HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA NOVEMBAR 2023-KA

0
Tuesday November 07, 2023 - 08:15:50 in Wararka by
  • Visits: 401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Gud. Aqalka Sare oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saa meeyeen daadadka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlama anka Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaa liyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaa taan gurmadka iyo garab istaagga Walaalaha Soomaaliyeed ee waxyee lladu ka soo gaartay fatahaad aha ka dhacay Dalka.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa si gaar ah u tilmaamay in Hay’adaha dowl adda looga baahan yahay in ay si mug leh ugu istaagaan ka jawaabidda xaaladaha adag ee ay ku sugan yihiin shac abka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fataha adaha.

"Shalay oo kale waxaa nalooga baahanya hay midnimo, istaageerid, samafal iyo in aynu u midowno sidii aynu maal iyo muruqba isugu geyn lahayn gurmadka Walaalaha la dhibaa tey san hoy la’aanta, qabowga iyo gaa jada oo ku weena wax haysta ay gacan ka gaystaan gurm adka iyo gacan qaba shada dadkeenna ay saa meeyeen Fata haadda.”

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale bog aadiyey abaabulka xooggan ee shacab ka Soomaali yeed iyo Dowlad aha xub naha ka ah Dowlad da Federaal ka Soomaaliya ay bilaabeen si wax looga qabto waxyeelada ay gaysteen fatah aaduhu, isagoo ku baaqay in ay sii laba jibaar aan dadaalkooda wax ku oolka ah.

Baaqa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baa rlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku soo beegmaya xilli guud ahaan gobollada dalka ay da’een Roobab daadad wata, kuwaas oo ka da’ay Gobollada kala ah; Gedo, Jubbada Ho ose, Jubbada Dhexe, Bay, Bakool, Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xuk uuma dda Federaalka Soomaaliya Md. Saalax Ax med Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yee shay ganacsatada Soom aaliyeed, kaas oo loo ga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee ka da’aya qaar kamid ah gobollada dalka.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay xaalad da dhabta ah ee ay sab abeen roobabka, wax aana ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyey ku dhintay daadadka iyo fata ahadaha ka da’ay qaar kamid ah gobollada dal ka, dadka gaaraya 25 ruux, iyada oo ay saa meyn ku yeeshe en 717, 825 kun oo qof.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheeg ay in xaaladdu ay ka sii dari karto, maadaama ay soo wajahan yihiin roobab iyo daadad cusub sida ay tilma ameyso saadaasha iyo digniinaha soo baxaya.

Md.Saalax ayaa hoosta ka xariiqay sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo xeelad walba oo gurmad loogu fidin karo meelaha ay go’doomiyeen daadadka iyo fatahaadaha is wata .

Ganacsatada Soomaaliyeed ee kul anka ka qeyb galay ayaa sheegay in dhankooda ay diy aar u yihiin gurmadka walaalahooda Soomaaliy eed ee dhiba atadu ka soo gaartay fataahadda iyo daadka ay sababeen roobabkii dayrta ee ka da’aya dalka.

Meelaha ugu daran ee ay saame eyeen da adadka iyo fataahada, ayaa waxaa kamid ah Gobollada kala ah; Gedo,J/Hoose, J/Dhexe, Bay Bakool Hiiraan, iyo Galgaduud.

Fannaankii Maxamed Xasan Barrow Oo Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi

Alle ha u naxariistee Fanaankii Maxa med Xasan Barrow ayaa Xa lay ku geeriyooday Maga alada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddooy inkii dambe ku xanuuns anayey.

Maxamed Xasan Barrow ayaa ahaa Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka waxaana uu ka mid ahaa fanaaniinta faro ku tiriska ah oo aan ka tegin dalkooda soddonkii sano ee la soo dhaafay.

Allaha u naxarisitee Maxamed Xasan Barrow ayaa ku dhashay sanadkii 1960kii mag aalada Gaalkacyo balse waxa uu ku soo barb aaray magaalada Muqdisho.

Fannaanka Maxamed Xasan Barrow ayaa waxa uu ka mid noqday fannaaniintii kooxda Waaberi isagoo ka mid ahaa fannaaniin jishay riwaayado badan.

1976tii ayuu ka mid noqday fanaaniintii ka qeybgashay tartankii hergelinta heesaha waxa ana uu kadib noqday fannaaniin ka mid noqday kooxda Waaberi.

1980kii ayuu ka mid noqday hobalada Waa beri Hargeysa,isagoo riwaayadii ugu horeysay ee uu ka qeyb galo waxa ay ahayd Riwaayadii Galbeed Waa la Xoreeyay. Waxa kale oo uu ka mid ahaa fannaaniintii riwaa yadii Bidaar Sibiq Bay Kugu Gashaa oo uu alifay abwaankii Xa san Cabdulaahi Xasan Ganey.

Fannaanka Allaha u naxarisitee Maxamed Xasan Barrow heesaha uu ku luqeeyay waxaa ka mid ahaa heesta caan baxday ee Muuq dheer.

Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida oo goor-dhow ku geeriy ooday Nairobi

Alle ha u naxariistee Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida iyo wacyig alinta Qaranka Max amed Xassan Baroow ayaa goor-dhow ku gee riy ooday magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, kaas oo mudd ooyinkii dambe ku xanuunsanayay halkaas.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Md.Daa’uud Aweys Jaamac, wasiir ku-xigeenka wasaara dda Md.Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cad aala iyo agaasinka wasaaradda Warfaa finta ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska , ehelada iyo dhammaan umma dda Soomaaliyeed ee uu ka geeriy ooday Marxuum Maxamed Xasan Barr ow oo ka tirsanaa Hobollada Qar anka Waabari. Inaa lilaahi Wa inaa Ileyhi Raaj icuun.

Madaxweyne ku xigeenada Galmu dug & Jubbaland oo gaaray Jigjiga (Ujeedka)

Madaxweyne ku-xigeenka Galmud ug Cali Daahir Eid iyo Wafdi uu hogg aaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya.

Wafdigan waxaa si diiran ugu soo dhawee yay caasimada Jigjiga Masuliy iinta Dowlad de eganka Soomaalida.

Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wafdi giisa wa xay Magaalada Jigjiga uga qayb galayaan Shi rka Amniga Xuduud aha ee Dariswanaaga,

Sidoo kale waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qadan doona Masuliyiinta u gu saraysa Dow lad Deegaanka Soom aalida.

Shirka Amniga ee Dariswanaag ay aa waxa sido kale ka qayb galaya Mas uliyiin ka socota Dowlad Goboleedla Jubbaland oo uu hogaami nayo Mad axweyne kuxigeenka Jubbaland Max amuud Sayid Adan xubno kale.

Dowladda oo shaacisay in aysan aqoonsan eyn ururka FSU Digniin adagna u dirtay

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa caddeysay in dalka aanu jirin Urur la yiraahdo Federation of Somali Univ ersities (FSU) oo ay Wasaaraddu aqoonsan ta hay, iyaga oona ka digay in ururkaasi lala shaqeeyo.

Wasaaradda Waxbar ashada ayaa sheegtay in kaliya ay aqoonsantahay Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed (ASU), kaas oo ka diiwaanshan Wasaa radda, islama rkaana ah Urur ay ku mideysan yihiin inta bad an Jaamaca daha dalka.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda waxbar ashada ayeyna digniin ugu diray ururka la mag ac baxay Federation Som ali Universities (FSU) inay ka shaqee yaan arrimaha waxbarashada fasax la’aan iyo diiwaangalin la’aan.

W/Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho ka daahfu ray aqoon isweydaarsi

Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaa liya, ayaa Shalay ka daahfurtay magaalada Mu qdisho aqoon isweydaarsi la xiriira hoggaa min ta wax-ku-oolka ah ee hoggaanka sare ee hay’ adaha Cadaaladda iyo Gar soorka Soomaaliya.

Kulanka oo ujeedkiisu ahaa in dhammaan bahda Cadaala dda iyo Gar soorka dalka ay is weydaarsadaan afka arta iyo aqoonta la xiriirta maa mulka, maareynta iyo kor-u-qaadista adeegy ada cadaaladeed ee guud ahaan dal ka, ayaa waxa ka soo qayb-galay Guddoo miy aha Maxkamadda Sare Mudane Bashe Axmed, Wasiirka Cadaalada Md. Xasan Macallin Maxa muud, Xerr-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Md.Sul eyman, Wasiirada Cadaaaladda Dowladd Gob aedyada xubnaha ka ah DFS, Madaxda Ciid anka Asluubta, iyo Dhammaan xeer-ilaaliya asha iyo Gud doomiyayaasha Maxkamadaha dalka.

Wasiirka Caddaalada ayaa ugu horayn uga mahad celiyay dhammaan madaxda kasoo qayb gashay kulanka sido kalena xusay, "Mada ama bulshadi Soomaaliyeed naga sugayso hog gaa min wax-badali karta waa muh iim in aynu kulamo joogto ah oo aqoon-isweydaarsi aan ye elana si aan wax u kala barano wixi hore ee aan naq aanayna dib-u-eegis ugu samayno si wadar ahna aan bulshada u gaarsiino adeeg cadaaladeed oo hufan”.

Gabogabadii Guddoomiyaha Maxka mada Sare oo furay kulanka ayaa ku dheeraaday mu hiimada ay leedahay kulamada joogtada ah ee bahda Cada aladda iyo Garsoorka, sido kale mas’ uliyiinta kala duwan ee soo xaadiray aq oon-isweydaarsigan ayaa bogaad iyay soona dhaweeyay kulankan kuna adkeeyay Wasaar ada Cadaaladdu in ay joogto ka dhigto kula madan oo kale.

Wasiir Juxa oo sheegay in uu soo Dhamey tirmay Wejiga 1aad Hannaan ka doorasha da Qof & Cod

Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Punt land, Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegay in uu guul ku soo dha maaday wejiga kowaad ee hannaanka doorashooyinka qof iyo cod oo lagu doortay golayaasha degmooyinka.

Wasiir Juxaa ay aa sheegay in wej iga kowaad ee doo rashooyinka ku dhis an hannaanka xisbi yada badan ee qof iyo cod lagu doortay 33 degmo oo ka tirsan Pu ntland, islamarkaana uu si guul ah kuku soo dhammaatay .

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in aan marnaba la hakin doonin hann aanka doora shooyinka qof iyo cod lana dhammaystiri doono wejiga xiga, wax aase uu tilmaamay in ay jiraan qalad aad ka imaan kara barnaamijkan, kuwa as oo lagu saxayo wada-hadal iyo is qancin.

"Waxaan marna suurta-gal ahayn, oo reer Puntland aysan u qalmin in qolkii madoobaa ee mugdiga ahaa, ee dhabarka la isu xoqayay ee lacagta laaluushka ah lagu tirinayay in dib loogu noqdo marnaba suurta-gal ma aha ayuu yiri Wasiir Juxa". Hadalka ka soo baxay wasiir ka Arim aha Gudaha Maamulka Puntland ayaa ku soo aadaya Xilli Isimada Dhaqanka Punt land ay soo dhawaan soo saareen bayaan ay ku caddeeyeen in doorasho Qof iyo Cod aanay ka qabsoobmi Karin xillgaan degaanada Punt land.

Maxkamada sare ee Ciidamada qal abka si da oo Xukuno ku riday 2 Ruux oo dil lagu eedeeyay

Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah uu u geys tay Dable Bo olis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf losoo xiray gacansiin danbi ka dib markuu dilaaga u dhii bay qoriga uu dilka ku geystay.

Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo ka carooday weydiinta Booliska ee warqada fasaxa CID Mooto-Feykoon uu watay ayaa danaano ahaan ugu yeertay walaalkiis Dable Boolis Daahir Cab di Mustaf oo ka titsan taliska qey bta guud ee Booliska gobolka Banaadir isla markaana uu u dhiibay qorigii lagu dilay marxuum Dable Boolis Cabdika riin Ibraahin Cali (Awdaango) oo xiliga as ku sugnaa barta gaadiidka lagu hubiyo ee waddada Afisooni Sagaal iyo tobankii bishii December ee 2022.

Garsoorka Maxkamdda Darajada 1aad ee Ciidmadda oo dhageystay dhinacyada dacw adda ayaa labo iyo labaatankii bishii February ee sanadkan ku xukuntay Cabdulaahi Cabdi Mustaf Dil toogasho tasoo ah qisaasta marxu um Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf lagu xukum ay Shan sano oo xabsi ciidan ah.

Intaasi kadib Qareenada eedeysan ayaasha ayaa racfaan u qaatay Max kamda Sare ee Ciidmadda oo iyana kiiskan mar kale dhage ysatay kowdii bi shan, ayaa ugu danbeyn Shal ay ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay ugu xukuntay Maxakamadda Darajada Koowaad Ciidamadda Cabdulaahi Cab di Mustaf, halka Dable boolis Daahir Cabdi Mustaf lagu xukum ay mar kale Afar sano oo xabsi ciidan ah, Sida uu warbaahinta la wadaagay Janaraal Liibaan CalI Yaroow Guddoomiyaha Maxkamadda Sa re ee Ciidamada.

Xil.Marwo: Aniga oo Xasan wax ka doortay ayaa dhulka la igu jiidee maxaa moodaa dadka kale

Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir oo dhaw aan isku soo taagtay kursiga madaxweynaha baarlamaanka addu unka, kaasi oo markii da mbe looga adkaaday, ayaa markale ka hada shay sida ay wax u dhac een.

Marwo oo hadal ka jeedi say kulan soo dhoweyn ah oo loogu sameeyay maga alada Nairobi, ayaa waxay ku sheegtay in madaxda sa re ee dalka ula dhaqmeen si xun, isla markaana ay qaranka dhaafiyeen kursi muhiim ah, sida ay hadalka u dhigtay. 

Waxay sheegtay in guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe uu kaga been farriimay warqadii uu tartanka uga reeb ay, "Waxaa ceeb ku ah in uu yiraahdo iyada ila ogeyd. Ilmo saddex jir haddii la yiraahdo war qad ayaa ka qoraya waa ku casilaya ma yee leen, waaba anagoo intaas le’eg.”

Marwo ayaa sidoo kale waxay sheegtay in iyada oo wax kasoo dooratay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sidaas loo galay, balse ay hadda rabto inay noqoto qo fkii u dambeeyay ee awood dowladeed lagu maquuniyo.

"Waxaa laygu yiri adoo xildhibaan ah oo wax ka doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud kalsoonina siiyey guddoomiye Aadan Ma doobe iyo xukuumadda ayaa sidaan dhulka la gugu jiidee maxaa moodaa dadka kale,” ayay tiri Marwo Cabdi Bashiir.

Waxay intaas kusii dartay "Waxaa rabaa in aan noqdo qofkii u dambeeyay ee Soomaaliy eed ee lagu ciyaaro ama awood loo sheegto. Taariikh madow ayaa ka galnay baarlamaanka adduun ka.”

Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in kursig aas ay ku bedaleneyso kursiga aan joogtada aheyn ee QM, kaas oo ka dhexeeyo Soomaal iya,Tansania iyo Mauritius, ayna dowladda Tan zania ay ka heshiiyeen in Soomaaliya ay uga tanaasulaan kursiga QM.

Si kastaba, arrintaan ayaa hadal heyn xoog gan dhalisay kadib markii ay Marwo guul-darro kala soo kulantay tartankii ay u gashay hogga anka baar lamaanka adduunka, ayada oo qu dhe Eedu dhabar-jebinta lagu sameeyay ku eedeysay gudoonka baarlamaanka iyo xukuu madda Soomaaliya.

xigasho:-caasimadda.net

Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dule edka M/Cape Town (Magacyada)

Labo nin oo Soomaali ah ayaa Shalay lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Cape To wn ee dalka Koomfur Afrika

. Kooxo hubeysan oo la sheegay iney aha ay een burcad u dhalatay dalka Koonfur afrika ayaa la sheegay iney ka dambeeyen dilaka.

Magacyada dhallin yarada Soomaal ida ee la dilay ayaa lagu kala sheegay Abuukar Cumar Cosoble iyo Axmed Maxamed Qoslaaye.

Ciidanka Booliska dalkaas oo aan looga bar an iney wax badan ka qabtaan dilalka noocan ah ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, iya goo sameeyey baaritaano.

Maalmo ka hor ayey aheyd markii Soomaali kale lagu dilay goobtiisa ganacsiga oo ku taalla xaafada Them balethu ee Gobolka Western Cape. Boqolaal Soomaali ah oo ganacsiyo yar yar ku shaqeysanayey ayaa sanadihii la soo dhaaf ay lagu dilay magaalooyin iyo tuulooyin ku yaa lla dalka Koonfur Afrika, kuwaasoo aysan jirin illaa hadda cid loo soo xiray.

Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ballan qaad waxqabad u same ysay isbitaalka Hooya da iyo dhalaaka ee Banaadir.

Madaxa Fulinta Hormuud Axmed Maxamu ud Yuusuf oo ka mida masuuliyiinta shirkada Hurmood ayaa u ballan-qaadday Isbitaalka in ay ka bixin doonaan Kharash-ka Shidaalka.

"kadib codsgii inooga yimid Wasa arada Caa fimaadka Soomaaliya wax aan mar kale ku dha waaqeynaa inaan bixin doono qarashka shida alka ee Isbitaalka mudo sanad ah laga bilaabo November 2023 ilaa November 2024″ ayuu yiri Axmed Maxamuud Yuusuf oo Madaxa Fulinta shirkada Hurmood

Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka Banaadir ayaa badanaa lagu wadaa dhaqaale ay bixiy een hay’ado iyo shirkado.

Safiirka cusub uu Maraykanka usoo magaca abay Soomaaliya oo la filayo inuu xilka la wareego

Richard H. Riley oo madaxweynaha dalka Ma raykanka uu u magacaabay danjiraha Soomaa liya, ayaa la filayaa inuu dhawaan xilka si rasmi ah ula wareego.

Danjirahan cusub ayaa no qday safiirkii afaraad ee Ma reykanka u fa dhin doona So omaaliya tan iyo markii xir iirka diblumaasiyadeed ee 2 Waddan uu dib u soo laabtay sanadkii 2013.

Richard H. Riley ayaa wuxuu bedel ayaa Larry André Jr., oo xilkan soo hay ay muddo hal sano ah. Wuxuuna muuj iyay kalsoonida uu ku qabo inuu qaban karo mas'uuliyadda safii rnimo ee dalka Soomaaliya.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay wada shaq aynta uu la leeyahay ciidamada Maraykanka, USAID, iyo hay’adaha kale ee la shaqeeya la dagaalanka arg agixisada caalamiga ah.

Danjire Stephen Schwartz ayaa noq day saf iirkii ugu horreeyay ee Mare ykan ah oo Soom aaliya u soo magac owda June 2016 ka dib dagaaladii sokeeye, waxaana ku xigay Donald Yamamoto October 2018. Larry André Jr. waxa uu ahaa safiir bishii Febraayo 2022 ilaa Luulyo 2023.

Mareykanka ayaa weli ku adkeysa naya in uu taageerayo socdaalka Soom aaliya ee ku waj ahan xasilloonida iyo horumarka, gaar ahaan wixii ka dam beeyay sanado badan oo xasillo oni darro iyo dagaallo sokeeye oo daba dhee raaday.

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareeg ay dee gaanka Baraag Maxamed Daa’uud

Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21-aad oo gacan ka hela ya Dadka dee gaanka iyo Dar aawiishta Galmudug ayaa Shalay la war eegay deegaanka Bara ag Maxamed Daa’uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee gob olka Mudug. Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qayta 21-aad Gaashaanle sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta, waxaana ciida mada ay barita ano ka sameeyeen dhulka how dka ah ee deegaankaas.

Khawaarijtii joogtay deegaankaan ayaa halk aas ka kala firxaday waxaana hataan ku sii da ba jira firxadkooda ciidamada qaranka iyo kuwa deeg aanka.

Qabashada deegaanka Baraag Maxamed Daa’uud ee gobolka Mudug ayaa ku soo aaday sa xilli ciidamada Xoogga dalka iyo geesiyaa sha deega anka adagaal jiho kasta ku qaadeen goobaha ay Khawaarijta kaga sugan yihiin Dow lad Gobaleedka Galmudug.

ROOBAB KA DA’AY MAGAALADA BELEDW EYNE OO SAAMEEYEY XAAFADAHA MAGAALADA

Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda ka dib markii uu saameeyey Ro obab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay maga alada Beled weyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan.

Roobabka ka da’ay magaalada ayaa sa ameen ku yeeshay dadka magaalada, iyaga oo dadka ka baraka ceen guryah ooda, xilli ay deega an sadeen duuleed ka magaalada gaar ahaan Ceeljaalle.

Waddooyinka magaalada Balad weyne ayaa lagu arkayay bulshada magaalada oo ka bara kacaya guryah ooda iyaga oo duleedka magaal ada maciin badan, ka gadaal markii ay saamee yeen Roobab wata daadat.

Qaar ka mid dadka magaalada oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa dowladda ka codsa day in gurmad lala soo gaaro dadka ku baraka cay daadad ka, sidoo kale waxa ay sheegeen in magaalada ay ku soo hareen dad kooban.

Guud ahaan gobollada dalka waxaa ka cur tay Roobka deyrta oo illaa hadda la sheegay in ay ku dhinteen dad gaaraya 25 ruux, iyada oo ay saameyn ku yeesheen 717, 825 kun oo qof, sida lagu sheegay bayaan Shalay ka soo bax ay shir uu Ra’iisul Wasaare ku xige enka uu la yeeshay ganacsata dalka.

Puntland oo Gudi u saartay Khasaar aha ka dhashay Roobkii ka da’ay Gaalkacyo

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Feysal Cali shire ayaa shir gudoomiyaha kulan looga hadlayay xaalada wax ka qabashada Da adadka ka dha shay Roob abkii ka da’ay M/ Ga alkacyo ee gobol ka Mudug

Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo ku xigeenkiisa 2aad ayaa magacaa bay 3 gudi oo loo xilsaaray wax ka qabashada dhibaatooyinka ay sabab een Roobabkii saaca dihi la soo dhaa fay ka day day M/GaalakcyoWaxayna gudiyadaasi kala yihiin : Guddiga guud ee xaalada daadadka iyo Xal u helida Masiibooyinka kadha sha oo ka ko oban 11 Xubnood.

Guddiga u gargaarka dadka go’doons an kuwa barakacay iyo fayo-dhawrka.

Guddiga xal u helida biyaha iyo furida kana aladii biyuhu mari jireen iyo biyo-booliyada. Gu ddigaas 6da xaafadood ee Magaalada xaafad wal ba waxaa ka imaanaya kana hawl galaya 11 xubn ood oo ah gudiga, Vuddigaas waxay ka war bixinayaan meelaha biyuhu fadhiy aan iyo sidda loo saari karo biyahaas.

Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay dhamaan intii Habeen hore shaqaysay oo shac abka la dareen ahayd.

Sido kale Taliye Kuxigeenka qaybta Boliska Gobolka, isu-duwe yaasha Gar gaarka iyo dee gaanka, Duq kuxigeenka Degmada, Xoghaya ha Xegmada, Agaa simaha Mashaariicda Gob olka Xildhib aano Guddomiyayaasha Xaafada ha iyo sariikiil kale oo katirsan qaybta.

Ugu dambayn guddiyayadaas ayaa dhama antood u hawlgalay shaqa dii loo xilsaaray.

Blinken oo Turkiga ka dhoofay & Madaxwe yne Erdogan oo diiday inuu qaabilo

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Marey kanka Antony Blinken ayaa soo gebagebeeyey booqasho labo cisho ah oo uu ku tagay Turkiga isagoo dhigiisa dalkaas kala hadlay dagaalka Israa’iil iyo Xamaas

. Turkiga ayaa darajo hoose ku soo dhoweeyey Blinken, waxaana garoon ka ku soo dhowee yey Gudoomiye ku-xigeenka Magaalada An kara, iyadoo wadada uu sii maray Blinken ee tagta Wasaarada arrimaha dibeda ee Turkiga loogu dhajiyey sawirka afhay eenka Xamaas Abu Cubeyda.

Boqolaal qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga halkaasoo ay wa dahadal ku yeesheen wasiirka arrimaha diba dda dalkaas Hakan Fidan iyo xoghayaha arrim aha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken.

Dibad-baxayaasha ayaa ku eedee yay Marey kanka inuu gacan ka geystay dhimashada ray idka Falastii niyiinta ee Qaza.

Blinken ayaa isku dayay inuu ku qanciyo sar aakiisha Turkiga inay cadaadis dheeraad ah sa araan Xam aas oo ay sii daayaan maxaabiista. Balse Turkiga mawqifkiisu aad buu u cad ya hay. Waxay u sheegeen in maxaabiista lagu sii deyn karo oo kaliya is wayd aarsi iyo in Xama as ay sii deyso maxa abiista, Israa’iilna ay sii deyso maxaab iista Falastiiniyiinta ah.

Turkiga ayaa sidoo kale codsaday xabbad jo ojin shuruud la’aan ah, wuxuuna sheegay inay tahay in la helo hannaan caalami ah oo lagu ila alinayo xabbad joojinta hase ahaatee Blinken ayaa talaabadaas diiday.

Waxaa uu codsaday Blinken inuu la kulmo Madaxweyne Erdogan hase aha atee waxaa loo sheegay inuusan la kulmi karin sababo la xiriira inuu ma shquul ku yahay howlaha Qar anka, iya doo wararka qaarkood sheegayaan in Erdogan uu si cad u diiday inuu qaabilo Blin ken.


Barack Obama oo aan si aan la fileyn uga hadlay duullaanka ciidam ada Israel ee Gaza

Madaxweynihii hore ee Marey kanka, Bar ack Obama ayaa duray gabood-fallada ee ay Ciidamada Israel ka gaysanayaan Marinka Gaza.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa shee gay in weerarkii Xamaas ay 7-dii October ka ga ysatay dhulka la haysto uu ahaa mid laga naxo oo aan wax qiil ahi lahayn, isagoo dhanka ka lena sheegay inaanan loo adkeysan karin in Israel ay xoog ku sii haysato dhulka Falastiin iyo dhibaatada ay u gaysaneyso shacabka Fal astiiniyiinta.

"Waxa Xamaas ay sameysay waxa ay ahayd wax laga naxo, oo aan qiil loo heli karin. Waxa kale oo run ah in qabsashadii iyo waxa ku dha caya Falastiiniyiinta ay yihiin wax aan loo adk eysan karin,” ayuu yiri Madaxw eynihii hore ee dalkaasi Mareykanka.

Waxa uu sheegay in ay jiraan dad aan sha qo ku lahayn weerarkii Xamaas, haddana ku dhimanaya duulaanka Israel ee Marinka Gaza.

"Waxa run ah in ay jiraan dad hadda dhiman aya oo aan shaqo ku lahayn waxa ay Xamaas sameysay,” ayuu yiri Barack Obama.

Waxa kaloo uu sheegay in dunida ay mud do dheer ku guuldareysatay xal u helidda colaa dda soo noqnoqotay ee Israel iyo Falastiin iyiinta, marka aad eegto sida labada dhinac ay ugu kala fogan yihiin arrinta taagan.

"Waxaa jirta taariikh dadka Yahuudda ah oo laga yaabo in shaq ada laga ceyrinayay illaa awoowe yaashaa illaa awooweyaashoodii kale ama adeerkaa ama eedadaa ay kuu sheegaan sheekooyin ku saabsan waalida naceybka ah ee Yahuudda,” ayuu yiri Barack Obama.

Obama ayaa sheegay inaanay arrintan xal u noqon karin wararka halka dhinac ee barraha bulshada la iska dhex marayo, isagoona dadka uga digay inaanay ku kadsoomin warark aasi. Waxa uu ku baaqay in si qoto dheer loo fahmo colaadda labada dhinac, isagoona yiri "Qofna gacmihiisa nadiif ma ahan.”

Obama ayaa yiri "Waxaad iska dhigi kartaa inaad runta ku hadasho, waxaad ku hadli ka rtaa hal dhinac oo runta ah, xaaladaha qaarko od, waxaad isku dayi kartaa inaad ilaaliso akhla aqdaadaa, laakiin taasi ma xallin doonto dhiba atada taagan.”

Obama ayaa sheegaya in dhinacyada la ka la safan Falastiiniyiinta iyo Israel ay tahay in ay qiraan in xiisadooda ay tahay mid xasaasi ah, iyagoo ku dabaqaya cabashooyinka saxda ah ee dhinacyada.

"Waa inaad qirataa in dhammaanteen aan ku dhibtoonayno arrintan, illaa xad. Sidaas dart eed, had dii aad rabto inaad xaliso dhibaata da waa inaad qaadataa runta oo dhan,” ayuu yiri Obama. Obama ayaa intaasi ku daray "Had dii ay jirto wax fursad ah, si aan si wax ku ool ah wax uga qabano, waxay u baahnaan doontaa ogola anshaha dhin acyada iyo ilaalinta waxa dusha sare ee laga yaabo inay u muuqdaan fekra do iska soo horjeeda.”

Hadalkiisan ayaa imaanaya, xilli dhawaan uu Israel uga digay hawlgal keeda dhinaca dhul ka ee Gaza, taas oo kaga sii dari karta sida uu yiri colaad da gobolka.

Obama ayaa xilligii uu u tartamayay xafiiska waxa uu ku ololeynayay in uu xalin doono cola adda labada dhinac, balse aanu ku guuleysan.

Xamaas oo ridday Gantaalo argag ax ku abuuray malaayiin Israa’iiliyiin ah

Iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeymaha dha nka cirka ah ee ay ku hayso Marinka Qaza, ay aa militariga Israa’iil waxa ay sheegeen in haw ada sare ee bartamaha dhulka Israa’iil laga ma qlay codka gantaallada laga soo ganay dhanka Qasa.

"Malaayiin Israa’iiliyiin ah ayaa ka ordaya sidii ay uga gamban lahaayeen bambooyinka,” ayaa lagu yiro qoraal la soo dhigay barta X, oo horey loo oran jiray twitter isla markaana ay leeyihiin milatariga Israa’iil.

Milatariga Israa’iil ayaa dhawaan sheegay in 8,000 oo gantaal lagu soo riday Israa’iil tan iyo 7-dii Oktoobar.

Israa’iil oo dalab cusub u gudbisay Mareykanka & Biden oo shaki ka muujiyey

Israa’iil ayaa waydiisatay Maraykanka inay helaan 24,000 oo qoryaha fudud ah, sida uu sheegay wargeyska New York Times.

Codsigan waxaa walaac ka muujiy ay Congr ess-ka iyo saraakiisha waax da arrimaha diba dda, maadaama ay aaminsan yihiin in Israa’iil laga yaabo inay hubkan u qaybiso rayid yuhuuda ah ee la dejiyey Daanta Galbeed.

Tani waxay kordhinaysaa xiisadda haddii Israa’iiliyiinta rayidka ah u adeegsadaan hub si ay u weerarraan Falastiiniyiinta ku sugan Daanta Galbeed.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee Qaram ada Midoobay ayaa Shalay kulan albaabadu u xiran yihiin ka yeelanaya xaaladda ka sii daray sa ee Qasa.

Shirkan ayaa waxaa dalbaday Imaaraadka Carabta iyo Shiinaha,sida lagu baahiyay barta Golaha Golaha Ammaanka, waxaana horey u fashil may qaraar xabad joojin lagu dalbana yey oo ay wadeen Ruushka iyo dalal kale. 

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Falastiiniyi inta ayaa shaaciyay in ilaa iyo hadda in ka badan 10,000 kun oo rayid ah lagu dilay duqay maha ba’an ee ku socda marinka Qasaa.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegaysa in marba marka ka danbaysa ay sii kordhayaan rayidka u badan dumarka iyo carr uurta ee ku dhimanaya duqaymaha joogtada ah ee Israail ku hayso magaalada go’doon san ee Qasaa.

Wakaaladda wararka Falastiin ee WAFA ayaa mas’uuliyiinta caafimaadka ka soo xigatay in duqeymaha Israail ay yihiiin ‘kuwa aan horay loo arag” halka shirkadda isgaarsiinta ee Paltel ay sheegtay in mar kale la jaray isgaarsi inta iyo adeegyada internetka.

Dhinaca kale, Baadariga Pope Francis ayaa baaq degdeg ah ka soo saaray duqaymaha ku socda marinka Qasaa si loo joojiyo xasuuqa isaga oo ku baaqay gargaar bini’aadantinimo iyo in la caawiyo dadka dhaawaca ah.

Maraykanka Oo U Direy Bariga Dhe xe Gujis Qaada Gantaalada Nukliyerka

Ciidamada badda ee Maraykanka ayaa u diray Bariga Dhexe markabka quusa kaasoo gantaalaha Niyukliyerka laga ridi karo.

Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa ku daabacay baraha bulshada ee X, oo hore u ahaan jiray Twitter in shantii November ee 2023 uu yimid Gujiska la yiraahdo Ohio aaga taliska Dhexe ee Bariga Dhexe.

Arrintan oo Maraykanka uu shaac iyay ayaa waxa ay ku soo beega ntay maalin kadib markii Wasiir ka tirsan xukuumada Israa’il uu sheegay in dowladiisu ay xitaa u isticmaali karto hubka niyukliyerka inay ku dhufato magaalada Qaza.

Tan iyo markii uu dagaalku ka qarxay 7-dii Oktoobar ee u dhexeeyay Xamaas iyo Israa’iil, oo ah xulafada ugu dhow ee Maraykanka, Wa shington waxa ay u daabushay qalab milatari oo ay ku jiraan laba markab oo xambaara diyaa rado dagaalka iyo diyaarado dagaal.

Waxa kale oo ay ku dhawaaqday in la dirayo ku dhawaad ​​1,000 askari oo Maraykan ah, iyo ka qayb qaadashada tiro aan la cayimin oo ah kumaand ooska hawlgallada gaarka ah, kuw aas oo la taliya millatariga Israa’iil hawlgal adooda Gaza.

Afhayeenka Pentagon-ka Brigadier General Pat Ryder ayaa sheegay in dhismahan ciidan ka iyo hubka, looga golleeyahay in lagu joojiyo xiisadda gob olka iyo ilaalinta Mareykanka iyo asxa abteeda.

Xoghayaha arrimaha dibadda An tony Blink en ayaa axaddii u safray wada-hadallo uu la ye eshay hoggaa miyeyaasha gobolka, oo ay ku jiraan madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cab baas oo ku sugan Daanta Galbeed ee la hay sto iyo Ra’iisul wasaaraha Ciraaq Mohammed Shia al-Sudani oo ku sugan Baqdaad.



MAXAY TAHAY ABAALMARINTA CAALAMIGA AH EE AY WASIIR KHADIIJO U TARTAMAYSO, YAASE LA TARTAMAYA?


Somalia Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Fede raalka Soomaaliya Khadiija Maxa med Al-Makhzoumi ayaa ka mid ah musharraxiinta u tarta maya billadda Afrika ee Sustaina bility Outliers Award (ASO) oo ah abaalmarin lagu maamu uso dadka wax ka qabtay deegaanka iyo isba ddellka cimilada .

Tartankan oo ka dhici-doona ma gaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa wasiir Khadiija Al-Makhz oumi kula tartamay saddex rag iyo hal dumar oo dhammaan Afrikaan ah.

Haddaba maxay tahay abaalmarintani? Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Khadiijo maxamed Qoraalka sawirka,

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Khadiijo Maxamed Waa abaalmarin la siiyo shakhsiya adka Afrikaanka iyo xarumaha sameey ay howlaha wax ku oolka ah ee lagu dardargaliyo korna loogu qaada ajend ayaasha Horumarrada Waara ee Qaar adda.

Billadda oo ah mid lagu dhiirrigeliyo dadka Afrikaanka ah ee sam eeya isbadellka iyo qorshayaasha waxtarka u leh bulshooyinka Afrika sida horumarinta, kobaca dhaqaalaha, ilaalinta khayraadka dabiiciga ah, iyo horumarinta hab-nololeedyo mustaqbal waara u leh qaaradda Afrika.

Maxaan ka naqaannaa dadka kale ee billladda u sharraxan ?

Harsen Nyambe oo ah , Madaxa Qaybta Guddiga Midowga Afrika ee Deegaanka.

Qoraalka sawirka,

Harsen Nyambe, waa Madaxa Qaybta Guddiga Midowga Afrika ee De egaanka Marka laga yimaado wasiir Al-Makhzoumi, ilaa afar qof oo kale oo u kala dhashay dalalka Zambian, Niger kuwaas oo qaarkooda ay hor ey abaal marinno kale ugu guuleysteen .

Dadka loo soo xulay in abaalmarinta in ay u tartamaan waxaa ka mid ah Harsen Nyambe oo ah Mada xa Qaybta Guddiga Midowga Afrika ee Deegaanka, Isbeddelka Cimilada, Biyaha, Kala duwanaanta noolaha, Dhimista Khatarta Musiibada, waxaan uu leeeyahay 23 sano oo waayo-aragnimo.

Waxaa uu kasoo shaqeyay hay'ado kala duwan oo kuwa caalami ah,wa xaan uu nqaday Maa reeyaha Barnaam ijka Sare ee Kheyraadka Dabiiciga ah, Iyo Agaasime ku-xigeenka Wasaarad da Deegaanka iyo Dalxiiska iyo Wasaaradda Beeraha, Biyaha iyo Kaymaha ee dalka Namibia.

Mobolaji Ogunlende oo ka mid ah dadka billad u sharaxan Qoraalka sawirka,

Mobolaji Ogunlende oo ka mid ah dadka billadda u sharaxan

Mobolaji Ogunlende, oo ah khabiir ku takhakhusay saliidda iyo isbaddell ka deeganka, jagooyin kala duwan kasoo qabtay dalka Nigeria ayaa sidoo kale ka mi ah dadka ku hamminaya in billada lagu abaalmariyo.

Waxaa uu horey ugu guuleeystay Abaalmarinta Hoggaaminta Tusaala ha Pan-Afrika, isaga oo sanadkii 2016 aasaasay urur ka shaqeeya hormar inta xalalka waara ee Afrika.

Maxamed Umaru Bago oo ka mid dadka u sharaxan billada Qoraalka sawirka,

Maxamed Umaru Bago oo ka mid dadka u sharraxan billadda

Guddoomiye hore oo laga soo doorto gobol ka mid ah dalka Niger lag una magacaabo Maxamed Umaru Bago, ayaa sidoo kale qeyb ka ah tar tanka billadda loogu jiro.

Saddex jeer ayuu xubin ka noqday Golaha Wakiillada ee Nigeria. Wax a uu u tartamay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee 9-aad ee dalkaasi waxa uuna galay kaalinta 2-aad isaga oo noqday Guddoomiyaha Golaha Iskaa shiga iyo Is-dhexgalka Afrika.

Thandie Mwape Villadse Qoraalka sawirka,

Thandie Mwape Villadse oo ka mid ah dadka abaalmarinta u sharraxan

Thandie Mwape Villadse u dhalatay dalka Zambi ah 20-kii sano lasoo dhaafayna ka shaqeeynaysay isbed alka iyo hormarinta Afrika, Aasiya, Yur ub iyo Ameerika, una Dhaqdhaqa aqa arimaha Bani'aadamnimada ee gobolka ayaa qeyb ka dadka u looll amaya abaalmarinta .

Dhibaatooyinka isabddelka cimalada ee ka taagan Soomaaliya

dad ka qaxay daadad

Qoraalka sawirka, dad ka qaxay daadad

Billadda ay u sharaxan tahay wasiir Khadiija Maxa med Al-Makhzoumi ayaa kusoo aadeysa ayada oo Soo maaliya ay wahayso dhibaatooyin badan oo ka dhashay isbaddellka cilimada oo ay ka mid tahay xaaladda El nino .

Inta badan goballada dalka ayaa waxaa sameeyay roo bab mahiigaan ah oo ka da’ayay muddo ka badan toddobaad waxaa xiran garoonka diyaara daha ee magaalada Beledweyne kaddib markii ay biyo fariisteen dhabbaha diyaara duhu ka kacaan ama ay caga dhigtaan.

Sidoo kale magaalada Baydhabo ee maamul-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in roobab mahiigaan ah ay halkaa ka da’een saacadihii la soo dhaafay, kuwa as oo saameyn ba’an ku yeeshay dadka.

Gobolka Gedo, waxay biyo go’doomiyeen degmada Luuq kaddib markii Webiga Juba uu ku fatahay qaybo badan oo kamid ah magaalada.

Dad jooga degmada Luuq ayaa BBC-da u sheegay in qofka doonaya in uu magaala da soo galo ama uu ka baxo ay tahay in uu doon raaco, gudaha magaalada, xaafaddo badan ayaa laga qaxay.XIGASHO:-BBC

Dowlad carbeed oo gargaar caafimaad ka daadisay hawada Gaza

Dayuurad ay leedahay dowlada Jordan ayaa gargaar caafimaad ku daadisay maga alada Gaza Habeen hore xili a socdeen duqeymo xoogan oo ay geysanayeen ciida mada Yuhuuda

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay isku dubarideen gargaarka Jordan si ay ugu daadiyaan Gaza.

Diyaarad laga leeyahay dalka Urdun, oo kaashanaysa ciidamada Israel, ayaa habee nimadii Habeen hore "qalab caafimaad iyo cunto geysay Isbitaalka Urdun ee Marinka Qaza”, ayay ciidam ada Israa’iil ku sheeg een hadal ay soo saareen "Qalabka waxaan u isticmaali doonaa shaqaalaha caafim aadka buka anka.”

Hadalka Israel ayaa imaanaya ka dib mar kii Boqorka Jordan Boqor Cabdal laha II uu ku dhawaaqay in ciidamada cirka ee dalk iisa ay diyaarad gargaar caafimaad ah gaa rsiiyeen Isbitaalka Jordan oo ku yaala maga alada go’doo nsan ee Gaza

Boqor Cabdallah wuxuu sheegay inay ta hay "waajibka” Urdun inay caaw iyaan iyo "waxaan had iyo jeer u ahaan doonaa walaa laheen Falastiin”.

Si la mid ah dalalka kale ee Carabta, Ur dun ayaa cambaareysay duqeymaha Isra a’iil ee Gaza, taasoo mas’uuliyiinta maamul ka Xamaas ay sheegeen in lagu dilay ugu yaraan 10,022 Falas tiiniyiin ah.

Toddobaadkii hore, Amman waxay u yeeratay safiirkeedii Israa’iil ka dib markii ay ku eedaysay Tel aviv iney abuurtay "masi ibo bini’aadantinimo oo aan horay loo arag”.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip