.S.C
Elizabeth Dionisio Ambrosio waa sarkaal booliis oo ku ma shquulsaneyd samatabixinta dadka xilli duufaanno xooggan ay ku dhufteen dalka Mexico, waxayna meel fog ka maqa shay dhawaqa ilmo oynaya.
Sarkaaladdan 33 jirka ah qudheeda waa hooyo leh labo carruur ah, waxayna baadi-goobtay ilmaha oynaya.
Dadaal dheer ka dib, waxay aragtay hooyo iyo ilmaheeda oo afar bilood jira oo caawin u baahan.
Hooyada ilmaha ayaa sarkaaladda u sh eegtay in cunugg eeda uusan waxba cunin wax ka badan labo maalmood uuna la oynayo gaajo.
Sarkaaladdan booliiska oo lagu magacaabo Elizabeth Dio nisio Ambr osio ayaa tiri, "aniga xitaa waan nuuji yaa ilma hayga. Waxaan u sheegay haddii ay dooneyso, waan nuujin karaa cunuggeeda."
Mexico
XIGASHADA SAWIRKA,S.S.C
Sawirkan ayaa jaceyl iyo riyaaq ka kasbaday dadka mag aalada Acapulco oo ay saameysay duufaanta Otis waxayna sababtay khasaare badan oo dhaqaale iyo mid nafeed.
Ka dib markii ay hooyada oggolaan sho ka heshay, ayay sarkaaladdan hoos u dhigtay jaakaddeeda waxayna quudi say ilmihii gaajada la oynayay, ilmaha ayaana durba joojiyay oohinta. "Wuxuu ahaa dareen aad u mac aan. Wuxuu ahaa ilmo yar. Way dhibey saa hooyo inay aragto ilmo xaaladdaas ad ag ku sugan," ayay tiri Mrs. Dionisio. Sawir ay qaadday hay’adda amma anka Mexico markii ay sarkaaladdu nuu jineysay ilmaha ayaa internet-ka lasoo dhi gay, waxaana aad ugu riyaaqay dad ka baraha bulshada.
Mexico
XIGASHADA SAWIRKA,S.S.C Acapulco waa magaalo-dekadeed ku taalla Mexico, deegaannada ku hareere ysan iyo iyada xitaa, waxaa si xun ugu dhufatay duufaan. Sida laga soo xigtay xogta soo baxday October 31, ilaa 45 qof ayaa ku dhintay duufaanta halka 47 kalena weli la la’yahay.
Dadka dhintay waxaa ka mid ah saddex ajaanib ah, mid Ameerikaan ah, mid UK u dhashay iyo mid Canada ka soo jeeda.
Taariikhdu markii ay ahayd 25-kii Oktoobar, duufaantan ayaa gaartay heerkeedii 5-aad waxayna socotay muddo 12 saacadood ah, waxayna ahayd tii ugu xoogga badneyd ee ku dhufata Badweynta Baasiifigga.
Baadi-goobka dhibbanayaasha iyo qiimeynta waxy eellada ay sababtay duufaanta ayaa weli socda.
Xatooyo iyo koronto la’aan iyo biyo la’aan
Mexico XIGASHADA SAWIRKA,EPA
Meelaha qaar, dadka ayaa guryahooda ku gooyay laamaha geed aha iyagoo ka cabsi qaba in la dhaco, si aysan tuugado uga soo gudbin.
Kad ib duufaanta, waxaa jirtay rabsh ado ka dhacay Aca pulco iyo deegaann ada ku hareereysan kaddib marka go obo ganacsi la dhacay.
Dowladda ayaa ku qasbanaatay inay shaqaaleysiiso 1500 oo askari ah si loo sugo ammaanka gobolka loogana hortago qalalaasaha iyo dhaca.
Meelaha qaar waxaa ka jirta biyo, cunno iyo koronto la’aan, duufaanta aw geedna xaaladda ayaa kusii xumaatay dadka.
Balse isla mar ahaantaana, Wasiirka Gaashaandhigga Mexico ayaa sheegay in xoogagga qaranka ay ka shaqeyna yaan ammaanka Acapulco.
Hay’adaha kale iyo saraakiisha ayaa ku mashquulsan nadiifinta waddooyin ka iyo burburka ay sababtay duufaanta, meelaha kalena waxay isku dayayaan inay geeyaan cunno
iyo biyo iyo si loo xalliyo dhibaatada korontada.
XIGASHO:-BBC


0 



HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA W. M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA NOVEMBAR 2023-KA
..