HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA NOVEMBAR 2023-KA

0
Saturday November 04, 2023 - 08:18:10 in Wararka by
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA NOVEMBAR 2023-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

R/W Xamza oo si adag uga hadlay qaddiy ada Falastiin: Xamaas maa han argagixiso

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Md.Xamza Cabdi Barre oo khud bad ka jee diyay munaasabad ka dhacday xar unta Tiyaatarka Qaranka, ayna goobjoog ahaa yeen culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay arrimo ku aad an xasuuqa ay ciidamada Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin.

Xamza ayaa cad deeyay mowqifka DFS dagaalkaasi, wuxuuna shaaca ka qaaday Xamaas aysan aheyn arga gaxiso, ayna garab taagan yihiin dadka Soom aaliyeed.

"Xamaas argagixiso ma ahan waa urur xore ynayo dalkooda, waana inaan si buuxda uga rab istaagno” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Sidoo kale wuxuu su’aallo ka keenay saba baha ay dowladaha waa weyn iyo kuwa ud do odi jiray xuquuqda aadana ay uga aamusan yih iin illaa iyo hadda dhibaatada Falastiin.

"Aaway dadkii xuquuqda bani’aada mka ilaa lin jiray?, aaway kuwii u daga alami jiray carru urta? aaway kuwii haw eenka u dagaalami jir ay? aaway xaee gge aadeen? ayuu yiri.

Waxaa kale oo uu yiri "Falastiiniga muslim ka ah wuu dhintay, midka Yah uudiga ah ee mu ctadiga ah ee kusoo duulay ee gurigooda fadhi ya waa la dilay miskiinkaas ayaa la leeyahay. Dorraad inkastoo xanuun badan ina hayo an naga, haddana waxaa waajib ah inaanan hilm aamin waxa ka jira Falastiin”.

R/wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in dowla dda Soomaaliyeed ay weligeed Qudus u aqoo nsanaan doo nto caasimada Falastiin, ayna ka soo horjeedo boobka Israel.

"Ma aqbaleyno, kamana tanaasule yno dowl adda Falastiin oo caasimade edu tahay Qudus, weligeyn kama tanaa suleyno, waa inay dadka muslimi inta u duceeyaan walaaladaas” ayuu yiri. Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay dhibaato oyinka haatan ka jira wadd amada islaamka, isaga oo carabka ku dhuftay in la’isku mashqu uliyo, laguna dhex aasay kooxo Khawaarij ah.

Caalamul islaam waxaa la dhigay in la’isku diray oo Khawaarij isku mid ah loo soo diray oo qolo walba gudahood la’isku mashquuliyay oo la cadaabay ayaa waxaa naka gaarsiiyay in na loo fasiro Dorraad oo sanka nagala mar mar inaayo Xamaas waa argagixiso ma aqbaleyno, mana dhaheyno” ayuu hadalkiisa kusoo gabag abeeyay ra’iisul wasaare Xamza.

. Wasiir Axmed Fiqi iyo maamulka G/Bana adir oo ka qeybgalay xaflad loo sam eeyay culuma’udiin Soomaaliyeed

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS Md. Ax med Macalin Fiqi iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay casho sharaf loo sameeyay qaar kamid ah culimada Soomaal iyeed oo maalmahaan ka hadlaayey doorka culimadu ay ku leeyi hiin taaba-gelinta nab adda. Casho sharaftaan waxaa sidoo kale ka qey bgalay Kusimaha Duqa Magaalada Muqd isho Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamul ka iyo Maaliyadda Md.Ciise Maxamuud Guure, mad axda Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasa adka ee Maqaasid iyo mad axda hoggaanka sa re ee Gobolka Banaadir

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS Axmed Macallin Fiqi oo hada ka jeediyay xafladdaasi ayaa ku ammaanay culimada doorka ay ka qaa danayaan baraarujinta bulshada, ciribtirka fikir ka xagjirka iyo dagaalka ka dhanka ah khawaa rijta.

Kusimaha Duqa M/Muqdisho Ciise Maxamu ud Guure oo isna ka hadlay casho sharaftaasi ayaa ka dhawaajiyay in wadashaqeyn buuxda oo dhex marta shacabka, culimada, wax-garad ka iyo dowladda, lagaga guuleysan karo kooxa ha fikirka qalafs an ku gumaadaya shacabka.

W/Cadaaladda oo sheegay in xilligaan lagu soo duulay diinta & dalka

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dast uurka DFS Md. Xasan Macalin Maxamuud oo Dorraad khudbad ka jeediyey

munaasadda siyaarada Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ayaa sheegay in xi lligaan lagu soo duulay diin ta, loona baahan yahay in la xorreeyo.

Wasiir Xasan Macallin oo ka hadlaya arrintaas ayaa yiri, "Dalka inta aan lagu soo duulin diinta ayaa lagu soo duulay, diinta ayaa duulaan lagu ya hay, cadow isku soo bahaystay ayaa ku soo duulay. Diinta markii aan Nimanka ka xar Ore yno dalka wuu xaroobayaa, dowladnimada way xorreybeysaa, dalka wuu xarroobayaa, hogga anka ayaa halkaas looga fadhiyaa.”

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Caddaal adda iyo Dastuurka DFS Md.Xasan Macalin Maxam uud ayaa sheegay 15 sano uu siy aasadda uu ku jiray in uusan arkin hoggaan wa da socda oo dowladdii iyo culimadii leh.

"Hoggaan wada socda, oo dowladdii leh, oo culimadii leh, oo mideysan, 15-ka sano ee aan Siyaasadda ku jiray maanan arag. Hoggaan mi daysan oo ku midaysan u jeedo mid ah, hogga anka culimada, hoggaanka dalka iyo dowladda oo ku midaysan hadda ka hor maanan arag,” sida uu yiri Wasiirka.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Md. Xasan Macalin Maxamuud ayaa qeyb ka ahaa madax ka qeyb gashay siyaara da Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani oo Dorraad lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Sh.Umul oo si adag uga jawaab ay dhaliil uu u jeediyay Culimada Soomaa liyeed R/wasaare Xamse

Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray Ray sal wasaaraha DFS Xamse Cabdi Barre oo sheegay in loo baahan yahay in culimada So omaali yeed dhanka afkaarta ka hogaa miyaan dagaalka dowladdu kula jirto Al-shabaab.

Hadalka Raysal wasaare Xamse waxaa ka mid ahaa ineysan qurux badneen in masaajida ay Khadiib ka noqdaan Culimo aanan waxba ka sheegi karin dhibaatada Al-shabaab.

"Ma ila haboona mana ila qurux badna in masaajid ay ku soo tukanayaan dhowr boqol qof inaan Khadiib ka noqoto adoo sheekh ah oo aan waxba ka sheegin Al-shabaab, aniga waxay ila tahay inaysan haboonayn, cabsi ha u gayso ama dareen la'aan ha u gaysee arintaas muraajico ayey u baahan tahay” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.

Sh.Umul ayaa hadaladaasi ka soo yeeray R/W Xamsa ku sheeg ay kuwa siyaasiy iinta marka ay xilalka qabtaan ku xagxagtaan Culimada Soomaaliyeed, isagoona xusay in Cu limada aysan nar naba ka aamusin dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

"Waxaan arkayey Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre oo culimada maagaya oo wax qalada ku maagaya, marka siyaasigu iska yim aado inuu culimada iska maago oo iska xag xa gto dhaqan bay u tahay, Madaxda iyaga lafto oda saraha ku jira ee ciidamadu waardiyeynay aan ee ku socda gaari aanay xabaddu karin marna garoonka ka baxaya marka ciidan ku wareegsan yihiin iyagay tahay inay hadalkaas is dhahaan, laakiin adigoo halkaa ku jira inaa tir aahdo khatar isku dhig hadaa isku dhigi waydo masaajidka wareeji ood na maagto saxna maa ha garna maaha waana mid ay siyaasiyiintu waayadan caadaysteen” ” ayuu yiri Sheekh Umal.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay Sheekh Umul in Culimada Soomaali yeed ay ka hadlayeen dhibaatada kooxda Shabaab waqti aad u dhe er, islamarkaana ay jiraan Culimo badan oo loo dilay mowqifkooda ku aadan afkaarta diimeed ee kooxda Shabaab.

"Wadaadkii lafihiisa u baqa masaajidka uu joogo oo wixii kale oo uu sheegi karo sheega, meeshan khatarta ahna is yiri haddaad gasho ama waad carari ama waa lagu diliye intan gacanta ku hay in la yiraahdo intaana faraha ka qaad oo carar sax maha, in la yiraado isu dhigna sax maha” ayuu yiri Sheekh Umul.

Sheekha oo hadalkiisa sii wata ayaa sidoo kale tilmaamay in culimada Soomaaliyeed uu cadyahay doorkooda diimeed ee dagaalka Shabaab, isagoona ku dhaliilay madaxda inay iyagu taangiyo gadaal kaga jiraan Culimadana ku eedeynayaan hadalo aan munaasab aheyn.

"Wadaadku xaq ayu u leeyahay labo arin oo kala ah inuu go'aan qaato oo naftiisa halis gal iyo iyo inuu maslaxo kale arko" ayuu yiri Sheekh Maxamed Cabdi Umul.

Hub ka dhigis lagu sameeyay bee lo ku dagaalamy G/Sh/Dhexe

Ciidanka Boliiska iyo Nabad sugidda ee DFS a dhawaan u dirtay inay kala dhex galaan ma leysh iyo beeleedyo ku dagaalamaya G/ Sh/ dhexe ayaa gaaray Deegaano hoos yimaada D/Cadale ee gobolkaas. Ciidamada ay aa gaaray deegaa na da kala ah Cado w-uul, Garasweyne, Xaaji-Cali, Ceel-mul uq, laba-garas, Go of-hare eri, Geel-gub, Burto-Shiikh, Geyfo, Boo s-muluq iyo Biyo-madoobe, oo dhamaantood ah kuwii ay maleeshiyo beeleedyadu ku dagaal ameen.

Ciidanka ayaa kala dhex galay maleeshiya dii ku diriray deegaanadaas waxaana howlga llo ay sameeyeen hub ka dhigis ku sameeyeen qaar ka mid ah maleyshiyaadkii dagaalamay iy adoo amar cad la dul dhigay sida uu xaqiij iyey Taliyaha C/Daraawiishta S/Guuto C/hi Mire.


W/Amniga Gudaha oo soo saartay ammar ku socda shirkadaha iyo hay'addaha hubka ku haysta Muqdisho

wasaaradda amniga gudaha Xukuu madda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ku amartay shi rkadaha, hay'addaha iyo cid walba oo hub ku dhex haysata magaalada Caasimada ah ee Mu qdisho iney isa soo diiwaan galiyaan. .

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha ayaa lagu faray dhamaan shi rkadaha iyo hay'ad aha hubka ku dhex haysata Muqdisho iney isku soo diiwaan galiya an mudo 15 maalmood gudahood.

"Xafiisyada ay warqadaan sida too ska ah ugu socoto waxaan idinku wa rgelinayn aa in and nagala shaqeeysa an in Hay’adaha iyo Shirka daha ka shaqeeya amiga iyo xarumaha gaarka loo leeyahay in ay soo diwa an galiyaan hubka ay heyst aan maddo 15 maa lm ood gudaheed oo ka bilaabanaysa 01 /11/2023 kuna eg 16/11/2023” ayaa lagi qora alka ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Amni ga gudaha.

Warkaan kasoo baxay Wasaaradda amniga ayaa kusoo beegmaya, iyadoo horay Muqdisho looga mamnuucay in lagu dhex qaato hubka waa weyn iyo waliba askarta badan ee ilaalisa madaxda dowladda masuuliyiinta kale.

Madaxweyne Deni oo kasoo horjees tay baaqii Habeen hore kasoo baxay isima da Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa kasoo horjeestay baaqii kasoo baxay isimada Puntland, kuwaas oo sheegay in aanay doo rasho qof iyo cod ah dhici karin, iyagoo soo jee diyay in dib loogu laabto nidaamka qabaliga ahaa.

War-saxafaadeed kasoo baxay nadaxt ooyada ayaa lagu sheegay, in Puntland dhegaysanayo talooyinka u hiilinaya ka mira dhalinta hannaanka dimuqraadiga ah iyo doorasho oyinka vloo madlan yahay ee hal qof iyo hal cod.

Madaxtooyadu waxay sheegtay in Habeen hore golaha wasiirradu ay ansixiyeen wax ka badelka xeerarka qabsoomidda doorashada, kuwaas oo ay sheegtay in dhaqso loogu gudbin doono Golaha wakiilada.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay, in dadku codkooda ku doortaan Golaha Wakiil ada, Madaxweynaha iyo Madax weyne kuxigeenka, iyadoo la raacayo xilliga guddiga doorashadu u asteeyeen doora shada.

Si kastaba ha ahaatee, mucaara dka ayaa Habeen hore soo dhoweeyay bayaan ka isim ada kasoo baxay Habeen hore, iyagoo taladoo da u arka qaabka ay kaliya ee ay Puntland uga gudbi karto marxala dda xasaasiga ee haatan lagu sugan yahay.

Deni iyo mucaaradka oo meel kala fog taa gan ayaa laga cabsi qabaa inay u horseedo Pu ntland qalalaase siyaasa deed oo dhiig badan ku daato.

MAXKAMADDA CIIDAMADA OO XUKUNO KU RIDDAY SHEEGOW IYO ASKARTIISA

Maxkamadda darajada koowaad ee ciida mada qalabka sida ayaa Dorraad xukuno kala duwan ku ridday Jeneraal Sheegow Axmed Cali iyo ciidamadiisa, kadib markii 19-kii August ee sanadkan lagu soo qabtay dagaal ka dhac ay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dhark enley, kaas oo gaystay dhimasho iyo dhaa wac..

Xukunada ay ridday Maxkamadda Ciidam ada ayaa isugu jiro dil, mag iyo sanado xabsi ciidan ah.

Halkan hoose ka akhriso:-

1-Axmed Maxamed Xasan (Abii Axmed)

Waxa uu ahaa taliyaha kooxda Sheegow ka bar-bar dagaalamaysay, waxa uuna February Sadax iyo Tobankeedii Sanadkan ku dilay Jow har maxkamad ku taal laba Eedeysane oo xilli gaas tabasha kala dhexeysay, waxa ayna kala ahaayeen, Cabdifitaax Cabdullaahi Cali & Max amed Ismaaciil Xasan, sidaas darteed ayaa loogu xukumay Dil-toogasha ah, waxa uu Si doo kale qayb ka ahaa weerar ay Ciidamada Amniga kala hor tageen koox uu taliye u ahaa oo Gabaad ka helay Sheegow.

2-Sheegow Axmed Cali, hor joogaha kooxdii Ciidamada kula dagaalantay Kaawa Godey August sagaal iyo tobankeedii Sanadkan, wax aa si gaar ah fal-celintiisa ugu baxay Sakariye Maxamed Cali oo ka tirsanaa Ciidamada Amniga, waxa uu Sidoo kale dhaawacay Sark aal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir, Sheegow Maxkamadda waxa ay ku xukuntay, Magta marxuumka uu Dilay, Magdhow siinta Dhaawaca uu gaystay iyo 10-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Sideed iyo toban kamid ah kooxda uu horj oogaha u ahaa Sheegow ayay Maxkamadda ku xukuntay min Lix-sano oo Xabsi Ciidan ah iyo in ay bixiyaan Magta labada Marxuum Ee kala ah (Cabdi Axmed Shiiraar & Axmed Xasan Axmed), Waxaa Sidoo kale lagu xukumay bixinta xaq siinta lix Askari oo dhaawacantay.

Xasan Cali Maxamuud.

Saleeban Ahmed Cali Nuur (Baardees).

Cabdirisaaq Aadan Cali.

Axmed Cabdulle Abuukar.

Xuseen Cismaan Xuseen.

Maxamed Cabdulkadir Caamir.

Xasan Maxamuud Cusmaan.

Axmed Maxamed Cabdullahi.

Abuukar Cilmi Jeelow.

Axmed Abuukar Xaaji.

Maxamed Cali Abuukar.

Daahir Maxamed Cabdi.

Cabdullahi Xasan Aweys.

Saciid Cabdullahi Cabdi.

Yuusuf Maxamed Aadan.

Cabdiraxmaan Ibrahim Xasan.

Cali Abuukar Axmed.

Cabdiqaadir Maxamed Xasan.

Cabdiraxmaan Ibraahim Baashow (Mars haale). Iyo 22. Maxamed Abuukar Cabdullahi, labadaba waxa ay ahaayeen kuwii dhaca gay stay ee uu ka bilowday Gacan ka hadalka, wax aana loo xeray sadax iyo tobankii August ee sandkan iyaga oo dhac u gaystay dhibanayaa sha kala ah, Xasan Axmed Xasan & Ciise Cali Muuse, waxa ay Maxkamadda ku xukuntay Shan sano oo xabsi Ciidan ah iyo in loo celiyo Mobile-ladoodii.

22.Maxamed Cabdi Deeqow(Agaasimaha), waxa uu ahaa maal geliyaha kooxda, waxaana laga helay xeriirka telefoon kiisa ka shaq aynta raadka la qabtay ee ahaa Daabi cista Dollarka Madow, waxa ay Max kamadda ku xukuntay Sedax Sano oo Xabsi Ciidan ah.

Xukunkan Waxaa la wadaagay Warbaahinta Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Gu ddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Xukun sanayaa sha ayaa haysta fursad ay ku Zdalban karaan Rafcaan.

Cali Guudlaawe Oo La Taliye U Magacaabay Md.Cabdi Jiinow Calasow

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirs habeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa u mag acaabay Ing. Cabdi Jiinow Calasow Lataliye Sare ee Arrimaha Kheyraadka Badda iyo Dhaq aalaha Buluuga ah ee Dowladda Hirshabeelle.

Wareegto ku taariiqeysan 2da bisha Novem ber 2023 ayuu Madaxwey naha Hirshabelle xilkan ugu magacaa bay Cabdi Jiinow oo xilal kala duwan ka soo qabtay dalka.

Dowlad Gobo lee dka Hirsh abelle ayaa leh xe eb dheer taa soo ay ku yaal aan qaar ka mid ah degmooyinka uu ka kooban yahay hirsh abelle sida degma da Cadale iyo Warsheekh.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada magaca abida Cabdi Jiinow.


Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo ka qeyb galay Shirweyne ka dhacay Rwanda

W/W/Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Daa’ud Aweys Ja macayaa dalka Rwa nda waxaa uu kaga qeyb galay Shirka Golaha Dalx ii ska Add uun ka. Wasiir Daa’ud Aweys oo shirka ka hadl ay ayaa xusay in dalxiiska Soom aaliya ku soc da dhabihii dib u soo kaba shada uuna dalka diyaar u yahay inuu soo dhaweeya dalxii sayaa sha aduun ka.

Sidoo kale Wasiirka WW/Warfaafinta, Dhaq anka iyo Dalxiiska DFS Md.Daa’ud Awe ys Ja mac ayaa aduun ka la wadaagay guulaha baa xadda leh ee ay Soomaaliya ka gaartay xasil inta dalka iyo ciribtirka Al-Shabaab.

Qaar ka mid ah dalxiisyaasha addu unka ay aa sannadihii dambe dalka soo gaarayey, iya ga oo dalxiis ku tagay goobaha taariikhiga ee dalka ku yaala, taas oo keentay in dowladda ay ku guuleysatay dib u hanashada dalxiisayaa sha adduunka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musii booyinka oo kulan la yeeshay Cali Jayte Cismaan

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musi ibooyinka Qaranka, Md.Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Dorraad xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madax weynaha JFS ee arrimaha Ciid anka Difaaca Dadweynaha ee macawislayda Mudane Cali Jayte Cismaan.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii ha y’ddu u sii xoojin lahayd howlaha gargaarka ee la gaarsiinayo degaannada laga xoreeyay kha waarijta iyo ka warqabka qoysaska ciidanka Macawisleyda ee naftooda u huraya nabade ynta waddanka.

Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa u ba llan qaaday u qeybsamaha xafiiska Madaxw eynaha JFS ee Macawisleyda, in ay hay’addu si dhow ugala shaqeyn doonto arrimaha sama falka ee uu dalb aday iyo sii laba jibaaridda u gurmasha da dadka nugul ee la dhibaatoonaya saameynta abaaraha muddada dheer ah iyo fat ahaadaha roobabka xooggan ee dalka ka da’aya.

M/ulka Awqaafta iyo Ar/ Diinta KGS oo ku baaq ay in caruurta laga ilaaliyo fahamka qaldan ee khawaarijta

Maamulka W.Awqaafta iyo Arrimaha Diinta K/Galbeed ayaa deeq kutubbo Qur’aan ah u qe ybiyay qaar kamid ah ardayda wax ku barta Ma daarista Qur’aanka ee magaalada Baraawe oo ka tirsan G/ SH/Hoose.

Deeqdaan oo sidoo kal e loo qey biyay dugsiyada degmadaasi iyo Talisyada Ciidanka,waxaa horkacaayey WW.Awqaafta & Arrimaha Diinta K/Galbeed Nuur Siidoow Ba aba.Deeqdaan oo ka koobneyb shan boqol oo kut ub waxaa loogu talagalay sare u qaadidda iyo dhiirigalinta akhriska quraanka kariinka ah. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrima ha Diinta K/Galbeed Nuur Siidoow Baaba oo ka hadlay bixinta deeqdaasi ayaa macalimiinta dugsiya da ugu baaqay in caruurta laga ilaaliyo qaadashada fahamka qaldan ee khaw aarijta ,isagoo sheegay in xilliyada soo socda ahmiyad gaar ah la siin doono macalimiinta dugsiyada qur’aanka.

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo la kul may howlwadeenada Quns uliyadda Guud ee Jiddah

Danjiraha cusub ee safaaradda DFS ee da lka Sacuudi Carabiya Md.Aweys Xaaji Yuusuf ayaa magaalada Jiddah kula kulmay maamulka Qunsuluyadda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa la socodka howlaha shaqo ee ka socda xarunta qunsuliyadda iyo sida loo maareeyo bixinta adeehayo bulshada ee ku dhaqan dalkaasi.

Danjiraha cusub ee safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Mudane Aweys Xaaji Yuusuf,waxa uu kula dardaarmay maamulka qunsuliyadda in wax kasta laga hormariyo daboolidda baahida dadka ee dhinaca adeegyada ay u abaahan yihiin sida helidda baasa borka iyo Fiisaha.

Madaxa Qunsiliyadda Soomaaliya ee Magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye Macruuf ayaa ka warbixiyay baaxadda shaqo ee ay ka fuliyaan xarunta iyo sida habsamida leh ee ay u gutaan howlahooda.

Xil.Jeesow oo ka hadlay gaabiska ku yimid dagaalka Al-Shabaab iyo qorshaha siyaasiyiinta mucaaradka ah

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto kooxda Al-Sha baab, isagoo qiray in daga alka uu gaa bis ku yimid wixii ka dambeeyey weer arkii markii uu dhacay weerarkii ay koox du ku qaaday saldhigii ciidamada xoo gga ee deegaanka Cawsweyne.

Xildhibaan Daahir Jeesow ay aa sheegay in mar kasta uu niy adda ku qaboojiyo in Xasan Sheekh uu Shabaabka adkaa doono, markii uu qiimee yey sida ay uga go’an tahay ciribtirka kooxdaas.

Xildhibaanka oo wareysigaan siiyey TV-ga Somali Cable ayaa la weydiiyey inay jiraan siya asiyiin diidan dagaalka kooxda oo Madaxwey naha iyo dowlad aan uu hoggaamiyo guul darro oa jecel.

Jeesow ayaa meesha ka saaray jirita anka tuhunkaas, wuxuu sheegay in siy aasiyiinta Soomaaliyeed iyo dhamma an shacabka ay ka mideysan yihiin rabi taanka in laga guuleysto kooxdaas.

"Sida aad ogtihiin siyaasiyiinta dha maan wa xay rabaan inay dalkaan hogg aamiyaan, dal Shabaab heystana lama hoggaami karo, mad axweyne Xasan oo horay dalkaan u soo hog ga miyey wux uu ogaaday inta Shabaab joogo in Soo maaliya aan la xukumi karin,” ayuu yiri.

Xildhibaan Jeesow ayaa intaas ku sii daray, "Farmaajo Dagaalka hala jooj iyo ma uusan dhi hin waan ku aqaan ceeb ma ahan, Xasan She ekh ciidan u dagaalamaya waxaa la dhisay xil igii Kheyre iyo Farmaajo joogeen, dowlada as iyadoo dulaan ku qaadi rabta Shabaab ayuu waqtigii ka dhamaaday.” Sidoo kale wuxuu ka hadlay nidaamka hog gaamineed ee madax weynaha, wax ka bedel ka dastuurka iyo nooca doorasho ee Soomaal iya ay u baahan tahay. "Sheekh Shariif, Farma ajo iyo Xasan Khey re waa ay ogol yihiin door asho qof iyo cod ah, waxa Xasan She ekh uu ka shqeynayana waa qabasha da doorasho qof iyo cod ah, ragaan dal ka ayey soo hoggaamiy een inay war soo saaraan ee dhahaan saas wax haloo dhigo ce eb ma ahan,” ayuu yiri Xil dhibaan Daahir Jees oow.

DFS oo Shaacisay in la fashiliy ay qaraxii Ismiidaaminta ee Xalay ka dhacay Muqdisho

Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in Xalay la fashiliyay qarax ism iidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray, ka dhacay agagaarka isg ooska Sayidka ee Muqdisho.

War kasoo baxay laamaha ammaan ka ay aa lagu sheegay ciidanka ammaanka fashiliyeen Naf tii halige isku soo xiray qar ax , kaa oo ay sheegeen in uu doonayay inuu isku Qarxiyo goob dad wey ne oo ku taala degmada Howlwa daag ee go balka Banaadir.

"Ciidanka ammaanka oo si wayn uga foojigan dhagarta Khawaarijta nafla caariga ah ayaa fa hmay Dhagar qabaha lagu soo xiray Qarxa, wa xaana suurta gashay inuu kaligiis Qarxo iya doo ay ceyrsanayaan ciidanka amma anka” ay aa lagi yiri warka kasoo baxay laamaha amma anka.

Hay’adaha ammaanka ayaa shee gay in qara xa uusan dhalin khasaaro dhimasho, waxa ay na xuseen in kaliya dhaawac fudud kasoo gaar ay hal ask ari oo ka mid ahaa askartii fashiliyay qaraxa.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa me elo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudil een muwaadin Soomaali yeed oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaasi Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib Goobta ka baxsaday.

Alle ha u naxariistee muwaadinka Soomaali yeed oo lagu Magacaabi jiray Ibraahim Ufurow Nuur Xuseen ayaa xilliga la dilayay waxaa uu ku sugnaa xaafad hoos tagta Degmada Gugule thu ee magaalada Capetown .

Mid kamid ah Soomaa lida kunool dalka Ko onfur Afrika ayaa sheegay in mu waadinka Soomaali yeed ee la dilay uu ka sha qeeyn ayay dukaan , balse markii hore dhaawac ka soo gaaray rasaas ay burca da la beegsadeen uu u geeriyooday

Ciidamo Boolis oo gaaray dukaanka lagu weeraray Muwaadinka Soomaaliy eed ayaa sheegay in ay baarayan falka burcadnimo ee lagu dilay Muwaadinka Soomaaliyeed.

Qaar kamid ah Soomaalida kunool dalka K/ Afrika ayaa walaac ka muujiyay dilalka soo la ab laabtay ee lagu haayo Soomaalida, iyaga oo ku baaqay in dilalkaas laga hortago.

Dilkan Muwaadinka Soomaaliyeed loogu gey stay dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dalkaas ay ku sugan yihiin Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya, iyaga oo dow ladda Koonfur Afrika kala hadlaya dhibaatooy inka lagu haayo Soomaa lida.

Dhawaan ayaa Ciidamada Koonfur Afrika waxaa billaabeen inay xiraan goobaha Ganacsi oo ay leeyihiin dadka Ajaanibta ah oo ay Soomaalida kamid yihiin halka kuwo kale ay amreen inay xiraan, taas oo Soomaalida ay walaac xoogan ka muujiyeen.
Maxaa ka jira hadalka Adna Aden ee qaraxy ada Somalia ee hadal haynta badan dhaliyay?

Qaar kamid ah warbaahinta gudaha Somali land ayaa baahiyay warbixin ku saabsan dhaq tarad Adna Aadan aoo sheegtay ‘in gudaha So omaaliya ay ka dhaceen 375 qarax muddo laba bil iyo bar gudahood ah’.

Warbixinadooda ayay qaar kamid ah warbaahintu raaciyeen hadalka Adna oo xogtaan aqrineysa.

"Dalkaan aan jaarka nahay ee Soo maaliya. ee isku keen dhereriy…waxaa ka dhacay dal kaa 375 qarax iyo dag aal,” ayay tiri Adna oo munaasabad khudbad ka jeedineysay.

Khudbadaan Adna ayaa hadal hayn ka abu urtay baraha bulshada, iyada oo dad badan is weydiinayaan sida ay suuragal ku tahay in mud adaas kooban ay waxaa oo dhibaato ah ka dhic karto gudaha Soomaaliya.

Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta ayaan ah ayn mid nabad badan lagu yaqaano, balse wax ay shacab badan oo Soomaaliyeed wax iska waydiina yaan tirada qaraxyada iyo dagaalada la xusay.

Xagee Adna ka keentay Xogtaan?

Waxay u egtahay in Adna soo xigan eyso warb ixin ay baahisay hay’adda (ACLED) oo ay kaydi sa dhamaan xog aha la xiriira qalalaasaha siya asadda iyo dhacdooyinka banaanbaxyada ee ka dhaca dunida oo dhan.

Hay’adaan oo fadhigeedu yahay dalka Mar aykanka ayaa 15 kii Septe mber ee sanadkaan baahisay xog tibaaxeysa dhacdooyinka la xiri ira amni daradda siyaasadeed ee ka dhacay gu daha Soomaliya laga soo bilaabo dhamaadkii bishii todobaad ee sanadkaan.

Hay’adda ayaa warbixinteed ku tiri: "Laga soo bilaabo 22 kii July ilaa 8 dii September, AC LED waxay diiwaan gali say ku dhawaad 375 amni darro siyaa sadeed ah iyo in ka badan 1,500 oo dhimasho ah oo ka dhacday Soomaa liya,”

"Amni darrada siyaasadeed ayaa kor u kacd ay 70% maamul goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug bishii la soo dhaafay, marka la bar bar dhigo bilihii ka horeeyay, kadib markii dawl addu si rasi ah u bilowday wajiga labaad ee dagaalka al Shabaab,”.

Amni darrada siyaasadeed ee kor dhe ysa ayay warbixinta hay’adaan inte eda badan ku saleysay dagaalada ka dhanka ah ururka al Shabaab ee ka socda labada maamul gobole ed ee Hir shabelle iyo Galmudug.

"Ciidamada amniga ayay u suurag ashay in ay dhimasho xoog leh gaarsiiy een ururka Al Shabaab,” ayay warbixin taan leedahay.

Qaraxyada ka dhacay gudaha Soo maaliya ayay warbixintaan sheegey saa inay ku jiraan kuwa ay sameeyeen dawladda Soomaaliya iyo saaxiibade eda caalamiga ah. Tusaale ahaan 22 dhacdo oo qaraxyadaas ah ayay ku macney say duqaymo ay gudaha Soomaaliya ka fuliy een Maraykanka, Kenya iyo ATMIS.

Balse waxaa lagu daray warbixin taan in u gu yaraan lix duqaymo ah ay haleeleen dad shacab ah oo aan waxba Dorraadsan.

BBC da ayaa mar sii horeysay baahi say mid ka mid ah duqaymahaas oo ay ku dhintaan ku dhawaad todoba qof oo shacab ah oo mid ka mid ah ay ahayd haweneey 61 jir ahayd oo buu sh kula jirtay shan caruur ah oo ay ayeeyo u ah ayd. Dawladda Soomaaliya oo aan isku daynay xilligaas inaan wax ka waydiino masuuliyadda duqaynta ayaa sheegtay inaysan jirin wax sha cab ah oo ku dhintay duqayntooda.

Warbixintaan ayaa xustay in dhac dooyinka ugu badan ee keenay dhima shada kor u dhaaf eysa 1000 ruux ay ahaayeen dagaalo fool ka fo ol ah oo lala galay al Shabaab.

Hay’adda ayaa sheegtay inay diiwaan gali say 230 dagaal oo dhacay.

Dawladda Soomaaliya ayaa iyana dhankee da baahisay dhawaan inay in ka badan 3000 oo xubnood oo katirsan urur al Shabaab ay ku dileen dagaal ada bilihii la soo dhaafay.

m Meesha ugu badan ee dhimashada ay saba been dagaaladu ay ka dhacday ayay warbixinta an sheegeysaa inay tahay gobolka Galgaduud, waxaana ku xiga dawlad goboleedka Hirshab elle.

Dawlad goboleedka Galmudug ay aa haa tan xuddun u ah dagaalka lagula jiro al Sha ba ab, halkaas oo uu saldhig ka dhigtay bilihii u gu dambee yay mada xweynaha Soomaaliya, Xas san Sheekh Maxamuud. Ciidamada dawlad da Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa dad ka deegaan ka ayaa saldhigyo ku leh deegaa no kala duwan oo kamid ah gobolada Galg adu ud iyo Mudug ee uu ka arrimiyo dawlad gobol eed ka Galm udug.Isha: BBCSomali

Cabsida iyo walwalka laga qabo inuu Fatah aad sameeyo Wabiga Shabe elle oo sii kordheysa

Waxaa sii kordhaya cabsida iyo walaaca la ga muujinaayo inuu Fatah aad ka sameeyo wa bga Shabeelle deegaano ka tirsan gudaha dow lad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo qeybo ka mid gudaha Soomaaliya.

Muqaalo laga soo du ubay Wabiga Shabeelle ee deegaanka Iimeey Galbeed ee dhulka do wlad deegaanka Soo maalida Itoobiya ayaa muujinaayay baa xada biyo aad u tiro badan oo uu wado Wabiga.

Qof ka mid ah dadka deegaankaas ayaa sheegay in biyaha Wabiga uu wado ay yihiin ku wa xoog badan, islamarkaana ay suurtagal tah ay iney ku fatahaan deegaan kasto oo ay biy uhu horay fatahaado uga geysan jireen.

"Xaaladu aad bay uga dawantahay sidii ho re marka dadka wabishabelle jiinkiisa dagan ha gaadho fariintani waa biyo aad u xoog badan habeenimo ma ogii laakin Malin biyo kabadan kuwan ma marin inta dayrtan lagu jiro" ayuu yiri Axmed Shumburo oo ka mid ah dadka dee gaanka Iimeey Galbeed.

Gudaha Soomaaliya meelaha haatan cabs ida xoogan laga dareemayo wax aa ka mid ah magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, maadama uu wabiga dhexmara Bale dweyne uu yahay mid heerka biyahiisa ay sa ree yan, islama rkaana hadii biyo kale oo bad an ay ku soo darsoomaan uu fatahaad sameyn doono.

Roobab sababay khasaare isugu jira dhima sho & dhaawac oo ka da’ay gobolka Bari

Inta la xaqiijiyey laba caruur ah ayaa ku dhi ntay halka ay ku dhaawacmeen saddex kale ka ddib markii roobab xoogan ay ka da’eedn degmada Band arbeyla ee gobolka Bari ee dow lad gobaleedka Puntland. Guddoomiyaha deg mada Bandarbeyla ee gobolka Bari Cabdirsha shiid Yuusuf oo la hadlay warbaahinta

Qaranka ayaa sheegay in degmada ay ka da’ een roobab, iyada oo roobku uu socday muddo afar maalin oo xiriir ah.

Guddoomiye Cabdirashiid ayaa sheegey in kabadan 100 qoys ay ku barakaceen roobka, isaga oo arintaas ka hadlaya waxa uu yiri, "Afar maalin oo xiriir ah Roob ayaa nagu socdo, Qo ys ka kooban 9 ruux ayaa gurigii ku dumay, 2 carruur ah ayaa geeriyootay, 3 kalena waa ku dhaawacmeen.”

Sidoo kale Guddoomiyaha degmada Bandar beyla ee gobolka Bari Cabdi Rashiid Yuusuf ay aa sheegay in ka maamul ahaan ay wacyi galin u same eyeen, isaga oo sheegay in gurmad la gaarsiiyey dadka ay waxyeelada ka soo gaaray Roobka.

WARIYE IYO XUBNO BADAN OO KATIRSAN QOYSKIISA OO LAGU DILAY DUQEYN KA DHACDAY GAZA

Ciidamada Isreal ayaa wali duqeymo culus ku garaacaya magaalada Gaza ee dhulka Fa lastiin, waxaana sii kordhaya khasaaraha dhi masho iyo midka dhaawac ee shacabka kasoo gaaraya duqeymaha socda.

Duqeyn diyaaradaha dag aalka Isreal Habeen hore ku garaaceen magaalada Kha an Yoonis ee koonfurta Gaza ayaa lagu dilay wariye Maxamed Abu Xada ab iyo 11-xubnood oo katirsan qoys kiisa.

Wariyaha duqeynta lagu dilay ayaa katirs anaa telefishinka Falastiin, waxa ana ka hor in ta aan la dilin uu baahiyay warbixin uu kaga hadlayay xaalada magaalada Gaza iyo waxyee lada shac abka kasoo gaartay duqeymaha socda.

Dorraad oo Jimco aheyd ayaa aas loo same eyay wariyeMaxamed Abu Xadaab iyo xubn aha qoyskiisa katirsan ee duqeynta lagu dilay, waxa uuna weerarkan lagu dilay wariyaha iyo qoy skiisa qeyb ka yihiin tacadiyada Isreal ka geesaneyso dhulka Falastoon.

Hub ka dhigis lagu sameeyay bee lo ku dagaalamy G/Sh/Dhexe

Ciidanka Boliiska iyo Nabad sugidda ee DFS dhawaanu dirtay inay kala dhex galaan maleysh iyo beeleedyo ku dagaalamaya gobolka Shabeelada dhexe ayaa gaaray Deeg aano hoos yimaada D/Cadale ee Gobolkaas.

Ciidamada ayaa gaaray deegaanada kala ah Cadow-uul, Garasweyne, Xaaji-Cali, Ceel-mu luq, laba-garas, Goof-har eeri, Geel-gub, Burto-Shiikh, Geyfo, Boos-muluq iyo Biyo-madoobe, oo dhamaantood ah kuwii ay maleeshiyo beel eedyadu ku dagaalameen.

Ciidanka ayaa kala dhex galay maleeshiya dii ku diriray deegaanadaas waxaana howlgallo ay sameeyeen hub ka dhigis ku sameeyeen qaar ka mid ah maleyshiyaadkii dagaalamay iy adoo amar cad la dul dhigay sida uu xaqiij iyey taliyaha Ciidanka daraawii shta Sarreeye

Guuto Cabdulahi Mire.


Somaliland oo jabkii Goojacadde ku mac neysay wixii Israel ka raacay GAZA

Somaliland ayaa markale ka hadashay jab kii ciidankeeda lagu gaarsiiyay daga alkii Laas caanood ee looga qabsaday saldhigii weyna ee Goojacadde.

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo hortegay guddiga dhaqa alaha ee Golaha Wakiilada ayaa sheegay in aan la macneyn karin illaa hadda sida ay wax u dhace en, balse lagu tilmaami karo wixii Israel kaga dhacay Gaza oo kale, ee Xamaas ku gaarsii say khasaaraha xooggan.

"Siday wax u dhaceen cidna idinka sheeka yn mayso, oo wax Ilaahay qadaray weeyi oo wax la micnayn karaba maaha oo laga sheeka yn karo, waa tii ka dhacday Gaza oo kale, yaa islaha Xamaas ayaa galaysa Israel oo kun ka dilaysa, cidna isma laheyn,” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soma liland.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalka La ascaanood ay Somaliland kaga baxday dhaqa ale badan, ayada oo dagaal kasta oo dhaca ay uga bixi jirtay lacag gaadheysa laba milyan oo dollar, intii ciidanku joogay Goojac adde.

"Intii Goojacadde la joogay dagaal walba wa xa ku bixi jiray wax lacag laba milyan gaadha ya, waxaan doonayay in aan idinku baraarujiyo uun khasaaraha iyo kharashka uu leeyahay marka dagaal la galo, waana sax weeyi,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wasiir Sacad Cali Shire.

Dabayaaqadii August ee sanadkaan, ciida mada Somaliland ayaa looga adkaaday dagaal ka aagga Laascaan ood, ayada oo ciidanka SSC-Khaatumo ay qabsadeen saldhigga muhi imka ah ee Goojacadde.

Wixii markaas ka dambeeyey waxay Somali land waday abaabul xooggan oo ay mar kale iskugu diyaarineyso dagaal ay ku qaaddo Laa scaanood, si ay dib ugu qabsato goobihii laga saaray.

Madaxweynaha Israel oo la kulmay Danji rayaasha dadkooda la dilay

Madaxweyne Isaac Herzog waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Danjirayaasha ku sugan tel Aviv ee Muwaadiniintooda ka mid noqdeen dadkii ay Dagaalamayaasha Xarakada XAM AAS ku qabteen Weerarkii ay ku galeen guda ha Israel bishii la soo dhaafay ee October 7-dii.

Madaxweynaha Israel wa xa uu kula nka la qaatay Danj irayaasha dalalka Thailand, Tanzania,Filibin iyo Nepal u jooga israel.

Danjiraha Thailand, Pannabha Chan drar amya waxay sheegtay in 12 ka mid ah Muw aadiniintooda lagu dilay Weerarkii ka dhacay gudaha Israel, halka 29 kale na la qafaashay, iyadoo 4 kalena ay Isbitaal ku jiraan.

Danjiraha Filibiin waxa uu isagana sheegay in 4 ka mid ah Muwaadiniin tooda lagu dilay Weerarkii XAMAAS, hal ka Danjiraha Tanzania sheegay in la la’ yahay 4 ka mid ah Muwaadin iint ooda, lana ogeyn inay dhinteen iyo in kale.

Danjiraha dalka Nepal waxa uu isagana xus ay in 10 Muwaadiniintooda lagu dilay Weera rkaasi.

Warbaahinta dalalka Carabta oo si weyn u hadal heysa hadalkii Raisul wasaare Xamse

Warbaahinta taageerta ururka Xamaas iyo kuwa carabta ayaa si weyn u hadal heysa had alkii uu Dorraad jeediy ay Raisal wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, kaasoo si ad ag uga hadlay xaaladda Qasa iyo dhibaato oyinka lagu hayo shac abka Falastiin.

Barta Twitterka Quds News Network ee taageer ta Xamaas ayaa la soo dhigay muuqaalka Raisal Wasaaraha, iyagoo xooji yay hadalkiisa ahaa "Xa maas ma aha urur arga gaxiso ee waa urur xoreynaya dalkooda”.

Raisal wasaare Xamsa ayaa hadalk an Dor raad ka jeediyay Munaasabad ka dhacaysay xarunta tiyaatarka qaranka oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah culimada Soomaal iyeed.

Waxaa uu dhanka kale dhaliil u jeediyay caa lamka oo uu sheegay inay iska indha tirayaan dhibaatada ay waja hayaan dadka reer Qasa.

Sidoo kale warbaahinta waaweyn ee carabta sida Telefeshinada Aljazeera, Alcarabiya iyo ku wa kale ayaa si weyn u qaadaa dhigaya hadal ka Xamse Bar re oo dhinaca kale aan laga soo dho weyn doonin dalalka reer galbeedka.

Alle dile unbaa dhinta: labo xabad ayaa madaxa uga dhacday mana dhiman ninkan!

Nin u dhashay dalka Mexico ayaa noqday qofkii ugu nasiibka badnaa sannadkan kaddib markii uu ka badb aaday la bo xabadood oo madaxa uga dhacday – kuwaas oo aan ka gudbin lafaha mad axa balse ku joogsaday.

Ninkan oo la yiraahdo Fr ancisco wuxuu marayay mid kamid ah waddo oy inka caasimadda Mexico kolkii uu qori ula soo baxay Carlos N. kaas oo labo jeer madaxa kaga dhiftay xabado. Sab abta dilkiisa ka dam beysa weli lama sheegin .

Dhacdadan ayaana hadalheynteeda qabsat ay baraha bulshada dalkaasi, waxaana la isw eediinayay sida uu ku badbaaday ee la-yaabka leh. Waxaana la isla dhex maray Alle dila unb aa dhin ta. Halkii loo badinayay inay xabaduhu madaxa kala fujiyaan, waxay dhaafi waayeen lafaha waxaana ay kaliya dila acsheen maqa arkiisa kore.

Maadama uu dhaawac yar soo gaar ay, Fra ncisco ma miirdaboolmin, wuxuu na maareeyey inuu booliska u dhow la wadaago halista uu la kulmo iyo dilaa ga. Waxaana lagu guuleystay in la qab to ninka isku dayga dil geestay.

Angelina Jolie oo si adag uga hadashay Xasuuqa Isreal ka wado magaalada Gaza

Waxaa soo badanaya dadka dun ida caanka ka ah ee sida weyn u cam baareenaya ugana xumaanaya duq eymaha arxan darada ah ay ciidamada Yahuuda Isreal ku garaacayaan maga alada Gaza ee dhulka reer Falastiin

Xiddigta caalamiga ah caankana ka ah dun ida Angelina Jolie, ayaa camba areysay duqey maha ay Israa ’iil ka wa do m agaalada Qaza, waxa ay na du qey maha asi ku tilDorr aady kuwa ka soo horjeeda shuruucda caalamiga ah.

"Gaza waxay ahayd xabsi furan ku dhawaad ​​labaatan sanno, waxayna si degdeg ah isugu beddelaysaa xabaal wadareed. 40 boqolkiiba dadka dhintay waa carruur, qoysas aan waxba Dorraad san. "Waxay dishaa dhammaan.” ayey tiri Angelina Jolie.

Waxa ay sheegtay Angelina Jolie in dunida ay iska daawanayaan carruurta iyo haweenka aan dambiga gelin ee lagu leynayo magaalada Gaza, waxa ayna xustay in dadka lagu hayo ciqaab wadareed loona diiday cunto , daawo iyo gar gaar kasta oo ay u baahan yihiin.

"Sida ay dunidu u daawato oo ay taageerto dawlado badan, malaayiin Falastiiniyiin rayid ah – carruur, hawe en iyo qoysas – ayaa lagu hayaa ciq aab wadareed iyo wax-ka-xun bani’a a dantinimo, waxaana laga reebay cunto, dawo iyo gargaar bini’aadantinimo. Tani waa ku xadg udubka sharciga caalamiga ah” ayey tiri aktar adan caanka ah

Ciidamada Isreal ayaa xasuuqii ugu xumaa taariikhda dhaw ka geesanaysa magaalada Ga za, waxana indhaha iyo dhagaha ka xiratay xas uuqan dowlad aha reer Galbeedka oo taageero u muujinaya ciidamada Isreal.

Kim Jong Un oo amray in la taagee ro Shac abka Falastiin ee Dagaalka kula jira Isreal

Wargeyska Maraykanka ka soo ba xa ee The Wall Street Journal ayaa daabacay war bixin la xiriirta in hoggaa miyaha dalka Kuur yada Waqooyi, Kim Jong-un uu amar ku bixiyey in la taag eero shacabka Fala stiin ee dagaalka kula jira Israel

Wargeyska oo soo xignaya Warbixin ka soo baxday sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu xusay in laga yaabo in hoggaamiye Kim Jong Un ka federayo xitaa inuu Hub ka iibiyo ururada hubeysan ee ka dhisan mandiqada Bariga Dhexe.

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Kuuriyada Koonfureed ayaa shaaciyey warbixintan dhan ka sirdoonka, waxa yna xuseen inay Kuuriyada Waqooyi horey uga iibisay Xamaas gantaalada lidka taangiyada.

Wargeyska The WSJ waxa uu qoray inay milliteriga Kuuriyada Koonfureed rumeysan yihiin in hubkii Xamaas u adeegsadeen weerar kii ay ku qaadeen gudaha Israel bishii October 7-dii ahaa hub lagu soo farsameeyey dalka Kuuriyada Waqooyi.

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa si adag u beenisay warkan laga soo xigtay sirdoonka Kuuriyada Koonfur eed, waxa ayna warkan ku tilmaameen mid been ah oo waxba kama jiraan ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip