HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA NOVEMBAR 2023-KA

0
Thursday November 02, 2023 - 08:55:45 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 2-DA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiy eeyey geerida Maxamed Axmed Caalin

Madaxweynaha Md.Xasan Sheekh Max amuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo uu ka baxay Alle ha u naxariistee Madaxwey nihii hore ee Galmudug marxuum Maxamed Axmed Caalin. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door weyn ka soo qaatay sam ata-bi xinta iyo horum arinta bulshada ku dha qan deegaannada Galmudug iyo hirgelinta nidaamka federaalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Md. Xas an Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo jannatul fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qo yskiisa, ehelkiisa, bulshada Galmudug iyo gu ud ahaan dadka Sooomaaliyeed.

R/Wasaare Xamse oo guddoo miyey kulanka golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya

R/wasaaraha XFS Md. Xamse Cabdi Ba rre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreey ay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isb eddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leey ahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horsee daya horumar waara.

Rw.ayaa faray waa jiba adka looga fadhi yo xubnaha golaha ha nnaanka casriy eynta taabogalinta hannaanka casriga ah ee la hiigsanayo in jiho cusub u horseedo nid aamka dowliga ah ee Soomaaliya, gaar aha an dhinacyada dib-u-dhiska kaabayasha dhaqaale iyo amni.

D/Soomaaliya iyo IMF oo ga aray heshiis ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadda

Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaa lka dowladda Soomaal iya ee hannaanka di b-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaags an maraya iyo dowladda Soomaaliya iyo IMF oo is afgarad ka gaadhay barnaamij cusub oo lagu sii xoojinayo hannaanka Maaliy adda iyo dib u dhiska dhaqaalaga oo dayn cafiska ka dib la hirgalin doono.

Warbixinta IMF ayaa ku bilaabatay sidan, dowlada Federaalka Soomaaliya wa xa ay joogteysay dhaqa n-gel inta dib-u-hab aynta ma aliyadda, si ay gacan uga geysato xoojinta hay’adaha maaliyadda iyo siyaasadaha dhaqaala ha ee muhiimka ah, taas oo waddada u xaaraysa in Soomaaliya ay gaarto bar ta kama dambeysta ah ee qor shaha deyn cafinta oo la filayo go’aankiisa ka ma dambeysta ah bisha December 2023-ka

Iyada oo laga amba-qaadayo horum ark aas, masuuliyiinta dowladda Soom aaliya iyo IMF waxa ay gaareen heshiis ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadda iyo siyaasadda Dhaqaalaha Soomaal iya, kaas oosocon doona muddo 36 bil ood ah.

IMF waxa ay sheegtay barnaamijka cusub ee ECF in ujeedadiisu uu yahay in lagu hago siyaasadaha kama dambeysta ah ee kadib barnaamijka deyn cafinta, si loo sii xoojiyo he y’daha Maaliyadda, horumarinta ganacsiya da yar yar iyo kobaca dhaqaalaha guud oo waafaqsan Qorshaha horumarinta Qar anka iyo hiigsiga fog ee Dowladda So omaaliya. IMF waxa ay xustay sii soco shada taageer ada saaxiibada caala miga ah in ay lama huraan tahay.

Hay’adda Lacagta Adduunku waxaa kale oo ay sheegtay in horumarka la taaban karo ee laga gaaray dib-u-hab aynta maaliyadda iyo maamulka wana aga sannadihii la soo dhaafay,

Iyada oo laga duulayo horumarka la taab an karo ee laga gaaray dib-u-habaynta Maal iyadda iyo maamul wanaagga sanadihii la soo dhaafay, ayaa hadana mudnaanta gaar ka ah waxa ay noqon doontaa jaangoynta xasilinta siyaasadda muhiimka ah ee dhaqa alaha, kobcinta dakhliga iyo horumarinta maamulka maaliyadda.

Dhinaca kale Wasiirka Maaliyadda XFS Md.Biixi Imaan Cige oo qoraal kooban ka soo saaray Warbixinta IMF ayaa sheegay in heshiiskaan taarii khiga ah uu sahlayo sii wadidda howlaha dib-u-haneynta Maaliyadda kadib marka uu soo gaba gaboobo Barnaami jka deyn cafinta. In ka badan 30 sano ka dib, Soomaaliya waxa ay si caadi ah oo fool ka fool ah ula macaamili doontaa hey’adaha Maaliyadda Adduunka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay duqa Jowhar ee la soo doortay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsh abeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen ay aa aqalka madaxtooyada ku qaabilay gudoo miyaha golaha deegaan ka degmada Jowhar ahna duqa Caasi mada iyo ku xgeennadiisa.

Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey doorasha dii go laha deegaanka ee ka dha cday degmada Jowhar, ta as oo lagu doortay gudoo miyaha golaha deeg aanka ee degmada Jowhar ahna duqa caasimada iyo labadiisa ku xigeen.

Madaxweynaha ayaa u hamb alyeeyey dhamaan masuuliyiintii ku soo baxday doora shada, isagoo sidoo kale bogaadiyay hanaan ka doora shadii ka dhacay M/Jowhar.

Caasimada Hirshabeelle ee Jowhar ayaa yeelatay gole deegaan 30 sano ka dib, taas oo muujineysa in Dowladda Hirshabeelle ay ka go’an tahay dhameystirka iyo Maamul u dhisida dhamaan Degmooyinka Dowladda Hirshabeelle.

Wasiirka Maaliyada oo Shalay Daah-furey Mashruuc dan u ah faderaalka iyo Maamul Goboleedyada

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuma dda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Shalay si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadw eynaha ee Soomaaliya ee uu maalga linayo Bangiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo mun aasabadda furitaanka hadalka jeediyay ayaa ka hadlay muhiim masha aruucaan iyo sida uu taagero fursamo u siinayo qeybaha kala duwan ee Do wlad Goboleedyada dalka, heer Federa al iyo Hey’adda kale ee DFS.

Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan Cige ay aa sheegay in mashruuca SERP ee uu maal galinayo Bangiga Adduunka uu soo maray heerar kale duwan Shalay uu ugu dambeyn dhaqangalay oo daahfuray. Waxa uu shee gay in uu xoogga saari doono masharuu caan, dhinacyada dib-u-habaynta hannaanka shaqaalaha Dowladda, dowlad wanaagga, hufna anta iyo daah-furnaanta Hey’addaha Dowladda.

Wasiirka Maaliiyadda Dowlad Goboleedy ada Galmudug Md.Farxaan Cali Maxam uud oo magaca Wasiirada Dowlad Goboleedyada ku hadlay ayaa dhankiisa soo dhaweeyay fur intaan Mashruuca oo si gaar ah u la shaqayn doono Dowlad Goboleedyada dalka. Waxa si doo kale shirkaan hadal ka jeediyay Kusim aha Duqa magaal ada Muqdisho Mudane Cii se Maxam uud Guure ahna Ku xigeenka Maam ulka iyo Maaliyadda G/ Banaadir.

Shirkaan ayaa waxa sido kale ka qeybg alay Wasiirro ka tirsan Xukuu madda Federa alka Soomaaliya, masuu liyiin ka socday Hey ’addaha Dowladda Federaalka iyo xubno sa re oo ka tirsan Bangiga Adduunka oo mashru ucaan maalgalinaya.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magaca abay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu Shalay soo saaray ku magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowladda Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray madax weynaha Hirshabelle ayuu ugu maga caabay Mudane Garyaqaan Garaad Axmed Caddow in uu noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.



DF oo go’aan culus ka gaartay daga allada qabaa’ilka, farriina u dirtay…

Wasiirka arrimaha gudaha Sooma aliya Ax med Macalin Fiqi oo Xalay shir jaraa’id qab tay ayaa si adag uga hadlay dagaallada qabaa’ilka ee ka socda gobollada Shabeellada Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug. Ugu horeyn wasiir Fiqi aya a is dul taagay meela ha ay shaqaaqooyinka qabaa’ilku ka dhacee n muddooyinkii u dambeeyey, isagoo ku bil aabay dilkii Habeen hore Dhuusamareeb loo gu geystay labo ganacsade oo ka soo jeeday Cada ado, taas oo aad looga xumaaday.

Wasiirka ayaa sheegay in hadda dowladda Soomaaliya ay qorsheysay in la bilaabo waj iga 2ad ee dagaalka Al-Shabaab, balse uu ji ro qorshe la doonayo in lagu fashiliyo, isagoo hurinta dagaallada qabaa’ilka dusha ka saaray Khawaarijta Al-Shabaab.

"Fal kasta oo aano qabiil la xiriira inta ay so cdaan dagaallada ka dhanka ah Khawaarijta waxay dowladda Soo maaliyeed u aqoonsan tahay in Shab aab ay ka dambeeyaan,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

DFS ayaa farriin u dirtay maamullada Hir Shabeelle, Gal mudug iyo Puntland oo dee gaanada ay ka taliyaan ay saacadihii iyo ma almihii lasoo dhaafay ka dhaceen dilal iyo da gaalo toos ah oo salka ku haya aanooyin qabiil. "Seddax maamul waxaan ugu baa qey naa inay qaadaan tallaabooyin deg deg ah oo lagu heshiisiinayo dadkaas walaalaha ah, DFS waxay diyaar la tah ay gacan kasta oo looga baahdo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Dilkii ugu argagaxa badnaa ayaa Habeen hore ka dhacay bartamaha Dhuusam areeb, ka dib markii ay rag hubeysan dileen labo ganacsade oo aad looga jeclaa magaalada, kana soo jeeday beesha Saleebaan, ragga dilka geystay in kastoo aan la qaban, hadana waxaa la tuhunsan yahay inay Cayr yihiin.

Cayr dhexdiisa ayaa isla Habeen hore 2 kale isaga dilay gudaha degmada Mata baan ee gobolka Hiiraan.

Dhanka Mudug, waxaa ku dagaal amaya oo dad badan iska dilay labo ju fo oo ka soo wada jeeda beesha Cum ar Maxamuud ee Majeerteen.

Dhanka Shabeellada Dhexe, waxaa aad isugu laayey oo xitaa guryo badan iska gu bay 2 jifo oo ka soo wadaj eeda beesha Har ti-Abgaal, kuwaas oo hadda lagu guuleystay in ciidan la kala dhexdhigo.

Catriona Laing oo ugu baaqday Xasan Sheikh & Siciid Deni inay isku tanaa sulaan

Wakiilka QM ee Soomaaliya, Catriona La ing, ayaa ugu baaqday madax weynaha DFS, Xasan Sheikh & madaxweynaha M/W.Pun tland, Siciid Deni, inay is ku tanaasulaan. Catri ona Laing, ayaa si gaar ah madaxweyne De ni ugu baaqday inuu soo bandhigo soo jee din wadahadal aan ku ekayn oo kaliya mad axweynaha, balse ka dhaxeeya dowladaha xubn aha ka ah dowladda federalka .

Waxaan wada hadalo la qaatay madaxw eyne Deni, si aan ugu dhiirri galiyo isaga & DF inay helaan meel ay isugu tanaasulaan, maxaa yeelay lama dhamesytiri karo dastuur ka dalkam, haddii dhulkaasi (Puntland) uu maqan yaahay,ayay tiri ergayga QM.ee JFS

Waxay ku dhiirri galisay labada dhi nac in ay horey u socdaan iyada oo la fiirinayo dan ta Puntland iyo tan dow ladda federalka.

Hadalka wakiilka Qaramada Midoo bay ee Soomaaliya, ayaa kusoo beeg may, iyadoo DFS & Puntland uu xiriirkooda uu aad usii xumaaday.DF-ku waxay sheeg tay, Puntland inaysan ku khasbanayn inay qeyb ka ahaado hannaanka door asho ee dalka, haddii aysan doonayn in ay qeyb ka ahaato tahay heshiis ka doo rashooyinka ee golaha wadatashiga.

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-fu ray bandhigga buugaagta Nugaal

Madaxweynaha D/G/Puntland Md Siciid C/hi Deni ayaa Shalay furay bandhigga buu gta ee Nugaal, kaas oo ay sanadkan kasoo qeybgaleen qoreyaal iyo aqoon yahan isaga yimid dalka iyo dibeddiisa. Bandhigga oo so con doona muddo saddex cisho ah waxaa si doo kale ka qeybgalaya dhallinyaro hal-abu urkooda soo bandhigaya iyo xarumo ganacsi oo muujinaya horuma rkooda.

Md. Dani ayaa boggaadi yey bandhigga bu ugta Nugaal iyo hal-abuurka dhallinyarada ka qeybgalaya, wuxuuna si rasmi ah ugu dhaw aaqay in Puntland ay Garoowe ka dhisayso xarun cilmi-baaris iyo Maktabad taasi oo qe yb weyn ka qaadan doonta hor umarka Punt land iyo guud ahaan Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa qayb qayb u booqday hal -abuurka lagu soo ban dhigay munaasabadda, isagoo dhiirig eliyey dhall inyaro hal-abuur farsamo soo bandhigay oo uu ku jiro wiil Diya arad sameeyay. Waxa uu muujiyey in ay dowladdu garab istaag u sa meyn ayso wixii suuragal ah dhallinyarada dadaalaysa

Dowladda Soomaaliya Oo Hub Ka Dhigis Ku Sameysay Beelihii Ku Dagaalamay Cadale

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa cutub Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ah u diray Deegaao hoos yim aada Degmada Cadale, hkaas oo ay dhawa na ku dagaalameen dad walalo ah. Ciidanka ayaa kala dhex galay male eshiyo beeleedyo ku diriray deegaan kaas, hubka dhigisna ku sameeyay.

Sidoo kale Waxaa iyana goobta gaaray cutub Ciid an ah oo ka tirsan hay’a dda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka (Nisa).

Taliyaha Daraawiishta Boliiska, Sareeye Gu uto. Cabdulahi Mire, oo horkacayay ciid ankan ayaa goob faga are ah kula hadlay dadka ku dhaqan deegaanada lagu dagaala may gaar ahaan Ceel-muluq, Xaaji-Cali, La ba-garas, Cadow-uul, Dayfo iyo Burto-Shiikh.

Taliyaha ayaa amar cad dul dhigay oo ah inaan la aqbalikarin in wax hub ah lagu qaato deegaankaas dadkuna is dhex maraan, cidii ku xadgudubta xabad joojinta iyo dadaalada nabadeed na ay ciidamada amaanku u amra n yihiin in ay gacan bir ah ku qabtaan lag ana qaado talaabo sharciga waafa qsan.

Deni oo labo arrin ka codsaday reer Puntl and iyo siyaasiyiin jooga Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Saciid C/hiDeni ayaa labo farriin u kala diray shacabka deegaanada maamulk aas iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah hoggaaminta Saciid Deni.

Ugu Horey Madaxweyne Deni ayaa reer Puntland ka codsaday inay aqbala an nidaamka dimuquraa diyadda ee xukuumadiisu ay dooneyso inay hir-geliso, isagoo ku kaft amay "reer Punt land waxaa lagu xantaa inay faanka jecelyihiin, laakiin hadda cilada taag an dimuquraadiyadii ayey laqi la’yihiin,” ayuu yiri.

Saciid Deni ayaa reer Puntland ka codsa day inay dimuquraadiyadda laq aa, si Soom aalida kale ay ugu faanaan, "Shacabka iyo siyaasiyiinta reer Punt land waxaan leeyahay si aad u faan taan dimuquraadiyadda nala dhaqan geliya,” ayuu yiri.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dadka ka aragtida duwan u sheegay inay talada la wada leeyahay, sidaas darteed ay ka soo qe yb galaan tart anka, "waxay noqon doontaa tallaabo weyn oo Puntland ay ku suntanaa doo nto,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Wuxuu sheegay inay jiraan siyaasi yiin di idan in Puntland uu ka hir-galo nidaam dim uquraadi ah, isagoo codsi u diray siyaasiyiin ta mucaaradka ku ah qorshihiisa oo Muqdi sho joogta.

"Siyaasiyiinta saaxiibadey ah ee Xamar joo gta waxaan leeyahay Punt land lugaha uga fuqa, arrinta dimuqura adiyadda waa muhiim waana arrin aan wada leenahay,” ayuu yiri Saciid Deni.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in wax kasta oo Puntland u qabsoo ma ay Soomaali oo dhan wada leedahay, bal se aysan gooni ula carari dooni ‘Sida Somal iland’ sida uu sheegay.

Md.Saciid Deni ayaa hadalkaan ka sheeg ay Bandhigga Buugaagta Nugaal ayaa yiri "Ninkii afkiisa wax ku goosan waaya hadii uu xabad ku raadiyo Shabaab ayuu la mid noqo nayaa, waa kuwaas Jilib soo dhaafi la’ marka xoog wax ma taree yaan wax lagu raarin,” ayuu hadalkiisa ku soo daray Deni.


Taliyaha Booliska Somalia iyo Sara akiil kale oo gaaray Ankara iyo ujeed ka Safarkooda

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliy eed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo ay qeyb ka yihiin Ta liyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Ba naadir. Gaashaanla Sarre Mahadi Cumar Mu umin iyo Taliyaha Hogga anka Baarista De mbiyada G/le Dhexe. Maxamed Cabdi Waha ab (Anwar) waa safar shaqo ku gaaray Mag aalada Ankara ee Caasimada Dalka aan wal aalanahay ee Turkiga.

Safarka ayaa daaranaa iskaashi iyo adke ynta xariirka walaaltinimo ee ka dheexeeya Boliiska Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya. Iyada oo Taliyaha iyo waftigiisa uu dhigiisa Sareeye Guut. Dr. Salmi Altinok, Taliyaha Boliiska Turkigu ku soo dhaweeyay Xarunta Taliska Dhexe ee Boliiska Dalka Turkiga.

Qodobada ugu waawe yn ee la gorfeeyay ayaa ah, sidii kordhinta tayee yn ta Xirfadaha Boliiska iyo korshinta tirada iyo Tayada Ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad kuwaas oo ay taakuleeyaan Ožil Harakat oo Boliiska gaarka ah ee Dalka Turkiga.

Lafta-Gareen iyo C/qaadir Maxm’d Nuur oo gaareen Qansax-dheere

Madaxweynaha K/Galbeed Md. Cabdicas iis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay wasiirka gaashan dhiga XFS ayaa si diiran loogu soo dhoweyey degmada Qansax-dheere ee Gob olka Baay.

Wasiirka Gaashan-dhiga XFS, Wasiirka Amniga, Wasiirka Bay’adda Agaasimaha Madaxtooyadda, iyo Saraakiil Ciidan ayaa qeyb ka ahaa Wafdiga Madaxweynaha ee Shalay gaaray Magaalada Qansax-dheere.

Socdaalka Madaxweyne Laftagaren ee Magaalada Qansaxdhere ayaa daar an Qors haha Qaran ee Ciribtirka Khawaarijta Al shab aab iyo Ukuura-gelida Baahiyaha ka jira Deg mada Qan sax-dheere ee Gobolka Baay.

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka almo gaarsiiyey 400 oo Qoys oo ah dan yar ku nool Baydhabo

Hay’adda maareynta musiibooyinka Qara nka ee SoDMA ayaa Shalay 400 oo Qoys oo ku nool deegaananada dowlad goboleedka K/Galbeed ayna saamaysay fatahaada El-Niño waxa ay u qaybisay deeq ka kooban qaybaha kala duwan ee Raashinka.

Qoysaskan ayaa is ugu jira dad naafo ah iyo wayeelo danyer ah oo laga soo kala xulay xaafadaha iyo Kaam amka ku yaala daafaha magaalada Baydh abo oo saameynta ku yeesheen roobab akii ka da’ay Baydhabo oo dhaliyey qasaaro kala duwan.Qoysaskan aaya u mahad celiyey guddoomiyaha hay’adda maareynta musiib oyinka Qaranka, mas’uuliyiinta ka socotay SoDMA iyo maamulka magaalada Baydhabo oo goobjoog ka ahaa qaybinta kaalmadan.

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulsh ada degmada Baydhabo Cabdul lahi Ibrahim, Aga asimaha waaxda gar gaa rka ee wasaar adda gargaa rka iyo maareynta musiibo oy inka dowlad gobol eedka Koofur Galbeed ay aa hay’adda SoDMA ugu Mahaciyey deeq da garga arka ay soo gaarsiiyey Qoysaska dan yerta ah Samaeynta ku yeeshey fatah aada El nino.

Lataliyaha ka jawaabida deg degga ah iyo soo kabashada hay’adda maareynta musiibo oyinka Qaranka Mukhtaar Sheekh Xuseen ayaa xusay deeqdan raashinka ay qayb ka ta hay kaalmaynta qoysadka ah marxaladaha roo bku saameeyeen, si loo badbaadiyo nolo shooda.

Maamulka Hir-Shabeelle oo shir ka ye eshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Gobole edka Hirshabelle Cali Guudla awe Xuseen ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabe elle, kaas oo ka qabsoomay Magaa lada Jowhar.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa loo ga hadlay Arrimaha amniga iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deeg aa nada Hirshabeelle, Hindise-SharciyeedkaMaareynta Dee gaanka Hirshabeelle, Hind ise-Shar ciy eedka diiwaangelinta hay’adaha aan dowliga ahayn, Ka doodista Hindise-Sha rciyeedka hubka yar-yar ama fudud iyo Wa rbixinta Golaha deegaanka cus ub ee Caas imada Jowhar iyo geedi soc odka dhismaha goleyaasha deegaanka Hirshabeelle.

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa ka warbix iyay amaanka guud ee deegaa nada Hirshab eelle, qorshe-yaasha howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Howlgalo ciidanka dib u xoreynta dee gaanka ay ka wadaan deeg aano hoos-yimaado degmada Gamboole.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musi ibooyinka ahna Gudoomiyaha Gu diga Fatah aadaha iyo Dabeylaha Eln ino ayaa ka warbi xisay Roobabkii xoo ganaa ee ka da’ay dee gaanada Hir shabeelle kuwaas oo saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah.

Golaha Wasiirada ayaa dood adag ka yee shay Hindise-Sharciyeedyada ka la ah Hin dise-Sharciyeedka Maareynta Deegaanka, Hindise-Sharciyeedka diiw aangelinta hay’ad aha aan dowliga ahayn, Ka doodista Hindise-Sharciyeed ka hubka yar-yar ama fudud oo Golaha Wasiirada ay usoo gudbiyeen Was aar adaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimila da, Qorsheynta, iyo Amniga. Wasiirka Arima ha Gudaha ayaa golaha ugu warbixiyay gu ushii laga gaaray dhisma ha golihii deegaan ka ee Caasimada Jowhar oo sedex cisho ka hor lasoo gabo-gabeeyay doorashado oda iyo geedi socodka dhisma ha goley aasha deegaanka Hirshabeelle.

Golaha Wasiirada ayaa cod wadar ogol ah ku ansixyay 1- Hindise-Sharciy eedka Maar eynta Deegaanka Hirshab eelle, 2- Hindise-Sharciyeedka diiwaa ngelinta hay’adaha aan dowliga ahayn iyo 3- Hindise-Sharciyeedka hubka yar-yar.

Suldaan Mowliid oo war culus kasoo saar ay ganacsatadii Saleebaan looga dilay Dhuusamareeb

Suldaanka beesha Saleebaan ee Habar gidir Suldaan Mowliid Sheekh Jaamac ayaa ka hadlay dilkii magaalada Dhuusamar eeb loogu geystay labo ganacsade oo ka soo jeeday beesha reer Xaaji Saleebaan.

Raggaas ayaa la aaminsan yahay in loo dilay aanoo-qabiil oo ka dhaxeysa beelaha Cayr iyo Saleebaan ee Habargidir oo ka taa gan deegaanka Xananbuure oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb.

Maalmo ka hor ayaa deegaankaas lagu dilay labo nin oo ka soo jeeday beesha Cayr, dilkaas ayaa la aaminsan yahay inuu sabab ay dilkii ka dhacay gudaha Dhuusamareeb, inkastoo aan lasoo qaban raggii geystay dil ka, kuwaas oo gaari uga baxsaday goobta.

Suldaan Mowliid ayaa hadalkaan ka jeediy ey qabuuro ku yaalla degmada Cadaado oo meydka 2da marxuum lagu aasay, wuxuuna codsaday in lasoo qabto raggii gudaha Dhu usamareeb aanada qabiil ugu dilay 2da nin ee aan waxaba galabsan.

"Dowladda iyo maamulka caasimada wax aa laga rabaa in raggii dadkaan dilay ay soo qabtaan, mid mid ayaa loo yaqaan, dadkaa waa inay cadaaladda maraan, ragaan la di lay waxay ahayeen masaakiin aan weligood cidna dulmin,” ayuu yiri Suldaanka Saleeb aan.

Wuxuu u mahadceliyey ganacsatada Dhu usamareeb oo maanta diiday inay ganacsiy adooda furan, isla markaana sameeyey ba naanbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilkii loo geystay labada wadaad ee ganacsatada ahaa.

Suldaanka ayaa farriin u diray dadka kale ee ka soo jeeda beesha Saleebaan isagoo yiri "Ragga aan maanta aasnay waa ahlu ja no, kii dilay isaga ayaa dhib qaba ee yaan lo ogu aarin dadka idin dhex jooga, ha idinka nabad galaan walaalihiin, dadku waa wal aalo, waana islaam, waxaan idinka codsana yaan inaan la fududaan.”

Ugu dambeyntii Suldaanka ayaa odayaa sha dhaqanka ku dhaliilay hadallada qalafs an ee warbaahinta ay isku marinayaan "Nab ad ayaan ku baaqeynaa, waxaa na deeqda nabad,” ayuu yiri Suldaanka beesha Saleeba

an Suldaan Mowliid Axmed.


C/C/Shakuur oo bogaadiyay arrintii ay sa meeyeen ardayda Dhuus amareeb

Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxwey naha Soomaaliya u qaabilsan arr imaja bani’aadanimada ay aa aad u bogga adiyay ard ayda ku sugan Dhuusama reeb oo Shalay dhigay isku soo baxa ay ku muu jinayaan sida ay ugu xun yihiin dilkii Habeen hore magaaladaasi loogu gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shee gay in ardaydu ay saameeyeen tallaabo ku dayasho mudan oo ku aaddan in laga dhiidhi yo falkii foosha xummaa ee lagu dilay labad aasi marxuum.

"Waxaan bogaadinayaa hablaha ardayda Dhuusamareeb ee ka dhi idhiyey (act of defi ance) falkii foosha xumaa ee Habeen hore la gu dilay gudaha caasimada Galmudug ee Dhuusam areeb ganacsato aan danbi Shala ysan” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Cabd iraxmaan C/Shakuur.

Sidoo kale wuxuu farriin culus u diray qa ybaha kale ee bulshada, sida culima u diinka, dhalinyarada, aqo onyahanka, ganac satada iyo hawe enka, isaga oo ugu baaqay inay muujiyaan dareenkooda, ayna ka qayb-qaataan sidii looga hortagi lahaa falkaasi.

"Waxaan ku dhiiragelinayaa qayb aha ka le ee bulshada rayidka deegaan ka sida; culi mada, dhallinyarada, aqo onyahanka, gana csatada iyo haweenka in ay iska kaashadaan abaabulka kacd oon looga dhiidhinayo fal danbiyeedkii foosha xumaa ee Habeen hore Dhuusamareeb ka dhacay iyo sidii laamaha amniga loogu soo gacan-geli lahaa gacan ku dhiiglayaashii danbiga gaystay” ayuu mar kale qoraalkiisa ku yir Xildhibaan Cabdi shakuur Warsame.

Xildhibaanka oo sii hadlaya ayaa tilmaa may in Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Sac iid Tahliil Maxamed ay ahaayeen rag waxtar u leh bulshada, ayna tahay wax laga xuma ado dilkooda.

ah dadka ku dhacayey + Sawirro

"Labada ruux ee la dilay waxay ka mid ahaay een bulshada rayadka degaanka, mana jirto cid aad ugu danaynaysaan ee sida uu Ilaa heey quraankiisa ku sheegay, waxaad ka ho rtegaysaan fitno aan ku ekaan doonin kuwii dulmiga gaystay. ‎وَٱتَّقُواْ فِتْنَةً لَّا تُصِيبَنَّ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ مِنكُمْ خَآصَّةً ۖ وَٱعْلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ شَدِيدُ ٱلْعِقَابِ” ayuu qor aalkiisa kusoo gabagabeeyay Mr. Warsame. Dhacdadan ayaa sare usii qaadi karta dagaal beeleedyada haatan ka soo cu sboonaaday deegaanada Galmu dug, inkas too ay soo ba xayaan baaqyo loo dirayo beel aha dagaa lamay.

Somaliland oo Shalay dil toogasho ah ku fulisay 5 Ruux

Xukuumada Somaliland ayaa Shalay oo Arbaco ah waxaa ay dil too gasho ah ku fulis ay 5 nin oo hore loogu helay in ay dilal ka geysteen meelo kala duwan oo kamid ah de gaannada aamulkaasi Somaliland.

Dilka Toogashada ayaa ka dhacay deeg aan ka Madheera oo caan ku ah qisaasta isla markaa na ay xukuumadu u ad eegsato in ay ku fuliso qi saasta dadka lagu helo falalka dilalka ah.

Madaxweynaha Somaliland ayaa la she egay in uu dhawaan sexeeyay in la fuliyo qis aasta dadka Shalay dilka lagu fuliyay, kuwa as oo Xukuumadda Somaliland ay Magacy adooda ku kala sheegtay.

1: Ayaanle Axmed Ismaacii Ina Bas ra Cali 23 Jira ah, kaas oo lagu helay in uu Magaa lada Berbera ku dilay Nin lagu magacaabi jiray Cabdi Mahad Aadan Maxamuud

2: Cabdirashiid Maxamed Askar Ina Jama ad Rasaas oo 32 jira ah, kaas oo Magaalada Hargeysa ku dilay Maxamed Cali Xeri oo ka mid ahaa dadka kunool Magaaladaasi Harge ysa ee degaannada Somaliland.

3: liibaan Khadar Aadan Ina Koos Cabdi 25 jir ah, isla markaana Magaal ada Harge ysa si bareer ah ugu dilay Marxuum Cabdalla Axmed Xaaji Cabdi.

4: Xamse Cali Ismaaciil Ina Faadumo Ax med oo 26 jir ah, kaas oo magaalada Burco ku dilay Muuse Jaamac Aadan.

5: Xuseen Carab Musue Ina Ceebla Max amuud oo 60 jir ah, kaas oo Magaalada Bu rco ku dilay Marxuum lagu magacaabi jiray Cali Aadan Gee lle.

Dadkan ay Shalay xukuumadda Somali land ugu fulisay dilka toogasha da ah fagaa ro kuyaalla bannaanka Xab siga Madheera ayaa badanood waxaa ay xirnaayeen muddo sanado ah, hay eeshee ugu dambeyn Maan ta la too gtay kadib markii uu saxiixay Madax weynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Taliyaha ATMIS oo ka hadl ay wararka she egaya iney ka how lgalayaan L/caa nood

Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka Soomaaliya ATMIS Jenar aal Sam Okiding ayaa sheegay in ciid anka ATMIS aysan ka howlgaleen mag aal ada Laascaanood.

Jenaraal Sam Okiding ayaa sheegay in shaqada iyo howlg alka ATMIS ay tahay mid ku kooban la dagaalanka kooxda Al-shabaab, is la markaana xaalada ka taagan deega anada SSC Khaatumo aysan wax shaqo ah ku la heyn Al-shabaab.

"Anaga howsheena waa ladaga alanka Sh abaab deegaanada Khaat umo, waxa isku ha ya dadka deegaanka iyo Soomaaliland, mar ka arimaha qabil ka wax shaqo ah kuma lih in, mana nihin dab damis oo nalooma adeeg sa nayo arinta Laascaanood" ayuu yiri Taliya ha ciidanka ATMIS Jenaraal Sam Okid ing.Hadalkaan kasoo yeeray Taliyaha cii da mada Midowga Afrika ee howlgalka Somal iya ATMIS Jenaraal Sam Okiding ayaa ku soo aadaya, iyadoo warar soo baxayay mu dooyinki dambe ay sheegayeen in ciidamo ka tirsan ATMIS in la geynayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Soo maliya ay u joogaan ciribtirka Al-shabaab, isl amarkaana howlgalkooda uu yahay in meel walba oo ay shabaab kaga sugan yihiin So omaaliya kula dagaalamaan.

"Al-shabaab ma ahan cadawga Soo maa liya oo kaliya ee waa cadawga Afr ika, ma do onayaan iney Soomaaliya kaliya ku ekaad aan oo waxay doonay aan iney galaan Ke nya, Uganda iyo dhamaan Afrika" ayuu yiri Jenaraal Sam Okiding.

Qarax lagu soo qariyay weel raashin ka lagu shubto oo Muqdisho lagu

Ciidamada ammaanka gaar ahaan kuw a xasilinta caasimadda ayaa Shalay fashiliyay qarax nuuca miinada ah oo lagu soo qariyay weel raashinka lagu shubto ,gaar ahaan weelka loo yaqaan kululeysada.

Qaraxan ayaa lala damacsanaa in waxye elo loogu geestay ciidanka xasilinta caas imadda ee booliisa milat aare ee fashigooda yahay degmada Dayniile, gaar ah aan halka loo yaqaan god ka Cali Siyaad ee kuy aalla xaafada Warlaliska.

Saraakiisha ciidamada ammaanka ayaa sheegay in ay heleen xogta qaraxan lagu soo qariyay weelka raash inka karsan lagu shubto, waxa ayna xuseen in Al Shabaab da macsanaa yeen in qaraxaasi waxyeelo ku gees taan.

Ciidamada booliiska gaar ahaan qeybta miino baarista oo gaaray goobta qaraxa la soo dhigay ayaa fashiliyay, waxa ayna cii damada ku guuleesteen in qaraxaasi si nab doon u kala fur furaan ugana soo saaraan weelkii lagu soo qariyay.

Dalal badan oo Xiriirka u jaray Israa’I il ka dib duqeymaha QAZA

Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay xiri irka diblumaasiyadeed ay u jartay Israa’il, iy adoo sababtana ku sheegtay weerarada gar darrada ah ee aan loo meel dayin ee ay Qasa ku hayso.

Ku xigeenka wasiirka arri maha dibadda dalka Boli via Freddy Mamani ayaa wariyaasha u sheegay in go’an koodu yahay in ay ku cambaa reeyeen Israa’iil weerarada gardarr ada ah ee milat arigeedu ku hayo Marinka Qasa.

Hoggaamiyaasha Colombia iyo Chile ay aa iyaguna safiiradoodii u fadhiyay Isra’iil u yeertay sababo la xiriira duqeymaha iyo wee rarada Israa’iil ay ka gaysanayso Qasa.

Madaxweynaha dalka Chili Gabriel Boric Fonts ayaa bartiisa X, ku she egay in dalkiisu uu si xooggan u cam baareynayo isla marka ana aan wax la aqbali karin ay tahay xadgud ubyada bini aadanimo ee halkaa ka dhac aya? Madaxweynaha Colombia Gustavo Pet ro ayaa isna bartiisa X, ku baahiyay “had dii Israa’iil aaney joojineynin xasuuqa Falasti iniyiinta halkaa ma sii joogi karno,.



WIXII UU CAQLIGA IYO KHAYRAADKA SOOMAALIDA KA YIRI JENERALKII AWOODDA BADNAA EE SOOFIYEETKA


Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Midowgii Soofiyeetka Andrei Grechko

XIGASHADA SAWIRKA,WIKIPEDIA

Qoraalkasawirka,

Wasiirkii hore ee gaasha andhiga MidowgiiSoofiyeetka Andrei Gre chko Wuxuu ah aa sarkaal kii la baad ee ugu sa reeyey Midowgi Soofiyeeti ee booqasho aan caadi ahayn ku yimid Soomaali ya sanadkii 1974-tii, xiligaas oo Xukuumadii ma laterigu ay xiriir wanaagsan la lahayd dowladihii shuu ciga ahaa ee ka tirsanaa Soofiyeetka.

Dowladdii Soomaaliya ayaa xiligaas diyaari say soo dhawayn u qalantay Andrei Grechko oo ahaa Taliyihii Ciidamadii Soofiyeetka oo ka koobnaa 15 dal, wasiirkii gaashandhiga iyo ninka ugu sareeyey Isbahaysigii gaashaanbu urka milatari ee Warso oo xiligaas u dhigmay NATO, kaas oo booqash adiisu la xirirtay xooj inta xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya.

Soomaaliya ayaana xiligaas ahayd dowla dda ku taal bariga Afrika ee Xiriirka la lahayd Midowgii Soofiyeetka marka la eego dalalka ay xaduudaha wadaagaan oo dhamantood xiriir la lahaa wadamadii Reer galbeedka.

Gen Maxamuud Muuse Xirsi ‘Cade’ oo xili gaas ahaa kornayl ayaa loo xilsaaray hab maa muuska marti soorka waftiga iyadoo uu uga hooseeyey Jeneral Cali Ismaaciil oo xiligaas ahaa gaashaanle, wuxuuna cali Ismaaciil uga warramay booqashadasi Dr. Saadiq Eenow oo ah taariikhyahan iyo siyaasi Soomaaliyeed.

Gen Cali Ismaaciil oo allah u naxariistee uu ka af qaaday sheekadaasi Dr.Saadiq Maxamed Axmed Eenow ayaa xusay in arrinta xiisaha leh ay ahayd in markii ay diyaariyeen halkii uu dagi lahaa Marshal Grechno oo ahayd Villa Baydha bo oo markaas dhismihiisa la dhamaystiray. Markaas ka dib waxaa uu sheegay in uu u yimid Sarkaalki Safaaradda Ruushka ee Muqd isho u qaabilsanaa Arrimaha milatariga si uu wax uga waydiiyo halka la dajinayo ee loo diy aariyey waftiga Midowga Soofiyeeti.

Jen Cali ayaa xusay inay tuseen qolkii gaar ka ahaa ee loo diyaariyey Marshal Grechko laakiin uu kala kulmay arin uusan filanayn.

Safarka waqtiga waxaa xiligaas ka dhim an waqti kooban inay yimaadan Muqdisho

"Wuxuu I waydiiyey Sarkaalkii Ruushka ah aa 'waligaa miyaa aragtay Grechko, maya aya an ugu jawaabay' ayuu yiri ‘Jeneral Cali’ waxaa na u raaciyey sida uu sheegay inuu arkay saw irkiisa isagoo fadhiya oo kaliya. Intaas ka dib wuxuu Igu yiri Grechko waa nin dheer oo xoo ggan mana deeqdo sariirtan. Jen. Cali wuxuu sheegay inay ka dib ay diyaareen sariir ka weyn tii markii hore” ayuu u sheegay hadalkaas Dr Saadiq Eenow.

GEN CADE MUUSEXIGASHADA SAWIRKA,IDIL NEWS

Qoraalka sawirka, Gen Maxamuud Muuse Xirsi 'Cade' Laba hadal oo Soomaal iya ka yiri Gre chko Jen Cali Ismaaciil oo Taariikhda as ugu wa rramay Dr Saaqid enow ayaa xusay imaatinkiisa iyo qaabilaadii madaxda dowladda ee waftiga ka dib markii Mar shal Andrei Gr echno uu cod saday in la ge eyo adweynta hindiya si uu ugusoo dabaa sho. Saraakiisha Soomaalida oo ay ka mid ahay en Kornayl Cadde Muuse iyo Jen Cali Ismaaciil ayaa u raacay xeebo Liido. Wuxuu ku orday xeebta Liido Grechko wasiirkii gaashandhiga ee Midowgii Soofiyeeti intii uuusan galin biyaha badda. Markii uu cabaar dabaashay oo uu biya ha quusay oo madaxda la soo baxay ayuu si cod dhawaaqa ku yiri "NATO miyey ogtahay in Shalay Marshal Grechno ku dabaalanayo Biy aha badweynta Hindiya.”ayuu yiri Jen Cali Ism aaciil oo ka tirsanaa Ciidankii Milatariga Soo maaliya. Dr. Saadiq Eenow ayaa xusay in hada lkaa si ahaa mid uu fariin ugu dirayey Marshal Gren cho dowladihii Reer galbeedka oo loolan xoog an ka dhaxeeyey.

"Hadalkan uu kor ugu dhawaaqay Marshal Grenchko waxaa ka keenay in Soomaaliya, ga ar Xeebta badweynta hindiya ee uu biyahee da lugaha galin karay ay ahayd tan Soomaaliya sababtoo ah dhamaan dalalka Badweynta Hind iya ay marto laga soo bilaabo cirifka Australia ilaa Qaarada Aasiya, ilaa bariga Afrika ilaa dha nka Carabta waxa haystay Quwadihii reer galb eedka oo awood uma lahayn inuu tago” ayuu yiri Dr Eenow.

Mar BBC-du waydiisay Dr Eenow in Dowla dii Soomaalida ama saraakiisha hadalkan maq layey ay inaba fahmeen ujeedka ayuu sheegay inaysan u sheegin sarakiishii wax dhaafsiisan inay maqlayeen kaliya.

Jen Maxmuud Muuse Xirsi ayaa mar kale u sheegay Saadiq Eenow hadalkii labaad ee ay la yaabeen ee ay ka maqleen Ninkii hogaamin ayey waftigii Midowgii Soofiyeeti kaas oo ahaa ‘Soomaliya waligeed ma heli doonto xasilooni Siyaasadeed’.

Sida uu sheegay Jen Cadde Muuse wuu sa babeeyey sida aysan Soomaaliya ku heli doo nin isagoo ku macneeyey ilaa saddex qodob oo waaweyn.

Wasiirkii difaaca ee Midowgii Soofiyeeti ay aa xusay in tan koowaad ay tahay meesha ay ku taallo Juquraafi ahaan Soomaaliya oo diida ysa in xasisho, tan labaad oo ahayd inay Soom aaliya ay leedahay wax kasta oo aadanahu u b aahan yahay oo khayraad ah iyo tan ugu danb aysay oo uu sheegay in Soomaalidu lahayn gar aad ilaashada dhamaan arimahaasi oo dhan.

Marka laga soo tago hadalkaa Taariikhiga ee laga reebay wasiirkii gaashandhiga ee Mid owgii Soofiyeeti booqashadiisa Soomaaliya dhamaadkii todobaataneyadii, Soomaaliya ay aa ku taala marin istaraatiijiya oo dhaca bariga Afrika, badda Cas iyo badweynta Hindiya.

Jeneral Andrei Grechko wuxuu geeriyooday 26 Abriil 1976, Sannad ka dibmarkii uu Sooma aliya yimid, waxa ana xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ruushka uu go'ay laba sano ka dib xilligaas oo ku aaddanayd 1978

.XIGASHO:BBC

Masar oo qaabilayso Falastiiniyiinta ku soo dhaawacmay Duqeymaha Israel

Shalay oo Arbaco ah, Macbarka Rafax ee Ma sar waxa loo furi doonaa Falastiiniyiinta dhaawac an, si loogu daaweeyo Is bitaalada ku yaalla guda ha dalkaasi. Madaxa War baahinta ee Hay’adda aamusha Macbarka Raf ax, Wael Abu Muxsin oo la hadlay Wakaallada Wararka Türkiye ee Ana dolu News Agency ayaa xaqiijiyey in Macbarka Rafax loo furay, si ay uga soo gudbaan Falastiiniy iin dhaawacan.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay inay Dowladda Masar ay fasaxday inay 80 Bukaan oo Falastiiniy iin Shalay ka soo gudbaan xuduudka Macbarka Rafax la wadaago Marinka Qasa.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobalka Waq ooyiga Siinaay, Maxamed Shosha oo la hadlay Telef ishin Maxali ayaa xaq iijiyey in Macbarka Rafax loo furay inay ka soo gudbaan Falast iiniyiinta ku soo dhaawacmay Duqeymaha Mil lite riga Israel ku hayaan dadka Reer Falastiin.

Dhanka kale, 3 Isbitaalada guurguu ra iyo Tee ndhooyin ahaa laga dhisay Waqooyiga Siin aay ee dalka Masar meel ku dhow Macba rka Rafax, si loo gu qaabilo Falastiiniyiinta soo dhaawacmay.

Si kastaba, Duqeymaha Israel ku hayaan da dka ku nool magaalladda Qasa iyo Guud ah aan Deegaanada Marinka Qasa waxaa lagu dil ay in ka badan 9,000 oo Falastiiniyiin ah.

Qorshayaal halis ah oo ay dejiyeen Marey kanka iyo Isreal oo xogtooda la helay

Wargeyska The Bloomberg ee ka soo baxa dal ka Maraykanka ayaa qoray inay Israel iyo Marayk anka wada -xaajood hoose ka leeyihiin Xulashada dhowr Qoddob oo ku aadan Dagaalka XAMAAS iyo Israel kadib.

Waxay gorfeyn xoogan ku hayaan Xulashada in Ciiddamo Nabad-Ilaalin Isku-dhaf ah oo QM ho os taga la geeyo magaalladda Qasa ee Falastiin.

2da dhinac waxay ka baaraan degayaan saddexdavXulasho oo u gu macquulsan ee loo di yaarin karo ciiddamo Nabad-Ilaalin ah.

Wargeyska The Blo omberg oo soo xigtay Ilo-wareedyo ayaa qoray in Maraykanka iyo Israel uu miiska u saaran yahay 3 Xulasho, Dagaalka XAMAAS kadib.

Qorshaha 1Aad

In ciiddamo ka kala socda dal Carbeed sida Sacuudiga ama Imaar aadka Carabta loo xil sa aro arrinta Nabad-Ilaalinta Qasa, iyadoo ay taage erayaan ciiddamo ka kala socda Maraykanka, UK, France iyo Germany

Qorshaha 2aad

Ciiddamo Isku-dhaf iyo Goobjooga yaal in la diyaariyo oo la mid ah kuwa haatan ka hawlgala Gacan-biyoodka Siinaay ee ay Masar iyo Israel ku hesh iiyeen

Qorshaha 3aad

In Maamulka Qasa si KMG ah loo hoos geeyo QM, balse, Israel waxay Soo-jeedintaasi u arag taa "Aragti aan Macquul ahayn

Si kastaba, Wada-xaajoodka Qarso oodiga ee Maraykanka iyo Israel waxa uu u muuqdaa mid hareer marsan Mucaahadada Caalamiga ee Dhis maha Dowlad Falastiin oo xor ah oo Caasim ade eda tahay magaallada Quddus-ta ee ay Israel xooga ku haysato




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip