HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 1-DA NOVEMBAR 2023-KA

0
Wednesday November 01, 2023 - 08:24:14 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 1-DA NOVEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoonka Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Somalia ku matala Baarlamaanada Aduunka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarl amaanka JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weh eliyaan ku xigeena diisa ayaa Dorraad kulan la qaatay Guddiga Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Midowga Baarlamaanada Aduunka (IPU).

Guddoonka ayaa guddiga ka dha geystay wa rbixin ku saabsan shir ka meertada 147-aad ee Midowga Baarl am aanada Aduunka oo ay xu bnaha uga qeyb galeen magaalada Luanda ee caasimada dalka Angola, kaas oo looga hadl aayay midnimada, maamul wanaagga, maalge linta, horumarinta, isbedelka cimilada iyo dimo qraadiya dda. Sidoo kale waxay Guddoonka la wadaageen doora shadii madaxweynaha Mido wga Baarlamaana da Aduunka

Rwasaare Xamsa oo furay shir looga hadla yo doorka ay Culimadu ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda

R/Wasaaraha XFS, Md. Xamsa Cabdi Barre oo Dorraad furay shir looga hadl ayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gel inta naba dda iyo dib-u-heshisiinta, ayaa xusay in culima da Soomaaliyeed ay laf dhabar u yih iin baraar ujinta buls hada iyo ciribti rka afkaarta qalafsan ee Khawaarijta.

R/Wasaaraha ayaa carrabka ku ad ke eyey si da ay muhiim u tahay in aqoon yahan nada Soomaaliyeed ay hormuud uga noqdaan dif aaca dalka iyo dabar goynta fikradaha arg agixi sada.

R/Wasaare Xamsa ayaa hoo sta ka xarii qay in dhibaatooyinka kala duwan ee Soo maa liya dib u dhigay lagaga gudbi karo wada shaq eyn buuxda oo ay yeeshaan shacabka, culima da, indheer-garadka iyo dowlad da, wuxuuna si gaar ah ugu baaqay cul imadu in ay doorkooda ka qaataan dib-u-heshiisiinta, xasillinta, dowl ad-dhiska iyo dhammeystirka dastuurka.

R/Wasaaraha ayaa sheegay in argagixi sada laga wiiqay dhowr jiho oo ay kamid yihiin dhina cyada ciidanka, dhaqaalaha iyo fikir,ba taas oo horse edday in deegaanno iyo dhul bal laa ran oo ay ku dhibaateyn jireen shacabka So omaal iyeed Dorraad ay xor yihiin, inta harsan na weli lagu sii raad-joogo.

Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaad ka ee Maqaasid, ayaa waxaa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Maxkamad da Sare Md. Baashe Yusuf Axmed, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowl adda, cu limo, Aqoonyahanka Soomaali yeed iyo wufuud ka kala socotay dala lka Carabta iyo dowladda ha dariska ah.

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo Xalay geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dowlad gob oleedka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa Xalay ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Marxuumka oo da’ahaa ay aa la she eg ay in muddo oyinkii dambe uu ku xanuun sanaa dalka Ingiriiska, ugu damb eyntiina Xalay ayuu geeri yooday.

Madaxweyne Caalin ayaa ahaa aas-aasihii maamulka Galmudug oo mar kii ugu horeysay laga dhisay koonfurta maga alada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Allaha u naxariistee Maxamed Axm ed Caa lin ayaa waayihii dambe ka mid ahaa odayaa sha lagu ixtiraamo aas-aaskii maamulka Galmu dug, wuxuuna waayihii dambe ku noolaa dalka dib adiisa.

Marxuumka ayaa doorweyn ku lahaa hanaan kii Soomaaliya looga saaray ku meel gaarka.

Sidoo kale sanadkii 2012-kii wuxuu ka mid ahaa saxiixayaashii dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka lagu maamulo ilaa hadda.

Caalin wuxuu beri samaadkii dowl addii dhe xe ee Soomaaliya ka gaaray darajada Korneyl ciidan, sidoo kale wuxuu mar soo noqday safiir.

Madaxda qaranka qaarkood ayaa durbadiiba ka tacsiyeeyey geerida Mar xuum Maxamed Ax med Caalin, madax weynihii hore ee Galmudug oo Xalay ku geeriyooday dalka UK.

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikar iin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ugu tacsiyeeyey mar xuumka, sidoo kale wux uu qoraalkiisa ku xusay qeybo muhiim ah oo ka mid ahaa taariikh nololeedkiisa.

Hoos ka akhrso qoraalka Cabdikariin Guuleed

Alaha u naxariisto madaxwrynahii hore ee Ga lmudug marxuum Col. Maxamed Axmed Caalin oo Xalay ku geeroyooday magaalada London ee dalka UK.

Marxuum Caalin waxuu ahaa masu ul Qaran oo dalkiisa iyo dakiisa duruufo adag ugu soo shaqeeyay. Todobaatameeyadii asagoo ahaa sarkaal ka tirsanaa heyaddii sirdoonka Qaran ka ee NSS waxuu howl sirdoon oo culus oo lag una abaal mariyay ka soo qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia, horaantii dagaa lkii 77dii.

Waxuu marxuum asagoo gudanaya waajib Qaran ku joogay magaaladaas muddo dhowr sano ah asagoo jilayey miskiin ka mid ah dad ka tuugsada. Si uu Qaranka ugu keeno xog su gan oo la xiriirta istiraatiijiyadda ciidan ee Itoo biya, cududooda iyo dhaqdhaqaaqooda intaba.

Waxaan madaxda Qaranka iyo ma daxwey naha Galmudugba u soo jee dinayaa in marxu umka si weyn loo maa muuso, aas Qaranna loo sameeyo.

Madaxweyne Qoor-Qoor oo ka tacsiy eeyay Geerida ku timid Madax weyne Caalin

Madaxweynaha Dowladda Galmu dug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxw eynihii hore ee Galmudug mudane Maxamed Axmed Caalin. Madaxweyne QoorQoor ayaa ilaahey uga baryey inuu jannooyinkiisa sarsare ku irsaaqo walaalkiis Maxamed Axmed Caalin, Eebbana uga baryey ehelkiisana inuu ka sabir siiyo.Madaxweynaha ayaa yiri"Walaalkey Ma



xamed Axmed Caalin wu xuu ahaa nabad doon ay lahaayeen Reer Gal mudug iyo Soom aali oo dhan, wuxuu ku sifeys naa wanaag idi lkiis, wuxuu bulshada Reer Gal mudug ugu xisa absanyahay halyeey weyn, ila ahey gadaashiis nama fidneeyo, ehelkiisana si gaar ah ayaan ugu tacsiyeyneynaa” Dhamaad.

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musii booyinka oo qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musi ibooyinka Qaranka mudane Maxa muud Maca llim Cabdulle ayaa Dorraad xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay madaxa WFP ee Soomaaliya mudane El-Khidir Daloum.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay adkey nta wada shaqeynta SoDMA iyo WFP, arrima ha maareynta xaaladda xilli roobaadka El-Niño oo Hay’adda SoDMA qayb wayn ka gaysatay wac yigalinta iyo digniinta hore, gargaarka deg-degga ah iyo qaabka ka hortaga aafooyinka.

Md. Maxamuud Macallim ayaa WFP uga mahadceliyay dadaalka aan hag arta lahayn ee 30 kii sano ee la soo dhaafay ay dalka ka wa dday Iyo wada shaqeeynta wanaagsan ee kala dhaxe eysa Hay’adda maareynta musiibo yinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabi lay danjiraha Sweden ee Soomaaliya

R//W/re ku xigeenka xukuumadda federaal ka Soomaaliya Md.Saalax Axmed Jaamac ay aa xafii kiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Joac im Wa ern, iyagoo ka wada hadlay xirii rka iyo iskaa shiga ka dhaxeeya labada dal, darda rgelinta mashaariicda horu marin eed ee ay Sweden ka taageerto Soomaali ya.

R/Wasaare ku xigeenka ayaa uga mahad celiyey dowladda Sweden taag eerada ay siiso Soomaaliya, waxuuna ku booriyey dowladda Sw eden in ay gacan ka geysato qorsheyaa sha mudn aanta u leh dowladda, sida xasillinta deegaannada laga xoreeyey Khaw aarijta.

Dhankiisa, danjiraha Sweden ayaa muujiy ey sida uu ugu faraxsan yahay in uu dalkiisa ku matalo Soomaaliya, wuxuuna bogaadiyey xiriir ka iyo iskaa shiga labada dal, isaga oo ballan qa aday inuu ku dadaali doono sidii loo sii hor umarin lahaa xiriirkaas


FIQI oo sheegay in Puntland qeyb ka aheyn nidaamka doorasho ee golaha wadatashiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyay in dowladda aysan Puntland ku qasbi doonin in ay qeyb ka ahaato heshiiskii 27-kii May ay gaareen madaxda Gol aha Wada tashiga Qaran.

Heshiiskan ayaa waxaa qeyb ka ah in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, la na bedelo nidaamka baar lamaaniga ah ee hadda Soomaaliya ka shaqeeya.

Wasiir Fiqi ayaa waxa uu sheegay in Puntl and oo dhawaan si adag uga hortimid heshii skaas, ay dibadda ka joogi doonto nidaamkaan doorasho ee dowladdiisu qaadatay.

Nidaamka doorasho ee ku soo baxat he shiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa wax aa laga fulin doona afarta dowlad-goboleed iyo gobolka Banaadir, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Mudane Fiqi.

"Waxaa ku midoobay doorashadan afar dow lad-goboleed iyo Banaadir, Puntland-na wax aan rajeynaynaa in ay mustaqbalka dhow qeyb ka noqon doonto haddii alle idmo,” ayuu yiri wasiir Fiqi.

Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale wuxuu tilmaamay in diidmada Puntland aysan hor istaagi doonin dhaqan-galinta doo rashada lagu heshiiyay, xilli heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wadatashiga Qaran uu la kulmayo diidmo xooggan.

"Shan sano kadib waa u furan tah ay Punt land in ay kasoo qeyb-galaan doorashadan,” ay uu hadalkiisa sii raaciyay wasiir Axmed Macallin Fiqi.

Hadalka wasiirka ayaa imanaya ka gadaal markii Puntland ay ka hortimid heshiiskaas, oo ay sheegtay in aysan qeyb ka ahaan doonin nidaamka doora sho ee lagu gaaray golaha ay dibad jooga ka tahay muddooyinkii dambe.

Madaxweyne Deni oo dhawaan ka hadlay arrintaas ayaa waxa uu shee gay in Golaha Wa datashiga Qaran uus an aheyn Golle Dastuuri ah, awoodna uusan u laheyn gaarista go’aamo illaa heerkaas ah.

Wuxuu intaas ku daray inay jirto halis aan in dhaha laga qabsan karin oo la xiriirta go’aama da joogtada ah ee ka imaanaya Golaha Wadat ashiga Qaran, taas oo halis ku ah midnimada dalka iyo dowladnimada nugul ee Soomaal iya, waa sida uu hadalka u yiri Saciid Cabdullaahi Deni.

Isku soo wada duubo, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa weli ayaa ku adk eysanaya dha qan-gelinta heshiiskaas, oo dhigaya in dalka uu yeesho laba xis bi qaran, sidoo kalena meesha laga saaro ra’iisul wasaaraha oo lagu bed delo madaxweyne ku-xigeenka, waxa ana si weyn uga horyimid madaxdii ho re iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weyd aarsi ku saabsan gurmadka fatahaad aha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maar eynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wadatashi sadd ax maalin ah oo ku saabsan qorshaha gurmadka fatahaadaha degmooyinka Baladweyne iyo Jowhar ee maamul gobal eedka Hirshabeelle, kuwaas oo u nugul in ay fatahaado qataro ka dhalan karaan ay ka dha cdo xilli roobaadka iyo sidii loogu diyaar garo owo lahaa farsamo iyo agab ahaan.

Aqoon is-weeydaarsigani waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda Maarey nta Musiibooyinka Qaranka waaxda yar eeynta Khataraha musi ibooyinka waxa ana ka taaba gelinaya Hay’ adda Cunt ada Aduunka (FAO).

Aqoon-is-weydaarsigani waxaa ka soo qayb galay Hey’adaha SoDMA, Saraakiil ka ka la socday xafiisyada guddoomiyaha labada deg mo ee Balad weyne – Jawhar iyo Xafiisyada labada duq Magaalo ee degmooyinka Balad we yne iyo Jawhar ee gobalada Hiiraan iyo Shabe ellada dhexe.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa Xu say in wa datashig an yahay mid muhiim ah oo Hay’adda SoDMA bixisay Dadaal dheeraad ah oo wa cyigii hore wax ka duwan oo bulshada lagu dhi siyo, sidoo kalan ay dowlada ku sameeysay qo rshooyin lagu yareen karo khataraha looguna jawaabi karo si degdeg ah.

Ugu danbeey Guddoomiye Dr. Axmed ayaa kula dardaarmay ka qay bgalayaasha in ay ga liyaan Waqti, sidoo kalana wax badan ka kor orsa daan iyaga oo kula laabanaya labada Deg mo ee Baladweyne iyo Jowhar oo ah kuwa ugu nugul fatahaada, laga filanayo wadatashigan in ay wax fiican ka soo baxaan.

Somaliland oo qabqabatay dad loo ga shak isanyahay in ay yihiin arga gixiso

Hay'adda Sirdoonka Somaliland ee NIA, a yaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay koox ka kooban toban nin oo looga shakiyay argagixiso.

Ragan oo kasoo kala jeeda wadd amo kala duwan, ayaa dhamaantood sitay baasboorka dalka Ma rooko, oo ay ku safr ayeen, iyaga oo dhamaan tood haysta dhalash ada dalka Marooko, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay NIA.

"Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa magaalada Hargaysa ku qabtey koox ka kooban toban nin oo looga shakisanyahay inay xidhiidh la leeyihiin ururo argagixiso, raggan ay aa asal ahaan ka soo jeeda dalalka Suuriya, Pakistaan, iyo Marooko, waxa yna dhammaan tood haystaan dhala shada dalka Marooko".

Raggan ayay hay'addu baahisay sa wirado oda iyo baasbooradooda, lakiin faah faahin ka may bixin waxa ay dam acsanaayeen, iyo kalka ay u socdeen midna.

Booliiska Somaliland ayaa dhawa an isagu na sheegay in ay gacanta ku dhigeen kooxo ay uga shakiyeen arga gixiso, oo magaalada Har gaysa ku sugnaa.

70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardi yaha ka ahaa( Warbixin)

Suldaan Maxamed Sheekh Faarax wuxuu sannado ka dib, dhammeeyay Jaamacadda Sa faana ee degmada Guriceel, wuxuuna ka bax ay kuliyadda shareeca Wal-qaanuun.


Da-diisa waa 70-sanno, wuxuuna hayaan dheer oo waxbarasho ka dib ku guuleystay inuu ka qalan-jabiyo jaama caddii uu waardiyaha ka ahaa, isla mar kaana uu xaqiijiyo hadafkiisa waxbar asho.

Suldaan Maxamed Sheekh Faarax da-diisa iyo shaqada uu hayaba kama hor istaagin inuu waxbarashadiisa sii wato, wuxuuba nasiib u ye eshay inuu ka mid noqdo 70-arday oo sanad kan ka baxday Jaamacadda Safaana degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

"Jaamacaddan wax badan baan soo joogay, wax Dorraad kaliya maynan ahayn, markan wa xarashada iyo howsha ka socota jaamaca dda ayaa waxaan go’aansaday anigoo 70-jir ah ina an ka qeyb galo waxbarshada Jaamacadda Kheynuun wal-shareeca, sidaas daraateed, ma addaama jaamac adda aan muddo joogay qey bta amma anka iyo dhireyntaba, Waxaa gu u shan igu dhiira-geliyay maamulka Jaamacad da, runtii waxaan kala kulmay soo dhoweyn dii ran iyo gacan qabasho,” ayuu yiri Aabe Max amed.

Aabe Suldaan, wuxuu dhallinyarada iyo asa agiisaba ku dhiirigeliyay in ay san ka caajisin waxbarashada si ay beri ugu noolaadaan nolol qurux ba dan.

”Darbi jooga, maqayad fadhiga ah maalaa-yacniga in la iska dhaafo oo xagga waxbarash ada Diin iyo Maadiba la aado, shacabka ayaa ku boorinayaa, tan kale waxaa waaye marka aniga hin disahan i galay dad baa ila yaabanaa oo yiri suurta gal ma ahan ee waxaa kuu roon ninyahow inaad meelahaaga iska joogto”,.

Sidoo kale, Aabe Suldaan ayaa sheegay in sababta uu u doortay Maad dan ay tahay in wa xqabadka Bulshada ee dhanka Diinta uu door weyn ka qaato, isagoo dhanka kale, bogaad iyay una mahadceliyay dhallin yaradii fasa lka ay wada dhigan jireen oo uu shee gay in ay si weyn u taagaareen.

Abuukar Cabdi Muuse, wuxuu ka mid yahay ardayda ay muddo wax Isla baranayeen Aabe Suldaan, wuxuuna sheegay inuu dhiirigelin ka aadi jiray Aabe Suldaan, maaddaama uu ahaa nin da’ah oo haddana dadaal badan.

Macallin Daahir Xirsi wuxuun ka mid yahay maamulka Jaamacadda Saf aana ee degmada Guraceel, wuxuuna sheegay in ay ku faraxsan inuu ka soo dhex baxo Aabe Suldaan oo kale oo ay jiraan dad badan oo dhiiragelin ka qa aday hayaankiisa waxbarasho.

”Run ahaantii waxaa tahay qof ku dayasho mudan, qof da’daasi jira oo haddana waxbara sho hami u haaya, ujeeddada u weyn uu Suld aan ardayda u dhex fadhiyau waxay tahay role model oo isaga asaagiisa ah oo gurya ha iska dhex fadhiya ama meel aha fadhi ku diriryada fadhiya oo waxyaaba ha aan munaasibka ah ayn, waxaan rejeyneynaa in iyaguna masaajid dada u dareeraan, cilmiga bartaan, maaddaayi nka kale duwan bartaan, odayga hanoola ge eyo ayaa la yiraahdaa,” ayuu yiri M/llin Daahir

Dilal Xalay ka dhacay Dhuusama reeb & faah faahino laga helayo

Wararka naga soo gaaraya Maga alada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Gobo leedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Xalay lagu dilay rag Ganacsato ahaa. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta Risa ala u sheegay in malee shiyaad hubeysan ay ku dileen Dhuusamar eeb laba Nin oo Gana csade ahaa laguna Magacaabi jiray Saciid Tahliil Maxamed iyo Xasan Diirshe, iyada oo maleeshiy aadkii dilka geystay ay baxsadeen.

Ciidamo katirsan Laamaha amniga Dhuusa mareeb ayaa la sheegayaa iney gaareen go obihii lagu diley labada marxuum, in kastoo ay san ku guuley san inay gacanta kusoo dhigaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Dilkaan Xalay Magaalada Dhuus amareeb loogu geystay Ragga Ganacs atada ahaa ayaa kusoo aadaya xili maalmihii ugu dambeeyay colaad u dhaxeysay laba Maleeshiyo Beeleed ay ka jirtay deegaanka Xananbuuro ee Gob olka Galgaduud.

Somaliland oo ka digtay in lagu daro goob aha uu ka hawlgalo hawlgalka ATMIS ee nab ad ilaalinta Soomaaliya

Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Amm aanka ee Qaramada Mido obay uga digtay in la gu sheego in ay kamid tahay goobaha uu ka hawlgalo Halwgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.

"Somaliland way kasoo hor jeedaa qoraal kasta oo ka soo baxa Golaha Ammaan ka, oo sheegaya in Somalila nd ay kamid tahay goobaha loogu talo galay ha wlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (ATM IS), Somaliland waa waddan madaxbannaan, kamana mid aha" ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Somal iland. Waxa lagu yidhi qoraalka in Somalil and ay marar kala duwan ka hadashay go'aankee da hawlgalka, lakiin ay markale ku celinayso ka dib qaraar hawl galka lagu balaadhinayo oo Golaha Am maanku uu wado, kaasi oo laga ya abo in Somaliland lagu sheego goobaha uu hawlgalku ka hawlgalo.

Waxa lagu sheegay in AMISOM iyo ATMIS labaduba ay yihiin hawlgalo nabad ilaalin oo 2007 Soomaaliya loo keenay si ay dowlada u ga caawiyaan la dagaalanka Al Shabaab iyo ururada kale ee argagixisada ah.

"Sida ku cad hawlgalkii xaqiiqo raadinta ahaa ee 2005 uu Midowga Afrika ka sameeyay Som aliland, Somali land waa waddan leh astaama ha qaran casri ah, sidaa darteed Somaliland wali geedba kama mid ahayn qorshaha Hawl alka Midowga Afrika ee Soom aaliya"

Somaliland waxay Golaha Amma anka ee Qaramada Midoobay ka codsa tay in ay wax ka badal ku sameeyaan qaraarka Somaliland ka dhigaya mee laha hawlgalku uu ka shaqeeyo, isla markaana la ixtiraamo madaxbann aanida Somaliland.

Xamaas oo soo bandhigtay 3 ka mid ah la haysteyaasha Israel oo camba areeyay weerarada Gaza

Ururka Xamaas ayaa Habeen hore baahiyay muuqaal ay ka soo muuqdeen saddex haween ah, oo ka mid ah la hayst eyaasha Israeliyiinta ee lagu haysto Marinka Gaza.

Haweenkan ayaa cambaareeyay weerarada sii kordhaya ee Israel ka waddo Marinka Gaza, iyagoona ku baaqay in Tel Aviv ay joojiso weer aradaasi.

Mid ka mid ah haweenkaasi ayaa Raysal Wa saare Benjamin Netanyahu ku eedeysay inuu ku guuldareystay inuu ilaaliyo amn iga muwaadiniinta Israel, markii Xam aas ay 7-dii bish an weerartay ko onfurta Israel.

Haweenkan ayaa Raysal Wasaaraha Israel ugu baaqay in uu Xamaas la galo heshiis max aabiis is weydaarsi ah, si iyagoo badqaba ay guryahooda dib ugu soo laabtaan.

Raysal Wasaaraha Israel ayaa camb aareey ay muuqaalka uu baahiyay Ga rabka Militariga Xamaas ee Guutada Al-Qassam.

"Tani waa dacaayad nafsi oo na xariis darro ah oo ay sameynayaan Xamaas.” Ayuu yiri Ray sal Wasaaraha oo ka jawaabayay codsiga la haystey aasha.

Raysal Wasaaraha ayaa qoraal ka soo bax ay xafiiskiisa ku sheegay in ay samayn doona an wax kasta, si maxaabiista ay dib ugu soo celiyaan Israel.

"Waxaan samayn doonnaa wax walba, si aan u soo celino dhammaan dad ka la afduubt ay iyo kuwa kale ee la la’yahay.” Ayuu yiri Ben jamin Neta nyahu, Raysal Wasaaraha Israel.

Raysal Wasaare Netanyahu oo aqo onsaday haweenkaasi ayaa magacya dooda ku kala she egay Yelena Trup anob, Danielle Aloni iyo Ri mon Kirsht.

Tani ayaa imaanaysa, xilli Tel Aviv ay cadaa dis kala kulmeyso qoysaska iyo ehelada la hay steyaasha, oo dalba naya in maamulku uu sii daayo maxaab iista Falastiiniyiinta, si xubnaha qoysas kooda ay iyana xorriyadooda u helaan.

Militariga Israel ayaa Sabtidii shee gay in 229 qof oo Israeliyiin ah ay Xoo gaga Xamaas ku haystaan Marinka Gaza, kuwaa oo qaarko od laba dhal asho haysta.

Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog ayaa Is niintii xaqiijiyay in ay heleen meydka Shani Nic ole Louk, oo ka mid ahayd la haysteyaasha, ka dib markii uu sheegay in la dilay, balse ma she egin waxa ay u dhimatay.

Shani Nicole oo 23 jir ahayd ayaa sidoo kale haysatay dhalashada dalka Jarmalka

Qaramada Midoobay oo kordhisay mudada UNSOM

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ay aa si aqlabiyad leh ugu codeey ay in dib loo cu sboonaysiiyo shaqada hawlgal ka QM ee ka almaynta Soomaaliya (UNS OM) ee ku salaysan taageera da dawlad dhiska iyo nabada ynta Soomaaliya. Golaha ayaa muddo 12 bilo od oo kale ah u kordhiyey hawlgalka Q/ Mido obay ee kaalmaynta Soomaa liya (UNSOM) si Soomaa liya looga taageero hawlaha dib u kaba shada ee ay dowladdu samaynayso.


Odayaasha Awdal iyo Selal oo diiday heshi iskii lagu xaliyay khalaafkii door ashooyinka Somaliland

Odayaasha dhaqanka ee gobolada galbee dka Somaliland, ayaa sheegay in deegaanado oda anay doorasho ka dhici doonin, hadii anan ururada loo ogolaan in ay ka qaybgalaan doora sha da madaxtooyada.

Odayaasha oo kasoo horjeedsaday go'aankii odayaasha dhaqanka bariga Burco ay xalka ka ga gaadheen khil aafkii doorashooyinka, ayaa sheegay in ay rabaan in gobolada galbeedku ay yeeshaan xisbi.

"Anagu gobolka ayaanu u danayna ynaa, in aanu xisbi helno ayaanu doo nayna, kurisiga Il ahaybaa dadka siiya madaxweynaha, Ilahay ay aanu ka sug aynaa kaa, lakiin xisbinimada aya anu doonaynaa anagu, in aanu helno xisbi".

Waxa ay sheegeen in beel kamid ah beelaha Somaliland oo diiday nidaamkii doorashada, loo jabiyay sharcigii, isla markaana doorashadii ururada ee soo horaysay iyaga darteed dib loogu dhigay taasi oo ay ku tilmaameen sharci daro.

Waxa ay gabi ahaanba kasoo horj eedsad een go'aamadii lagu dhame eyay khilaafkii do orashada "Go'aanadii ay beeshaasi soo saa rtay ayaa baarl amaanka la horgeeyay oo la yi dhi hala hirgaliyo, waxaanu aqbali karno maa ha, hadaanunahay Gabilay, Awdal iyo Salal".

Waxa ay sheegeen in ay rabaan in dastu ur ka iyo sharciga dib loogu noq do, oo khilaafka isaga lagu xaliyo, iy aga oo beel gaar ah ku eedeeyay in ay isku koobtay taladii Somaliland.

Odayaashan ayaa taageersan Gud doo miy aha Ururka Hilaac Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah ururo kasoo horjeedsaday isasaarka doora shooyinka Somaliland.

Xaafado ka mida Jowhar oo looga barak acay Roobab ka da’ay

Xaafada Hanti-wadaag ee Magaalada Jow har waxaa laga soo sheegayaa in dadkii dega naa badankood ka barakaceen roobab waa weyn oo ka da’ay darteed.

Sida ka muuqatay muuqaal uu Tv-ga qaranka ka soo diya ariyay Xaa fada Ha nti-wadaag wax aa muuqanaya in biyihii roobku isu badaleen s ida wabiga. Laanta suuqa-xoolaha oo hoos ta gta Xaafad Hanti-wadaag ayaa gabi ahaanba qoysaska qaar ku go’doonsan yihiin biyaha ka dhashay daadadka roobka dartiis.

Dadka shacabka ee reer Jowhar gaar ahaan kuwa Xaafada Hanti-wadaag ayaa dalbanaya in caawimaad lala soo gaaro madaama ay biyaha roobka dar tood xitaa qaarkood cunto dalbanayaan.

Gudoomiyaha Xaafada Hanti-wada ag Cusma an Xuseen (Cusmaan Gaab) ayaa co dsaday in cid kasta oo wax ka gasha ay ka qey bqadato xal u helida biyaha xaafadaasi har qiyay. Cus maan Gaab wuxuu sidoo kale ku baaqay in dad ka wax heysta ay kaalmeeyaan shacabka dhibaa teysan oo u baahan in raashin

iyo agabyada kale laga saacido.

Madaxweyne Putin oo si kulul uga hadlay gumaadka Israel ka waddo Gaza

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa sheegay inaanan wax qiil ahi loo haynin, sida aan kala sooca lahayn ee ay Ciidamada Israel dadka ugu dilayaan Marinka Gaza.

Raysal Wasaaraha Isra el, Benjamin Netanyahu ay aa isagu sheegay in ciidam adiisu ay bilaabeen wejiga labaad ee dagaalka, oo sida uu sheegay lagu soo afjarayo Ururka Xam aas, ba lse duulaanka Israel ayaa waxaa ku dhintay in ka badan sideed kun oo qof, oo u badan carruur iyo dumar.

"Wax cudurdaar ah looma hayo dadka sida aan kala sooca lahayn loogu leyn ayo Gaza, wax qiil ah looma heli karo dhacdooyinka naxd inta leh ee Gaza.” Ayuu yiri Madaxweynaha Ruushka.

Waxa uu sheegay in falcelinta Israel, ka dib weerarkii Xamaas ay 7-dii October ay noqotay mid ay Tel Aviv ku bartilmaameedsaneyso dad ka rayid ah, kuwaa oo aan haysan buu yiri meel ay u cararaan.

Madaxweynaha Ruushka ayaa Hoggaam iyeyaasha Reer Galbeedka ku eedeeyay in ay gadaal ka riixayaan duqaymaha baahsan ee Isr ael ku dhibaateynayso in ka badan laba milyan oo qof oo aan waxba Dorraadsan, kuna nool Marinka Gaza, iyagoo markaasi hurinaya rab shadaha ka jira Bariga Dhexe.

"Xiisadda Bariga Dhexe ayay u adeegsanay aan juqraafi siyaasadeed iyo arrimo ay ku dan eysanayaan.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Vladimir Putin, Madaxweynaha Ruushka ay aa yiri "Madaxda talada haysa ee Mareykanka ayaa ah ka faa’iidaysteyaasha ugu weyn ee xasillooni darada caalamka, waxay ka macaa shayaan dhiigga dadka ee daadanaya.”

Khudbad uu jeediyay oo laga sii daayay tel efishinka dalkaasi, ka dib kulan uu Habeen ho re la yeeshay Saraakiisha laamaha ammaanka oo lagaga hadlayay weerarkii habeen hore ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Makhachkala ee Gobolka Dagestan ayaa waxa uu Reer Galbeedka ku eedeeyay in ay doona yeen in ay ku kala qaybiyaan bulshooyinka dii maha kala duwan ee Ruushka.

Madaxweyne Putin ayaa sheegay in Wakiil ada Hay’adaha Sirdoonka Galbee dka ee Ukra ine ay isticmaala yaan barraha bulshada, si ay u u buun buuniyaan rabshadihii garoon kaasi, isla-markaana ay u dhiirigeliyaan bulshada dalkaasi, si loo wiiqo buu yiri Ruushka.

Putin ayaa Washington ugu yeeray in ay joo jiso dadaalada ay ugu jirto hurinta colaadda Ukraine, oo qayb ka ah hubka ay sida joogtada ah ugu taageerto Kyiv.

Boqolaal qof oo ku qaylinayay ereyo ka dhan ah Israel ayaa xoog ku galay Garoonka Diyaaradaha Makhachkala, xilli ay ka degatay diyaarad wadday rakaab ka yimid Israel. Raka abka ayaa la socday diyaarad ay leedahay Shir kadda Red Wings ee Ruushka oo ka soo ambabaxday Magaalada Tel Aviv.

Dadkan ayaa la sheegay inay wateen Calan ka Falastiin, isla-markaana ay u muuqdeen ku wo ka gadoodsan duulaanka Israel ee Gaza.

Labaatan qof oo sagaal ka mida ay ka tirsan

yihiin ciidamada amniga ayaa ku dhaawacmay shaqaaqadaasi, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi.

Wasaaraddu waxa kaloo ay sheegtay in ciid amadu ay illaa lixdan qof u soo xireen dadkii xoogga ku galay garoonkaasi.

Hay’adda Duulista Rayidka ayaa sheegtay in Talaadada Dorraad ah ay dib u bilaaban doona an duulimaadyadii caadiga ahaa ee garoonkaa si, oo si-meel-gaar ah loo hakiyay habeenima dii Axadda.

Si kastaba ha-ahaatee Putin ayaa Khamiistii ka digay in duulaanka Israel ee Gaza uu keeni karo cawaaqib aad u daran, isaga oo xilligaasi sheegay in loo baahan yahay in si dhab ah lo ogu istaago xal u helidda colaadda Bariga Dhe xe, haddii kalena ay colaaddu ka gudbi doonto sida uu yiri xuduudaha gobolka.

Putin ayaa qaba in xalka Falastiiniy iinta iyo Israel uu yahay in la helo laba dowladood oo deris ah, nabadna ku wada nool.

Tirada weriyeyaasha lagu dilay dagaalka Israel & Xamaas oo la shaaciyey

31 wariye ayaa lagu dilay magaalada Qasa tan iyo markii ay Xamaas weerarka ku qaadday Israa’iil soddex 7baad ka hor Guddiga difaaca wariyaasha ee fadhigi isu yahay Mareykanka ee CPJ, ayaa sheegay in tiradaan ay ka dhig an tahay colaaddii ugu dhimashada badneed dhanka suxufiyiinta tobannaa nkii sano ee la soo dhaafay.

Wariyaasha Sdagaalka Qasa ku dhintay waxa a ku jira Roshdi Sarraj, oo aad looga yaqaaney dhulka Falastiin ahaana filim-sameeye iyo Iss am Abdallah,oo ahaa wariye muuqaallada duu ba fadhigiisuna ahaa Beirut.

26 ka mid ah weriy aashaan waa Falastiin iyiin halka saddex ka mid ah ay yihiin Israa’I iliyiin midna waxaa uu u dhashay dalka Lub naan. Ma cadda in dhamaan wariyaashaan ay tebi nayeen colaadda ka aloosan Qasa markii ay geerida la kulmeen iyo in kale.

Milatariga Israa’iil ayaa ee dagaalka ka wada Marinka Qasa ayaa warbaahinta u sheegay in aysan damaanad qaadi karin dadka ku sugan aagga dagaalladu ka socdaan.

Madaxweynaha Mareykanka oo ku dhawa aqay talaabo adag oo ka dhan ah afar dal

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ay aa Isniintii sheegay in uu doonayo in uu soo af jaro ka qeybgalka dalalka Gabon, Niger, Ugan da iyo Jamhuuriya dda Afrikada Dhexe ee bar naamijka ganacsiga ee kobaca iyo fursadda Afrika (AGOA).

Biden waxa uu sheegay in uu tillaabada u qaadayo "xadg udubyo waaweyn” caalamku aq oonsan yahay oo ka dhan ah xuquuqul insaanka oo ka dh acay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe iyo Uga nda. Waxa kale oo uu tusaale u soo qaatay in Ni ger iyo Gabon ay ku guuldaraysteen in ay dhidibada u taagaan ama ay horumar joogto ah ka sameeyaan ilaalinta nidaamka siyaasadda iyo ku dhaqanka sharciga."Inkasta oo ay si weyn u wada shaqay nayeen Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Gabon, Niger, iyo Uganda, haddana da lalkani waxay ku guuldaraysteen inay wax ka qabtaan walaaca Maraykanku ka qabo u hogga ansami la’aantooda shuruudaha u qalma AG OA,” ayuu Biden ku yiri warqad uu u diray afh ayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka.


Biden waxa uu sheegay in uu damacsan ya hay in uu joojiyo ka qeyb galka dalalkan ee dal alka ka faa’iidays anaya heshiiskan ee ka hoo seeya saxa raha Afrika sida uu dhigayo sharc iga kobaca iyo fursadaha Afrika, laga bila abo January 1, 2024.

Xamas oo weeraro culus ku ekeysay ciida mada Israel ee duullaanka ku ah GAZA

Xamas ayaa sheegtay in ciidamade eda ay gantaallada lidka taankiyada ku weerareen ciid amada duulaanka ah ee Israel, xilli ra’iisul was aaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu uu ku gacan sayray baaqyo ku aadan in la hakiyo dagaalka Marinka Gaza.

Israel ayaa ballaarisay duullaanka dhulka ah ee ay ku qaaday Marinka Gaza, si ay uga aar gudato weerarkii ay Xamas ku qaaday 7-dii Oct ober oo lagu dilay in ka badan 1400 oo isra a’iiliyiin ah. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ciidamada Israel ay beegsade en dhinaca koon fur waqo oyi ee Gaza, bal se ay iska cabin xoo ggan kala kulmeen dagaal-yahannada Xamas.

Guutada Al-Qassam, oo ah gabarbka militari ee Xamas ayaa bayaan ay soo saareen ku she egay inay isku dhaceen ciidamada duullaanka ah, aagga koonfureed ee Gaza, ayna la beegs ad een in ka badan 105 gantaallada lidka taan kiyada ah.

Dagaal-yahanada ayaa sidoo kale laba taanki oo ciidamada Israel ay lee yihiin ku beegsaday waqooyiga Gaza, sida lagu sheegay bayaanka Al-Qass am.

Dhinaca kale, mas’uuliyiinta caafima adka ee Gaza ayaa sheegay in tirada dhimashada sha cabka ay duqeymaha ku dileen ciidamada Isr ael ay gaartay 8,306, oo ay ku jiraan 3,457 car uur ah.

Saraakiisha QM ayaa sidoo kale sheegay in in ka badan 1.4 milyan oo qof oo ka mid ah sha cabka gaaraya 2.3 ee Gaza ay hadda yihiin hoy la’aan.

Khasaaraha dhimasho ee sii kordhaya ay aa qasbay in Mareykanka, oo ah xulufada 1aad ee Israel, iyo dalal kale ay ku baaqaan in la hakiyo duullaanka, si loo ogolaado in gargaarka uu gaaro Gaza. Si kastaba, Netanyahu ayaa Isn iintii sheegay in Israel aysan ogolaan doon in xabad-joojin ay la gasho Xamas, ayna sii wadi doonto duullaanka.

"Baaqyada ku saabsan xabad-joojinta waa baaqyo ah in Israel ay isku dhiibto Xamas. Ta asi ma dhici doonto,” ayuu yiri Netanyahu.

Si kastaba, xeel-dheerayaasha militari ayaa sheegaya in ciidamada Israel ay si tartiib ah ku wadaan duulla anka dhulka ee ay ku qaadeen Gaza, taasi oo qeyb ka ah ayada oo Israel ay eegeyso suurta-galnimada wada-xaajood lala galo Xamas oo gacanta ku haysa 239 oo Isra

a’iiliyiin ah.

SIDEE BAY MUKHALASIINTA DALKAN DAD KA UGU TAHRIIBIYAAN YURUB AYAGOO ISTICMAALAYA BARAHA BULSHADA


MUKHALASQoraalka sawirka, Tahriibiye Qof dadka tahriibiya oo jooga Quetta aya a wuxuu isku dubba-ridaa sidii dadka sharci darro looga dhoofin lahaa Pakistan. Qofkan ayaa sida uu tahriibka uga shaqaysto uga warramay wariye BBC ka tirsan oo is qariyey. Wuxuu sheegay in lacag u dhiganta 9,000 oo dollar ay dadka ku gayn karaan yurub muddo seddex todobaad ah.

Wuxuu kaloo sheegay in qofku uu Iran galo isag oo lugaynaya, halkaana uu safar dhulka ah uga amba baxo oo uu aado Turki ga, ka dibna Talya aniga. Qaabka uu ninkaas u hadlayey ayaa ahayd si qabow.

Qofkii doonaya inuu Yurub tago wuxuu yiri "waa inuu quraacdiisa wa taa, uuna xiran yahay kabo tayadoodu fiican tahay. Waa inuu sitaa ilaa seddex jo og oo dhar ah. Waa intaas kaliya. Waa inuu biyo ka iibsan karo Quetta. Waa la soo wacayaa marka uu Quetta tago, mid ka mid ah raggeenna ayaana halk aa ku arki doona” ayuu yiri.

Qofkan dadka tahriibiya oo loogu yeero Azan ayaa u sheegay wariye ka tirsan BBC-da in maalin kasta boqollaal muhaajiriin ah ay ka gudbaan xuduu dda Pakistan oo ay Iran galaan.

Wariyahan oo is qarinayey ayaa la kulmay isagoo iska dhigay shaqsi doon aya inuu walaalkii u diro UK.

Maxay dadku Pakistan uga baxayaan

Sicir bararka sareeya ee Pakistan iyo hoos u dhaca ku yimid qiimaha lacagta dalkaas ayaa dhaliyey dad badan ay doonaya inay dalka ka baxaan oo dibada aadan, saraakiisha Pakistan ayaa bbc sidaas u sheegay .

Saraakiisha Pakistan ayaa BBC-da u sheegay in lixdii bilood ee ugu horreysay sanadkan 2023, ilaa saddex iyo toban kun oo qof ay ka tageen Pakistan si ay u aadaan Liibiya ama Masar. Halka sanadkii tagay ay tiradu dadkaas ay ahay ku dhawaad toddobo kun oo qof.

Safarrada noocaa ah ee dadka inta badan galaan waa kuwo khatar leh. Bishii June ee sanadkan, boqollaal tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon yar oo kalluumaysi oo ku degtay xeebaha dalka Giriiga.

Waxaa lagu qiyaasay in doontan ay saarnaayeen ugu yaraan 350 Pakist ani ah. Azam wuxuu leeyahay."Xitaa haddii jidka lagu qabto, weli gurig iisii buu ku noqonayaa, qofna ma afduubi doono oo madax-furasho ma weyd iisan doono."

Balse muhaajiriinta isku dayaya in ay ku safraan Liibiya ayaa halis ugu jira in ay gacanta u galaan maleeshiyaad iyo kooxo dambiilayaal ah.

Ninkan Pakistaniga ee aan la hada lnay ayaa dadka ka caawinaya inay u tahriibaan Talyaaniga.

Wuxuu sheegay in la afduubay oo uu ku xiran yahay Liibiya muddo sad dex bilood ah qof magaciisa la badalay, kaasoo ugu danbyn qoyskiisa ay bixiyeen lacag madax furasho ah oo dhan $2500.

Waxa uu sheegay in lagu qafaashay Liibiya xilli uu doonayay inuu Yurub aado.

MUKHALAS

Qoraalka sawirka,

Mukhalasiinta Pakistan.

Xagee ka ololeeyaan dadka wax tahriibiya?

Dad badan oo ka mida kuwa wax tahriibiya ee Pakistan ayaa isticmaala baraha bulshada sida Facebook iyo TikTok. Ninkan waxaa akoonkiisa ku jira kumanaan taageerayaal u ah.

BBC-da ayaa ilaa bishii May la socotay akoonnadan baraha bulshada ee kor u qaada ka ganacsiga dadka.

Inta lagu jiro wakhtigan, waxaan ogaanay in dadka wax tahriibiya ay si gaar ah u diyaariyaan safarro iyo lacag-bixinno iyagoo adeegsanaya fariima ha tooska ah (DM) iyo WhatsApp.

Waxaa jira erayo loo adeegsado shaqadan tahriibinta oo kala ah ‘Dink’ iyo ‘Ciyaar’ tusaale ahaan Dinky waxaa loo isticmaala in lagu dhameeyo how sha safarka halka ereyga ciyaar loo adeegsado in lagu qeexo in qofkii baxay safarkii ku dhamaystay guul

Si loo gaaro yurub waxa jira saddex wado oo caan ah oo la adeegsado sida Turkiga, Iran iyo Liibia.

Mukhalasiintii aanu daba galnay musiibadii doontii muhaajiriinta ee Giri iga ayaa hadda xayaysiinaysa 'ciyaara ha tagaasida' oo ah habka la door bid ayo ee tahriibinta. Tani waa waddo gaa ban oo dhex marta Yurubta Bari.

Sida Mukhalasiintu u soo jiitaan dadka iyagoo tusaya muuqaaloMUKHALASQoraalka sawirka, Mukhalas Muuqaalo lagu baahiyay bar aha bulshada ee tahriibayaasha ay aa laga soo duubay kooxo tahriibayaal ah oo ku dhuumaalaysanaya key maha, kuna baxaya baabuurta yar yar. Magacyada iyo nambarrada taleefa nnada gacanta ee wakiilada ayaa lagu xusay qoraalladan. WhatsAppyada m acaamiisha iyo wakiiladu waxay is dhaafsadaan fariimo boqolaal ah oo ku saabatan waxaa xigi doona. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa shee gtay in qabowga xilliga jiilaalka ay dadka tahriibayaasha ah isku dayaan in ay lug kaga gudbaan xadka. Sidoo kale waxaa jira halis ah in ay ka dhacaan shilal baabuur, kuwaas oo sababa dhimasho.

Shan kale oo dadka tahriibiya oo aanu la hadalnay ayaa iyaguna ku tali yay 'waddada tagsiga'. Mid ka mid ah ayaa sheegay in uu qof kasta Faransiis ilaa UK ku keeni karo kun gini.

Shirka Meta oo saartay bogoga ka dib cabasho.

METAXIGASHADA SAWIRKA,GETYY IMAGES

Qoraalka sawirka,

Shirkada Meta

Waxaan siinay caddayntayada Meta, shirkada Meta waa milkiilaha Faceb ook, WhatsApp iyo TikTok. Waxaan u sheegnay in barahan loo adeegsan jiray in lagu dhii rrigeliyo ka ganacsiga dadka sharci darrada ah.

Meta waxa ay meesha ka saartay dhammaan xidhidhiyayaashii Face boo k-ga ee Kooxaha iyo Bogagga aanu calaamadaynay, laakiin kama ay saarin profile-yada.

Sidoo kale kama aysan saarin kooxaha WhatsApp-ka sababtoo ah siyaa saddeeda sirta ee ay ilaaliso mana ogola dhexdhexaadin.

TikTok waxay meesha ka saartay isku xidhka akoonnada aanu uga dig nay iyaga. Waxa ay sheegtay in shirkadu aanay wax dulqaad ah u lahayn waxyaabaha kor u qaadaya ka ganacsiga dadka

Muxuu Siciid sugayaa?SICIID

Qoraalka sawirka,Siciid oo hore u tahriibay.

Siciid wuxuu hadda ku sugan yahay Talyaa ni ga. Wuxuu ku noolaa Siciid gobolka Kashmiir ee Pakistan maam usho isagoo ka tagay magaala diisa muddo san nad laga joogo. Ma jirin fursado shaqo oo ka jira deega ankiisa.

Taas waxaa barbar socday iska horimaadyo ka dhacay xuduudka Ka shmir ee ay Hindiya maamusho. Gurigi isu wuxuu u dhow yahay xadka dhabta ah ee u dhexeeya Hindiya iyo Pakistan.

Waxaa uu sheegay inay ku dhiirigaliyeen inuu tago Yurub muuqaalo uu ka arkay Tiktoka iyo saaxiibadiis oo Pakistan ka tagay dhowr bilood ka hor.

"Waxaan maqlay in imaatinka halkan ay tahay mid aad u fudud, waxayna qaadan doontaa qiyaastii 20 maalm ood, laakiin dhammaan waxay ahayd been, waxay igu qaadatay in ka badan toddoba bilood." Ayuu yiri. Siciid ayaa magangalyo ka codsaday Talyaaniga, wuxuu sugayaa go,aanka codsig iisa laakiin wuxuu sheegay inuu uu hadda ka qoomameynayo qaada shada 'wadada aan sharciga ahayn'. Wuxuu u yaqaan 'safarkii dhimashada'. Balse wuxuu dhigaa Tiktok muuqaall ada noloshiisa cusub ee Talyaaniga TikTok.

Wariyaheenna qarsoodiga ah ayaa mar labaad wacay tahriibiyaha laba toddobaad ka dib markii ugu horreysay ee uu la xiriiray. Markan waxaanu u sheegnay inaanu nahay suxufiyiin BBC ah.

Mar aanu u sheegnay Azam khata rta ka iman karta waddooyinka sharci-darrada ah ee uu xayeysiin u samaynayo, waxa uu jaray telefoonkii.

XIGASHO:-BBC

Cabsi iyo khalkhal xoogan oo soo wajahay Dayuuradaha rakaabka Israel

Shirkadda dayuuradaha El Al ee dalka Isr ael ayaa billowday inay duu llimaadyo saaca do badan qaadaneya oo isku xirta Tel Aviv iyo Bangkok, Tha iland, si ay uga fogaato iney dul marto dalalka carabta qaarkood iyo Iran oo taageerta Xamaas inta lagu guda jiro duu lim aadka.

Talaabada shirkadda ayaa timid ka dib markii ay soo gaar een digniino ka yimid heyadaha sirdoonka Yu huuda oo sheegayey iney jirto khatar aan kala kulmi hawada dalalka carabta qaarkood, iy adoo arrintan lagu fasiray cabsi iyo khakhal soo wajahay Israel tan iyo weerarkii Xamaas, maa daama dalalka carabta aysan soo saarin amar sheegay ineysan hawadooda dulmari karin dayuuradaha Israel.Duulimaadka El Al ee ELY 85 ma aysan qaadin dariiqii hore ee shirkadda ee dul mare yay Cumaan iyo sacuudiga Talaadadii, sida ay sheegeen warbaa hinta Israel iyo Associated Press.

Taas beddelkeeda waxa ay dib ugu soo laa batay dariiq dheer oo wareeg ah

kaasoo mara koonfurta Sucuudiga iyo badda cas ka hor inta aanay u leexan bariga Geeska Afrika oo ay uga sii gudbeyso badweynta Hindiya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip