HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Saturday November 11, 2023 - 08:36:26 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika

Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md.Xasan Sh.Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iska ashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqi fka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa.

Madaxweynaha ay aa soo bandhigay si da dowladda iyo sha cabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan dib u dhis ka dalka, xoreynta deegaannada iyo xoojinta hay’ adaha dowladnimada, waxa uuna tilmaamay in Soomaaliya ay haysato mustaqbal fiican.

Madaxweyne Xasan Sh.axamuud ayaa bogaa diyey garab-istaagga iyo iskaashiga ka dhaxeeya Boqortooyada Sucuudiga iyo Soomaa liya, isagoo sheegay in siyaasadda guud ee DFS ay aasaas u tahay wada-tashi iyo wax wada-qabsi, uuna ra jey nayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac.

"Laga billaabo hadda, waxaan rumeysannahay inaan hormuud u no qon karno caalamka dhanka beer aha, kheyraadka xoolaha, tan kheyraadka ca gaaran, isgaarsiinta, fududeynta ganacsiga, khey raadka badda iyo hal abuurka tignoolajiyadda.”

Madaxweynaha JFS oo ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Sucuudigu ayaa kula dardaarmay Madaxda ka soo qeyb-gashay madashan inay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xeeran qaaradda, miisaanna u yeelaan Iskaashiga Sucu udiga iyo Afrika.

Golaha wasiirada oo ansixiyay sharciga amni ga Saybarka iyo Xeer Nidaamiyaha NISA

Golaha wasiirada XFS ayaa Dorraad shirko oda 7adlaha ahaa ku yeeshay M/Muqdisho, waxa ana guddoomiyay sida caadada ahayd R/wasaare Xamza Cabdi Barre.

Inta badan golaha waisir ada ayaa shirkan soo xaadiray, ayada oo lagu ansixiyay 2 xeer oo muhi im u ah amniga dalka, oo ay dadaal xoogan ku bix ineyso dowladda Soomaaliya. 2ada xeer ee ay goluhu meel-mariyeen ayaa kala ah Xeer Nidaami yaha Hey’adda Nabad Sugidda Qaranka & Hindi se Sharciyeedka Amniga Saybarka (Cyper Secur ity), kaas oo ay goluhu Dorraad u codeeyeen, wu xuuna usii gudbi doonaan baarlamaanka Som aliya.

Intaas kadib golaha waisirada ayaa waxaa la horkeenay warbixinta baaxad da dhibaatada ka dhalatay roobabka iyo daadadka El-nino ee ka da’ay gob ollo badan oo ka mid ah dalka.

Golaha ayaa faray hay’adaha ka sha qeynaya gurmadka in la dardargeliyo sidii deg-deg gurmad loola gaari lahaa meelaha uu saameynta xoogga ku yee sheen daadadka. Sidoo kale shirka gol aha wasiirada ayaa looga dhageystay warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka wasaara daha gaa shaadhigga iyo amniga guda ha oo soo bandhig ay howlgalladii ugu danbeeyey ee lagu xoreynay ey isla markaana ciidanku hadda ku hawlan yihiin samo-tabixinta dadka fatahaada ha roobabku saameeyeen. Soomaaliya ayaa waxaa haatan ku dhuftay da adad xoogan oo saameyn ku yee shay boqolaal kun oo qoys oo ka barakacay gur yahooda, kadib ay dadaadku qaadeen. Si kast aba, DFS ayaa haatan wata gurmad xoogan oo ku aad an sidii wax looga qaban lahaa xaaladan, waxayna Dorraad doonyo u dirtay gobolka Gedo.

B/2aad

Xasan Sheekh oo ku baaqay in Israa’iil ay duq eymaha ka joojiso Qaza

Madaxweynaha JFS Xasan Sh.Moo ku su gan dalka Sacu udiga ayaa ka qeyb-galay Mad asha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika. Madaxweyne Xasan ay aa ka warbixiyey xaaladda da lka, fursada ha is kaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aa ddan garab-istaagga wal aal aha Falastiin & joojinta duqeynta ka socota Qasa.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dow ladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-gala yaan gobolka iyo qaaradda Afrika.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay la ja anqaadka caalamka ay barbar socdaan dib u dhis ka dalka, xor eynta deegaannada iyo xoojinta hay ’adaha dowladnimada.

Madaxweynha= wuxuu tilmaamay in Soomaaliya ay haysato mustaqbal fiican, intii uu jeedinaayey khudbadiisa. Isagoobogaadiyey garab-istaagga iyo iskaashiga ka dhaxee ya Boqortooyada Sucuu diga iyo Soom aaliya.

Sidoo kale wuxuu sheegay in siyaasadda guud ee DFS ay aasaas u tahay wada-tashi iyo wax wa da-qabsi, uuna rajey nayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac.

"Laga billaabo hadda, waxaan rume ysannah ay in aan hormuud u noqon karno caalamka dhan ka beeraha, khey raadka xoolaha, tan kheyraadka caga aran, isgaarsiinta, fududeynta ganac siga, kheyraadka badda iyo hal abuu rka tignoolajiya dda,” ayuu shirkaas ka yiri Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu dambe yntii ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Sucuu diga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula darda armay Madaxda ka soo qeyb-gashay shirkaas in ay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xe eran qaaradda, miisaanna u yeelaan Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika.

Gobolka Banaadir oo howlo biyo dhaamin ah ka sameeyay waddooyin ka mid ah Muqdisho

Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo celinta Bilicda Muq disho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowlad da hoose ee Xa mar ay dadaal xo ogan ugu jirto ma areynta iyo xal u helidda saame ey nta biyaha roo babka ee xiray wad dooyin kamid ah Muqdisho. Agaasimaha Gu ud ayaa xusay in lagu guuleystay biyo dhaamin iyo nadaafad laga sameeyay warta Nambar af ar,afisiyooni wadada 21-ka 0ka oktoo bar iyo Isk ool Boliisiya ,wuxuuna intaa raaciyay in ay socd aan habeynta iyo nadaafadda wadada u dhaxey sa dabka iyo bakaaraha. Agaasimaha Gu ud ee Waaxda Nadaafada iyo soo celinta Bilicda waxa uu u mahadcelin shirkadaha leh gaad iidka booyadaha oo ka qeybqa atay nadaafadda iyo biyo saarista waddo oyinka Muqdisho.

Maamulka Gobolka ayaa dadka ka codsaday in gacan laga geysto nadaafadda muqdisho, wax aana lagula taliyay dadka in ka fogaadaan ama ka guuraan goobaha biyo fariisiga leh

Maamulka Gobolka Banaadir,gaar ahaan waa xda dowladda hoose ayaa muddo 15-cisho ah ku howlan nadaafa dda iyo biyo dhaaminta waddooy inay xatireen biyaha roobabka,waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda la furo waddooyin ka Buulo xuubeey ,Daallo iyo kuwo kale

SH.Cali Wajiis oo farta ku fiiqay siyaasiy iin isku dira ya madaxweyn aha iyo R/Wasaaraha

Sheekh Cali Wajiis ayaa ka hadlay sida ay dal ka muhiim ugu tahay inay sii wadashaqeeyaan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo R/Wasaare Xamza Barre.Sh .Cali ayaa sheegay in siyaas iyiin Soo maaliyeed iyo dowlado shishe eye ay ka shaqeynayaan sidii ay isugu diri lahaa yeen Maxaxweynaha iyo Ra’I isul Wasaaraha dalka. "Maxay sanado badan Khaw aarij noo dhi baateyneysaa? Ma ahan inay awood leeyihiin ee anaga ayaa isku ma shquulsan, siya asiyiin iyo dowlado ayaa weli ka shaqeynaya in madaxwe ynaha iyo ra’iisul wasaaraha la iska hor keeno,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis. Wuxuu shee gay in madaxda hadda dalka hog gaamisa ay ku guuleysteen inay dagaal toos ah la galaan argag ixisada, taas oo aan abid horay u dhicin sida uu sheegay.Madaxda Qaranka waa ahlu-diin, ra’iisul wasaa ruhu wuxuu madaxweyni hiisa ku garab istaagay dagaalka, waa na ku guuleysteen, waa xukuumad ii ugu horeysay ee ku guuleysatay inay cadowga dalka ka xoreyso,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis. Shiiqa ayaa in madaxweyne kasta uu ku howla naa jiray sidii uu u bedeli lahaa ra’iisul wasaarihii sa, taas oo dib u dhac weyn dalka ku keentay, hadda wuxuu sheegay in laga baaqsan karo khil aaf aadkii hore oo kale.

Wuxuu sidoo kale Shiiqu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xaq u leedahay inay ganacsatada lacago dheeraad ka ah canshuurta ay ka qaado si dalka loogu badbaadiyo hadii loo baahdo.

"Dowladu wax kasta ayey sameysay si looga guuleysto argagixisada, dhaqaalihii, ciidankii, wa rbaahintii iyo juhdi kasta waxay isugu geysay dag aalka, ra’iisul wasaarihii iyo xukuum adiisa ayaa madaxweynaha ugu tegaya furimaha dagaalka,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

Wasiir Khadija Almakhzoumi oo ku guuleys atay Abaalmarinta Africa Sus tainability Outliers Award 2023

W/W/Deegaanka & Isbedde lka Cimilada ee JFS Marwo. Khadiija Mohamed Al0-makhzoumi ayaa ku guul eystay Abaa lmarinta Afr ica Susta inabil ity Outli ers Aw ard ee san nadka 2023. Abaalmar inta ayaa lagu guddoon sii yay xaflad ka dha cday xarunta shira rka Midowga Afrika ee magaa lada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Abaalmarinta Wasiir Khadiija Alm akhzoumi ayaa muujinaysa sida ay uga go’an tahay ka qayb qaadashada ilaa linta deegaanka iyo sameynta hor u mar ka waara ee gudaha Jamhuuriy adda Soomaaliya iyo guud ahaan xaala dda Afrika.

Aqoonsigani waxa uu kor u qaad ayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in ay qeyb ka noqoto ilaa linta de egaanka iyo ka qayb qaada shada yoolalka waara ee qaarada Afrika.

700 oo qof oo lagu dilay dagaal ka socday laba maalmood dalka Suudaan

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ah ee IOM ay aa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ilaa 700 oo qof lagu dilay Galbeedka gobolka Darfur, kadib uu Iska horim aad magaalada El Geneina ku dhexmaray ciidamada Sudan iyo xoogaga da gaalka kula jira ee RSF. Dagaalkan ayaa dhacay afartii iyo shantii bishan November, sida ay shee gtay IOM. Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka ayaa intaas ku daray Khamiistii in 100 qof oo kale ku dhaawa cmeen dagaa lkan, halka 300 oo kalena lagu la’y ahay.


Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Abiy Axmed iyo waxii ay kawada hadleen

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh oo ku su gan dalka Sacuudiga ayaa Dorraad oo Jimco ah eyd kulan gaar ah la qaatay R/wasaaraha dalka Ethiopia Md.Abiy Axmed Cali. Kulanka dhax maray M/weyne Xasan &R/WaSa re Abiy ayey uga wada hadl een arrimo dhowr ah ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga 2da dowlado & sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta u dhaxeysa 2da dowladood. Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo da lka Sacuudiga kulamo kala duwan la qaadan do ono qaar kamid ah madaxda kala duwan ee ka qe yb galeysa shirka ka furmaya dalkaasi, waxa uu na kala hadli doonaa madaxdaasi arrimo khus eeya dalkeena.

Madaxweynaha Sacuudiga kaga qayb gali doo na Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada Carabta 2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka 3- Shirka Sacuudiga & Afrika. Shirarkaas ayaa into oda badan looga hadli doonaa xaaladda shacab ka Falaatiin.

Mahad Salaad oo uga mahadceliyay golaha wasiirada tallaabadii ay qaadeen

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdo onka Qaranka ee (NISA), Mahad Maxamed Sal aad oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u mah ad-celiyay golaha wasiirada oo Dorraad kulankoo da 7dlaha ahaa ku meel-mariyayy Xeer Nidaamiy aha Hay’adda NISA, kadib markii uu soo maray habraacii loogu talagalay.

Mahad Salaad ayaa she g ay in golaha wasiirada ay qa adeen tallaabo loo baahnaa, is la-markaana uu uga mahadceli nayo meel marintan xeerkaan oo muhiim u ah NISA. "Waxaan aad ugu mahadcelinayaa Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Xukuum adda JFS ee Do rraad (9/11/2023) meel-mariyey

XEER-NIDAAMIYAHA Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaran ka,” ayuu yiri Taliyuhu.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xeerkaan uu ahmiyad gaar ah siinayo horumarinta howlaha Ha y’adda Nabad Sugidda, isla-markaana uu lama huraan u yahay shaqada.

"Xeer-nidaamiyahaan, oo ahmiyad iyo faa’iido weyn u eh socodsiinta iyo horumarinta howlaha HSNQ; wuxuu ka jawaabayaa baahiyo taagan oo la xiriira dhaqangalinta qodobada sharciga HSNQ, wuxuuna Xeerkaani faah-faahinayaa isla-markaa na xeerinayaa arrimo lama huraan u ah shaqada HSNQ” ayaa mar kale lagu yiri warsax aafadeed ka kasoo baxay NISA.

Ugu dambeyn wuxuu talisku u mahadceliyay dha mmaan quburaduu iyo mas’uuliyiintii kala duwan aa ee kasoo shaqeeyay xeer-nidaamiyaha NISA ee Dorraad la meel-mariyay.

"Dhanka kale, waxaan u mahadna qayaa dha mmaan mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada kala duwan ee kaalinta ku lahaa fudaydinta iyo talada arrimaha Xeerkan la xiriira” ayaa lagu soo ga bagabeeyay warsaxaafadeedka uu soo saaray ta liya Mahad Salaad Maxamed.

SOOMAALIYA iyo SACUUDIGA oo Riyadh ku saxiixday heshiis cusub

Dowladda FS iyo Sacuudiga ayaa heshiis cus ub ku saxiixday magaalada Riyadh ee caasi mada dalka Sacuudiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Soo maaliya Md.Abshir Cumar Haruuse ayaa heshiisk an oo ah mid iskaashi ayaa qalinka ku duugay, isaga oo la saxixday dhigiisa Boqortooyada Sacu udiga Md. H.E Faisal bin Farhan Al Saud.

Heshiiskaan iskaashi ayaa waxa uu waddada u xaarayaa wada-shaqaynta labada dal iyo in ha y’adaha labada dal si goonni-goonni ah u galaan is-faha nno iyo heshiisyo wada-shaqayneed. Dhawaan ayey ahe yd markii Golaha Wasiirrada Xu kuumadda Federaalka Soomaal iya ay ansixiyeen heshiis u dhax eeya dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Hesiiskaas ayaa ku saabsana dhin aca iskaa shiga amniga ee Soomaa liya iyo Sacuudi Carab iya, sida markaas la gu shaaciyay bayaan kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha.

"Golaha wuxuu ansixiyay heshiis dhex-maray DFS iyo dowladda boqortooyada Sacuudi Cari bi ya, kaas oo ku saabsan dhinaca amn iga oo 2da waddan ay iska kaashan doonaan.”

i kastaba, Sacuudiga ayaa kamid ah dalalka Carbeed ee xiriirka wanaagsan la leh Soomaaliya, wuxuuna ka caawiyaa dhaqaalaa iyo arrimaha bani ’aadanimada.

Shirka hirgalinta heshiiska qorshaha Amniga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

WaxaaMa/Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Hirgalinta Heshiiskii Amniga Qaran ee Da adajinta Maamulka iyo Tay eeynta Ciidanka Boli iska Soomaaliyeed. Shirka an ayaa socday 3ii ci sho ee u danbeysay, waxaa shirk aan ka soo qey bgalay Wasiirada Wasa araddaha Amniga Dow lad Gobolee dyada iyo Federaalka, Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada Dowlad Go boleedyada iyo Federaalka, Taliyeyaasha Boliiska Dowlad Gobol eedyada iyo DFS ah, Xafiisyada la talinta Amniga ee Dowlad Goboleedyada iyo Dowl ada Federaalka ah, qaar ka mid ah Saraakiisha Boliiska Federaalka ah iyo Saaxiibada taageera Boliiska Dalka.

Ujeedada Shirkaan ayaa ahaa, Hirgalinta Hesh iiskii Amniga Qaran ee u qeybinta 40,000 (Afart an Kun) ee Ciidanka Boliika Dalka, taas oo loo qa atay 20,000 (Labaadan Kun) Boliiska Federaalka ah iyo 20,000 (Labaatan Kun) Boliiska Dowlad Goboleedyada. Gababadii heshiiska ayaa waxaa saxiixay Wa siiradda Wasaaraddaha Amniga ee Federaal iyo D/G/yada iyo Guddoomiye ku xigeen ka Amniga ee Maamulka G/Banaadir.

Madaxweynaha Jubbaland oo sheeg ay in 14 qof ay ku dhinteen fatahaadaha

Madaxweynaha Jubbaland Md.Axmed Maxa med Islaam ayaa Dorraad guddoo miyay shirka G/Wasiirada oo si we yn looga hadlay saamaynta ay gey steen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobka dayrta oo ka da’a ya guud ahaan deegaanada Jubbal and. Madaxweynaha oo ka had lay saa meynta xooggan ee ka dhalatay daa dadka iyo fatahaada ha ayaa shee gay in degmooyinka Luuq, Baar dh ee re, Doolow, Buurdhuubo, Jamaa me, Dhoobley iyo Ceelwaaq ay galeen xaalad aan wanaagsana yn islamark aana ay kusoo rogmade en daadad xoogan oo qaarkood dad ku dhinteen.

B/3aad

Madaxweynaha ayaa sheegay in dad gaaraya 450,000 oo qoys uu saameeyay roobka iyadoo 90,000 oo qoys ay ku barakaceen waxaana had da go’doonsan dad gaaraya 70,000 oo qoys kuwaas oo u baahan in waqtigan gargaar deg-deg ah lala gaaro.

Dad gaaraya 14 qof ayaa ku dhintay fatahaa daha iyo daadadka soo rogmaday, degmada Gar bahaarey 6 qof ayaa ku dhinteen, degmada Baar dheere ayaa lasoo wariyay in 4 qof ay ku dhinteen daadadka halka degmada Ceelwaaq iyo gobolka Jubada dhexena ay ku dhinteen min 2 qof sida uu xaqiijiyey Madaxweyne Axmed Madoobe.

Buundada Baardheere oo go’day ka dib fata haad uu sameeyey Wabiga Jubba

Waxaa Dorraad go’day Buundadii Baardheere oo halbowla u ahayd isku socodka degmooyinka gobolka Gedo, ka dib markii ay saameen ku yee sheen Roobabka ka da’ay guud ahaan gobollada dal ka gaar ahaan G/Gado. Bu undada ayaa iska celin we ysay xajmiga biyaha wabi ga oo fatahaad sameeyay, taas oo sawir guud ka bixinaysa qatarta ka dhalatay fatahaadda ku dhu ftay gobolka Gado, xilli 4 qof ay ku dhinteen daa dadka

Shacabka ku dhaqan magaalada Baardheere ayaa walwal xooggan ka muujiyay go’doonka ay ku jiraan waxaana Dorraad la gaarsiisay laba do oni oo ka qeyb qaadan doonta gurmadka dadka ku go’doonsan xaafadaha magaalada.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland oo ka hadlayay saameynta ka dhalatay fatahaada ha iyo daadadka ka dhashay Roobka ayuu shee gay in dad gaaraya 450,000 oo qoys uu saameey ay, halka dadka barakacay guud ahaan Jubaland ay yihiin 90,000 oo qoys waxaana hadda go’doon san dad gaaraya 70,000 oo qoys kuwaas oo u ba ahan in waqtigan gargaar deg-deg ah lala gaaro.

Dowladda Soomaaliya oo Doomo u dirtay Gobolka Gedo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaal adaha adag ee ka jira gobolka Gedo Degmooyink iisa kala duwan ee Dowladd gobo leedka Jubal and kuwaas oo ka dhashay roob mahi igaan ah oo watay daadad iyo fatahaad uu sa meeyey Wabbiga Jubba oo mara Degmooyinka Gobolkaas ayaa Dorraad laba Doo nyood oo ah nuuca dheereeya u dirtay degmada Baardheere .

Doomahaan ayaa lagu wadaa in ay ka qaybqat aan badbaadinta boqolaal shacab ah oo xafadaha degmadaas ku go’doonsan kuwaas oo ay go’domi yeen Fatahaada Wabbiga, waxaana Muq disho looga daabulay diyaarado elokob tar ah.

Sidoo kale hay’adda ayaa diyaa risay Gurmad yo kala duwan oo gargaar ah kuwaas oo iskugu ji ra Raashin,Dhar iyo Daawo waxaana la rarayaa dhawaan, iyadoo la gaarsinayo iyo deeganada fatahaadaha iyo daadadka ay ku rogmadeen, wax aana xusid mudan in maalmo ka hor hay’adda SO DMA doon nuuca dheereya ah gaarsiisay degm

ada luuq.


Maxay yihiin afarta qodob ee CC Shakuur uu la wadaagay madaxda sare ee dalka?

Xildhibaan C/C/akuur Warsame oo haatan ah e rgayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaa liya u qaabilsan arrimaha bani’aadan imada ayaa sh aaciyay afar qodob oo muhiim ah oo uu la wada agay madaxda sare ee dalka.

Cabdiraxmaan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in madax da qaran ka uu la wadaagay in lagama maarman tahay in la helo siyaasad cad, iyo istaartiijiyad qeexan, iyo ka go’ naan hoggaan oo ku aadan sidii looga bixi lahaa silica abaar iyo fatahaad u dhexaynta ee bulshada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in sanad kahor ay dunida weydiisteen in Soomaaliya ay gargaar u fidiyaan si looga hortago abaar macluul keeni karta, hase yee she Dorraad bulshada Soomaaliyeed qaark ood wajahayaan xaalad adag oo ka dhalatay roo bka iyo fatahaadaha.

"Dorraadna waxaan dhex taaganah ay fataha ad dadkii iyo duunyadiiba daad qaaday. Intii aan ku hawlanaa gur madka abaaraha, ayaan afartan qod dob oo ila ahaa kuwa ugu muhiimsan sida loo ga bixi karo silica abaar iyo fatahaad u dhexaynta u gudbiyey mad axda qaranka,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Hoos ka aqriso qoraalka oo dhame ystiran:

Isku gurmadka iyo istaakulaynta waa dhaqanka suubaan ee Soomaalida jiritaankeeda badbaadi yey.

Waxaa la joogaa xilligii loo samafali lahaa kuwa dhaxanta iyo dabaysha ku hoyanaya, hantidii yarayd ee ay lahaayeenna daadadku ka qaadeen.

Sanad ka hor dunida waxaan waydi isanay in ay gargaar noo fidiyaan si looga hortago abaar macluul keeni karta. Dorraadna waxaan dhex taa gana hay fatahaad dadkii iyo duunyadiiba daad qaaday. Intii aan ku hawlanaa gurmadka abaar aha, ayaan afartan qoddob oo ila ahaa kuwa ugu muhiimsan sida looga bixi karo silica abaar iyo fatahaad u dhexaynta u gudbiyey madaxda qaranka.

1- In la helo siyaasad cad, iyo istaartiijiyad qe exan, iyo ka go’naan hoggaan oo ku aadan ka mi ra dhalinta hawshan. 2- In xilka loo magacaabo dad leh karti iyo karaan u dhigma baaxadda haw sha.

3-Hoggaan jiheeya wadashaqaynta wasaarad aha iyo hay’adaha hawshan, joojiyana is barbar yaaca, is qabqabsiga iyo u kala eed sheegadka ajnabiga.

4- In lala xisaabtamo hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwa dawliga ah, kuwa ahliga ah iyo shakhsiyaadka ka shaqeeya gargaarka bani’aada mka, mashaariicda u adkaysiga aafooyinka iyo horumarka.

"Ilaaheey qolo ma beddelo inta ay iyagu iska beddelayaan”.

Maamulka Puntland oo heshiis dhex dhigay laba Maleeshiyo Beeleed

Maamulka Puntland ayaa ku guu leystay inuu heshiis dhex dhigo beelo walaalo ah oo ku dagaa lamay Deegaan ka Balibusle ee Gobolka Mudug kadib markii mudo asbuuc ah loo fadhiyay arin taan.

Howshaan nabadeynta ah waxaa iiska kaashad ay Isimada Gobolka, Nab adoonada iyo Taliska Qa ybta Booliska gobolka Mudug ee Maamulka Puntland.

Gudi loo saaray heshiisiinta beelaha ayaa ka saxi ixay qodobo la isla gartay sida in 2da Maleeshiyo Beleed la kala qaado, iyo wixii la isku hayo loo ba ndhigo shareecada Islaamka laguna xaliyo.

Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Mudug ay aa kula dardaarmay in naba da laga wada shaq eeyo islamarkaana si wadjir ah loogu guntado in wax dam be aysan dhicin.

Taliyaha ayaa hadalkaan ka jeedi yay munaas abada heshiiska lagu gaa ray oo uu goob joog ka ahaa isaga sara akiil ka socotay Daraawiishta puntland.

Ciidamada SSC- Khaatumo oo gubay tuulada Buq-dharkayn oo u dhow degmada Oog

Ciidamada SSC- Khaatumo ayaa waxay dab qabad siiyeen tuulada Buq-dharkayn oo u dhow degmada Oog, sidoo kal ena in ka badan 120km waqooyi Galbeed uga beegan Laas caanood.

Degaankaan ayaa wax aa ka dhacay iska-hor imaan u dhaxeeyay ciidam ada SSC- Khaatumo iyo kuwa Somaliland, waxa ana ku dhintay in ka badan 5 ruux oo labada dhi nac.

Ciidamada SSC- Khaatumo oo ku gacan sar eeyay dagaalkan, ayaa gac anta ku dhigay gaad iid iyo maxaabiis ciidan oo uu kamid yahay sar kaal sare oo katirsan ciidamada Somaliland.

Sidoo kale ciidamada SSC- Khaa tumo ayaa dab qabad siiyay dhismay aashii kuyaalay tuulada Buq-Dharkayn, iyagoo sheegay in tuulada lagas oo abaabulay colaad dad lagu laayay.

Muuqaal lagu faafiyay baraha bul shada ayaa lagu arkayay ciidamada SSC- Khaatumo oo gu baya tuulada, iyagoo sheegay inay ugu aar guda yeen labo nin oo reer miyi ah oo kasoo jeeda Laa s-caanood, kuwaas oo ay sheeg een inay dileen ciidamada Somal iland.

Maamulka SSC- Khaatumo ayaa war-saxaa fadeed uu kasoo saaray dha cdadaan, wuxuu ku eedeeyay Somal iland inay weerar kusoo qaad day dad reer miyi ah oo aan wax lug ah ku lahayn colaadda ka jirta gobolka Sool.

Waxay sheegeen iyagoo ka jawaab aya wee rarkaas inay ciidamadooda ga canta kusoo dhig een ciidamo ay sheeg een inay ka lug leeyihiin dhacdooyinka dadka lagu laayay.

Maamulka SSC Khaatuma oo soo bandhigay Maxaabiis ay Somaliland uga qabteen dagaal

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku soo ba ndhigay degaano katirsan Gobo lka sool Maxaab iis maalinimadii shaley ay ka soo qabteen Ciidada Somaliland ka dib dagaal ka dhacay Aaga degaan ka Buqdharkeyn ee Gobolkaas Sool.

Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay Sawirada Askar iyo Saraakiil katirsan Ciidamada Somal iland oo dagalka lagu qabtay, kuwaas oo Maam ulka Khaat uma uu ku eedeeyay inay ahaayeen ku wo dambiyo waawayn ka galay dadka SSC.

Xoghayaha Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Maa mulka SSC-Khaatumo oo faah fahin ka bixi yay dagaalladii u dambeey ay ee ka dhacay Gobolka Sool ayaa sheegay in Ciidamada Somaliland ay dhowr jeer soo weerareen Saldhigyada Ciida ma da SSC Khaatuma, isaga oo baaq u diray dowl adda Soomaaliya

Degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka So ol ayaa waxaa dhowr jeer ku dagaalamay Ciid amada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatuma, wax aana ta asi ay keentay in Ciidamada Somali land lagala wareego Magaalada Laas-Caanood iyo degaano kale oo kuyaalla Gobolka Sool.

B/4aad

Biden oo bogaadiyay xabad joojinta ay Israel sameynayso

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa soo dhaweeyay xabad jooj inta bani’aadantinimo ee ay Israel sam eynayso, taas oo looga gol leeyahay gargaarka bani’aadantinimo ee Marinka Gaza.

Israel ayaa sheegtay in maalin kasta ay afar sa acadood hakin doonto dag aalka ay kula jirto Ururka Xa maas, si gargaarka loo gaa rsiiyo Marinka Gaza, dadk una ay si nabdoon uga soo baxaan waqooyiga Gaza, una taggaan dhinaca koonfureed ee magaalada.

Raysal Wasaare Benjamin Netanya hu ayaa sheegay in xabad joojinta bani’aadantinimo aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin dagaalka uu shee gay inay ku wiiqayaan Ururka Xamaas.

Madaxweyne Biden ayaa ku tilmaamay go’aanka Israel ee ay dho wrka saacadood ku hakineyso dagaal ka tallaabo loo qaaday dhanka wan aagsan.

"Muddo toddobaadyo ah ayaan Madaxda Israel kala hadlayay muhii mada ay leedahay xabad joojin bani’aa dantinimo, si loo badbaadiyo dadka ray idka ah, loo kordhiyo qulqulka cuntada, biyaha iyo dawada Gaza, loona taageero sii deynta la haysteyaasha.” Ayuu yiri Madaxweyne Biden.

Biden ayaa sheegay inay ka shaqa yn doonaan, sidii loo kordhin lahaa tirada gaadiidka ee sida maalinlaha ah gurmadka bani’aadantimo u gaynaya Gaza.

"Waxaan sameynaynaa wax walba oo awooddeenna ah, si aan u kordhino saadka iyo gargaarka bani’aadantinimo . Laba maalmood ka hor waxaa jiray 96 baabuur oo sahay ah iyo 106 baabuur Dorraad, balse waxaan u baahanahay inaan aragno wax badan dhawaan. Waxaan higsanaynaa ugu yaraan 150 baabuur maalin kasta in halkaasi la geeyo.” Ayuu yiri Biden.

Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka ee Mareykanka, John Kirby ayaa dhankiisa sheegay in xabad jooj inta kooban sidoo kale looga faa’ii deysan karo in la soo samatabixiyo la haysteyaasha.

Kirby ayaa wax wanaagsan ku she egay in ay isku dayaan in iyagoo bad qaba dib guryahooda loogu soo celiyo maxaabiista Israeliyiinta ay Xoogaga Xamaas ku haystaan Gaza.

La haysteyaasha oo u badan kuwo haysta laba dhalasho ayaa waxay qaa rkood haystaan dhalashada dalka Mar eykanka.

Toogasho lagu fuliyay Askari dil ka geystay M/Baydhabo

Maxkamadda CQS qeybta 60-aadoo Dorraad dil toogasho ah ku fuliseyEX-dable daraawiish Muzamil Maxamed Cabdi Aaden oo Dorraad M/Baydhabo ku diley marxuum Cabdiweli Xasan Cali oo saarna mooto Bajaaj.

Dilaaga ayaa isu dayey in uu Moot ada Bajaajta si xoog ah ku raaco lakiin wadaha ay aa diiday taas wax aana ay keentay in dilaagu 3 xabadood ugu dhufto Marxuu mka halkaas ayuuna ku geeriyooday.

Guddoomiyha Maxkmada Ciid amada Qeybta 60aad ayaa ku dhawaa qey xukunka dilka tooq ashada ah oo Dorraad lagu fuliyey gacan ku dhiigl aha. Qaar kamid ah Shacabka M/Baydhabo ayaa soo dhaweeyay dilka lagu fuliyay Askariga dilka qofka shacabka

Q/Midoobay oo hakisay ka bixitaan ka ciidam ada Midowga Afrika ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay aa waxay hakiyeen muddo saddex bilood ah bi xitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soo maaliya.

Go’aankan ayaa daba socda codsi ka yimid Soomaaliya oo ku aadan in ciidamada ATMIS ay sii joogaan dalka si ay gacan uga geystaan dag aalka ka dhanka ah Shabaab.

Codsiga Soomaaliya waxaa taagee ray Mid owga Afrika, iyo dhammaan dalalka ku deeqa ciid amada xoogga dalka, waxayna isku raaceen in muddo 90 maalmood ah dib loo dhigo ka bixitaa nka ciidamada Midowga Afrika.

Qaramada Midoobay ayaa wada hadalo kula jirta Soomaaliya iyo howl galka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) si loo xaqiijiyo in isbedel amni lagu guuleysto.

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Mid oobay u qaabilsan Afrika Martha Pobee, oo booqa tay Soomaa liya, ayaa sheegtay in hay’adaha caal amiga ah ay xaqiijin doonaan in ciid amada am maanka ee Soomaaliya ay awood u yeeshaan in ay si buuxda ula wareegaan mas'uuliyadda amn iga.

Waxay sheegtay in ciidamada ATM IS ay si tar tiib tartiib ah uga baxayaan Soomaaliya iyagoo aan khatar la gel inayn guulaha laga gaaray dha nka ammaanka Soomaaliya.

Taliyaha B/Guriceel oo war culus ka soo saaray dilkii loo geystay walaalkiis

Taliyaha booliska degmada Guriceel Cis maan Cali Hudey ayaa ka hadlay dil Habeen hore walaalkiis Cabdullahi Cali Hudey loogu geystay Guriceel.

Taliyaha ayaa sheegay in ninkii dilay walaalkiis ay ku ra ad-joogaan ciidam ada amni ga ee ka howlgala degmadas.

Wuxuu sheegay in Dorraad ilaa Habeen hore ay baaray een qaabkii uu u dhacay dilk aas iyo cidda geysa tay, isla markaana ay ka go’antahay inay soo qab taan ninkii geystay dilkaas.

Taliyaha ayaa qabaa’ilka dega Guriceel ka codsaday in aysan geysan dil kale oo aano qabiil uusan u dilaacin kiiskaan, isagoo balan qaaday in gacan ku dhiiglaha ay cadaaladda hor keeni doonaan.

"Dadka ehelka ah ee wax gaareen waxaan ka rabnaa inay sugaan laam aha amniga iyo oday aasha dhaqanka, dadkaan Guriceel wada dega waa walaalo, waxa dhacayna qadarta ribbi ayey ku dhaceen oo walaalkey waqti giisa ma dha afeen, marka waxaan cod saneynaa in fidno kale aysan dhicin,” ayuu yiri Taliye Cismaan Hudey.

Taliyaha ayaa u mahadceliyey dadka reer Gur iceel oo Dorraad aad uga dhiidhiyey dilkii Habeen hore, isku soo bax -weyna sameeyey, si ay u muu jiyaan sida ay uga xunyihiin wixii dhacay.

Nin hubeysan ayaa Habeen hore goobtiisa gan acsiga oo ku dhex dilay Allaha u na xariistee Ca bdullahi Cali Hudey, wax aana goobta ka bax saday ninkii dilka geystay.

Dilkaas kadib ciidamada amniga degmada Gur iceel ayaa magaalada ka wada baaritaano la doo nayo in lagu soo qabto ninkii dilka geystay, arrintaan ayaa salka ku heysa howlgallo habee no ka hor ay magaalada sameeyeen ciidamada amm aanka, waxaana wiilka la dilay loo dakaneeyey walaalkiis oo ah taliyaha booliska.

Nin muslim ah oo diyaarad ka dhex yiri ‘Alle ayaan jeclahay’ iyo wixii lagu sameeyay

Nin muslim 29 sano jir ah oo u dhashay dalka Masar ayaa ku dhex xanuuns aday diyaarad rakaab uu sa arnaa, kadib xanuunkiisa wa xaa gurmad u fidiyay shaqaa laha caafim aadka diyaaradd aas. Waxay u keeneen daa wo iyo cab itaan, intaa kadib, warqadda ogolaan shiyaha dawada ee la siiyay ayaa waxaa uu ku qoray ninka muslimka ah ereyga ah "Waxaan jec lahay Alle” isaga oo sidoo kale u mahad-celiyay.

Tallaabada uu qaaday ninkan ra kaabka ahaa ayaa dhalisay tuhun iyo cabsi lasoo daristay rakaabka diyaar ada, waxayna hor seeday in duu liyaha diyaaradaas oo u socotay Paris cod sado inuu ku dego garoonka Roma ee caasima dda Talyaaniga.

Markii ay diyaaradda ka degtay garoobka Ro ma, waxaa si deg deg ah ninka muslimka ah ee laga shakiyay gacanta ugu dhigay ciidamada amm aanka Roma, waxaana durbadiiba lagu bilaa bay baaritaanno adag.

Baaritaanka kadib, waxaa lagu waa yay ninka Masaarida ahaa wax dembi ah. Diyaaradda ayaa ugu dambeyntii u ambabaxday magaalada Qaa hira, balse waxaa ay ka tagtay oo ka baaqday rakaabkaas u dhashay dalka Masar.

Q/M. oo sheegtay inay Doomo u dirtay M/Luuq si dadka loogasoo daad gureeyo

Hay’adda isku xirka gagaarka Qaramada Midoo bay ee OCHA ayaa shaacisay in lagu howlan yahay sidii loo daad gurayn lahaa illaa 2,400 oo qof oo ku go'doonsan fatahaada ka dhacday deg mada Luuq ee gobolka Gedo.

Hay’adda OCHA oo ka jawaabaysay codsi u ga yimid dowladda Soomaaliya ayaa she egtay in doomo loo diray magaalada Luuq, si loo gasoo daad gureeyo dadka halkaas ku go’doosan.

Warbixin hay’addu soo saartay ayay ku she egtay, in 1.17 milyan oo qof ay ilaa hadda saama yeen roobabka ka da’ay dalka. Sidoo kale waxay sheegtay in ay 334,800 oo qof ay ka barakaceen guryahoodii, halka ay jiraan 28 dhimasho ah oo ay ku jiraan 8 caruur ah

Sidoo kale, hay’addu waxay sheeg tay in 2,400 qof ay ku go'doonsan yihiin biyaha daadka.

Dorraad, hay’adda maaraynta masiib ooyinka Soomaaliya ayaa shaacisay in ugu yaraan 29 qof ayaa ku geeriyoo deen daadadkii ugu xumaa oo ka dha shay roobabkii ka da'ay dalka.

Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay weerareen isbitaallo ku yaalla Gaza

Israa’iil ayaa weerartay saddex isbitaal oo ku yaalla Gaza, oo ay ku jiraan xarunta caafimaadka ee ugu weyn, taasoo keentay wax u muuqday dhaawacyo badan,sida ay sheegtay wasaaradda caaf imaadka gobolka ee ay maamusho Xamaas.

B/5aad

Human Rights Watch

Waxay shee gtay in kumanaan bukaan ah iyo Fal as tiiniyiin barakacayaal ah oo ku sugan cisbi taalka al-Shifa ee magaalada Gaza ay la kulmeen xaalad khatar ah oo aad u daran.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka Falastiin oo ku sugan Qaza ayaa sheegay in duqe ynta Israa’iil ay ka dhacday barxadda dhism aha ee cisbitaalka al-Shifa.

Aqalka Cad ayaa sheegay in Israa’iil ay ogola atay in maalin kasta afar saac adood la joojiyo dagaalka si loogu ogol aado Falastiiniyiinta inay ka baxaan waqooyiga Gaza oo ay u ambabaxaan deegaanada dhaca koonfurta

Cabsi xooggan ayaa soo wajahay bukaanada Falastiin ee jooga cisbit aalada Gaza,iyadoo duqe ymaha Israa ’iil ee Marinka Qaza ay sii socda an,isla markaana ciidamada ay beegsanayaan kaabayaasha rayidka oo ay ku jiraan dhowr isbitaal oo ku yaalla Magaalada Gaza.

Ugu yaraan 10812 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii Okt oobar,halka dhi mashada Israa’iil, ay gaartay in ka badan 1,400.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal dhex maray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wa xaa ay sheegayana in halkaasi uu ka dhacay dag aal u dhaxeeyay Ciidamada Uga nda eek amid ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo Xubno katirsan Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa go objoog ayaal sheegeen in uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerareen saldhiga Ciidamada Uganda ee degm ada Buulo-Mareer, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal soc day ku dhawaad saacad.

Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dha shay dagaalka, kaas oo labada dhinac soo kala gaaray, balse aan weli la xaqiijin khasaaro dagaalka kasoo gaaray dad rayid ah.

Intii uu dagaalka socday ayaa waxaa la she egay in Ciidamada Uganda ee kamid ah howlgal ka ATMIS ay ridayeen tiro madaafiic ah oo ay uga qeyb qadanayeen dagaalka, kuwaas oo ku dhaca yay daafaha Magaalada.

Saraakiil katirsan laamaha Amniga degmada Buulo-Mareer ayaa Warbaa hinta u sheegay in Ciidamada ATMIS ay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhinaca Ururka Al-Shabaab, isla mark aana weli ay ku sugan yihiin Saldhigy adooda deg mada Buulo-Mareer.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Buulo-Mareer ayaa sheegaya in xaa ladu ay tahay mid degan, isla markaana isku soc odka Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga ay si caadi ah u Shaqeeynayaan.

Bishii May ee sanadkan ayay aheyd markii Al-Shabaab ay weerar qaraxyo ku billaawday ay ku qaadeen saldhi gyada Ciidamada ATMIS ee degmada Buulo-Mareer, taa soo keentay in Askar badan oo u dhashay dalka Uganda la gu dilo, sidoo kalena ay Al-Shabaab la wareegaan degma daas wallow markii dambe ay isaga baxeen.


HOOS U DHAC KU YIMID DAKHLIGII KEN YA AY KA HELI JIRTAY SHIRKADAHA BIXIYA ADEEGYADA TELEEFANKA GACANTA

Dhakhliga dowladda Kenya ka heli jirtay shirk adaha bixiya adeegga Taleefanka gacanta ayaa hoos u dhacay 20% kadib canshuuro xoogan oo isdaba jog ah oo la saaaray shirakadaha taasi oo hoos u dhigtay isticmaalka mobilada.

Kenya, Tanzania iyo South Sudan ayaa ah wa damada canshuurta ugu sareysa ka qaada shir kadaha bixiya adeegga Taleefonka gacanta, oo gaaraysa 26%, halka Zambia iyo Uganda saaraan shirkadaha 25% iyo 24%.

Warbixinta siyaasada canshuuraha mobilkaiyo Horumarinta Dijitaalka oo ay soo saartay GS MA oo ah isu-tag ka shaqeeya danaha shirkad aha adeegga Mobile-ka bixiya ee adduunka, ayaa lagu sheegay in celcelis ahaan casnhu urtu ay 21% ka tahay qiimaha telefoo nada gacanta ee aasaasiga ee intern etka ku shaqeeya.

Waxay GSMA intaas ku dartay in canshuurta saameyn togan ku yeelatay hoosna u dhigtay ist icmaalka mobile-ka iyo adeegyada la xiriira gud aha Kenya.

Warbixintu waxay sheegaysaa in Kenya can shuurta laga qaado adeeg yada mobilada tahay midaa ugu sarr eeya Afrikada Saxaraha ka hoose eya (SSA), iyadoo 2018 ahayd 10% ilaa 15%, ka dibna 15% illaa la gaarsiiyey 26% sanadkii 2021-ka.

Sare u qaadista canshuurta waxay keentay ho os u dhaca adeegsiga tele foonada gacanta, taasi oo horseeday inuu yaraado 20% dakhliga dowl adda qasnadeeda soo gali jiray sanad walba, ee ka imaanayay shirkadaha isgaarsi inta.

Warbixint GSMA ayaa lagu sheegay in canshu urahani ay yihiin kuwo aan faa’iido lahayn, iyadoo dadka isticmaala lacag-dirista mobile-ka yareey een isticmaalka, iyaga oo door bidaaya hababka kale sida lacagta caddaanka ah.

Sanadihii la soo dhaafay, shirkadaha mobilada ee Kenya ayaa saameeyey isbedelo ku yimid siy aasadda canshuuraha, taasoo saameyn ku yee latay macaamiisha iyo dakhliga dowladda.

Tani waxay keentay jahawareer, ku yimid gana csatada oo culeys xoogan kala kulmay iibka ade egyada mobilka oo qiimahooda sare u kac xoo gan ku yimid, iyagoo badankood awoodi kari wa ayey bixinta kirada iyo mushaarka shaqaa lahooda.

Sare u kaca xoogan ee ku yimid adeegga inte rnet ka afrikada saxaraha ka hooseysa ayey war bixintu sheee gtay iney sabab u tahay sare u canshuuraha laga qaado shirkadaha isgaarsiinta.

Daraasad laga qaaday ku dhawaad afartan wadan ayaa sheegtay in halkii GB ee internet ay saarantahay can shuur dhan 17%, halka dowlad aha Ke nya, Tanzania iyo South Sudan canshuu rtu tahay 26 boqolkiiba, Zambia iyo Ugandana tahay 25 iyo 24 boqolkiiba.

Wadamada Nigeria, Botswana, Angola iyo Ko onfur Afrika ayaa ah kuwa ugu canshuurta yar wa xa ayna u dhaxaysa 7 ilaa 13 boqolkiiba. Kenya waxa ay kaalinta afraad kaga jirtaa wad amo ay sahan ku sameysay GSMA oo ay ku sheegtay inee yihiiin kuwa ugu canshuurista bad an shirka daha isgaarsiinta.

Kulan lagaga hadlayay iskaashiga amniga ee Itoobiya Soomaaliya iyo Kenya oo Jigjiga lagu qabtay

Kulan loogu magac daray Daris wanaaga dal alka Itoobiya, Soomaaliya iyo Kenya ayaa Dor raad lagu qabtay magaalada Jigjiga ee Dowlad dega anka Soomaalida.

Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen Madaxwe ynaha degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo Madaxweyne ku xigeennada dowlad gobal eedada Jubbaland iyo Galmudug ee Soomaa liya ayaa waxaa lagaga hadlay sidii amniga guud aha an la isooga kaashan lahaa, isla markaana loo xoojin lahaa iskaashiga dhanka ganacsiga iyo waliba is dhex galka bulshada degaa nnadaas.

Ugu horreyn Madaxweyne Mustafe Cagjar oo kulankan ka hadlay ayaa sheegay in halista u bad an ee dhanka amniga ee ka jirta geeska Afrika ay saamayso dadka Soomaalida, isagoo xusay in ha lista amni ee xuduudaha ka jirta ay ka imaan karto dhinaca Al Shabaab oo uu sheegay in lagaga hor tagi karo Amniga iyo adeegga dowladnimo oo kor loo qaado, iyo in dhanka maskaxda lagala daga allamo xagjirnimada.

Dhinacooda masuuliyiintii kasoo qaybgashay kulankan oo ay kamid ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan ayaa soo dhaweeyay qorshahan sadd exda dal waa Itoobiya Soomaaliya iyo Kenya ay isaga kaashanayaan arrimaha dhanka Amniga xuduudaha iyo is dhexgalka bulshada Soomaalida oo wada dega saddexdaas dal.

Saddexda dal ee Itoobiya Soom aaliya iyo Ke nya ayaa waxaa wada dega dad Soomaali ah oo Diin iyo dhaqan wadaaga, isla markaana leh xud uud dheer, waxayna masuuliyiinta ka kala socotay dalalkan gabagabadii kulankooda isku afgarteen inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo amniga xuduudaha, lana fududeeyo is dhexgalka bulsha da Soomaalida ee wada degta Itoobiya, Soomaa liya iyo Kenya.

Mareykanka oo ku baaqay in la helo dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Qasa

Wasiirka Arrimaha Dibadda Mara ykanka, Ant hony Blinken ayaa ku baa qay dawlad ay Fala stiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed iyo Mar inka Gaza oo mideysan., ka dib marka dagaalka hadda socdaa uu dhamaado. Arrintan ayaa ah tallaabo ay Falastiin dawlad buuxda ku noqon karto. Aragtidan dawladda Maraykanka ayaa sii soofeynaysa farqiga u dhexee ya Maraykanaka iyo Israel oo ay xulufo yihiin, marka laga hadlayo dhulka reer Falastiin, ka dib daga alka Israel iyo Xamaas u dhexeeya.

Hadalka Blinken ee la xiriira sida Maraykanku u arko tallaabada xigta ee Gaza ayaa sidoo horjoo gsanaya haddalo saraakiisha midigta fog ee Israel iyo tagaareeyaashoodu ay maal mahan wareeji nayeen. RWe Benyamin Natenyahu ayaa Isniintii la soo dhaafay sheegay in ay u badan tahay in mil itariga Israel uu amniga Gaza si abadi ah u maam uli doono, arrintaas oo walaac galisay dawladda Maraykanka.

Blinken oo warfidiyeenka kula hadlaya isaga oo jooga dalaka Japan ayaa sheegay in qorshe kasta oo Gaza la xiriira, dagaalka ka dib, inuu aha ado maamul ay Falastiin hogaamiso oo Daanta Galbeed iyo Marinka Gaza ay ku mideysan yihiin.

Netanyahu oo ka laabtay qorshihii ay kula wareegayeen Marinka Gaza

Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa ka laabtay hadalkii dhawaan ka soo yeeray, ee uu ku shee gayay in maamulkiisu uu maamuli do ono amniga guud ee Gaza, illaa waqti aan la garanayn, hadalkaas oo ay ka horyimaadeen xula fada Israel.

Raysal Wasaaraha ayaa hadda sheegaya in Israel aysan doonayn inay qabsato Marinka Gaza amaba maam usho, marka uu dhammaado dagaalkan ay kula jiraan Ururka Xamaas.

"Ma doonayno inaan qabsano Gaza, ma doon ayno inaan la wareegno, mana doonayno inaanu maamulno Gaza.” Ay uu yiri Raysal Wasaaraha oo wareysi siinayay Warbaahinta Fox News.

Isagoo sii hadlayay ayuu yiri "Israel waxay u ba ahnaan doontaa inay xaqi ijiso weerar la mid ah kii 7-dii October oo Xamaas ay ku dishay 1,400 oo qof aanu dib dambe u dhicin.”

Waxa uu sheegay in Israel ay u baahnaan doonto xogo sirdoon, si ciidamadeeda ay gudaha ugu galaan Gaza, ayna uga hortaggaan haddii ay soo baxaan sida uu sheegay khataraha min tidiinta.

"Waa inaanu helnaa ciidan diyaar ah oo haddii loo baahdo geli doona Marinka Gaza, waxna ka qabta gacan ku dhiigleyaasha, maxaa yeelay taasi waxay ka hortageysaa dib u soo laabashada urur Xamaas oo kale.” Ayuu yiri Raysal Wasaare Netanyahu.

Raysal Wasaare Netanyahu ayaa Isniintii she egay in Israel ay damaanad ahaan ula wareegi doonto amniga guud ee Marinka Gaza, si ay u fashiliso weerarkii 7-dii October oo kale.

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ka horyimid qorshaha Netanyahu, oo loo arkay mid ay Israel dib ugu soo cusboo neysiinayso haysashadeedii Gaza.

Diidmada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa Tel Aviv ka hor istaagaya in dho wr iyo toban sano ka dib ay dib ula wareegto gacan ku haynta Gaza.

Ciidamada Israel ayaa bishii Septe mber ee sanadkii 2005 isaga wada ba xay Marinka Gaza, ka dib ku dhawaad 40 sano oo ay xoog ku joo geen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip