
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 8-DA NOVEMBAR 2023-KA
Ra’iisul wasaare Xamse oo korm eeray wasaaradda hawlaha guud
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhu uriyadda federaalka Soom aaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagay wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami u socodka howlaha ay Qaranka u hayaan.
Ra’iisul wasaar aha ayaa mid mid u kormeeray qeyba ha kala duwan ee Wasaaradda, isaga oo ka dhageystay masuuliyiinta wasaar ad da warbixino la xiriira adeegyada ay wasaa raddu siiso bulshada Soom aaliyeed iyo halka ay marayaan qorsheyaasha waxqa bad ee wasaaradda.
Kormeerka Ra’iisul wasaare Xamse ay aa qeyb ka ah hawlaha kor-joogteynta iyo la socodka shaq ooyinka wasaaradaha xuk uumadda #Dan-qaran iyo hey’adaha kale ee dowladda, si loo dhaqan geliyo hiigsiga xukuumadda eek u saleysan isla-xisaabtan iyo daah-furnaan.
JAWAARI oo qeylo dhaan ka soo saaray xaalad halis ah oo ka jirta K/Galbeed
Guddoomiyihii hore ee golaha shacab ka ee baarlamaanka Sooma aliya Maxa med Sheekh Cismaan Jawaari oo shir jar aa’id qabtay ayaa baaq culus ka soo saa ray barakaca ka socda magaalada Baydh aba iyo guud ahaan Koonfur Galbeed oo ka dhashay daadadka ka dhashay roobka da’aya ee Dayrta.
Prof. Jawaari ayaa sheegay in shirar is dabajoog ah ay ka yeesheen xaaladda ka taagan K/Galbeed, isla markaana ka walaacsan yihiin xaaladaha sii kordhaya ee ka jira deegaanada ay ka soo jeedaan ew siyaasadda dalka ay ku metelaan.
Wuxuu sheegay in hey’adaha caal ami ga ah iyo ururada deeq bixiyaasha ah ay kala hadleen sidii loogu gurman lahaa dad ka reer K/Galbeed.
"Kaabayaashii dhamaan ayaa burburay, jidadkii ayaa go’ay buundoo yinkii magaa lada ayaa burburay, gaarigii Muqdisho ra ashin ama sahay kale ka qaada jidka ayuu gelayaa oo dhulka dhan roob culus ayaa ka da’ay,” ayuu yiri guddoomiye Jawaari.
Jawaari ayaa sheegay in raashinkii yar aa ee magaalada yaalay sicirkooda aad loo badiyey, "Waxaan farriin u dirayaa dad ka tujaarta ah, Dorraad mucaarad iyo mux aafid meel iska dhiga, u soo jeesta inaad xaaladaan ka samata bixisaan dadkiina,” ayuu yiri Prof. Jawaari. Sidoo kale guddoo miye Jawaari ayaa madaxda dowlad goboleedka K/Gal beed ku dhiirigeliyey in la sameeyo Akoon lagu garab istaagayo halganka Al-Shabaab dalka looga xo reynayo. "Dadkeena qurb ajoogta ah iyo ururada samafalka ah wax aan ka codsa neynaa in dadka reer K/Gal beed lala gaa ro gurmad iyo rag istaag walaal oo Dorraad ay u baahan yihiin.
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Ingiriiska
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Das tuurka dowladda FS mudane Xasan Mac allin Maxamuud ayaa Dorraad Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.
Wasiirka iyo safii rka ayaa ka wada ha dlay taageerada joog tada ah ee boqortooy ada Ingiriisku la garb taagantahay dowla dda iyo shacabka Soom aaliyeed, kaalinta ay cadaaladda iyo garso orku ku leeyihiin xasiloonida, iyo in deega annada khawaa rijta laga xoreeyay laga hir geliyo adeegyo cadaaladeed.
Mudane Xasan Macallin Maxamuud ay aa garab istaagga hagar la’aaneed uga ma had celiyay dowladda ingiriiska oo kamid ah dowladaha kaalinta weyn ka qaatay dib u dhiska dowladda Soomaaliyeed.
Aadan Madoobe oo Baaq deg deg ah kasoo saaray Dhibaatada ka dhalatay Fatahaada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soom aaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay’adaha dowladda, kuwa caalamka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo gurmado dadka ay daad adka iyo fatahaaduhu saameeyeen.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheeg ay in roobabka haatan ka da’aya dalka ay galaaf teen nolosha dad badan, wuxuuna hay’dda SOD MA ugu baaqay in qiim eyn kusoo sameeyaan goobaha ugu daran ee ay waxyeelladu ka dha latay.
Dadka ku geeriyooday daadaka ayuu sheeayguddoomiyaha holaha shac abka in ay u badan yihiin dad barak acayaal ah oo markii horeba kasoo qaxay dhibaato oyin kala duwan kuna jiray xaalad liidata.
Guddoomiyaha ayaa shacabka Soo maaliyeed ku amaanay isu gurma shada, wuxuuna ku celceliyay in dadka Soomaali yeed dal iyo dibedba ay is caawiyaan una kacaan caawinta walaa lahooda tabaal eysan. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soo maaliya Md,Sheekh Aadan Madoo be ayaa mar kale faray bulshada in ay raac aan farri imaha la siiyay kala fogaad aan meelaha biyo mareenka ah.
B/2aad |
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tekn oolojiyada XFS ayaa heshiis iska ashi kula saxiixatay Ururka Isgaars iinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Bahrain ee Manama oo uu ka socdo shirka Horumar inta Isgaarsiinta ee wadamada Carabta.
Heshiiskan ayaa dhigaya in ITU iyo Was aaradda ay iska kaashan doonaan dhinac yada Horumarinta Isgaarsiinta, ICT-da, siy aasadda dijitaalka ah, nidaaminta xirfada ha dijitaalka ah iyo kobcinta awoodda, kaa bayaasha isku xirnaanta, dhisidda kalsoon ida isticmaalka adeegyada dijitaalka.
Heshiiskan waxaa dalkeena u saxiixay wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tek noolojiyada, Mudane Jaamac Xasan Khal iif, halka dhinaca ITU uu u saxiixay Dr Co smas Luckyson Zavazava Agaasimaha, Xafiiska Horu marinta ee Isgaarsiinta ee ITU, waxa ana goobjoog ka ahaa Maare ey aha guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaran ka Md. Mustafa Yaasiin Sheekh.
"Dowladda Soomaaliya oo xoojineysaa wada shaqaynta Ururka ITU, Hishii shkaan waxaa looga faa’iideesanayaa in kor loo qaado Hannaanka Casriyeynta iyo Isbedd elka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leyah ay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbedde lka horseedaya Horumar waara oo Teknoo lojiyadda iyo Dijitaalka ay sal u yihiin”ayuu yiri Wasiir Jaamac.
R/wasaare ku xigeenka dalka oo guddo omiyey shir ku saa bsan qaab-dhisme edka amniga Qaranka
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xuku umadda Federaalka Soomaaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi oo ku saabsan qaab-dhismeedka amniga Qara nka, gaar ahaan ahaan qeybta Booliska.
Mudane Saalax Axmed Jaamac oo ka hadlay furitaanka shirka oo soconaya 7- 9 Nofeembar, ayaa sheegay in Xukuumadda Dan-qaran ay ka go’an tahay tayeynta iyo qalabeynta ciidamada booliiska Soomaali yeed qaybahooda kala duwan, si ay ula wareegaan sugidda amniga dalka.
Hay'adda NISA oo qabatay 25 qof oo loo waday inay ku biiraan Alshabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 25 qof oo ay ku jiraan wiilal da’doodu yar tahay, kuwaas oo qor sheynayay in ay ku biiraan argagixisada.
NISA ayaa sheegtay, dadkani in lagu qab tay meel u dhow Afgooye. Sidoo kale waxay gacanta ku dhigtay darawalkii waday gaariga ay la socdeen oo ahaa bus yar iyo sidoo kale labo fududeeye.
Lama xaqiijin halka ay ku wajahnaayeen 25-ka qof ee hay’adda NISA ay sheegtay in loo waday inay Shabaab ku biiraan. Macl uum aad intaas ka bandanna hay’addu ma aysan bixin. wuxuu warkaan kusoo aaday, iy adoo dowladda horey u sheegtay in ay dalka sifeyndoonaan al shabaabk
Faahfaahin iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo Garowe ka dhacay
Ugu yaraan hal qof oo shacab ah oo ahayd gabar dhallinyaro ah, ayaa ku geeri yooday, dhowr qof oo kalena dhaa wacyo ayaa kasoo gaaray, shaqaaqo duhurkii Dorraad ka dhacday magaala da Garowe ee caasimadda Puntland.
Shaqaaqadan oo dhexmartay ciida mo katirsan Punt land iyo ciidamo kaloo maleyshiy aad ah, ayaa waxay ka dhalatay soo dhowa ynta mid kamida ah dhallinyarada baraha bulshada caanka ka ah oo lagu magacaabo Kabtan Ayuub.
Iska hor imaadka ayaa dhacay, ka dib mar kii ciidamada maleyshiyaadka ay rasaas ku fureenbarxada Garowe, oo ay ka socotay soo dhowaynta Ayuub Cabdirisaaq oo loo ya qaano Kabtan Ayuub, oo baraha bulshada aad looga yaqaano, ahna taageeraya asha madaxweyne Deni.
Warar kale oo aan helnay waxay sheeg ayaan in isla kooxdan maleyshiy aadka ah ay hoobiye ku tuureen xarunta madaxtooyada Puntland, balse kuma dhicin dhismaha mad axtooyada, mana jirto cid ay waxyeelo kasoo gaartay.
Kabtan Ayuub ayaa mar uu ku sugnaa dala dibabdiisa wuxuu aad u duri jiray siyaas iyiin uu kamid yahay wiilka uu dhalay Senator Cabdiraxmaan Faroole oo lagu magacaabo Maxamed Faroole, kaasoo hadda kamid ah mus harraxiinta madaxtinimada Puntland.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar sheegayay in loogu goodi yay inuusan magaalada Garowe imaan karin, laguna soo dhowayn karin. Wa ana midda loo maleyna yo inay salka ku hayso shaqaaqada Dorraad ka dhacday Garowe.
Si kastaba ha ahaatee, iyadoo Garo we ay horey uga jirtay xasarado ka dhextaagan Deni iyo mucaaradkiisa ayaa falka Dorraad ka dhacay Garowe waxay dadku badi aamin san yihiin inay ku lug leeyihiin madaxtooyada Puntland iyo qaar kamid ah kooxaha mucaa radka.
abadan 10 kun oo Shabaab ah in lagu dilay dagaaladii iyo duqeymihii laga fuliyay Galm udug iyo Hirshabeelle.
Sidoo kale, dad badan ayaa iskusoo dhii bay gacanta dowladda, kuwaas oo kasoo go ostay Alshabaab, waxaana meelaha la iska soo dhiibay ugu badan degaanada Koonfur Galbeed.
Alshabaab ayaa lagu eedeeyay inay sanad walba askarayso dhallinyaro aad u da’ yar, oo waalidkood si juujuub ah loogasoo kaxay sto, si ay uga qeyb galaan weerarada ka dhan ah ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS.
DFS oo war ka soo saartay Khasa araha ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha
War-saxaafadeed ka soo baxay hay’ adda maaraynta musiibooyinka ayey ku sheegtay in bilowgii bisha Oktoobar 2023, guud ahaan dalka waxaa ka curtay roobka Deyrta, inta ba dan roob ka ayaa si xooggan uga da’ay gobo lada qaar ee dalka. Roobkaan ayaa geystay khasaaro baaxad leh oo isugu jira naf iyo ma al, wuxuuna sababay in inta ba dan magaal ooyinka go’doomaan, halka kuwa kalena waddooyinka ka xerm aan taas oo saameysay isku socodka xaa fada ha iyo goobaha dadwey naha. Khas aaraha ay aa isugu jira dhimasho, barakac iyo bur-bur hantiyadeed.
Inta la xaqiijiyay, tirada dadka fatah aada ha ay saameeyeen waa sida soo socota:-
Tirada saamaynta tooska ah ku yeelatay 850,000 qof.
1. Dhimashada guud 29 qof.
2. Dadka ku barakacay 305,000 qof
Roobabkaan ayaa si xooggan uga da’ay Koofurta iyo Bartamaha dalka gaar ahaan D/Goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshab eelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland.
Si gaar ah, xaalad adag ayaa ka jirta 2da mgoboleed ee kala ah Jubaland iyo Koonfur galbeed gaar ahaan gobollada kala ah: Ge do, Baay iyo kool oo ay dad ku dhinteen ku wa badana ay ku barakaceen isla markaana ay ku hanti beeleen.
M, Goboleedka Gobolka Magaalada
Jubaland State Gedo Luuq, Dolow, Garba haarey, Baardheer, Ceelwaaq.
Jubada hoose Afmadow, Jamaame Koofur Galbeed: Bay Baydhabo, Buur hakaba, Bard aale, Qansax Dheere .Bakool Xudur, Rabdhu ure, Hirshabelle: Hiraan Baledweyn iyo qaar ka mid ah deeganada Hoostaga, shabeela ha dhexe: Jowhar iyo deeganada hoostaga
Galmudug:Mudug Gaalkacyo,Galgaduud Dhusamareeb, Cadaaddo
GURMADKA HEY’ADA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA:
B/3aad |
Sida oo kale waxa ey hay’adda SoDMA ga arsiisay hal doon iyo laba matoor magalada Luuq iyada oo kaashaneysa Qaramada Mid oobe ,kuwaaso lagu badbaadinayo dadka ey ku go’donsan musiibada daadadka . hay’ addu waxaa kaloo ey diyaarisay daawooyin lagaga hortagayo cudurada kadhasha biyaha.
BAAQ
Waxaan baaq u dirayanaa shacabka Soomaliyeed, Ganacsatada, Culimada ,DFS iyo Hay’addaha aan dowliga ahayn ee ku ho wlan arimaha bini-aadanimada in ay Dar-dar Galiyaan gurmadka iyo taageeradooda ku aadan xaaladan adag ee ay bulshada Sooma aliyeed ay xiligan wajahayso.
Sida aan la socono xiligan Dayrtu, wali waa bilow, waxayna saadaashu sheegeysaa in ay xaaladu ka sii dari-doonto sida ay hada tahay, Haddaba waxaan bulshada soomaaliy eed ee ku dhaqan dalka aan uugu baaqayaa inay ka feejignaadaan wax kasta oo khatar galinkara naftooda iyo Maalkooda.
Soojeedin
Ugu danbeyn Waxaa bulshada Soomaaliy eed aan u soo jeedinayaa in ay u dhaga nug laadaan fariimaha digni inaha ah ee ka soo baxaya Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hay’ad aha kale ee Dowlada iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arimaha ka hortaga musiibooyinka dalka ka dhaca. Dhammaad
Ciidanka Xoogga dalka oo soo bad baadi yey dad rayid ah oo roobku ku go’doomi yey xaafadaha Baydhabo
Ciidanka xoogga dalka Soomaa liyeed, ga ar ahaan qaybta 60-aad ee fadhigoodu yah ay M/Bay dhabo ayaa gurmad u sameeyey bul shada rayidka ah ee ay saameeyeen roo babkii ka da’ay magaalada Baydhabo.
Taliyaha qaybta 60-aad ee cidanka xoog ga daka Soomaaliyed Jeneral Xasan Isxaaq Cumar (Xasan Baydh abo) ayaa hogaamina yey saraakiisha hawshan badbaadada ah fulisay, waxaana garab istaag loo gu sameyey Qoysas ay saamayn ku yeesheen roobabkii dhawaan da da’ay maga alada Baydhabo, iyadoo xaafada ha magaalada Baydhabo dadka qaar looga soo saaray gawaarida waaweyn ee Milita riga.
Jeneral Xasan ayaa bulshada reer Baydh abo ka codsadey in ay isku gurmadaan mar ka la joogo marxaladaan oo kale, ayna Rabi tuuk ay sameeyaan, si Eebe uga yasiro dhib ta ay wataan roobabka ma hiigaanka ah ee ka da’aya gayiga Soomaaliyeed .
Xamaas oo sheegtay in Israel ay caq abad ku noqotay sii deynta Maxaab iis cusub
Xamaas ayaa sheegtay in sii deynta ma xa abiis cusub ay hor istaageen weerarrada Israel
Qassam Brigades garabka hubay san ee Xamaas, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay sii daayaan 12 max buus oo lagu qabtay Gaza, laakiin xaal adda dhulka weerarrada ci rka iyo dhul ka ee Israa’iil ay caqabad ku noq deen in la dhammaystiro”.
Israa’iil waxay sheegtay in 241 qof ay Xa maas maxbuus ahaan u qabsadeen markii ay weerarradooda qaadeen 7-dii Oktoobar. Afar ayaa la sii daayay illaa hadda – laba Israa’iili ah iyo laba Maraykan ah.
Qoraal lagu daabacay kanaalka Tel egr am ee Guutada Qassam ayaa lagu sheegay inay diyaar u tahay inay sii deyso "12 max buus oo Gaza ku jira kuwaasoo haysta dhal ashooyinka ajnabiga ah laakiin aysan jirin meel ay mariyaan.
Dhinaca kale, Ciidanka Israa’iil ayaa isbi taalka carruurta ee al-Rantisi siiyay amar ah in ay ka guuraan sab abtoo ah waxay doonay aan in ay duqe eyaan xarunta sida ay sheeg tay Wasa aradda caafimaadka ee Gaza. Ilaa 70 carruur ah ayaa lagu dawaynayaa halk aas 1,000 qof oo qaxooti ahna waxay magan gelyo ka raadsadeen xarunta.
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qara ma da Midoobay Volker Turk ayaa bila abaya bo oqasho shan maalmood ah oo uu ku tagayo bariga dhexe si uu ugala hadlo xadgudubya da ka dhacay dagaa lka Israel ee Gaza.
Dal Afrika ah oo dhamaan diblumaa siyi intiisa kala soo baxaya Israa’iil
Koonfur Afrika ayaa sheegtay, inay u yeereyso dhamaan diblumaasiyiinteeda ku sugan magaalada Tel Aviv, kadib weerraradii xaga cirka ahaa oo ay Axadi Israel ku qaaday qasa.
uqeyntaas ayaa ahayd mid kamid ah wer aradii ugu cuslaa ee ay Isarel fuliso tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka muddo bil ah ka hor. Sida laga soo xigtay isbitaalka Al-Shifa ee Qasa, ku dhowaad laba boqol oo qof ayaa ku dhintay duqeyntaasi.
Dowladda Koonfur Afrika, oo in muddo ah taageereysay Falastiiniyiinta ayaa si adag u cambaareysay Israel. Koonfur Afrika ma aha dalka keliya ee u yeertay diblumaa siyiintooda ku sugan Israel, balse waxaa tallaabo taa la mid ah hore u qaaday dalalka kala ah Chad, Chile iyo Colombia.
In ka badan 10 kun oo Falastiin iyiin ah ooshahiiday muddo hal bil gudaheeda
Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee ma gaallada Qasa waxay soo bandhigtay Tiro-koobkii u dambaayey ee dadka reer Falastiin ee shahiiday iyo kuwa ku dhaawacmay Duqe ymihii ay Diyaaradaha Israel geysteen tan iyo bishii October 7-dii.
Tiro-koobka Xalay waxa uu muujinayaa in Toban kun iyo Laba iyo Labaatan (10,022) qof oo Falastiiniyiin ah ku shahiideen Duqe ymahaasi, wax aana tiradaasi ka mid ah 4,104 carruur ah iyo 2,642 Haween.
Tirada Guud ee dadka ku dhaaw acmay Duqeymahaasi waxay gaaray aan 25,408 qof.
Dhac yaab leh oo loo geystay hawe eney wasiirad ah & ilaalo la socotay
Booliska Koonfur Afrika ayaa sheegay in wasiir ka tirsan dowla dda dalkaasi la dha cay, isla markaana ilaaladeeda laga qa tay qoryo ay wateen, xilli ay marayeen wad do ka baxsan magaa lada Johannesburg.
Sida ay ku warameen warbaahinta maxal iga ah, weerarka ayaa dhacay Isniintii markii baabuur ay la socctay wasiirka gaadiidka, Sindisiwe Chikun ga, uu istaagay si lug ka banjartay loo ga badalo.
Booliska ayaa sheegay in baaritaan la bilaabay kadib waxa ay ugu yeereen dhacdo aan horay loo arag.
Dowladihii kala dambeeyay ee Koonfur Afrika ayaa lagu eedeeyay in ay wax ka qaban waayeen heerka dam biyada oo aad u sarreeya. Dalka waxaa mudooyinkan dambe aad ugu soo badanayay afduubyada.
Xigasho: BBC
B/4aad |
Muddo bil ah ayaa Dorraad ka soo war eegatay markii ururka Xamaas ay weerar ku qaadeen Israel, 7-dii bishii Oktoobar ee sana dkan. Xoghayaha guud ee Qaramada Mi doobay, Antonio Guteres, ayaa ka digay in Qasa ay noqotay ‘qabuuraha carruurta’, iya doo Israel ay weli waddo duqeymaha ay ka geysaneyso Qasa.
Waxaa uu sidookale sheegay, in dhiba ato bini’adantinimo ay ka taagantahay Qasa.
Goor sii horreysay ayaa danjiraha fara nsiiska ee Qaramada Midoobay, wuxuu ku baaqay heshiis bani’aadmin imo oo ka dhaca Qasa.
Saffiirka, Nicolas De Riviere, wuxuu sheegay in taasi ay horseedi doonto xababd joojin. Laakin saaxiibada faransiiska, marayk anka iyo UK waxay sheegeen in xabbad jooj inta ay faa’iido u leedahay xamas oo kaliya.
Tirada Askarta Maraykanka Ee Lagu Dhaawacay Syria Iyo Iraq Oo La Iyo Duqeymo Cusub
Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay Dorraad shaacisay in 45 Askar Maraykan ah lagu dhaawacay Duqey mo lala beegsaday Saldhigyada Milliteriga Maraykanka ku leeyihiin dalalka Syria iyo Iraq.
Duqeymahaasi waxaa geystay Malee shi yo ka soo horjeeda Duqeymaha ay Israel ku hayso dadka reer Falastiin ee ku sugan magaalladda Qasa ee go’doonsan iyo qeybo ka mid ah Deegaanada Daanta Galbeed.
Shaacinta dhaawacyada soo gaaray Askarta Maraykanka waxay ku soo beegan tay, iyadoo Ciiddamo Maray kan oo dheera ad ah iyo Maraakiibta Dagaalka oo uu ku jiro Gujis Nukliye erka xambaarsan ay soo gaareen Mandiqada Bariga Dhexe iyo Bariga Badda Mediterranean Sea, si ay u difaacaan Askarta iyo Danaha Mara ykanka.
War kale oo goor dhow soo baxay waxa uu sheegayaa in wax yar ka hor weeraro lala beegsaday Saldhigyada Milliteriga Maraykan ka ku leeyihiin dalalka Syri iyo Iraq.
Ilo dhanka Warbaahinta ayaa shee gay in tiro Diyaaradaha Daroonka qeyb ka ahaay een Weerarada lagu qaaday Saldhigya
daasi.
B/5aad |
Gabowga
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Saynisyahanadu waxay magacaabeen sid eed cabbir oo gabowga hoos u dhigi kara ilaa lix sano.
Talaabooyinkan waxaa ka mida helidda hurdo caafimaad leh iyo jimicsi joogto ah, wa ana qayb muhiim ah oo ka mid ah inuu gaa biyo xawaaraha gabowga ee bayloojiga jirka.
Ilaalinta miisaanka jirka, sonkorta, dhiigga, kolestaroolka, iyo dhiig karka ayaa ah kuwo u baahan inaad la socoto adigoo ilaalinaya hur dada caafimaadka leh, nidaamka cuntada iyo samaynta dhaqdhaaq jireed oo joogto ah.
Cabitaan la’aanta sigaarka waxay sidoo kale hoos u dhigi kartaa geeddi socodka gab owga ilaa lix sano sida ay sheegeen khubar ada Maraykanka
Daraasad la sameeyay ayaa soo jeedinay sa in marka la raaco tillaabooy inkan ay kor u qaadayso caafimaadka wadnaha, taas oo iya duna hoos u dhigi karta xawaa raha gabo wga noolaha ilaa lix sano.
Natiijooyinkan oo ku salaysan xogta in ka badan 6,500 oo qaan-gaar ah oo celcelis ah aan da'doodu tahay 47, ayaa lagu soo band higay Shirarka Kalfadhiy ada Sayniska ee Maraykanka (AHA) ee Philadelphia.
Cilmi-baadhayaashu waxay sheeg een in dadka caafimaadka wadnaha ugu wanaags ani ay ahaayeen ilaa lix sano jir bayoloji aha an.
"Natiijooyinkani waxay naga caawinay aan inaan fahamno xiriirka ka dhexeeya da 'da taariikhiga ah iyo da'da noolaha iyo sida raacitaanka caadoo yinka qaab nololeedka caafimaadka leh ay nooga caawin karaan ina an sii no olaano" ayuu yiri Donald Lloyd-Jon es oo ah gudoomiyaha kooxda Caafim aadka AHA
Waxaa uu inta ku daray in qof kasta uu ra bo inuu noolaado waqti dheer, haddana ka sii muhiinsane waxaa la rabaa inaan ku noola ano caafimaad dheer kuna raaxaysan karno nolol tayo leh waa kuwo u baahan taxadar dheer iya.
Life Essential 8 waxay qeexday in caafima adka wadnaha lagu salaynayo afar hab nololeeed oo wax badali kara iyo afar calaam adood oo caafimaad ahaan loo baddeli karo.
Si loo cabbiro sida uu qofku ula falgalo deegaanka ama baylooji ahaan, da'da cilmi-baarayaashu waxay hubiy een dheef-shiid, shaqada xubna ha iyo bararka.
Dardargelinta da'da waa faraqa u dhex eeya da'da noolaha iyo da'da dhabta ah taas oo leh qiimayaal sare oo muujinaya gabowga noolaha.
Marka la xisaabiyo arrimaha bulsha da, dhaqaalaha iyo tirakoobka, cilmi-baaraya ashu waxay yiraahdeen haysa shada dhib caha ugu sarreeya ee Nol osha Aasaasiga ah oo macnaheedu yahay inaad leedahay ca afimaad wana agsan oo wadnaha iyo xidid dada, waxay la xiriirtay da'da noolaha ee qiyaastii lix sano ka yar.
Qoraaga daraasadda Nour Makarem oo ah kaaliye macallin oo ku takhasustay cudu rrada faafa ee machadka Mailman ee jaamac ada Columbia qaybta xarunta dhexe ee dawa da ee New York ayaa sheegay inay ogaad een in caafimaadka wadna ha oo sarreeya uu la xiriiro gabowga bayoolojiga ee hoos u dhaca sida lagu cabbiray da'da phenotypic.
Daraasadda ayaa muujisay in cel celiska kuwa wadnadoohu wanaa gsan yahay ay ahaayeen da’doodu 41
Daraaasadda ayaa muujinaysa in da’da dhabta ee qofka wadnihiisu wana agsan yah ay tusaale ahaan isagoo jira 41 sano ay cel celiska da’da bayloojiga muujinayso 36 sano jir.
Sidoo kale dadka caafimaadka wadnaha iyo xididadiisu ay liitaan wax aa lagu qiyaa say in da’dooda dhabta oo celcelis ahaan maraysa 53 ay dhan ka baylooji ahaan da’ doodu gaarto 57 sano jir.
"U hoggaansanaanta weyn ee dhammaan mitirka Aasaasiga ah ee Nolosha 8 iyo ha gaajinta caafimaadka wadnahaaga waxay hoos u dhigi kartaa habka gabowga ee jirkaa ga waxayna leedahay faa'iidooyin badan oo hoos u dhigaya" ayey tiri Makarem.
Siddeedda cabbir ee caafimaad ee uu she egay Ururka Wadnaha ee Mareykanka
1.Cunidda cunto caafimaad leh.
2. Noqo qof firfircoon.
3. Joojinta sigaar cabidda.
4.Helida hurdo caafimaad leh.
5. Ilaalinta Miisaanka caafimaadkaga.
6. Xakamaynta kolestaroolka.
7. La socoshada sonkorta dhiiga.
8. Ilaalinta iyo la socodka dhiig karka.
Taalaabooyinka ayaa ah kuwa ay daraasaduhu muujiyeen in la joogteeyo si loo helo caafimaad wanaagsan.
XIGASHO:-BBC
Qoysaska la haysteyaasha Israeliyiin ta oo cadaadiskoodii soo celiyay
Qoysaska iyo ehelada Israeliyiinta lagu haysto Marinka Gaza ayaa dib u bilaabay bannaanbaxyadii ay ku dalbanayeen in xub naha qoysaskooda dib loogu soo celiyo gury ahooda, xilli muddo bil ah laga joogo, markii Xoogaga Xamaas ay la haysteyaasha ka qafaasheen dhulka ay Israel maamusho
. Qoysaska iyo ehelada la haysteya asha ayaa la sheegaya in ay ka quus teen rajadii ay maamulka ka qabeen in dadkaasi ay dib u gu soo celin doonaan guryahooda iyagoo ba dqaba, ka dib markii Ciidamada Israel ay bal laariyeen hawlgaladooda.
Dadkan ayaa gelinkii dambe ee Isniintii is ugu soo baxay afaafka hore ee Xarunta Baarl amaanka Israel (Knesset) ee Magaalada Qudus (Jerusalem). Qaybtood ayaa Dorraad isu soo bax ka dhigay Magaalada Tel Aviv.
Wararka ayaa sheegaya in isu soo bixii Dorraad Dorraad ay ka qaybgaleen saaxiib ada la haysteyaasha, iyagoona cod kore ku dalbanayay in laga shaqeeyo sii deysmad ooda.
Hoggaamiyaha Mucaaradka, Yair Lapid ay aa Dorraad fiidkii Jerusalem kula kulmay gud diga qoysaska la haysteya asha, isagoona ka dhageystay walaaca ay qabaan.
Waxay sheegeen in ay ka baqdin qabaan tallaabo khaldan oo la qaado in ay halis gelin karto nolosha 241 qof oo Israeliyiin ah.
Afhayeenka Militariga Israel, Daniel Hag ari ayaa mar sii horreysay sheegay in ciidam adu ay xoog ku soo furan doonaan la hayst eyaasha.
Yair Lapid, Hoggaamiyaha Mucaarad ka Israel ayaa Axaddii sheeg ay in ay taageeri doonaan heshiis kasta, oo horseedaya in si nabdoon ay guryah ooda ugu soo laabtaan la haysteya asha.
"Mucaaradku waxay taageeri doon aan tall aabo kasta iyo heshiis kasta, si kasta oo ay u fogaadaan, taas oo horseedaysa soo celinta kuwa la afduubay. Waa in dadkii la qafaa shay ay soo laabtaan, waana waajib annagu inaan soo celino.” Ayuu yiri Yair Lapid.
Raysal Wasaare Benjamin Netan yahu aya ase ku hanjabay inaanay joojin doonin duula ankooda Gaza, illaa iyo inta laga soo sii dey nayo maxa abiista.
Qoysaska iyo ehelada la haysteya asha ay aa qorsheynaya in ay Israeliy iinta kale ugu baaqaan bannaanbaxyo waaweyn oo ay ka dhigaan magaalooy inka maamulkaasi, had dii Netanyahu aanu gorgortan la bilaabin Xa maas, si loo badbaadiyo nolosha dadkii lagu qafaashay weerarkii 7-dii October.
SIDA MAGAALADII UU MADAXDA KA AHAA EE LAND ROVERKA UU KU WADAN JIRAY UU UGA NOQ DAY SUULI QODE
Nolosha Jeelle Qaasim
Qoraalka sawirka, Jeelle oo ku sugan gur igiisaWaa mid ka mid ah raggii ugu saam aynta badnaa gobolka Nugaal isagoo soo ma aulay laba degmo oo ka tirsan gobolkaas.
Xilligii uu xukunka hayey wuxuu ahaa nin sida ay qaar ka mida bulshadii xilligaasi qir een ahaa qof ixtiraama dadka oo an awooddiisa cidna ku maqu unin.
Jeella Qaasim Maxamed wuxuu ku dha shay degmada Xudur ee gobolka Bakool san adkii 1956-dii halkaas ay uuna ku dhamays tay waxbarashadiisa hoose, dhexe iyo sare halka uu bartay siyaasada kuliyadii siyaasa da ee Xalane.
Gobollada Hiiraan, Bakool iyo Nugaal ay uu masuul uga noqday Xis bigii hanti wada aga kacaanka Sooma aliyeed.
Arrimaha xisbiga ayuu kaga soo shaqee yey Tiyeeglow iyo Xuddur oo kacaanku u wa kiishay isagoo sidoo kale masuul ka noqday sida uu shee gay caawintii dadka ka soo car aray colaadii dhexmartay Itoobiya iyo Soom aaliya oo xarumo looga dhisay Baladweyne.
Noloshii Jeelle intuu Madaxda ahaa
NOLOSHA JEELLE QAASIM
Qoraalka sawirka, Jeelle Qaasin oo hor taa gan gurigiisa ku yaal kaamka Washington
Degmada Burtinle oo loo magaca abay degmo bsihii 6-aad ee sanakdii 1978 ayuu ka noqday Xoghay aha Xisbiga ee degmadaasi isagoo ugu sareeyey hanaanka dowlad da.
Jeelle wuxuu xusay inuu intii uu halkaa joo gay uu ka shaqeeyey inuu odoyaasha dhaqa nka iyo waxgaradka bulshada kala shaqeeyo horumarinta deegaanka iyo amaanka.
"Waxay ahayd intii ay Jabhadduhu bil aabmeen, waxaana ka shaqeeyey inaan ka dhaadhiciyo Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre in Ciidanka milateriga qaybtiisa labaata naad ee ku sugnayd Burtinle dib loo qaado si looga fogaado rabshado, waana iga yeelay, sidaas ayaana ciidamadii dib ugu raray” ayuu yiri Jeele.
Jeelle wuxuu xusay in Islaam Maxamed Islaan Ciise oo ahaa oday agii dhaqanka ee Nugaal uu ka dalba day dowladii kacaanka in loo wareejiyo degmada Garoowe, sidaasna loogu soo baddalay.
Awoodiisii Maamul ayaa ahayd tan ugu sar raysa magaalada waxaase jiray duqa degm ada iyo gudoomiyaha gobolka oo sida la sheegay kala ahaa gaashaanle sare Xasan Mayle oo ahaa barasaabka Nugaal iyo Da ahir Cali Ciise oo duqa magaalada Garoowe.
"Warqad aanan saxiixin laguma shaqayn karin, siyaasadda aniga ayaa ahaa kan maa mula sidoo kale shir gudoonka anigaa lahaa, hadii wafti ka imaanayo Dowlada dhexe iyo xisbigaba aniga ayaa ahaa qofka u xilsa arnaa soo dhaweyntooda iyo qaabilid ooda”ayuu intaas raaciyey Jeelle.
Lix sano oo uu Garowe xukumayey intii aan dowladii dhexe ee dalku burburin wuxuu ahaa nin haystay dhamaan tasiilaadka qof madaxi u baahnaa sida gaadiid, guryo iyo ilaalo ciidan oo masu ul ka ahayd amaank iisa.
Jeelle ayaa BBC-da u sheegay inuu wat ay gaari nooca Land Rover ah oo midab aha an xareedi ahaa, ayna ilaalin ayeen ciidamo soddon askari ka badan oo ilaaladisa ahaa.
Kala guurkii noloshiisa
NOLOSHA JEELLE QAASIM
Qoraalka sawirka,Jeelle oo hor taagin gurig iisa oo ku yaal kaamka barakacayaasha ee Garooowe
Markii ay dhacday dowladii uu xubinta ka ahaa xisbigii hantiwadaagga Kaca anka So omaaliyeed, Jeele Qaasim wuxuu noqday Qof caadi ah oo dib bulshadii ula falgalay.
Markii noloshii ku adkaatay si uu u maare eyo nolosha qoyskiisa wuxuu xusay in dantu biday inuu ka shaqeeyo qodidda ceelasha, suuliyada iyo baraagaha.
‘’In ka badan kun ceel, iyo kun iyo dheera ad suuli ayaan ka qoday Garoo we oo aan ba risamaadkii maamulkeeda u sareeyey, taas ayaana ahayd xalka kaliya si an noloshayda u sii wato” ayuu yiri.
"Mar ayaan damcay inaan isaga tago Garoo we oo aan aado deegaankii aan ku dhashay ee Xudur taas oo qayb ka ahayd soo jeedintii isimada ay igula taliyeen, balse waxaan go, aansaday inaan sii joogo".
‘’Saddex guri ayey lahayd dowladu ama xisbigu ku shaqaynayey labo ka mid ah wa xaa qaatay dadkii deegaanka midkii isoo har ayn ee anigu daganaana waxaa iga qaaday Dowladii hoose ee Garooowe xiligii xukunka uu hayey Cabdiraxmaan Faroole’’ ayuu hadal k iisa raaciyey.
Isagoo ka hadlayey halka uu ka danbey ey gaarigii uu watay ee Land Roverka ahaa waxaa uu xusay in laga dhacay dabadeedna la furfurtay.
GAROOWE
Xaaladda hadda uu ku sugan yahay
Hadda waxaa uu ku nool yahay Jee lle Qa asim Kaamka Barakacayaasha Wa shington oo ku yaala Garoowe isaga, xaasaskiisa iyo 13 caruur ah oo uu dhalay.
Noloshiisa ayuu tilmamay inay ku tiirsan tahay wixii uu ka helo dadka uu garanayo oo waydiisto inay gacan ka siiyaan nolosha.
Jeelle Qaasim hada waa 69 jir, cimrigiisa inta ugu badanna wuxuu ku noolaa gobolka Nugaal oo nolosha teeda sare iyo tan hoosa ba ku ay ku so mareen .XIGASHO:-BBC
R/W/ha Isreal oo shaaciyay cid da maam uleysa Gaza marka uu dagaalka dhamaado
Ciidamada Isreal ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana magaaladan maamulk eeda gacanta ku hayay kooxaga gabannim adoonka Xam aas.
Isreal ayaana dooneysa in gabi ahaan magaala da Gaza ka saar to ururka Xamaas ay u arkaan halista ugu weyn ee la kulma yaan, waxa ayna dadaalkii ugu dambeeyay ku bixinay aan sidii magaalada u bur burin lahaayeen ugana saari lahaayeen Xamaas.
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Neta nyahu ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in dalkiisu uu maamuli doono ammaanka ma gaalada Gaza muddo dheer kaddib, marka uu dhammaado dagaalka ay hadda kula jir aan kooxda Xamaas.
Benjamin Netanyahu oo la waydii yay ci dda maamulaysa Gaza dagaalka ka dib, ay uu si cad u sheegay in uu rumaysan yahay in Israa’iil ay qaadi doonto mas’uuliyadda amni ga magaa lada Gaza "muddo aan xad lah ayn”.
Marka aynaan haysan mas’uuliyad da amniga magaalada Gaza, waxa aan hayno waa qarxinta argagaxisada Xamaas oo aan qiyaasi karin,” Netan yahu ayaa ku yiri wareysi uu siiyay ABC News.
Hadalka Netanyahu ayaa yimid ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Bid en, oo ah saaxiibka ugu dhow, uu bishii hore uga digay Israa’iil qabs ashada baaxadda leh ee Gaza, isagoo sheegay in haddii ay sidaas sameyso ay tahay "khalad weyn”.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 8-DA NOVEMBAR 2023-KA
..