HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA NOVEMBAR 2023-KA

0
Sunday November 05, 2023 - 08:18:10 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA NOVEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi C/hi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Dorraad dib ugu soo laabtay dal ka.

Guddoomiyaha ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxa ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan labadda Gole Baarla maan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoo miyay kulan looga hadlayay shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28

R/wasaare ku xigeenka XFS M. Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalam iga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomaya dalka Isutaggamaaraadk a Carabta. Kulan ka ayaa lagu soo ba ndhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd qorshe cad oo wax looga qabanayo dhiba atada uu dalkeenna ku sababayo isbeddelka cimilladda adduunka.

Wasiir Fiqi" 30 June sannadka dam be dadwey naha ayaa soo dooranaya guddoomi yaasha degmooyinka gobolka Banaadir

Wasiirka arrimaha gudaha Soom aaliya, Axm ed Macalin Fiqi, ayaa sheegay bisha June ee sa nadka soo socda in ay guddoomiyayaasha degm ooyinka gobolka Banaadir ku im aan doonaan doorasho dadwey ne.

Wasiirka arrimaha guduhu wux uu sheegay gobolka Banaadir inuu noqon doono meesha lagu bilaabi doono doorashooyinka dadweynaha, isa goo raaciyay in ay ku xigidoonaan degaanada Koonfur Galbeed.

"Waxaan rabnaa inay yimaadaan guddoomiyay aal iyo gole degaan ay dadku la xisaabtamaan,” ayuu yiri wasiir Fiqi.

Fiqi wuxuu sheegay gobolka Banaadir inuu tusa ale u noqondoono dimuqraadiyadda Soomaaliya, inkastoo uu sheegay inay jiraan caqabado ka taa gan dhinaca muranada dhulka.

Wuxuu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doonto in la xaliyo muranada ka jira dhulka, kuwaas oo uu tilmaamay inay xitaa soo jireen illaa xiligii dowladdii Kacaanka.

Wuxuu sheegay Muqdisho xasiloo nideeda in ay ku jirta inay yeelato gole degaan oo ay shac abku soo doortaan.

Shir qaatay muddo shan maalmood ah oo ka dhacay magaalada Geneva ayaa lagu ansixi yay Barnaamijka Tallaalka Qaranka

Wefdi uu hoggaamin ayo gaasim aha Guud ee wasaaradda aafim aadka iyo Daryeelka Bulsh adda ee XFS Md. Dr. Guuleed Cabd ijaliil Sheekh Cali oo safar shaqo ku jooga Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa shirar kala duwan la qaatay hey’ado iyo mas’uul sar sare oo uu kala hadlay Barnaamijka Talaalka Qaranka ee sanada ha soo aadan.

Sidoo kale safarkaan sha qo ayaa waxaa looga doo day Mashruuca lagu maal gelinayo Barnaamijka Tala alka Qaranka mudada 5-ta sano ee soo socoto kaas oo diirada saari doono Tallaalka Caruurta 5 sano ka yar iyo Talaalka Caruurta ku nool gaab aha la xorreeyay ee aan adeega Tallaalka la gaar siin mudo fog (Zero dose Children).

Shirkan oo qaatay shan maalmood ayaa lagu ansixiyay Mashruuca Talla alka qaranka oo ay ma algalin doonto Hey’adda GAVI, kaas oo qaatay mudo sanad ah qorsheyntiisa, iyadoo ay wasaar adda Caafimaadka hormuud ka noqotay qorshey nta iyo hortabinta mashruucaan.

Wasaaradda Caafimaadka waxaa ay u mahad celineysaa Hey’adda GAVI oo gacan weyn ka gey stay taaku ladaan, iyadoo qeyb ka qaadan doonto horumarinta iyo dhisidda nidaamka Caafimaadka dalka guud ahaan si gaar ah mashruuca Tallaalka qaranka.

Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ansixiyay degmooyin cusub

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabel le Md.Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Dorraad shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee D/ Hirshabeelle.

Shirka Golaha Wasii rada ayaa looga had lay Arrimaha amniga iyo Qorsheyaasha ho wlgalada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ah ee alshabaab, Warbixinta roobab xoogan oo ka da ’ay deegaanada Hirshabeelle iyo halista fatahaad aha iyo dabeylaha elnino, Dardargelinta dhisma ha gole-yaasha deegaanka iyo horumarinta mag aalooyinka.

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Golaha uga warbixiyay amniga guud ee caasimada iyo kan Magaalooyinka Hirshabeelle, isagoo sheegay in deegaanada qaar ay ka socdaan abaabul shacab oo dadka deegaanka isaga xoreynayaan cado wga khawaar ijta ah ee alshabaab.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa warbixin gu ud oo ku saabsan dhismaha goleyaasha deegaan ka ee degmooyinka la wadaagay golaha wasiira da, iyadoo Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dow ladaha Hoose ay Golaha hor keentayHindise Sharciyeed Degmooyin cusub loogu aqoonsa nayo Deegaano soo buuxiyay shuruudihii Degmo-nimo kuwaas oo kala ah,

1- Ceelbaraf,2 -Alkowsar, 3- Ceelcali

4-Jawiil, 5-Halgan, 6- Jiliyaale

Golaha Xukuumadda oo dood dheer ka yeeshay degmooyinkaan cusub ayaa ugu dambeyn cod aqlabiyad ah ku meelmariyay.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynyta Musiib ooyinka ahna Gudoomiyaha Gudiga Fatahaadaha iyo Dabeylaha Elnino ayaa faahfaahin ka bixisay roobabkii xooganaa ee ka da’ay deegaanada Hir shabeelle kuwaas oo saameyn xoogan ku yee shay dadka danyarta ah, Wasiirka Gargaarka ay aa dhanka kale sheegtay in gudiga gurmadka fat ahaadaha uu kormeer iyo qiimeyn kusoo sameyn doono deegaanada laga cabsi qabo inuu ku fat aho wabiga shabeeelle.

Golaha Xukuumadda ayaa lagu hor dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Dowladda, iyo Garsoorka Dowladda Hir shabeelle.

W/Arrimaha Guddaha & Maamulka G/Banaad ir oo furay Aqoon Isweydaarsiga Xog Uruur iyaasha Hannaanka Khariidadeynta

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Ahmed Moallim Fiqi oo wehliyo Gud doomiye Ku Xigee nka

Maamulka iyo Maaliyadda G/Banaadir Md.Ciise Maxam uud Guure ayaa furay Aqoon Isweydaa rsiga Xog Uruuriyaasha Hannaanka Khariidadey nta Isku Dhacyada ka dhaca G/Banaadir oo ay soo Agaasi meen Maamulka Gobolka Banaadir.

Ku Simaha G/G/Banaadir ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka & Maaliyadda Md.Ciise Maxamuud Guure ayaa sheegay in khilfaadka u gu badan G/Banaadir uu la xiriiro arrimaha dhul ka, sidaasi darteed ay go’aansadeen in la dhiso aqoonta iyo xirfadda howlwadeennada G/Banaad ir ee ka shaqeeya arrimahaasi, si ay u keenaan xog waafi ah oo horseedda in xal rasmi ah looga gaaro.

Wasiir Ahmed Moallim Fiqi oo ka hadlay mada sha ayaa sheegay in ay lagama maarmaan noqo tay in Gobol kasta laga sameeyo khariidadeynta khilaafyada ka dhaca, maadama ay kala duwan yihiin khilaafyadooda, si gobol kasta loogu daba qo xalka ku habboon. Sidoo kale Wasiir Fiqi ayaa u mahadceliyay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adda UNDP.

Ugu Dambayn, Wasiir Ahmed Moall im Fiqi ay aa ku adkeeyay ka qaybalay aasha Tababarka in ay muhiim tahay in xogta lasoo galiyo system iyo isticma alkooda, si ay madaxda go’aan uga gaa reen.

Hirshabeelle oo faahfaahin ka bixis ay dagaal khasaare geystay oo Dorraad ka dhacay Jowhar

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hir shabeelle Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa Shalay faahfaahin ka bixiyay weerar khasaare geystay oo ku qabsaday kolanyo gaadiid ah oo isaga ga lbin eysay agagaarka garoonka diyaaradaha magaa lada Jowhar.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in mar qura uu ka war helay rasaas ku socota gaadiidkii uu la socday, taasoo uu sheegay iney kusoo fureen ciidamada Danab ee ilaaliya amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

"Waa dhacdo uurkutaalo ah anigoo ku hadlaya magaca Hirshabeele waan ka xunahay in ciid amadii ilaalada noo ahaa ay rasaas nagu soo rid aan, Qaar kamid ah xildhibaanadii Baarlamaanka ee ila socday ayaa ku dhaawacmay weerarkan halka ilaalada qaar kamid ahna ay dhinteen, wa xaan jawaab ka sugeynaa xukuumada federalka" ayuu yiri Guddoomiye Luqmaan Xaaji.

Wuxuu sidoo kale guddoomiyaha dalbaday in si deg deg ah dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay uga soo jawaabto dhacdada Dorraad ciidanka Danab ay ku rasaaseeyeen.

Gabagabadii dagaalka Dorraad ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Jo whar ayaa ahaa mid daba socday dagaal Dorraad gudha magaalada Jowhar ku dhexmaray ciidanka Danab iyo kuwa ilaalada Madaxtooyada Hirshabe elle, kaasoo lagu dilay askari ka tirsanaa ciidanka Danab.


Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bix iyay qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho

Booliiska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la fashiliyay qarax Ismiid aamin ahaa oo uu fuli yay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasoo Habeen hore ka dhacay agaga arka Isgoyska Sayid ka ee magaa lada Muqdisho.

war qoraal ah oo kasoo baxay taliska Booliiska Soomaaliyeed ay aa lagu sheegay in ruuxa is qarxiyay uu doonay ay inuu ka gudbo bar koontarool oo ay ciidanka amaanka ku leeyihiin Isgoyska Sayidka.

"Habeen hore fiidkii 3/10/2023, abaare 8:45 Fiidnimo, ayaa waxaa qof lab ah oo naftii-halige ahi isku qarxiyay barta hubinta gaadiidka ee Baar-bulsho waxa ana ku dhawacmay 1-askari oo Bo liis ah.Askariga oo feejignaa ayaa mar kuu ka shakiyay, ku amray inuu ista ago. Balse, naftii-haligaha ayaa ka maxad adegay, askariga ayaa u istiicm aalay awooda uu sharcigu u jideeyay, sida as ayuuna ku qarxay" ayaa lagu yiro warka kasoo baxay Booliiska Soo maaliya.

Qaraxaan ayaa Habeen hore jugtiisa waxaa si weyn looga maqlay inta badan deg mooyinka magaalada Muqdisho, waxa ana xusid mudan halka uu ka dhacay qaraxa iney ka mid tahay meelaha muhiimka ah ee laga ilaaliyo Madaxto oyada Soomaaliya.

Ahlu Sunna oo ku biireysa dagaalka Shabaab ee Koonfur Galbeed

Culimada Ahlu Sunna Wajamaaca, garabka Koonfur Galbeed oo Jimcihii shir ku yeeshay mag aalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda ma amulkaasi, gaar ahaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Ahlu Sunnada Koonfur Galbeed ayaa shirkeeda kasoo saartay go’a anno culus oo ku aadan howlgallada la filayo inay dhawaan ka billowdaan saddexda gobolka ee maamulkaasi.

Bayaan kasoo baxay shirka ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlu Sunna ay diyaar u tahay ka qayb qaadashada dagaalkaaas, ayna wax ka hogga amin doonto howlgallada xoreynta ee Koonfur Galbeed.

"Qodobada war-murtiyeedka waxaa kamid ah in Ahlu Sunna Waljamaaca ay dowladda Sooma aliya ku garab taagan tahay la dagaal lanka Khaw aarijta Al-Shabaab” ayaa lagu yiri.

Sidoo kale Ahlu Sunna ayaa ugu baaqaday dadka deegaanka iyo maamulkooda inay u mido obaan la dagaallanka kooxda Al-Shabaab, si loo ga saaro halkaasi.

"Waxay soo saareen culimada Ahlu Sunna Wa jamaaca ee deegaanada Koonfur Galbeed in loo midoobaa la dagaallanka argagixisada” ayaa lagu yiri bayaanka Ahlu Sunna

Ugu dambeyn Ahlu Sunna ayaa ka dalbatay do wladda dhexe inay ku garab istaagto halganka ay rabto inay wax uga xoreyso deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

"Waa inay wasaaradda awqaafta ay si buuxda u garab istaagtaa culimaa u diinka Ahlu Sunna Wajamaaca fikirkooda” ayaa mar kale lagu yiri war murtiyeedka.

Si kastaba, maalmaha soo socda ayaa la fil ayaa in wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab uu ka billowdo Koonfur Galbeed, waxaana haatan soconaya diyaar garowgii ugu dambeeyay.

Bosaso: Xubno kamid ah Daacish oo ka warbixiyay sidii laamaha amniga Puntland ay kusoo qabteen

Labo nin oo katirsn kooxda Daacish oo lagu qa btay M/Boosaaso, laguna xukumay xabsiyo dhaa dheer, ayaa markii ugu horraysay kasoo muuqday warbaahinta, iyagoo ka hadlay qaabkii laamaha amnigu ay kusoo qabte en. Salmaan Cumar Max amuud oo ururka Daac ish uga yimid M/Muqdisho, ayaa wux uu sheegay in bishii August ee sanadkan lagu qabtay garoon ka diyaaradaha ee Bosaso. Salmaan wuxuu she egay in laamaha amnigu ka shakiyeen markii uu is ku qalday macluumaad ay Daac ish taleefoonki isa ugusoo direen si uu garoonka diyaaradaha ugagasoo gudbo.

Macluumaadkaas ayaa ahaa, inuu sheegto in uu abti u yahay nin nabadoon ah oo lagu balamiy ay inuu ugu yimaado garoonka Bosaso, si uu u soo damiinto, ka dibna ugu waeejiyo Daacish.

Nabadoonka lagu balamiyay ayaa ka shaqayn jiray inuu hay’adaha amniga ka damiinto xubnaha Daacish ee lagu qabto garoomada diyaaradaha iyo kantaroolada.

Salmaan oo sheegay inuu horey uga tirsanaa culimada Tabliiqa, waxa uu sheegay in ay Daac ish ku tashkiili yeen inuu kusoo biiro, una soo saf ro M/Boosaaso, iyagoo usoo diray tik idkii uu ku soo bixi lahaa.

Ninkaan ayaa wareysi lala yeeshay ku sheegay in maskaxdiisa laga dhaa dhiciyay in Daacish ay yihiin dad diinta ka shaqeeya oo aan ku lug lah ayn dilalka iyo lacagaha baadda ah.

Wuxuu sheegay markii la qabtay oo la xiray in uu qirtay inuu Daacish u soc day, islamarkaana uu u yeeray nin sa axiibkiis ahaa, kaasoo 7 sano ka hor ku biiray Daacish.

C/hi Shire Aw- Yuusuf, isna wuxuu qirt ay inuu sarkaal katirsan Daacish uu lacago kaga helo si uu ugusoo qaado shakhsiyaadka Daacish uga yi maada meelo ka baxsan Boos aso. Bishii Septem ber, maxkamadda ciidamada si da ee Puntland ay aa 15 sano oo xabsi ah ku ri dday Salmaan Cum ar Maxamuud, halka Cabdull aahi Shire Aw- Yuu suf, lagu xukumay 5 sano.

Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay xaalada dadka reer Falastiin

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax aan laga aamusi karin ku tilmaamay xa alada ka taagan magaalada Qasa ee Cariga Fal astiin. Biixi oo ka hadlayay xuska sannadguur ada 30aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciida mada Booliiska Somaliland, ayaa Dowladaha Re er Galbeed ka ku dhalee cee yay isgarabtaaga ay u muujiy een danbiyada ay Israa'iil gala yso.

"Madaxweynihii Marayk an ka ayaa yimid oo is garabtaagay, Raysal Wasa ari hii Ingiriiska ayaa yi mid oo yidhi halkaa kaga wa d, meeday cadaaladii, meeday wixii ay inoo shar axayeen, saa ka tiradu waxay maraysa 9,500 oo dhimasho ah, 70% ayaa caruur iyo dumar ah da dkaa dhintay" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

Waxa uu sheegay in Habeen hore oo kali ah la duqeeyay 3 isbitaal oo uu ku jiro mid Q/Midoobay leedahay, isla markaana ay 200 oo qof ku naf wa ayeen, iyada oo Wasiirkii Arrimaha Dib adda Mar aykanku uu ku sugan yahay Israa'iil.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dhamaan xuquuqdii aadanaha ee ay u doodi jireen Wadda mada Reer Galbe edku, ay Dorraad soo afjaran tay, oo anay jirin Dorraad.

"Waxa nasiib daro ah in inta wadd amada awo oda lahaa ee Carbeed ay ka hadli kari waayeen ay Koonfur Afrika oo aan Muslin ahayni, uu ma daxwe ynahooda iyo baarlamaan kooduba uu ka hadlay arrintaa oo uu diiday" ayuu yidhi Madaxwe yne Biixi. Dad 10,000 ku dhawayaa ku dhintay magaalada Qasa muddo bil ku dhaw oo ay Israa' iil ku haysay duqayn aan ka la sooc lahayn.

Erdogan: ” Waa in Maxkamada dembiyada ee ICC la horkeenaa Netanyahu”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdog an Turkiga ayaa ku baaqay nin hogaamiyaha Isr aa’iil Benjamin Netanyahu la horkeeno maxkam adda dambiyada caalamiga ah ee dambiyada si loogu ciqaabo xasuuqa uu ka geysatay Gaza,Erdog an oo la hadlay saxafiyiinta la socday diyaarada madaxweynaha xili uu ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Kazakhstan ayaa Ra’iisul wasaare Netanyahu ku tilmaamay dambiile dagaal.

Hoggaamiyaha Turkiga ayaa si weyn u dhaleec eeyay ficillada Israa’iil ee Gaza, isagoo 7kii hore ku eedeeyay Israa’iil inay ka gudubtay xuquuqdii ay u lahayd inay is-difaacdo, ayna xasuuq cad ka wado Gaza.

Erdogan waxaa uu sheegay in Turkiga uu ka shaqrynayo in madaxda Israel lagu ciqaabo xad gudubyada xuquuqul insaanka iyo dembiya da dagaal ee ka socda Gaza

"Mas’uuliyiintayada ay khusayso, gaar ahaan W/Arrimaha dibadda, ayaa fulin doona shaqa dan,”ayuu yiri Erdogan ku daray, sida ay sheegt ay Anadolu. M//ha Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan la kulmo xoghayaha arrimaha dibad da ee Mareykanka Antony Blinken oo haatan boo qasho ku marayo bariga dhexe.

Ciidamada Amaanka Oo Si Buuxda Ula Ware egay Xananbuure Oo Dagaal Beeleed Uu Ka Socday

Ciidamada ammaanka ayaa si buuxda ula war eegay ammaanka deegaanka Xananbuure ee G/ Galgaduud oo muddo ay isku hor fadhiyeen Mal eyshiyo beeleed ka soo ka la jeeda Magaal ooyinka Dhuu samareeb iyo Cadaado.

Talaabadaasi kadib, saraaki isha ciidamada hoggaaminey say ayaa soo saaray awaamir amniga lagu ad ke ynayo. Waxaa laga Mamnuu cay magaalada in Hub lagu dhex qaato marka laga reebo Laamaha Ammaanka, mas’uuliyiin ka socota Maamullada labada magaalo ayaa ku sugan magaaladaas iyaga oo ka shaqeynaya in xal waara laga gaaro colaad beeleedka.

Xiisad culus ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd deegaanka Xananbuure, iyadoo xiisada ay circa sii gashay markii todobaadkii hore Dhuu sa-mareeb lagu dilay laba nin oo ganacsato ah, kuwaasoo kasoo jeeda magaalada Cadaado.

Blinken oo codsaday Xabbad-joojin KMG ah iyo Netanyahu oo oggolaaday

Kulan ay Anthony Blinken iyo RW Israel, Benj amin Netanyahu ku yeesheen Tel Aviv ayaa wax ay kaga wada hadleen Xabbad-Joojin Aadmini mo oo KMG ah ee dagaalka ka holcayo Qasa.

Siyaasi Israeli ah ayaa sheegay inay Israel aqb ashay heshii ku aadan in dhowr saacadood la jo ojiyo Dagaalk aasi.

Balse, Maamulka Joe Biden ayaa waxa uu israel uga dig ay inuu Waqtigooda ku xadid an yahay 7dyo ee ma aha Bil ooyin si loo xaqiijiyo Himilada Dagaalka Qasa, ee ay horey ugu dhawaaqday.

Dhanka kale, Ugu yaraan 44 ka tirs an Ciiddan ka Israel ayaa lagu dilay dagaalka u dhexeeya XA MAAS iyo Israel, sida uu sheegay Avichai Adral.

Waxa uu intaasi ku daray in Askarta la dilay ay ku jiraan Saraakiil iyo Ciidan darajo hoose leh, ku waasi oo qeyb ka ahaa dagaalka dhulka ee ay Milliteriga Israel kula jiraan Dagaalamayaasha XAMAAS ee ku sugan M/Qasa iyo Guud ahaan

Deegaanada Marinka Qasa.

Wasiirada arrimaha Dibeda Carabta oo runta u sheegay dhigooda Blinken (Sawirro)

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ku sugan M/Cammaan ee dalka Urdun, ka dib kul amo uu Israa’iil kula ye eshay madaxda dalkaa si oo ay kaga wada hadleen dagaalka ka socda Gaza. Wasiirada arrimaha dibadda ee Jordan, Saudi Arabia, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Qa tar, iyo sidoo kale xoghayaha guddiga fulinta ee ururka xoreynta Falastiin, ayaa la kulmay Blinken, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaar adda arrimaha dibadda ee Jordan

Magaalada Cammaan waxa uu Blinken kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalka Urdun, oo ay wehliyaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta ee Sacuudiga, Imaaraadka, Masar iyo Qatar, iyo sidoo kale xoghayaha guud ee guddiga fulinta ee Ururka Xoreynta Falastiin.

Waxa ay ka shirayeen si ay u dejiyaan qorsha yaal lagu soo afjarayo dhibaatada bini’aadantin imo ee Gaza iyo dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas.

Blinken ayaa sheegay in Maraykanku uu si bu uxda taageeray xaqqa iyo waajibka Israa’iil ka sa aran in ay is difaacdo, laakiin waxa uu sidoo kale ugu baaqay Israel in ay hakiso hawlgallada mil atari oo ay u oggolaato gargaar bini’aadantinimo oo dheeraad ah in la geeyo Gaza.

RW Jordan Ayman Safadi ayaa Blinken hortiisa ka sheegay in Israa’iil ay dambiyo dagaal ka gey saneyso Gaza, loona baahan yahay inaysan ka sarreyn sharciga caalamiga ah.Waxa uu sheegay inkastoo uu cambaare eyay weerarka Xamaas, haddana dagaalka Gaza aan la ogolaan karin inu u sii socdo. "Gobolka oo dhan wuxuu ku sii qulqul ayaa bad nacayb kaasoo cadaawada Israel ku abuuraya jiilalka soo socda,” ayuu yiri Safadi.

"Ma aqbalin in tani ay tahay is-difaac,” ayuu yiri Safadi, isaga oo ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah. "Ma dhici karto in marmarsiiyo loo marmarsiiy oodo, ficilada Israa’iilna, ma keeni doonaan naba da gobolka.” ayuu intaas ku daray.

Wasiirada arrimaha dibadda ee Carabta ayaa la gu ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga sa meeyo Gaza intii lagu guda jiray shir madaxeedka Camaan.

Intii lagu jiray kulanka Wasiiradu waxay xaqii jiy een mowqifka Carabta, kaasoo ku baaqaya xabb ad-joojin degdeg ah iyo in si degdeg ah gargaar bani’aadamnimo loo gaarsiiyo Marinka Gaza.

Subaxnimadii Sabtida, Blinken wuxuu la kul may ra’iisul-wasaaraha ku-meel-gaarka ah ee Lub naan Najib Mikati si ay uga wadahadlaan xiisadda 7yada ah ee u dhexeysa kooxda Iran ee Iran taa geerto ee Hezbollah iyo Israa’iil ee ku taal xadka Israa’iil iyo Lubnaan, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrim aha dibadda ee Mareykanka Matthew Miller.

Maxkamadeynta laba sarkaal oo lagu eedeey ey ‘fulaynimo’ oo ka billaabatay Muqdisho

Militariga Uganda ayaa sheegay in maxkamad militari ay Muqdisho ka billowday maxkamadeynta 2 Sarkaal oo sare oo lagu eedey ey "fulaynimo” kadib werarkii dhi mashada badnaa ee Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Buulo-Mareer, bishii May. Maxkamad da CQS ee Ugandha,oo uu Gud doominayo Sarreeye Guuto Robert Mugabe, ayaa maxkama deyneysa Maj Steven Oluka iyo Maj Zadock Obor, oo taliyeyaal ka ahaa laba saldhig militari oo ku yaalla koon furta Soomaaliya.

Waxaa lagu soo oogay laba xisaab dacwade ed oo ah fulaynimo kadib markii weerarkii Al-Sha baab lagu dilay 54 askari oo Ugandan ah, sida la gu sheegay bayaan kasoo baxay taliska militari ga Uganda ee Kampala. war-saxaafadeedka ay aa lagu shee gay in labada taliye sare aysan ku dhiiri gelin saraakiisha ciidamada iyo askarta ka amar qaata inay si gees inimo leh u dagaalamaan markii ay iska horyimaadeen Al-Shabaab 26-kii May.

Afar saraakiil xigeen oo kale ayaa sidoo kale loo maxkamadeynayaa inay ku guuldarreysteen inay ilaaliyaan agab ka dagaalka, taasi oo ka soo horjeedda sharciga ciidamada Uganda (UPDF), ayaa lagu yiri bayaanka.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Uganda, oo caadiyan fadhige edu yahay Makind ye ee caasimadda Kampala, ayaa muddo labo 7baad ah fadhi ku yeelan doonta Soomaaliya, si ay kiiskan u qaado. "Maxkamadda guud ee cii damada qalabka sida waxay awood u leedahay in ay dacwadaha ku qaado meel kasta oo gudaha iyo dibadda Uganda ah, oo ay ciidamada UPDF ka howlgalaan,” ayaa lagu yiri qoraalka Mugabe.

"Dhammaadka fadhiyada, ciddii lagu helo dam biga waxa lagu xukumi doonaa xukunno ku habb oon, ciddii lagu waayo dambigana waa la sii dayn doonaa.”

Askarta Uganda ayaa la laayey ka dib markii ur urka Al-Shabaab ay cagta mariyeen Saldhig Ciid an oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afr ika ee Soomaaliya (ATMIS), oo ku yaalla deega anka Buulo Mareer oo qiyaastii 120 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan Muqdisho.

Ayada oo ay wehliyaan Burundi, Jabu uti, Ken ya iyo Itoobiya, Uganda waxa ay ka mid tahay dal alka ciidam ada ku tabaruca howlgalka ATMIS ee daga alka kula jira argagixisada Soom aaliya.

WAX BADAN KA OGOW XOGTA WIILKA XANS UUN EE LABADA QOYS ISKU QABSADEEN

Wiilka

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulsha du ay ku xariirto si weyn loo ga hadal hayay wiil dhali nyaro ah oo jirkiisa uu ka muuqada dhawaac,kaas oo ay isku haystaan 2 Qoys oo mid walba sheeganayo inuu yahay wiil kooda. Bilowga sheekada wiilkan ayaa soo ifb axday kadib markii 29-kii bishii hore ee Oktoobar la baahiyay muqaalka wiilka oo qoyska gacanta ku haya hada ay ka dalbanayeen dadka Soomaal iy eed inay ka caawiyeen sidii isbitaal ay ugu qa adi lahaayeen wiilka. Magaciisa ayay ku sheege en qoyskaan Cabdisamad Maxamed.

2da Qosyba waxay sheegeenin wiilka dhaliny arada ah uu ka mid ahaa askar DFS ay qortay oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay xerada ciidama da ee Nac-nac.

Markii muqaalka wiilka baraha bulshada lagu baahiyay ayaa waxaa soo baxay Qoys kale oo ay guna shegan aya in wiilka xanuunsan ay dhaleen, iy goo tilmaamay inuu ka mid ahaa dhalinyaro ciid an loo qoray oo qarax la gula beegsaday isla xer ada ay xuseen qoyskii hore ee Nacnac oo ku taal Dagamada Wadjir ee Gobalka Bana adir.

Qoyska gacanta ku haya wiilka

Haweeneey lagu magacabao Fartuun Cumar Maxamuud oo la hadashay talafishinka Shabeelle ayaa sheegatay in habaryar u tah ay wiilka xanuunsan gacanta na ay ku hayso. "Maalinkii aad na baafisay kadib waxaa nala soo xariiray Qoys sheegay in wiilka ay dhaleen ,waxaa ay dhaheen hooyadii waa dhi matay,Cabdisamad lama dhaho ee Cumar Garab eey ayaa ladhaa, dood dheere kadib waxaa nala geeyay CID,”ayay fartuun u sheeg atay Shabeelle TV.

Waxay hadalkeeda ku dartay inay diyaar u ta hay in lagu kala baxo nidaa mka DNA ee lagu ogaado hiddesid ayaasha is leh.

Wadajir Qoyska kale ee she egtay inay dhaleen wiilka Qoys kaan oo la hadlay BBC ay aa sheegay in markii xerada qar axu ka dhacay loo sheegay in wiilkoodii uu dhintay, sidaasn ay ugu samreen oo tacsi ay u dhigeen, balse ay hada baraha Bulsha da ku arkeen wiilkoodii oo cid kale haysto.

Sumayo Xassan oo sheegtay inay walaalo isku hooyo ah ay yihiin wiilka xanuusan ayaa BBC u sheegtay wiilk ooda uu lasoo hadlay inta uusan habeenkii qaraxu ka dhicin xero Nacnac, uuna u sheegay in dalka Ugand loo qaadayo.

"Walaalkay habeenkii inta uusan qaraxu dhac in ayuu nasoo wacay oo noo sheegay in loo qaada yo dalka Ug anda. Markii qaraxu dhacayna xerda waa gali waynay oo rasaas ayaa nal agu furay," ayay BBC u sheegtay Sumayo.

Saraakiisha Isbitaalka Dal ka Xoog ga ayay Sum ayo til maanatay in ay u she egen in wiilkoodii geeriyood ay balse il aa 7 Meyd oo loo geeyay ay ka wayeen wiilkoodii.

"habeenkii qaraxa subaxeedii, waxaan tagnay isbitaalka Xogga Dalka, dad badan ayaa halkaas joogay balse saraakiisha ayaa nagu yiri meydka meesha yaal waa yaryahay dadku waa badan yah ay ee marka magacayo ay aan yeerinaynaa. Qof kii magaciisa la yeeriyo hasoo galo. Markaas ayay walaalkay magaciisa yeeriyeen,"

"Qolka meydka ayaan galnaya, 7 meyd ayaa ku jirtay, rag waaweyn ayay ahaayeen walaalkayna kuma jirin. Ma rkii aan u soo laabanay waxaa ay noo sheegeen in magacayda ay usoo gud biyeen Saraakisha xero Nacnac lagana yaabo in uu qaldamo,”

Canaba cali waheliye oo sheegtay inay tahya hooyada wiilka dhashay ay aa BBC la hadashay, iyada oo sheeg atay in wiilkeeda la yiraahado Cu mar Cali Axmed caalamadna uu leeyahay.

Hadda ka hor ayaan isbitaalka la galay dadka dhan ayaa ii yaqaan " ay ay tir Canab Cali wahel iye oo BBC la hadashay.

BBC ayaan si madax banana u xaqi ijin karin sheegshada labadaan qoys. Qoraalka sawirka, af hayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya

Muxuu ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka yiri arrintaan?

Afhayeenka CBS.G/le Sadiiq Aadan Doodishe, oo Dorraad shirjaa’id ku qabtay M/Muqdisho, aya a mar wax laga weyd iiyay arinta wiilka waxaa uu sheegay in ay soo gaartay CBS warbixintiisu oo Saldhiga D/Wadjir lagu diwaan galiyay .

"Shaqsiga muwaadinka ah ee dhaawac ah ee la isku qabs aday ee 2da reer ay kala shee gteen warbixintiisu waa ay soo gaartay CBS,” ayuu yir afhaye enka CBS.

G/le Doodishe waxaa kale oo uu xusay in booli sku arinta u gudbiyay Maxkam adda Awoodda u leh, loona baahan yahay in la baaro hidasidaha ama dhacaanka DNA loo yaqa ano. Marka barita anka lasoo gabgabeeyo ayuu boolisku sheegay in warbixintiisa dadka lala waa agi doono. XIGASHO:-BBC



WAA KUMA XASAN NASRULLAH, NINKA CALAACASHA KU RITAY DALKA LUBNAAN EE HADALKIISA LA WADA SUGAYO?


Xassan Waxaa si weyn loo sugaya khudbada uu jeedin doo no oghayaha Guud ee Urur ka Xisbullah Xa san Nasrallah iyadoo ay sii kordheyso xiisadda ka taagan gobolka.

Hadaba Waa kuma Xasan Nasrullah: Wada adka ay Iiraan ay taageerto ee Lubnan gacanta ku haya?

Sheekh Xasan Nasrallah waa wadaad Shiico ah oo tan iyo bishii Febraayo ee sannadkii 1992-kii madax ka ahaa kooxda Xisbullah ee dalka Lu bnaan, kooxdaan ayaa xilligan lagu tiriyaa mid ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee ugu muhiimsan dalka Lubnaan, kuwaasoo leh ciidamo hubeysan oo u gaar ah oo ay wehliyaan ciidamada Qaran ka Lubnaan.

Xasan Nasrallah , oo caan ka ah Lubnaan iyo dalalka kale ee Carabta, ayaa lagu tiriyaa we jiga ugu weyn ee Xisbullah, wuxuuna door muh iim ah ka qaatay isbeddelka taariikhiga ah ee ko oxdan si ay u galaan saaxadda siyaasadda iyo in ay awood ku yeesh aan haykalka dawladda Lubn aan.

Waxa uu xiriir qoto dheer la leeya hay Jamh uuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo hoggaami yaheeda, Ayatullah Cali Khumeeyni, Inkasta oo uu Marayk anku ku daray Xisbullah liiska ururada argagixisada, haddana madaxda Iran iyo Nasr allah midkoodna ma qarin xiriirka so jireenka ah ee ka dhaxeeya.

Xasan Nasrullah waxa uu leeyahay taageere yaal badan oo jecel, si la mid ah waxa uu leeyah ay cadaw badan, in muddo ah kama uusan soo muuqan meel fagaare ah isagoo ka baqaya in Israa’iil ay disho, in uusan soo muuqan ma ay san sababin in taageerayaashiisa waayan khudb adihiisa.

Khudbadaha uu jeediyo ayaa ah aalad muh iim ah oo Nasrullah u adeegsado si uu uga faall oodaa arrimo kala duwan ee ku saabsan Lubna an iyo caalamka.

Carruurnimadii iyo barbaaristii Xassan Nasrull ahXasan Nasrallah waxa uu bishii Agoosto 1960 kii ku dhashay mid ka mid ah xaaf adaha saboolka ah ee bari ga Magalada Beyruut. Aabi hii waxa uu lahaa dukaan yar oo lagu iibiyo cuntada, Xasanna waxa uu ah aa canugiisa ugu weyn sagaal carruur ah oo uu dhalay.

Waxa uu ahaa shan sano jir markii dagaalka sokeeye ka biloowday dalka Lubnaan; kaas oo ahaa dagaal lagu hoobtay laguna qabsaday dal kan yar ee ku yaalla badda Mediterranean-ka.

Bilawga dagaalka ayaa sababay in Xasan Nasrullah aabbihiis uu go'aans ado inuu ka tago M/Beyruut oo uu ku laabto tuulada awoowayaa shiisa oo ku taal koonfurta Lubnaan: taas oo lagu magacaabo "Al-Bazuu riyeh" oo ah tuulo ay dagan yihiin dadka sheecada ah.

Halkaas ayuu Sheekh Xasan ku qaatay sanna do muhiim ah iyo waxbar ashadiisa hoose iyo dhexe. Dadka shiicada ah ee ku noola koonf urta Lubnaan, waxay aaminsanaa yeen in xiligii gumaysiga ee quwadaha waaweyn sida Boqorto oyadii Cusmaan iyiinta iyo Faransiiska ay la kul meen takoor iyo sinaan la'aan, Dareenkaasi wa xa uu sii socday xilligii gobannimada markii ay awoodda heleen Kirishtaanka iyo Sunniga dal kasi.

Xasan Nasrullah markii uu ahaa 15 jir ah, waxa uu ka mid noqday kooxdii u gu muhi imsanayd Shiicada-iliteriga ubnaan ee wakhti gaas,oo la oran jiray Dhaqdhaqa aqa Amal oo saa meyn weyn uu ku lahaa,waxaan aheyd koox firfir coon oo uu aasaasay wadaad reer Iiraani ah oo lagu magacaabo Musa al-Sadr.

Ku soo laabashada Lubn aan iyo Halgankii Hubay snaa Xasan Nasrallah wuxuu u haajiray magaalada Najafat oo ka tirsan dalka Ciraaq isagoo 16 jir ah. Cira aq xiligaas waxay ahayd wa ddan aan xasilloonayn oo soo maray labaa tan sano oo kacdoono isxigxigayga ah, afgembi dhiig ku daatay, iyo dilal siya asadeed. Muddadaas, in kasta oo Xasan al-Bakar uu weli si rasmi ah xuk unka dalka Ciraaqa u hayo, haddana Saddam Xuseen oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Ciraaq wa khtigaas, waxa uu yeeshay saamayn weyn.

Labada sano ee uu joogay Xasan Nasrullah magaalada Najaf waxay saa meyn weyn ku yeelatay nola shiisa wux uu Najaf kula kulmay wadaado kala duwan.

Kacaankii iiraan iyo asaaskii "Xisbullah"

Sanad ka dib markii uu Xasan Nasr ullah ku laabtay Lubnaan, waxaa Iran ka dhacay kacdoon.,waxaan xiligaas wixii ka danbeeyay isbadalay xiriirka ka dhexeeya Shiicada Lubnaan iyo Iran, nolosha siyaasadeed iyo halganka hubaysan ee Shiicada Lubnaan waxaa si weyn u saameeyay dhacdooyinkii Iran iyo fikradda Islaamnimada Shiic ada kacaa nka dalkaasi ka dhacay. Sannadkii 1981-kii ayuu Nasrallah kula kulmay magaalada Tehran hoga amiyihii xilligaas ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran. Khumeyni waxa uu u magacaabay inuu noqdo wakiilki isa Lubnaan.

Intaa ka dib, Sheekha Xasan Nasrall ah waxa uu bilaabay inuu safaro mar mar ah ku tago dalka Iran, isa ga oo la samaystay xariiro Madxda ugu sar eeysa dawladda Iran.

Intii ay Lubnaan ku jirtay dagaal sokeeye iyo qalalaasaha , waxay sidoo kale saldhig muhiim ah u noqa tay daga alyahannada Falastiiniyiinta.

Waxay xoog ku lahaayeen koonfurta Lubnaan, marka laga reebo M/Beirut.

Xasilooni la'aanta sii kordhaysa ee ka jirtay Lubnaan ayaa sabatay in ,Israa'iil ay weerarto waddanka bishii Juun 1982,waxaan ay qabsatay qaybo ka tirsan Dalkaa, Israa'iil waxay sheeg tay in weerarkaas uu jawaab u ahaa sal dhigyada kooxaha Falastiiniyiinta dalk aasi ku lahyeen.

Sannadkii 1985-kii, Xisbullah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday aasaaske eda, Xassan Nasrallah iyo Cabaas mus awi , oo ay weheliyaan qaar ka mid ah xubnaha kale ee dhaqdhaqaaqa Amal, ayaa ku biiray kooxdan cusub ee la aas aasay. Waxaa hogaaminayay nin kale oo la oran jiray Subxi al-Tufayli. Koox dan ayaa si degdeg ah u samaysatay sumcadd siyaasadda gobolka ah , iyagoo qaaday tallaabooyin huba ysan oo ka dhan ah ciidamadii Maraykanka ee ku sugan Lubnaan.

Hoggaaniminta Xassan Nasrullah

Markii uu Nasrallah ku biiray kooxda Xisbullah, waxa uu jiray 22 sano oo keliya,

Bartamihii 80-meeyadii, ayuu mar ka le Nasrallah wuxuu go'aansaday inuu u guuro magaalada Qom ee dalka Iraan si uu u sii wato waxbarashadiisa diinta. Mudadii uu ku sugnaa machadka Qom, Sheikh Xassan waxa uu noqday mid aad ugu xeel dheer luuqada Faarisga ee dalkaasi Iraan looga hadlo , waxa uuna la samaystay saaxiibo badan oo saameeyn siyaasadeed iyo miltari ku leh dalka Iran.

Markii uu ku laabtay Lubnaan waxa isla markiiba waxa dhashay khilaaf weyn oo u dhexeeya isaga iyo Cabba as Muusawi oo ka tirsan hogaanka Xisbullah , Waqtigaas, Musaasawi wux uu taageeray kordhinta dhaqdhaqaaqa Suuriya iyo saameynta Lubnaan ee hoggaanka Xaafid Assad. Taas bedelk eeda, Nasrallah wuxuu ku adkaystay in kooxdu ay diiradda saarto weerarrada ka dhanka ah askarta Mareykan ka iyo Israa'iil. Hoggaanka Xisbullah ee Lubnaan

Markii Israa’iil ay dishay Cabaas Musa awi oo hogaanka Xisbullah, wax ka yar hal sano kadib ayaa Xassan Nasrullah loo doortay xoghayaha guud ee Xisbul lah, Isla sanadkaas 1992-kii, xilgaas wuxuu ahaa 32 sano jir, dad badan ay aa u arkayay doorashadiisa inay la xiri irto xiriirkiisa gaarka ah ee Iran.

Talaabooyinka muhiimka ah ee Xassan Nasrullah wakhtigan qaaday waxaa ka mid ahaa in Xisbullah helaan qaar ka mid ah xildhibaan Barlamaanka waxan waqtigaasi ay Lubnaan Sacuud iga ku guuleeystay nabad laga abuur dalka lubnaan ,Nasrallah waxa uu go’a ansaday inuu ka dhigo Xisbullah koox siyaasadda oo ka jirta dalka laguna gar ab wado ciidanka.

Ka bixitaanka Israa’iil ee Lubnaan iyo soo shaacbixii Nasrullah

Sannadkii 2000, ayay Israa'iil waxay ku dhawaaqday inay gebi ahaanba ka bax ayso Lubnaan, waxayna soo afjartay qabsashadii Israa’iil ee gobollada koon fureed ee dalkaas. Kooxda Xisbullah ayaa u dabaald agtay arinta oo ay guul weyn ku tilDorraady ,waxaana ammaan ta guushaas loo aaneeyay Nasrullah.

Ka bixitaanka Israa’iil ee Koonfurta Lubnaan waxaa ay ahyed markii ugu horeysay ee Israa'iil ay ka baxdo dhul waddan Carbeed iyada oo aan la helin heshiis nabadeed, dad badan oo Carab ah oo gobolka ah ayaa u arkayay guul muhiim ah.

Dilkii Rafic Xariir iyo ka bixitaanka Suuriya

Sanadkii 2005-tii, ka dib dilkii Rafic xariir oo ahaa Ra'iisul Wasaarihii Lubn aan ee xilligaas, ra'yul caamka dadka reer Lumnaan waxaa ay u arkayeen in uu ahaa siyaasi muhiim ah oo xariir dhaw lalahaa Sacuudiga, kaasoo dad aal badan u galay sidii looga hortagi lahaa kororka awoodda Xisbullah.

Dailkii Xariiri ka dib Kooxada ayaa wajahday Caro dadwayne Waxaan la gu eede eyay inay ku lug lahaayeen dilka Xariiri,waxaan dhacay bananba xyo waaweyn oo looga soo horjeeday.

Si kastaba ha ahaatee, markii doo rashadii baarlamaanka ee dalkaasi la qabtay isla sanadkaas, kaliya ma kor dhin codka Hezbollah, laakiin kooxdu waxay sidoo kale ku guulaysatay inay 2 ka mid ah xubnahee da u darto xukuum adda oo loo magacaabo labo wasaar adood.

2006, dagaalyahannada Xisbullah waxay galeen Israa'iil, iyagoo dilay hal askari, waxayna qafaasheen laba ask ari. Jawaabta Israa’iil waxay ahayd we erar xooggan oo socday 33 maalmood, kaas oo lagu dilay ku dhawaad 1,200 oo reer Lubnaani ah.

Dagaalkaasi ka dib waxaa kor u kac uu yimid in magaca kooxada iyo hogaa miyahooda uu gaaro meel sare waxaan wadamadda Carabta llooga aqoonsa day inuu yahay qofkii ugu dambeeyay ee iska caabiya Israa’iil.

Dhammaadkii dagaalka, Xisbullah weli way diiday inay hubka dhigto, Intaa waxaa dheer, kooxdani wax ay door muhiim ah ka ciyaartay dib u dhiska burburkii uu ka tagay dagaalku

Kordhinta Awooda koxada iyo Adkeynta Mawqifka Nasrallah

Markii ay korartay awoodda Xisbul lah,waxaa batay kooxaha kasoo horje eda , gaar ahaan siyaasiyiinta Sunniga ah ee Lubnaan, waxaan ay ku doodeen in kooxdu ay Dowladda Lubnaan ka dhax sameeyteen Dowlada kale ,iy agoo caddeeyay in dhaqdhaqaaqooda ay wiiqi doonaanto ammaanka iyo dhaqaalaha dalka.

Sannadkii 2007dii, ka dib bilo qalal aaso siyaasadeed ah,dawladda Lubna an waxay go’aansatay in nidaamka is gaadhsiinta ee ay maamusho "Xisbull ah" la baabi'iyo, arrimaha isgaarsiinta na la hoos geeyo dowladda oo keliya ,go,aankaasi waxaa diiday Nasrullah maleeshiyaadkiisa ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Beyruut.

Sannadkii 2008, inkasta oo la dhi may kuraasta "Xisbullah" ee baarlama anka Lubnaan, Nasrullah wux uu ku guu leystay inuu sii haysto tirada ugu badan ee kuraast Barlamaanka ee dalkaasi .

Isla sanadkaas, golaha wasiirada Lubnaan ayaa ansixiyay in Xisbullah loo ogolaado in ay haysato hubke eda. Hadda da'da Sheekh Xasan Nasrul lah waa 63, looma tixgalinayo kaliya in uu yahay hogaamiye siy aasadeed bal se waxaa uu ku faanaa rikoor tobanaan sano oo halgan ah.XIGASHO:-BBC



NINKA AY SOOMAALIDU RAACSAN YIHIIN EE KU DHASHAY MARINKA QAZA EE DAGAALKU KA SOCADA


Imam Shafi'i

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Dagaalka ka socada Marinka Qaza iyo dhibaato oyi nka ay wajahayaan shac abka reer Falasatiin ayaa dib noo xasuusinaya tariikho hore iyo shaqsi yaad dunida muslimka muhiim u ahaa oo ku dhashay marinka Qaza , waxaan ka mid ah Imaamka weyn ee mad’hab ahaan ay Soomalida raacsan yihiin ee Imaamu Shaafici.

Haddaba waa kuma Imaam shaafici ?

Magaciisu waa Abuu Cabdullahi Maxamed bin Idiris al-Shaaficiya, waa Caalim Islaami ah waxaa uu dhashay sanakii 150 kii taari ikhda Hijriyada oo ku beegan 767 milaadiga, sida ay wariyaan taari ikhyah anadu.

Inkasta oo khilaaf ka dhashay halkii uu ku dhashay, culimada badan ayaa aamisnsan in imaamku ku dhashay gobolka Gaza ee dhulka Falastiin, ka dibna waxaa loo qaaday Casqalaan oo isla Falastiin ah, halkaasi oo kolkuu 2 Jirsaday looga sii gudbiyey Magaalada Makka oo uu ku barbaaray.

Imaamu Shaafici waxaa uu ka dha shaya qoys faqiir ah oo reer Falastiin ah, aabihiis wuxuu dhintay isagoo yar, markaas ayay hooyadii ula guurtay Makka si uu u dhex dego eheladiisa, dhaqankoodana u barto, ugu dhex nool aado.

Waxa uu xifdiyay quraanka kariimka ah isaga oo todoba jir ah, kadibna waxaa uu bilaabay in uu barto qeybaha kala duwan ee cilmiga, waxaana uu waxa ka bartay culimada waaweyn ee muslimka ee xiligaasi ku sugnaa magalooyinka Makka iyo Madiino ilaa loo fasaxay in uu fatwoodo isaga oo 20 sano jir ah.

Maxkamadda

XIGASHADA SAWIRKA,ANADOLU Qoraalka sawirka,Maxkamadda Waxbarashadiisi Ma kka iyo Madiino kadib waxaa uu u safray dalka Yaman, markuu Yaman tegeyna horey loo gama dhiibin jago weyn, balse waxaa uu sha qaale ka noqday Maxkamadda halkaasi ka jirtay, waxaana uu kasbaday kals oonidii dadka reer Yamen, isaga oo ku soo caan baxay amaano, aqoon iyo shaqo jacayl.

Intaa kadibna waxaa Garsoore looga dhigay Magaalada Najraan, waxana sida tariikhada lagu sheego halkaasi degganaa qolada la yiraahdo banuu Xa aris oo caan ku ahaa in garsoorihii loo diro ay laaluushaan.

Hasayeeshee taa kama yeelin Ima amu Shaafici, waxaana ugu dambeyn loo dhiibay Maxkamaddii ugu sareey say dalka Yaman.

Shaqadiisa Yamen ka dibna wuxuu safarro kala duwan oo waxbarasho ku tagay magaalada Baqdaad, iyo dalka Masar halkaas oo Culimada waaweyn ee islaamka uu aqoon diin ah kaga soo korarsaday .

In ka badan 20 sano ayuu ku noola baadiyaha si uu xeeldheere ugu noq do luuqada Carabiga. Waxa uu qoray kitaabo badan oo ku sabsan cilmiga fiqiga, isaga oo noqday qofkii ugu hor eeyay ee alifa cilmiga Usuulu fiqiga (As alka Fiqhiga). Sidoo kale wuxuu door ku lahaa cilmiga Axadiista .

Imaam Shaafici wuxuu dhintay sa nadkii 204 hijiriyada isga oo 54 jir ah. Waxaa la sheegay inuu dunida uu ugu tagay cilmi iyo dhaxal weyn.

dadka u banaabaxay shacabka ree Falastiin

Inta badan dadka soomaaliyeed wax aa ay aaminsanyihiin mad’hab ka Shaa figa, waxaana taas loo sababeyay in culimadii dalka Yamen oo ayg una Ma bd’a ahaan haysta shaafiyada ay Soom aliya yimaadeen, ka dibna ay sidaasi ugu faafiyeen dalka.

Sida uu maqaal uu qoray 2017 kii ku sheegay Dr Maxamed Xuseen Mac alin oo Shahadaada PhD ka haysta taarii khada Islaamka - culimada soomali yeed ayaa door weyn ka qaatay faafit aanka mad’habka Shaafiga ee bariga Afrika. Ugu dambeyna markii uu biloowday dagaalka Xamas iyo Israa’iil waxaa M/ Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka dhacay bannaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo 'dhibaatada Israa'iil ay ku hayso dadka reer Falastiin'.XIGASHO:-BBC

Israel oo mar kale dhacdo naxdin leh ka gaysatay Marinka Gaza

Ciidamada Israel ayaa mar kale dhacdo naxdin leh ka gaystay Marinka Gaza, ka dib markii dhanka cirka ay ka duqeeyeen gaadiid ambulance oo dhaawacyo siday. Gaadiidkan ayaa dhaawacyada ka soo qaaday Isbitaalka Al-Shifa ee Marinka Gaza, iyagoona u waday dhanka xadka Rafah ee dalka Masar, si halkaasi xaaladooda lagu la tacaalo.

Wasaaradda Caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in Ciidanka Cirka Israel ay weerar ku qaadeen gaadiidkan, xilli ay marayeen agagaarka Isbitaalka Al-Shifa.

Afhayeenka Wasaaradda Caafima adka Gaza, Ashraf Al-Qedra ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay 15 qof, halka 60 kalena algu dhaawacay.

"Gaadiidka gurmadka degdegga ayaa bukaano dhaawacyo culus qaba ka soo qaaday Isbitaalka Al-Shifa, waxayna ku sii jeedeen xadka Rafah ee dalka Mas ar, markii la beegsanayay.” Ayuu yrii Afhayeenka.

Waxa kaloo uu yiri "Dhacdadani wax aan ku wargelinay Hay’adda Laanqa yrta Cas iyo Bisha Cas, waxaan kaloo ku wargelinayay dunida oo dhan in la weeraray dad markii horeba ku dhibaat oobay duqaymaha Israel.”

Hay’adda Bisha Cas ee Falastiiniy iinta ayaa si adag u cambaareysay wee rarka lagu qaaday gaadiidkaasi, oo afar ka mida ay leedahay Wasaaradda Caaf imaadka Gaza, halka shan 5aad ay hay’addaasi leedahay.

"Bartilmaameedka ula kaca ah ee kooxaha caafimaadka, waxay ka dhig an tahay xadgudub weyn oo ka dhan ah axdiyada Geneva, waana dembi da gaal.” Ayay Bisha Cas ku sheegtay bay aan ay soo saartay.

Waxaa aad isu soo taraya dhacdoo yinka naxdinta leh ee Israel ka gaysa neyso Marinka Gaza, kana soo horj eeda sharciyada caalamiga ah ee bani’aadantinimada iyo kan dagaalka.

Israel ayaa lagu eedeeyay in nooc kasta oo xadgudub ah ay ka gaysatay Marinka Gaza, balse aysan cid kula xisaabtameysa.

In ka badan 9,200 oo qof ayaa lagu dilay Gaza, 32,000 oo kalena waa lagu dhaawacay, tan iyo markii Israel ay bilowday weerarada ay kaga aarguda neyso Xoogaga Xamaas, ka dib wee rarkii 7-dii October ay ka gaysteen dhul ka la haysto.

Qorshaha cajiibka ah iyo shirqoolka Xamas ay Israel ugu diyaarisay dagaalka Gaza

Xamas ayaa isku diyaarisay dagaal dheer oo aan dhammaad laheyn oo ka dhaca Marinka Gaza, waxayna rumey san tahay inay muddo fog iska caabin karto ciidamada duulaanka ah ee Yahuudda, si ay Israel ugu qasabto xabad-joojin, waxaa sidaas sheegay laba il-wareed oo ka tirsan hoggaanka koo xda.

Xamas, oo maamusha Gaza, ayaa keydsatay hub, gantaallo, cunto iyo sahay caafimaad oo hayn kara muddo fog, sida ay sheegeen il-wareedyo la hadlay Reuters oo codsaday inaan la magacaabin.

Kooxda ayaa ku kalsoon in dagaal-yahannadeeda kumannaanka ah ay bilooyin ku badbaadi karaan magaalada iyo godadka ay ka qoteen, si ay u ciidamada Yahuudda ula galaan dagaal wata xeelad jabhadeyn ah, sida ay sheegeen il-wareedyada.

Xamas ayaa rumeysan in ugu dambeyn cadaadiska beesha caalamka ee ka dhanka ah Israel si ay usoo geba-gebeyso duullaankeeda sababo la xiriira khasaaraha shacabka ee sii kordhaya ay ku qasbi doonto inay galaan wada-xajood xabad-joojin.

Xamas ayaa dooneysa inay Israel ay ku qasabto inay sii dayso kumanaan maxaabiis Falastiiniyiin ah, ayada oo dhaafsaneysa 239 Israa’iiliyiin ah oo ay ku qabsatay weerarkii 7-dii October.

Kooxda ayaa u caddeysay Mareykanka iyo Israel, oo ay yeesheen wada-hadallo aan rasmi aheyn oo ay dhex-dhexaadineyso Qatar, inay dooneyso in lasii daayo maxaabiista si ay iyana usii dayso Yahuudda ay afduubatay.

Qorshaha muddada fog, Xamas ayaa sheegtay inay dooneyso inay soo af jarto xannibaadda 17 sa no jirsatay ee Israel ay ku hayso Gaza, islamark aana la hakiyo deegameynta ay Israel isugu fidine yso dhulka Falastiin.

Waxay sidoo kale dooneysa in Israel ay ku qasabto inay ciidamadeeda joojiyaan awood sheegashada ay ka wadaan Masjidka Al-Aqsa.

Khamiistii, khubarada QM ayaa ku baaqay xabbad-joojin ka dhacda Gaza, ayaga oo sheegay in Falastiiniyiinta ay "halis xooggan ugu jiraan xasuuq.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip