HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 6-DA NOVEMBAR 2023-KA

0
Monday November 06, 2023 - 08:29:19 in Wararka by
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 6-DA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Soomaaliya oo si rasmi u shaacisay inay u tartamayso inay xubin ka noqoto golaha ammaanka

Dowladda Soomaaliya ayaa u tarta maysa kursi aan joogto ahayn oo ay ka hesho Golaha Amma anka ee Qaramada Midoobay, kurasigaas oo haddii ay Soomaa liya ku guulaysato jo ogi doonto illaa 2026.

Kursigaan ay Soomaaliya u tartam ayso ayaa ah kursi Afrika u gaar ah ah, si gaar ahna waxaa u yeelan doono waddan ku yaal Bariga Afrika.

21-ka bishan, Soomaaliya ayaa rajo waxay ka qabtaa in Midowga Afrika uu u ogol aado Soomaaliya in ay noqoto Musharaxa Afrika ee kursiga aan joogtada ahayn ee Gol aha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025-2026.

Qoraal kasoo baxay howlgalka Soomaal iya ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu yiri, "Soomaaliya waa lagu aamini karo in ay hor muud ka noqoto Ajendaha nabadda iyo amn iga Afrika ee UNSC iyo sidoo kale u hogga ansa naanta mabaadi'da iyo axdiga Qarama da Midoobay si loo dhiso nidaam caal ami ah oo nabad ah, xasilloon oo barw aaqo ah.

Doorashada kursigaan oo qeyb ka ah shan kursi oo aan joogto ahayn, ayaa la qa ban doonaa bartamaha san adka 2024, inta lagu guda jiro kalf adhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Waddamada ku guulaysta waxay kamid noqon doonaan toban waddan ee ku fadhiya kuraasta aan joogtada ahayn ee golaha am maanka, muddo labo sano ah, oo ah Jana ayo 2025, illaa 2026.

Shanta kursi: kursi Afrika, kursi Asia-Pac ific, kursi Latin America iyo Caribbean iyo la bo kursi oo ah Galbeedka Yurub iyo wadd amo kale.

Dhawaan, Soomaaliya ayaa dalka Tana zia uga tanaasushay tartanka doorashada madaxweynaha baarlama ana adduunka, oo ay ku guulaysatay guddoomiyaha baarlama anka Tanza nia.

Soomaaliya waxay sheegtay in ay Tanazia heshiis kula gashay in kursiga yaala golaha ammaanka ay kala shaqe yso sidii ay Sooma aliya ku guulaysato.

W/Dowlaha Amniga oo Shalay furey kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo bixinta Xeer-nidaamiyayaasha

Wasiiru Dowlaha Amniga XFS Md. Maxamed Cali Xa gaa, ayaa Shalay si rasmi ah Muqdisho uga furay ku lan wadatashi ah oo ku sa absan ka talo bixinta Xeer-nidaamiyayaasha lagu dha qayo sharciyada dhaqangalka ah ee HSJ wa xaana loo qabtay Saraak iisha, xirfadlayaa sha Hey’adda Socdaal ka & Jinsiyadda.

Wasiirka ayaa kula dardaarmay madaxda Sare iyo Saraakiisha HSJ inay ka faa’ide ystaan fursadda loo siiyay 4tan Maalmood in ay ku soo saaraan Xeer-nidaamyeyaasha lab ada sharci ee dhaqangalka ah.

Agaasimaha Guud ee hay’adda Md. Ax med Siciid Maxamed ayaa faray howl wadee nada mudada 4ta Maalm ood ah ee uu socon doono kulankaan, in ay si taxaddar leh uga wada dood aan sharciyada dhaqan gal ka ah ee HSJ.

Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in garg aar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saa meeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland

Boqolaal Qoys ayaa ka barakacay roob da adad watay iyo fatahaado ka dhacay dega ano iyo degmooyin katir san dowlad Gobol eedka Jubbaland, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dadkii ku noolaa degaanadaasi

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabduq aadir Xa aji Maxamuud ( Lugadheere) oo la hadlay wa rbaahinta ayaa sharax aad ka bixiyay degaa nnada iyo degm ooinka ugu daran ee uu saa meeyeen Roobka daadadka watay iyo fata haa daha, isaga oo dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah ugu baa qay in ay gurmad deg deg ah la soo gaaraan

Xildhibaan Aamino Xuseen Cali oo ka tirs an mudanayaasha Golaha Shac abka oo iy ana la hadashay saxaafadda ayaa ku baaqd ay in gurmad deg deg ah lala gaaro shacab ka Gobolka Gedo oo wajahayo xaalad adag oo ka dhala tay fatahaada Roobabka Dayrta

Degaanno badan oo katitsan gobol ada dalka waxaa ka curtay roobkii Deyrta kaa oo dhaliyay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Bar akac xoog gan,waxana isa soo tarayo baaq yada loo dirayo dowladda iyo madaxda maa muladaasi si gurmad deg deg ah loola gaari lahaa dadka roobabku sameyeen.

wasaare ku xigeenka XFS oo ku dhawaaq ay xaalad deg deg ah

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XF Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Shalay waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’ad da Maaraynta Musiib ooyinka Qaranka,

Waxaana halkaas ku soodh aweeyey Guddoo miye ku xi geenka hay’adda Maareynta Musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aadan.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Md.Salaax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaa qay xaalad degdeg ah oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaa daha iyo daadadka xaalada El-Niño waxaana uu bulshada Soomaaliy eed la wadaagay saamaynta ka dhalatay fata haado iyo roobab xoog leh oo ka da’ay gobol lada dalka, isagoo sheegay in ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof.

Md. Saalax ayaa ku dhawaaqay xaalad de gdeg ah iyo in dawladdu waddo abaabul iyo sidii wax loo gaarsiin lahaa dadkaas tabaala ysan, Isagoo ugu baaqay bulshada Soomaali yeed, gaar ahaan ganacsatada inay taagee raan dadka Soomaaliyeed ee dhibku gaaray ee ku nool Gobalka Gedo iyo qaybo kamid ah gobolada dalka

W/Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo qaabilay safiirka D/Norway ee Soomaaliya

W/wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqa alaha Buluugga ah ee XFS Md.Axmed Xass an Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danji raha dowladda Norway ee Soomaaliya Md. Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadl een xoojinta xiriirka wada shaqeyneyd ee lab ada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhe xmara iyo qodo bo kale.

Ambasador Carsten Carle sen ayaa wasii rka wasaaradda uga maha dceliyey qaabila adda iyo sida heerka sare ah ee u soo dhaw eeyey isaga oo sheegay in safaarad ahaan ay diyaar u yihiin inay wasaaradda kala shaq eey aan horumarinta kaabeyaasha muh iim ka u ah wax soo saarka dalka gaar ahaan Kalluumeysiga iyo ka faa’ideysiga kheyraad ka badda.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumey siga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ayaa u sheegay danjiraha dowladda Norway inay wasaarad du ay xoogga saareyso sidii horumar muuq da looga sameyn lahaa horumarinta Kallu umeysiga si loo gaaro isku filnaasho dhaqa ale oo waara iyo in bulshooyinka xeebaha ay noqdaan kuwa ka faa’idey sta wax soo soor ka iyo Kalluumeysiga.

Md.Cali Guudlaawe oo saxiixay saddex Hindise Sharciyeed

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya hirgel inta hannaan ku dhisan sharci iyo xeerar xooj iya awoodda Dowlad da ayaa saxiixay Hin dise sharciyeedyada kala ah: Hindise Shar ciyeedka Wado Marista.-Hindise Sharciyeedka Xakameynta Hubka fudud.

-Hindise Sharciyeedka Diiwaan gelinta Hay’ adaha aan dowliga ahayn.

-Miisaaniyad sanadeedka Dowladda Hirsha belle ee 2024-ka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale XEER kusoo saaray dhaqan-galka ansixinta degm ooyinka kala ah:

Gamboole,-Farlibaax,-Cali Gaduud

-Moqokori,-Raage ceelle,-Buq-aqable

-,Xawaadley,-Buurweyn

Munaasabada saxiixa Hindise Sharci yeed yada iyo Xeerarka waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaan ka Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Xubno ka tirsan Baarlamaan ka, Golaha Wasiirada iyo Masuuliyiin kale.


Beesha Ceyr oo war ka soo saartay dilal kii dhowaan ka dhacay Dhuusamareeb

Odayaasha dhaqanka ee beesha Yabar dhowrakace Ceyr ayaa ka hadlay dilalkii dho waan M/Dhuusamareeb lo ogu geystay ganacsato ka soo jeeda beesha Sal eeb aan. Odayaasha Beesha ayaa qirtay in dilka 2dii nin ee ka dhacay M/Dh/mareeb ay ka dambe eyeen dabley iyaga ku heyb ah, waxayna ka bixiyeen raali gelin buuxda, iyagoo intaas raa ciyey iney aad uga xun yihiin.

Waxay tacsi u direen qoysaskii iyo ehel adii ay ka baxeen labada ganac sade Sidoo kale waxay balan qaadeen inay soo qaba doona an raggii dilay 2da marxuum ayna soo taagio doonaan sharciga si loo mariyo ciqaabta da mbiga ay galeen.

Sidoo kale, waxay balan-qaadeen in fal no ocaas oo kale ah uusan mar dambe ka dhici doonin M/Dhuusamareeb. Kooxo hubeysan ayaa dhowaan M/Dh/mareeb ku dilay Sh. Xa san Diirshe & Saciid Tahliil oo aad looga ya qaanay Dhuusamareeb kana tirsanaa gana csatada, waxaana dilkaas oo aad looga xum aad ay uu salka klu hayey dilal aano qabiil oo u dhexeeyey labada beelood

W/G//ndhigga oo sheeg tay inuu bilowday baaritaaan ku saabsan dhacdadii garoon ka diyaaradaha Jowhar

W/W/gaashaandhigga Soomaaiiya ayaa sheegtay inuu bilowday baaritaan ku saabs an sababtii ka dambeysay in guddoomiyaha B/Hirshabelle lagu rasaaseeyo garoonka di yaaradaha ee M/ Jowhar.

Qoraal kasoo baxay W/ G/dhigga ayaa lagu sheegay in falka la gu beegsaday guddoomiya ha baa rlamaanka uu yahay mid nasiib darro ah oo lid ku ah hab dhaqanka CXDS, kuwaas oo la gu eedeeyay inay ka dabe eyeen falkaasi.

W/gaashaandhiggu wax ay sheegtay mar ka baaritaanka la dhameeyo in si degdeg ah caddaaladda loo horkeeni doono askartiii fa lkaas ka dambeeysay, si dambi gooda loogu qaaado.

W/Amniga gudaha Hirshabelle ayaa si daas oo kale cambaareysay weerar ka loo geystay kolonyo galbinaysay GB/Hirshabe elle, Luqmaan Xaaji Maxamuud, weerarkaas oo ay dhimasho & dhaawac kasoo gaareen ciid anka Madaxtooyada Hirshabelle.

Booliska Somaliland oo warbixin ka soo saaray dil ka dhacay Hargeysa iyo xubno loo soo qabtay

Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa warbi xin ka soo saaray wiil Habeen hore lagu dilay magaalada Hargeysa. Marxuum Nimcaan Maxamed Cumar oo 23 jir ahaa ayaa Habe en hore midi lagu dilay, sida lagu sheegay warbixinta booliska.

Abshir Saleebaan Xuseen oo 17 jir ah ay aa lagu eedeeyey dilka marxuumka, sida la gu sheegay qoraal ka soo baxay booliska Somaliland. Sidoo kale warbixinta booliska waxaa lagu sheegay inay gacanta ku soo dhi geen eed eysanaha, kaas oo hadda ku jira xabsiga Har geysa. Inta u dhaxeysa magaa looyinka Waj aale iyo Gabiley ee Somaliland ayaa laga soo qabtay eedeysanaha oo baxs ad ah, sida uu shaaciyey boolisku.

Eedeysane Abshir Saleebaan Xuseen ay aa doonayey inuu gudaha u galo dalka Itoob iya, sidoo kale afar eedeysane oo kale ayaa loo soo qabtay dilka Marxuum Nimcaan Max amed. Ragga afarta ah ayaa la sheegay inay eedeysanaha koowaad ka gacan siiyeen dilka uu geystay, isla markaana lasoo qabtay dhamaantood.

Taliska Booliska Somaliland ayaa qoraalk aan ku balan qaaday in eedeysan aha 1aad iyo afarta kale ee dilkaas ku gacan siisay deg deg loo hor geyn doono maxkamadda awo oda u leh kiiskaan.

Ugu dambeyntii booliska Somaliland aya a digniin u diray qof kasta oo ku howlan qal qal gelinta amniga, iyagoo balan qaaday inay gacan bir ah ku qaba doonaan qof kasta oo ku xadgidba amniga muwaadiniinta.

C/Daraawiishta Booliska iyo NISA oo howlgal amni xaqiijin ah ka wada deega anno ka tirsan

Ciidamada Daraawiishta Booliska iyo ku wa Nabadsugida Qaranka oo Howlgal Amni xaqiijin ah ka sameeyay Deegaanno hoos ta ga D/Cadale oo dhawaan dagaal beeleed yo ay ka dhaceen.Deegaannadaas ayaa dhowrkii 7aad ee la soo dhaafay waxaa ka ta agnaa dagaal beeleed yo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo walaalo ah, kuwaas oo geystay khasaaro isu gu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.

Ciidamada Darawaashita Booliska iyo ku wa Hay’adda NISA ayaa ku guuleystay in ga canta lagu dhigo tiro maleeshiyo beeleed ah oo dagaal ku dhexmaray deegaanno hoos taga degmada Cadale ee gobolka Dhexe.

Sidoo kale, C/ Daraawiishta Booliska & kuwa NISA ayaa si wadajir ah howl gal xasi llin ah uga sameeyay deegaannada kala ah Xaaji Cali, Caddow-uul, Geel Gub, Ceel Mul uq, Ceel xaashi iyo deegaanno kale oo dhaw aan lagu dagaallamay qaarkoo dna la gubay oo dab la qabad-siiyay.

Saraakiisha ugu sareysay ciidamada Dar aawiishta ayaa qeyb ka ahaa howlgalka oo uu ugu horeeyo Generaal Cabdullaahi Mire oo ah taliyaha ciidamada Daraawishta, Dha mme Cabdullaahi yuusuf Kheyre oo ah ta liy aha ururka 3-aad Daraa wishta ee ka how lgala Shabeellaha Dhexe, sidoo kale saraaki isha hoggaamineysa howlgalkan ayaa waxaa ka mid ah Dhamme Xaashi Maxamuud oo ah taliyaha ururka 1-aad oo ka howlgala gobol ka Shabeellaha hoose, balse hadda ku sug an Shabeellaha dhexe iyo Gaashaanle Abuu kar Cabdulle Raage oo ah abaanduulaha guutada 1-aad ee Daraawiishta.

Deegaanka Caddow-uul iyo deega ann ada kale ee lagu dagaallamay had da waxaa ku sugan ciidamada Daraaw iishta, kuwaas oo shacabka ku dhaqan deegaannadaas ay si weyn u soo ciidanka qaranka oo sugaya amnigo oda, diyaarna u ah in ay ka qabtaan cadowga ummadda iyo kuwa ugu soo dhex dhuumanaya si ay u qal qal-geliy aan amniga iyo horum arka ay hays taan.

Xisbiga Waddani oo ka hadlay dhallinyaro la sheegay in lagu xidhay Boorama

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Wad dani, ayaa cambaareeyay xadhiga wiil dhallin yaro ah oo lagu xidhay Bo orama, isaga oo ku baaqay in aan dhallinyarada la cabudhin.

Afhayeenka Xisbiga Maxamed Faarax Ca bdi, oo war baahinta kula hadlay M/Boorama, ayaa xukuumada u ga digay inay dhallinyarada cabu dhiso.

"Waxaanu leenahay waar halaga daayo dhallinyarta cabudbinta, waar ha laga daayo dhallinyarta la xidhayo, cabudhinkasta waxay samaynaysa in umadu sii kacdo, umada ka daaya waxa aad rabtaan in aad marsiisaan, umada dhagaysta" ayuu yidhi Faarax.

Waxa uu sheegay in shacabka reer Awd al ay la dareenyihiin xisbi ahaan, isla marka ana ay doonayaan wixii reer Awdal ay Somal iland ku lahaayeen.

Wasiirada iyo saraaakiisha reer Awdal ee ku jira xukuumada oo qaar kamid ahi Boora ma hada ku sugan yihiin, ayuu sheegay in ay dhallinyaradii ku soo noqdeen oo ay xidh xi dhan ayaan.

Waxa uu ugu danbayntii, Shacabka reer Awdal u sheegay in ka xisbi ahaan ay ogyi hiin waxa ka maqan gobolka Awdal isla mar kaana, ay sixi doonaan saami qaybsiga

Baadigoob xoogan oo loogu jiro nin too rey ku dhaawacay Haweeney Yahuud ah

Nin toorey ku hubeysnaa ayaa Dorraad oo Sabti ah magaalada Lyon ee dalka Faransiis ka ku dhaawacay haweeney Yahuud ah, wax aana goobta weerarka ka dhacay ka baxsa day ninkii falkaasi geestay.

Booliiska magaalada Lyon ayaa wada ba adigoob xooggan ay ku raa dinayaan ninka weerarka geestay, waxa ayna booliiska dadweyna ha magaalada ka codsade en inay lasoo wada agaan xogta ninka weerarka ka dambe eyay.

Duqa magaalada Lyon, Gregory Doucet ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka toor eyda loo adeegsaday, waxa uuna weerarkan ku tilmaamay ficil rabshada wata oon laga fe kerin, waxa uuna taageero u muujiyay ehelka haweeneyda la dhaawacay.

Qaar kamid ah waddamada caalamka waxa a muddooyinkii lasoo dhaafay ku batay Yah uud naceybka, waxa uuna naceybka loo qa bo Yahuuda korortay tan & markii Isreal ay bilowday duqeymaha arxan darada ah ay ku xasuuqayaan shacabka Falastiin.


Deyn cafinta kadib xujooyin culus oo horya alla Xasan Sheekh iyo xukunkiisa

Bisha soo aadan ee December ama Jana ayo 2024 midkood dowladda Soomaaliya wa xay u dabaal-degaysa in laga cafiyay deyn dhan 5.2 bilyan oo dollarka Mareykanka, taasi oo ay badankeed ku lahaayeen Mareykanka, Faransiiska, Ruushka, IMF, World Bank iyo Paris Club.

Laakiin waa dabaal-deg uu hareer yaallo culeys ka le oo xoog leh oo kusoo wa jahan dowl adda Somaliya.

Markii lagu dhawaa qo in Soomaaliya laga cafiyo deynta waxaa do wladda federaalka ah ay ku qasban tahay abu urista ilihii isku filna anshaha. Waxaa istaagi doonta inta badan kaa lmadii lacageed ee ka imaan jirtay dibadda.

Toddobaadkii tegay fallaartii 1aad ee cade ynta arrintaas ayaa ka timid hay’adda lacagta adduunka ee IMF. 2020-kii heshiiskii IMF iyo dowladda Soomaaliya wuxuu ahaa in dalkaan Geeska Afrika la siiyo 395 Milyan oo dollar mud do saddex sano ah, iyaguna intaasi ku dhamey stiraan shuruudaha ku xiran deyn cafinta sida; kordhinta dakhliga gudaha, kor u qaadista wax ba rashada iyo dhimista saboolnimada.

IMF hadda waxay sheegtay in arrim ahaas xoogga wax laga qabtay, dhawaana la filaayo in deynta la cafiyo. Heshiis cusub ayay markale gaareen IMF iyo dowladda Soomaaliya, waana in dowladda Soomaaliya la siiyo 100 Milyan oo dollar saddexda sano ee soo aadan 2023 illaa 2026.

Waxaa lacagtaan laga bixinaya san duuqa taageerada dalalka aan dakhli ahaan isku filn eyn. Halkan waxaa ka fahmi karnaa isbeddelka farqiga hoos u dhaca ah ee ku yimid lacagtii iyo isbe ddalka cinwaankii lacagta lagu siiyay dow ladda Soomaaliya.

Saddexdii sano oo hore waxay bixiyeen 390 Milyan laakiin saddexda sano ee soo socota waa 100 Milyan, tallaabadan waxaa la yiraahda isku tasho.

Dowladda federaalka ah ee Soomaa liya wa xay canshuurta Muqdi sho oo keliya. Caasim ada sanadkii lacagta la ga qaado wallow ay aad u badan tahay haddana inta Bangiga Dhe xe ee dowla dda ku dhacda waxay u dhaxeysa 250 Milyan illaa 300 Milyan oo dollar, balse dad ka xogta dhaqa alaha la socda waxay sheegay aan in tiro intaasi ka badan la dhaco.

Micnuhu waa in haddii ay dowladda ka adk aato musuq-maasuqa kunka weji leh ee Muqdi sho yaalla inay caasimada sanadkii ka heli kar to lacag dhan 600 iyo 700 Milyan oo dollar.

Canshuurta dalku ma mideysna. Maamul goboleedyada ma rabaan in canshuurta la middeeyo.

Deyn cafinta kadib dowladda dhexe ee So omaaliya waxaa laga rabaa inay isku filnaato, si taas loo gaaro waa in musuq-maasuqa laga adkaado, maam ullada lagu qanciyo in canshu urta la mideeyo, la abuuro jawi nabad eed oo maalgashi keeni kara, kheyr aadkana laga faa’iideysto oo suuq loo raadiyo.

Dhamaan arrimahaan waa xujooyin cul-cul us oo horyaalla madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xukunkiisa, taasi oo hadba sida loo xaliyo ay ku qeexi doonto halka uu qar anku gaari karo sanadaha soo socda.

11 kamid ah mas’uuliyiintii degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidam ada qalabka sida ayaa Shalay waxaa la horge eyay illaa 11 mas’uul oo ka tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo ahaa guddoomiyeyaal waaxeed oo kala du wan. 11-ka qof ee la horgeeyay maxka madda ayaa 8 kamid ah waxa ay yihiin rag, halka saddexda kalena ay yihiin dumar, kuwaas oo loo haysto la shaqeynta Al-Shabaab.

Sidoo kale kooxdan ayaa loo hays taa inay ahaayeen shabakad isku xiran oo basaasiin u ah Al-Shabaab, isla-markaana ka howlgaleysay degmooyin ka kala ah Hodan, Howlwadaag, He li waa, Dayniile, Yaaqshiid iyo deegaan ka Daa rusalaam ee duleedka maga alada Muqdisho.

Sida ay sheegtay xeer ilaalinta maxkamad da waxaa shabakaddan hoggaaminayay nin la gu magacaabo Cabdiraxiin Maxamed Cismaan Jimcaale (Macruuf), kaas oo 14-kii bishii labaad ee sanadkan 2023-ka laga soo xiray suuqa Baakaaraha, wux uuna ahaa diiwaan hayaha kooxda, ayada oo lagu soo qabtay Computer ay ku jiraan xogta shabakadda oo dhan.

Sidoo kale waxaa kooxdan kamid ah sa rkaal ka tirsan Booliska oo u goostay Al-Shab aab, kaas oo magaci isa lagu sheegay Ayaanle Maxamed Cali, kana howlgalayay saldhigga degmada Hodan, sida ay sheegtay xeer ilaa linta maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Ragga kale ee kasoo muuqday max kamad da, kana tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxaa kamid ah:-

Shariif Nuur Cali Awliyo oo ahaa gu ddoom iye waaxeed ayaa loo heystaa inuu ahaa wak iilka shabakadda ee degmada Hodan, waxaana uu wajaha yaa xog ka gudbinta qaraxii Soobe 2, abaabulka qarax miino oo loo dhigay tal iyaha saldhigga Hodan iyo wax ka qorsheynta dil loo gaystay muwaadin Soomaaliyeed oo la gu magacaabi jiray Mahad Maxamed Cali.

Jbriil Cabdullaahi Sheekha oo kamid ah sha bakaddan ayaa isna loo haystaa faafinta fikirka kooxda, wuxuuna ninkan kusoo tababartay Saa kow, sida ay sheegtay maxkamaddu.

Cabdi Cali Cibaar Wardheere (Tabl iiqa) ay aa isna wajahaya eedo kamid ah inuu macluu maadka qaraxy ada ka keeni jiray deegaanka Daarusalaam iyo xaafadda Carafaad, isaga oo ah wad aad Tabliiq ah, hadane ka tirsan shab akaddan ka midka ahayd Shabaab.

Canab Xuseen Cumar Fiidow ayaa iyadana loo maxkamadeeyay inay shaqo basaas ah ka qabatay degmada Hodan iyo xarunta xisbiga, sidoo kalena ay baraha bulshada ka taageert ay Al-Shabaab, ayada oo gaaleys iisay xildhib aan ka tirsan Golaha Shacabka.

Xidigle Xoogga Cawil Jaamac Cabdule Xii rey guddoomiyihii laanta 5-aad ee Midnimo, waaxda October ee degmada Hodan, Raxmo Cabdi Cabdishkuur Cali Muumin (Sandheer) gudoomiyihii laanta labaad ee Feer-Feer, Maxa muud Axmed Siyaad Barre (Muruq) guddoom iyihii waaxda Kacaan ee degmada Hodan, Shar maarke Muuse Ismaaciil Caraale guddoomiye ku xigeenkii waaxda Kacaan, ahaana guddoom iyaha isboortiga ee waaxda, Asiili Maxamed Dhicisow Faarax guddoomiye laameedkii waax da Taleex, kuna magacowneyd laanta Al-bar ako iyo Xasan Maxamed Ibraahim (Xasan Kac aan) oo ahaa guddoomiya ha laanta afaraad ee waaxda Kacaan ayaa dhammaantood ka siman eedda ah inay qaabilsanaayeen qaybta basaa snimada ee maamulka degmada Hodan.

Intaas kadib ayaa waxaa la dhegey stay doo dda u dhexeysay xeer ilaalinta maxkamadda iyo qareenada difaaca yay eedeysanayaasha, taas oo waqti dheer qaadatay.

Ugu dambeyn waxaa fadhiga maxka ma dda soo xiray guddoomiyaha maxk amadda ciida mada qalabka sida ee Soo maaliya Gaashaa nle Sare Xas an Cali Nuur (Shuute), isaga oo ku dha waaqay in go’aanka kama dambeysta ah ay maxkamadda dib ka shaacin doonto.

.In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay roob daad watay oo ka da’ay dhulka Dowlad-deegaanka

In ka badan 20 qof ayaa ku dhintay 12 kun oo qof oo kalena guryahooda ayay ka barak ecen ka dib roob daad wata oo ka da’ay Dowlad-deegaanka Soomaalida, sida ay wakaaladda AFP ka soo xigatay saraakiisha deegaanka.

Roobka deyrta ayaa meelo badan oo ka mid ah dawlad deega anka Soom aalida ka da’aya, kaasi oo meelaha qaar fatahaaduhu ay qasaare dhima sho iyo burbur hantiyeed saba been. Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Maara ynta Khataraha Musiibooyiinka ee Dawlad Deegaan ka Soomaalida, Bashiir Xuse en ayaa sheegay in in ka badan 16 degmo uu saameeyay Roob ka watay fatahadaaha ka sokow dhimashada ku dhawaad 20 Ruux ay jiraan Kumanaan Qoys oo kale oo barakacay.

Wasiir ku-xigeenka oo la hadlay Warbaah inta waxaa uu sheegay in saameynta ka dhala tay roobka daadad ka watay ay aad u badan ta hay, isla markaana ay jiraan dalagyo aad u fara badan oo uu baabi’iyay.

Inta badan Gobolada dalka Soom aaliya iyo dhulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka da’ay roob xoogan oo dabeylo watay, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhi masho iyo Burbur hantiyadeed, waxaana xusid mudan in roobka dabeylaha wata dhowr jeer ooh ore laga diga


Ciidamada Israel oo weeraray Masaa jido, isbitaalo iyo iskuulo

Ciidanka Cirka Israel oo sii wada duqayma ha Gaza ayaa Sabtidii bartilmaameedsaday go obaha rayidka ee Marinka Gaza, iyadoona ay tiro dad ah ku dhinteen, kuwo kalena ay ku dha awacmeen.

Militariga Israel ayaa beegsaday Masaajido, iskuulo iyo isbitaalo ku yaala labada daamood ee Gaza.

Ciidamada Israel ayaa duqeeyay Dugsiga Al-Fakhoora oo ku yaala xerada qaxootiga Jaba lia, kaas oo ay maamusho Hay’adda Qarama da Mido obay U Qaabilsan Gargaarka & Arrima ha Qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA).

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in 15 qof ay ku dhinteen duqayntaasi, halka 54 kalena ay ku dhaawacmeen.

"Tirada dhimashada ayaa la filayaa inay sa re u kacdo.” Ayuu yiri Maamul aha Isbitaalka Al-Shifa, Muhammad Abu Silmeyeh.

Kumanaan kun oo qof oo guryahoo da uga barakacay duqaymaha Israel ayaa gabaad ka dhiganayay Dugsiga Al-Fakhoora.

Weerarka lagu qaaday iskuulkaasi ayaa noq onaya kiisii saddexaad ee wax ka yar toddo baad ka dhaca xerada Jabalia.

Weerarkan ayaa imaanaya saacado yar uun ka dib, markii weerar ay 20 qof ku dhinteen ay Ciidamada Israel ka gaysteen Dugsiga Osama bin Zaid, oo hoy u ahaa qoysas barakacayaal ah oo ku noollaa deegaanka Al-Saftawi ee wa qooyiga Gaza.

Ciidamada Israel ayaa sidoo kale duqeeyay Isbitaalka Carruurta Al-Nas ser ee galbeedka Gaza. Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in dad rayid ahi ay ku waxyeeloobeen duqayn taasi.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidam ada Isr ael ay weerar dhinaca cirka ah ku bruburiyeen motooradii korontada iyo baalayaasha cadcee dda ee Isbit aaka Al-Wafa ee Marinka Gaza.

Goor sii horreysay Ciidamada Israel ayaa weeraray gaadiid ambalaas ah oo dad qaba dhaawacyo culus ka qaaday Isbitaalka Al-Shifa ee Marinka Gaza, waxaana la weeraray, xilli ay dhaawacy ada u sii wadeen xadka Rafah ee Masar. Weerarkaasi waxaa ku dhintay 15 qof, 60 kalena way ku dhaawa cmeen.

Dhanka kale Ciidamada Israel ayaa beegs aday laba Masaajid oo ku yaala koonfurta Ga za. Masaajiddan ayaa lagu kala magacaabaa Ali bin Abi Talib iyo Al-Istijabah.

Ma cadda haddii ay jiraan dad ku waxyeel oobay duqaymaha loo gaystay Masaajiddaasi iyo in kale.

Duqaymaha baahsan ee Ciidamada Israel ee Gaza ayaa loo arkaa mid ay dadka ku barak acinayaan, ka hor hawl galkooda dhulka ay magaalada isugu fidinayaan.

Tirada dhimashada ee Falastii niyiinta ayaa gaartay 9,488 qof, oo ay ku jiraan 3,900 oo car ruur ah, halka in ka badan 32 kun oo kalena ay ku dhaawacmeen weerarada Israel.

Shan Aag Oo Dagaal Qaraar Uu Ku Dhexmarayo Dagaalyahannada Xamaas Iyo Ciidamada Israa’iil

Mid kamid ah hadafyada ugu waaw eyn ee Israa’iil ka leedahay duulaank eeda Marinka Qasa ayaa lagu sheegay galitaankeeda qayb aha waqooyi iyo bari ee Marinka iyo in cada adis la sa aro rayidka ku nool xaafaddaha Sabra, Saytuun, Darji, iyo Askoola.

Illaa shan aag ayuu dagaal qaraar ka soc daa, waxana ugu dar an kan ka socda waq ooyiga galbeed hal kaas oo ay galeen tobannaan taangi iyo gaw aarida qafilan ee Israa’iil, kuna teedsan xeebta, waxayna gooyeen lix illaa todobo kilo mitir gudaha Qasa.

Markaa dabadeed waxay u dhaqa aqeen dhinaca bariga, iyadoo ay iska caddahay in ujeedku yahay go’doomi nta degmada Qasa, oo ah tan ugu weyn Marinka Qasa, marka la eego baaxaddeeda iyo dadka ku nool.

Diyaaraddaha Israa’iil ayaa xoojiyay duqey nta xagga cirka ah ee ay ku hayaan hareerraha isbitaalka Qudus, halkaas oo hoy u ah kuman naan bara kacayaal ah oo nabad u soo raadi yay, waxayna dad badan u arkaan in duqeynta cusub uu hadafkeedu yahay in markale ay u barakacaan dadkan dhinaca koonfurta oo aad uga fog degmada Qasa.

Turkiga oo Safiirka u jooga Israel ku wargeli yay in dalka ku soo laabto

Dowladda Turkiga ayaa u yeertay Safiirke eda u fadhiya Israel, si looga falceliyo dhibaat ada daran ee Ciida mada Israel ka gaysanay aan Marinka Gaza Turk iga ayaa si kulul u cambaa reeyay duulaanka dadka ba dani ku dhimanay aan ee Isr ael ka waddo magaalada go’ doonsan ee Gaza.

Wasaaradda Arrimaha Dib adda Turkiga ayaa sheegtay in Danjire Sakir Ozkan Torunlar lagu wargeli yay in dib uu dalkiisu ugu soo laabto, iyada oo la eegayo masiibada bani’aadantinimo ee Ga za, taas oo ay sababeen weerarada joogtada ee Militariga Israel ee ka dhanka ah shacabka la go’doomiyay iyo diidmada Israel ee baaq yada caalamiga ah ee xabad joojinta, si loo bal laariyo gargaarka la gaarsiinayo dadka u baahan.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erd oğan ayaa Jimcihii sheegay in Turkigu uu jaray xiriirkii uu la lahaa Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu.

"Netanyahu ma ahan qof aan sii wada hadli karno.” Ayuu yiri Madaxweynaha Turkiga oo dh anka kale sheegay inaanay tani macnaheedu ahayn in dalkiisu uu jarayo xiriirkii Israel.

Israel ayaa 28-kii bishii hore ee October dibl omaasiyiinteeda ku warg elisay in ay isaga soo taggaan dalka Turkiga, ka dib khudbaddii uu Madax weyne Erdogan ka jeediyay bannaanb ixii lagu taageerayay Falasti iniyiinta ee ka dha cay Magaalada Istanbul.

Madaxweynaha ayaa xilligaasi yiri "Waxaan ku celinaya in Xamaas aysan ahayn urur argagi xiso. Israel aad bay uga xumaatay arrintan, Isr ael waa gum ayste. Israel waxaan kuu cadde ynaynaa inaad tahay dembiile dagaal, caalamk ana waan u diyaargaroobaynaa, waxa ana Isra el ugu soo bandhigi doonnaa adduunka inay tahay dembiile dagaal.”

Madaxa Siyaasada ururka Xamaas oo tagay Iran lana kulmay Ayatullah Cali Khamenei

Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay mag aalada Tehran ee caas imadda dalka Iran, waxa uuna la kulmay madax da ugu sareysa dalka asi.

Ismaaciil Xaniyeh ayaa tagay magaalada The ran Dorraad oo Sabti aheyd, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay madax sare oo katirsan dalka Iran uu ku jiro hogaamiyaha sare ee kacaanka dalka Iran Ayatullah Cali Khamenei.

Labada dhinac ayaa kawada had lay xaa lada ka taagan magaalada Gaza iyo dagaalka u dhaxeeya xooga ga wax iska caabinta ee Xamaas iyo ciidamada gumeysi doonka ee yahuuda Isreal. Hoggaanka sare ee Iran aya ana garab istaag iyo taageero u muujiyay urur ka Xamaas ee dagaalka kula jira ciidamada Isr eal, waxa ayna Iran boggaadisay sida kooxda Xamaas isaga difaacanayaan duullaanka Isr eal.

Madaxa siyaasadda kooxda Xamaas Ismaa ciil Haniyeh ayaa maal mo kahor sidoo kale booqasho ku tagay magaalada Moskow ee caa sim adda dalka Ruushka, waxa uuna kula kul may madax katirsan dowladda Ruushka.

Rag hubeysan oo xabsi uu ku xirnaa kala baxay hoggaamiye Moussa Dadis Camara

Rag hubeysan ayaa xabsi kuyaalla magaal ada Conakry ee caasimadda dalka Guinea kala baxay hoggaamiyihii hore milatariga dalkaasi Moussa Dadis Camara iyo xubno kale oo xabsiga kula xirnaa.

War kasoo baxay dowladda Guinea ay aa lagu sheegay in rag hubeysan Sabtidii weerar ku qaadeen xabsi kuyaalla magaalada Conakry, waxa ayna ragga hubeysan xabsiga xoog ugala baxeen Moussa Dadis Camara iyo saddex xubnood oo kale.

Booliiska dalka Guinea ayaa hadda wada baadigoobka xubhana lagala baxay xabsiga , waxa ayna dowladda xirtay xaduudka dalkaasi, iyagoona howlgalisay ciidamo badan oo soo qa bta hoggaamiyaha baxsadka ah iyo xubnaha la socda.

Wasiirka cadaalada ee Guinea Charles Alphonse Wright, ayaa xaqi ijiyay in rag hube ysan xabsiga kala bax een hoggaamiyihii milat ariga xoogga ku qabsaday dalka Guinea, waxa uuna xusay wasiirka in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyay weerarka xab siga.

Hoggaamiyihii milatariga dalka Guinea iyo xubno kale ayaa loo hees taa dilka dad gaar aya 150-qof oo lagu dilay mudaharaadyo ka dhacay dalka Guinea sannadkii 2009-kii, xillig aas ay socdeen dibad baxyo dowladda looga soo horjeeday.

SIDEE BAY NAXDINTA UGU ADKAYSATAY MARKII AY TV-GA KA ARAGTAY MEYDKA 26 QOF OO QOYSKEEDA AH OO QASA LAGU DILAY QOYSKA SAYNAB EE KU DHINTAY DUQAYNTII ISRAA'IIL EE QASA

FG: Sheekadan waxay ka hadlaysaa arrin murugo leh ee sidaa ula soco.

Saynab Suleyman waxay la noolayd waalidkeed iyo walaasheed magaalada Qaahira muddo saddex sano ah waxayse sheegtay inay telefishinka ka ogaatay inay wayday 26 xubnood oo ka mid ah qoyskeeda ah.

Oktoobar 22-keedii, waxay ku soo toostay aragtida guriga adeerkeed ee Marinka Qasa oo dhulka lala simay.

Waxay sheegtay in telefishinka ka aragtay maydka 26ka xubnood oo qoyskeeda ah oo laga soo saarayo burburka dhismaha hoostiisa. Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa 17 caruur ah.

Waxay sheegtay inay ku argagaxeen shaashadda horteeda "daqiiqado aamusnaan iyo rumaysnaan la’aan ah ayaa qoyska oo dhan galeen ka hor intaanay hooyaday miyir daboolmin" ayey tiri.

Qoyskeeda ayaa gurigooda la duqeeyey saddexdii subaxnimo ayadoo la soo saaray maydadka oo ku duuban bustayaashii ay ku hurdeen, xitaa iyada oo ay caruurtu hurdaan ayaa la duqeeyey.

"Waxaan rabnay inaan ogaano haddii qof ka badbaaday duqeynta. Sawirrada waanu furi jirnay oo waanu weynayn jirnay si aan u aragno magaca ku qoran marada ama wejiga qofka geeriyooday oo ka soo baxaya si aan u ogaano in maydku keeeni yahay iyo in kale, Waxay ahayd saacado aan loo adkaysan karin” ayey tiri Saynab.

Waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay in mid iyaga ka mid ah uu ka badbaaday si uu u aaso inta kale.

Waa maxay Jawaabtii uu sheekh Umal ka bixiyey eedeyntii uu Culimada u jeediyey Ra’iisul Wasaare Xamse

QOSYKA SAYNAB

Qoraalka sawirka,

Meydadka qoyska Saynab iyo adeerkeed oo badbaaday

"Xilli dambe ayaan helnay muuqaal muujinaya adeerkay oo kor taagan maydadka qoyskeena oo is dulsaaran oo ay ku dul qoran yihiin kalmado ay ka mid ahaayeen Qosyka Xammad Al.-Aruuqi".

"Waxaa kale oo aan ogaanay in adeerkay nool yahay waxay noo noqotay farxad inuu nool yahay oo uu badbaaday oo inta kale uu aasi karo" ayey tiri Saynab.

Wasaaradda caafimaadka ee marinka Qasa ayaa sheegtay in tobaneeyo qoys gabi ahaanba laga tirtiray diiwaanka madaniga ah taas oo ka dhalatay duqayntii dhawaan Israa’iil ka geysatay marinka Qasa.

Saynab ayaa sheegtay inay la xiriireen adeerkeed oo ay ogaadeen in derisku ahaayeen kuwa yimid guriga si ay maydadka u soo saaraan una badbaadiyaan kuwa nool.

Ka hor intaan duqayntu dhicin guriga waxaa ku sugnaa 30 qof oo ku jiraan labaatan caruur ah, lix dumar ah iyo afar rag ah.

Saddex caruura ayaa ka badbaaday, abtigay waxaa dibada loo soo saaray isagoo labo u kala go’ay. Waxaa la helay ilmo adeerkay oo toddobo bilood jir ah oo nool laakin nasiib daro labo saacadood ka dib waa dhintay sababo dhiig bax iyo daryeel caafimaad la’aan ah.

Dadka Qasa waxay ka baqdin qabaan in meydadka lagu aaso xabaal wadareedyo, sidaa awgeed waxay lugaha iyo gacmaha meydadka ku qorayaan magacyadooda.

Xasuusaha baaqiga ku sii ahaanaya maskaxdeeda

Saynab waxay xusuustaa sheekadii u dambaysay ee ay la yeelatay ina adeerteed Maryam oo aad u jeclayd dubista macmacaanka Waxay sheegtay in wicitaankii ugu dambeeyey ay ku tiri, eeg kanaalkan Youtubeka, wuxuu leyahay cuntooyin cajiiba oo macaan oo ay tahay inaan isla dubno markii aad timaado.

Guriga qoyska Xammad Al-Aruuqi ayaa ku yaalay bartamaha ee Marinka Gaza, kaasoo ah mid ka mid ah meelaha loo arko inay nabdoon yihiin oo ka fog waqooyiga.

QOYSKA SAYNAB

Qoraalka sawirka,

Murugo ka muuqata Saynab iyo Qoyskeeda

Afar dagaal ayaan joogay Qasa laa kin kani waa kii ugu naxariis darnaa

SAYNAB

Qoraalka sawirka,

Saynab oo la murugaysan geerida qoyskeeda ee Qasa.

Saynab waxay sheegtay inay ku noolayd afar dagaal oo waaweyn oo ka dhacay Marinka Qasa sannadihii 2008, 2012, 2014 iyo 2019-kii kuwaas oo aad u darnaa.

Waxay intaa raacisay inay hada rajaynayso in heshiis la gaaro oo kaliya aan laga hadlin gargaar si dadkii geeriyooday ay u sagootiyaan eheladooda.XIGASHO:-BBC

WASIIR KU BAAQAY IN NUKLIYEER LAGU DHUFTO QASA IYO MADAXDA YAHUUDA QAAR OO DIIDAY

Wasiirka Hiddaha ee Israa’iil Amichai Eliyahu ayaa Shalay oo Axada sheegay "in mid kamid ah ikhtiyaaraad ka Israa’iil ee dagaalka Qasa ay ku jirto in bam Niyukleer ah lagu dhufto Marinka Qasa”.

Wasiirkan xagjirka ah ee dhinaca midigta u janjeera ayaa waraysi idaaca deed ku sheegay in Qasa kaliya ay joogaan dagaalamayaal, kaalmo kasta oo bini’aadanimo oo la gaarsiiyana ay ka dhigan tahay fashil, wuxuna shee gay in weerar niyukleer oo lagu qaado Qasa uu ku jiro ikhiyaarkaadka daga alka.

Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Bin Yamin Netanyahu ayaa laga soo weriyay inuu yiri soo jeedinta Elyahu in ay tahay mid waaqaca ka fog, Israa’iil iyo ciidamada Israa’iilna ay ku dhaqmayaan qaynu unka caalamiga ah, iyadoo laga fogaanayo in cid aan dagaal ku jirin la waxyeeleeyo.

Wasiirka difaaca Israa’iil Youf Galant ayaa sidoo kale diiday hadalka Elyahu, wuxuna sheegay in aysan wax raad ah lahayn, isagoo qoraal uu soo dhigay barta X intaa ku daray "in wax wanaag san ay tahay in kuwa noocan ah aanay kamid ahayn kuwa ka masuulka ah amaanka Israa’iil.”

Hogaamiyaha Mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ku baaqay in xilka laga qaado wasiirka.

Lapid ayaa qoray in bayaanka Elya hu uu yahay mid laga naxo, waalan, uuna qoray wasiir aan masuul ahayn.

"In kuwa xagjirka ah ay ku jiraan dawladdeena, annaga ayay na khatar galinaysaa,waxayna carqaladaynaysaa ahdaafta dagaalka oo ah in laga adk aado Xamaas, lana soo celiyo la hays tayaasha” ayuu yiri Yair Lapid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip